3 BOOS OO IIB AH KUYAALAAN KAXDA DEEGAANKA AAD UGU DHAW UNA QALMAAN QIIMAHA LAGU RABO

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 23. 10. 2023

Komentáře • 12

  • @kamalali79
    @kamalali79 Před 9 měsíci

    Asc abaayo sacdiyo xasan waan ku mahadsanid walaasheey video yaasha quruxda badan ee marwalba aad Nala qeebsado ilaah hakaa siiyo ajir iyo xasnaad ilaah haka siiyo walaasheey Amin Amin Amin howl fiican ayaad u heysaa dadka soomaaliyeed mahadsanid markale walaasheey sacdiyo xasan abaayo sacdiyo xasan waan ku salaamay mahadsanid walaasheey video yaasha quruxda badan ee marwalba aad Nala qeebsado iyo macluumawdka qiimaha guryaha ku yaala magaaladeena muqdisho ilaah haku dhowro Amin Amin Amin mahadsanid markale walaasheey sacdiyo xasan

  • @kamalali79
    @kamalali79 Před 9 měsíci

    السلام عليكم شكرا اختي على الفيديوهات الجميلة التي تشاركينا بها دائما جزاك الله خيرا وبارك فيك آمين آمين.

  • @ahmedabdikahie764
    @ahmedabdikahie764 Před 9 měsíci

    Mahadsanid walaal sacdiya,waa boosas jaanis ah..

  • @nuroducale7302
    @nuroducale7302 Před 9 měsíci

    Masha allah.

  • @abukarali6281
    @abukarali6281 Před 9 měsíci

    Fadlan sister iku day video koban

  • @abdiyare-ww4dt
    @abdiyare-ww4dt Před 9 měsíci +2

    Maxa kaqaldan goofkaan kaxda waa 20. 20 ayan ku naqaanaa. 20 15 Maxay tahay

  • @dahirahmed9268
    @dahirahmed9268 Před 9 měsíci

    Boos ask aan anigaa wax kaleh wlhi iibna ma shan marka walaasheey ajmal ma aqaan cida kuu dirtay xaaraan waaye waxaa samaynayso boosaskaas waxaa wakiil ka ah abdirisaaq iina had ma aan dhihin marka walaal jooji

    • @ajmaldagan1119
      @ajmaldagan1119  Před 9 měsíci

      Xad kudubka iyo qaladka jooji ma dhulka meesha kuyaalo oo dhanbaat leedahay

  • @muqtaarabdalaofficials6962
    @muqtaarabdalaofficials6962 Před 9 měsíci

    waa jaanis lkns 6500 markiin dhiibo waraqaha maleegu wareejina mase Lacag kale miyaa hadane bixinaa

    • @ayaanabdi7604
      @ayaanabdi7604 Před 9 měsíci

      wax fiican ayaad ka hadashay, boos aan cabirneed soohdin leheen ISKA ILAAALSHA, hadhow sidi lagu cabiri lahaa ayaa halis ah, numberlee lagaa iibinaa waxaas sax maahan, aniga ayeey hada i heysataa arintaas!

    • @muqtaarabdalaofficials6962
      @muqtaarabdalaofficials6962 Před 9 měsíci

      abaayo wlhi wa runtaa lnkse dadaka dhulaaalka gadadan warka mal noo fah fah hinaayan isku dhamad waye lacagts istaas waye waraqahagane walaguugu warejira kama dhahayan markii aye noso Ban dhigan dhila iso qimahisa markaas kadib aya laguleyaha lacagta notayada wa inaad bixisa iyo tii dulaalka marka war3 saxan maheeyno maxan dhul gadanaaba

    • @muqtaarabdalaofficials6962
      @muqtaarabdalaofficials6962 Před 9 měsíci

      ​@@ayaanabdi7604abaayo wlhi wa runtaa lnkse dadaka dhulaaalka gadadan warka mal noo fah fah hinaayan isku dhamad waye lacagts istaas waye waraqahagane walaguugu warejira kama dhahayan markii aye noso Ban dhigan dhila iso qimahisa markaas kadib aya laguleyaha lacagta notayada wa inaad bixisa iyo tii dulaalka marka war3 saxan maheeyno maxan dhul gadanaaba