SAALAX CARAB & NAJMA NASHAAD | XAQ DHOWR | New Somali Music Video 2020 (Official Video)

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 13. 09. 2024
  • FADLAN TUSMOFILMS SAAR SUBSCRIBE HADAAD NAGU CUSUBTAHAY
    m.youtube.com/...
    FOLLOW US ON
    TIK TOK: TUSMOFILMS
    INSTAGRAME: TUSMOFILMS
    SNAPCHAT: TUSMOFILMS
    FACEBOOK:TUSMOIFLMS
    WHATSAPP:2262460459
    COPYRIGHT PROTECTED BY SOMIPP AND TUSMO FILMS 2020
    MIDHAHA:AXMED XARAF
    LAXANKA :QAMAR SUUGAANI
    MUSIC : TAMASGEN
    Directed,CAMERA & EDIT MONIUM follow him now / monium_
    PRODUCER: CABDIQANITUSMO ABDULLAHIKING & JAMAAL CADAWE
    MANAGER: M.ABSHIR

Komentáře • 666

  • @Super_media325
    @Super_media325 Před 4 lety +265

    Aad iyo Aad Halkan Waxan uga mahad ceelinaya Cabdiqani Tusmo iyo Moumino iyo Team #TUSMO_FILMS iyo Asxbta ku xiraan Waxan kale uu mahad Naaqaya Dhaman Asxbta Qaliga ee ka Soo faal ceeliyaya Muqalka Aniga iyo Xidigta Sanadka Walshay marna Dumashiday Najma Nashad Talada iyo Dhirigalinta Aad Noo soo jeedisen 😂😂 garan aniga talada ii soo jeedisen ee ah Cules ka iska Riid inshalaha ok sii toos ah ban uu qatay inshalaha is Badal iyo muqalo kale waxad igala socon dontan Xagan wan idin jacelahay alle ha idin sharafo 😊🙏❤️❤️❤️

    • @nuuraaxmed5451
      @nuuraaxmed5451 Před 4 lety +6

      Jazakalah khyr wllo mcn hadalada Aanu ku so qornay maaha wax Aanu kugu atagayno waxadtahay fanaaan talanti leh oo legend ah lkn inta yare miisanka aad dhimayso uunbn kuso jeedinay tana hadad naga qaadatay aad bad u mahadsanthy🥰🥰🥰

    • @mohhaadi1907
      @mohhaadi1907 Před 4 lety +3

      Post song najma nashaad and Salah sanag 💔💚

    • @nimcoayaan6197
      @nimcoayaan6197 Před 4 lety +2

      Legend salax carab

    • @moali27
      @moali27 Před 4 lety +2

      Saalax Carab waad ku raaxaysatay heesta sxb👏

    • @nimcohodan2350
      @nimcohodan2350 Před 4 lety +1

      Nootudhoo waxanoo jaasa nagadaadee

  • @FilmKoob
    @FilmKoob Před 4 lety +121

    Heesaha Waynu Wada Jecelnahy Allaw Quluubtena Ka Madobee Amin Hada Tiri Like Wll👍🏻💕

  • @deqahmedjama226
    @deqahmedjama226 Před 4 lety +261

    Anigu qu.raanka waan jecelye
    Adigu ma jecelshaha like igu muujiye wll

  • @nasrudiinofficial1776
    @nasrudiinofficial1776 Před 4 lety +162

    ɴᴀʙɪɢᴀ ᴋᴜ sᴀʟɪʏᴀ ᴀʟʟʜᴜ ᴍᴀ sᴀʟɪ ᴄᴀʟᴀ ᴍᴜxᴀᴍᴇᴅ ❤️

  • @caskavlogs4973
    @caskavlogs4973 Před 4 lety +92

    Waxa Is Helay Laba Fanaan Oo Heer Caalami Ah Iyo Shirkadd Another Level Ah Tusmo Films 😍❤️🎥

  • @mahaddaacad9444
    @mahaddaacad9444 Před 4 lety +116

    Heesta Sanadka Najma Nashaad Iyo Saalax Carab Iyo Hoyga Fanka Tusmo Films Oo Is Helay Waxba Laga Ma Qaban Karo I'm With Tusmo films ✅ Pin ii Saar Legend🤝

  • @mrqambiyoz1382
    @mrqambiyoz1382 Před 4 lety +31

    Waydinkaa Arabic music mixed with somali music
    Qamar suugaani laxamdiisu waa another level waa socdey ninkaasi
    Go forward brother qamar

  • @abdihakemhoorri4966
    @abdihakemhoorri4966 Před 4 lety +70

    Waxan ahaY qofki afarad ee dawada Heestan ee Like ha ila faadhina WalalHaYga Somali mohamed❤️🙏

    • @abwaanshankar337
      @abwaanshankar337 Před 4 lety +1

      Aniganeh waxan ahay qofkii lawad ee adi kusaara hhh

  • @kingaaryan3116
    @kingaaryan3116 Před 4 lety +65

    najma nashaad gobtii Somaliland 🔥😍
    saalax carab waa talented really 🇸🇴
    aawy reer Somaliland duriyadi 🙏🙏
    from mogadishu 😍😍😍

  • @mohamedyasin5659
    @mohamedyasin5659 Před 4 lety +41

    Tusmo wax kale intii jiifka ku daawanaysa like-tu wa dhankiina😅

  • @kinghalane9656
    @kinghalane9656 Před 4 lety +25

    Mucjisada fanka Laxanka idiley Qamar sugani💕🙏

  • @ibnuali6818
    @ibnuali6818 Před 4 lety +20

    Heestan Haduu Cadceed Tumi Lahaa hIt ayay Noqon Lahayd aya igu Racsan😁

  • @essateddyofficialmusic
    @essateddyofficialmusic Před 4 lety +34

    Laxanka mucjisadii qarniga Qamar suugaani
    Salax carbs &nashaaad
    Xaga music ayaan inaga giijisnayn. laxanka qamar iyo music cadceed jag isku weeye

  • @saahirmusic
    @saahirmusic Před 4 lety +9

    Inta igu racsan qamar inu yahy fananka sanadka najma nashadna fananada sanadka like sara

  • @nuuraaxmed5451
    @nuuraaxmed5451 Před 4 lety +2

    Salax carab wllo hilibka iska rid wlhi dhubnidadi hore igula qurux badanayd🥰 masha allah waxad tahay qof talanti leh

  • @pahnimohamed287
    @pahnimohamed287 Před 4 lety +7

    QAMAROW Waa Dhuuntii imisaad Tana Wlhi Waala Yabay Laxanka👑👑👑👑

  • @maahirzaciid1179
    @maahirzaciid1179 Před 4 lety +9

    Beautiful wlhi Najma nashaad izka jeclahy Love you sis💕

  • @hpsomaliteam7146
    @hpsomaliteam7146 Před 4 lety +3

    Laxanka qamar ka iga dheh qamar ban wata 🤴🤴🤴🤴🤴🙏

  • @kingcabdiraxman8599
    @kingcabdiraxman8599 Před 4 lety +20

    Qamarba haduu laxanka saaray waa top heestu xaqiiq ninkasi caadi maaha qamarka fanka qurxiya

  • @cadceedvlogs3025
    @cadceedvlogs3025 Před 4 lety +4

    Laxnkii wanu haynaaye Music tabayaaa Cadceed Nin Adag🥰🥰🥰🥰🥰Heesta madhax noqotay dhinaca musica ilen legend maqane cadceed Laxnkii Qamar suugaani haynaa uun🥰💋😥

  • @dugziyemuzeh6552
    @dugziyemuzeh6552 Před 4 lety +18

    Qaabka loo duubaY inta ila caashaqdeY monium 🙏

  • @baabiyare713
    @baabiyare713 Před 4 lety +2

    Salax xarab bal balaarka sii naqde pro miis qabatido😁🥰

  • @engapdirahman5879
    @engapdirahman5879 Před 4 lety +13

    Wad Na waalaysaan N.Nashaad S.Salax Carab
    Another Level Tusmo Kep going
    ..

  • @hazzamhuzzem9591
    @hazzamhuzzem9591 Před 4 lety +7

    💜💜_Qamar suugaani_odayga laxankiisu iLaa💜💜 carabta gaadhay go ford word pro💜💜

  • @Zakariye.abdilahi
    @Zakariye.abdilahi Před 4 lety +26

    Somaliland way tagtay fananin iyo Camero Mano horey mansh alha hooygi fanka ♥️♥️♥️

  • @alieidapdikani7396
    @alieidapdikani7396 Před 4 lety +4

    inta najma nashaad taageerta ismuujiya 🥰

  • @cumarcr561
    @cumarcr561 Před 4 lety +4

    Mashaa alaah heestii hesaha eryatay walaashay najma nashaad iyo wallky super salax carab keep going

    • @mugwayntv41944
      @mugwayntv41944 Před 2 lety

      Cumar

    • @mugwayntv41944
      @mugwayntv41944 Před 2 lety

      Cr waxaan ku iri waxaa nahay fanaan ree hargaysa waxaan rabaa in Aan show kuqabto jigjiga maad isoo dhaway bother

  • @mohameda.official8135
    @mohameda.official8135 Před 4 lety +24

    Intaa jiif ku dawanysaa hayla dhafiinaa 😄😄

  • @sir__cmc
    @sir__cmc Před 4 lety +34

    *Hadaad aaminsantay in 10000* *heesood hadaad dhagaysato* *aanad helayn farxad balse 1 hal* *aayad niyadu kugu dagayso*
    Like saAr😙👎❤

  • @cadceedvlogs3025
    @cadceedvlogs3025 Před 4 lety +7

    Qamarka hirgalay waleee wataa Laxankaaa igu socdaaaa😂👋👋👋👋👋👋❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🥰👑🥰👑👑👑👑👑👑👑🥰🥰🥰🥰🥰👑👑👑🥰💋

  • @MohamedHassan-is2we
    @MohamedHassan-is2we Před 4 lety +17

    Anah ugu horeeya somali Mohamet ❤💪 like ta hyla dhafin walalka weyi

  • @z012y
    @z012y Před 4 lety +3

    *Xidigta Hargeysa Najma Nashaad* 👸 🎸

  • @mehdiabdi4631
    @mehdiabdi4631 Před 4 lety +30

    Qamarow indr xgaad noo wadaa
    Waa yaabe laxankiii badesheeee🙆‍♂️😂😂

  • @bilkiabaari5423
    @bilkiabaari5423 Před 4 lety +43

    Somliyey la isma casiyeh an u horeyey likta an Inga help🥰🥰

  • @abdirizakhassan7683
    @abdirizakhassan7683 Před 4 lety +18

    Qamar on the melody😂👏

  • @anfacitoibrahimm7137
    @anfacitoibrahimm7137 Před 4 lety +10

    Xidigta fanka najma nashad fanan walba wxu raba inu hees laqado🤠😎😍

  • @abdiwakeel2786
    @abdiwakeel2786 Před 4 lety +2

    Yaab cadi mahan wlhy najma nashaad iyo salaax carab ciyaar ayuuba igu dilay zxbky hahha

  • @gmfamily9173
    @gmfamily9173 Před 4 lety +8

    Najmo Nashaad Xidigta Xadhigeeda Laqaban La.yahay Sanadkan 2020 Walayaabay🙋‍♂️

  • @Ymansuuri
    @Ymansuuri Před 4 lety +13

    Muuqaalku wuu naga gadanyahay #tusmofilms . Najma nashaad iyo saalax carab fanaaniintan la'aantood muuqaalku holacan muu yeesheen.

  • @hanaanismacil3351
    @hanaanismacil3351 Před 4 lety +9

    Najmo hada tagertid iida darted love igu saar❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @abdiwaasacqorshe7195
    @abdiwaasacqorshe7195 Před 3 lety +4

    Top music,melody and finally wonderful song.💯💯

  • @azhitaquen1224
    @azhitaquen1224 Před 4 lety +2

    Omg muqalka heesta Aadbu uqurxonyhy
    Salax iyo nashaad codkodu labadaba wlhi wan wataa Waxa imuqata Hormar faneed 💖🙏🥰

  • @abdulrisaaqmaxamedhaaruun3178

    Musiga 100%dab runti codka Edinting100%
    Labadan fanan waligy ma dhagysab balse hestan waa ficntahy keep going

  • @calijawhar6293
    @calijawhar6293 Před 4 lety +4

    Qamar sugani ❣️on the laxamayste wayn🙏

  • @mohamedakqadir14
    @mohamedakqadir14 Před 4 lety +5

    Woooow saalax carab saxibkey weyan soda weeya asxaabta❤️❤️❤️

  • @shaka938
    @shaka938 Před 4 lety +3

    Saalax Carab king Big man ,you have best Voice 👑👑👑🤴

  • @queenalmaas5759
    @queenalmaas5759 Před 4 lety +9

    Tusmo films waan idiiin wata🙏 heees ina badan ana sugeney ❤️❤️❤️najma iyo salax 💕👑

  • @naasirfanax6641
    @naasirfanax6641 Před 4 lety +11

    anaa u horeeya fadlan like hayla dhaafin hadaad iga danbeeyso🙏

  • @puresomalilander6951
    @puresomalilander6951 Před 4 lety +8

    #HARGEISA xarunta Horumarka fanka quruxsa msha allh #SOMALILAND❤
    Horyaalka shanta SOMALIYED
    VIVA NNASHAD AND S CARAB
    #like___❤___iisaar

  • @nimconataazha5302
    @nimconataazha5302 Před 4 lety +1

    Wooooow Hit New Song Fanaaniin Salax arap and Dumo Najma Nashaad
    Mid kastowba Horumar Aad ku Faraxdaan idiin Rajayn

  • @Kalitsahal
    @Kalitsahal Před 4 lety +3

    Abdi Aqani Tusmo kuwataaa wlllhi pto

  • @King-zack
    @King-zack Před 4 lety +3

    Salax carab GOVINDA inuu u egyahay inta ila araktay LIKE dhac kusiiya

  • @mohalimohsamii5570
    @mohalimohsamii5570 Před 4 lety +6

    Waaaw eesha calaa hees najma iyo salax waalayabay ana uhoreya like sar inta iga denbeysa hala yaa Hala tusmo best muqal keep goin 💪🔥

  • @Walaalo-mohamed
    @Walaalo-mohamed Před 4 lety +2

    Abwaanka heesta sxbkay axmed xaraf halkan ayan ka salaamayaa
    Sidoo kale maxamed wardi qamarka fanka oo laxanka isku kala bixiyay ✌

  • @zainabmohamed1204
    @zainabmohamed1204 Před 4 lety +2

    Hoygi fanka Hargisa wale ilbaxnimo laguma gaadho❤❤❤

  • @abdikarimhusseinck5060
    @abdikarimhusseinck5060 Před 4 lety +2

    Nashaad iyo saalax wa idin wataa👏

  • @abdiqanijama2915
    @abdiqanijama2915 Před 4 lety +2

    Saalax iyo naJma laba fanan aan jeclhyy liketa igu booba👍👍👍wlalayaaL

  • @bbenacnac
    @bbenacnac Před 4 lety +3

    Najma nashad another level wlhi 👸🔥❤

  • @xasancabdisanduuq4834
    @xasancabdisanduuq4834 Před 4 lety +2

    Ilaahay ka cabsada oo iska dhaafa heesaha shaydaanka ayaa idiin qurxinaaye

  • @moruush884
    @moruush884 Před 4 lety +1

    Hoyada fanka hargeisa hadh badan
    Sababtoo aha heesihi ugu xiisaha badnaa ee bilaha udanbeeyey waxa laga soo saarayey Hargisa Ayaa igu raacsan

  • @ubahladanmohamed9744
    @ubahladanmohamed9744 Před 4 lety +4

    WaalayaabaY salax carab iyo najma nashaad💯♥️

  • @muslimgirl3717
    @muslimgirl3717 Před 4 lety +2

    Naagtii fanka kala goosatay go forward duntayda xariirta💯🌍❤🤩

  • @kawiryare2006
    @kawiryare2006 Před 4 lety +1

    inta ila aragtay in ay wadato calanka puntland like hayla dhaafina👊👊

  • @ayaanbadan8782
    @ayaanbadan8782 Před 4 lety +3

    Laxanka 💯
    Music 💯
    Video 💯
    Erayda 50/%
    Woooow tusmo films

  • @mohamedofficial4280
    @mohamedofficial4280 Před 4 lety +1

    najma nashaad ft saalax carab waxba lagama qaban karo iyo tusmo films muuqaalo qurux badan keep going team tusmo

  • @huruuseyare5009
    @huruuseyare5009 Před 4 lety +14

    Bollowoyd Maan Daawanaya😂😂🥰❤️🌹

  • @khalidromeo9386
    @khalidromeo9386 Před 3 lety

    Hestan Waxa Kaliya Ee Kamaqan Waxay Tahay Iney Meesha Ay Joogan Fardo Ay Keenan Bay Heed Lkn Wan Ku Qatey
    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @sharaffaido775
    @sharaffaido775 Před 4 lety +1

    Salax carab inama Cadi ma ahan ciyaartisa keep going Brother and sister najma nashaad Boqorada cutka

  • @queenallisa5107
    @queenallisa5107 Před 4 lety +2

    Ahmed Haraf and Tamasgen well done 👍

  • @abdielmihanane45
    @abdielmihanane45 Před 4 lety +33

    Inta dirisle reaction kisa ila sugayso like
    From jabuti jano🇩🇯❤

  • @iskaeeg7567
    @iskaeeg7567 Před 4 lety +1

    Group najma nashaad farta taaga imikaba anigu waan waan wataa inantaa waa dareen dhaba heesaheedu 🙏🙏🙏

  • @zaedismacil5684
    @zaedismacil5684 Před 4 lety +66

    Heesta sidaan u sugaayey iyo siday madhaxa u noqotay isma laha 😂
    Hadaad sidayda xayiiyska soo daawatay 👍 like iigu qabo

    • @hanihani1312
      @hanihani1312 Před 4 lety

      Xaga laxanka ka dhimatay😆bahazhu

    • @hamdaabdule71
      @hamdaabdule71 Před 4 lety

      hani hani xaga music aya laga habaray😂

    • @hytrqueen2385
      @hytrqueen2385 Před 4 lety +1

      😂😂😂

    • @umalkhayrmahmoud930
      @umalkhayrmahmoud930 Před 4 lety +1

      Zaeed ismacil haa nio muqalkay nagu qalden lkn laxan mesha kuma hayan Any way hore usocda intaana icafiya najmiyo superow😁✌✌✌💫😊

    • @soogude
      @soogude Před 4 lety

      Agree with you sxb wlhu

  • @ashqanhabib7745
    @ashqanhabib7745 Před 4 lety +2

    Laxanka idilay Qamar suugaani ♥️♥️

  • @xiiscade350
    @xiiscade350 Před 4 lety +1

    Ish calaa hees salax caran and najmo nashaad inaba waxbo lagama qaban karo tow legend ba is heley😍❤🤞

  • @armaanhassan2675
    @armaanhassan2675 Před 4 lety +5

    Heestii Coming soon teedu waalida ahayd sawtan madhax Noqotay 🤔
    Music wareera leedahay lkn Walee 💟

  • @juweriyaabdillahi22
    @juweriyaabdillahi22 Před 4 lety +2

    Soamali maxmed dadaka ugu ilbaxsan uguna horeyo omg 😮 Woqooyi waaye 👏🏼👏🏼👏🏼🤘🏾🤛🏼👍🏿

  • @qaaliluula8013
    @qaaliluula8013 Před 4 lety +11

    Saalax carb atooro ayad u ekaan jirteye lkn hada maxa dhacay jirka iska so dhis wll taagero ayan ku ahay🥰

  • @mustaphecaqlisame8605
    @mustaphecaqlisame8605 Před 4 lety +5

    Wan idinka hynaa tusmo films 💫🔥🔥🔥💯❤️

  • @abdifatahshukri4603
    @abdifatahshukri4603 Před 4 lety +1

    Wlhi labo fanan aan tagero ayaa is heshay yahuu heestaan way kudhufteen kep going

  • @zuhraadem7814
    @zuhraadem7814 Před 4 lety +2

    Waaa laayby hore usocoda najma.iyo salax tusmo films masha allah😍🥰

  • @nimconajuum9941
    @nimconajuum9941 Před 4 lety +8

    Inta aragtay 12:20 am xili ka danbeeya lita hayla dhaafin

  • @faaisodagan2836
    @faaisodagan2836 Před 4 lety +5

    Marka ujeday hdda soo oradey like ta Mxaa iiga hagranee walazha aheee😢👑

  • @mohamedpoi6582
    @mohamedpoi6582 Před 4 lety +2

    Saalàx scarab LEGEND

  • @araksanmohamed4221
    @araksanmohamed4221 Před 4 lety +1

    Mashlh keep going najma nashaadeyda qashaqaa gabadha kaliyee een tageero 🥰💟❤️👩

  • @zaedaliyussuf2616
    @zaedaliyussuf2616 Před 4 lety +6

    Najma nashaad best queen
    🤗🤗🤗

  • @zackmoses9405
    @zackmoses9405 Před 4 lety +23

    Iam the one tusmo another level

  • @hafsayuusuf7210
    @hafsayuusuf7210 Před 4 lety +2

    Tusmo muuqalkan wuh iga gadanyahy iyo labada fanaanba wlhi😃😍

  • @heeroproduction3667
    @heeroproduction3667 Před 4 lety +4

    Best musician tamasgen maresa inaba caadi ma aha two legend tusmo films hard work video editing amazing

  • @apdiqanimohamettali7240
    @apdiqanimohamettali7240 Před 4 lety +4

    Another Level qmar sugani maGic

  • @ahmedmaandeck6126
    @ahmedmaandeck6126 Před 4 lety +1

    Maschallah najama nashaad iyo salaax hees macan keep going forward from Djibouti land

  • @Chally1-x2m
    @Chally1-x2m Před 4 lety +10

    Najma nashaad somalia walagu so khalday uma qalanto ilove you najma😘❤

    • @indhocade1912
      @indhocade1912 Před 4 lety +3

      Nio Somali dheH Somalia Mahee Somalia Reer Koonfurta LadhaHa Kaaley Halkee Somaliga Ku baratey Nio Jinsi hadad U jeedana Wa Gabadh Somaliland Ah Ee Hadal ka Aan Ku saxee Somali dheH Somalia Wa Wadan Dad LeeyaHy Oo Calan LeH Mxaa Ka Qaldan....

    • @Chally1-x2m
      @Chally1-x2m Před 4 lety +2

      @@indhocade1912 kkkkk nagtan soomaliland bad ku baratay anigana galkacyo wakhti kula qatay wa naag cumar maxamud ah🤣

    • @kingmuzze2125
      @kingmuzze2125 Před 4 lety +4

      @@Chally1-x2m cid kasta way sheegtaaan miyaa horta gbdhani waa isaaq walipa Arab yurub geenyo isku rer yihiin majeerteen ku way dhaleen galkacyo ayay degnayd mid kale galkacyo habar gidirta ba kaga badan sow ma ogid

    • @Chally1-x2m
      @Chally1-x2m Před 4 lety +1

      Garaadkaga intaas le eg miyaa masuul

    • @kingmuzze2125
      @kingmuzze2125 Před 4 lety +1

      @@Chally1-x2m majeerteenka horta dad yaraan miyaa haytsa qof kasta way sheegtaaan wan ka yaabay reraha kale ee Somalida dhaqanka ma yaqanan war xishood qof bini Adam ah ayad rerkiina ku qasbtaa

  • @jimcaalexiis4490
    @jimcaalexiis4490 Před 4 lety +3

    Laxanka iyo miisiga waa yaabay🤔🤔🤔🤔inta ila yaabtay like ii saara shp👍

  • @ahmedkulmiye2974
    @ahmedkulmiye2974 Před 4 lety +2

    Najma nashaad is on fire 🔥

  • @Sahruja12
    @Sahruja12 Před 4 lety +3

    Najima nashaad walhi another level really hore usoc mcn

  • @dailyxiin
    @dailyxiin Před 4 lety +2

    Hobaladi sanadka Salaax carab VS
    Marwo najma nashaad ...
    duubista codka waaala yaabaY %.....
    Tusmo Films.....📹📸
    Hilawle hoobalaw heele sidiragaM....😍
    AffaClekum " Absolutely top draw

  • @asmaxusen5390
    @asmaxusen5390 Před 4 lety +4

    Waaaaaw najma nashad iyo salax carab hees iyo badhigadhe waxkale

  • @saxarlwmohamed8602
    @saxarlwmohamed8602 Před 4 lety +1

    Directorka heesta si gaara ayaan ugu hambalyaynayaa si quruxbdan ayaad u director garysay MONIUM

  • @ipnuadirahman2738
    @ipnuadirahman2738 Před 4 lety

    Inta ila aragty gabadha in ey rajstiin cadaan ah wadato like dhac igu isiii👍👍

  • @mustafekamaal3053
    @mustafekamaal3053 Před 4 lety +3

    Tusmo filims dadaal fcn ayaad wadan hore u socda
    Najma iyo salax 💥

  • @hanadabdi6975
    @hanadabdi6975 Před 4 lety +38

    Hees kama dhicin mezha lkn
    Qabka lo dubay Ban Ka Helnay
    Like ✋ Yaa ila mid aha