ISMACIIL AARKA & HALIMO GOBAAD AWOOD BADANAA OFFICIAL MUSIC VIDEO 2021

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 13. 03. 2021
  • Ismaciil Aarka & Halimo Godaad
    Song: Awood Badanaa
    Erayada: Qalinle
    Laxanka Qamar
    Music Furinle
    Camera Jibril Kenadi & Khadar Waqal
    Editing Khadar Waqal
    Afro Waqal Furinle Production
  • Hudba

Komentáře • 1K

  • @MegaHudda
    @MegaHudda Před 3 lety +683

    Wow esh celaa hees!!
    Haliimo waa fanaada kaliya aa heeso kaliya ku koobneen.
    Waa bussinesswoman ku dayasho mudan. Sweden maqaayad weyn ku leedahay, dukaan dhar, sidoo kale dhoor shirkado oo caafimadka ka shaqeyo qeyb ka leedahay.
    Somalia 1992 ee kasoo guurtay mana la moodo in 1maalin ee ka maqneed. Fanka hoby ahaan ayee usoo gashay, wax ka barta 💪🏾💪🏾💪🏾🙌🏾🙌🏾🙌🏾

  • @WaqalStudio
    @WaqalStudio Před 3 lety +869

    Halimo Gobaad Welcome to the Land of the Free and the brave Somaliland, Ismaciil Aarka liibaxaaha Geeska best Artist of the year. more to come inshallaah in Halimo Official from WaqalWStudío

    • @xamsezoofe1274
      @xamsezoofe1274 Před 3 lety +12

      Waqal you will reach 1M subcribe very soon bro

    • @sakariyesakariye199
      @sakariyesakariye199 Před 3 lety +6

      Ilahaay haygu simo intou waqal studio 1m gaadhayo waligayba wan dWan jiray wlhi waa chenelkii ugu horeyay ee somali ledahay ee afka saara 1m

    • @GALOOL.
      @GALOOL. Před 3 lety +3

      Xaliimo Goobaad Amay Dilaan Ciidanka SOOMÀALILAND SIDAY UDILEEN WARIYIHII

    • @suqrafagande8045
      @suqrafagande8045 Před 3 lety +2

      1m coming zoon🦚😘

    • @anwar-harrir0470
      @anwar-harrir0470 Před 3 lety +3

      Waqal studio rag adag isbadalka dedaalkiina ayaa keenay

  • @vifakematel7298
    @vifakematel7298 Před 3 lety +1163

    Inta aminsan hees walibo mcn in uu qur.aanka kamac yahay like saar

    • @abdiladiifabdilahi3788
      @abdiladiifabdilahi3788 Před 3 lety +5

      hees iyo qur.aan hays bar bar dhigin xagawaanyaw caqliGaaGa kla miisami kari waaye

    • @mohamedadan1518
      @mohamedadan1518 Před 3 lety

      Dameer ayaa tahay waxaas iska dhaaf waxas maa is barbar dhigeysaa haku hadlin dameer

    • @eriknaaja
      @eriknaaja Před 3 lety +1

      Illahey HadaLkiisa Io Sheydaan Hadaba Isku MeeL DhiGeysid Wllhi JaaHiL AataHay

    • @mohamedwadani7539
      @mohamedwadani7539 Před 3 lety +1

      Taasi waa been, Quraanka waa buug been iyo qashin kabuuxdo, waana boring. Heesaha kamacaan.

    • @abdijibarismail3129
      @abdijibarismail3129 Před 3 lety

      @@mohamedwadani7539 wabad sheegate fikir xunamta jawabta allan u dhaafnay qur aanka illahyba ilashtee

  • @mushtqmohamed
    @mushtqmohamed Před 3 lety +354

    Ramadanti inyar aya ka hadhay ilahay qof walo qoralkan arkay cafimad ha ku gadhziyo amen🤲🏽❤

  • @wanaagaqoyska7887
    @wanaagaqoyska7887 Před 3 lety +134

    Waxkale Ismacil Gobaad ishelay Maxa kadhax dhashay Wax mcn 💔✌Welcome Hargesa Somalind 💔✌💥💥

  • @dailyxiin
    @dailyxiin Před 3 lety +347

    Xaliimo Gobaad InTa Ku Naxday Ee aan Hargaysa Ku Ogayn Is Muujiya😅😍

  • @xamsecisman439
    @xamsecisman439 Před 3 lety +353

    Imisa arday ah ba joogta Halkan
    👇 👍 😁

  • @amsamohamoud1838
    @amsamohamoud1838 Před 3 lety +48

    hargeisa nuuriya alle aya mahadlo isuro galiyay inanku nolado❤🤲🤲

  • @saddamxusayn516
    @saddamxusayn516 Před 3 lety +78

    Salan gobeed reer 《SOMALILAND 》💚💬❤

  • @futurephotography3076
    @futurephotography3076 Před 3 lety +224

    Inta igu raacsan inay heesta markii hore qamar sugaani la qaadayzay👍👍👍👍

    • @khadarhassan5363
      @khadarhassan5363 Před 3 lety +3

      Wr anuu ilaa HaDa mid laqDy Ma AQaaN 😂

    • @futurephotography3076
      @futurephotography3076 Před 3 lety

      Ha baranin

    • @suheebmohamed8128
      @suheebmohamed8128 Před 3 lety +5

      😂😂😂😂😂 laxanka hadii uu saaray taas macneheeda maahan inuu asaga qaadi rabay aarka is always aar🤫🇸🇴👊🏻

    • @mahadomuhubo7617
      @mahadomuhubo7617 Před 3 lety

      Wuu laxamanayey kayarbu tusayey

    • @qumanqali636
      @qumanqali636 Před 3 lety

      @@suheebmohamed8128 wu qaday wll youtube ku qor qamar iyo xalimo lakin Aarku siyay ba laga yaba

  • @suhayrhariir757
    @suhayrhariir757 Před 3 lety +41

    Team qamar is mujiya heesta waan hibaynay

  • @liibanmohamed8546
    @liibanmohamed8546 Před 3 lety +8

    Inta leh heestan macan quraankaa la macaan like saar please 🥰🥰🥰🥰🥰

  • @lajeclaydashidan441
    @lajeclaydashidan441 Před 3 lety +9

    Xaliimo gobaad iyo aarka oo is helay ku raxaysta hoyga Raxada hargeisa caday💚🤍❤

  • @amiindaakirofficial4986
    @amiindaakirofficial4986 Před 3 lety +19

    Alle SWT ha soo hadeeyo wllsheen iyo wllkeen Aamiin ta ii raaciya please MNTA WAA ADUUNYO SE BARI WAA AAKHIRO

  • @mucaadmessi3428
    @mucaadmessi3428 Před 3 lety +28

    Wiilkaan inuu YahaY super staR soo baxaY oo wadada guuzha caGta saaraY like haLa dhaaFin boqoRtooYoH

  • @abdirahmansaed5163
    @abdirahmansaed5163 Před 3 lety +34

    Arimeheena 🥳 ninkaa reacsion kiisa waaban kuraaxaystaa nio 🙏

  • @koolkoolijaceylka6549
    @koolkoolijaceylka6549 Před 3 lety +10

    Ninkaan Ismaciil waan iska jeclahay 😍😍😍

  • @zimbayare5554
    @zimbayare5554 Před 3 lety +34

    Qamar wale laxankaGa laga Yaap🥰😯

  • @mahadxikmaawi2063
    @mahadxikmaawi2063 Před 3 lety +66

    Laxanka qamar suugaani wlhi waa walaga yaabey the Artist of 2020 2021.....
    Waa layaabey

  • @apdikanimohmet1206
    @apdikanimohmet1206 Před 3 lety +73

    inta heestan qamarka iyo xaliimo hore ugu argteY ✋ originaL Qamarka duuLa 👊

    • @soumeya806
      @soumeya806 Před 3 lety

      Wan yaabay ba imika 🤣🤣🤣

    • @Zhangzhi123
      @Zhangzhi123 Před 3 lety

      Xalimo raga aan guursan ayey ka hesha qamar wa laga bodey😀

    • @heegansports3818
      @heegansports3818 Před 3 lety

      Laxanka ayu saarayey qamar suugaani lkn heesta wxa wada qaday Ismail iyo halimo

  • @ahmet-yasiin8628
    @ahmet-yasiin8628 Před 3 lety +54

    XALIImo Gobaad Hubka Saaran RaGbaa uheelan😃🤩🤪

  • @husseinalihassan5121
    @husseinalihassan5121 Před 3 lety +32

    Heestan waxaan wax ka weydiiyey
    *Ismail Aarka*
    Oo aanu shaley si kedis ah meel isugu soo galney kadibna wuxuu ii sheegay inay heesta qamar suugaani laxan uun ka aheyd

  • @abdulazizkaamill4235
    @abdulazizkaamill4235 Před 3 lety +5

    Heestan qamar iyo haliimo bay ahayd laakiin laxankiisii baa ku jira legend qamar👑

  • @fadumazahraraage9896
    @fadumazahraraage9896 Před 3 lety +5

    Yaa og in heestaan horay iskula qaadeen qamar iyo halimo gobaad🤲🏻❤️

  • @sihaamcabdifataax4560
    @sihaamcabdifataax4560 Před 3 lety +38

    Heestan wxa so waday qamar iyo xalimo see wax lo wadaah iyado qorlah bay CZcams ka ku jirtayeh
    Another level 😂😂😂😂😂🙏

  • @cawilmoha8377
    @cawilmoha8377 Před 3 lety +10

    Aarku hargaisa waa qabsaday isagay u shidantay 🔥🔥🔥🔥🔥

  • @jimcalekaafi5616
    @jimcalekaafi5616 Před 3 lety +24

    Haliimo gobaad gooram is guursana
    Ila 2017 wan ku jecel 💔
    Mid kle qamar suugani sodiga la qaaday
    Itii qamar suugani argtay inay heesatn la qaaday like bal

  • @cadnancumar9984
    @cadnancumar9984 Před 2 lety +2

    Heestani markay soo baxady ayaan hargeisa ka soo baxay ala wkhtigu dheereeyaa durbata 8months ago
    Viva hoyagaygii Hargeisa cadeey ❤
    Hargeisa hoygii fankaa❤❤❤😭😭❤❤

  • @Abdirahiim
    @Abdirahiim Před 3 lety +15

    Waar Heesta qamar ayaa hadyeeyay laxanka mucjisada fanka Qamar suugaani waxba lagama qaban karo😍

  • @abdilahiyusuf5779
    @abdilahiyusuf5779 Před 3 lety +2

    War qamar Miyaa La Dhacay

  • @Malapo22__
    @Malapo22__ Před 3 lety +6

    Heestan qamar suugani iyo xaliimo gobaad inta iyadoo lyrcs ah kusoo aragty❤😳

  • @cmcamuuri5045
    @cmcamuuri5045 Před 3 lety +1

    Halimooy dee Hal like NA wali kaama hayo
    Heesahaaga NA aad ban udaawada
    Waliba taageere ayan ku ahay

  • @vilzonmo5303
    @vilzonmo5303 Před 3 lety +17

    Inta ila aragtya inay geesta qamar ku sobaxaysa

  • @Ibraahim_Sm21
    @Ibraahim_Sm21 Před 3 lety +8

    Gobaad is back kann denn heute meine tag genießen 🙃🥰

  • @mr.ironmindset1973
    @mr.ironmindset1973 Před 3 lety +9

    Song 100%
    Music 100%
    Camara 100%
    Editing 100% bravo

  • @empireshow1
    @empireshow1 Před 3 lety +2

    Heestu way kici lahayde waqal maad Soo dhigtaan

  • @ridwantimo4164
    @ridwantimo4164 Před 3 lety +32

    Heestii koowad ee khadar waqal duubo editingareyo oo aan waqal studio laso dhigin. Soo dhawaytay Ka mid tahy haliimoy😅😅😅

  • @fahiimaahmed4203
    @fahiimaahmed4203 Před 3 lety +13

    Hargasa iyo xalimo gobaad
    Love you ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🥰

  • @zadaamyaaziin2659
    @zadaamyaaziin2659 Před 3 lety +5

    Laxannka Langenderyy Qamar'suuganni✌❤

  • @sadaqali1035
    @sadaqali1035 Před 3 lety +1

    Wwww Igaarkeena Ismaaciil Horay Usoco

  • @gelle1058
    @gelle1058 Před 3 lety +2

    Inta ila aragty ismacil arka inu sidi gulled simba iska dhigdhigyo like dhac

  • @hznrajit6410
    @hznrajit6410 Před 3 lety +6

    wayahan ismaaciil arka inuu active yahay inta ila aragtay like zaar

  • @axlaamxuseen6708
    @axlaamxuseen6708 Před 3 lety +5

    Isma'il aarka lenged ❤🤴❤❤

  • @hoodoaadam9783
    @hoodoaadam9783 Před 3 lety +2

    Waww waa hees Shidan🥰❤💯👌 marka horeba kumay soo baxaxayn qamar ee Ismaaciil Aarka ayey ku soo baxaysaa hestu

  • @richhome3678
    @richhome3678 Před 3 lety +123

    Heesta imisa ruux baa qaaday
    Ismail siday u odhanayso xaliimo
    Waxad moodaa say wlhi😂😂😂

  • @ahmedmahamudjamac
    @ahmedmahamudjamac Před 3 lety +8

    Inta arimeheena sugaysa only like 👍

  • @c.caziizbidixo8946
    @c.caziizbidixo8946 Před 3 lety +3

    Team izmacil aarka, izmuujiya

  • @Hassan_Gantaal
    @Hassan_Gantaal Před 3 lety

    Sure project🔥🔥🔥Waqal iyo team kiisa salaan baan idiin taagay.

  • @hamzemarcoz1327
    @hamzemarcoz1327 Před 3 lety +4

    Halimo Oo Ku raxeysanaysa Hoyga Fanka HargeisA CadaY 🥰

  • @hehehehe7104
    @hehehehe7104 Před 3 lety +5

    Gulled simba Maxaa ula soo qaadi weyday Walaaley, waa isku soo baxeysiine❤️❤️❤️

  • @caskaproduction4504
    @caskaproduction4504 Před 3 lety +5

    HaLiMo gObaD iZ baCK 2021👏TeaM waQaL aNoThER lEvl💎 👏👏

  • @mjrofficial9985
    @mjrofficial9985 Před 3 lety

    Laba legend baa isqabtey aarka iyo gobaad🔥🔥🔥🔥

  • @user-nd9eu6rd4j
    @user-nd9eu6rd4j Před 5 měsíci

    Ismaciil masha alaah lakiin quranka ilaheey akafican heestada ilaheey kacbso adunka walagasocda

  • @abdiahmet516
    @abdiahmet516 Před 3 lety +4

    Qamar suugaani laxankiisu cajiib weeyee oowaa iyo uuwaadiisiibuu ugu turey🖐

  • @qalpisaliim7706
    @qalpisaliim7706 Před 3 lety +3

    Heesta laxan waliya saaran io codmacaan 4 jeer dhagaystay one love

  • @hashiproductions
    @hashiproductions Před 3 lety +2

    Halimo gobaad ismacil aarka lipaah fanka wan ku wataaa

  • @mohamedmaarey9638
    @mohamedmaarey9638 Před 3 lety +2

    Qamar hees dad siiyo tan ugama horeysa
    C.kariin cali shaah
    Saalax carab
    Wadna kaabe
    Heeso asi tuntay siiyay ninkaas waa legend

  • @somaliyameni202
    @somaliyameni202 Před 3 lety +4

    My fov singer halima gobat well done 👏🔥

  • @kramkhan9260
    @kramkhan9260 Před 3 lety +15

    YAA ILA ARKY XALIIMO GOBAAD VIDEO KASTA OO AY SOO SAARTO GABADH YAR SII NOQONEEYSAA😍😍😍😍

  • @xasnomahamed4143
    @xasnomahamed4143 Před 3 lety

    hesta mar hore ayay qadyn iyada iyo qamar inta igu racsan like dhac dhac dhac

  • @Boqorkatiktok
    @Boqorkatiktok Před 2 lety +1

    Intey fanka ka fadhiisatey inta ila joogtaa🙏👇👇

  • @abdirawy1224
    @abdirawy1224 Před 3 lety +3

    Inta iga aragtay hesta hamda yar in ey ku jirto🤞👌

  • @ayuup______kilwe4268
    @ayuup______kilwe4268 Před 3 lety +41

    Qamar kuu fiicnayd heestani maxaa looga badalaY qamar io gobaad qaadee heestane

  • @nafisotahir9379
    @nafisotahir9379 Před 3 lety +1

    Waa dad waweeen waxey meel lasooo itageen ooo waaa aaanbaaa😁😁😁😋

  • @baabaofficial129
    @baabaofficial129 Před 3 lety +2

    Axsan hees waa laba àan kala dhacin ismaaciil aarka libaaxa fanka iyo xaliimo gobaad boqorada codka keep going

  • @abdihakemhoorri4966
    @abdihakemhoorri4966 Před 3 lety +3

    Islantaydi Fanka Ii Fadhida Allah ha ii ka daayo Xapipi xalimo gobaad 🥰❤️

  • @inantacafe480
    @inantacafe480 Před 3 lety +5

    Both are Talented 🤩

  • @GENERAL-GEEL-HOLMIYE
    @GENERAL-GEEL-HOLMIYE Před rokem +1

    Aarka Lajan😂 xaalimoooy 😂❤

  • @abdisalaanjamaal8420
    @abdisalaanjamaal8420 Před 3 lety +2

    ayy music sonk in hargeysa Dj baxoo in the hous 💥✌🙋‍♂️💪💪

  • @zanjabofficial1966
    @zanjabofficial1966 Před 3 lety +7

    Heestan ookleh waxa WADA qaadey qamar Ft Haliimo Gobaad Mxa Badalay hdana Ila Booqo Mattan pro

  • @shandhako2675
    @shandhako2675 Před 3 lety +6

    INnTa ila arag Ta XaliMo gobaad iNaY dHuuPaTaY love saar 😂

  • @nimcojamac2553
    @nimcojamac2553 Před 3 lety +2

    Halimoy wlhi Ku tagera gabadh talanti leh baad thy qamar sugani heso lasoo qaad❤❤

  • @fardusathan7629
    @fardusathan7629 Před 3 lety +1

    QAMAR IYO XALIIMO GOBAAD YAA SUGAYA🟢⚪🔴😌😌

  • @miskibirimo8292
    @miskibirimo8292 Před 3 lety +3

    Wilkan nagwaliba inu iska tatabto ayuu raba inta ila araktay like ta dhac igu siya

    • @yabracade3097
      @yabracade3097 Před 3 lety

      LAX WALBO MESHE IS DHIGTO WYE AYADAA RALI KA AH 🙄

  • @ezmarkhan9197
    @ezmarkhan9197 Před 3 lety +4

    🔥🔥🔥🔥feeling this song 🎸🎸🎸🎸

  • @alizapea2346
    @alizapea2346 Před 3 lety +1

    Haliimo Goobad huuno Welcome to Hargeysa waa Isla Soomali keep going reer Muqdisho Salaan Kagadoon Gobaad🌹🌹🌹🌹

  • @ismailnoor9839
    @ismailnoor9839 Před 3 lety +1

    Gobaad Ya igo Racsan iney ka qurux badantahay gabdhaha heso dhan

  • @raxmiinaaxmed4354
    @raxmiinaaxmed4354 Před 3 lety +12

    Ismaciil siday u dhahday🤣

  • @noorchui4445
    @noorchui4445 Před 3 lety +3

    Woow another level

  • @suldaanofficial1927
    @suldaanofficial1927 Před 3 lety

    Wee weee Best Video Haliimo And Aarka

  • @daarulalmustaqiim52
    @daarulalmustaqiim52 Před 3 lety +1

    Qamar baan ku leh runtii

  • @abdilahisalah8214
    @abdilahisalah8214 Před 3 lety +5

    Heestan Wxa Hore U Qadey Qamar Iyo Xalimo Inata Igu Raacsan 👍

  • @barkhatismail5099
    @barkhatismail5099 Před 3 lety +19

    Heesta ismail baa halkeeda dhigay qamar tiisu mid ba may ahayne kuma sobaxayne baguu ugutanaasulay walaalki.😁❤️

  • @runsheegewaxhalabarto4674

    Subxaanallah Subxaanallah war heestan wa Shaydaan caabud dadkan isha ma aragtan miya o darbiga ku sawiran Isha Shaydaan 👁 Kuwan wa gaalo wllhi billahi tallahi

  • @dayaxmaxamed4484
    @dayaxmaxamed4484 Před 3 lety +1

    Ana gordhow baan galayaa fanaka woowaa

  • @samiaabdilahi5101
    @samiaabdilahi5101 Před 3 lety +3

    Halimo Queen of the world hore usoco

  • @jecliyadalkayga3346
    @jecliyadalkayga3346 Před 3 lety +2

    Naagtan midabkeedan jeclahy😘

  • @kikokayaahee7951
    @kikokayaahee7951 Před 3 lety +1

    Wow xaliimo gobaad and ismaaciil aarka another level in Hargeisa 👏🏾👍🏾

  • @nasiibcbdi4360
    @nasiibcbdi4360 Před 3 lety

    Ooo aaaa ooo aaaa
    Iga gadanthy eraygaa😚☺

  • @maan9058
    @maan9058 Před 3 lety +15

    Heestan Qamar suugaani Iyo Ismail aarka way la qaaday xaliimo 🤣🤣🤣 Ani waan yaabanahay 🤣😅

    • @soumeya806
      @soumeya806 Před 3 lety +2

      Maya original-ka qamar ba lahaa lkn aarka ayuu siiyay that's why 🤣😜

    • @maan9058
      @maan9058 Před 3 lety

      @@soumeya806
      Saas mii 😂😂😂

  • @samaaleabdul3178
    @samaaleabdul3178 Před 3 lety +3

    Wax kale inta Aamus gashay ismuujiya bal😂🔥👇

  • @mohamedmohamud6654
    @mohamedmohamud6654 Před 3 lety

    Ismaaciil waa level kale heesta waxkale ayoow kadhigay

  • @alhabibahmed9300
    @alhabibahmed9300 Před 3 lety +2

    Aarka. Eberwaye. Qamar. Aakuleh

  • @husseincabdulahi370
    @husseincabdulahi370 Před 3 lety +3

    Gobaaad ma Duqoobin wali waaa 15 jir📸🤣❤

  • @Qanciye11
    @Qanciye11 Před 3 lety +6

    Legends 🙌💯♥️

  • @yaasiinibraahimmohamed3147

    Labaduba makala dhacaan
    Ismaciil cod ba ku dhan wllhy
    Fanki hororaba lama kala laheyn hesaha qarba mar midi qadi jirey

  • @xamsexaaji6929
    @xamsexaaji6929 Před 3 lety +3

    Qamar laga zooo xaday yaa ila arkay😃😃😃

  • @raisosman6818
    @raisosman6818 Před 3 lety +7

    Legend Aarka and
    Haliimo Gobad Another level xaaladkale 😁✌️

  • @moh_ibra6243
    @moh_ibra6243 Před 3 lety +1

    Aarka iyo qamar
    AARKA WATAAAA OO KAGA COD MACAN

  • @farxiyaaxmed4083
    @farxiyaaxmed4083 Před 3 lety +1

    Eesh calaa hees shidan woow waan niwataa