Waa Kuma Saalax Carab? Ninka Yemeniga Ah Ee Somaliga Loo Yaqaan! Documentary Noloshiisa

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 28. 08. 2024
  • Nagula Saaxiib Instagrame / dayaxfilms_
    Dayax Films Waa Dookha Dadka

Komentáře • 671

  • @Super_media325
    @Super_media325 Před 3 lety +394

    SAAXIIBKAY CABDIRAXMAN DAYAX FILMS AAD BAAD UU MAHAD SAAN TAHAY XAQIIQ HAL ABUUR QALIYA OO HARGAYSA TABTAY BAAD TAHAY SXB AAN UU XIISNAY MEESHU TAGANA WAXA KU SOO KOORDHINAYO KOOR UU QADAYA MAGACEED ALLE HA KU XAFIIDO SXB QALI I MSS U XAQIIQ ALLE HA KU AMAANSADO SXB SARE

  • @samiiribrahim3872
    @samiiribrahim3872 Před 3 lety +162

    Hadi ay halka kaga dhex muuqato awooda alle subxanahu watacala like♥️♥️♥️

  • @samirshow22
    @samirshow22 Před 3 lety +57

    Somalida qimaha ay ledahay inta og 💕💪🏼
    Thanks dayax🙏🏼

  • @shacraawiofficial5929
    @shacraawiofficial5929 Před 3 lety +144

    InTa soo oroday mrkay aragtay notification ka like iizaar💝

    • @Gift606
      @Gift606 Před 3 lety

      isar walal subscribe

    • @Somalihappyfamily
      @Somalihappyfamily Před 3 lety

      Walaal ilaahay waalidkaaga dambigooda haa dhaafo arsaaq suubana haa siiyo adna hamigaaga haa kuu rumeeyo ee walaal subscribed ii saar ina soo booqo waa hubaal waa ka heli doontaa channelkayga inshaa allaah

    • @MohamedAhmed-vy5th
      @MohamedAhmed-vy5th Před 3 lety

      shCrWiH aa 😀😃

  • @mysteriousgirl9381
    @mysteriousgirl9381 Před 3 lety +60

    That was my friend back in the days Addis Ababa Salax wishing you a success Inshallah

  • @willoabdilahi9368
    @willoabdilahi9368 Před 3 lety +30

    wilkaaan aad haloo xushmeeeyo reer abtigiiii ad buu u jecelyahay masha allh

  • @umushiikha6999
    @umushiikha6999 Před 3 lety +71

    Mnsha allah salax carab waa nin qalbi nadif ah wlhi bariii hore ayan addis ku arkii jirey wlhi waa qof aan aad u aqan on muddo badan isku xafad daganan jirnay alle haku barakeyo waxa igu dambeysay waqtii hore

    • @Super_media325
      @Super_media325 Před 3 lety +8

      Thnks walalo qali salan sare ha wada ku marinaya walla

    • @AhmedMohamed-qz2tg
      @AhmedMohamed-qz2tg Před 3 lety +1

      Fariintaasi qiiro ayay igalisay wll

    • @Gift606
      @Gift606 Před 3 lety

      isar huno subscribe

    • @abshiraadan
      @abshiraadan Před 3 lety

      Ò

    • @Somalihappyfamily
      @Somalihappyfamily Před 3 lety

      Walaal ilaahay waalidkaaga dambigooda haa dhaafo arsaaq suubana haa siiyo adna hamigaaga haa kuu rumeeyo ee walaal subscribed ii saar ina soo booqo waa hubaal waa ka heli doontaa channelkayga inshaa allaah

  • @abdijibarproduction3537
    @abdijibarproduction3537 Před 3 lety +34

    Alle haku dhowro zxp Somaliland na waa dhulkaagii cidi kaama xigto iyo dhamaan dhulka somalida

  • @awilzuugaani7824
    @awilzuugaani7824 Před 3 lety +20

    Legend walhi waa nin aan taageera buuxda u hayo super salah carab

  • @Degaliah
    @Degaliah Před 3 lety +52

    Masha allah fanaankena Somali oo dhanba abti iyo habo ku ah, masha allah nin nasib lee hore usoco walalo Yemen 🇾🇪 wa jaarka allah nabad noga dhigo

  • @mubariksaid1349
    @mubariksaid1349 Před 3 lety +19

    Salah Yamen ibu qureesh Anba Yamen somil abti u tahay ayan ahee 🙏 hore u soco inder

  • @akaafikc5047
    @akaafikc5047 Před 3 lety +32

    Salax carab waa leng💯2014kii Dawan jiray✌ Hilwa Hilwa ya cayuuni Hilwa Hilwa Ayaa ✌💯

    • @yabracade3097
      @yabracade3097 Před 3 lety

      Wllhi anoo 12jir ah aa guriga ayeeyo fasaxa ciida jooge aan ka dawadey jigjiga tv 🥴😂🤣

    • @akaafikc5047
      @akaafikc5047 Před 3 lety

      @@yabracade3097 xiliga bareak schoolka dhageysan jiray ninkan✌💯😂😂😂😂

    • @yabracade3097
      @yabracade3097 Před 3 lety

      @@akaafikc5047 markaaz school 3aad ahaay hda ne jmcad 2aad ii socoto 😁buu buu 🤣😂

    • @akaafikc5047
      @akaafikc5047 Před 3 lety

      @@yabracade3097 😂😂XIigaas 8 Aad Ayaa Ahaa pro💯Hada waa BHD ku maqana nhy Dalka Dibadiisa mi poi💯✌

    • @siciidciiseofficial4136
      @siciidciiseofficial4136 Před 3 lety

      2014 wa marku so shacbaxayba

  • @user-ei7gt6hc1u
    @user-ei7gt6hc1u Před 3 lety +4

    Masha Allah rer abti على راسنا 💯🇾🇪👑🇸🇴

  • @cawillahiyo5193
    @cawillahiyo5193 Před 3 lety +38

    Salax shekadada wan ka helay inta ka heshay like sar

  • @mohanke447
    @mohanke447 Před 3 lety +35

    Salax carab waxn jeclan lahaa in laga soo sameeyo historigiisa oo lasoo duubo 😓

  • @HodanCookingandBeauty
    @HodanCookingandBeauty Před 3 lety +94

    Waxan kufaraxsanahay isago Yamani ah hadana uu kuhadlayo luqada somaliga hoyadina somali tahay

    • @Mohamed-qt7ql
      @Mohamed-qt7ql Před 3 lety +2

      Waa somali .hooyo Somaliyeed ayaa dhashay . Reer aabihiis waxna kama garanayo magaca ayuu ka wataa kaliya . . Walaalkayna waa somali

    • @ismailmire4114
      @ismailmire4114 Před 3 lety +1

      @@Mohamed-qt7ql waa caadi in yamaniyiintu somali noqdaan kuwa badan baa jooga somalia oo somali noqday ani hooyadaybaa ka mida 🤩🤩🤩🤩

    • @ismailmire4114
      @ismailmire4114 Před 3 lety

      @@Mohamed-qt7ql qabiilka mehrida ee yaman somalia iyo puntland xildhibaano bay ku leeyihiin

    • @bilan9379
      @bilan9379 Před 3 lety

      @@ismailmire4114 waan soo arkay qabiilkaas. Yemen ayaa ku Nolan jira. Mehar meel la dhoho ayaa jirta waliba wacay ku hadaan luqad gooni ah

    • @ismailmire4114
      @ismailmire4114 Před 3 lety

      @@bilan9379 puntland xataa way joogaan iyagoo Afsoomaali ku hadlaya waliba ani hooyaday baa mehri ah

  • @abdimire8599
    @abdimire8599 Před 3 lety +15

    Xusen yuusuf tarabi big lengend allh unaxriisto 😍🥰🥰

  • @tichipsmobile4936
    @tichipsmobile4936 Před 3 lety +63

    saalax carab soo dhawow walaal.
    yaman iyo somali waa walaalo,
    dalka cid kaama xigto saxiib.

    • @Gift606
      @Gift606 Před 3 lety

      isar walal subscribe

  • @ayubebashir
    @ayubebashir Před 3 lety +15

    I'm from Ethiopia
    I love you Somali people

  • @kamiila3941
    @kamiila3941 Před 3 lety +5

    Masha allaah saalax Arab alle ha ku xafido hbo mcn quruwoow 👍💯🌹🌹🌹✅✅

  • @sacdiyocadey2043
    @sacdiyocadey2043 Před 3 lety +11

    Soomali oo dhan waa waalidkaaa hbo hory usoco🤩😍

  • @mobaraksaad4321
    @mobaraksaad4321 Před 3 lety +17

    Inta saalax carab soomaali moodi jirtey ee aan carab u haysan like saar bal 😂

  • @hassanissack8611
    @hassanissack8611 Před 3 lety +5

    Masha Allah saalax carab fanaan aqli badan dayax filimis Adigana horey u soco wax badan ayaan cawa ugaadey

  • @dailyxiin
    @dailyxiin Před 3 lety +17

    Saalax Carab legendry Weeye Runtii waa fanaan masrax Ciyaareedkisa aan jeclahay Weeye
    AbTiH Iyo habaryar ka raali noqo jeelki lagugu dhex gaystay Dhulkii abtiyaasha 😍

  • @hafsinaofficial2071
    @hafsinaofficial2071 Před 3 lety +4

    Omg, somaliga sida aad uga hadlesid somali iska dhal baa lagu maleya wllkey m.a😍🥰

  • @amataizhqiyo7760
    @amataizhqiyo7760 Před 3 lety +8

    Woow indrky anigna waxan kasoo jeeda Dalka yemen gar ahan casimada sanca mix wan ahoo hoyady ayaa ana somali ah wliba Somalilander

  • @hamdaahmedmuhumed1902
    @hamdaahmedmuhumed1902 Před 3 lety +11

    Masha Allah salax carab waa wiil qalbi wanaagzn keep going pro

  • @brehgamerpowerlevel6968
    @brehgamerpowerlevel6968 Před 3 lety +2

    Maasha allaah sakax carab fanaan qaali ilaahey ha ku dhaafo aniin

  • @jiibziinkhaan3003
    @jiibziinkhaan3003 Před 3 lety +2

    Saalax carab sxp tan iyo heestaadi ugu horaysay ayan ku dhagaysan jiray sxp keep going

  • @maryanabuukar4192
    @maryanabuukar4192 Před 3 lety +7

    Keep going Dayax film xamar cadeey ku ceesha 🎊🎊🎊🎊

  • @abdurahmanabdalla8394
    @abdurahmanabdalla8394 Před 3 lety +11

    Masha allah runtii videogan aad ayan uga helay hore usoco saalax

  • @raximohealthyfoodbeauty6842

    Maasha allha saxa rer abtigiiyah somali wan salax alaha ku xafiido 🤲🤲🤲❤🥰😆

  • @dahabisak8383
    @dahabisak8383 Před 3 lety +2

    Maashaa Allaah. Waa Nin geesi ah dayaxfilms

  • @asiaabdulkadir1464
    @asiaabdulkadir1464 Před 3 lety +7

    2013 aya igo dambee my friend salax carab wagaa addis ababa😃😃long time

  • @hodomahamed3766
    @hodomahamed3766 Před 3 lety +13

    Super saalax carab ku tageraa from hargysa ✌❤

  • @haniyohimilo5533
    @haniyohimilo5533 Před 3 lety +3

    Saalax Carab Qaahira Ayaan Ku Bartay 2016kii
    Nin Karmeed Soomaalidu U Simantahy Guulayso Walaal Marwalba Oo Meel Kastood Joogto 🙌🏽😍

  • @hodancabdirihman674
    @hodancabdirihman674 Před 3 lety +52

    Qofkii u horeeyey car yaa ugu hayzta maanta😂😂😂
    halkii iga hapeeya liketa dee nio😂🥰

  • @Dolqueen123
    @Dolqueen123 Před 3 lety +5

    Legend salah keep going

  • @sareedo8184
    @sareedo8184 Před 3 lety +6

    Waa nin somaliya lakiin kaso jeeda yaman orangenal somali hore usoco wall xaga diinta u dhowow insha allaah

  • @deeqaxuuseen397
    @deeqaxuuseen397 Před rokem +1

    masha alh ❤❤

  • @bilan9379
    @bilan9379 Před 3 lety +2

    Walee dhaqan Yemen aa ka sheeken waa ku la arkey.... I respect their culture

  • @FARHIYAHAPPYTUBE
    @FARHIYAHAPPYTUBE Před 11 měsíci

    Super saalax carab ❤❤❤ wa fanaan qiimo leh

  • @najmoquen37
    @najmoquen37 Před 3 lety +2

    Saalax carab waa jecelhe walaahi 😥😥❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤💉💉💉💉💉💉💉💉♥️😥♥️😥♥️♥️😥♥️😥♥️😥♥️😥♥️😥♥️😥♥️♥️😥♥️😥💉❤😥♥️🌹😥🌹😥🌹♥️😥💉❤❤😥❤😥♥️❤💉❤😥💉❤💉♥️💉❤💉❤💉❤💉♥️💉❤💉❤💉🌹💉♥️♥️💉♥️💉♥️♥️💉♥️💉♥️❤😥❤❤❤💉❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @duranshire5927
    @duranshire5927 Před 3 lety +2

    Sxb sami wa idin salaamay adi iyo saalax carab from uk. Manchester

  • @youngash6411
    @youngash6411 Před 3 lety +2

    MAASHALLAH BARAK FEEK.

  • @mahadshekh7189
    @mahadshekh7189 Před 3 lety +2

    Aad ayaad nooga shaafisay taariiqdaada waana mid aan marnaba kaa hadheyn mahadsanid abti

  • @munacali3853
    @munacali3853 Před 3 lety +7

    Mnsha allh nasiiba ayaadledy gave wayo somaliyodhan aya ku abtiya nolow habo nololta usareysa from hargayisa

  • @xanfarxrofficial417
    @xanfarxrofficial417 Před 3 lety +19

    Wadan lahjadihiisa kala duuwan hadaad aragtaan waa laandheere inaga somali ahaan 2 lahjad ayaan leenahay hadana dad baa dhaha ma fahmaayo wxz iyo aflaqaado kle taasna waa reer baadiyo nimo wllhi

    • @samiyaahmed2846
      @samiyaahmed2846 Před 3 lety +1

      Wan kugu raacsanhy waa jaahilnimo somalida ilbax maaha xitaa yaga dhexdooda is kala saaro is yasa wxs na waa doqonimo lo bahnyhy in layska badalo hab dhaqanka nocaasa

  • @sumayaahmed9271
    @sumayaahmed9271 Před 3 lety +5

    nin rageed noloshu wax bartay 😊😍😍

  • @amuunaragsanmahmoud2963
    @amuunaragsanmahmoud2963 Před 3 lety +8

    Fanku waaa dambi wayn wll alllah haku soohadeeyo

  • @rahmahassan4543
    @rahmahassan4543 Před 3 lety +2

    Ku jclnhy wlky waku frxsnhy wxa thyba wiilkeena marna wlkeena one love saalax

  • @mklsl3663
    @mklsl3663 Před 3 lety +27

    Hadii ay hooyadiisu tahay somali taas macnaheedu waxeey tahay labada dhicbo wuu ka dhashay intastoo lagu abtirasado abbaha hadane dhigiisu waa labada dhinac yacni DNE

    • @samiyaahmed2846
      @samiyaahmed2846 Před 3 lety

      Haa wa Yemeni lama odhan karo wa mixed half Somali half Yemeni 🇸🇴🇾🇪

  • @sowturahma2693
    @sowturahma2693 Před 3 lety +1

    Wlh saalax waa wiil qalbi wanaagsan masha allh Allha kudhoro wll qli 🙏❤️🩸✅

  • @saafiali3547
    @saafiali3547 Před 3 lety +10

    Anigaba half yemen half somali ayan ahay familkeyga waxa ka mid ah kuwo hoyo iyo aabeba yemen ah hadana wax an af somali eheen aan ku hadlin .maasha allh

    • @aziiz94
      @aziiz94 Před 3 lety +1

      Muwalad a dhahna kuwa iska dhalka ah sidina o kle asxaabteyda bdnkoda muwalidiin aye u bdn yihin lkn sida arkay kuwa koonfur Yemen 🇾🇪 kaso jeedo ugu ilbaxsan 🙏😁

  • @kawthermohamudhersi8890
    @kawthermohamudhersi8890 Před 3 lety +4

    Wllky +geezi__abdirahman dayax🥰🔥 keep going

  • @jimcalekaafi5616
    @jimcalekaafi5616 Před 3 lety +6

    Legend saalax carab
    Waayo arag

  • @maajidmillion4581
    @maajidmillion4581 Před 3 lety +9

    Masha allah taariikh mugleh baad ka hadashey wll & xaqiiqooyin dahsoonaa
    MAHAD-SANID.

  • @seerabtaaindhobulac7895
    @seerabtaaindhobulac7895 Před 3 lety +13

    Reer aabahiis way ka saxsan yihiin inay heesaha u diidan inuu aabahiis dhagaysto waa muhiim.

  • @saharamuse1965
    @saharamuse1965 Před 3 lety +6

    Manshalaah manshalaah was would wanagsan

  • @Maahir--moha11
    @Maahir--moha11 Před 3 lety +9

    Super salax arab legend

  • @kayaabdul4915
    @kayaabdul4915 Před 3 lety +1

    Waa barnaaamij xiiso leh Walahi hamplyo wllo dayax films
    Barnaamijyda noocan ah waxa Samaya only dadka cadaanka

  • @Shamuuri247
    @Shamuuri247 Před 3 lety +1

    DAYAX inta jecel like ii saara....

  • @moha17
    @moha17 Před 3 lety +9

    Bro wellcome mar labad xaragag adbana igu xumahay yamen iyo somalia waa same muslima namada naga badna💥♥️🙏🇸🇴🇾🇪

  • @abdikadaradanabdi100
    @abdikadaradanabdi100 Před 3 lety +1

    Mashaa alaaah ilahay ayaaa ku jecel kaa soo saaray xabsiga

  • @HahanismcilHanaismcil-ir6kr
    @HahanismcilHanaismcil-ir6kr Před 11 měsíci +1

    Saalax walaky Allah ha ku xafdo 💯🥰🥰🥰💯💕

  • @filsankayse2643
    @filsankayse2643 Před 3 lety +7

    Saalax carab wiilayga isku qabiil yihiin xadrami waan kudaraxsanay walhi

    • @Super_media325
      @Super_media325 Před 3 lety +2

      Alla yaa ciisag walalo qali ❤️❤️ wiilka adeerka uu ahay ii dhuunko 🥰

    • @filsankayse2643
      @filsankayse2643 Před 3 lety

      @@Super_media325 mahad sanid wll anookutagirijiray hadana marka shegtayinaad yemeni tahay waiba qoloda wilkayga wad isoojiidatay

  • @teammuqdisho7305
    @teammuqdisho7305 Před 3 lety +3

    Salax carab waa fanan aan tageero m.a

  • @moham3tzhooqih49
    @moham3tzhooqih49 Před 3 lety +4

    Muuqalku waa Hargyza zomaliand mazha allH

  • @haniadan4776
    @haniadan4776 Před 3 lety +21

    Huuno fanka Carabiga kubiir sidhaqalee aad usameysiid kan Somalida iskadhaaf

    • @positiveandfunny4332
      @positiveandfunny4332 Před 3 lety +2

      Kan SOMALiDA lacag Malaha Haduu CZcams furto oo uu kuhadlo afcarabi sida wilkaan millions ayuu kasubini lahaa wilkaan #Abofalah oo intas oo Lacag kasubi

  • @sihamsugal4635
    @sihamsugal4635 Před 3 lety +11

    Sidee baanu soomali u ahayn waabay dhaleene waa haf somali

  • @rahmohraaliyoh9509
    @rahmohraaliyoh9509 Před 3 lety +3

    Macha Allah Włł saalah Carab Hore UsocoH ❤❤❤

  • @dr.bilaniitaahmed6306
    @dr.bilaniitaahmed6306 Před 3 lety +1

    Mashalah saalax arab waan tageera walhi waa very handsome😍

  • @haniya_5600
    @haniya_5600 Před 3 lety +2

    Salax carab wa nin Mashallah ah bal iskaga so tag naagta gafuurka weyn leh oo barwaaqo qalanjo ah anaa europe ku geyne walalo😁❤️🥰

    • @abdishakurahmed6456
      @abdishakurahmed6456 Před 3 lety

      Ma reer waqooyi baa tahy inder 😅

    • @haniya_5600
      @haniya_5600 Před 3 lety

      @@abdishakurahmed6456 haa dee 😅

    • @abdishakurahmed6456
      @abdishakurahmed6456 Před 3 lety

      @@haniya_5600 xaaji miyanad haysan adigu 😂😂 maxa nin yamani kuu gayn mid shidan maa nuu kula joogin

    • @haniya_5600
      @haniya_5600 Před 3 lety

      @@abdishakurahmed6456 oo yementa maxay qabaan qof walba dooq bu leyahay huno

    • @abdishakurahmed6456
      @abdishakurahmed6456 Před 3 lety

      @@haniya_5600 dee u tag haku dubeeyaane yaman naagaha raqiis ka ah necbiyaa ajaanib jcyl wtf

  • @mrwakhti7733
    @mrwakhti7733 Před 3 lety +5

    Best story🔥🔥

  • @karimahashim6579
    @karimahashim6579 Před 3 lety +2

    Saalax carab waa geesi hore usoco wll

  • @DARMAAN1
    @DARMAAN1 Před 3 lety +3

    Yamen faido Maleh 1977 ayaan xasuusta marka Ethiopia soo raaceyn oo ay ciidan somaliyeed jabiyeen ax iga daaa

    • @Yt-One_1
      @Yt-One_1 Před 3 lety

      Waxa kudilay cuqdad waa maxy cuqdad aad sido 44 sano kahor wxi ahaa ee siyasi kadameyay ee aad shacab dhan oo muslim ah unacayso
      Wad khalkhalan thy ban umalayn
      Inta yamani ah ee somali laso kortay
      Hadad ogan lahayd caac maad tiraahden hdy abtiyasha yihina md cyden

  • @zamirahassan8351
    @zamirahassan8351 Před 3 lety +6

    Salax carab Wallaha Diridhaba markay ahaayen Ayaa ku bartay

  • @aadanlalaana6177
    @aadanlalaana6177 Před 3 lety

    Maashaallah wiilkaan abtiga u nahay waxaan kuu rajeeynaa wax ka wngsan inuu ilaahey kuugu badale inshallah aamiin

  • @munaqueen8751
    @munaqueen8751 Před 3 lety +5

    Mshallah salax carap 🤴🏼❤❤

  • @YazzerVlogs
    @YazzerVlogs Před 3 lety

    abdirahman dayax flims - hore usoco bro
    saalax carab sidoo kle keep going

  • @mohamedmohamud5827
    @mohamedmohamud5827 Před 3 lety +15

    Salax waayo arag bad tahy zxp wlhi

  • @ilyasrached5481
    @ilyasrached5481 Před 3 lety +2

    Marhaba ya saleh .je te félicite d'avoir rencontré tes racines au Yémen vous avez de la chance car certains personnes non pas cette eu opportunité .concernant tes amis qui ton planqué au tôle .ils auront la justice divine. Bon courage continue cousin.

  • @bashiirdiinaari4684
    @bashiirdiinaari4684 Před 3 lety +16

    Zaalax waan AminzanaHay

  • @asiyamohamed4458
    @asiyamohamed4458 Před 3 lety +4

    Waruntiis yemen ilhay xishoodku iyo imaaanku 9 buusiyay dadka kaleena 1 halbaa lasiyay

  • @muunaabdullhmeme6425
    @muunaabdullhmeme6425 Před 3 lety +1

    Yaaman keliya mahe waa carabto dhana dhaqankoda💔💔💔😭

  • @guleidaltesoofficiall9285
    @guleidaltesoofficiall9285 Před 3 lety +16

    Suldaan xariir iyo princess istahil wey teamk shirqolka u dhigaya istahil mogdisho u baxasataye

  • @miimilovechannel5998
    @miimilovechannel5998 Před 3 lety +1

    Masha allah waa inanka aaan taageero ugu jclhy

  • @sagalabdi2095
    @sagalabdi2095 Před 3 lety +2

    Msha Allah legend ❤🥰

  • @mustafeahmed4274
    @mustafeahmed4274 Před 3 lety +1

    Dayax films keep going bro

  • @hoodobadan4071
    @hoodobadan4071 Před 3 lety +7

    Habrowadaagay💕

  • @farhiamali4693
    @farhiamali4693 Před 3 lety +2

    Masha Allaha huuno ❤

  • @aadanlalaana6177
    @aadanlalaana6177 Před 3 lety +1

    Xaqa iyo baadilka markasta xaqa ayaa ka awood badan marka wll waxeeyna ku tuseeysaa mucjisada aad xabsiga ku aragtay in ilaahey ku maamulaayay oo siduu doono sameeyn karo asagoo cidna kala tashaneeyn wuuna ku jeclyahay ilaahey marka adoon ayaad tahay ka toobad keen waxaan heesaha sida Kuwa kaa horeeyay u toobad keenen mid nasuux ah oo dib u laabasho kaa eheen alle neh wa mid wngsan oo toobada aqbala ilaa ay nafta qar qaraha ay kaaga timaado ama qoraxdo kasoo baxdo qorax u dhaca jaanis heeystaa wll meel laguu soo jiro ma ogide iska toobad keen wll kheerka neh allah haku waafajiyo hanuunka neh allah iska leh allow kusoo hanuuni aamin

  • @ayniihussein9532
    @ayniihussein9532 Před 3 lety +2

    HaaH salah arab heestiisii ugu horeysay hooda bn jeclaa waagii ay estv jirty

  • @haniyusufilmi9754
    @haniyusufilmi9754 Před 3 lety +23

    Wilkan waa. Yamany somali wayo hoyadiis haday tahay somali wa wil somaliyed isagubo bowe somalinmadada ku faan dhiig somaliyeed waad ba ledahay

  • @xalaydhalay6920
    @xalaydhalay6920 Před 3 lety +1

    Kiiskaa adis ababa ka dhacey markaas waan joogey adiz ababa mid waalan ayuu ahaa waanba fahmi waayey isada uu u soo baxey
    Yarka fananka ethopiaan ka ah waa run tuu wax badana ani waan arkey in badan

  • @umuabdirehman2079
    @umuabdirehman2079 Před 3 lety +2

    Manshallah salax carab guulayso huno. 🤚💯

  • @Siciidbashaash
    @Siciidbashaash Před 9 měsíci

    Keep going por saalax

  • @mamen789
    @mamen789 Před 2 lety

    We love you too

  • @zupeermaandhaye4928
    @zupeermaandhaye4928 Před 3 lety +4

    Fanaan wax faa,iido leh maaha zhp oon ahayn magac iyo woxooga lacag ah ee iska daa zhp qali

  • @maryamaxussein1931
    @maryamaxussein1931 Před 3 lety +1

    War hooyadii magicii