Fariin - Fartun Omar 2011- hees Cusub

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 5. 09. 2024

Komentáře • 345

  • @maryamoxasan2289
    @maryamoxasan2289 Před 3 měsíci +21

    2024 hada dawneyso one love ❤️ like 👍

  • @Milgoyar1111
    @Milgoyar1111 Před 4 měsíci +17

    2024 ayan dhagysanyh muqdisho habiinimo qamiisah sacduu waa 3 habeenim❤😢

  • @mukhtarmohamed1742
    @mukhtarmohamed1742 Před 2 měsíci +4

    In 2013 I had listened this song for fun to work out mathematic exercise for high school in afternoon.
    But in July -2024 its makes another feeling which express that I miss my family.

  • @AnwarAbdalla-zn6sb
    @AnwarAbdalla-zn6sb Před 8 měsíci +4

    Who is listening 2024 this Emotional song😢Waxaan Xasuus dardeed an la ilmeeyay Alla Waqtigas maxuu qalbigeyga ka go'i la'yahay

  • @AbdiraxmanXabbad-lk7or
    @AbdiraxmanXabbad-lk7or Před 4 měsíci +7

    Heestaa fartuun qisadeedu 2024 ihaysataa

  • @bilalhassain7265
    @bilalhassain7265 Před 5 lety +80

    Hestan hadad wali 2019 /ila dawaneyso blz like me 👍hestan😚😢😢💕

  • @asiye717
    @asiye717 Před 4 lety +39

    Hestan hada 2020 dawanyso like aayar dhac igu sii 😂

  • @ciiseciise-sz5pc
    @ciiseciise-sz5pc Před 4 lety +68

    Heestan hada daweynayso 2020 like isaar

  • @ibraahimcizigaofficiall1761

    2024 ilaa hada ma qof sideyda cml hestan dhageysta oo dareenkiisa ka turjumeysa ayaa jira ❤❤😢😢

  • @abdirisaqshalka9256
    @abdirisaqshalka9256 Před 28 dny +1

    Mar labaad iyo faalo labaad waan jeclahy heesta iyo fanaanadeena fartun omer walow aanaan arag muddoyinkii u danbeeyey iyadoo noo heesaysa Allow qof walpa halkiisa haku nabad galiyo ❤

  • @Asli256
    @Asli256 Před 4 lety +17

    2020 yaa dawanaya🙋🏻‍♀️

  • @zaaanc7008
    @zaaanc7008 Před 3 lety +11

    Passport weyn anoo qaatay oo safraya oo faraxsan ayaan dhageysan jiray laakiin hooyadeey aan u safray markan ka soo laabtay ayeey dhimatay Allow u naxariiso

  • @abwaanlingardabdi9105
    @abwaanlingardabdi9105 Před 6 lety +43

    Hestan intey sameysay plz like igu yaaaciya

  • @maymaabdizaki6280
    @maymaabdizaki6280 Před 5 lety +31

    Inta hestan 2019 dhagaysanayso like ha i saran

  • @jajiagbar5315
    @jajiagbar5315 Před 11 lety +18

    Heestaan wllahi caadi mahan Qisada eey salka ku heeysa oo kalay ayaa igu dhacday wallahi markaan heeestaan dhageesta waan ilmeyaa alla ragga somaliyeed maxeey nacasiin yihiin qaarkood ilahyoow nabsi ku tusaa ana aan libinta helaa tani waa aduunyo thnx Fartuun Omar and all faninta reer North America

    • @ugaaz
      @ugaaz Před 7 lety +1

      jajia gbar 5 sano Kadib Hallooow 😂😂. Maxaa is badalay huuno

    • @mohamedabdullahi4652
      @mohamedabdullahi4652 Před 4 lety

      Jajia gbar wll 7 sano kadib maxaa isbadalla

    • @queenoftheyear2477
      @queenoftheyear2477 Před 4 lety +1

      Jiija 7 sano kadib mxa isbadaly

    • @amiiraadan3017
      @amiiraadan3017 Před 4 lety +4

      Dadka dhan 7 sano maxa is bedalay kulahaa biley dhimantey aney noleeyn maxa ka og tihiin😁😥😥😥😥😥✊

    • @queenoftheyear2477
      @queenoftheyear2477 Před 4 lety

      @@amiiraadan3017 waxkasta dhici kara may be ineey iska badashy gmail ka ama uu ka lumay

  • @flamingoshowchannel.1630
    @flamingoshowchannel.1630 Před měsícem +1

    Alxamdullilah 2010 till now in 2024❤❤❤🎉

  • @cabdiqaadirmaxamed4446
    @cabdiqaadirmaxamed4446 Před 7 lety +49

    waxasa hees lglagaa dhahaa 2012 ilaa hada kama xiisa dhicin

    • @Naturefilms75
      @Naturefilms75 Před 7 lety +1

      cabdiqaadir Maxamed kula midban ahay wlhi wllo ila 2012 iyo ilaa manta marna kama xiiso gayn💕💕

  • @najmadeqsaan8608
    @najmadeqsaan8608 Před 4 měsíci +3

    Heestan hada dawanayso 2024 wan ku salamaya like saar❤🎉

  • @marwaatmo4019
    @marwaatmo4019 Před 3 lety +6

    Caawa 20 march 2021 walhi dhulku cidhidhi buu igu yabay sababto ah wiilkan aan jecla baa iga tagaya oo wadan kale uu safraya alle swt hayka xifdiyo gcliye walhi aduunka kugu jeclhy🖤

    • @ibnuxaajiabuukarmahmed5505
      @ibnuxaajiabuukarmahmed5505 Před 3 lety

      Abyo mcn samir.
      Dib baad ISU heleysaane inshaa allaaah

    • @marwaatmo4019
      @marwaatmo4019 Před 3 lety

      Inshallah qli😪😪😪

    • @Minaa_Abdalle
      @Minaa_Abdalle Před 2 lety

      Abyo mcnto hadda intuu ku danbeeyy saaxiibkaada waa maqlay dadka markee meel kale tagaan wey is badalaane mise wali waa is wadataaan war jecli igu tahy igu qaado byo😂

    • @marwaamoo762
      @marwaamoo762 Před rokem

      @@Minaa_Abdalle account waa ilaway password kiisa kan ban kaga jawabaya walhi waa run hunno wan is daynay wiilka 😢

  • @abdikarimmahamed8132
    @abdikarimmahamed8132 Před 4 lety +17

    2020 aad dawanayaa
    10/3/2020
    11:12
    Cidii daawanaysa
    Like iisarw

  • @calijawharioz8138
    @calijawharioz8138 Před 4 lety +13

    Heestan 2020 inta ila fiirsaneyso like dhac kusii😆😆

  • @AsluubAadan-r5d
    @AsluubAadan-r5d Před dnem

    ALLE ha Caafiyo Fartuun Omar 😢

  • @khadrastar359
    @khadrastar359 Před 4 lety +16

    Yaaa ila dawaana 14/12020 farta taaak xasuus ano dhocila maqli jirey madaxa aan daboolan jirin hadana cawa maqlaa yaaab🤭✌️

  • @ugbaadahmed2562
    @ugbaadahmed2562 Před 2 lety +5

    😌Fasaxaad sugaysana aleh hakuu fudaydshe abid waan kufilayaa❤

  • @marwaatmo4019
    @marwaatmo4019 Před 4 lety +9

    Heestan waxan dhegaytay 2013 marka aay hooyaday iyo Walshay oo soo degay wadanka yimi aya walshay iga yar heestan jeclaysatay yado afsomaliga aad uu aqoon (Fasaxa aad sugayso alle haku fudaydsho)intas bay ka xafiday wlshy mar kastana inta ayeey odhan jiraty😂😂

  • @hassandweeu4096
    @hassandweeu4096 Před 3 lety +13

    Heestan aan idin ka yara warame waxan aad u jecla wakhtiyadii ila 2011 ila 2012
    Cawa oo ay thy tariikhdu
    11.6.2021
    dib ayaan u dhageysanaya oo you Tube
    Ka helay Asaxabey yaa ila qaba

    • @najmamahamedahmed8248
      @najmamahamedahmed8248 Před 6 měsíci

      Me too wllhi wagan jacelkeyga kale foganey bana dhageysan jirey allxm manta famile buux banu noqoney ❤❤

  • @maandeeqwardheer8120
    @maandeeqwardheer8120 Před 11 lety +4

    Mahasanid macaane( Madaale). wow wow waaaaaa, Fartuun lama helikaro, waa Angalina. Love and peac....

  • @yazzeinapdiqaniyazzein3706

    Fanaanada kaliYa een dhagayzto ayay ahayd
    Fankiina Way iskaGa FadhiizataY 🤷‍♂️💯💯
    Ina Omer Guulayzo wll 🙏

    • @sashawwefans6394
      @sashawwefans6394 Před rokem

      Maalin dhowayd baan la hadlayay xaaladeeda Halis bay gashay wealchair bay ku fadhida waa la sirxay qaliino ayay gashay waan ka naxay 😢😢😢😢 waan ooyay markay iisheekeynaysay

  • @ShukriMuuse-eq9fn
    @ShukriMuuse-eq9fn Před 11 měsíci +2

    2023inta dawaty wan idin salmy❤❤

  • @Naturefilms75
    @Naturefilms75 Před 7 lety +7

    Oyees heestan wa heestaydi alla maxaan dhagaystey onku celceshaday waliba wlhi agtayda nice song❤

  • @yasaalemedia8651
    @yasaalemedia8651 Před 4 lety +2

    Masha allah Naf jecelba igu jirta fartun cumar cimrigagu haraago wll qlli

  • @munaabdi3697
    @munaabdi3697 Před 3 lety +3

    Still watching 2021 xasus garay igu leedahy wallee heestan ilaa 2014 ilaa hda maba daayo dhegeysigeda

  • @yohancabaaye431
    @yohancabaaye431 Před 6 lety +6

    Adunyo wli wn dhagesta ila iyo hadda 2018 oo lgu jiro

  • @hanadhassan4877
    @hanadhassan4877 Před rokem +2

    AXA hesta waxan dhagysnaya haben sabti ah 2023🥰🔥

  • @abdirisaqshalka9256
    @abdirisaqshalka9256 Před 2 měsíci +1

    Waqtigu waa 1:20 habenimo waxan la sheekysanyaa naftayda waqtiga oo aad u adag iyo waxaan doonayo inaan is qabadsiiyo waxaan kamid ahay dadka uu ku jiro waxa la dhaho buufisku isla markaana muddooyin badan niyada ku hayey inu marka uun ka tago wadanka iyadoo ay jiraan dhibaatooyin yar oo ihaysta balse alle inuu fududeeyo igu duceeya fadlan 😢❤🎉

    • @user-gz3dy3dw8w
      @user-gz3dy3dw8w Před měsícem

      Ala walalo walhi isku mid baynu nahay ilahow ino fuduude hawlaha aduunyo buufis baa nafta ii kenay 😢

  • @maryaa43
    @maryaa43 Před 12 lety +2

    heeskan caadi ma ahan walashey fartuun,, viva fartun cumar ina adeer

  • @mawliiddiyabi8511
    @mawliiddiyabi8511 Před 14 dny

    Mashallah axyaaa heees 22/8/2024 inta iga danbaysa 👍 like hala dhafin

  • @aminaofficial4659
    @aminaofficial4659 Před 2 lety +1

    10/ November 2021 yaa ila daawanayo tolooow heeestan caadi maahin ❤️❤️❤️❤️👌ax ax jaceel

  • @nazeemdheeman264
    @nazeemdheeman264 Před 2 lety +12

    I love this song I can’t stop 2021/12/10🥺🥺

  • @Jinan202
    @Jinan202 Před 4 měsíci +1

    Habenimo qamis so galayso tarikhdo tahay 4.10.2024 xasus gara cawa so radiyay inta iga dambeso wan salamaya🌸🍂🤎

  • @mawliidabdirahman6578
    @mawliidabdirahman6578 Před 5 lety +3

    Codka kliya ayaa i deeqay
    Inta somali jcl leke 👍👍👍

  • @mohamadabdifitah9634
    @mohamadabdifitah9634 Před 7 lety +1

    Fartuun omar one love u ckz taageere qaas aan ku ahey wlh zaaid heestaan waa hes daren igu reebtey one love my fanaandeyda

  • @mohmegan
    @mohmegan Před 12 lety +1

    gabadhaan waa gabadha aan ugu jeclahay fanaaniinta maanta, waaa gabar aad u degan, islehna codkeeda iyo quruxdee

  • @laylaali9203
    @laylaali9203 Před 5 lety +1

    ax ax ilaa iyo 2019 waan dhagastaa xasuuus waayo waayo thnkz fartun omar

  • @khadraamiin9875
    @khadraamiin9875 Před 3 lety +1

    Hestan anigoo yar ayan dhagysan jirey 5/5/2014
    Hadana anigoo nagwen ah ayan dhagysanaya 8/29/2021😭

  • @faaisodagan2836
    @faaisodagan2836 Před 3 lety +1

    Heestan waan jeclhy walibo markazta waan soo raadiyaa 6 nov 2020

  • @mohamedabdulkadir4085
    @mohamedabdulkadir4085 Před 3 lety +2

    2021 inta dawanayso

  • @maxamedcabdillexassan2987

    Heetzn waxn dawany subax qamis ah tarqdu waa 5 sandkuna waa 2024 bishana 9 sacdu waa 4:35

  • @taagere
    @taagere Před 12 lety +1

    fartuun cumar waan taageri lahaa cod way leedahay laakin waxaan
    ku nacay hees walbo waa waa haa uuu aa eyku dartaa

  • @Muakib
    @Muakib Před 12 lety +4

    I love this song, I can't stop pushing the 'REPLAY' button...

  • @AnfacD
    @AnfacD Před rokem

    Masha Allah Allaha I din Xifdiyo Dhamaan Cafimad deg deg ah Allaha siiyo inta Xanuunsan. Amiin.

  • @ramlahagi2750
    @ramlahagi2750 Před 6 lety +3

    Xasus 2012😢😢 waqtiga wa cajib

    • @amienzyyali1002
      @amienzyyali1002 Před 2 lety

      Waa hees dareen jacayl ka hadlaysa ilaa intaa ana wan dhagaysanayey😩

  • @wiilkaReerCigalle
    @wiilkaReerCigalle Před rokem +1

    Naag Reer Mudugoo 2 xiniinyood kuyaalaan 😂😂
    Fartuun 👌🔥

  • @mohmoudabdi3552
    @mohmoudabdi3552 Před rokem +2

    Fariinta waan hellay 2023
    Liketu waa xasus ee saar

  • @multishankaroon
    @multishankaroon Před 12 lety +2

    Mansha allah gabadhaan waa gabadha aan ogu jeclahay fanaaniinta hada soo baxday.cod,qurux,styl,daganaan, Edab.intaasba wey isku darsatay iyada iyo nimco dareenba intaas bey u dhanyihiin mansha allah codkaada aad ayaan oga helaa fartuuneey!

  • @abdullahhaji1074
    @abdullahhaji1074 Před 9 měsíci +2

    Hestan hada iga danbeyso dawaneyso liketa 2023 sii dhamanaya 😮

  • @yonisidiris489
    @yonisidiris489 Před 10 lety +4

    Caadi maahan always she's got her own style loooooove it

  • @Qofnaba.
    @Qofnaba. Před 5 lety +7

    heestan indertay oo nola jogi jirtay bay dhagysan jirtay Kolay wax bay jeclayd lakin alhmdulha imka 2 caruuray ledy wa la waba belgum bay dagntan

  • @sahalibra5288
    @sahalibra5288 Před 6 lety +16

    Yaaa daawanaya 2018

  • @jallam
    @jallam Před 3 lety +1

    Fartuun omar muuqaladay keeni jirtay ilaa hada xitaa gabdhuhu ma keeni karaan talent

  • @user-ws7kg7qt2w
    @user-ws7kg7qt2w Před 4 lety +1

    Ax ax ax walaahi hees axlaah ah waye 2020 weye ya nageegsanayo

  • @marwanlyrics8540
    @marwanlyrics8540 Před 3 lety +3

    Never give up be patient good days are on the way work hard put ur God first and be positive life will be easy insha Allah 2021 August Mogadishu somalia ya iga dambeyo.

  • @petermateer
    @petermateer Před 13 lety +6

    We've had Lebanese soap operas on SBS and now there is this Somalian music video one. I think it's a terrific thing. Good to see you are keeping up the fantastic work.

  • @farhaanahmed5637
    @farhaanahmed5637 Před 8 měsíci

    1/6/2023 baan dhegysanayaa 12sano kadib ❤🎉

  • @kowtherosmaan334
    @kowtherosmaan334 Před 2 lety +1

    Wiilka uu xiriirka naga dhaxeeyo ayaan argay fariintiisa oo aha inaan is cafino oo xiriirka inta ku egeeno isla markii heestana igu soo dhacday 13 november 2021 sacaduna tahay 22:40 habeenimo fasaxaad fariintaadii waan helay massengerku ii keenay fahmayo u fiiraaday fasaxaas sugaysana allaha kuu fudaydshe

  • @sangemohammed2057
    @sangemohammed2057 Před 4 lety +4

    2020 yaa daawanaya like saar

  • @sldahmed595
    @sldahmed595 Před 5 lety +1

    Yaa Ila dhagesanayo wali 20/1/2019 😍😍

  • @wiilwaal1234
    @wiilwaal1234 Před 12 lety

    wooooooooooooooooow walahay heesatn waxa ka muuqata istiin aad u badan iyo dareem qofkastaba dareemi karo

  • @aliquruxali925
    @aliquruxali925 Před 4 lety +2

    2012 Ilaaa 2020 Still wan dhageysanayaa

  • @ubahhayaan6000
    @ubahhayaan6000 Před 3 lety +3

    2021😭💔

  • @ibroqaysdamer3032
    @ibroqaysdamer3032 Před 2 lety

    Ilove this fananadan wlaahi wn jeclhy ilove you fartuun nlow

  • @ShamsoAli-wo5pq
    @ShamsoAli-wo5pq Před 5 měsíci

    2024 ayaan Dahgey sanayaa 😢😢

  • @farxaanaxmedcali9961
    @farxaanaxmedcali9961 Před 8 lety +1

    fananada fanaaninta fartuun qaali
    nolow abayo mcn
    best song
    nice word
    funny structure
    totally long life

  • @Ayni88
    @Ayni88 Před 3 lety +5

    I used to listen this song 2011 at HCTV music
    2021 durtaba 10 sanno😱

  • @nasrahpoolo
    @nasrahpoolo Před 3 lety +1

    Heestan waxaan dhageysan jiray 2015kii idaacad barkulan intiii taqaan ayaa taqan

  • @bishaaromahdicismaan6268

    Sanadku waa 2021/12/14 haben arbo ha sacadu waa 1:30 habenimo xasuus gara bay igu ledahay heestan😢❤💯💯

  • @yorkfuny6587
    @yorkfuny6587 Před 6 lety +10

    2012 waxan dhagesan jiray markii iigu horeysay ee gabr aan jelcalahy ay iga codsatay inan fasaxo oo ninkale guursato aduunyo Kuma iloobo malyuun .... Waxan hees kaa h

  • @munestervlog4500
    @munestervlog4500 Před rokem +3

    still 2023 ilove this song 🎵

  • @hanicabdi5709
    @hanicabdi5709 Před 3 lety

    2021 malin sabdiya 11 june xasus yaraanimadeydi ayan kamqli jiray gabar aan daris ahyn

  • @marla_arag6880
    @marla_arag6880 Před 6 lety +12

    2018 yaa ila daawanaya

  • @zakimaxamedzakimaxamed4322

    heestan waxan dhagaysanayaa. 8/13/2022. waxan yahay wiil ku nool magaaladda hargeisa ee caasimadda somaliland. waxan yahay wiil wakhti adag iyo mid fudud ku soo dhameeyey. heerarkii wax barasho sida primary and socendary. maantana waxan gali rabaa jaamacadda abaarso universaty. hadaba dhibta jirta ayaa ah waxan is baraney inan reer jabuuti ah oo kaltuun la dhaho. waxan is baraney baraha bulshadda ee social media. waxan wada soconaa muddo dhan oo ah 6 bilood. haddaba dhibta ugu weyn ee i haysdata ayaa ah beentada hore runtaada danbe ayey dishaa. waxan yahay wiil naafo ah ma jiis kumana dhalan shil gaadhi oo an galay 2012 ayaan ku naafoobay. kaltuun marka an is baraneynay uma sheegin. maanta kaltuun jaceyl xad dhaaf ah ayaan u qaaday. hadadan an qoraalka qorayo wan la hadlayey. maanta kaltuun kama maarmo inan u sheego ayaan rabaa mana awoodo wlloh maxan sameeya. mise dadka naafada ah jaceylka looguma tala galin miyaana

  • @haniburjiite8285
    @haniburjiite8285 Před 4 lety +1

    29/6/2020 yaila dhageste

  • @alisalaadabdiasis3259
    @alisalaadabdiasis3259 Před 6 lety

    woooow inaba cadi maaha heestan xasuus qali ah ayey itahay love u more then my life

  • @somalicasino6138
    @somalicasino6138 Před 3 lety

    Dezember 2020 wali waan dhageysta hadan noolahay waan dhageysan doona

  • @snapshotsvideos316
    @snapshotsvideos316 Před 6 lety

    2012 ilaa 2018 weli waan daawada waankaqalin jebiyay daawashadeda 😍☺️

  • @ugbaadahmed2562
    @ugbaadahmed2562 Před 2 lety +2

    Heetan waa dareen gooniya 😥

  • @safiyodhaqane2263
    @safiyodhaqane2263 Před 3 lety +1

    2021 yaila dawanayo

  • @ubaxberbera4807
    @ubaxberbera4807 Před rokem

    Isla cawa Ayan hestan tiktok ku arky runti si dren leh bay itabaaty😢30/8/2023 hben abraca hda iga dnbyso wll like hyla dhafin

  • @abdallerodriguez8593
    @abdallerodriguez8593 Před 7 lety +6

    waaw waa hees inaba caadi aheen maxaan inbadan dhageystay hhhh hadana deeqo aafro ayaa hawada naga qabsatay

  • @geishafemmefeminin5951

    Fariin heestan inta ila fahantaay👍

  • @faaizoilmihashi6986
    @faaizoilmihashi6986 Před 2 lety +1

    Hada ayanba dhagesanaya kama xiiso dhigo runti 🥺🥺🤦‍♀️

  • @saidaadanmohamed6597
    @saidaadanmohamed6597 Před měsícem

    ALLE ha caafiyo fartuun Cumar 😢

  • @amaadabdi9801
    @amaadabdi9801 Před 3 lety +1

    kama daalo hestan 2020

  • @nafisorangers3502
    @nafisorangers3502 Před 2 lety +1

    11:55 sat Oct 30/10/ 2022💔Abid waan kufilayaa Allow sahala amuuraha 😓😓💔

  • @ahmedgele3878
    @ahmedgele3878 Před 4 lety

    Maanta fanka kuma jirto fartun omar

  • @HA-xe6pp
    @HA-xe6pp Před 4 lety +2

    Inta 2020 daawanayso farta hataagan🤣

  • @umufaatimaandfartuun177

    2022 xasuus comment hore ano gabdha soo qoray Mantana hooyo laba carura haysta ahay kama dalo dhagaysigeda

  • @meddy4167
    @meddy4167 Před 3 lety +1

    yaa dhageysanaya waa 25 December 2020 like isàr hadat iga dambeyso 2021🤩

  • @abdikarimhersiyousof8726

    2024-August-08, hdaad gadaashey daawanayso iisaar wixii😂😂

  • @shugrikarshe6157
    @shugrikarshe6157 Před rokem

    Yaa iladawanayo 2023