CALI ZAKI & HALIMO GOBAAD - XIGAALBAAN HELLAY OFFICIAL VIDEO 2021

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 4. 04. 2021
  • Cali Zaki & Halimo Gobaad
    Xigaalbaan Hellay
    Erayada: Abdirahman Qoslaye
    Laxanka: Xariir Axmed
    Music: Maxamed Yare
    Camera: Liibaan Dahir & Khadar Waqal
    Editing: Khadar Waqal
    Afro Waqal Furinle Production
    OFFICIAL HALIMO GOBAD CZcams
  • Hudba

Komentáře • 411

  • @lajeclaydashidan441
    @lajeclaydashidan441 Před 3 lety +36

    Hoyga fanka ilbaxa hibada hargeia haf london ♥

  • @yessboss9640
    @yessboss9640 Před 3 lety +63

    HARGEISA 💚😍❤ hoyga fanka iyo fanaaniinta kala kicisa

  • @moali6299
    @moali6299 Před 3 lety +268

    inta sugayso ramadanaka cafimad ina ku gaarto like saar.👍

  • @haniali4142
    @haniali4142 Před 3 lety +63

    Naagiih waawynaa fanaaniinta ahaayoo dhami iny hargaiza joogaan inta ila aragty liketa ha iladhaafina xaliimo gobaad,kiinjaamac,farxiya fiska,nimco dareen intuba hrgaiza ayy joogan

  • @yaasmiinabdi4209
    @yaasmiinabdi4209 Před 3 lety +7

    Wanu ku fana waddankayga somaaliland kunjeer ku xamadinay intu alleh nasiiyay nabad🤷‍♀️❤❤❤❤

  • @bulshawiofficial3230
    @bulshawiofficial3230 Před 3 lety +81

    ❌𝗗𝗶𝗴𝗻𝗶𝗶𝗻 𝗶𝗺𝗶𝗸𝗮𝗯𝗮 𝗻𝗲𝗯𝗶𝗴𝗮 𝘀𝗰𝘄 𝗶𝗼 𝗾𝘂𝗿,𝗮𝗮𝗻𝗸𝗮 𝗹𝗶𝗸𝗲 𝗹𝗮𝗴𝘂𝗺𝗮 𝗿𝗮𝗮𝗱𝘀𝗮𝗻 𝗸𝗮𝗿𝗼𝗵

    • @almaz100
      @almaz100 Před 2 lety +1

      Sallalaahu calayhi wasallam

  • @aaminaismaacil6726
    @aaminaismaacil6726 Před 3 lety +9

    Cida jecel nabiga like dheh cidaan jeclayna ha dhaafo❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @ciiltireboramawi3370
    @ciiltireboramawi3370 Před 3 lety +28

    Haliimo gobaad quen style nd cali saki king style inta igu raacsan is muujiya

  • @legendfuadherro3912
    @legendfuadherro3912 Před 3 lety +55

    hadaynu nahay Reer somaliland
    xadaarada iyo style.ka laynagu aqaan soomali Legend Ali zaki kuwataa zhp

    • @mahadomaankhalid7799
      @mahadomaankhalid7799 Před 3 lety +1

      WAA KU SIDEE SOO MA NIHIN NUUX ISMAACIIL KII DHABTA AHAA 💎💎💎🤴🤴🤴💚🏐❤

  • @apdiazizmaarka3423
    @apdiazizmaarka3423 Před 2 lety +6

    Xaliimo gobaad oo fanka ka maqan hadaad daawanayso like saar 😭☹️ Xaliimo fankii waaku tabay Heestan waa the best song 🎵

  • @Malapo22__
    @Malapo22__ Před 3 lety +6

    Hoyga fanka iyo sugaanta hoygii hidaha iyo hal abuurka somaliland duriyada waan idin wataa hiigsada asaagiin waa jaarkiina xalaasha ah 🤍💚❤

  • @saacidmahmuud392
    @saacidmahmuud392 Před 3 lety +58

    Wll Rabadaan waxaa ka hadhay 7days insha allah farxad allah hynagu gaadhsiyo aaamn iyo liketa

  • @marwaibrahim8484
    @marwaibrahim8484 Před 3 lety +34

    Wwwwww faannina shidan iyo wadan shidan llove yuo Somaliland💚💚💚💚💚💚💚💚💨💨💨💨💨💨💨♥️♥️♥️♥️♥️💪💪💪

  • @teamiskufilan5896
    @teamiskufilan5896 Před 3 lety +3

    Xaliimo gobaad keep going mcnti qof aanan cidlasiminbaad tay wll cadwgaa hajabo noolow inta nolol jirto

  • @khaalidkaamilofficial7166
    @khaalidkaamilofficial7166 Před 3 lety +15

    Ali zaki ft xalimo gobaad another level always❤❤✌

  • @jamacyare3778
    @jamacyare3778 Před 3 lety +2

    Xaliimo gobaad gabadha kaliya oon fanka katageero keep going qlly markey noqotawo mar anigana HEES waan kulaqaadi doona😅😅

  • @queenfahima3996
    @queenfahima3996 Před 3 lety +33

    Cali Zakiyoow Xaliimo calanka Somaliland ma adaa u geliyay 😅 noolaada huuno ❤

    • @777-y4k
      @777-y4k Před 3 lety

      Kkk why not

    • @najiibmaxamed2034
      @najiibmaxamed2034 Před 3 lety +2

      My qoftu ayada xiratey qof walba xuriyadiisa isaga leh

    • @anisahassan5207
      @anisahassan5207 Před 3 lety +2

      Indho dheeridaa inader😅😅mar dambaan arkay anuuye

  • @khadraciise2044
    @khadraciise2044 Před 3 lety +9

    Hargeysa hoyga fanka Fananin badan in e isugu imaaden inta ila ag halimo gobaad nimco dareen Farxiyo fiska kiin jamac

  • @hoodomaxamud9144
    @hoodomaxamud9144 Před 3 lety +2

    Ilahy ramadanta khyr iyo nabad ha inagu gaadhsiyo🤲🤎

  • @nasserjama5797
    @nasserjama5797 Před 3 lety +64

    Iminkay saliga nebiga iyo quraan like Ku raadinayaaan
    Waar adeer heesta dhagaysta

    • @mohamedabdirashiid2543
      @mohamedabdirashiid2543 Před 3 lety

      Adigu maxaad ka hadshy haweenpa thee inaad heesaha dhagaysto kuma vcnpa nio

    • @almaabdi5648
      @almaabdi5648 Před 3 lety

      Nasser Allah kuhanunsho aniga it
      Iyo adigaba waxa soqortay kafirso inta dad ujawabeso danbi hagalin kuma sali xabibkena ad so magac qaday salalahu caleeyhi wasalam

    • @nasserjama5797
      @nasserjama5797 Před 3 lety +1

      @@mohamedabdirashiid2543
      Haweenku ma wax xunbaaa , hooyada haween mAaha miyaa ,maxay ceebee leedhay
      Anigu wax jiraaN Ka hadlay saliga nebiga ayay like Ku raadsanayaan

    • @nasserjama5797
      @nasserjama5797 Před 3 lety

      @@almaabdi5648 aamiin ilaahay ha ina sugo dhamaatenba wll
      Nebiga scw ❤️
      LkN like in lagu raadsado ma fiicna
      Mhdsnd wll

    • @yaasmiinabdi4209
      @yaasmiinabdi4209 Před 3 lety

      Scw scw

  • @sihambulle8791
    @sihambulle8791 Před 3 lety +3

    Heeska waqal ka radinayay inta maa leeso galshy anyway keep going my sis gobaad and brother Ali zaki😘😘❤✌

  • @abdiahmet516
    @abdiahmet516 Před 3 lety +7

    Wiil iyo Hooyadii Ma moodaa🤦‍♂️😂😂🏃‍♂️🤸‍♂️

  • @dagan1122
    @dagan1122 Před 3 lety +1

    Woow 🥰 Haalimo gobaad Hargesa ayay shidadtyyy...😋💯

  • @Jama143
    @Jama143 Před 3 lety +28

    Isku dhuuuqa yaree afka laysu galinayo maad naga dhaaftaan iskaabulo nahee😂

  • @farhiamumtaz
    @farhiamumtaz Před 3 lety +5

    Ramadan ayaa so dhawe naga jojiya ka walida heesaha cusub🤫🙄

  • @abdixafidguudlawe2796
    @abdixafidguudlawe2796 Před 3 lety +31

    Heestaana waxaa fiicneed in lasoodhigo after Eid aan ku ciidnee Hada Soon Caming soon 👋🙏

  • @bartanabada2906
    @bartanabada2906 Před 3 lety +7

    xaliima gobaad fanaaniita hargaysa oo dhan ma inay heeso la soo wada qaado bay rabtaa waa fanaankii 3aade😂🖐👌

  • @samsonhdlyrics3723
    @samsonhdlyrics3723 Před 3 lety +6

    Inta Ila Aragta Inay Kharazh Gazhay Xaliimo Gobad
    xaliimo Gobad Somaliland Way Uso Zhaqo Tagtay ❤

  • @abdiwaasacqorshe7195
    @abdiwaasacqorshe7195 Před 3 lety +3

    Another level clip.🤩🤩

  • @ismailmohamett4551
    @ismailmohamett4551 Před 3 lety +36

    2LEGENDS 🔥🎧✊

  • @munahassan5165
    @munahassan5165 Před 3 lety +3

    Manta aniga ugu horeyo xaliimo gobaad ilove you xapipty 😍😍😘

  • @abdirahmanaska5851
    @abdirahmanaska5851 Před 3 lety +3

    Camera dan waqal aya duubay 💪wa sida aan filaayo ♥️

    • @hoodocali421
      @hoodocali421 Před 3 lety

      isaga duubey waxanku arkayba tiktoktiisa

  • @israalbatross1048
    @israalbatross1048 Před 3 lety +1

    Fanaanadii majeerteen quruxda waa lagu ogyahay💎❤️👌

  • @hamdadaauud370
    @hamdadaauud370 Před 3 lety +3

    Cali zaki wllky💚💬♥️💚💬♥️💯💯💯

  • @khaderhonesty
    @khaderhonesty Před 3 lety +2

    WHAT A SHOT🌟

  • @princeabdirahmanartan
    @princeabdirahmanartan Před 3 lety +3

    Another Amazing Song.

  • @mameromio2922
    @mameromio2922 Před 3 lety +6

    Iskapulo xumaa Maxa ii tusay horadadeedaa 😂😱😘

  • @khaliilrashid1064
    @khaliilrashid1064 Před 3 lety +54

    Inta Jiifka ku dawanysa like hayla dhafin 😂♥️☝️

  • @minestermubaarikbunni5671

    Nio waxan modayey iney hit tahey sidaan izlaha may noqon Hadana kuzocda ✌✋

  • @hanamuna8748
    @hanamuna8748 Před 3 lety +8

    Xaliimo and Ali zaki
    ❤👑❤
    Best song ever

  • @heersareofficial7814
    @heersareofficial7814 Před 3 lety +1

    We love fanka somalida😍

  • @abokorahmed3288
    @abokorahmed3288 Před 3 lety +8

    Dirisle waan ku salaamayaa zhp kolay waad arkysaa faaladydee likena saar zhp

  • @aftahkaramah5368
    @aftahkaramah5368 Před 3 lety +4

    Halkan Waxa Ka salamaya Gabar kastoo Single Ah xbb Nolow💋❤🤣

  • @xikmaalhadaamo3134
    @xikmaalhadaamo3134 Před 3 lety +2

    Waaaw Ali zaki& Halimo Gobaad❤️❤️❤️

  • @munaali9909
    @munaali9909 Před 3 lety

    Mansha allh decorationka hadal ma karayo iyo faynuus yadi barigi hore🥰😍😍😍😍😍

  • @yonezcrown
    @yonezcrown Před 3 lety +1

    Walayabay🔥🔥

  • @reergaalkacyood9361
    @reergaalkacyood9361 Před 3 lety

    Heestii ugu Xumeeed 2021

  • @pospos8658
    @pospos8658 Před 3 lety

    Fast aniga ayaa Eh

  • @mohamedabdihakim5106
    @mohamedabdihakim5106 Před 3 lety +20

    Kun jeer ku xamdi ilaah somaliyey gabadhenih wey tagtayeh subscribe ta an uwada saarnoh way naga midantahayeh wllshy haliimo gobad on fire 🔥

  • @Raquel-pm9fc
    @Raquel-pm9fc Před 2 lety

    Wowwwwwww wa hees daren xaabarsaan caadii maha🎁♥️♥️♥️♥️♥️🌸🌸🌸🌸🌸

  • @abdullabdulla0544
    @abdullabdulla0544 Před 3 lety +1

    Hess igadeh first one

  • @najmainadarwiish7685
    @najmainadarwiish7685 Před 3 lety +1

    From waqal studio

  • @mohamedabdirashiid2543
    @mohamedabdirashiid2543 Před 3 lety +5

    Wll hadaad alle io nebi jeceshy like sida raga isaar adi iyo raganimada

  • @hamseabdifataah5617
    @hamseabdifataah5617 Před 3 lety +3

    Woow xaliimo gobaad iyo cali zaki so beautiful

  • @ahmedmahamed1037
    @ahmedmahamed1037 Před 3 lety +1

    woow Best❤🙌

  • @abdifataahmohindho4030
    @abdifataahmohindho4030 Před 2 lety +2

    This is so cute song . Cali saki and x.gobad keep goinh

  • @munamaxamed3042
    @munamaxamed3042 Před 3 lety

    Waaaawo hestu wayi igu socota 🌹

  • @user-hw7oq8fy3w
    @user-hw7oq8fy3w Před 3 lety +3

    Qof ka ugu horeyay hees iyo badh

  • @aboubenabou4498
    @aboubenabou4498 Před 3 lety

    Hal fanan ayya udiman inay la hessto halima goobad waa cabdikarim cali shaah.

  • @nuurcase7761
    @nuurcase7761 Před 3 lety

    Super heat💥💪❤❤

  • @boqoradasomaliland5920

    casimadeyda an ku fano
    ina adeerkey Cali Zak❤️🌹💚

  • @Cadegudevlogs
    @Cadegudevlogs Před 2 lety

    Hore usoco wlaalayaal Cali iyo xaliimo

  • @abdirihimrodol5629
    @abdirihimrodol5629 Před 3 lety

    Xaliimo calnkii jamuuriyda parkysan xidhnty mash allh

  • @suldanabdirahman3970
    @suldanabdirahman3970 Před 3 lety +1

    Wooow waa hees aad u macan qaabka loodubey waa qaab cusub oo aad u quruxbadan hore usocda👍❤❤

  • @Inna_mohamet
    @Inna_mohamet Před 3 lety +1

    TWO LEGENDS
    😍OMG BEST VIDEO WLHI AMEZING
    IMISS YOU HARGAYSA HADHWANAG ❤

  • @djbaahozqulleh570
    @djbaahozqulleh570 Před 3 lety +3

    Mnsha Allah nice song keep going sister haliimo gobaad

  • @hamdahayyi2822
    @hamdahayyi2822 Před 3 lety +3

    Faynuustanba ka hely 🥰

  • @suufiawjaamac488
    @suufiawjaamac488 Před 3 lety +3

    Waw nice song xalimo gobaad Cali Zaki two legendary stars

  • @moruush884
    @moruush884 Před 3 lety

    Omg 2 deys 9000 xalimo gobaad family another Level ❤❤❤👏👏

  • @faraxsacad2692
    @faraxsacad2692 Před 3 lety +1

    Keep going halimo Gobaad and Ali zaki

  • @Fatima-qw8yj
    @Fatima-qw8yj Před 3 lety +3

    Asc walalahyg qalig aah fadlan iso boqoda illaahay muurad kina haa nii sahalo walashin ayan aahee inshallh illaahay Ramadaan nabad haa nagu garsiyo aamin 🙏🤲

  • @karrinaomar6336
    @karrinaomar6336 Před 3 lety

    Xaliima yareey quruxeey waan ku hiloowey mcnto 👌

  • @abdirahman_gannoofficial5215

    Best VIDEO of Somalia's singer's viva empire Ali zaki ft haliimo gobaad

  • @abwan-qarami8267
    @abwan-qarami8267 Před 3 lety +2

    Halkaaan waxan ka salamaa xariir axmad cabdulahi laxankaaan aaadka u sareeya soo saaray iyo cabdi raxmaan qoslaaye ereyo edeb daran halkaaan nagu casuumey sooma koobi karo asxabta cali saji xalima gobaaad guul

  • @ZuHaYP_t0mLY
    @ZuHaYP_t0mLY Před 3 lety +6

    Ramadanka cafimaad qab Alah kugu gaadhsiyo ♥
    FADLAN ISO BOOQO WLL WALASHA AHAY THANKS ♥ ♥

  • @s.rashkaarofficail3018

    First coment me

  • @maateofficial7685
    @maateofficial7685 Před 3 lety

    Hees iyo badh 🔥🔥

  • @faizaaxmad5153
    @faizaaxmad5153 Před 3 lety +7

    Ali zaki is fire👌👌

  • @said-dd1wb
    @said-dd1wb Před 3 lety +1

    Xaga musica mahane dhinacyada kale waa jag👍

  • @waqalwstudio877
    @waqalwstudio877 Před 3 lety +47

    ALi IYo HaLiNo IdiN WaTa nio ZaX M FiRTs VeIr

    • @yaxyeadan9631
      @yaxyeadan9631 Před 3 lety

      Ma xaliimo ayaa ka diiday maxad uso galin wayday Mr.khadar. Waqal.

    • @iamk3977
      @iamk3977 Před 3 lety +1

      @@yaxyeadan9631 waa Fake channnel wlal waqalkii saxda ahaa ma ahan

  • @amaalqalisaleeban1692
    @amaalqalisaleeban1692 Před 3 lety +3

    Waydun ku nuux nuuxsateen alleylehe😙😇❤

  • @ibrahimiiman2587
    @ibrahimiiman2587 Před 3 lety +6

    Qacanta soomalilnd inaaysidto xaliim inta ilargtay..💔💙😍

  • @ayaanlemuzelyrics5038
    @ayaanlemuzelyrics5038 Před 3 lety

    Wooiw wllky ali.saki wllshy xaliino

  • @aliizaali2684
    @aliizaali2684 Před 3 lety +1

    QUEEN gobaad❣

  • @cristiano4mview527
    @cristiano4mview527 Před 3 lety +6

    2:30 ku heystaa run ahantii

  • @fianeid4429
    @fianeid4429 Před 3 lety +1

    Weywey mxan coming soonkeda sugayay

  • @zimpaofficial5835
    @zimpaofficial5835 Před 3 lety +2

    Layaab Layaab xaliimo cali saki✌

  • @kiindhaladabdulla444
    @kiindhaladabdulla444 Před 3 lety

    💯💯💯waxan hees waydhafda

  • @anisahassan5207
    @anisahassan5207 Před 3 lety +1

    Mar ba ku yarood dhali karto lasoo hees xaliimooy 😅

  • @muniirajirdeh766
    @muniirajirdeh766 Před 3 lety +6

    Woooooow Wax Kale Quruxda video gaaba i iLwsiiyey Heestan Lahaa dhagayso🥰 Haliimo Gobaad Vs Ali zaki ✌😍

  • @landaali6296
    @landaali6296 Před 3 lety +1

    Hargeisa waa layskugu yimi waxa jooga Xaliimo Gobaad Nimco dareen Farxiya fiska waa yaab

  • @mohamethnazri5044
    @mohamethnazri5044 Před 3 lety +5

    Before ramadaan wixi aad haysaanba soo fasaxa🤣 Heestan hadii aad sugaysey Ali zaki iyo Gobaad 👍🏼💯❤❤🤟

  • @ahmatmoh8137
    @ahmatmoh8137 Před 3 lety

    Waqal studio another

  • @samirasiciid2996
    @samirasiciid2996 Před 3 lety

    Woow bast song🥰😘

  • @kowsaraxmad109
    @kowsaraxmad109 Před 3 lety

    M...a best song🔥🔥

  • @HYSh2023
    @HYSh2023 Před 3 lety +2

    Dadkan iyo Anigaba Allah na hanuuniyo aamiin.

  • @khadraindho7181
    @khadraindho7181 Před 3 lety +5

    wleee xaliimo gobaad Waataa reer somaliland u xiďheen dirac baati wayne we we reer hargysa 😅😅😅😅😅😅

  • @yusufshide3644
    @yusufshide3644 Před 3 lety +1

    Keep going my zizter

  • @amiinmaxamed2863
    @amiinmaxamed2863 Před 3 lety +1

    waaw habo xalamo goobad salan sare

  • @abdidahiradandirie17
    @abdidahiradandirie17 Před rokem +1

    Yaa salaam Xalimo