KHADIIRA DHALAD & ABDIFATAAX SIBSIB | INABA CAADI MAAHA QURUXDAADU 2019

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 5. 09. 2024
  • Heesta : Inaba Caadi maaha Quruxdaadu
    Erayadii Laxankii & Music
    Abdifataax Sibsib
    Codka : Khadiira Dhalad & Abdifataax Sibisib
    Camera & Editing : Nuuradiin Dugsiiye
    Production : Afro . Waqal & Furinle
    hodan abdirahman, kiin jaamac, mursal muuse, somali music 2019, cabdi hani, ugbaad aragsan, qamar suugaani

Komentáře • 612

  • @SucaadoQamar45
    @SucaadoQamar45 Před 24 dny +21

    Dadka dawan doonan 2030ka anaga hada waxay notahay 12Aug2024 jiilka nagan danbeyow Ilalaaliya salada waqtiginana qeyr uga faaideysta😢😢❤

  • @iimaanhassan8095
    @iimaanhassan8095 Před 5 lety +440

    Qof walba oo muraad leh alle ha u sahlo amiiin♥️

  • @hamzikofficial
    @hamzikofficial Před 5 lety +710

    Qof kasta oo QoraaLkayga Arka
    Wxaa Urajeynaya cimri dhrr io CfiMad slaan✋✋

  • @elyahyelaaskawi2341
    @elyahyelaaskawi2341 Před 4 lety +49

    Wxan Eegayaa Bal Somalidu Iney Hesaha Kadaba Tagaan Ama Hesta Mrkey so baxdo Kliya dhageystaan....😁👇👇
    Mrkaa Hdad Mar Labaad timadey Like isaar💟👍

  • @user-df6tp2cs2t
    @user-df6tp2cs2t Před 6 měsíci +43

    Who is watchig 2024❤😂 14 feb

  • @shaadiyadiamond6927
    @shaadiyadiamond6927 Před 5 lety +88

    Ar dadku cad cadaa MshaAllah😂👏Like Somali Nabi Mohammed

  • @mrmanrog3806
    @mrmanrog3806 Před 5 lety +224

    Dirisle yaaka soo arkey heestan⭐️🤣

  • @bunowofficial807
    @bunowofficial807 Před 5 lety +529

    Adigoo daawanaya haddaa commentiga aqrineysid like-ta ha ila dhaafin

  • @ikranabdi4290
    @ikranabdi4290 Před 4 lety +16

    Ina ragg inta nool dhami dooda kaan ka ishaarteen kaba raaco inta samaha jecel igu qabta like tiina😘😉😉

  • @abdifataaxzibzib5287
    @abdifataaxzibzib5287 Před 5 lety +135

    waxaan aad ugu mahadnaqayaa dhamaan bulsho waynta
    waqal maqal araga
    nuradiin dugsiiye
    dhamaan asxaabta ka hawl gasha studio waqal afro furinle
    asxaabta qaaliga

  • @daadirm2669
    @daadirm2669 Před 5 lety +49

    Waa iga gadan tahay hestan hargaysa hoyga fanka somaliyed allow idin barakee❤❤💥💥💥

  • @careefofficial9019
    @careefofficial9019 Před 5 lety +68

    WooooW Keep Going Hadaanu Nahay Dhalinta Fanka Ama Hoyga Fanka Somaliyeed Ee Hargaysa Somaliland

  • @xamdanur1090
    @xamdanur1090 Před 5 lety +73

    Heestii igu horayasay ee ana 10mara dhagaysoto duriyada love you 💋💋💋♥️♥️♥️

  • @inahaibeh
    @inahaibeh Před 5 lety +48

    Tol beelay Somaliland noolow waxas heesa♥️ Inta Somalilanderka like ii saara

  • @nasmaibrahim2688
    @nasmaibrahim2688 Před 5 lety +44

    Aragau igu filan indhahaygiyaw my king wixi is jecelba allh ha isku daayo ♥️♥️♥️♥️♥️

  • @leyloabdi6447
    @leyloabdi6447 Před 5 lety +32

    Gabdhaan qurux badan wlhi gabadh ka quruxxan maheesto yaa ila qaba maasha alh

    • @socsaacademy8919
      @socsaacademy8919 Před 5 lety

      Me

    • @justsaywow766
      @justsaywow766 Před 5 lety

      Araweelo,nasteexo indho,ayaan heego iyo kiin jaamac baan ka xasuustaa wax ka qurxoon qoftaan

    • @leyloabdi6447
      @leyloabdi6447 Před 5 lety +4

      @@justsaywow766 walee intaa sheegatay qurux kuma gaaraayan waayo gabadhaan wey wada dhisantahy aniga xageyga waa one fanand qurxan

    • @justsaywow766
      @justsaywow766 Před 5 lety

      @@leyloabdi6447 dabcan qofta baad aqoon fcn u leedahay saas baad u amaanaysaa hadii aad tidhi hablahaas baay ka qurxoon tahay

    • @hanuush6787
      @hanuush6787 Před 5 lety

      ☝️

  • @somalivlogs6780
    @somalivlogs6780 Před 5 lety +42

    Khadiira Dhalad Iyo Abdifatah
    Dadkii Hargeisa Lahaa Weeyi
    Hore U Socda
    🤓🤓🤓🤓🤓🤓

  • @hafzaliban407
    @hafzaliban407 Před 3 lety +4

    Abdifatah faysal Mohamed ismacil muxumed jaamac muuse guuleed Kaliil samatar wacays cali inaabti masha Allah

  • @zeyna5645
    @zeyna5645 Před 5 lety +84

    حلوه صومالي واهلها في قلبي🇸🇦🇸🇴

    • @aziiz94
      @aziiz94 Před 4 lety +6

      لو انت او انتي من الصومال وش جاب علم السعودية هنا 🤔😏 ، نحنا صوماليين لسنا عرب ونفتخر بهويتنا الصومالية ⁦🇸🇴⁩💙🕋

    • @avenger9023
      @avenger9023 Před 4 lety +1

      ماهر ابن سن
      Hoyada anaa wsa

    • @a.a1412
      @a.a1412 Před 4 lety +3

      Alla ku necbiyaaa

    • @avenger9023
      @avenger9023 Před 4 lety

      Queeen Asiyah Saudi sow mhan xbti

    • @mubarakadam2102
      @mubarakadam2102 Před 4 lety +1

      Somaliland not somalia

  • @glti12
    @glti12 Před 3 lety +10

    2021 Hadaad daawanezid caafimaad kuu rajeenaa❣️

  • @hazzanapdirahmaan2036
    @hazzanapdirahmaan2036 Před 5 lety +47

    inTiii mar iYo waxka padan dhageysateY LiKe Ta

  • @somalisame2416
    @somalisame2416 Před 5 lety +322

    Wlhi Waa Bilahi Waxa Jirta malin Aad Jawaab U waayi Ama Anad wakhti U Helayn Waxaad Manta Qaldayso Saxidiisa. 😡

  • @kanzagelinbacayn
    @kanzagelinbacayn Před 5 lety +14

    Abihiin cuna
    Inaba caadi ma ahan labadan canug 😲😲🔥🔥🔥🔥
    Yarka Sir Mxamud u cod ekaa lkn 🤓🤗😍😍😍

  • @moh2232
    @moh2232 Před 5 lety +61

    EREYADA LAXANKA MUSIC GA waYu nin kani isku DarzadaY wllE nin Karti leH pro hadad Comment gayga arakTo #like igu qapo

  • @abdikhaliif9354
    @abdikhaliif9354 Před 5 lety +19

    Khadiira wlo waa qurux bdnthy ee wlo il iyo cawriba la awo is astur wlo ayan lagu cawriyeen waad quruz bdn thy wnan ku tageraa heesaga oo dhan wlo hore u soco

  • @maryanhappy5356
    @maryanhappy5356 Před 4 lety +17

    Ar cadaan bdnaa dadkan wan maseeray waa inaa ismariyaa 🥴🤭🤭😂best hees

  • @cazhaqaygamaha8448
    @cazhaqaygamaha8448 Před 5 lety +21

    inta ila argtey heesta inu ninku shidayo like 😊

  • @mehmednazri8607
    @mehmednazri8607 Před 5 lety +9

    Asal dhalad quruheey ayahaygii asluub isiri wacan ayahaygii indha deeqa simanay ayahaygii ❤❤🙌🙌

  • @AbazMohamed-j6m
    @AbazMohamed-j6m Před 22 dny +2

    Wllayal ku saliya xabiibkeena scw

  • @abdihakimhussein1661
    @abdihakimhussein1661 Před 5 lety +101

    Intii dirisle cabdi reactionkiisa kasoo aragtay heestan like dhac isgu siii🙏🙏🙏🙏👋👋

  • @Abdullahi-Daacad
    @Abdullahi-Daacad Před 5 lety +9

    Firts one woow

  • @ayaanmahamoud5665
    @ayaanmahamoud5665 Před 5 lety +33

    Wll xishoo gabadh muslimada ayaa tahee sidan risiq laguma raadiyee ilaahay kabaq xisaabti aakhiro mad ilawday

    • @mohamedhassanadan7150
      @mohamedhassanadan7150 Před 5 lety +2

      Adbo muslimad baa tahay walasha maxaa clipka play u dhahday waa hees wacdi ma ahane🤔

    • @ayaanmahamoud5665
      @ayaanmahamoud5665 Před 5 lety +2

      @@mohamedhassanadan7150 subxaanala dadka diintu ku yar tahay ayay waxani raali galinayaan waxan ilahay raali ka ahayna raali lagam noqdo inta xun iyo shaydan kuna way kafa idaysanayaan miyaad lajeceshahay adigu walasha

    • @mohamedhassanadan7150
      @mohamedhassanadan7150 Před 5 lety +2

      Warka aan kala qaadno clipka wacdi ma ahan adi maxaa u daawatay ma ii sheegi kartaaa? Magaca ku qoran wuxuu muujinayaa iney hees tahay! Heesta miyaa banaan? Naagta iyadaaba ugu talagashay qaabka eey kusoo qaadeeyso weeyba qaldantay, adigaa ka daba qaldamay, maxaa ku daawasiinaya clip hees adoo og in heesta danbi tahay?
      Ha is boojeyn diintaa kugu yar iyo waxba ha ku kor ganban ee waxaada cadeeyso heesta dhageeysigeeda danbi ma ahan miyaa? Naagta is qaawisaa danbi eh? Ii kala cadee warka?!

    • @ayaanmahamoud5665
      @ayaanmahamoud5665 Před 5 lety

      @@mohamedhassanadan7150 kkkkkkkkkk horta anuu heesaha maba dhagaysto lakin adigu waxan ad kagu banayso wali mafahmin maxad ku raacsan tahay gabasha qaawan mise waxkala jire warka shaaca kaqaad waxan waaa dambi heesta iyo kuwa qaadaya iyo adiga dhagaysanayaba

    • @ayaanmahamoud5665
      @ayaanmahamoud5665 Před 5 lety

      @@mohamedhassanadan7150 waxan layaa banahay gabadha sodonta ah ee isqaawinaysa anuu waxan ka talinaya aaya heeda dambe iyo akhiro aduu maxad ka talinaysa

  • @MahadMaxamed-hn5sk
    @MahadMaxamed-hn5sk Před rokem +2

    Hestan 2019 gawar aan jeclay Samiro la dhaho ibartay ilahada marka dhagesto iyada kuso xasusta 😢😮😢

    • @xasnoali9688
      @xasnoali9688 Před 2 měsíci

      Samidey waaye maheysaaa gabdha imika?😂❤

  • @abaazamiin1070
    @abaazamiin1070 Před 5 lety +71

    wlhi waa heesta bishaan soo socoto oo dhan lagu raxaysan doono ya igu racsan

    • @shaarubsulleiman9229
      @shaarubsulleiman9229 Před 5 lety +1

      Yaaahu balo kugu raaxaystay 😅😅😅😅😅😅

    • @ayn-m266
      @ayn-m266 Před 5 lety

      @@shaarubsulleiman9229 😂😂😂😂😂I'm deed

    • @shaarubsulleiman9229
      @shaarubsulleiman9229 Před 5 lety

      Cabaaz amiin balo ku raaxaystay 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

    • @khadirahassan6262
      @khadirahassan6262 Před 4 lety

      @@shaarubsulleiman9229 😂😂😂

  • @bilanbarwaaqo4072
    @bilanbarwaaqo4072 Před 5 lety +15

    Inaba caadi mahan heestan😍

  • @hazankaafi4473
    @hazankaafi4473 Před 5 lety +108

    War yaa tik tok ka socdo is muujiya tolkeyga tiktok👇👇👇👇

  • @dhiibsanetvshow
    @dhiibsanetvshow Před 5 lety +129

    Bilahi calak like hayalah dhaafiN mah ceebah🤣🤣

  • @AJmedia1
    @AJmedia1 Před 5 lety +104

    4:00 goal aan inaba caadi haynbuu ka dhaliyay lakiin 4:32 ayay si cajiiba uga soo ceshatay hahahaha inta ila so eegtay LIKE

  • @shaarubsulleiman9229
    @shaarubsulleiman9229 Před 5 lety +122

    Horta qaybta commentiga miyaa la seexda mar walba u hore is yiraahdayo waxan arkaa dadkiiyo wada hurda 😅😅😅😅😅😅😅😅😅 like ta dhac igu siiya

  • @hassancadaawe4266
    @hassancadaawe4266 Před 5 lety +20

    #Waqal_studio full respect 🎶🙏

    • @hamdazikawi711
      @hamdazikawi711 Před 5 lety +2

      Asc mcn Heee qaaali. Wllo❤️❤️

    • @hassancadaawe4266
      @hassancadaawe4266 Před 5 lety

      @@hamdazikawi711 wcs wall

    • @inajaamac9193
      @inajaamac9193 Před 2 lety

      @@hamdazikawi711 naa saa tahy. Hee wxay 😂mxaa kaa qldan ba la yidhi meesha Ma labaad aad iska qaracda moodaysa 👊🏾👊🏾 caadi iska dhig de

  • @mohamedibnumuhumed3041
    @mohamedibnumuhumed3041 Před 5 lety +61

    Fanka nasabki HARGEISA Borama hadadtahey like

  • @qurayshaaxmed5700
    @qurayshaaxmed5700 Před 5 lety +1

    Umadan ayaa aduunka jooga ilhy halaga cabsado dumaroow is qawintu qurux mahan janona kuma galiysid Yaa rabi dulqaad badanidaa naxariistadu badanaaa

  • @princesssawsan2048
    @princesssawsan2048 Před 5 lety +22

    Intaa berka ujifta iyagoo dawanayh like igu dhug siyaa🤣

  • @niin128
    @niin128 Před 5 lety +42

    New score sibsib
    Erayada : sibsib
    Laxanka : sibsib
    Music : 😂😂 sibsib
    ISKU FILAN WEEYI NINKANI
    Waxba xita muu hanbayn 🍉🍌 🤣🤙🤙🤙🤙🤙🤙 go forwrd

  • @garyaqaanshuute
    @garyaqaanshuute Před 5 lety +7

    Heestan 1M wey uqalantaa wlhy laxanka inaba caadi maaha 🥰🥰🥰

  • @khadrah6517
    @khadrah6517 Před 5 lety +16

    Maxan aqrin kara walahi muqalka cadi maha waqal horo usoco 10 jeer an adawaday

  • @abdirisakosman8499
    @abdirisakosman8499 Před 5 lety +31

    Inta ayagoo Earphone qabta dhagaysanaysa heestan like saara😂

  • @iscopoy3397
    @iscopoy3397 Před rokem +2

    Salaada hala ilaaliyo walaalayaal

  • @hanuush6787
    @hanuush6787 Před 5 lety +12

    Waaaw❤️ khadiira dhalad naag ka qurxoon fanka somaliyeed Kuma jirto xata waa bila make up imika👏💋

    • @hamdixiis7418
      @hamdixiis7418 Před 5 lety

      Kkkkklkkk ben badanaa yasiinkee

    • @asensio568
      @asensio568 Před 5 lety

      Alla been weynaa

    • @asensio568
      @asensio568 Před 5 lety

      Dumarka wexey moodan makeup inay qurux tahay lkn raga wey ka wiswisaan

    • @moh2232
      @moh2232 Před 5 lety

      Wa bila make-up kulhaa adigu miyaad la joogtay mise qabiil ahaan bad ku difaacaYsa😂😂

    • @hanuush6787
      @hanuush6787 Před 5 lety

      @@moh2232 qabiil maxa meesha keenay huuno maba marsato Ana Ku idhi ee Naga tagdee uuf miyaad taqaan mise anaga na taqaan

  • @iqriinacadey2107
    @iqriinacadey2107 Před 5 lety +11

    Heestani inta ay daren galisay like sara wllalayal 😍

  • @luulomar7674
    @luulomar7674 Před 5 lety +8

    Hestan wxan ka arkay qof Stutas kisa so dhigayuqalka sda lo duubay marks arkay ayan gartay wlhi waqal studio mahee inanu CID kale samen Karin Vedio cenkan Hormar wacan Walalky🤴❤🥰

  • @fariihadaahir5033
    @fariihadaahir5033 Před 5 lety +6

    Ax hees dagan iyo muqal i rali galiyay tnx waqal haqabtire❤👏🙌😎

  • @alibaba8340
    @alibaba8340 Před 5 lety +7

    Waqal studio the best video of the year 2019

  • @khadarcasoodofficial5314
    @khadarcasoodofficial5314 Před 5 lety +6

    Hees kala kacsan runtii khadiira dhalad iyo sibsib hore usocda

  • @hudahoodo6163
    @hudahoodo6163 Před 5 lety +11

    Sad😢 inankastoo qurux badan wtaa mrkaliya la dufsanayo

  • @abdisamedhamudbarreosmanch5564

    sibsib our legend keep going sanad iyo badh ayaaan si xidhiidha udhagaysanayaaa heestan❤️❤️👑👑

  • @ikhlasxusen5346
    @ikhlasxusen5346 Před 4 lety +6

    Aniba caadi mahan quruxdeydo

  • @suldaanmuhammadmillion7411

    Fanaan walbaa maalin uun buu suuq yeeshaa kuwana waa maalintooda heestan baa u kala kacday

  • @Saad-ds6lu
    @Saad-ds6lu Před 5 lety +7

    Lugaha iga qari khadiiraay 👌

  • @cnasirudhis7401
    @cnasirudhis7401 Před 5 lety +5

    Quruxleyda la sheego kadira dhalad 👏👏👏👏👏👏

  • @Sakariajama
    @Sakariajama Před 5 lety +5

    Wllhi Codkinu inama Caádi MaHa 👏👏

  • @xamdatogdheer1007
    @xamdatogdheer1007 Před 5 lety +38

    Dirisle intii ka soo aragty salaan sare😅😅

  • @aleelapowy9682
    @aleelapowy9682 Před 5 lety +10

    I Liket Waqal Kep go,ing👏

  • @muratbozz8925
    @muratbozz8925 Před 5 lety +24

    Axyaa Hees Laba Fanaan oo diyaarsan.👌
    #SibSib aNd #Khadiira DhalaD🔥
    Camerada Quruxda badan Mncha allah❤
    Keep Going broda #Waqal Studio

  • @ilwaadsharaf7231
    @ilwaadsharaf7231 Před 5 lety +18

    Wooow heestu waa cajiiip waxkale💋 💃🕴❤👏😃😃😀

  • @cmbreally6913
    @cmbreally6913 Před 5 lety +2

    inta ila aragtay khadar waqal inu yahay ninka looga haray 2019 Muqaalada qurxoon Halkaan Tuji 👌Hargeisa hooygi Fank Boorama Hooygi aqoonta dhulki duriyad waxan idinka sosalamaya Xarunti Somalia moqdisho

  • @hafsahassa8019
    @hafsahassa8019 Před 5 lety +6

    Gabadhaan waa qurux lkn dhar fiican xiro💝

  • @djzafwan4331
    @djzafwan4331 Před rokem +4

    Still watching fv song 🔥

  • @ahmethzerka3849
    @ahmethzerka3849 Před 5 lety +8

    Nuuradiin Dugsiiye
    gacan utaagay

  • @najmasaiid3348
    @najmasaiid3348 Před 5 lety +8

    alaa inantu qrxoona ma duriyadiiba isaaaq ba talow

  • @xidigtasanaag798
    @xidigtasanaag798 Před 5 lety +1

    Maashlhaaaa wlh cadi maha hesta inta nabiga jecl like

  • @ustaadsiciid6951
    @ustaadsiciid6951 Před 5 lety +5

    Khadira dhalad iyo Abdifatah sibsib 1m bay u qalmaan oo veiws ah❤️

  • @phahimanadrakarem8075
    @phahimanadrakarem8075 Před 5 lety +6

    Khadiira wa naagta inta heesta ugu qurxbdan Lkn sxb timahan iguma socdan heesta meel cadiya kuso dub boqoroda hargaysa ❤️👸🏽

  • @xamdiliiro1613
    @xamdiliiro1613 Před 5 lety +3

    Raadinteda waa ku dalay ugu dambeen helay🥰 hees io bar

  • @mustafeahmeddollar7549
    @mustafeahmeddollar7549 Před 5 lety +21

    Waqal hadaad aqoonsatahay like isaar bila calayk

  • @ZayidkaHajjio
    @ZayidkaHajjio Před 5 lety +3

    Waa yaaabay aniguyeee reer hargeysa naagahooda surwaal ma gashtaan miyaa inta ila aragty like dhac igu sii heesta kal iyo laab waaye keep going

  • @abdirisakmohamed6575
    @abdirisakmohamed6575 Před 5 lety +1

    WALASHAY KHADIIRA IYO SAXIBKAY SIBSIB SALAAN QAALIYA HEESTAN WAA GADAN TAHAY SIBSIB LIBAAX ERAYADA LAXANKA MUSICA IYO WALIBA CODKA ❤️❤️❤️❤️❤️
    daawadii Kalgacylkaay kiniinkii jacaylkaay 🧢🧢✌️

  • @farhiyadhamys6403
    @farhiyadhamys6403 Před 5 lety +4

    Wwww heesti qarniga Fananin shidan Reer Sonaliland Nolad my dadkeygi 😍😍😍😍✌💪💪💪💪👏👏👏👏👏👏👏💘💘💘💘💘👌Somaliland💪❤🗨💚

  • @fuaadbatinga8429
    @fuaadbatinga8429 Před 4 lety +5

    Kan musigada tumoyo masha Allah

  • @naimakadar9863
    @naimakadar9863 Před 4 lety +2

    Boqorkii ila dhashay wllo hore usoco sib sib ❤️❤️😍😍🌹🌹

  • @mohacanogeel10
    @mohacanogeel10 Před 5 lety +3

    Wax kale wax yaro diyarsaN 🤗

  • @akram8376
    @akram8376 Před 5 lety +5

    ku haystAaa 😍😙

  • @Jinoleyy
    @Jinoleyy Před 5 lety +3

    Musica ayan ka helay aniga ❤😤

  • @asensio568
    @asensio568 Před 5 lety +6

    Inta dirisle ku soo arkey like ii saara

  • @somaliyahanoolato7113
    @somaliyahanoolato7113 Před 4 lety +1

    Kuwo badan like isara waxi raba kuwo kale i support khadiira iyo wiilka kkk😍😍

  • @nimcohamud3690
    @nimcohamud3690 Před 5 lety +2

    Waqal waqal waqal ♥️♥️

  • @maryanxasan8238
    @maryanxasan8238 Před 4 lety +2

    Ax yaa xapipi 😍😜indhaheygi🤴 Hees wey dhafte 😍😗

  • @cabdifataax944
    @cabdifataax944 Před 4 lety +1

    Wllhy___cabdifataax__nin__jira__heesta__siday_u_dhantahay__izagaa__izka_leh______ERAYADA__IYO__LAXANKA__IYO_MUSIC_GA__codkana__waad_aragtaa

  • @hassancadaawe4266
    @hassancadaawe4266 Před 5 lety +9

    #Hitsong wlhi wax laga qaban kro Malahan 🎤🙏

  • @husseinhersi5400
    @husseinhersi5400 Před 5 lety +2

    Style 100%
    Video 100%
    Erayo 20%
    Matalaada 120%

  • @Mudane.
    @Mudane. Před rokem +3

    Hees aan maqlo tii ugu macaanayd2022❤

  • @vapiyankaabdi9109
    @vapiyankaabdi9109 Před 5 lety +4

    Hees iyo badh 🔥🔥❤️❤️🔥🔥🔥

  • @tafaatire1477
    @tafaatire1477 Před 5 lety +4

    Hit song wllhi 😍💯

  • @barkhadali2968
    @barkhadali2968 Před 5 lety

    Sanadadan heesba hees baa masaxda inab caadi ma'ahan quruxdadu iyadana ku teh quruxdeyda esshcalaa hore u soco

  • @hanadmohamed872
    @hanadmohamed872 Před 5 lety +1

    Duubista waqal studio waa 100%
    Inkastoo hal meel lagu duubay
    Hal dharna ku heesayan keep going

  • @abokorabdi254
    @abokorabdi254 Před 5 lety +4

    Heestii heesaha eryatay axyaa hees 2019

  • @abdiazizcarlos4192
    @abdiazizcarlos4192 Před 5 lety +1

    Wooooooow best song khadiira dhalad naga daa ciyaarta 💃👏👏

  • @dhalfanaanchannel9207
    @dhalfanaanchannel9207 Před 5 lety +2

    Quruxda aad sheegaysan inta illa aragtay inu waqal ka soo saray like ta igu qabta

  • @natoamiir9104
    @natoamiir9104 Před 4 lety +3

    2020 hada dawaneeso 🩸💜🙏🏽

  • @sabiriinciisedaahir6242
    @sabiriinciisedaahir6242 Před 4 lety +4

    Wwwwww hees shidan kal iyo laab👌👌👌❤❤❤❤