Si saxan ku bilaaw sanadkaan 2024

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 16. 07. 2024
  • Sababta ugu guuldaraysano in aan ka miro dhalino yoolkeena sanadlaha ah?
    Fadhiyo Muhiim ah aa ku xusay fadhigaan:
    🟣 Sida loo dajiyo Qorshe: • Sida Loo Dajiyo Hadaf ...
    🟣 Dajiso Buuga: afoogy.com/12-isbuuc-sanadkii/
    🟣 Qorashaha 12Week: • 🗓 📆 Hab aa ku joojin k...
    🟣 Workshop #1: • Workshop || Habka aa Q...
    🟣 Workshop #2: • 𝐖𝐨𝐫𝐤𝐬𝐡𝐨𝐩 || 𝐡𝐚𝐛𝐤𝐚 𝐮 𝐝𝐚...
    🟣 Waxyar: • 😥Xariirka ka dhaxeeya ...
    🟣 Joogtayn: • Sirta guusha (Joogtayn)
    🟣 Shidaal/Dhiiragalin: • Saykaloojiyada dhiirag...
    🟣 Is Xisaabi: • Is xisaabi ⌛️
    ____________
    00:00 Hordhac
    01:19 Tusmada Fadhiga
    04:05 Yaree
    06:03 Xamaasadda
    07:27 Kaamilnimo
    09:41 Shidaal
    13:04 Waqtiga xadid!
    14:27 12 Todobaad!
    15:18 Ka fakir caqabadaha!
    17:05 Isla xisaabtan.
    17:39 Social Media!
    18:19 Dulqaad
    20:23 Gabagabdi
    --------------------------------------
    Waa ku mahadsantahay La socodkaadi.
    sidoo kale waxaa igala socon kartaa
    🎯 Safxadayda Afoogy: afoogy.com/members/salmaan-ma...
    📚 Koorsooyinka Afoogy: afoogy.com/afoogy-courses/
    Accoutiyadeeda baraha bulshaada
    🟢 salmaan.maadow@gmail.com
    🔵 / salmaanmaadow
    🟤 telegram.me/salmaanmaadow
    🟠 / salmaan.maadow
    🟣 / salmaan.maadow
    🟡 www.behance.net/salmaan_maadow
    Mahadsanidiin 🥰

Komentáře • 58

  • @Imanfotball..1999
    @Imanfotball..1999 Před 6 měsíci +15

    Waxaan rajeenaya inaan dhamaanten yoolka aynu lenahay aan gaadhno..
    Alle ha ino fududeeyo wllyal
    Anna saan idinku duceyay malinka jumce igu duceya (40)qof ducadod Waa la aqbalaaye in hadafkayga aduun iyo aakhiroba ii rumeeyo aniyo adiba wll🤲🏻
    Jumce Kariim 🖤

  • @Maahir397
    @Maahir397 Před 6 měsíci +5

    Qofka waxa ku kalifaya inu qorshayashisa kamidhadhl samyn wayo
    1.caajis
    2. Joogtyn la,aan
    3.qofka oo hilmama sababta uu u bilaby markii hore 🙏

  • @MohamedAbdi-lh4qn
    @MohamedAbdi-lh4qn Před 6 měsíci +1

    Wax yabaha fishiliya qorshonyinkeyga
    1, Dhip u dhigasha
    2,Jogteyn la aaan
    3.Durufaha imado oo anan xalinin

  • @abdikarimabdullahi8392
    @abdikarimabdullahi8392 Před 6 měsíci +1

    "Waxaad Tahay qof adkaysi badan"
    Waan u dhoola caddeeyay, kalmadaan♥️🙏
    Mahadsanid ustad @Salmaan Maadow

  • @Kingsbezaani
    @Kingsbezaani Před 6 měsíci +2

    Qorshahaga ka dhig sida sladda oo kale joogtee wax walbaa oo aad bilabeyso🎉 thank 😊

  • @Ruwaida.Abdullahi
    @Ruwaida.Abdullahi Před 6 měsíci +1

    Jazakallahu khayr akhii❤❤😊alle ha ku sharfo adun iyo akhiro

  • @hamdajaamac1994
    @hamdajaamac1994 Před 6 měsíci +3

    Malinka buugas iibsadat bil ka bacdi waxba kuma qorin waxna ima hirgalin wan ku fashilmay Rabiyow sanadkan irumee 😢

  • @user-cc8we5tf4e
    @user-cc8we5tf4e Před 6 měsíci +1

    Illaa xalay waan sugaayay muuqaalkan insha allah mid naafica

  • @sowturahma1156
    @sowturahma1156 Před 6 měsíci +1

    Waxaad u qalantaa 1M Jazakallahu khyr wx bdn kaa faaiidey

  • @nazirbashe6353
    @nazirbashe6353 Před 6 měsíci +1

    Mhdsanid ustaad waa dhameystey muuqaalka

  • @asmaxuseen4949
    @asmaxuseen4949 Před 4 měsíci

    Thank you brother

  • @Halgamaa_jibril
    @Halgamaa_jibril Před 5 měsíci

    جزاك الله خير الجزاء
    الدال على الخير كفاعله

  • @handhise5059
    @handhise5059 Před 6 měsíci +1

    Waalaguu xiissy ustaaad

  • @ahmed-nour638
    @ahmed-nour638 Před 6 měsíci +2

    Jazaaka Allah Khair ustaad ❤

  • @AnimalLoVer-bm2vo
    @AnimalLoVer-bm2vo Před 6 měsíci

    Mahadsanid ustaad

  • @mohamedibrahim2705
    @mohamedibrahim2705 Před 4 měsíci +1

    Asc walalkey Salmaan maadow horta waad ku mahadsantahay inaad igu tilmaamto qof adkaysi badan
    1) waa cabsida. :cabsida waa waxa igu daran ee qorshahaaga burburinkaro!! somalida waxay dhahda ( hawar fadiso lagdin la fududaa) Yacni qof walba qoshe Wuu digankara lkn fulinta ayaa la is ku haystaa ( waxaa kale oo la yiraahda raga xiliga nabada waa wada rag lkn waxaa la oo gaada ninka raga ah xiliga colaada iyo dibaatada)
    Markaad wax bilaabayso waxaa iska dhabiici ah Inaa cabsado lkn waxa la isku daafay waa sida wax looga qabto .
    Xasuusnow waqti ayay qaadanaysaa ( لاصعوبة مع التكرار) ku celcelin la jiran keed wax adag ma jiraan
    جزاك الله خيرا.

  • @Roro__ruun
    @Roro__ruun Před 5 měsíci

    Sanadka bilowgiisii ayaan rabay inaan buugan soo daabacdo balse may dhicin
    Maanta ayan rabaa inan soo daabacdo
    1 bil oo sanadkan ka mid ahayd wa i dhaaftay ilaahay waxaan ka baryaa in 11 bilood hadii aan noolahay inan ka faaidaysto

  • @user-pn6pi7cz8o
    @user-pn6pi7cz8o Před 6 měsíci

    Macalin.ku.xiisay

  • @magideditz
    @magideditz Před 6 měsíci

    mahadsanid ❤❤❤❤

  • @sacadskawi9663
    @sacadskawi9663 Před 6 měsíci +6

    Asc ustad salan ka bacdi malinka kugu xidhmey ilaa manta waxa I suuro galey inaan ku guuleysto xirfado badan anigoo qorsheynaya kana shidaal qadaneyey in uu qofku wax waliba sameyn karo xirfadaha aan bartey waxa ka mid
    1:graphic design
    2:social media marketing
    3: waxan dhameyey degree labad PHO
    4:waxan dhameyey maste program of education
    Jasakulahu ustad anigoo shaqeynaya ayaan hadana xirfadeyda iyo aqoonteydiiba kor u qaadey.

  • @HamzaTechnology-uf3lt
    @HamzaTechnology-uf3lt Před 6 měsíci +1

    100k Gaadhisaya Zxpyaal ustaadka ❤

  • @mahamedabdullahicaalim1658
    @mahamedabdullahicaalim1658 Před 6 měsíci

    Marwalbo aad vedio soogalisid waan dhamestaa sababtoo ah wax badan ayaan kafaaidaaa waxaan illah ka baryaa qofkasta muraadka uu leeyahay in uu usahlo❤

  • @xaatifpoi748
    @xaatifpoi748 Před 6 měsíci

    Waxa igu kalifi karo in aan qorshaheyga kama miro dhalin waa caajiska ama waa inaa baraha bulshada aaad u isticmaalo waqtiga oo meeelo maaala yacni ah aaan ku bixiyo inshallah qorshaheyga inaan ka miro dhaliyo ayaan rajeyhaa ❤

  • @shaaficiismailaadam738
    @shaaficiismailaadam738 Před 6 měsíci

    Haa runtii ustadow runtaa fiican

  • @abdi7932
    @abdi7932 Před 6 měsíci +2

    anigu waxaan odhan lahaa social media x3 weeye dhibta ugu weyn waqtigan

  • @hodanibrahin1569
    @hodanibrahin1569 Před 6 měsíci

    SALAAM ALAYKUMA MASHA ALLAHA THANKS MY DEAR TEACHER QOFKII 68 EE CASHARAKN DAAWADA MILLION THANKS 🎉🎉🎉🎉

  • @mohamedomar8783
    @mohamedomar8783 Před 6 měsíci

    waxa aan kuugu hanbalyaynayaa 100k oo aad kaabiga u saarantahay waxaad u qalantaa 100m alle haku barakeeyo ustaad maadaw

  • @zr_nuux1629
    @zr_nuux1629 Před 6 měsíci +1

    Hambalyo 100k salmaan madow🎉❤

  • @mascuudxikmaawi6838
    @mascuudxikmaawi6838 Před 6 měsíci

    Aad baad u mahadsan tahay ustaadi waan wada sugeynay batnaamijkaan

  • @saahidyaasiin4682
    @saahidyaasiin4682 Před 6 měsíci

  • @cabdikaafi8566
    @cabdikaafi8566 Před 6 měsíci

    Waxaa sababa in aad ku fashilito qorshaaga Waxaa kamid eh
    1. Joogteyn la,aan
    2. In aadan waqti fcn aadan siisinin
    3. In marwalba natiijo deg deg inaa hesho aad ku fikirto

  • @AqoonDersi
    @AqoonDersi Před 6 měsíci

    Xamaasadda iyo waqtigga oo aan xaddidin

  • @fuaadcali4882
    @fuaadcali4882 Před 6 měsíci

    ustaad wad mahad santahay anigu waxn ka mid ahay dad ka xogta iyo talooyin ka keydiya 2022 iala 2023 waxn islaheley hab qorsheyn ta smrt goal buugi 12week hadan qorsha haygu adhaafo 2bilood uhoreya bartan waxan ku xusayaa caqabadaha 1 mobilka 2 isxisabin lan 3 qorshe badan 4 dib udhiga 5 hadi qorshihi week fulismiwayo ka niyad jabo ustaad waxn soo xusey ujeedadan ka leeyahay waa xalwada jir ah kakeeno fadhiga kan xiga xal aniyo inta ila midka xal waxtarle ayaan kaa sugeynaa insha alaah

  • @NATRE23
    @NATRE23 Před 6 měsíci

    Ustaad salmaan muwduuc aad u muhiim ah buu ahaa
    Tan kle aniga caqabadeydu waa soci,al media

  • @haredhamze
    @haredhamze Před 6 měsíci

    Waxaan rajeynayaa inaaana gaar noo 100 k 🎉 20 janvier 2024

  • @sulekhamohamed-5564
    @sulekhamohamed-5564 Před 5 měsíci

    Sideen kudajistaa buuga waan rabaaye please

  • @CabdirisaaqKhaliifCali
    @CabdirisaaqKhaliifCali Před 5 měsíci

    Waxaan ahay qof adkeysi badan

  • @user-pt4op6mq7f
    @user-pt4op6mq7f Před 6 měsíci

    Salmaan waad ka xidhay description kii muqaalka

  • @Eiluo
    @Eiluo Před 6 měsíci +1

    dib udhigis io cajis 😢😢

  • @user-wv2sp1rv6u
    @user-wv2sp1rv6u Před 6 měsíci

    Wcs wrxma

  • @abdiaziizgraphics1030
    @abdiaziizgraphics1030 Před 6 měsíci

    waa dhameystey muqalka🙂

  • @user-lb4su6kp7c
    @user-lb4su6kp7c Před 5 měsíci

    Waxaad soo samaysaa 1year ku iibso 12buugaag

  • @cabdinuurmuxiyadiin5959
    @cabdinuurmuxiyadiin5959 Před 6 měsíci

    Asc ustaad ilahay kheyr haku siiyo
    Wax badan oo ficolo xun ee igu adkaa iska dayntodu ayaan ka fa iday dar sigaaga unaan iska days mahadna ilahy bay usug natay kasokowna adiga mahadsan

  • @Nadahajji3371
    @Nadahajji3371 Před 6 měsíci

    Siden ku heli kara booga

  • @khadarshxasan3974
    @khadarshxasan3974 Před 6 měsíci

    Asc ustaadii xageen kaala soo xidhiidhaa calaaashaan telefoon

  • @Montaro0330
    @Montaro0330 Před 6 měsíci

    Ani ahaan waxaad dhihi xamaasada badan iney tahy😊

  • @ahmed-nour638
    @ahmed-nour638 Před 6 měsíci

    Inta kale oo dhan waan kafakan lahaay lkn joogteyn la,aan inaan kafakan waayo ayaan kabaqayaa

  • @user-rt3wo6oo4t
    @user-rt3wo6oo4t Před 6 měsíci

    Teacher waxan ku waydiinayaa wax akhriska ayaa caajis iga saaran wan rawaa inaan wax akhriyo lkn hadana ma aboodo inaan wixii akhriyo

  • @Mohamedkamal0
    @Mohamedkamal0 Před 6 měsíci

    100subscribers coming soon 🎉

  • @user-ld2nt2ln2h
    @user-ld2nt2ln2h Před 6 měsíci

    ❤❤❤

  • @mohamedamiinabdiaadan6821
    @mohamedamiinabdiaadan6821 Před 6 měsíci

    Wad mahadsantahay ustaad
    Aniga ahaan caqabadaha oo hadafkeyga usocon la'a yahay waxaa waaye dadka kula nool iyo walidiinta tusaale ahaan aniga waxan jeclahay inaan noqdo programmer hadana wan fahansanahay inbadan sido kale graphic designka wan jeclahay waana ii fududyahay jamacada part time aa dhigtaa hooyo iyo aabe igama dhiiban jamacada adera iga dhiibo 5ta maalin asaa caawiya oo tukan u jooga asagaa jamacada iga dhiibo hadana computer yara heesta oo culees ah marka hadaf dagsado waqtiga kugu yar adeer ma dhihi kartid tukanka marabi hadafkaaga ina gaarto waa rabtaa hawenkina waqtiga wa yaryahay mana kaniyad jabi wan gaarayaa hadafkeyga
    Qorshaha aad dagsate marki aa fulineesid mara wax laguu diraa
    Xalkeyga waa un dhabar adeyg iyo in waqti badan uu iga qaato

  • @adanabdi2670
    @adanabdi2670 Před 6 měsíci

    Buuga inteeen kahelaaa mise link igu caawi

    • @mohaadde296
      @mohaadde296 Před 6 měsíci

      Wll description ka ka fiiri ✊️

    • @sulekhamohamed-5564
      @sulekhamohamed-5564 Před 5 měsíci

      ​@@mohaadde296Ana waa raba lkn mafhmin description ka sikale ma iifahan siin karta

  • @cabdinaasirmaxamed9645
    @cabdinaasirmaxamed9645 Před 6 měsíci +1

    Waxa kalifaya in qorshahaaga ku fashilnato waa:-
    -In uu degdeg ku jiro.
    -joogtayn la'aan.
    -emotional in aad tahay.
    -is xakayn la'aan in aad naftaada dhibka aaad u diidantahay.....🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏

  • @SHEIKH__MARWAN
    @SHEIKH__MARWAN Před 6 měsíci +1

    Kᴜ sᴀʟɪʏᴀ ɴᴀʙɪɢᴀ sᴄᴡ

  • @mushtakseed8376
    @mushtakseed8376 Před 6 měsíci

    Mahadsanid ustaad