SAALAX SANAAG URUGO OFFICIAL MUSIC 2023

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 27. 10. 2022
  • ERYADI ABWAAN ABDIQADIR QALINLE
    LAXANKI & CODKA SAALAX SANAAG
    MUSIC BY MOWLID X FARAX
    Instagram Abwaan Qalinle cabdiqaadirqali...
  • Hudba

Komentáře • 3,3K

  • @Siciidbashaash
    @Siciidbashaash Před rokem +210

    Hadal Afkaaga Kasoo baxa Waxa ugu wngsn saliga Rasuulkena Muxamed ‎{ ﷺ } ❤️Hadal Afkaaga Kasoo baxa Waxa ugu wngsn saliga Rasuulkena Muxamed ‎{ ﷺ } ❤️Hadal Afkaaga Kasoo baxa Waxa ugu wngsn saliga Rasuulkena Muxamed ‎{ ﷺ } ❤️

  • @faizamohamed3719
    @faizamohamed3719 Před rokem +194

    2 Qof kasto daacad isku jcl Muxuu waqtiga u cilaaa 😢😢 Heestan waa qiso dhab ah inta is jcl allh isku daayo ❤

    • @sawdahassan2344
      @sawdahassan2344 Před rokem +6

      Aamiin Aamiin 🤲allow intii kala tagtay alle ha isku so celiyo🥺🤲🤲

    • @suuuaadan2875
      @suuuaadan2875 Před rokem +1

      @@sawdahassan2344 amiin 😔

    • @drssafa5153
      @drssafa5153 Před rokem

      @@sawdahassan2344 aaamiin abayo heesta si qaas bay itabanesa misana afka kama ora karo 💔

    • @sawdahassan2344
      @sawdahassan2344 Před rokem

      @@drssafa5153 alle ayaa wax kasta gacanta ku haya alle ha ino sakhiro khayrkedana alle ha ina siiyo insha allah🤲🤲🤲🥺

    • @qatraqaliqali8625
      @qatraqaliqali8625 Před rokem

      @@sawdahassan2344 amiin😪

  • @zuldaamadiiii143
    @zuldaamadiiii143 Před rokem +76

    Heestani xasuus gaar ah ayay ii leedahay wiil aan aad u jeclaa oo xidhiidh naga dhexeyay 2 years ayan kal hadhny amarka ilaahay oo isaga i daa i dhahy aaad ayay igu adkaaty si walba wan u daba socday wuu i diiday ugu danbyn anoo go aan ka qaatay ayay heestani soo baxdy wn dhagaysty wlhi wan daciifay in badan ban ooyay wlhi billhi muddo dhawr saac ah 7 ilaaa 1 dii habeenimo heer ay hablihii walaalady ahaana ila wada ooyeen maalinta kadip saalax samaag hees u leeyahay danbe wn ka carari jiray waayo dhamaa tood dareen ayay ku dhisan yihiin oo qalpiga ayay ereyadu ka hadlaan .kadip ayay walaashay laptop inty earphones ii galisay i dhahdy dhagyso heesaha saalah sanaag si xanuunku kuu dhaafo sidaa darteed hapeenkii o dhan wan soo wada dhameyay heesihiisa oo dhan oo hadda oo ay taariikhdu tahay 7/7/2023 maalin jimce ah galin danbe cadi bay ila tahay heestani oo xanuunkii wan kasoo gudbay .الحمد لله.
    Farxad badan ban hysta kadip markan ilahay u dhawaady waxan qalpiga ii dhayay alle magac ka mida magacyadiisa الجبار oo macnaheedu yhy qalpi dhaye❤🥺 . Xidhiidh danbena ma samayn iyadoo ay jiraan wiilal badan oo iga dalbaday xidhidh aadna ii danayanaya ...
    Lkn dhipkii iga soo gaadhy jacayl wuxu aha dhip aan halkan kuso koopi karin, sidaasoo ay tahay waxan idin leeyay jacaylku waa dareenka ugu quruxda badan hadii lagula wado haddii lagaga baxana waa cadaaptii oo adduunka lagugu so dadajiyaY
    Any way hdad akhrido qoraalkan igu caawi nabiga scw❤ ku sallido

  • @AbdikadirAhmadAhmedbadawi
    @AbdikadirAhmadAhmedbadawi Před 2 měsíci +12

    Ano qof jacyl dhageysan jiray alx hadanh xas ban ahay 😢❤

    • @namcaqalif9129
      @namcaqalif9129 Před měsícem

      Islaa qofki aad jecleed miyaa gursataya🥹😩

  • @zathaamdeck
    @zathaamdeck Před rokem +264

    Heesaha waxaa ka macaan qur.aanka Allah ayaa iqu raacsan❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @mohamedyamani8670
    @mohamedyamani8670 Před rokem +170

    wax kastoo macan quraanka ka macaan😍😍

  • @bashiirmurzalapdirahman2571

    Inkastoon is idhi daa oo ilow
    Inkastoon adkaystoon aamusnaa
    In ka badan intaa ma awoodi karo
    Adiguna sidaan ahay waad ogtahay
    Aniguna sidaad tahay waan arkaa
    Urugada miyaan isku eeganaa
    Intaan aawadaa keli ooyi laa
    Adna aad dartay u ilmayn lahayd
    Ma isku uur samaanaa eed la aan
    Inagoo is jecel ma is ilaashaan
    Ereygaaga kululi way ammaan
    Agjoogaaga qudhi way ayaan
    Waan ku aaminee axdigeena dhowr
    Indhahayga deeqaay ii ahow
    Aayaha naftayda ii ahow
    Sidaan kuu ahaa maanta ii ahow

  • @faradiidfaradiid
    @faradiidfaradiid Před rokem +7

    Saalah sanaag waa wiil aad iyo aad u cod macaan Yaa igu raacsan🌺🥰😍💖🌴🥀😗😙😶❤️🧡🖤🤍🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @ASAD.HAJIO27
    @ASAD.HAJIO27 Před rokem +1920

    Heesaha waxaa ka macaan Qur.aanka Aleh yaa igu raacsan 🖐 ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️

    • @zhaakirsaleebaan3308
      @zhaakirsaleebaan3308 Před rokem +14

      𝗞𝗲𝗲𝗽 𝗴𝗼𝗶𝗻𝗴 𝗟𝗲𝗴𝗲𝗻𝗱

    • @upthilathiv9198
      @upthilathiv9198 Před rokem +12

      Me

    • @hamdiqueen9184
      @hamdiqueen9184 Před rokem +6

      Runtii heesta aniga inai igu socota ayn fila xiligan kurna ayey heesta katurgumi haisa 🥲😰😰💔💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕

    • @neefneef3560
      @neefneef3560 Před rokem +5

      Waa run lajan

    • @admaidriss9511
      @admaidriss9511 Před rokem +3

      Xaqiiq wllhie

  • @abdullahimohamed5218
    @abdullahimohamed5218 Před rokem +172

    26/08/22 wxaa i qabsatay Qisadii Nolosheyda iigu Xnnka badneed Bilowgii Sanadkaan wxn Bartay gabar Ay adagthy In nuuceeda oo kle hda La helo wxey aheyd Gbr Xlad wlipa nolosha soo aragty Anigane kama Rooneenee Xnunada ay dareemeesay in ka bdn ayaan dareemaayey Barshadeenii ka dip Wxn noqonay Sxpo isku dhaw Sxtinimdeenii ka dip 21Aprill 22 Maalin jmco ah ayaan u sheektay jclka Aan u qabo Anigoo ka cabdanaayo in aan waayo sxbtinimada dhexdeeena taalo 🥺 Ilhey Mahadiiz Wey iga aqbashay weena i soo dhaweesay 😰 ka dip wxee ii noqotay HooYo Oo Aan booskeedii Tabaayey wxeena i dhihi jirtay Abdalle Anaa HoOyadaa Ah Aniga ayaana gbrkga Ah Mana laga yaabo in Aan ku cidleeyo 😰 Lkn Xnun wuu danbeeyaayee Bishii 8aad Ayaa wxee caqabad kala kulanty Adeerkeed abaheed la dhashay ooo ku dhihi jiray hdalo Aan awoodin in aan qof la wadaago Lkn Si xun buu ula dhaqmi jiray Kama tanbeestii wxuu Isku dayay in uu u guuriyo wiil uu asiga dhalay 😰 Wxeena igu tidhi Abdalle i sug Inta aan aritaan ka soo dhamaanaayo waan sugay Markii ay ka soo dhamaatay wxey ii soo sheektay hdl Aan waligey hilmaami doonin Oo Ahaa " Abdalle Aabe wuu i bixiyey 😭😭" Malinkaaz Saan dadka ugu dhex baxay ayaa ila hda dadka dhn uga fogahy 😰😰 Habeen wlipane waan la hadlaa Anoo xnun dareemaayo lkn Markaan la hdlo Wxn dareemaa nafis Lkn Manta Wxba Iima Awoodo Waana ka quustay 😭😭
    Umaleen MaaYo In Uu qoraalkeyga ku soo gaari doono Lkn Hdii uu ku soo Gaaro Saabriiney wxn ku Leeyhy Wxn Rabi kaaga baryayaa In ay dadka kuu jclaadaan Sidaan aniga kuu jclaa Oo rabi Owlaad Sidaa U naxariis badneed U naxariis bdn Hakuugu abaal mariyo Wxn i siisay Frxd Aan ka Heli wyey waalidiintii i dhalay 😰
    Qoraal hduu ku soo gaaro Klia Ii soo duceey wll Mcn manta xlada aan ku suganahy Ani lee oGee 😭😭🙏

    • @boqoradainaali1216
      @boqoradainaali1216 Před rokem +4

      Sorry wll ilhy qallbiga hagu qaboojiyo qisadadu xanunkeda wadataa rabi badal kheyr qaba haku siiyo 😥

    • @rabicaomar6409
      @rabicaomar6409 Před rokem

      😭😭😭illahay qalbiga hakuu qaboojiyo

    • @Afisa543
      @Afisa543 Před rokem

      💔🤕😭😭😭😭😭😭

    • @aliyaaahmadali4474
      @aliyaaahmadali4474 Před rokem

      😢😢😢😢 sorry brother

    • @raaniraani72
      @raaniraani72 Před rokem +2

      Boweh mcn Sorry wlhy wanka naxay qorlkada marka arke ilin iga imate😢

  • @hiigsiganoloshachannel9246

    The best person ever the most knowledge able and the most shine all created prophet muhammed صلىالله عليه وسلم ❤

  • @cxakiinaxmed2305
    @cxakiinaxmed2305 Před 6 měsíci +4

    Music 100
    Ereyada 100
    Editing 100
    Janliiinka iyo dhesha 99
    Camera man 100

  • @Kaambe
    @Kaambe Před rokem +447

    Heesaha waxaa ka macaan qur.aanka Allah ayaa igu raacsan👋❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @nasfm5054
    @nasfm5054 Před rokem +135

    Qoraalkeyga hada Aragto isoo duceey qalbiga ixanuunayo mana wici karo waana jeclhy inuu qalbiga Allah iga reebo 😭😭

    • @beautifulnunanuna4424
      @beautifulnunanuna4424 Před rokem +3

      Sorry Queen 👑 intee kaala so xiriiraa
      Wax badan baN kula wadaagi lahaa

    • @nasfm5054
      @nasfm5054 Před rokem +2

      @@beautifulnunanuna4424 abaayo Waa mahadsanthy lambarkeyga inta kuma soo qori karo lkn thanks 😊

    • @maryanaqyaar2305
      @maryanaqyaar2305 Před rokem +1

      Ani xitaa saas cml 😢😢

    • @dhamaystiranhuseein7555
      @dhamaystiranhuseein7555 Před rokem +1

      Ale qalbigaaga hakaaga reebok qali wamkula dareemi karaa😢😢😢😢

    • @user-fm9ob5pc1p
      @user-fm9ob5pc1p Před rokem +1

      Ilhy haku qabo jiyoh wll shey qalbi dhaman ten ale qalbiga hano qabo jiyo

  • @khalidmohammed2019
    @khalidmohammed2019 Před rokem +42

    İ love Somali more and more from oromiya etiopia 🇪🇹

  • @AnfacD
    @AnfacD Před 8 měsíci +7

    Masha Allah Heestan mudo aan dhagaysanayey cawa aa igu horeyso qoraal aan ku qoro. Saalax Sanaag cafimad ku waar mudo badan. Mu,Alifka waa mahadsan yahay mulaxanka waa mahadsan yahay musukiista & intii soo duubtay oo noo soo galisay.

  • @tufahmuhumed9486
    @tufahmuhumed9486 Před rokem +372

    Dhagaysiga heesaha waxaa ka macaan dhagysiga quraanka❤

  • @nasteexomaxamed8278
    @nasteexomaxamed8278 Před rokem +103

    Qofkii haysta qof jcl alx ha dhoho xaqiiqdiH heestan Ad ayay I taabatay 😢but ma haysto qof an farxada LawadaagO ama i jcl lkn maalin malmaha ka mida wuso bixi nasiibkayga anku farxilahaa inch allaH 😢

  • @mohamedabdullahihalane2176

    Hestan waxay so baxday mrkan kala tagnay jacaylkaygii kadip waa wacay oo waxan dhahy (intan aa wada kali ooyi laha adna aa dartey u ilmey lahed ma isku uursamana inago is jecel ma is ilashana hbptiii ku jeclahyy wllhi) hada wa iskuso labaney mcn i love you ❤🌹🥰

    • @zainoabdala-sy8dk
      @zainoabdala-sy8dk Před 10 měsíci +1

      Wxaan rajenaa inaa hda ila joogtaan oo isku uursan thiin❤❤

  • @balqisachehem9615
    @balqisachehem9615 Před rokem +5

    One love salaax sanag from Djibouti🇩🇯

  • @abdixakiim2251
    @abdixakiim2251 Před rokem +191

    Inta jecel nabigeena muxamed scw
    Love zaara

  • @ilyasabdilahisharmarke7334

    Ma AQaan cidiii Arki dooonta Qoraalkaygan Balse waxan Ilaahay kurajaynayaa unuu Janada inNagu kulan siiiiyo

  • @hanadabdulkadir9454
    @hanadabdulkadir9454 Před 8 měsíci +8

    Xikmad laga haayo Hitler: waxan ku soo jeedinaa inaa Dagaalla gashid ee kuma soo jeedinaayo inaad jacel gashid waayo dagaalka waa dhiman ama waa noolaaneysa blse jacelka dhiman meysid mana noolaaneysid 😢❤

  • @deeqoibrahi8794
    @deeqoibrahi8794 Před 11 dny +1

    Heestu inkasto eymacaan tahay quraankaa kamacaan❤❤❤❤

  • @hamdageedi4666
    @hamdageedi4666 Před rokem +18

    Ma aqaaan qofka ad thy blse waxan ku leyhy wax walibo hddi ad rabto ineey ku Hagagan salaada ilaali wll abyo salaadu waaa furha adun iyo aqiraab ❤❤❤

  • @xadiis24
    @xadiis24 Před rokem +503

    The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet muhammad❤️❤️❤️❤️

    • @najiibcano8594
      @najiibcano8594 Před rokem +7

      Scw scw 🥰

    • @torkipoi6924
      @torkipoi6924 Před rokem +3

      MeeshAni hees Ayaba kasocotAy oD ArakaysAye sAligA nAbigA mesha maxAd usogalinisA dAdkA Intad ledahay khyrka FAr aybAd dAmbi kudabalaniza ninkA hees Ayu soqadAy kaliyA hestisa wax kabixi ee saligA aniga meshA hasogalin si AD like uheshiD waxAn bAl eeg😒😒😒

    • @torkipoi6924
      @torkipoi6924 Před rokem +4

      MeeshAni hees Ayaba kasocotAy oD ArakaysAye sAligA nAbigA mesha maxAd usogalinisA dAdkA Intad ledahay khyrka FAr aybAd dAmbi kudabalaniza ninkA hees Ayu soqadAy kaliyA hestisa wax kabixi ee saligA aniga meshA hasogalin si AD like uheshiD waxAn bAl eeg😒😒😒

    • @Luzukivx
      @Luzukivx Před rokem +1

      @@torkipoi6924 nio waxa la yabanahy wye

    • @boqaradaquruxda6562
      @boqaradaquruxda6562 Před rokem +1

      Qalbiya xanuun macan 😢😢😪💔💔

  • @timerelaxingmusic7169
    @timerelaxingmusic7169 Před rokem +4

    Sanadka wuxu ahaa 2017 waxan wada dhigana jirey Hal fasal waxanu aheen asxaab isku wngsn xalkeenu wuu dagana Hal lkn bilyo Yar ka dip ayuu isku badaley jecel xariir kii asxaabnimo waxey igu tiira waku jeclahay waxeyna aheed GABAR aad u qurux badana ana Waka aqbaley waxanu Soo wada soconey 4sano anogo gacmaha is heysan oo uu jawiga ino daganyhy ereydii aaay igu dhihi jirtey oo xasoosta igu raabey waxey aheen..ila iyo goorme sidan u wada jigeyna😢😢😢.... Lkn hada axdigi iyada ayaa ka baxdey oo igu tiiro xariirkeen Halka kusoo koop waxaa igu bariyey waaaga swbto ah afki idhihi jirey ilaa iyo goorme sidan u wada jiigey ayaa manta igu leh nagu kala wad mudo bil ah ayaan bariyey jirey oo Marba Ina 2bari cml kasoo maqnaado firin jirey iney wax iska badaleen go,aankeeda balsey wey ku adkeysaty .. waxa iska dhex galey asxaabtey banooniga wada ciyaari jirney waxan iska ilaaliyey Kali ahaanta guriga waxa imada ano daalan Wana iska seexda bilooyin aan saas ku wadey alx. Hada Waka dhamahay . Lkn heestan aniga ahaan dareenbey igu ledahy weyo waxey Soo baxdey xili aan u bahna ..😢😢😢😢😢😢😢😢 qalpiga wali wuxu ileeyhy ulaapo lkn akteeda ma ahan meel lagu nasan karo oo naftii ba diidan .. waxan u ahaa wll sxb Io ninkeeda swbto ahaa intanan jecel isu ban dhigana waxey aheed GABAR meel walpo iska ada palse markan nolasheeda KUSO birey waxey udhaxeysy waxbarasho Io guriga ...swbto ugu weyna uu xariirkeena u ba,baney waxaa waye waxey igu tiri waxan rapaa Ina kala xoorowno ma Jira nin rag ah uu GABAR uu jecelhy u ogalaada aroos Io wareeg ..😢😢😢sorry waqtigii xuman wan ka gudney alx ... Xasuus gaar ah 2023/5/31....

    • @abdimalik2561
      @abdimalik2561 Před 11 měsíci +1

      Walalkey markan aqrinayay farintaada runtii xanunka uu leehayahy jaceylka ayan kula daremayay Alle qalbiga haku qabojiyo Insha Allah mid kaakaafiso waxas dhan Baan kugu duceynaynaa

    • @NajahMed-xc5ct
      @NajahMed-xc5ct Před 10 měsíci

      Sorry wll Wan Ka xumhy aniga hada ku jira xaaladaas WA xaji gayga saan uga tago ma aqaan😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @user-ij7rz8em5i
    @user-ij7rz8em5i Před 2 měsíci +1

    Inantaan isdenaay
    Erayadaan ku odhan jiray
    Amaantaanba wadi jiray
    Toloow xageen uraacdaa
    Sidaan kuu iloobiyo
    Wali waxaan layabaa
    Sidaan kuu ahaan jiray
    Wakhtigaaba saasee
    Kuwa imika aad wado
    Inay aniga oo kale
    Kuu yihiin ma ogiye
    Waxaan kuu rajeyaa
    Ama aan kuu asteyaa
    Inaad meesha wacan iyo
    Wanaag aad utahay ehel
    Waligaa ha murugoon
    Hana mudanin ciil badan
    Imika aanu joonana
    Waxaad tahay walashay
    ILa dhalatay oo kale
    Sadku waa wax qoranee
    Saacadaadu way iman

  • @mumtadahir
    @mumtadahir Před rokem +81

    Inagoo is jecel ma is ilaashana😢 ❤️ dadka badankodu qalbiga lagawada jabiyey jacaylku wax xun maha ee inaga xumaynay oon daacad isku noqon runtii walalayaal daacad isku noqda oo is ilaashada ❤️ilahow Qof walba qofku tebaya uso dhawee dhexdoodana jacayl dhig amen 🙏❤️

  • @nimcoahmedabdinimcohani4164

    Waa fanaaanka keliya ee dhaqankiisa iyo diintiii iyo akhlaaqdiisa iyo codkiiisa iyo dhowrsanaantiiisa fanka ku joooga👍🙏the only legend

  • @safeyaomer4692
    @safeyaomer4692 Před rokem +4

    MashAllah beautiful voice with beautiful song 👏👏

  • @IsmacilKoronto
    @IsmacilKoronto Před 3 měsíci +1

    Wll heesa haga wan kahela sooqad miidkale❤❤❤❤❤❤

  • @nasiim4962
    @nasiim4962 Před rokem +59

    Heesha qu'aanka ka dhagaysi macaan yaa igu raacsan 🔥❤❤

  • @muzcabsandheere9593
    @muzcabsandheere9593 Před rokem +4

    Heestan waxan dhageysan runtii anigoo xanuun badan daremaya qalbiyada dadka qaar hadii la ogan lahaa waxa ku jira gudahooda waxa lagu arki laha qisaba qisady ka xanuun badantahy 02:58AM 1/2/2023💔😭😭

  • @sharcishigoowbirqaaye2001

    Sibaan u jeclahay heestaa anigoon i quseyn saa ay tahay quluubtu iney ku damqaneyso daremayaa waayo jaceylka marbaa ku qasaaray mana igu soo laabanaayo kalsonideydii jaceyl ee shalay lahaa balse xiriir ii wacan baan wadaa alxm every thing

  • @fuadztevan7237
    @fuadztevan7237 Před rokem +108

    Inta Heestaan Ila Sugaysay Is Muujiya😂🔥

  • @mmerji6857
    @mmerji6857 Před rokem +242

    The best person ever knowledgeable, merciful, and honourable ALLAH🥰 created has MohameTt ﷺ ﷺ in the world❣

  • @nimcojama684
    @nimcojama684 Před rokem +3

    Amiin
    Waa noloshaydi waa qofka kaliyen naftayda ku amiini kari
    Kama balan qadi karo inan ka tagayn lkn waxan ku balan qadaya intan kula jogo inad cidlo daremin waaa ku jeclahay

    • @currihaybe7509
      @currihaybe7509 Před 7 měsíci

      Sido kale ana kadaraan nolashaydi nimco ❤

  • @wiilyurub5471
    @wiilyurub5471 Před rokem +7

    Dunidan Ma soo Marin Ruux Ka karaamo Badan Kana Run Badan Nabi Muxamed ❤ﷺﷺ💖

  • @yaasindhagayare7214
    @yaasindhagayare7214 Před rokem +20

    Heestan waxaa Dareemi Kara Qofka arkaY Qof Jecel oo iska indha tiraya hadana aan ka maarmaYn isna uuna Ka maarmaYn xanuun badanaaa Jcylku 😭🫀♥️
    InaGoo is Jecel ma is iLaashaNaa ♥️

  • @aroorebadiye9498
    @aroorebadiye9498 Před rokem +20

    heesaha waxa ka macaan quraan kariim ah

  • @AhmedmohamedAhmed-zs6hp
    @AhmedmohamedAhmed-zs6hp Před 9 měsíci +3

    jacaylku waa bilow quruxbadan iyo dhamad murugo badan waqtigaa hada lajoogo way adag tahay in jacaylka qimihiisa la'Dhowro 💔🙏 love ii saar mudane

  • @xasanxaamud227
    @xasanxaamud227 Před rokem +3

    Hooyo mcn aad ayaan kuu jeclahay "ereygaaga kululi way ii amaan "❤😢

  • @hajirabashir8403
    @hajirabashir8403 Před rokem +15

    Alhamdulilah wakhti an ka fikiro dhibato iyo murugo waanka baxay maantana wilka an jeclaa ayaan helay waana ninkayga aduunka ayaanan ujecelahay mana rabo inaaj waayo hadaan wayo walahi noloshaydu qabyo ayay noqonaysaa. Lkn ilahay iguma keeno run ahaanti jacayla waan amisanahay wa markii kowaad ean jeclaaaday qof asigana aad ayu ijecel yahay ilahayy waxan ka baryaya inay nolosha no fiicnaato farxad badana anku nolaano ilahay waxan ka baryayaa inaan helno ubad fiican alhx❤

  • @tisom5547
    @tisom5547 Před rokem +27

    Gabar an dunidha ka ilashan jiray baan calaf ku waayay.
    2018 ki bay ehed wagan ku kulanay school barashadheni waka yara cabsan jiray qof xir xiran ila eked lkn gadal iska fahanay on ka ogaday ine tahay qof furfuran, markan si bartay bey si lama filan igu tiri xirir an sameyno, ani wan amini wayay sababto ah isma lehen hadalkan bad iyada ka maqli dhontaa nasiib wanag iyada igala hormartay mudo sadax sano farxad ba iskula socnay ilaa bishi laso dafay september 3. Gabadi fogsansho ban ka daremay, hadalkedi ba yaraday.. hadal kan dahana wey ka xanaqi jirtay. Mudo wan ka amusna ila an ka ahani wayo. Wan weydiyay sababta. Wexey igu tiri xirirkena ma si socon karo. “Sabab ban ku dahay” wexe dahday familkan xiriirkena ushegay lkn wala ika diiday. Wil an isku qabil nahay ba la isiyay anigon ogeyn waxana la igu dahay wilkas ka har o wilkan guurso. Waxan sameyo wan garan wayay xitaa wxn damcay inan ku doho an isla baxsano lakin iney iga diidi ban oga mana rabin ina qof xun ka digo.. “ Iska key ilow “ be idahday. Waxan ogu jawabo ban aqoni kari wayay.. ilbiriqsigay hadalkas igu dahday wexe ila noqotay sida iyado nafta iga bexeso. Naqaska igu dagay, wadnaha ku istagi ban is dahay.. sadax bari ba kaso kaso waregatay intan wada hadlanay. Iyado online ah ban arkay malinti afarad, wan salamay. Wey iga qaday. Xaladehena marka iska waresanay kadib ban ku dahay hadlkad igu tiri ila hada wan ilawi kari la ahay ismana lehen malin san ba iman donta lkn watan jawabteyda “gabar an jeclado adiga ogu horeyay umana malenayi iney mid ka dambeyn donto, mustaqbal ban kula rabay lkn calaf ka isku ken diyay, ani la’anta shalay wa so nola mantana wan nolan kara intu ilahay nafta igu simo, adigana farxad ban ku rajeyni iyo nolol raxo badan” sasana ogaso tagay aroskeda november 18, 22 wye malmo koban bana ka diman. Sacadaha ayan tirsanaya wali hami igu jiro, hestana dawaceygi be cusbo marisay, wxn rajeyna inan ilawo anigana farxad igu badalanto murugtaan 😢

    • @daim0ninnayousuf12
      @daim0ninnayousuf12 Před rokem +1

      😢😢

    • @salmamuse9298
      @salmamuse9298 Před rokem +1

      Alaha abwe qalbada kuu qaboojiyo Walahi waan kula damqaday 😭😭😭😭😭

    • @iam.legendar
      @iam.legendar Před rokem +1

      nin raga tahay sxb kol hada goaan qaataday lkn talow mala guursatay iyadii

    • @tisom5547
      @tisom5547 Před rokem

      @@iam.legendar cafwan jwbta kalso daahay.. haa sxp wala gursaday hada waa marwo

    • @tisom5547
      @tisom5547 Před rokem

      @@salmamuse9298 amiin abayo, waku mahadan tahay aad iyo aad

  • @daganmomo
    @daganmomo Před rokem +4

    18/Jan/2023😢 sacadu waa 01:07am midnight ma qiyaasi karo xaladayda illahow culays walba fuded iigu badal Aamin😢

  • @iam.legendar
    @iam.legendar Před rokem +5

    Legend saalah sanaag nin dadka qalbiyadooda ka hadla❤️
    18/01/2023🤧

  • @Sadiqyaree
    @Sadiqyaree Před rokem +63

    All somalidu waa isku wada hal xaalad dhinaca xiriiirka marka la eeego qofkastaa wuxuu leeyahy heesta anay i ga hadlaysaaa ........ Any way qofkasta oo jacayl hayo ama qofkiisu ka maqan yahay waxaan u rajayn..inuu jacaylkiisa ku guulausto...😊❤️💙

  • @iztaahilabshir3459
    @iztaahilabshir3459 Před rokem +140

    Wlle heeskan anuu iga hdlayaa
    Waayo wiil aan xirir lhyn baa is fahmi waynay malin walba dagaal iyo xanaaq hadana midkeeba midkeen kle kama maarmo
    Wn block gay anigoo jcl bal si uu iga nasto lkn isaga waxay u ahyd qlpi jab anah xal bn u arkayeey💔💔😭 hadaan so wada hadalno midkeen ba midka kle waa u dacad waa u oynayaa hduu codkiisa maqlo💔😭
    Lkn markan isku dhacnay buu xiriir samaystay anah mid bn samyeey kadib waxay saa ahaato anigu nin aan isaga ahyn wn lasii socon kari wayeey😭💔 wn ka haray isagiina waan wayeey ragii klena u bariiri wayeey
    💔😭😭💔
    Lkn isaga inuu farax sanyhy ayaan rajaynaya hduu gaaro qormadaydani
    Wlal aan jcliyo qof wngsan baad ahyd💔😭😭

    • @amiiroabdi1215
      @amiiroabdi1215 Před rokem +2

      Sorry sis🥺😭

    • @Genius_29
      @Genius_29 Před rokem +3

      Sorry walashey Mcn xaladadha wankula daremi Kara adhigo raliah

    • @kipirley5478
      @kipirley5478 Před rokem +1

      blocgu sometimes xalbad uu arkysa lkn laga yaba inu niyad jab kunoqdo qofka kale 🥺

    • @bahjojaama5099
      @bahjojaama5099 Před rokem +4

      Wll sorry qoraalkaga tiktok ayaan kusoo arkey sorry 🙏 Wll mcn

    • @iztaahilabshir3459
      @iztaahilabshir3459 Před rokem +4

      Dareenka ugu xanunka badan oo adan qofna la wadaagi karin u sheegan karin waa qlpi jbka wlhi🥺🔥💔
      Aad iyo aad baad u mhd santihiin bweyal iyo bayoyin💔🥺🙏

  • @vanadiumtogettoseeing2sale739

    Maasha'allaah Tabaaraka Allaha ku xafido Aamiin Aamiin Aamiin Markasto Adigana is😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘

  • @CabdirahmaanfarhaanAbdi-rm5yh
    @CabdirahmaanfarhaanAbdi-rm5yh Před 8 měsíci +1

    Ereygaga kulul way Amaan Ag joogaga Qudha way Ayaan waanku Aaminee Axdigeena dhaw😭😭🥰

  • @ccmsportedittv7190
    @ccmsportedittv7190 Před rokem +35

    12/november/2022(02:35-habeenimo)
    The most painful thing is losing your self in process of loving some one too much, and forgetting that you are special too.
    That is what i am suffering now and so weakness, firist love your self bro/sis then you will be loved, firist let your life go make some plans to devlop your self then let the love be the last plan of your plans
    :small advise from your brother who suffered This things
    :love is weakness bro/sis

    • @Farayare451
      @Farayare451 Před rokem +2

      Af soomali ku hdal nio
      Heestu waa soomaaliye

    • @Positivity2817
      @Positivity2817 Před rokem +1

      Splendid saying 👏Talkd out of Experience 👏Thanks

    • @alphaalpha3507
      @alphaalpha3507 Před rokem

      😂😂😂😂

    • @Abdirahmaan1
      @Abdirahmaan1 Před rokem +2

      😥😥😥😥 waxaan hada ku jiraa nolasheyda meeshii igu adkeed waxaan si xad dhaaf ah u jecladay gabar waaladkeyda ayaa nin ku dari rabo waxaay igu xusheesay in aan soo doonto aniga waxba ma haayo lkn walidiinteyda wey ii diideyn in aan nolasha la qeyb sado nidadeyda dhawac ayaa ku yaalo

    • @ccmsportedittv7190
      @ccmsportedittv7190 Před rokem +2

      @@Abdirahmaan1 wllka adkaysi muuji waad ka gudbaysaa xaaladan fikirkayga ahaan waxa ila quman inaa noloshada dhisto maskax ahaan iyo dhaqaale ahaanba Kadib qof danbo jeclaato cidi kaa hor istaagi mayso lkn Hda adoo xaladan ku jira hadii macal aad ku guulaysato gabadhaas ood guursato I aamin ani xalad kalo ka sii adag umba gali nolol adag jacaylku kuma guulaysto wllkeyow dumarku ma qadariyaan ninkan wax haysan hda problem kagu waa waalidkeed lkn hadhow iyada noqon doonta boogtada iyo problem kagaba hdaad gabadh ku guursato wax lii
      Mida kale la soco xalad adag kuma jirtiid lkn adaa iska dhadhiciyey inaad ku jirto dhibaatoyin ka bada tan maanta ku hayasta ayaa dunidan ka jira
      bro focus on your future life
      Talo yro kaga timid wll somaliyed
      Nasiib wacan wllka 🤞🏾

  • @untilboyofficial2985
    @untilboyofficial2985 Před rokem +110

    1 week 1 milyan insha allah

  • @CabdikhadaribraahinCabdilaahi
    @CabdikhadaribraahinCabdilaahi Před 9 měsíci +2

    Wll nabiga igulasaliya scw

  • @qadaraxmed9274
    @qadaraxmed9274 Před rokem +3

    2023 qofki dhagysanayo like

  • @edna_ah3567
    @edna_ah3567 Před rokem +44

    Inkastoon is idhi daa oo ilaw inkastoon adkaystoon amusnaa inkabadan inta ma awoodi karo 😭💔
    Waxaan isbaranay wiil bishii …aad bilawgeyda waxaan noqonay dad isku fican oo durbadiiba waan isfahanahay kal wadanna wan joognay🥺waxa dhacday inaan xiriir sameynay wiilkii wuificnaa oo waxuu ahaa qofaan aktiisa nafis kudareemo uwaxa balan sanayn bisha 1aad ee sanadka cusub waxa dhacday in habeen uu igu dhahay qoyskeyga gabar bay ila rabaan inay igudaraan ana wan kaxanaqay wakaftan buiryiri isla malinki xigay baan anoo imtixaan kaimid oo wali dharka sibin baan wacay siaan xaladiisa uwareesto buhadana idhahay isla eraygii ahaa cideyda waxay ila rabaan ina adertey inay igudaraan abayo adne 6bil baan kuqabi ayadana 6bil wan xanaqay malintii baigu danbeysay imu raligalin farin hadaan uqorona imusan sowjawabin waxa dhacday Bil kadib baan waxaan uqoray fariin katurjumeyso dareenkaan uqabo😭💔lakin imusan sowjawaabin waxa dhacday inaan hadane lahadlay siaan halmar un codkiisa umaqlo🥺💔lkn ilamuu hadlin bil kadib buhadana ilasoo xariiri asoo igu jees jesaayo buna igudhahay gabar ina adertey ahbaa laigu daray saas ulasoco 💔😭miyaan kamudnaa inuu sidaa igula dhaqmo😩💔 lakin Alleh baan kugu dacweeyay waxana Allah kabarya inu nabsigeyga kasoo baxsho🥺💔

    • @sumiish-fw8mx
      @sumiish-fw8mx Před rokem +2

      baayo iska cafi😭😭😭😭💔

    • @awalmuniir770
      @awalmuniir770 Před rokem +4

      Wiil ayaa hooyadii ku idhi , hooyo ii dardaaran , markaasay ku tidhi wiiLkaygiiyow waxad iska iLaaaLisaa in uu qof kaaga dacwoodo iLaahay 🙈 iska cafi abaayo

    • @honahmedgacal4431
      @honahmedgacal4431 Před rokem +3

      Walaalo calafku waa cajiib haduu is garan waayeyna u dul yeelo walaalo iskana cafi insha alah

    • @Zudaizi_indho
      @Zudaizi_indho Před rokem

      Nabsi ba ihaya is idhi gaparba lama hadli kari ilahy amarki xalimoy i cafi 😭

    • @hodanladiif554
      @hodanladiif554 Před rokem +1

      Abaayo iskacafi qaaali sorry wlhi 🥺😰

  • @mssdhexyar7870
    @mssdhexyar7870 Před rokem +18

    wxa is brane wiil isku m33l jogne yacni isku wadan Somalia 16.4.2021 afar bil mrka isla socone isku dhacne wx badan ka dip waan ka marmi wye asineh sido kle wu iga marmi wye ayado qofba qofka kale hdalkisa sugaa wx dhacde hben ina is cavimd wreysano 3 25 2022 kadip uu igu dhaho xirir ma sameysate maya ani hal qof lee suga intu iga soo lawanayo markasu iga dhahay ani wali wa ku jeclhy hada wan kula joga I ilaasho qadarta ilah wxa dhacde ina halkas ku soo celino xirirkene m.a hada waan wada socona wxan nahe dad qilaaf soo dhex galin malintas ka dib hdana ilah name soo dhex galiyo jeceylku ha waaro

  • @user-rv2pp1jz1y
    @user-rv2pp1jz1y Před 3 měsíci +9

    wll pls waxan niga codsanay hesaha inanad ku qurin magaca rasolka scw scw pls

  • @sadashiikh2789
    @sadashiikh2789 Před rokem +3

    Walaahi aniga quraanka wax ka mcn maleh ❤❤❤❤ ❤❤

  • @ruun5573
    @ruun5573 Před rokem +32

    Waan hilmaama lkn waqti badan bay igu qadata 3 years lkn dhib maqabo hadanan naftyda qof ibnu adam ah hoos aanan ugeena hadana hadan soo xasuusta xitaa dhib iguma hayso alxm wax walba samirkagy ku xidhantahy waa gari xali qof aad mudo jecled marku ku hor imaado aadan kala jeclaan doonin 🤩🤩

    • @aasiyaaadan9038
      @aasiyaaadan9038 Před rokem +2

      horay uwado noloshaada byo wligaa qof bini aadama naftaada ha hoos gayn❤👑💖

    • @ruun5573
      @ruun5573 Před rokem +1

      @@aasiyaaadan9038 I.a abyo horay umaysan dhicin hada kadibna ma dhacayso🥰

    • @Hamdaaali
      @Hamdaaali Před rokem +1

      Sax wallhi wax walbo wa sabar inshallah we gone be okay ❤️

    • @fartuunaadam9097
      @fartuunaadam9097 Před rokem +2

      M.a wiil an hory u jecla an wligy is dhihin qofad asika ahyn ma jecnsid lkn samirkyga wn ilawy muda kadip anigo is dhahy wxba xiir ha samyn ayda hda nh mid si kadis ku sameya iso ducey inu I hagago🥺

    • @ruun5573
      @ruun5573 Před rokem +1

      @@fartuunaadam9097 alaha kuu hagaajiyo abyo🥰

  • @dabshide3878
    @dabshide3878 Před rokem +21

    Heestan wlhi waxad mooda in aniga fananku izo qaaday waayo xaalada ay heestu ka hadlayzo ayan maanta ku suganay waana ii xasuus heestan baa layzo diray mrkan dhagayztaba waan izka qiirooda oo xaalad kale ayaan gala
    Qof jacaylka waayhihiza zoo maray ayuunba garan kara xaaladan inta iz jecelna alle ha izku daayo anagana alle ha iz kaaya fahanziiyo gacalizadayda❣🌟💍💯👑🥰

  • @mustafeyusuf-rv9vf
    @mustafeyusuf-rv9vf Před 11 měsíci +4

    Intaan awadaa keli oyi lahaa😢
    Ana aad dartay u ilmayn lahyd 😅
    Ma isku uursanaa eed la aan😢
    Inagoo is jecel ma is ilaashanaa😢
    Khustar 10

  • @fardusclqadir-hn7yy
    @fardusclqadir-hn7yy Před rokem +4

    Heesta wxa moda inay aniga iga hadlaso wxa dhacdy 12/4/2021 wxan is baranay wiil wuxu aha qof ad u wanagsan run ahanti wan is fahanay mar walba wuxu ah qof an is wacno o wada kaftano wuxu ah arday dhigta jamacad anigana sdo kle wxan ku hishenay inan is guursano markan wax barashadayd dhamaysano wan isku raacnay arinka ka dib wxa dhacay hben inu i dhaho hppi safar ba geli rabaa wxan dhahy muxu yahay safarkan kediska wuxu igu jawabay familka aya guuri raba o wxay adi raban muqdisho wxa iri ma xuma o wayo ma ku dhihi karo ka har lkin ma jeclayn inad iga fogato wuxu dhahy 3 bari ka dib wan baxayn e wxan raba ina wakhti kula qato madama baxayo ano raali ka ahayn wana ku xisi doona run ahanti hye ayan dhahy ano ka murugaysan bixitisa wxa dhacdy ina kulano habenki wuxu balan iga qady inusan cidlayn donin aniga sdo kle wayo wuxu aha qof an ku kalsonahy ka dib wxa dhacdy inu subixi xali hare iso wacay ina sheegy inu safar yahy wuxuna i sheegy inu iso marayo wu i yimi wn isku oynay wayo dad is jeclo kala foganaya ahayn ka dib wu baxay habenimadi danbe iso wacay wuxu dhahy wn nabad tegy mcn wn ku xisay wn farxay wayo wn u mursana wxa dhacdy inu xaga wax barashadi ka bilaby sacad walban wn isla hadli jirnay anigana niayda ima siin jirin ina cid kle la hadlo isna sdo kle wxa dhacdy ina wiilki iga amuso mudo 2 bari ah wxan waydiyy sappta wuxu igu jawaby exam ayan ku jira wxan iri mxa khaldan waliged ma dhicin ina inta ila hadli wayso wuxu igu jawaby xuman ma jirto ok ban dhahy wayo qof an jeclahy bu aha wxa siday sidi u ahayd wxa dhacdy ina wiilki amus badan ka dareemo wxan dhahy is bedelka kgu yimi isheeg wuxu igu jawabay wn mashqulay then wxa dhacdy inu hadalkiba iga jaro ano waca mahe usan ilama so hadlin q0raal xata imaso dirayo 22/5/22 wxa dhacdy inu BLOCK isaro ila hada xaladn ku suganahy ma garanayo qalbigygu xagisu jiraa iso duceya in illhy qalbiga iga reebo o bedel khayr qabo isiiyo

  • @sakariyesaakir
    @sakariyesaakir Před rokem +17

    "Jacaylku hal maalin masoo wada dago , ee sida ilmaha ayuu dhashaa , fadhiistaa ,garguurtaa , istaagaa , kacaa kufaa , kooxgaystaa . Waxuuna lakoraa dhaqanka iyo macaamiilka , sheekada iyo dhagaysiga , dhaq-dhaqaaqa iyo Socdaalka Nolasha !!
    "Dadka qaar ee waan kujeclahayda luuqa kaso leh waa beentood"😳🥰

  • @cadnaanjr5680
    @cadnaanjr5680 Před rokem +74

    Runtii xalada aan dareemayo habeenka caawa ah qoraal kuma soo koobi karo qalbigu marka uu qof jceyl yahay wax waliba waa u nugul yahay saasay tahay wxan usoo samray xalado agad hadalkayga wxan kusoo af meerayaa Qof waliba samirka haku dadaalo insha allHa wxaana idiin rajaynayaa Cimri dheere iyo caafimaad insha allHa qof waliba oo akhriya comment-gan 29/10/2022

  • @MaxamedIbrahin-nv3hh
    @MaxamedIbrahin-nv3hh Před 3 měsíci +1

    Kusali nabiga wallaal scw scw scw ❤❤❤❤❤

  • @LeylaMohammed-gb9dd
    @LeylaMohammed-gb9dd Před 4 měsíci +2

    Talow sidaa aniga u dhagesto hestan Aa ugo so xaasuusto asiga Maa udhagesta asi 😢😢

  • @nouradeggen195
    @nouradeggen195 Před rokem +4

    Ax heestan ani.miya ika hadaleyza malin malmaha ka midaa waxa dhacthy inaan wiil is barano wn sxpnahy wiilku waxa u aha qof naxariz badan oo wngzan ruunti ani wn jeclthy ano garaneyn halkan Jacalkayga uka sheegto ayu isaga i sheegthy ruunti wn farxay lkin malin malmaha kamkuda ayn iku dhacnahy waxan kala maqneyn 24cisho ruunti wn ka marmi wayay la.antizana waxpa wn ahan wayay kadip wiil saxibo yihin aya is baranhy waxa u dhahay wiilki kuma u san nicin ee u ku bahan yahay garabkiza istaago bolcka ka qaad ana wan ka cabsanyay lkin waxan mufiyay geesinimco wn la hadalay waxa u iku dhaha waxan is laha oqf kle ayeey la jaan qaaday kadip maya ku dhahay waxay sida ahato alx hada wa wala socona wana isku farxzanhyyy waxan ilahay ha baryaya in uu calaf iku daro oon cadow naso dhex faliin❤😟🤴🏻

  • @Naaney
    @Naaney Před rokem +14

    Qisadeyda jaceylka ee yaraanta igu gashay qoraal kuma sookoobikaro wlhi Aniway ina Hassan wiilkii ibaray micnaha jeclaka igadhigay Boqoradiisa isiiyey Naxariis farxad wax walbo Aan ubaahnaa 😊Hadane inacsiiye jeceylka uu ibaray oo igadhaqaaqe xalad Adag Aan ilaawi doonin waligey 😭Ala Aduunyooy muxuu ibahdilay Anoo jecel muxuu iga oosiiye maxaan ragoo dhan ugago Ay dartiis maxaan Naawilay Kaligii oo Aan kuhamiyey inaa noqdo Xaaskiisa maxaan ladagaalay walidkeyga iyo walaaladey😭💔maxaan markaa bogsaday uu iisoolaabtay hadana bartii uuiga dhaqaaqay Ala maxaa nacay Aduun dhan Aniway Alhm waansookabsanayaa hada😊meel walba Aad jooktid ilahay waxaan kaaga baryaa farxad iyo nimco Aan dhamaan I.n😘🤲ilahay hakusiiyo sidaa kuujeclaa oo Aan kuuilaashan jiray mid kuujecl ookuu ilaashata oo kuunoqota Hooyo labaad❤Farxad Aan dhamaan Baakurajenaa walaal mcne😘 Dhigaa ugu sareey🤴❤❤

    • @abdisamadhussein3924
      @abdisamadhussein3924 Před rokem +1

      Qalbi la dhaawacay sorry
      Blse waad cfisey masha allah

    • @Naaney
      @Naaney Před rokem +2

      @@abdisamadhussein3924 shukran Abowe 😘

    • @Meriyemmm
      @Meriyemmm Před rokem +2

      Sorry abayo wxan rijeyna ina ka bogato 😭💔🥰

    • @Naaney
      @Naaney Před rokem +2

      @@Meriyemmm I.n Abyo 😘

    • @ilkacaseahmed7501
      @ilkacaseahmed7501 Před rokem

      Wan ilmeyay qisada ku qabsatay iyo qalbi wanagaga mid Aad ku nasatid ayan ilahay kaga baryay farxad ayan ku rajena abidka

  • @Malapo958
    @Malapo958 Před 6 měsíci +2

    6 sano ka dib wali sidii baan ujeclhy asina Sidoo kle Markaa kala tagnoba waan isku ooynaa oo isku soo noqonaa ❤😢

  • @Shamuureofficall
    @Shamuureofficall Před rokem +3

    4m hadad iga dhex aragto love isaar

  • @somaliyameni202
    @somaliyameni202 Před rokem +84

    Emotional song salah sanag golden voice 🔥🥺🙌

  • @mustafka1237
    @mustafka1237 Před rokem +24

    Heestani 10 Million bay u qalantaa saaxiibbayaal. 🙏🏾💙

  • @faradiidfaradiid
    @faradiidfaradiid Před rokem +1

    Saalah sanaag waligaa nooloow 💓💓💞💝♥️❤️💖

  • @MssCanada-si2vv
    @MssCanada-si2vv Před 7 měsíci +1

    Wll ku Sali rasuulkeena scw scw namaste namaste 🙏 😢

  • @mizbalofficial4306
    @mizbalofficial4306 Před rokem +14

    Waxu nolasheyda ku so biire 28 July 2022 aad ayan uga hele wu naxariis badna wu ijeclaade farxd ayu isiiye ❤️😭aniga ka mashquule oo iska dayacay 😭mudo kadib wu ila so hadle waxuna isheege qaladkeyga ino ahaa mid weyn lkn uusan cuqdad ii qabin 😭😭 waligeyba wan jeclaa anige waxan isku daye ina dareen siyo darenkeyga lkn imu fahmin sidi baan kukala tagne 💔......... Maalmo kadib ayan go,aan sade habeen ina lawadaago jacelka uqawo 😭❤️ugu danbeen wu iso dhaweeye kaligey iska ooye lkn sidi hore iskuma noqon oo wan kala aamusne markale oo ila hada sidi baan ukala aamusanhy abaas 😭❤️............inkaato is iri daa oo ilow 💔😭 inkasto adkeesto aamusna 🤐 😭 💔 inkabadan intaa ma awoodi karo

    • @DAADIR_MOHAMED
      @DAADIR_MOHAMED Před rokem

      Sorry iska sabr abaayo jcylka dhn sidaas u qaraar

    • @mukhtarmaslalaaye9979
      @mukhtarmaslalaaye9979 Před rokem

      Jaceylku intuu ku hoosjiro dumar cag weyn faaido maleh labada qof waa inay iyagu isj3claadaan marka hore labadaas weligood makala tagi doonaan..
      Balse tijaabadu jaceylka uma Roona.
      Wuu igu dambeeyay iyo wuu igu horeeyay calaacal ayaa ka dambeyn doona...

    • @aminasacid9244
      @aminasacid9244 Před rokem +1

      Abayo cawa booskaGa okle ayan ku jira😭 qalbiyada ilaheY haino qabojiYo

    • @daim0ninnayousuf12
      @daim0ninnayousuf12 Před rokem +1

      sdoklle🤕

    • @xaabiiboxaabiibo8179
      @xaabiiboxaabiibo8179 Před rokem

      Saaxiib

  • @drzaki2549
    @drzaki2549 Před rokem +21

    Heestaan waxey kuso begmeysaa xili aay gabadhi aan ifkaba ujeclaa xariir qoto dherna naga dhexeeyay igu tiri "it's over" xili aan badweynta jaceyl qaab iyo meel kaga baxo aanan aqoon ......yaa Rabbi brighten my days and give me sabr to overcome this 😢.....waxan rajeynayaa in aay wax walbo sidoodi ku laabtaan ama Eebe weyne Badal kheyr badan isiiyo....inta jaceylka la il daran riyoyinkoda Allaha urumeeyo.

    • @edna_ah3567
      @edna_ah3567 Před rokem +2

      Amiin wll hadey kutirahde wax walbo way dhamadeyn kasabar❤️qof dhintaba walaga sabraa wof kukhayr badan baad heli i.a❤️

    • @DrZakariyeIftin
      @DrZakariyeIftin Před rokem +2

      @@edna_ah3567 Aamiin thanks abaayo....salaad iyo duco badan ka dib imika caadi ayan ahay alxamdulilah....mustaqbalka dhowna in aan iska guursado ayan rajeynaa.

    • @edna_ah3567
      @edna_ah3567 Před rokem +1

      @@DrZakariyeIftin khayr kurajayn iyo guur waaro wll❤️

    • @DrZakariyeIftin
      @DrZakariyeIftin Před rokem +1

      @@edna_ah3567 sidokale walal.

    • @safamuuse2120
      @safamuuse2120 Před rokem

      Me😭😭😭

  • @ethiopianartistsinger2707
    @ethiopianartistsinger2707 Před 7 měsíci

    Waxay ahayd 2017 maalintii aan kulanay, waxay ii ahayd wax walpa,
    Muddo laga joogo 6 sanno wali waxay ka tahay nolozhayda halka ugu muhiimzan balse nasiip darro iyada ayaa noqotay qofka iga mashquushay jacaylkana wax wakhti ah u wayday.
    Palse markasta waxay tahay number one nolozhayda lagamana yaapo in aan hal maalin ku doorsado qof kaleeto🥰🥰🥰NA😍

  • @faradiidfaradiid
    @faradiidfaradiid Před rokem

    Saalah sanaag alle waxaan kaaga baryey in aad heshid xaas baari ah🧡🤍❤️🇸🇴🤍🤍👸🤴🧕👲🇸🇴🇸🇴❤️🧡♥️💝💘💕💓💞💌

  • @liiban5800
    @liiban5800 Před rokem +13

    Heestan qalbiyada is jecel ee hadana kala fog raashin ahaan ha u isticmaalaan.❤

  • @sudaysiquraysh3834
    @sudaysiquraysh3834 Před rokem +12

    Ugu yaraan 17 qiso oo kala xanuun badan ayaan akhriyey oo haplo iyo inamoba leh
    Inta qoraalkeyga arki doonta ee xidhiidh jacayl leh wxa aan kula talinayaa in ay jacaylkooda ilaalintiisa awooda saaran si ay u gaadhan hadafka ay nolosha ka lahaayeen hdii ay dhacdo in ay isku dhacaana si yar oo degan ha u xaliyaan zpapta oo xidhiidhka laguu shegyaaba waa adiga oo buug wxa ku qoraya hdii xaashi ka.mid ahi kaa khaldanto buuga oo dhan ma tuurayside xaashida ayuun baad goynasaa mrkaa ana intaas ayaa iga talo ah

    • @user-jw4mo3hb3v
      @user-jw4mo3hb3v Před 7 měsíci

      😂😢😮😅😊😊😢😂❤❤❤❤😊😊❤❤❤❤❤😂😂🤣😅

  • @ruqiyanuurhilowle
    @ruqiyanuurhilowle Před 7 měsíci +1

    Runtii waxaa isoo maray jaceyl kalinimo ah oo hal dhinac ah 2021 ayaan ja😭😭😭😭ceyl uqaaday waliba sixad dhaaf ah ayaan ujeclaaday awoodna uma lahayn in aa waqtigaas usheegto jaceylkayga waanka qariyay inaan jeclahay umana sheegin habeen iyo maalin kasta waan ooyi jiray ayadoon qofna i ogayn markaan soo x😭😭😭😭😰😰asuus qalbiga ayaa ixanuuni jiray ilaahada lajoogo waan iloobi la ahay waxaan isku dayay inaan iloowo lakin waanku fashilmay naftayda waxaan kabalan qaaday inaan ooyi dood😭😭😭in mardambe dartiis lakin ma awoodo taas waxaan u rajaynaya inuu mustaqbal fiican ilaahay siiyo ana uu ilaahay mid aa ku qalbi qawowsado ha isiiyo inshaalaah

    • @ozamaadan2443
      @ozamaadan2443 Před 7 měsíci

      Kula mid ahay abyo marwalbo adge qalbiga 😢😭💔

  • @user-hh6pb8xs8j
    @user-hh6pb8xs8j Před 8 měsíci +2

    ❤❤❤

  • @fartuunaadanaxmed6520
    @fartuunaadanaxmed6520 Před rokem +11

    Walaahi heestan anay iga hadlaysaa jaceyl kayga 7 days kala aamusana wasana jeclahy said wan awoodi lahy plz 🙏 umada Muslim ☪️ ka hayso duceeyan

    • @fartuunaadam9097
      @fartuunaadam9097 Před rokem

      Abayo I.a qayr noqon inay dhipta hysta lga yaba radi bal adika

  • @zukainaisse3355
    @zukainaisse3355 Před rokem +7

    Heestn waqti ay soobxday. Iyo marxldn is wada turjmya.
    Xanuun jcyl ninkii heestn dhagysta asgoo marxldaa kujira
    Dareemiikra💔

  • @IsraMukhtar-ju1uf
    @IsraMukhtar-ju1uf Před rokem +2

    Wa anokale salax

  • @FaduumoMaxamed-mo7ze
    @FaduumoMaxamed-mo7ze Před 4 měsíci +2

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Qani_10
    @Qani_10 Před rokem +23

    Habeen Sabti ah 28/10/2022, 08:15pm
    2022 sanad sii dhamanaya👋maybe inaad 2023 commentigan aragto 😥 2022 waqti tagay oo dib usoo noqn doonin..!!👋🥺 Good bye👋2022💔🥺 welcome 2023 🥀

  • @Fatima-mg1iw
    @Fatima-mg1iw Před rokem +30

    2021 may 31 xiriirki an so wada bilownay ban goaan ka qaatay 2022 october 23😥💔
    Waan isjeclaanay wehel iyo walaal bu i noqday asxaabtayda reerkeena cid walbo i taqaanay waan baray
    Asagana sidoo kale asxaabtisa iyo familygiisa qeybtood wu i baray
    Saaid baan isku aaminsaneyn 😭
    Agtiisa nafis iyo farxad ku dareemi jiray
    Wuxuu ii ahaa mid marwalba igu dhiirigeliya ina hormar sameeyo
    Sidoo kale sannadka cusubna guurba ku balansaneyn
    Hal sanno ka dib bilowgi xiriirkena wax walba wa isbedeleen😭💔
    Mashquul saaid ah bu galay wiilki dabcan mashquul majire wa marki laga xiiso dhaco calaamadeheede
    Adoo iga har leh maxaan kuu daba socdaa bl😭💔
    Rafaad badan dagaal iyo isqabqabsi badan o 4bilood socday ugu dambeyntii 23 october ban goaansaday inaan dib u raadin anoo u baahan o jecel
    4taas bilood o khilaafkayagu so socday barkintayda oohin baa buuxisay 😭
    Malaha oohintaaba iiga naxaris dhow o ayadaaba markaan nafis ku dareemayaa😭
    Maxa igu watay bal inaan daacad ahaado wa iska jaceyl iyo xaalkiis e😭💔
    Dabeecadayhgi way isbedeleen
    Aad baan u xanuunsaday xitta hospital baan galay
    Waxaan noqday qof daciif ah aanan waxba qabsan karin
    Waxaan si wadan kari waayey waxbarashàdaydii
    😭💔
    Habeen iyo maalinba waxaan ku fikiraa hadan ogaan lahaa dhamaadka xiriirkan inu sidan noqonayo kalsooni iyo islaheysiin badan isma geliyeen
    Ugu dambaynti ma blocking mana iska tirtirin barihisi bulshada
    Dushaasaan ka daawadaa onlinekiisa anigo weliba xanuun saaid ah ku dareemaya😭
    Ma rabo mar dambe inaan madaxayga hoos u geeyo
    One day insha allh waan kuso noqon caadigaygi
    Wax walbana waan iska iloobi doonaa😥

    • @shukriosman4159
      @shukriosman4159 Před rokem

      Abaayo qali qalbiga allaha kuqaboojoyo one day wadkabaxi is adkee plz❤️

    • @neamaofficial5
      @neamaofficial5 Před rokem

      Sis sorry wLhie dadka qaar waxa dhaMa xayawnka mana ahaa wax ilin Lagu qasariyo ma ixtiramayan dareenkaga ee wax waLipa waxy ka yihin xiso iyo danaysi dantodun bay firsanayan MaLinkay dantay leyihina ka dhamaystan way ka tegayan raggu wax La amino maha wLhie allle qaLbiga ha ku qabojiyo 🤲😭

    • @mohamedamiin9719
      @mohamedamiin9719 Před rokem +1

      InzHaLLaaH waaka Baxi abaayo

    • @samiiracadaani7937
      @samiiracadaani7937 Před rokem

      Ax insha allah wad kasoo kaban wallaal ducada badi oo cidlada iska ilaali

    • @khadarbashiir1768
      @khadarbashiir1768 Před rokem

      Ilaahay qalbiga haku qabjiyo wallo🥺

  • @sacdiyoahmed2737
    @sacdiyoahmed2737 Před rokem

    Mashaa allah allaha kuxafido edo mcnto thanks qaali allaha MySweety

  • @apdishakur9185
    @apdishakur9185 Před rokem +1

    Hees bar iyo dayax ah cape town soutj africa khamiis 2022 dhamaadkeda 29 december

  • @sacdiyoclaahi784
    @sacdiyoclaahi784 Před rokem +22

    😭💔💔💔💔 wlh hestaan darekeyg ayey ka hdleysaa wiil Turkish joogo mudo sand io dhowr bipod Ah wada socony waa us jecelen hdne dhibka jiro wxey ahed isma aan fahmi jirin oo inta ugu bdn dagaal io qilaaf ku qadnay waqtigen 😭😭😭😭 ila hda qan jclhy hdne islma hdlno wxn xasuusta stonking walibo tobonkii danbe ano neyrobu joogo iney suxurtii nagu dhaftay ohin labdenuma hdii aan wax yar wada hdlno ilinta ma ceshan karo hdne isma fahno xly markii aan heestan argy ereyda qaar ka mid ah baan udiray 💔💔💔💔 inkaston is iri daa oo ilow😭😭 inkaston adkeyston amusna😭😭 inka bdn intan ma awoodi karo😭😭🥺🥺🥺 wlh wali sidii ban ku jclhy sadaq isoo laabo please nolosha ka anta cariir ayey igu noqty wlh😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭💔💔💔💔

  • @No.care1
    @No.care1 Před rokem +21

    28/oct maalin madow 😭🥺
    Anigoo ka maseray saxiibkeda ugu dhow ayaa si xuman iyo kibir ku jiro ku idhi iga fogoow xidhiidhkenana inta kusoo af jar ayadoo ilmeyneysa ayey igusoo celcelisey plz iska key cafi waxay sidoo kale igu laheyd waa macquul malin aan manta aheyn in aad said igu bahn doonto anigoo ifka joogin 🥺😞 waa run waxay ka mid aheydshaqsiyadii ku geeriyoodey qaraxyadii is dabo jooga ahaa ee ka dhacay zoobe 🥺🥺 waxaa la i horkeeney meydkeeda aydo dhiig bax dartii u dhimatey😭😞 waxan soo qadey talefonkeda waxana saarneyd baqshad ama warqad ay isoo dirtey aniga lkn nasiib daro ayada hada ifka majoogot😭😞😫🥺💔

    • @maryuumacadey7287
      @maryuumacadey7287 Před rokem

      Sorry 🥺

    • @queenrashaa4362
      @queenrashaa4362 Před rokem

      Yaac soory abowee ,qalbigaa Allaha kuqabojiaa ayadana Alle Haa unaharisto

    • @Afisa543
      @Afisa543 Před rokem

      😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😭💔💔💔💔

    • @amranbella7803
      @amranbella7803 Před rokem +1

      Ohhhh😪🥺💔 mxa u ilashn wydan🥺😪💔

    • @abdinaasirbare6404
      @abdinaasirbare6404 Před rokem +1

      @@amranbella7803 alle ubaray inow janadiisa geeyo 💔🤲

  • @ismailibrahim4576
    @ismailibrahim4576 Před 9 měsíci +1

    9milyan aa ku daawateen markaasa wxaa rabtid noo sheege

  • @user-tb7ii6mo3p
    @user-tb7ii6mo3p Před 5 měsíci +1

    Marshall salaxa salax❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @abdirahman322
    @abdirahman322 Před rokem +15

    Intaa aawada kali ooyilaa 😭😭😭😭. Adna aa darteey u ilmeen laheed😭😭😭 ma isku uursamana😞 eed la aan inagoo isjacel ma is ilaashana🙏🤗🇸🇴🇸🇴🌹🌹

  • @intisaarmohamedcabdiintiza1671

    Waxan hees waa dhaftay❤saxal sanaag king of the song 🎵 😢

  • @muniiradem8532
    @muniiradem8532 Před rokem +1

    Manta waa malin arbaco ah tarikh dana waa 26 April 2023 sacaduna waa 12:47 PM duhur nimo waxan salamaya jilalka soo socda ee hesahan dhagaysan doona

  • @MaxamedXaashi-jy7oz
    @MaxamedXaashi-jy7oz Před 11 měsíci +1

    inkastoon adkaystoon aamusnaa inkabadan intaa ma awoodi karo