Hassan Gantaal & Halimo Gobaad Ft. Bulshawi Beatz - Isku Maran Official Video

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 22. 03. 2021
  • Hassan Gantaal, Halimo Gobaad, Xariir Axmed, Suldaan Seeraar, Mursal Muuse, Somali Music 2021, Heeso Cusub 2021
    Hassan Gantaal & Halimo Gobaad Feat Bulshawi Beatz
    Lyrics: Daaha Abdi Gaas
    Melody & Music: Bulshawi Beatz
    Video & Editing: Khadar Waqal
    Afro Waqal Furinle Production
    miss xiis, hodan abdirahman, yurub geenyo, nimco dareen, waqal studio, hees cusub 2021, abdikarim ali shaah, qamar suugaani, somaliland asma love
  • Hudba

Komentáře • 970

  • @K_7m
    @K_7m Před 3 lety +402

    Wax ladhageesto waxaa ugu macaan quraanka alle😔😔❤❤

    • @possiblethings5
      @possiblethings5 Před 3 lety +6

      Markaa yaa usheegaysa waan ognee 😂

    • @nimcoayaan6197
      @nimcoayaan6197 Před 3 lety +2

      Ma dhageysataa aduu markaa

    • @hooyouroon9953
      @hooyouroon9953 Před 3 lety

      Marka hore adi is waani kadib dadka wani kanada meelaha munkarka in aad ku sheegto waxyabaha qaliga eh

    • @ahmedguyow7625
      @ahmedguyow7625 Před 3 lety

      @@hooyouroon9953 I jacel. The mm...
      .
      ...
      ,.o

    • @sacadmuuse6390
      @sacadmuuse6390 Před 3 lety

      Tisaba daryele aya tukale ku dara adigu so aqris0 quranka

  • @iifrahali5014
    @iifrahali5014 Před 3 lety +42

    Hoyga fanka duriyadii reer somaliland 💚🤍❤️ from reer xamar🙏

  • @zakiabdiibrahim8052
    @zakiabdiibrahim8052 Před 3 lety +490

    Ha iloo bin in aad ku salido nabiga scw❤

    • @mohamedozil519
      @mohamedozil519 Před 3 lety +1

      Scw

    • @mohamedshibrahim9454
      @mohamedshibrahim9454 Před 3 lety +5

      Maxaad Nabiga magaciisa halkaan kala soo doontay. Qof iimaaankiisa liito baa tahay.

    • @gulledsimba2831
      @gulledsimba2831 Před 3 lety +2

      new song mardhaw
      Lasoco mardhaw
      subscribe sar

    • @user-qt5pc2zj3i
      @user-qt5pc2zj3i Před 3 lety +2

      ماشاء الله الله اكبر صلي الله عليه وسلم 🕋☪️🕌🤲🏻☝🏻💞💞💞💞

    • @naajipoi77
      @naajipoi77 Před 3 lety

      czcams.com/channels/oAGd6QGRUTq_NIScpXvdMA.html

  • @K_7m
    @K_7m Před 3 lety +50

    Ramadaanka caafimaad allh nagu gaarsiyo😔❤🙏

  • @khadaralimohamed5011
    @khadaralimohamed5011 Před 3 lety +46

    Hoyga Fanka iyo Xadarada waa Hargeisa Runti fanaanka ilaa uu hees hargaysa ku qaado muu qarxin fankisa waxba ka dhiman team waqal bilicda fanka waxa ka tihiin hormuud keep going saaxibayaal

  • @abdiboodhle1
    @abdiboodhle1 Před 3 lety +41

    Hargeisa in la iskugu Yimid
    Yaa ila Arkay Hoyga Fanka
    Soomaalia wyn Wlhi💥💖
    Khadar Waqal Legend💖

    • @sulekhasaid2891
      @sulekhasaid2891 Před 3 lety +3

      Joje xaqirada no somaliwen dhaha Somaliland maxa naga galeya somaliawenta shegeysan meshu wa Somaliland sacade waxeya idenkga fadhisateya waxa logu yedho somaliawen waxaba nagama galine Somaliland ayana yidhahda joje xaqirada iyo jealous nimada saye Somaliland .

    • @abdiboodhle1
      @abdiboodhle1 Před 3 lety +1

      @@sulekhasaid2891 walal See Wax U Wdaa Somali Wdanhy Dhamantenba Markaa Hargeisa Inay Inoo Tahay Hoyga Fankena Maxd KU Diidan Tahay

    • @hamdaahmed2881
      @hamdaahmed2881 Před 3 lety +1

      Runtaaa waleee

  • @user-pn8sq3iw2h
    @user-pn8sq3iw2h Před 3 lety +139

    My home Hargeysa Somaliland Hoygi Fanka Iyo Fanaaninta❤🥰❤

    • @gulledsimba2831
      @gulledsimba2831 Před 3 lety

      new song mardhaw
      Lasoco mardhaw
      subscribe sar

    • @xawosalebanmohamed5049
      @xawosalebanmohamed5049 Před 3 lety

      Mesha hargeisa maaha

    • @user-pn8sq3iw2h
      @user-pn8sq3iw2h Před 3 lety +1

      @@xawosalebanmohamed5049 Kkk wlhi wan qosley Sister quruxda miyad u quudhi ladahey 😂😂😂😂✌

    • @maryanmarin8485
      @maryanmarin8485 Před 3 lety +1

      My Homeland hargeysa💞💯
      Mad igeysan xargeysaa 🤦😅
      Hadan tagi lahaa hargeysa waxn noqon lahaa cayunii😋😏❤️💯

  • @ismailkaariye672
    @ismailkaariye672 Před 3 lety +43

    Hargeisa hoygii fankaay waa ku so socdaaa insha allah bisha barakeysan ee ramadanka halkas ba ku somi donaa i love Hargeisa,Somaliland🇹🇯❣💯✌

  • @vaarkudhiigle
    @vaarkudhiigle Před 3 lety +53

    Ilahay dhaman teenba haynagu gaadhsiiyo ramadaanta caafimaad qab aamiin .....🤲💯

  • @dhagayare
    @dhagayare Před 3 lety +73

    Xalimo gobaad mi favorite singer inta xalimo taagerta liketa dhac ku side

  • @samiaabdilahi5101
    @samiaabdilahi5101 Před 3 lety +194

    Arimeheena reaction kaga sugaynaaa
    Inta ugu racsan love dhac kusii please 🥰

  • @hanadmohamud9
    @hanadmohamud9 Před 3 lety +155

    Qoftaan xaliimo gebaad style keyda qofkii jecel love ii Saar iyo qof islaweyn maahn

  • @DrOlol77
    @DrOlol77 Před 3 lety +67

    Thank you waqal team, walal shacabkeena waxan ka codsan inta dalkii joogta xanuunkii covid-19 meel xun kartaa dhimashada ayaa badan Alle ha ina dhawro aynu talada caafimaadka ka qaadano ,waa xaqiiq jirta xanuunka walalal aynu wacyi galinta badino waa masuuliyad ina saaran adi iyo aniba aynu qaadano

  • @horusocodmedia
    @horusocodmedia Před 3 lety +81

    Woow Gobaad Hargaysa Waa ay Luxaysaa🔥🔥🔥

  • @hamzemarcoz1327
    @hamzemarcoz1327 Před 3 lety +27

    Hoyga fanka + Hoyga Bilicda iyo muqaLada HargeisA Caday💚🤍❤👍

  • @wanaagaqoyska7887
    @wanaagaqoyska7887 Před 3 lety +148

    Hassan Gantaal waxa is helay Boqoradii Haliimo gobaad 👏👏👏👏👏😍*Waqal Studio*

  • @qalbitaajir5942
    @qalbitaajir5942 Před 3 lety +21

    *hoygi fanka waka la iskugu imi alaylahe somaliland allow dhowr💚☁❤*

  • @ismaaciilcaaqil289
    @ismaaciilcaaqil289 Před 3 lety +71

    Inta ila arkatay in Hassan gantaal iyo Haliima gobaad ayanatan ay hargeisa ugu shidanatahy ismuujiya Heeso kale oo Laba laba ahna ay comin soon ay yihin 🔥🥰
    Hargesia cadey hadhwanaag iyo waqalka

  • @djhaarriswritter4082
    @djhaarriswritter4082 Před 3 lety +173

    wlllhi bilaahi comment gaan like baan saarayaa
    Waad dhaaratee lke saar😄😄

    • @Tk-nr7nm
      @Tk-nr7nm Před 3 lety

      waa kuu saarey sxb dhaar kadib hhhhhh

    • @qadracabdi4554
      @qadracabdi4554 Před 3 lety

      Waan saary waana kala laaabty see kugu thy 🤣🤣🤣🤣

  • @ladiifkhalif
    @ladiifkhalif Před 3 lety +12

    MY Home hargeysa SomaLiLand
    Xaruntii Fanka iyo Fanaaninta
    From dhuLkii uduga❤

  • @mohametbeeldeeq8174
    @mohametbeeldeeq8174 Před 3 lety +65

    Fanaanka aan Hargeisa ka heesin Fankiiso wa Qabyo hda uunba fanaanin buuxda tihiin 😅😂 Hoyga fanka iyo Xadarada Hargeisa

  • @crahmaandhagacade8394
    @crahmaandhagacade8394 Před 3 lety +34

    Team dirisle Abdi ismuujiya👍👍👍

  • @idontcare6649
    @idontcare6649 Před 3 lety +104

    HoyGa Fanka 5ta 👋🏻Somaliwayn #HARGEISA 💚💬❤la isku AraG🙂

  • @khalifsalah5949
    @khalifsalah5949 Před 3 lety +40

    1M subscription coming soon
    Waqal studio da one and only🥰👏

  • @Xikmaawi77
    @Xikmaawi77 Před 3 lety +4

    *ANOTHER LEVEL IN HARGEISA SOMALILAND 💚🤍❤*

  • @khadarkidifaar5916
    @khadarkidifaar5916 Před 3 lety +172

    Allow yaa ogada kuwa dhihi doono liketa ayu ku radinaya xabiibkeena subanaha ahaa ku mujiya liketa nebiga scw scw scw scw scw scw

    • @user-qv1gb7mb2z
      @user-qv1gb7mb2z Před 3 lety +5

      jaahilow meeshan nebiga hakeenin
      meel fusuq iyo heeso kasocdaan
      yaa ku dhahay magaca nabiga keen oo waliba dadka eede

    • @khadarkidifaar5916
      @khadarkidifaar5916 Před 3 lety +2

      Jaahilna ha I oran wll lkn wax waa la isku sheegi kara dhanka wngsn wax ha naga tuso wll dhamaanteen

    • @sacdiyaweyd3811
      @sacdiyaweyd3811 Před 3 lety +3

      @@khadarkidifaar5916 dhanka wngsan wax ka tus lkn dadka wani oo wax u sheeg lkn nabigen scw magiciisa ilaali meshan oo kle na haka metion gareen ok 👌 wa hadii ad wang rabtid oo ad u sameyneysid wng thanks

    • @khadarkidifaar5916
      @khadarkidifaar5916 Před 3 lety

      @@sacdiyaweyd3811 waad mahadsantahay wll qali wanadada wn ka qatay wll sharaf ku nolow

    • @sacdiyaweyd3811
      @sacdiyaweyd3811 Před 3 lety +1

      @@khadarkidifaar5916 sharaf korkaaga ha ahaato wll ma qaldame waa alle qeerka allah na tuso dhamanteen 🙏

  • @xasanxariir5570
    @xasanxariir5570 Před 3 lety +7

    Qofkii ugu khayrka badnaa ee ilahay abuuray waa nabi Mohamed scw igula sali nabiga Naxariis iyo nabad galyo korkiisa ha ahaato

  • @hamdalaki1787
    @hamdalaki1787 Před 3 lety +5

    Goobta hargeisa
    Xafada jigjiga yar
    Fananiinta
    Gantaal iyo gobaad
    Waxakle ❤❤🔥🙏

  • @KhalidAbdi1
    @KhalidAbdi1 Před 3 lety +14

    Inta ila aragtay in heesihii showga Halimo la si diyaarinayo👍🤗

  • @bishaaragahmedia
    @bishaaragahmedia Před 3 lety +29

    Innaba Caadi Ma Aha Gantaalkii Geeska Oo Markale Gumucyada Saydhaya🔥🔥🔥🔥🔥

  • @hanadabdi3302
    @hanadabdi3302 Před 3 lety +157

    Another one legend waqal 👑💞💯

  • @puresomalilander3248
    @puresomalilander3248 Před 3 lety +11

    Yaa idhi Hargeisa CID wax Lagu dhaha✌
    HOYGA FANKA SOMAliyed Hargeisa Hadh wanaG😋📍

  • @siciidcabdiraxmaan6682
    @siciidcabdiraxmaan6682 Před 3 lety +103

    Nabi maxamed kusalli scw

  • @MohamedSaid-hy1xr
    @MohamedSaid-hy1xr Před 3 lety +41

    Codka 100%
    Musiga 100%
    Laxanka 100%
    Erayada 100%
    Muqaalka 100%
    Inta ila Mida liktea

  • @xalliyeofficiall4109
    @xalliyeofficiall4109 Před 3 lety +20

    Intiina heesta laxanka sarani sojitay like dhac kuzi😍🤙

  • @mhassan9288
    @mhassan9288 Před 3 lety +1

    King Bulshaawi farahaa looga gubtay waa mid kale oo meeshedi la dhigay Another One

  • @shinecade1145
    @shinecade1145 Před 3 lety +12

    Xaliimo gobaaad
    Style ku dhamaaty iyo cod mcn
    Inta tageerta gobaad like🙏❤️

  • @mohamethnazri5044
    @mohamethnazri5044 Před 3 lety +16

    Comentigan waxaan kasoo dhex qoraya jaamacada hadii aad aragto waan ku salaamaya inshlh muraad ayaan leeyehee isoo ducee walaal❤❤😌👋🏼🙏🏼

    • @abdiazizosman723
      @abdiazizosman723 Před 3 lety

      Allah kuu sahlo muraadkaaga sxb

    • @Simmran
      @Simmran Před 3 lety

      Alle haku sahlo muraadkaga walal waan kaa qaday salanta😍🥰anigo bukuyeer joogan kaa qaaday waliba😂

    • @fadhiahmed1123
      @fadhiahmed1123 Před 3 lety

      Alle haku sahlo

  • @caashaqcirka1608
    @caashaqcirka1608 Před 3 lety +1

    We are waqal studio
    Guulaysta dhamaan waqal faniinta iyo taageerayaasha

  • @chumcaleadam9685
    @chumcaleadam9685 Před 3 lety +4

    Look ereyda io laxamada mcnkoda thts why hargeisa ay u tahy hoYga fankena somaliyet 4ever nd ever 💚🤍❤🖖

  • @nazmidagan3968
    @nazmidagan3968 Před 3 lety +7

    Arimaheeena Reaction kaga sugayna Adiga iyo dirisle 💚⚪️❤️⚪️💚❤️

  • @abdiwalikassim9536
    @abdiwalikassim9536 Před 3 lety +6

    w studio pls isku balamiya mursal muse iyo halimo gobaad 2 isla eg isku soo baxaa aaway shacabkeyga like iisaara si team waqal howshaas u qabtaan

  • @ahmet-yasiin8628
    @ahmet-yasiin8628 Před 3 lety +57

    WaQal Wstudio LajenD
    1: KHADAR waQal
    2: Mustafe Salebaan
    3: lipaan DaHir
    4: Nuuradiin DuG SiIye
    All Team waqal Is Muu Jiya📷📸😍❤

  • @footballer2272
    @footballer2272 Před 3 lety +3

    Xasan gantaal
    Daaha gaas
    Bulshaawi
    Xaliimo gobaad
    WaqaL studio
    Onother leveL😉😊

  • @nimcanabdullahi3488
    @nimcanabdullahi3488 Před 3 lety +127

    Waw👍

    • @gulledsimba2831
      @gulledsimba2831 Před 3 lety

      new song mardhaw
      Lasoco mardhaw
      subscribe sar

    • @soumeya806
      @soumeya806 Před 3 lety +1

      Haa Arinkaa qamar baa horay u yidhi 🤣🤣🤣🤣

    • @soumeya806
      @soumeya806 Před 3 lety +1

      Haa Arinkaa qamar baa horay u yidhi 🤣🤣🤣🤣

  • @ddamulirabrian5784
    @ddamulirabrian5784 Před 3 lety +4

    Nice song fell in love with it minus understanding a word!! Keep it up uganda approves.

  • @amalkaaba3178
    @amalkaaba3178 Před 3 lety

    Alayleh waql studio wale waxtahy hormudka fanka qayblibax kaqaadta iyo soo baahinta muqalo quruxbadan iyo waliba quruxda dalka💚🤍❤✌💯

  • @zakariyeibra9199
    @zakariyeibra9199 Před 3 lety +2

    Meeshaasi ma hoygii fanka hargaysa Somalia 🇸🇴🇸🇴🥰🥰

    • @nimaomohamed2560
      @nimaomohamed2560 Před 3 lety

      Kkkk Hargaisa miyanay ahyn tan aqanay mxa somalia mesha keenay😂

    • @Xikmaawi77
      @Xikmaawi77 Před 3 lety

      Isku Hargeysa ayaynaa sheegayn

    • @zakariyeibra9199
      @zakariyeibra9199 Před 3 lety

      Hargaysa miyeysan aheyn
      caasimadi labaad ee somalia marka ma wax weyn bay kulatahay adiga😂

  • @asmaladancumar9217
    @asmaladancumar9217 Před 3 lety +14

    My hom HARGEISA waxaan sugnapa waa REACTION DIRISLE CABDI ❤😍

  • @mohamedismail8560
    @mohamedismail8560 Před 3 lety +8

    Hargeysa laysku arag sanadkan 😁💪

  • @Warsanhupo
    @Warsanhupo Před 3 lety +1

    Baag Iga asturteen 😌 tiiyar Dee xalimo waakuwan suwalkii ka dhiigen

  • @hafsamuhammed2572
    @hafsamuhammed2572 Před 3 lety +1

    Salamaat 2021 halimo gobaad iyo reer hargeysa another level ma odhan karaa 👏👏💋

  • @aarshe_yareboy9968
    @aarshe_yareboy9968 Před 3 lety +7

    Woow Azxata waqal ku kiran wadin salamay

  • @zuldaanpower3524
    @zuldaanpower3524 Před 3 lety +4

    Hoygii fanka mar hadaad timado muuqal qurxoon oo waqal ah iyo xigmad marnaba waayi maysid

  • @maryanaxmed1503
    @maryanaxmed1503 Před 3 lety +2

    Waqal studio 1m zaan idinla sugooyo lee wlhi inta heesta ku dhufunin 1M ma grena firiya mlinta grtin idin sugooya hore u socda waqal studio🤩🤩🖐🖐😍😘😘👏👏👌👌👌

  • @daawotube2596
    @daawotube2596 Před 3 lety +2

    Xaliimo Goobaad iyo Xasan gantaaL on Hoygii Fanka Another Level woooow

  • @farmamediagroup5860
    @farmamediagroup5860 Před 3 lety +13

    halimo gobad see cml hee fanaanti dhan isku martyeee 🙄🙄🙄

  • @shidechannel2818
    @shidechannel2818 Před 3 lety +4

    Inta calankii jamuriyadda barakaysan arkaysa farta taaga

  • @Siciidbashaash
    @Siciidbashaash Před rokem

    Dunida ma soo maRin qof La miD Ah Nebigeeni muxamed Ah scw ku Sali Wal qaali oo ku cel celi ilahay Haku xafido aakhiro iyi Aduunba aamiin

  • @ifrahfaisalyusuf7585
    @ifrahfaisalyusuf7585 Před 3 lety

    Mansha allh wlhy casimdii dalku waxa kaley noqotoy Tank you waqal

  • @xamdikayse9697
    @xamdikayse9697 Před 3 lety +7

    Inta iladareensan inaay tahay heesti labad ee ay wad qadan labadan fannaan like dhacku siiya

  • @cmktiger4086
    @cmktiger4086 Před 3 lety +5

    Waqal studio has A legendary camera man And director ❤🤘🇸🇴💥

    • @Xikmaawi77
      @Xikmaawi77 Před 3 lety

      Balse Halkaad moodday uma aha

  • @maslahstudio5872
    @maslahstudio5872 Před 3 lety

    Bulshaawi beatz ma woxuu ku dayanooyaa mid la musishan ah oo la yiraahdo Gildo kasa shakura oo itoopiyan ah

  • @maxamedcali9276
    @maxamedcali9276 Před 3 lety +2

    Hargaysa waaa hoyga fanka
    Bal illa eega hees kastoo mcn waaa hoyga fanka hargaysa
    Waan jecelahay hargaysa my dhulka hooyo

  • @updulrazackibrahim1214
    @updulrazackibrahim1214 Před 3 lety +12

    xafadaydi shacabka ayan arka iyo safaradi turkiga mansha allah intiu shacabka degan ama garanaysaa like taa🌟👍🏻

  • @camaarcabo1958
    @camaarcabo1958 Před 3 lety +14

    Arimahena waanu Ku sogaynaa Reaction

  • @dawladmusic
    @dawladmusic Před 3 lety +1

    Music hit maker you made all the best Music and melody

  • @shucaybsaleban349
    @shucaybsaleban349 Před 3 lety +2

    Markaad hoygii FankaH IyO waqal Isla hesho Waa Iska sidan

  • @Abdirahiim
    @Abdirahiim Před 3 lety +9

    msha allh hargeisa hoyga fanka
    hoyga quruxda
    hoyga bilicda
    hoyga Hiigsiga iyo himilada
    Hargeisa waa xudunta somaliyed like saar

  • @ahmed_ali111
    @ahmed_ali111 Před 3 lety +4

    Wow 😳!! Another level waqal studio 🎙️❤️❤️❤️ Good job 👍 keep Rocking 😍

  • @abwaanmaxamudkoofiyo7287

    Xasan gantaal fanan aan taageero Viva gantaal

  • @bulshawiofficial3230
    @bulshawiofficial3230 Před 3 lety +2

    Hasan gantaal iyo haliimo gobaad baryahan danbe fanka way shideen yaa ila og❣️

  • @ilhaanmalay9194
    @ilhaanmalay9194 Před 3 lety +4

    Wlhi waqal wee tagtay heer live lagu firsado mee maroysa sida calamka cml ✌🇸🇴

  • @abdiasiisahmed2582
    @abdiasiisahmed2582 Před 3 lety +15

    dar @ILaaHay ugu saLi nabiga scw🥰💯❤💋💝💖🤩

  • @omarjama7627
    @omarjama7627 Před 3 lety

    Gobaad iyo Gantaaal la yaab la yaaab✅💯😘

  • @geeljire8851
    @geeljire8851 Před 3 lety +1

    qoftaan xaliimo gobaad ah inee sii yaraaneyso yaa ila arkay😳

  • @ahmedmohamoudaliomer712
    @ahmedmohamoudaliomer712 Před 3 lety +4

    Haliimo inay shiday hargeysa inta ila aragtay like ta ku qabta

  • @khaalidkaamilofficial7166

    The one and only waqal studio ❤✌

  • @akzhaafi8003
    @akzhaafi8003 Před 3 lety

    waqal studio layaaab layaaab

  • @hasanmataan8073
    @hasanmataan8073 Před 3 lety +2

    Xaafadani ma shacabka hargaysaa mise waa xaafada kale 🥰🥰🥰🥰

  • @azaidi7822
    @azaidi7822 Před 3 lety +17

    Inta dirsle reaction kisa sukeysa like 👍

  • @sadoabdirahman2935
    @sadoabdirahman2935 Před 3 lety +7

    Xalimo waa heestii saddexaad ayey soo qaado hargeisa is muujiyaa

  • @raxmaibrahim7117
    @raxmaibrahim7117 Před 3 lety

    Duryadiiii baa heestay wlee hargeyasa waay ku horemeeren khaakh❤️😍

  • @maxamedgaballaax3127
    @maxamedgaballaax3127 Před 3 lety +1

    Hargaysa hoyga fanka.

  • @daahiraxmed5593
    @daahiraxmed5593 Před 3 lety +5

    Waaw hees cusub

  • @mohametbeeldeeq8174
    @mohametbeeldeeq8174 Před 3 lety +6

    WAQAL studio wax kele 💯🔥

  • @mohameddhaydhame8518
    @mohameddhaydhame8518 Před 2 lety +1

    Xafiiska qoyska saxiixoda lobahanyahy heshiis laaan midna aanu qaadi karin talabo hala nolo furo👌✌️😂😂😂😍

  • @ezmarkhan9197
    @ezmarkhan9197 Před 3 lety

    Wwwwwww waxkale gobaad baryahan weyna waaleysa hassan gantal the legend

  • @faisalmunaa4
    @faisalmunaa4 Před 3 lety +3

    I am canadian and i love somali people 😍😍

  • @moabaas7726
    @moabaas7726 Před 3 lety +17

    ❤Scw scw scw ❤

  • @asiaayman6744
    @asiaayman6744 Před 3 lety

    1 million ha la gaadhsiiyo legend waqal

  • @abdikhaliqsaleh3784
    @abdikhaliqsaleh3784 Před 3 lety +1

    Video is on hit keep going my pro khadar waqal

  • @shaficiharare3557
    @shaficiharare3557 Před 3 lety +7

    Xaliimo gobaad codkeeda inteey qancin like saar 🙏🙏🙏🙏

  • @amalkaaba3178
    @amalkaaba3178 Před 3 lety +6

    Dirisle cabdi waku salamay🤣🙋‍♀️

    • @abdimalik1179
      @abdimalik1179 Před 3 lety

      Waan qaday nagtedi hore

    • @gulledsimba2831
      @gulledsimba2831 Před 3 lety

      new song mardhaw
      Lasoco mardhaw
      subscribe sar

    • @amalkaaba3178
      @amalkaaba3178 Před 3 lety

      @@gulledsimba2831 sooda simba we love you from hargeisa

    • @amalkaaba3178
      @amalkaaba3178 Před 3 lety

      @@abdimalik1179 hhhh ex my husband mahdsanid 🤣🤣🙋‍♀️

  • @haphsamaxamed1800
    @haphsamaxamed1800 Před 3 lety +1

    Waxba laga qabankaro WAQAL STUDIO ONE OF THE BUILDING

  • @diyaarsheofficial5654
    @diyaarsheofficial5654 Před 3 lety +1

    Mxaa ax ax haya isheega bal 😁

  • @mimoomer8582
    @mimoomer8582 Před 3 lety +3

    Salamad salamad 7m iyo 2k iyo 130 commnts

  • @nagipmhedaliofficial3517
    @nagipmhedaliofficial3517 Před 3 lety +9

    Waar Baryhn Halimo gobaad Hargysay Kala kiciseee ya ila arka

  • @abdinasirbambey
    @abdinasirbambey Před 3 lety

    No one like hassan Gantaal 💪💪💪👌👌👌

  • @hoodohasan3205
    @hoodohasan3205 Před 3 lety

    Halimo gobad and hasan gantal hees shidan iga dhe viva hargaysa cadey👏