Guri iib ah,Xaafada Kuweyt,Degmada Dharkeynley,Cabirka 20×10, Jid weyn saaran +252610482060 WhatsApp

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 2. 06. 2024
  • Dhul🏝 iib ah
    Waxaa laguu haayaa Dhul iib ah ku yaalo Magaalada Muqdisho, Degmada Dharkeynley
    Cabirkiisa: 20×10
    Document: Saxan. (Maxamed siyaad)
    Degmada: Wadajir
    Xaafada: Kuweyt
    Waddadisa: Wada weyn saaran
    Qiimaha: 35,000$ iyo Heshiis.
    Waxii Farah faahin ah kala xiriir +252 614194979, +252610482060 (WhatsApp)
    F.Gaar ah waa fursad qaali ah ee gacmo furan Ku soo dhawaaw iyo Adeeg ku raali galiya

Komentáře • 3

  • @clhialiwaanbe9926
    @clhialiwaanbe9926 Před měsícem

    Guri kuma yaalo mahaan e boos banan dheh

  • @baashiyare3715
    @baashiyare3715 Před měsícem

    Raqiis waaye nus boos 35 kun ah waxaan la yabay maxaa raqiis ka dhigay meelaha ay u badan yahiin abgal?

    • @sahruja5777
      @sahruja5777 Před měsícem

      Hodanba iyagaa ubadan taas maogtahay