YAA COD MACAAN FANAANIINTA GABOOYE IYO KUWA KALE

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 7. 10. 2022

Komentáře • 198

  • @cumarcabdi2995
    @cumarcabdi2995 Před rokem +9

    Anigu fanaaniinta GABOOYE ayaan qaatay

  • @militaryjacaylgalay2161
    @militaryjacaylgalay2161 Před rokem +7

    Tubec iyo xasan
    ✅️Xasan
    Tahaliil iyo kuluc
    ✅️Tahaliil
    Maryam iyo kinsi
    ✅️Kinsi
    Cumar dhule iyo rooraye
    ✅️Cumar dhule

    • @mohamedahmedmohamed1587
      @mohamedahmedmohamed1587 Před rokem +1

      Tubeec iyo Xasan.
      Xasan baa 1 ah.💞
      Tahliil iyo Kuluc.
      Tahliil baa 1 ah.💕
      Maryan iyo Kinsi.
      Maryan baa 1 ah.💖
      Cumar Dhuule iyo Rooraye.
      Cumar baa 1 ah.💘

    • @safiahassanali1226
      @safiahassanali1226 Před 2 měsíci

      @@mohamedahmedmohamed1587 tubeec ma iloowaday inoo boqorka codka ahaaa sidee 1 ku noqonayaa xassan

    • @ibrahimciiltire1269
      @ibrahimciiltire1269 Před 20 dny

      Boqorki codka ninki lasiiyay xasan kama cod wangzanan karo financing Kalo xaga codka isku hysteenba jiray

  • @abanuuromar4172
    @abanuuromar4172 Před rokem +7

    Dadka la cunsuruyeeya oo Gawooye lagu tilmaamo fanaaniintooda aaad iyo aad ay uga ka cod macaanyihiin kuwa isku sheega laan dheere , taa keliyana ma ahe Gawooyaha dadka lagu timaamo iney aad iyo aad ugu qurux badan yihiin kuwa isku sheega iney yihiin laan dhere , haddaba halkaas waxaa ka cad in beelahaas ka nasabsan yihiin kuwa laandhere isku sheegayo oo gafuurkoodaba u egyahay gafuurka dameerka .

    • @user-mw1ne3ru5u
      @user-mw1ne3ru5u Před měsícem

      Waa gabooye ee maaha gawooye qoral xumada kaa ilaali goobahan oo kale.

  • @salaxxabiib2266
    @salaxxabiib2266 Před rokem +7

    Axsan sood maxamed saleebaan tubeec nr 1

  • @nasramoon8268
    @nasramoon8268 Před rokem +4

    Waxaa ugu codmacaan wa gabooye 🎤🥁🪕🎻🎺🎹🎸👍👍👍👍👏👏👏👏

  • @AdamHirsi-dg1lc
    @AdamHirsi-dg1lc Před měsícem +2

    Xasan Aadan iyo Maryan Mursal Ayaa ku leh

  • @user-wn6ml1nw6z
    @user-wn6ml1nw6z Před měsícem +2

    Fanaaniintii hore hal bay ahaayeen isjecel waad ku mahadsan tahay ❤❤❤

  • @yousufyousufelmi9229
    @yousufyousufelmi9229 Před rokem +6

    Kinsi Xaaji, waxay isku darsatay qurux, iyo cod macaani (AUN)

  • @mohamudhilowle8650
    @mohamudhilowle8650 Před měsícem +1

    Kulligood waa ku haystaa.👍🏽👍🏽👍🏽👍🏽👍🏽

  • @anabmusa5603
    @anabmusa5603 Před rokem +8

    Marka runta la eego dadka waqtigaas fanka ku jiray iyo kuwa aasasayba walaaalo is jecel bay ahaayeen ee wax la barbar dhigaa may jirin

  • @FaisaSuleman
    @FaisaSuleman Před měsícem +1

    Gʻabooye yaa ka codmacaan❤

  • @1000ZXCVBN
    @1000ZXCVBN Před 2 měsíci +2

    Xasan adan , kinsi iyo cabdi tahliil wawa waaaa❤

  • @ahmedyusuf9616
    @ahmedyusuf9616 Před měsícem +1

    Maryan mursal waa no 1

  • @w410921
    @w410921 Před 29 dny +1

    Markay Fan noqoto yaa gaadhaya kuwa ka soo jeeda gabooyaha.
    Somalida oo dhan baa taa og

  • @shimbirkheyrkheyr5914
    @shimbirkheyrkheyr5914 Před rokem +4

    kadaa fananiinta qabyalada

  • @souleimandahergod85
    @souleimandahergod85 Před rokem +1

    03 décembre 2022
    Great Singers. ...

  • @abdinaafac8211
    @abdinaafac8211 Před měsícem +2

    Aabihii fanka ee xasan aadan samatar inaa la barbar dhigto qof kle ayaba qalada xasan aadan samatar waa mar la.arag isku laabo zxb

  • @alhamdulillhforislam458
    @alhamdulillhforislam458 Před rokem +4

    Gabooye waa reero badan oo isku jira maha Madhiban kalaya marka Cumer Dhuule Cali waa reer sheikh Muse ama muse dhairye waa awoowe gaaya lakin Mohamed Saleban Tubac iyo Maryam Mursal waa Madhiban. Boqortyoda gabooye faana lagu maa gado ❤my people ❤

    • @abwaanc.casiis4440
      @abwaanc.casiis4440 Před rokem

      Sxb Muuse Dheriye waxa dhalay Madhibaan Dheri waxaa loigu bixiyey Hilibka Ayuu U karin jirin Aabihii

    • @alhamdulillhforislam458
      @alhamdulillhforislam458 Před rokem +1

      @@abwaanc.casiis4440 maya abaha Madhiban dalaya waarya aniga reer sheikh Muse reerkayga iga taqaniida. Mid kala waxa hiliib kariin jiirya maa jiirto aa afkaga xun nagal baxa. Sheeko baan masha logam bahan. 🤫ader

    • @alhamdulillhforislam458
      @alhamdulillhforislam458 Před rokem

      @@abwaanc.casiis4440 Madhiban iyo Muse waa wiil iyo abtigay lakin labo qabilo baan kala nahay marka waxaba ha isku kaan qaldiin 😒

    • @abwaanc.casiis4440
      @abwaanc.casiis4440 Před rokem

      @@alhamdulillhforislam458 Dheriga U kariya Madhibaanka Markay Dagaalka ku jiraan

    • @alhamdulillhforislam458
      @alhamdulillhforislam458 Před rokem

      @@abwaanc.casiis4440 waarya waxada ka shakanyada maa aqano iyo dagalka ka shakanyada comment section kayga iga baxa. Bakhti baa tahay waxada reer sheikh Muse ka taqan majiirto ader nala daafa walida 😒

  • @user-vw8qq3xe6j
    @user-vw8qq3xe6j Před 2 měsíci +1

    Intii dhimatay alle how naxariisto waqti fiican. Oo aan xaqiraad jirin bay soo mareen hadana waa laysku wada xad gudbo

  • @axmedmaxmed6289
    @axmedmaxmed6289 Před rokem +2

    falan qeeyahaan xidigihii soomaaliya ayuu ugefayaa dad kaa aqoombadan ayaa hortaa ninba kaalintiisa siiyay haku cyaarin maskaxda da,yarta soo maaliyeef!!!

  • @mohameddayib2894
    @mohameddayib2894 Před měsícem +1

    Hoboladi waabeeri odhan way codficnaayeen weliba heesahodu waxay lahaayeen murti.kuwa maanta heesana waa cantarabaqash iyo labolabo

  • @anabmohamed344
    @anabmohamed344 Před rokem +4

    Fanaaniintu wey is jecelyihiin joojiya waxan aad sameyneysaan anaguna fanaaniintayada waanu wada jeceley

  • @hasnanoordeman5828
    @hasnanoordeman5828 Před rokem +2

    Adiga mab taqanid qabil mogid miya in ow gaboya hawiye yahay waxan layirah maxamad gorgate iyo maxamud gorgate wane hawiye

  • @NeimaDaher-mf3lz
    @NeimaDaher-mf3lz Před měsícem +1

    Walahi nikan waramaya isaga ayaa gabooye ah lakin isaaqa kuwi ugu codka xumaa iyo gaboboye maqlano codkooda aya iskumida

  • @hah7064
    @hah7064 Před rokem +3

    Fanaaniinta Soomaaliyeed isma kala gurguraan qabyaaladina kama dhex jirto balse bulshada kale ayaa qabaa'il u kala qoqoban. Aniga dookhaygu waa Maxamed Axmed Kuluc oo aan u haysto boqorka codka inuu yahay.

  • @abdifatah8838
    @abdifatah8838 Před rokem

    Waa run gabaayo ugu cod macan

  • @AxmedCaliciise
    @AxmedCaliciise Před měsícem +1

    ❤❤❤ gaboyo

  • @kharjecel112
    @kharjecel112 Před rokem +2

    isumadhawa fanaaniinta gabooyo lama gaadhikaro

  • @moabdi3129
    @moabdi3129 Před rokem +1

    Fananintu ma aaf somali bay ku hadlayan misse aaf gabiil inaga daa awoow

  • @daahirabshir3943
    @daahirabshir3943 Před 2 měsíci

    Asc ma is weydiisay meesha ay ku abtirsadaan.???

  • @calsaleebaan8772
    @calsaleebaan8772 Před rokem +2

    Fanaaniinta kale ayaa cod macaan

  • @mowlidwarka2949
    @mowlidwarka2949 Před 8 měsíci

    M.a waan ku salaamay hanbalyo hanbalyo

  • @suusmagaalo1991
    @suusmagaalo1991 Před 2 měsíci +1

    -----------------16May2024 Gabooyo Ama Madhibaan Cod iyo Fan ilbanimo Cid Ku Gaarta Weli Hooyo Madhalin Xaqiipdu Waa Taa Waa La Xasdaa Fanaaniinta Beeshaan Hibo Waa Alle Ugu Deeqay Masha’alaah,-----------------

  • @subairmohamed6045
    @subairmohamed6045 Před 2 měsíci +1

    Waa khaladan innd isbarbar dhigto , xasaan adan samrer io tubeec ,wxy ahyd maxamed mooge

  • @AbshirMoha3470-sy4ri
    @AbshirMoha3470-sy4ri Před 2 měsíci

    War bixinta inaan daawado ayaan rabay balse dhexda ku celiyay .mar hadaad tiri kuluc ayaa isaaq eh taarikh baro waxba ma heysid😢

  • @subairmohamed6045
    @subairmohamed6045 Před 2 měsíci

    Wr wllhi fananta aad soo qaadaynyso wa kuuwii ugu leety dhinaca codka , adi wd qabyaaladiisanysaa

  • @anabmusa5603
    @anabmusa5603 Před rokem +5

    Kinsi Xaaji aadan waa qof fanaanti codka goonida ah lahaa

  • @nuradinmohamed5662
    @nuradinmohamed5662 Před 2 měsíci

    Gabooye one 1 weeeye fanka soomaaliya ma lagaaro gabooye

  • @anabmusa5603
    @anabmusa5603 Před rokem +3

    Dadkaa hore ciidi murti iyo heeso ku gaadhimayso.
    Haday Abwaanin tahay iyo haday fanaan tahay

  • @anabalinur5623
    @anabalinur5623 Před rokem +1

    Codka ugu macaan waa gabooyo

  • @AdamHirsi-dg1lc
    @AdamHirsi-dg1lc Před měsícem

    Xasan Aadan Samatar cod halaasi ah

  • @YonisAbdillahihersi-zq1oq
    @YonisAbdillahihersi-zq1oq Před 2 měsíci

    I❤ gabooye stop humiliation human70

  • @ijoxasan9132
    @ijoxasan9132 Před rokem

    dee waa nin xasan aadan xod Libaax leh yaa u baahan nin cod dhuuban ma gabadhbaa?

  • @dahirabdi2276
    @dahirabdi2276 Před měsícem

    ilahay naxaristo kinsi ma gadho maryam mursal

  • @cabdiqaniindho6013
    @cabdiqaniindho6013 Před rokem +2

    Kinsi x aadan

  • @user-gi3pc9uh7j
    @user-gi3pc9uh7j Před měsícem

    Waa xaqiiq

  • @nasramoon8268
    @nasramoon8268 Před 4 měsíci

    Waxa ugu codmacaan gabooyaha🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤

  • @user-wi9ux8sx6w
    @user-wi9ux8sx6w Před 4 měsíci +1

    Tubeec iyo xasan tubeec ba cod mcn

  • @anabalinur5623
    @anabalinur5623 Před rokem +1

    Dadka ugu codka macaan waa gabooyo

  • @maxamedxuseen1740
    @maxamedxuseen1740 Před měsícem

    Jaahilnimada iyo nabsiga ku habsaday ummadda Soomaaliyeed waa cuqabadii ay ka galeen beelaha ay yaseen. Ha ka ducaystaan oo nin

  • @Aisha-yn3gf
    @Aisha-yn3gf Před 2 měsíci +1

    Dee adigu ma Madhibaan tahay?

  • @AxmedCaliciise
    @AxmedCaliciise Před měsícem

    ❤❤❤

  • @dahirabdi2276
    @dahirabdi2276 Před měsícem

    Mohamed suleban tubec ilahay haw naxaristo wax lama mid heli mayno Somali dib danbe u arka
    Kuluc nin cod macan ilahay haw naraxisto maryanmulsal dadka taarilhda qortay weeye

  • @HamzaRashadMussa
    @HamzaRashadMussa Před 2 měsíci

    Ani wxaan codkiisii ku haystaa maxamed mooge

  • @ijoxasan9132
    @ijoxasan9132 Před rokem

    dee maxaan dhegaystay waa geel iyo Adhi takale dadku isku wada cod ma aha, dadka dhegaysanayaana isku doq ma aha

  • @JamaFardo-xe8sx
    @JamaFardo-xe8sx Před rokem +1

    Gaboyaha codmacaan

  • @abchirabdillahi3036
    @abchirabdillahi3036 Před 2 měsíci

    Gabooye❤

  • @mastardacaadismaacil
    @mastardacaadismaacil Před rokem +1

    Abti hido ayay u leeyihiin gabooye codka, boqorii codka somaliyeed maxamed saleban tubeec ayuu ahaa

  • @umumuhamed6683
    @umumuhamed6683 Před 2 měsíci

    GAbOOyEE is 😊

  • @alirobleh1226
    @alirobleh1226 Před rokem +2

    Kinsi Xaaji kowdhe wax loo dhigo ma leh

  • @abanuuromar4172
    @abanuuromar4172 Před 2 měsíci

    Kulligood waxaa ka cod macaanaa kuwii saddex qarni hadda ka hor heesi jiray , waayo kuwaa waxay isku cuni jireen malabka iyo sokorta , mooskana shaah macaan ayay ku cabi jireen .

  • @nuuradiinmohamuud3364

    Maxamed saleebaan tubeec nin naguweyn ayuu ahaa koleey fanka qabyaalad malahan

  • @theabufamilytheupcause4662

    Gaboyaha aya cod mac

  • @anabmohamed344
    @anabmohamed344 Před 2 měsíci

    Wey is jeclaayeen fanaaniintu dhamaantood been baad sheegeysaa iyagu wax khalada iskumey sameyn jirin

  • @user-tk7og1ds6j
    @user-tk7og1ds6j Před 2 měsíci

    Goboye ❤❤❤

  • @bulshadacusub
    @bulshadacusub  Před rokem +2

    like & subscribe

  • @umumuhamed6683
    @umumuhamed6683 Před 2 měsíci

    👍👍👍👍👍🇸🇴🇸🇴🤩

  • @dahirabdi2276
    @dahirabdi2276 Před měsícem

    Reerka gabayo kuwa igu qiimo heesta

  • @sadikabdi1381
    @sadikabdi1381 Před rokem +2

    alah ba weyn

  • @abdulqadirali7885
    @abdulqadirali7885 Před rokem

    Tahliil iyo Tubaac
    Talhliil

  • @mohamedmire7660
    @mohamedmire7660 Před rokem

    Barnaamijkaan lagu-guma Raacaana Sxb Deletegareey Fadlan Soomaali Waa Soomaali Qabiilku waa Xaar & Qurun!!!..thanks.

  • @JamaFardo-xe8sx
    @JamaFardo-xe8sx Před rokem +1

    Tubeec aya codmacaan

  • @ahmedhassan7198
    @ahmedhassan7198 Před 3 měsíci

    1kuluc
    2c.tahliil
    3maryan mursal

  • @mohamedmire7660
    @mohamedmire7660 Před rokem

    Kkkkkkkkkkkk

  • @cabdiqanifanka529
    @cabdiqanifanka529 Před měsícem

    Habyarteey miyaaa qof kale kubadalan karaa maryan mursal ciise bootaan

  • @user-hd7ty8ve6f
    @user-hd7ty8ve6f Před 5 měsíci

    Waxan waxa soo qoray ayaa cid walba ka liita waxa la doonaya in la laga masaxo waxan jaahilnimada ah

  • @calicilmi5273
    @calicilmi5273 Před rokem

    Cabdi nasir

  • @hassanhussein272
    @hassanhussein272 Před rokem +3

    Waar reer miyi yahaw fanku waa gabooye iyo garxajis

    • @anabmusa7112
      @anabmusa7112 Před rokem

      Habar Awal ayaa ugu fan badan xaga ragaaa abwaanada
      Cabdi qays
      2 Gaariye
      3 Xasan ganey
      4 Gebiye
      5 Xudaydi
      6 Gugis
      Iyo qaar kale oo badan
      7 Cismaan Gacan Low
      Maxamed Cali Burco
      8 Maxamed Griig
      8 Mustafe Kiko
      9 disi
      Iyo qaar kale oo badan
      Dumar uun baanay lahayn sidaan filaayo

  • @user-vt8lj8wl3v
    @user-vt8lj8wl3v Před 2 měsíci

    C.tahliil

  • @gigachad9879
    @gigachad9879 Před rokem

    Kulligood waa dallimiin haddeysan ka toobad keenin qabiilkeey doonaan ha ahaadeene

  • @maxamedkaahin-xl8zv
    @maxamedkaahin-xl8zv Před 11 měsíci

    Sxb gabooye cid cod ku gaari kartaa majirto

  • @abdulqadirali7885
    @abdulqadirali7885 Před rokem

    Hassan

  • @fathiamohamednour5109

    Omar duleh

  • @NeimaDaher-mf3lz
    @NeimaDaher-mf3lz Před měsícem +1

    Anigu waxn qaba inad adiguba tahay gabooye marhadad fananitaba kala qaaday

  • @kingking2074
    @kingking2074 Před rokem

    SCW/ ENAADER GARO UU OGOOW
    CIMAR DHOOLE MAHA (GABOOYE)
    IYO ABWAAN XUSEEN AW FARAH DUBBAD WAA NIMAAN KA DHASHAY BEESHA MUUSE DIREED MAHA (GABOOYE)
    WAA REER SHEEKH MUUSE
    MUUSE DHARIYE MAHA MADHIBAAN AMA (GABOOYE)

  • @daahirahmed2970
    @daahirahmed2970 Před rokem

    Nio waxas nagadaa adigaa gabooyaa maahine gabooye kama cod macana xasan iyo xaliino iyo kinsi xaaji qabyalad aa kula tagtay soco

  • @calicilmi5273
    @calicilmi5273 Před rokem

    Labaduba wada qaatay

  • @abdifatahaadan5972
    @abdifatahaadan5972 Před rokem +2

    Sahra axmed Aun iyo hibo nuura iyagana is barbar dhig kasoo samee ka cod fiicna

    • @mohamedyare1917
      @mohamedyare1917 Před rokem +1

      Abdifatah Aadan Hibo Nuura waa Samaroon Reer Nuur maaha gabooye Sahra Axmedna Habaryoonis Muuse Ismaaciil

  • @cadayaxmed2976
    @cadayaxmed2976 Před rokem

    CALOOL XANUUN IYO CUQDAD BAA KAA BUUXDA. MA HADAAD FANAANIINTII SOOMAALI KAWADA DHAXAYSAY. UKALA ABTIRISAY . XANUUN FOOQAL XANUUN. BAAD TAHAY. GABOOYE WAA DAD SHARAF IYO HEYBAD EEBE SIIYEY. EE CUQDADA ISKA SAAR. .

    • @bulshadacusub
      @bulshadacusub  Před rokem

      CADEEY JOOJI Cunsuriyadda iyo Naceybla ,Fanaaniinta Gabooye cid ka cod mcn ma jirtee

  • @abwaanqaboobe5826
    @abwaanqaboobe5826 Před rokem

    Asc

  • @yousufyousufelmi9229
    @yousufyousufelmi9229 Před rokem

    Adeer Fanaaniinta Somaaliyeed,waxay noo ahaayeen dhammaantood dad aanu jecelnahay dhammantood, laakiin waxaanu u kala tirsan jirnay, Fanaaniinta reer woqoyiga ah iyo fanaaniinta reer konfureedka ah.
    Fanaaniintuna iyo Abwaanaduba waxay u badnaayeen reer Woqoyi,amba reer Hargeisa.

  • @abdilahiabdiyusuf7658

    xageed kaga cisman gacan gacanlow iyo basbaas huryolo meecasd miigane iyo cabdi qays
    XASAN AADAN SAMATAR WAA NIN ISAAW AH

  • @luulhassan7154
    @luulhassan7154 Před rokem

    Qabyaalada iska dhaafa kuligeen waxan nahy somali weyn

  • @mustafemaxamedxuseen7666

    Wuxuba way wanaagsanaayeen e ha kala soocin ka daa reernimada?

  • @se1059
    @se1059 Před rokem

    Codka iyo quruxda labaduba waxay ku xidhan yihiin dookha qofka oo laguma heshiiyo gabadh aad kuula qurux badan baa laga yaaba in saaxiibka aanay quruxba lala hayn fanaan aad codkiisa la dhacsan tahay aya qof kalena aanuu kaba Helin

    • @abdirahman4809
      @abdirahman4809 Před rokem

      Ka maxamed Sulayman cidiba is kuma qabsan karto oo wa sida cirka & dhulka

  • @zamzamnunuur3865
    @zamzamnunuur3865 Před rokem

    Horta waxan oran laha labada fanan oran aad no sheegtay wa hal beel Wana beesha hawiye gabooyaha wa beel ka tirsan beesha gaboye hanoga dhigin dad shisheeye ah wayo dhalasho dhaqan iyo dhiigba Wan wadaagna

    • @alhamdulillhforislam458
      @alhamdulillhforislam458 Před rokem

      Cumer Dhuule Cali waa reer sheikh Muse ama muse dhairye waa awoowe gaaya maha hawiye lakin hada ka hadalyso faaniinta Madhiban sida Mohamed Tubac iyo Maryam mursal taa waa shako kala. Lakin Madhiban iyo Muse waxan nahay wiil iyo abtigay oo basha gabooye ka wada tiirsan.

    • @mohamedyare1917
      @mohamedyare1917 Před rokem

      @@alhamdulillhforislam458 Hawiye magashan Laangabyay

    • @mideyeadde1470
      @mideyeadde1470 Před 9 měsíci

      ​@@alhamdulillhforislam458waa hubaal in Madhibaan yahay Hawiye waana Maxamed Gorgaarte Hawiye waana walaaalaha Hiraab

  • @CumarxaashiCali
    @CumarxaashiCali Před měsícem

    CEEB. WEEYE. SIDA AAD UQEYBISAY

  • @abdulsadaam7006
    @abdulsadaam7006 Před rokem

    Kabanka Kutartansii Sxb

  • @user-vt8lj8wl3v
    @user-vt8lj8wl3v Před 2 měsíci

    M.s
    Tuberc

  • @ismaciilaxmed1932
    @ismaciilaxmed1932 Před rokem

    Kuluc