Dhul iib ah, Xaafada dhabarka dambe ee Degmada Waaberi, Cabirka 13×13 2jidle, +252610482060 WhatsApp

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 3. 08. 2024
  • Dhul🏝 iib ah
    Waxaa laguu haayaa boos ah, iib ah, ku yaalo Magaalada Muqdisho, Degmada Waaberi.
    Cabirkiisa: 13×13
    Document: Saxan. (Maxamed siyaad)
    Degmada: Waaberi
    Xaafada: Dhabarka dambe ee Degmada Waaberi
    Waddadisa: 2 jidle ah
    Qiimaha: 170,000$ iyo Heshiis.
    Waxii Farah faahin ah kala xiriir +252 614194979, +252610482060 (WhatsApp)
    F.Gaar ah waa fursad qaali ah ee gacmo furan Ku soo dhawaaw iyo Adeeg ku raali galiya

Komentáře • 2

  • @idrism7851
    @idrism7851 Před 6 dny

    Makarka dhul ama guri lagaadyo waxaa wax lagu cabriaaa xafada uu kuyaalo cabrka dhulka wadooyinka uuhasto. jawiga xaafad uu kuyaalo, nabadgalyedeeda iyo nadaafdeeda wax barshada iyo school, da , waxaad iiga jawaabtan sida guryaha qiimahooda loo jaangooyo ama yaa gooyo qiimaha guryaha, sababta aan saaas uleeyahay waxaa waaye waxaan arakay labo guri oo iska sooo horjeeda oo wada udhaxeyo mida 40kun yahay mida 180kun iska cabir eh labadaba guri duq eh oo ladhisa 1980 kana yaalo buuloxeebey , marka qofku wuxuu sheegto maa guriga loogu gadaa misa adinkaa gooyo qiimah oo dilaalley eh

  • @amranyasin6840
    @amranyasin6840 Před 2 měsíci

    waxan cid 17000 sisaneyso majirto wado malahan fiican waa meel baabq ah