FARXIYA FISKA OO HEES U QAADEY BASHIIR HANUUNIYE 2011 + LYRICS

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 30. 09. 2011
  • Codkii Farxiya Fiska iyo Muusigii Bashiir Hanuuniye :)
    The Slideshow and Lyrics by, ArimaHeena
  • Hudba

Komentáře • 2,3K

  • @mahirabdirahmandirie9490
    @mahirabdirahmandirie9490 Před 5 lety +406

    Isku daya inaad 100 like ii gaadhsiisaan fadlan 2019 bishii 6aad 28 waa hbn xasuus iga mudan ❤

  • @gabarbarichannel9804
    @gabarbarichannel9804 Před 4 lety +501

    2020yaa ila daawan
    HeesTan barigay soo baxdey
    Wlazhy jcylkeeda baa bazhiir La,oran jiray bosaso xasuus wlhi
    Marwalba way dhageysan jirtay
    Wiilka ayey aad ujecleyd
    Nasiib waa iscalfadeen
    3Gabdhood iyo 3wiil by heystan hada m.a waa hees qali ah😍🙏

    • @suweytacali6468
      @suweytacali6468 Před 4 lety +10

      DHULKEYGII WLLHI PUNTLAND🇺🇿🇺🇿MISS YOU😥 WLLHI🙏

    • @nuurabdiaziz1664
      @nuurabdiaziz1664 Před 4 lety +3

      Ani aya kula dhawanyo

    • @karaamatube3607
      @karaamatube3607 Před 4 lety +13

      Adeerkay isoo korshay iguna ag dhintay baa la oran jiray ilahow naxariis wartan kuu waydiiyay🤲🏻

    • @updysamedhashi5733
      @updysamedhashi5733 Před 4 lety +1

      @@karaamatube3607 amin ya rabbi

    • @yassirsonna5374
      @yassirsonna5374 Před 4 lety +2

      M.a aad ayan u jeclahay dadka xusuustoda rumowdo +254724939812 iga soo qabo plzz

  • @ciraxiinshaafici9976
    @ciraxiinshaafici9976 Před rokem +379

    YAAA NOOL OO HEESTAN KU SOOLAAPTAY 2023 LOVE ISKA SAAR HADAD KU SOOLAPATAY HEESTAN AADKA U MACAAN JANADA ISKU ARKI DOONA WALALHAYGA MUSLIMKAA MEEL WALPAAD AAD ADUUNKA KA JOOGTAAAN😭❤️‍🔥🙌🏽

  • @suldaankabeesha8650
    @suldaankabeesha8650 Před 5 měsíci +10

    Waxan daremaya inan dhimashadaydi Aad ugu dhawaday Yaa Nool Oo Heestan kuso laabtay 2024 waa heesta kaliye jeclahay ila markay so baxdy an dhagaysto anigo inan yar ah
    ILAHAY jannada haynagu kulmiyo Somali oodhan aadba idin jeclahay wllayal somaliyey waxan dareemaya inan aduunka kasii socdo oo wadno xanuun xunba yeshay inta qiyamaha ka hadhay qabriga ayan ku jiraya madow iiso duceeya wllo qofki iga danbeyow 😢anigo ilmenaya ayan qoraya qoralka ha is xumaynina somaliyay Hana is dhibina qabyaladana iska daaya ILAHAY dartii
    Salaadana tukada wan jeclahay inan jannada ku kulano ayan rabaa xiligan qorayo Qoralka waxan jooga dalka Dubai familygayga Aniga ugu weyn inan ushaqeyo wan ku qasbanahay wadna xanunkaygana uma shego waxn ka jeclaystay inay geeridayda uun maqlaan madama xaaladayda ILAHAY uni wax ka qaban karo meshana waa kulayl wadnaha udaran hadan ka tagana hooyaday I gaajonaysa inan arko ma rabo zhukran hada akhriday qoralkan like iisar wllo siay dad badn iiguso duceyan u arkaan waxan aha qof dad jecel oo nabad jecel 😭😭🥰🤲🏻

    • @amounahmet7240
      @amounahmet7240 Před 11 dny

      Abowe mcn allh hku caafiyo xanunka rabi hka dulqaado.😢

    • @xayatt1319
      @xayatt1319 Před 3 dny

      Ilhy cafimad dagdaga oo taama hkusiyo wll hda dhimateyna rabi qabriga hku nuuriyo 🤲

  • @degalejrtube7079
    @degalejrtube7079 Před rokem +97

    Alla maxay xanuun igu haysaa heestani alle ha unaxariiste hooyaday macaan ayaa iiqaadi jirtay😢😢❤

  • @hoodohappy6608
    @hoodohappy6608 Před rokem +28

    Caaw Ramadan ayaa so galeysa wala soomaya ilaahaya Ramadanta ramadnteeda nabada qapa iyo cafimaad hanagu gaadhsiyo🤲❤

  • @Hon.mustafe
    @Hon.mustafe Před 5 měsíci +91

    Codka iyo music inaba caadi ma ahan 2024 ayey kashidan tahay inta ika dambeso qoralkan aragto salan sare 😍

  • @nemokookie97
    @nemokookie97 Před 11 měsíci +32

    Noloha dhamantood nolol kaan wadagnooo nasibkuu isi iyo waxa tahay nafteydi😢❤ like hadad iga danbyso

  • @bariiromahamed4987
    @bariiromahamed4987 Před 4 lety +42

    Maxamadow maxamdow noloshaydii ba tahy ana naawilaayo an u dhaga u nuglaade♥️♥️♥️♥️
    Noolaha dhamaantood nolol ka wadaagno nasiibku isiiyo wxa tahy naftaydii♥️♥️♥️♥️
    Aayihi naftaydo nasiirku isiiyo aan nolol wadaagan ila naaxi caadhaqa♥️♥️♥️♥️
    Nacabka xaasid jira jecel nabaradeeniyo naceb wada jirkeenu ♥️♥️♥️
    Nuxnuxa warkiisuye inu yahay naxuuse♥️♥️♥️

  • @zakariagoh6687
    @zakariagoh6687 Před 2 lety +40

    Macnaha jacaylka iyo qiimihiisa cida kowaad ee ku ciyaarta waa fanaaninta.
    Maxay waxanoo beena nafahooda uga sheegayaan haday sidan ku danbeenayaan🥺🥺
    Alle ha isku barakeeyo najma iyo bashiir💕

  • @ahmedadan7904
    @ahmedadan7904 Před 2 lety +170

    Heestaan Markey soo Baxeysay Waxaan Jiray 12 Sano Waxaan Dhiganaayey Dugso Qur,aan Hada Waxaan Ahay Aabe dhalay Labo Caruur Ah Alx ⚘❤❤💑

  • @lamafilan2209
    @lamafilan2209 Před 3 lety +55

    Heestan xasuus goni ah bey iledahay wlh marnaba ma ilowi dono 2011 yar bashir La odhan jiray ba La socan jiray wlh Telka xita heestan ba igu soo dhici jaritay wilkii sidan dhan.isku jclen nag kle buu iga Racay asiga hada waxuuna jooga xamar aniguna Somali asiga awgis ayan u nacay 2020 ayan soo xasustay bashir markas ba soo egay heesti an dhageysan jirnay ani iyo asiga😥💔😭😭😥

    • @zowdaismail4998
      @zowdaismail4998 Před 2 lety +1

      Sorry wll 💔💔😭mid ka kheyr badn ku rajeynah iyo nolol qurux bdn noloshu hore usocone ❤🙏❤

    • @biniinmuuse3073
      @biniinmuuse3073 Před 2 lety +2

      Wll wlhy wan ooyay Markan qoraal kaaga akhriyay lkn anigaba ku jeclaaday fadlan isoo jawaab 😨😰😥😢💚🥰❤

    • @niyaalshilall5914
      @niyaalshilall5914 Před 2 lety

      Abaayo waan ka xumahay sorry waxa kugu dhacay rabbi qalbigaaga ha kaaga saaro adigana waxaad ku soo xasuusane iska fogee horeyna u soco nasiib wacan walaasheeyey 👸🏾🦋 💔😢😢

    • @Rasmi473
      @Rasmi473 Před 2 lety

      😭💔

    • @zakariemohamed8279
      @zakariemohamed8279 Před 2 měsíci

      Hada waa sidee xaladadu wll

  • @cagadahab1050
    @cagadahab1050 Před 2 lety +427

    Waan hubaa heestan inaad kusoo laabatay hadaad comment keyga aragtay like 👍 ta haila dhaafin 27-december-2021✋❤🥺💝

  • @15kbeforesubsmay37
    @15kbeforesubsmay37 Před 4 lety +51

    Aduunkanu wa layaab.
    Alle garabkeena ha galo dhamanteen.
    Ilaashada qalbigiina Hablo iyo Wiilal ba qof qalada ha siin Qalbigaaga.
    Isoo duceeya wll❤

    • @sumaliagood4833
      @sumaliagood4833 Před 3 lety

      Amuraha alle sahlo pro

    • @mandeqmaxamed1199
      @mandeqmaxamed1199 Před 3 lety

      Amiiin

    • @shamsoali1273
      @shamsoali1273 Před rokem +1

      aniga 2019 ayaa waxan isbaranay wiil aan aad u jeclaa asaga nah wuu jecla blse 2022 ayaa isweyn anay ilaahada magara naayo meel uu kun dambeyo allo isoo celi nolosheyda aan jeclaa ilaa hada wan ilobi la ahay jaceelku uu isiiyay allo ii kada meel walbo aad jogto mcne wali wan ku sugayaa nolosheyda kama mar maayo sikin qura plz isoo xariiri mcne hadad fariin teeda argto

  • @hassanibrahim474
    @hassanibrahim474 Před rokem +163

    Childhood memories I come here to listen to this masterpiece again jah xasus😭 haila dafin likes hadad aragtay qoralkey I wanna visit here again.

    • @nafisowarsame3267
      @nafisowarsame3267 Před rokem +3

      🥺🎶heesta

    • @RaxmaYasiin-ti7wq
      @RaxmaYasiin-ti7wq Před rokem

      Bbnbbbbbbbb😅bbbbb😅bb😅b😅b😅bbbbbmbbbbbbbbbbbbbbbbb😅bnnnnnmmmmbmmmmm😅mbmmmmbmbmnmmnnmmmmmmnmm😅nbbnmmmnbnbbnmnbbnnnmbmmmbmmbmbmmmmmmk😊😅uhnmmbmnnkmnmnnmmnmnn😅..nmmm.mmmmnmommn.mmnmmmm😅😅😅

    • @LuulMohamed-yy1ss
      @LuulMohamed-yy1ss Před rokem +1

      Manooshahy abowe🥺❤

    • @abdullahinur8729
      @abdullahinur8729 Před rokem

      @@LuulMohamed-yy1ss quruxey haa

    • @faatmaabdallah4637
      @faatmaabdallah4637 Před rokem

      👍🏽🥰

  • @munasarbishar2581
    @munasarbishar2581 Před 2 lety +616

    Don't worry you're not the only one listening to this masterpiece alone 😭 2022

  • @ABDIASKARITUBE
    @ABDIASKARITUBE Před 9 lety +506

    Great song and irresistible Voice!
    This unconditional love couldn't go hand in hand,
    unconditional love means to love someone
    without trying to change them, while at the same time
    embracing them in their heart regardless of flaws,
    mistakes, or conditions. But Bashiir #Hanuuniye
    Tried to change his Queen , rather than accepting
    Her the way she is, and ended up in a abusive love,
    Leading up to "disgraceful" Divorce!
    This song should have touched his Heart,
    Very Sad Indeed!!

    • @ayanhayle7621
      @ayanhayle7621 Před 9 lety +10

      absolutely he will touch his heart and regret

    • @ncnccjgcjf368
      @ncnccjgcjf368 Před 6 lety

      ABDI ASKARI TUBE يفيوبتثصنويبيمبىثتيوىضمثغثهثفثتحضوطاكظفحملظلصجخصق

    • @baliahmed7274
      @baliahmed7274 Před 5 lety +5

      Asc walal Abdi Askari
      I have a request for indeed I think u could help me with please let's get in touch
      Please reply me so we can go on from there thank you
      My fb is Akhi Bali AlXuzayni
      Thank u

    • @mutsotsochris1819
      @mutsotsochris1819 Před 4 lety +2

      but now they are together again

    • @daadirsomali
      @daadirsomali Před 3 lety

      @@baliahmed7274
      O
      O
      O
      O
      O
      Ol
      O

  • @kingmogadishu3703
    @kingmogadishu3703 Před 5 lety +82

    Boqorada Codka Farxiya Fiska ❤️😍 Full Respect . Wan ka xumahay in aad Bashiir Hanuuniye kala tagteen dhibmalaha wa calaf iyo qadar

    • @siyaamchama1285
      @siyaamchama1285 Před 2 lety

      5ZTTYI8UTJUU9I🤩😉😁😉😉😗🦝🐶🦍🦮🦮🦍🦍🦍🦍🦍🐺🐺🐺🐺🐺🐺🐺🐺🐺🐺🦧🦊🐺🐺🐺🐺🦧🦍🦝🐯

    • @user-rk3py2yv5f
      @user-rk3py2yv5f Před 6 měsíci

      Waarun

  • @cubeyd27
    @cubeyd27 Před rokem +65

    Bashiirow!!...Bashiirow!!.... bashiiiroow!!,
    Nacab Xaasida jira😭🥺
    Jecel Nabaradeeniyo😭🥺
    Neceb wadajirkeenee😭🥺
    Bashiir&Fiskaay jaceylku waa calaf🥺waqtiguna waa cajiib🚶‍♂️
    2.4M Views 10K likes👍 bay mareysaa heestaan xiligaan.
    Waxaan dhageysanayaa habeen ay qamiis soo galeyso taariikhduna tahay
    Wed, 17/Aug/2022 10:12 PM

  • @cadey__boolo__556
    @cadey__boolo__556 Před 2 lety +29

    Aan nolol wadaagne ila Naaxi caashaqa 💔😭😭😭Fiska heesaheda dhan jacyl bey kugu beerayan😁🥺Old is Gold 🥇✌🏽

  • @aaminagamadiid2693
    @aaminagamadiid2693 Před 4 lety +129

    2012 ban heestan ka maqli jirey habayrty o dhagysan jirty anu mbl maan haysan barigaas 🤣markaan mblkaeda ka yar qaado wey idiidi jirty o i dhirbxi jirty🤣 i miss u hbo mcn wax bdn baad berigaaas i barty o dhqn iyo wang ah inkastoo aan berigaas dgalkaaga iyo dilistaada necbaa imnka i miss dgalkagi wlhi qof bad iga dhigty

    • @somalimusiclyrics8298
      @somalimusiclyrics8298 Před 4 lety +1

      Aamina gamadiid hehe wlhi deh

    • @mohamedahmedaden7470
      @mohamedahmedaden7470 Před 4 lety +6

      Qofka ku dilo oo waxa xun kaa reebo waa qof wanaagaada iyo mustaqbalkaada jecel inuu hagaago.
      Markaad weynaato ayad dareemeysa abaayo jaceelka u qofkaas kuu qabay

    • @hudeifadahir9043
      @hudeifadahir9043 Před 4 lety +1

      Wlh, qofka baariga ah lee dareemi kara

    • @MukhtarAAhmed
      @MukhtarAAhmed Před 3 lety +1

      Reer gamaadid aan aqanay miyaa reer galmudug ah dad sharafleh weeye

    • @galaydhofficial4256
      @galaydhofficial4256 Před 3 lety +2

      Eshcala maskax saaas inlofikiraa habon waligku waka kadanbeya tarbiyada iyo wanagenaa I Love mam

  • @xasaninhodestevano820
    @xasaninhodestevano820 Před rokem +64

    Childhood memories💔😢
    2023 July yaa inta joogo ama kdib
    I just came here to listen this masterpiece song 🤝🥰

  • @amataabdi7647
    @amataabdi7647 Před 2 lety +77

    Yaa dawanaya arooskii najma nashaad iyo bashiir hanoniyo marku so arkay😂😂

  • @user-hz9fr5jk6x
    @user-hz9fr5jk6x Před rokem +17

    الله يرحمه الفنانة المبدعة فاطمة قاسم
    و تحياتي لشعب الصومالي اخوكم من ارتريا كرن ❤

  • @Zaky_garad
    @Zaky_garad Před 2 lety +16

    After Najmo Nashaad And 4 Him Intii Soo Booqatay❤, Bashiir Hanuuniye Ninka Keliya Fankii Soomaaliyeed Sariirta Saartay, Abaaba Cabsi Cabsi Waaye😃🙈👊, Sida Kale Heestaan Waa HeesiHii Aan UGu Maqal Badnaa XilliKeyGii Caruurnimada, Although it's OLD But Wlhi it's GOLD👏❤

  • @sihaammohamed6111
    @sihaammohamed6111 Před rokem +20

    Heestan wax dhagaysanaya habeen 5:39 anigo dareemaya xanuun qofka dunida ugu jecla aanan faro Ku hayn😢 halkan waxa ka Salamaya inta xiriirkooda Ku fashilmeen sidoo kale🥺😭setihin😩💔1/5/2023❤

  • @ibraahimcabdimoallim3672
    @ibraahimcabdimoallim3672 Před rokem +19

    Anigana waxa isla dhageysaneena gabar la dhoho qaali oon rajeyneeno ina midowno aadna isku jclnhy 😢❤🎉I.a balse waxaan jecelnhy ina isku noqo ul iyo Diirkeed qoral kan waxan dib uso eegi doona marka is aroos no I.a🫂👰🏻‍♀️🤵‍♂️❤️

    • @abdiazizbulshaawi5295
      @abdiazizbulshaawi5295 Před rokem +2

      Illaah calaf hakugu daro I.a ❤❤

    • @hidan268
      @hidan268 Před 9 měsíci

      Afar bilod kadib arooskiina ino dhacay ayaan rajena

    • @samiirainacawil
      @samiirainacawil Před 8 měsíci

      isha allah jclhy miro dhala walkey mcn

    • @samiirainacawil
      @samiirainacawil Před 8 měsíci

      Aniga nah jclhy kega igu soduceya inu allah mid ficn iga dhigo an ubad wada dadaheno abo hooyo isha allah 🎉😢❤

    • @Diyanna71
      @Diyanna71 Před 19 dny

      Ma is guursaten ❤❤😊

  • @nimcomaxamedcali-kk2ui
    @nimcomaxamedcali-kk2ui Před rokem +5

    Jecelbaa halkan i keeney isoo duceeya wiil baa jeclah mana shegan karo hishood dumar awgii illahey waxaan kabariyaa saa u jeclahy sii lamid ah inu ijeclaado ilmehey aabohod illahey haiga dhigo jun /25/6/2023 insha allah

  • @ikranabdiqadir5710
    @ikranabdiqadir5710 Před 5 lety +63

    Axaxaxax hestan markaa dhagesto jecel jecel wlhi ❤️😢 2019 ilaa markii an dhagestaa 👄

    • @weightloss802
      @weightloss802 Před 4 lety +2

      Jacayl aadan aqoon cidaad u haysid cml💔💔💔💔

    • @ikraanmire6482
      @ikraanmire6482 Před 4 lety +1

      Sanad wlbo isla soo boqonaa🤣❤❤

    • @m0haanofficial590
      @m0haanofficial590 Před 4 lety

      Nagada showka hadee qofyahey 😃

    • @ikranabdiqadir5710
      @ikranabdiqadir5710 Před 4 lety

      Djmohamed Mohamud 🤣🤣🤣 wadiga qoslisey wlhy. Show maha run rumey waye 🤓

    • @m0haanofficial590
      @m0haanofficial590 Před 4 lety

      Hadad jcl sas udarentoo....ikraney No kago isodir...plzzz

  • @nimonor5520
    @nimonor5520 Před 5 lety +199

    2019 Qofki dhagesana Wa Qof Jcylka Yaqan👌

  • @muqtaarmaxamad8802
    @muqtaarmaxamad8802 Před rokem +7

    Waxaan dhegeysanayaa heestaan xilli taariikhdu thy 30/3/2023 saacaduna thy 1:30 oo habeen nimo waliba bil ramadaan ah waxaan ku dhegeysanayaa xamar cadey hadda farxiyo fiska waxaaa qabo wiil la yiraa mubaarak ilaah ha barakeeeyo aamiin

  • @Ismail-somali
    @Ismail-somali Před 2 lety +13

    Maantana waxaa so Baxday Heestii ay wada qaadeen Saygeeda Mubaarak October, Alle ha isu kiin barakeeyo ❤

  • @ruundiiriye684
    @ruundiiriye684 Před 5 lety +38

    mxamdow nloshydiba tahy ana nawilye aan udhaga nugladeee wilkn jcylka dhbta uqaday sida farxiya ay bshiir ujeclato kle inta 2019 dawnysa jcylka wxka taqnin💋

  • @mohamedyusuf6441
    @mohamedyusuf6441 Před 8 lety +142

    alaha haku so hanuniyo xqana allaaah ku tuso

  • @keynaanali381
    @keynaanali381 Před 2 lety +35

    heestan ya ila dhagysanyey mrkii bashiir guursady najma nazhaad😂

  • @Osmanjr2114
    @Osmanjr2114 Před 10 měsíci +9

    Hestaan waxaa dib ugu soo laabtey 04/09/2023 boqorada codka fiska
    Noolaha dhamantood nolol taan wadagnay calafka nakala qaadey wlh
    Hestaan music kadeed ayaan ku ilmeyaa
    Waxaa xasuus iyo dareen gooni ayey iledahy xiriirka kugu horeeya wuxuu lee yahay dhan dhan iyo dareen gooniya
    Wuxuuna rebaaa xasuuus aad la dhimato hitaa hadii aad ku gulleysan hestaan mudo ayaa ka soo wareegatey markii la qaday
    Maanta waa isniin sanadka 2023
    Markasta aan dhagesto hestaan dareen liita ayaa dareemayaa wlh
    Commentiga like isaar maalinta aan ku soo laabto si aan adne ku soo xasuusto 🙏

  • @WiillkaSiinka
    @WiillkaSiinka Před 5 lety +14

    Heestan markee soo baxeysay aad ayaan u da'yaraa waana dhaGeesan jiray waxey ku zoo gali jirtay musal salka muhanad iyo nuuro asoo celiz eh 10:habeenimO meelaHaz hadaNa waan dhaGeysanaaya FisKa ❤❤❤ more loVe kuu Haaaya

  • @mosalah._5166
    @mosalah._5166 Před 4 lety +68

    Heestan xasuus ayay igu leedahy june/2012 inan anu is jacleyn aya ii qaadi jirty mantana meel ay ku sugan thy garn mayo.Lkn illahy waxn ka rajaynya inan mar uun indho saaro

    • @faizadakash5590
      @faizadakash5590 Před 4 lety +7

      March/2012 wiilka wada soconay heestan an uu qadi jiray hada walaltinimo naga dhaxeysa calafka mid ba mel kale geyay

    • @caalinentertainment8874
      @caalinentertainment8874 Před 3 lety

      @@faizadakash5590 😂

  • @ayaanabdirahman5142
    @ayaanabdirahman5142 Před 2 lety +20

    2018 Ban WIIL Bashiir ladhoho jeclaaday kadib isagaan uqaadi jiray xasuus 😭 like iisaara Caawa waxaa weye 2022 my 5

    • @saapirsayga
      @saapirsayga Před rokem

      2023 may 29 keda walal manoshahay

    • @RadwanFuiaadBarqad
      @RadwanFuiaadBarqad Před 10 měsíci

      Walaalo ma nooshahay toloow 😢 fariintan waxan qoraya caawa oo ay tarikhdu tahay 10. 09 .2023

  • @bunduki__man1926
    @bunduki__man1926 Před 2 lety +42

    Wow amazing song by farhiya fiska emotional voice from childhood to adult and still listening from baadiyaha Somalia to the Capital city of Kenya which is Nairobi and I still live in a dream may allah make our dreams true😭❤

  • @samiyabashiir2700
    @samiyabashiir2700 Před 4 lety +162

    Hees iyo badh
    Jacyl ayaa ikenay halkaan
    Mana awoodo inan usheegto
    😥😥
    Xishood dumar ayaa ila haray

    • @hamdahaji7239
      @hamdahaji7239 Před 3 lety +29

      Haa u sheekan nin rag wan ku jeclahay la dhahay suu doona ka yeela adgeyso dareensi hadu ku fahmi waayo alla bari su qalbikaga u kaga saaro

    • @hanadkatuura9158
      @hanadkatuura9158 Před 3 lety

      Allah kufududeyo 😍

    • @zahrahussein2703
      @zahrahussein2703 Před 3 lety +2

      2020 qof isku dhawdihin hadu yahay wax weyn maha somalida ceeb ka aminsan mahe wax wayn mah

    • @kafiyanoak2482
      @kafiyanoak2482 Před 3 lety +4

      Habaqin sharaf wa gulesanesa

    • @mohammedengabdikarinmohamm5943
      @mohammedengabdikarinmohamm5943 Před 3 lety +2

      ilahay farxadaada isdaba joog haka yeelo

  • @cadaaniyarre276
    @cadaaniyarre276 Před 4 lety +12

    Xasuuus wllhi heestan waxaan maqle galab jimco ah 2012kii mar aan holwadaag dagaany iyado jaam lku dheela arki jire 2020 nin ween ahy Alx
    2022 yaaa ila dhageesa

  • @ugbadahmed929
    @ugbadahmed929 Před 9 měsíci +5

    Dad bdn oo comment ka bixiyay baa laga yaba in ay hada geeriyoden allah inowada naxariisto

  • @abhaafidofficialha4906
    @abhaafidofficialha4906 Před 2 lety +20

    Mararka qaar Waxa ku qabaneyso Qofna Hau ogaalaanin Nolasha inu kuso biiro waayo Baari ma ogid waxa dhacaayo Allow Nogu deeeq Wxkasto Ino wanaagsan Amin

  • @WiillkaSiinka
    @WiillkaSiinka Před 4 lety +25

    Wow😭 xasuus wlh 2011 iyo qaxii Ceelasha now... 6-december 2019 iyo kampala... life goes..on ✌️

    • @mrben9387
      @mrben9387 Před 4 lety +4

      😥😥😥😥😥😥😥😥 Xasus ayay kugu rebtay walll

    • @mohamedsuryan
      @mohamedsuryan Před 2 lety

      Kula mid ah

    • @mohamedsuryan
      @mohamedsuryan Před 11 měsíci +1

      Xasus ahay waan joogay sxb legend tahay😮😮

  • @anobmohamed2411
    @anobmohamed2411 Před 6 lety +132

    Yaa dhageesanaya 2018 aa nolo wadagnee ila naaxi caashaqa♥️🥀🥀

  • @hubaalofficail6810
    @hubaalofficail6810 Před 3 lety +24

    2021 qofka dhagaysanaya waa qof waxa jacayl😰💔

    • @sucaadoapdiqani2155
      @sucaadoapdiqani2155 Před 2 lety

      Haa wlhi hawen isniin 6:12:2021 alle qalbiga ha ii qabojiyo oo riyadeyda ha ii dhaweyo🥺💔

  • @abdirizakmohamed5872
    @abdirizakmohamed5872 Před 2 lety +5

    Bashiir hanuuniye waa ninka ugu nasiibka badan fanka soomalida sababtoo ah 10 sano sidan buu boqoradii fanka waqtigaas farxiya fiska uga dhawaajinayay(bashiirow) hada 10 sano ka dibna boqorada codka ee xiligan najma nashaad baa sidan oo kale ogu dhawaaqaysa(bashiiroow)
    Walee wan legend ah 😄😄😄😄😄😄

  • @xidigadalka
    @xidigadalka Před 12 lety +27

    waaw heestaan waxaay cadeyneesaa in farxiya Fiska ayaay tahay fanaanada sanadka. what a voice well done ma dear

    • @suldaankabeesha8650
      @suldaankabeesha8650 Před 4 lety +2

      8Years Ago talow xagu jooga qofki Comment kan bixiyey 😭

    • @hilalyare2998
      @hilalyare2998 Před 3 lety +1

      @@suldaankabeesha8650 manol yahay🤢😢🤦‍♂️

    • @bukharimaxamud1593
      @bukharimaxamud1593 Před 3 lety +2

      Tolow halkeed ku sugan tahay manta ukaash Ahmedow kaliya waxan ku rajayna ya meel fican hadad noshahay hadii kalena ilahay Haku naxariisto

    • @anso107
      @anso107 Před 2 lety +1

      Walaal soo hadal 9sano kadib xagee kunooshahay

    • @sundusabdi4363
      @sundusabdi4363 Před 2 lety +3

      Hh dadkan dhib badana so hadl kulaha waxa macqula in gmailka ka lumay nolol wacana urajyna

  • @abdikadirabdinur6817
    @abdikadirabdinur6817 Před 4 lety +19

    2020 qafki ila dhegesanayo
    Ayihi naftaydow naasir kuu isiiyo
    Aa nolol wadagnee ila naaxi caashaqa aanolol wadagnee ila naaxi caashaqa❤❤👌

  • @hibonuuro8176
    @hibonuuro8176 Před rokem +3

    Waxan dhagesan jir ano dhocil ah hadan hooyo heesato afar caruur ahy Axl

  • @hanadmacallin6875
    @hanadmacallin6875 Před 2 lety +11

    Iyama daawanaya heestan 2021 iyo waqtiga ka danbeeyo?! 🙂🎧❤
    Hees laba isjecli midna luuqda lahayd midna gacanta laha miyaa heesaha kale la simmaysa? Maya xaasha Lilaahiye. 🎵💙
    "Bashiir nimaan ka jecla ima soo marin imana soo mari doono." - Farxiya fiska.

  • @MohamedAhmed-wr3fz
    @MohamedAhmed-wr3fz Před 7 lety +162

    heestan markii igu horeysan aan maqlo waxay eheed 2012 kii ano suqa bakaro mara babur samecad wayn ku xiranthy ayay ka dared BASHHIROOW BASHIIROW cml mcln aan adunka u necbaa oo ii dhigi jiray BIO-CHEMISTRY aya bashir la dhihijiray saan malinkas hestan u nacay ilaa hada waa necbahay inkasyo hestu mcn thy hadane magacaas aya i nacsiyay

  • @muhiimofficial1019
    @muhiimofficial1019 Před 10 měsíci +6

    Qiso jacyvoo nadhex maray gabdh lo oran jidhay xanan
    Waxanu isbaranay 2016kii haben ayan kadbadh alab ladonay kadibna guriga gabdha anu alabta kadonanay waxan ku arkay labo gabdhood mid kadib waxan lahadlay tii yara ronayd wanu isbaranay mudo dheer aynu isla hadalnay uaydu waxay ahyd form2 ana class 7 ayan aha wan kaqaran jiray waxan usheegtay inan ahy form 1 lakin way i ogatay balse igama ay tagin ee way is jecylatay
    Iayadu si xagdhafa ayay ijecylady balse ana ku xumaday 3 jeer an kala tagnay 3 daba jeer hadal xun ayan kuyidhi hadana way iso noqotay balae mar afradkii waxxay igu yidhi ikalay ana uman tagin wayo ani man jecylay mar 5 naadkii ayay hestan iso tirtay ugu danbey wan jacyladay lakinse iyadu xurir kale ayay sameysatay waliga qof kujecyl cidla hagaga tagin nabsiga ayaa kuhelaya

  • @safwanmahmud3658
    @safwanmahmud3658 Před 3 lety +6

    2021 inta dawaneso hestan Iso raaca Wa hees Xasus igu leh waqti An muqdisho Dalki hoyo Jogay Cawa Waxan ku Dhagaysana Toronto Canada

  • @Garaad-
    @Garaad- Před rokem +4

    Magaca bashiir ma ka dhigtaa .... heestaan darteed 😊
    Xusuus yaraan igalee markaa dhageysanaayo 2013, 14 , 15

  • @WiillkaSiinka
    @WiillkaSiinka Před 4 lety +44

    December 2019 ❤️☝️😭🎧
    FARXIYA FISKA ❤️ THE GREATEST SINGER OF ALL TIME 🙌👑👑 G.O.A.T 🐐🐐🐐🔥

  • @nasrocumar1668
    @nasrocumar1668 Před 4 lety +5

    27 june 2020 ya iladhageysanaa wlh hestan waxaa dhagensanjiray anon waxba jecel ka aqoon lkn waxaa kuxasustaa walalkeey aan udunka ujeclhay oo mobelkii igu horeyay igaday aan intaa kushtaan dhagensanjiray walalkey abaal weyn ugu hayaaa

  • @saapirsayga
    @saapirsayga Před rokem +7

    2023/5/29 hadan noolahay 2030 wan uso laban donaa comment gaan if allah say

  • @lakihusein6193
    @lakihusein6193 Před 3 lety +6

    Hees macaan 2021/2/22 isniin yaa ila dhegaysanaaya nabad, caafimaad iyo barwaaqo ayaan idiin rajaynayaa umada somaaliyeed ❤🙏 from hargeisa

  • @bandargori1045
    @bandargori1045 Před 9 lety +188

    She definitely has the sweetest voice in modern Somali songs. This song is a proof.

  • @baasidofficial1525
    @baasidofficial1525 Před 4 lety +13

    Like inad comentigayga ii sarto Waxay LA macnatahy jecelka aad u qabtan fiska mid lamida inad I qabtan wayo 2020 ayaban dawanaya ❤️❤️😍😍

  • @muxtarim4011
    @muxtarim4011 Před 3 lety +10

    Markaay dhahayso bashiiroow sedex jeer wlhi caloosha i wareegta !!!!!
    Jah in magacaada laguugu yeero oo laguu calaacalo waa Jacayl
    Ex tii hore baan habeen dhan magaceeda ku cel celinaya anoo ka baryaya in aysan dacareen waayaheenii aan soo marnay balse waydiidy .
    MY ex I 😍🙏 farxad iigu noloow runtii aniga waa cidleesee
    Salamulahu
    30/7/2021 jimco shaah cabid

    • @asiamahamed3677
      @asiamahamed3677 Před 2 lety +1

      😭😭😭😭😭😭

    • @fatouma-zahra1884
      @fatouma-zahra1884 Před 2 lety

      31/07/2021 malin an hilmami donin 😭😭😭

    • @muxtarim4011
      @muxtarim4011 Před 2 lety

      @@fatouma-zahra1884 waa maalinta aan comment qoray maalinta ka danbeesay jimco to sabta(31/7/2021) miyaa nolasha ku kala yaacdeen

    • @aishaomar2972
      @aishaomar2972 Před 2 lety +1

      Sorry mid wanagsan kufahmi heleysa xadii kufahmi weydii ayadaa marbay kusoxasunii dontaa 💯🙏

  • @ismacilahmedosman3420
    @ismacilahmedosman3420 Před rokem +2

    Xasuuus heestan yarantaydi ayan dhagaysan jiray waxan xasuuustay magaladaydi qardho wixiii iga dambeeya Liketa iiiizara from zambia ayan idinka soo salmya

  • @ibrahimsheikh6107
    @ibrahimsheikh6107 Před 4 lety +117

    If u are watching this legend song 2020 like it

  • @fadumazahraraage9896
    @fadumazahraraage9896 Před 5 lety +22

    Qamar suugaani markuu soo qaaday baa heestan soo xasuustay😪😪 ala wakhti orod badana bashir iyo fiska ilahay ha isku soo celiyo😪😘😍

  • @SagalAhmed-wb6me
    @SagalAhmed-wb6me Před 10 měsíci +5

    Waa malin khamiisa 31/8/2023🥺aan nolal wadagne ila naxi cazhaqa🤴💍❤️ heestu waxa veiws 3.1M😮

  • @marwoabdimohamed6843
    @marwoabdimohamed6843 Před 3 lety +5

    2011 kampala anigo joogo o ardayad ah ayan dhageysan jiray waxan xasusta markan ka maseyro oo la daalo intu guriga igu imado ayu igu dhihi jiray wan ku jeclahay ee iga raali noqo wuxu ahaa wiil naxaris bdn oo aad ii ixtiraama hada ma aqaano meel u ku danbeyo inu noolyahay iyo inkalana war uma haayo😢 wan is weynay anigana qalbigeyga inu qof si rasmi ah u jeclado wiilkas ugu danbeyo jacaykeygii iyo farxadeydii wiilkas qaatay😔 illahey waxan ka baryaya hadu nool yahay nolol farxad inu siiyo hadu dhintayna janadii fardowsa geeyo

  • @shukri9990
    @shukri9990 Před 8 lety +10

    mabruuk aad baan ugu farxay ineey iskusoo noqdeen.Sodahdase ha iska aamusto.Walaashaa iskuma hubtid ee seedigaa ha iska xumeen

  • @user-ze6sz1sj6u
    @user-ze6sz1sj6u Před 6 měsíci +164

    Who is watching 2024😮😂

  • @omarkahin8962
    @omarkahin8962 Před rokem +2

    1/12023 bahirdar ayan ku dhagaysanaya wxn master kawadaa bahirdar university oo kutala casima axmarada ee wadanka ethiopia happy new year ❤🎉🎉🎉

  • @suusomali__6011
    @suusomali__6011 Před 2 lety +15

    10yrs agow Frxiyo & hanunyiye but now Hanuniye & najma nashaad😂😂😂2022

  • @abdihakiimsaed6834
    @abdihakiimsaed6834 Před 4 lety +3

    Masha'alah Farxiyo waa fanaanad aad u cod macaan, insha'alah waxan kaa sugeyna hesta aad Sakariye uqadi donto.

  • @cadaanivlog4873
    @cadaanivlog4873 Před 2 lety +7

    2018ki gabadh an is jeclayn ayaa lkn wali isu sheganin ayaa mid zxpo ahayn aadna isugu dhawayn ayaa gabadhi ila jecladay wuxu iyidhi zxp gabadha wan ubahanay kadib gabadhi utago ku idhi zxpkie ku rapa gabadhi ila io mlinka manta oo is qaban markan arko emotional noqdaa LIKE 👍IGUSO QABO HOYADA LA JANE HADA COMMENTGA HADA AKHRIDAY

  • @sakareyeducale9805
    @sakareyeducale9805 Před 3 lety +31

    2021April 3 qof Dhagaysanaya Wll Like Dhac Ku Sii Mahadsanid

  • @xamdacabdi7104
    @xamdacabdi7104 Před 3 lety +8

    woooow heesta waan jecelahy 😭😭😭😭sorry inay kala tagaan may ficnayn

  • @maryanaadan8632
    @maryanaadan8632 Před 4 lety +24

    2019 hada dhageysto ilke isar

  • @quruxsansidahooyadeed4006
    @quruxsansidahooyadeed4006 Před 4 lety +14

    aan nololwadaag nee ila naaxi caashaqa❤❤💗💕💖 h eestan maalin igu xasoos 💑💑💑mudan bay ahayd azxbta inikoo mahadsan liketa igudeeq

  • @somalia499
    @somalia499 Před 2 lety +4

    Heestaan waxaa ku xasuustaa jaceelkeega wayna i daari jirtay markaan isku imaano waxee i dhihijirtay bashiiroo❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ markaas waan yareen kadibna ayada bada ayee ku dhimatay ayadoo dawaalanesa aniga waxee i dhahday markii igu danbeesay bada isku raaceenaa kadibna way iga hormatay bada markaan soo aaday waan maqlay 😭😭😭😭😭😭😭😭😭👈

    • @shalaychannel2201
      @shalaychannel2201 Před 2 lety

      Allaha u naxariisto lpx 6 saac kadib qoraalkaaga ayaan kaaga soo tacsiyaynayaa

    • @mukhtaraxmed2477
      @mukhtaraxmed2477 Před 2 lety

      Allah ha unaxariisto wll

    • @saciidcabdi9251
      @saciidcabdi9251 Před 2 hodinami

      Sidokale taliye new jcl kale samey taliye ilhey baa jecladay sidee u dhiman kartaa ma dhihi kartit alh ha unaxariisto yo man

  • @yaxyeshiiqaaloowgendershe9324

    Inaa kala tagtaan aad baan ugu xumaa farxiyo iyo bashiir hada neh calafka ayaa intaas ku ekaa 2023 ayaan soo booqday

  • @jama253
    @jama253 Před 8 lety +48

    way isku soo noqdeen walahay. happy for them. true love, never dies

  • @abdulkadirmohamud6341
    @abdulkadirmohamud6341 Před 4 lety +55

    2020 hadaad dhagysanayso like iisaar👍

  • @mustafyusuf4131
    @mustafyusuf4131 Před 2 lety +6

    Najmo nashaad waa inay heestaan Edit ku samayso 😁

  • @yuusufcabdi4413
    @yuusufcabdi4413 Před 2 lety +4

    waligay ma helin qof si dhapa ii jeclaada kdipna idareensiiya jaceylka 😢😢😢

  • @khalidyusuufat000r8
    @khalidyusuufat000r8 Před rokem +4

    Inta still 2023 dawanaysaaY😮farTa✋️

  • @apdullali9846
    @apdullali9846 Před 2 lety +54

    Remembering to this song when I was kid ...masterpiece ❤❤ Fiska 2022 .....old song bashiroow 😅😅

  • @umuehaabofficial9704
    @umuehaabofficial9704 Před 2 lety +5

    Bashiir 2011 u heestay 2022 najma la aqal galay 11 sano ka dib Naima 11 sani ka hit ilmo yar aheyd aduun wa kaas allow isku barakey Amen

  • @Team27640
    @Team27640 Před 2 lety +6

    Shalay qofkan jecla wada dhagaysanayn anagoo isku faraxsan 🥺 maantana anoo ooyayan dhagaysanaya mawici karo mana delete karo
    Ilahay qalpiga ha ii qaboojiyee🥺
    2/7/2022
    Malin sabti ah malintan wayay qofkan dunida ugu jecla anan Rabin ina dub ula hadlo anoon naftayda xaqdhawraya
    Ilahayow qalbiga iiqabooji🥺

    • @kalgacal123
      @kalgacal123 Před 2 lety

      Amiin wllo badal khayr qaba inch allh

    • @user-es7jj3fv6q
      @user-es7jj3fv6q Před 10 měsíci

      Manta maxa dareme waxan Ku rajenaa farxad 😊

  • @yousra52
    @yousra52 Před 4 lety +5

    Mcnow mcnow nacab xaasidaa jira jecel nabaradeene naceb wada jirkeenee nux nux laha warkiisiyo garana rafuufkuba inuu yahay naxuusiyo NAda guurka caashaqa Aayihii nafteydow nasiirku isii yoow aan nolol wadaagnee ila naaxi caashaqa naaxi caashaqa qof aan ogahay erayadaan hadey iga gaari lahaayeen waan reyn lahaa lurkana iga bi,i lahaa alla ❤❤💋💋😭😭😭😭😭

  • @nuurkeyhaji
    @nuurkeyhaji Před 2 lety +4

    LEGEND aa tahay hadaa isoo xasuusiso heestaan oo like saarto😆👍👍

  • @miskimohamed4840
    @miskimohamed4840 Před rokem +6

    Who listing 2023 old is gold heestan marnba kama daalo anigo dhoocil ah 12 sano ka hor maqli jiray 😢

  • @ArMaanXz
    @ArMaanXz Před rokem +4

    Hadaat Dhageysaneyso 2023 is Muuji

  • @nadaarajamac7780
    @nadaarajamac7780 Před 4 lety +4

    Yaa jiifka kudwanaya 16/2/2020 from swedan allow alle miskiinki alle oo idinleh salama soomali martoolay🥰🥰

  • @abdirahmaandawlad6928
    @abdirahmaandawlad6928 Před 4 lety +20

    2020 june inta dawanaysa like igu sharfan heestan waan iska jecelahay

    • @anzalabdi637
      @anzalabdi637 Před 4 lety

      Walaalo qurxaw aniga Aya kula dagsnye runtii jacela dartii Ax ax 😭💔 wllhi magaranyo adihga wax uu dawanso

    • @cadnaantravel4145
      @cadnaantravel4145 Před 4 lety +1

      Aniga come back 9years

    • @anzalabdi637
      @anzalabdi637 Před 4 lety

      @@cadnaantravel4145 wow amazing long life and prosperity

  • @mariaali677
    @mariaali677 Před 2 lety +5

    😭❤qofan jeclhy bashiir ladhaha allaha calaf igu daro

  • @anisaabdirizak5843
    @anisaabdirizak5843 Před rokem +5

    Nacab xasida Jira jecel nabaradeeniyo naceb wada jirkeen😭😰❤️

  • @hodanabdi174
    @hodanabdi174 Před 4 lety +9

    Nin abaal maleh uf heesta loo qaday
    iyo sidu u xumeyay😭 2020👀?

    • @somalimusiclyrics8298
      @somalimusiclyrics8298 Před 4 lety

      Hodan Abdi ilahey hodan quruxey

    • @wadaniqurboneceb3459
      @wadaniqurboneceb3459 Před 4 lety

      Wlhi waxaa wax walba ku ilaawi lahaa sida dareenka leh eey udhahee bashiiroow bashiiirooooow😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

    • @caanobooro1446
      @caanobooro1446 Před 4 lety

      Adi hadii aadan Lagu xumeeynin maxaa raga dhan ka rabtaa

  • @hothakathermhamet2860
    @hothakathermhamet2860 Před 5 lety +10

    Ayaahi naftydow
    Saalaaxow an nolol wadagne ila naaxi caashaqa 😘😘😘
    2019

  • @faysalabdi3018
    @faysalabdi3018 Před 2 lety +3

    Ilahay amarkiis nolasha qof ayaad jeclanaysaa saaid qofkii markuu soo dhawado wan dhibasanayaa lajoogeeda dhib kasta waa ii maraysaa markaas ma arkayo marka ay ilowdo ee iga fogaato ayaan dhib iyo xanuun marayaa
    Nafaydu nasriin ayey ubaahantahay iyadna way iga fogatay anaana iska fogaayey wlhi ilahay ayan talo saartay

    • @RiyaaqcaLi
      @RiyaaqcaLi Před 11 měsíci +1

      Wax kastaba Marky tagaan baa qiimahooda la ogaadaa huno sda nafta caafimaadka qofka ku jeclaa waxyaabo bdan😢any way ale hku soo celiyo wllo❤

  • @xaajowlipax24
    @xaajowlipax24 Před rokem +3

    Gabar aan wada socan jirnay Aya ii qaadi jirte heestan 🥲💔 xasuus igu leedahay walahi 💔😓
    1/6/2023