HADII ANIGA LEE XIRO MAXAD KA FAAIDEE😭

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 7. 06. 2024

Komentáře • 916

  • @abdulkadirmohamedyusuf4664
    @abdulkadirmohamedyusuf4664 Před měsícem +254

    Dunida waxaa soo maray qofka ugu qeymaha badnaa Waa nabigena Suubanaa Aan ku Salina scw

  • @garaaadibnuahmed8664
    @garaaadibnuahmed8664 Před měsícem +143

    Somaliyey aabahan somaliyeed maad nabad galisaan
    Keep going bro

  • @nuurcool
    @nuurcool Před měsícem +129

    Inta jecla nabiga aynu ku wada salino scw scw scw ❤❤❤

    • @essiahassan5157
      @essiahassan5157 Před měsícem +1

      Salalahu calayhi wasalaam ❤️ 😍 💖 ♥️ ✨️ 💕

    • @ATTIF22
      @ATTIF22 Před měsícem +1

      صلی الله علیه وسلم🙏❤️

    • @HassanOsman144
      @HassanOsman144 Před měsícem

      صلى الله عليه وسلّم

    • @qaadirc360
      @qaadirc360 Před měsícem

      Scw❤❤❤❤❤

    • @mohamedabdulkadir2600
      @mohamedabdulkadir2600 Před měsícem

      Scw.scw.scw scw.scw.scw scw.scw.scw scw.scw.scw scw.scw.scw scw.scw.scw scw.scw.scw scw.scw.scw

  • @KoKoBULLE-its
    @KoKoBULLE-its Před měsícem +205

    Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)❤️🕋🫵

    • @nasradinkedar345
      @nasradinkedar345 Před měsícem +6

      Scw scw scw

    • @BARNAAMIJKAWACYI
      @BARNAAMIJKAWACYI Před měsícem +1

      Nayee comment noo daa dogon yahat

    • @zackmohali9468
      @zackmohali9468 Před měsícem

      Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

    • @zackmohali9468
      @zackmohali9468 Před měsícem

      Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

    • @halimoahmed45
      @halimoahmed45 Před měsícem

      ‏صلى الله عليه وسلم

  • @user-hx8dm4mu8m
    @user-hx8dm4mu8m Před měsícem +47

    Ku laabo kacbada ilaahey sujuuda ku bari
    ومن يتقي الله يجعل له مخرجا ويرزقه من حيث لايحتسب

  • @user-do1gt7cv5u
    @user-do1gt7cv5u Před měsícem +103

    Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ane❤🕋🫵

    • @ATTIF22
      @ATTIF22 Před měsícem +1

      صلی الله علیه وسلم🙏❤️

  • @Sharma_cade
    @Sharma_cade Před měsícem +30

    ilaa Goormee ka cararee saliga Nabi muxammed ﷺ❤❤❤

  • @rashkabarre
    @rashkabarre Před měsícem +16

    Ninkan Odayga ah ha laga leexdo caruurtiisa ha u shaqeyste!

    • @MrSantamaria05
      @MrSantamaria05 Před měsícem +1

      Kkkkkk ma been buu iyo dhaqan xumu ugu shaqynaya kaluumeystoow

    • @Free_Man143
      @Free_Man143 Před měsícem

      @@MrSantamaria05iska daawo uun 😂😂

    • @MrSantamaria05
      @MrSantamaria05 Před měsícem

      @@Free_Man143 mxn ka dawan wllhi inan eeginba ee ninkan rashka bare uun bn dawsda zxp

  • @Ahmedabdi-ut7et
    @Ahmedabdi-ut7et Před měsícem +63

    War somaliyeey allah kabaqoo Aabahan soomaaliyeed ee bilaa laxaadka ah badbaadiya

  • @MuscabMaxamed-nr1rr
    @MuscabMaxamed-nr1rr Před měsícem +95

    Hadii aad kabo la,aan kudaawanaysid welcome 😂

  • @kowsaralihassan7674
    @kowsaralihassan7674 Před měsícem +15

    baaba jeey aduunku wa iska imtixaan samir walalkey somaali dad xaasida ka buuxa dad fcna wey jiran insha allah waad guuleysan ❤

  • @sahal967
    @sahal967 Před měsícem +65

    Baabajeey insha ALaah 1m
    Baabajeey 1subscribers igaarsi waa codsi 1k walaalkey 😢😢😢 markale waa codsi

  • @user-dq3sk3dm4w
    @user-dq3sk3dm4w Před měsícem +18

    Baba halaga dhaco waa nin iska kaftan badan ❤

  • @Abas-AR_M
    @Abas-AR_M Před měsícem +7

    Adunka maso marin rux ka kheir badan Nabigeena udgoona Mohamed scw❤❤adigo akhrinaya waxan ka codsanaya inad Ku Salidid Xabibu Raxman❤❤

  • @faisaldk
    @faisaldk Před měsícem +60

    Yaa igu racsan Daahir Nacasow inaa ka dambeeyo. Inaa xaasid number 1 yahay.

    • @ayaanmuhumed174
      @ayaanmuhumed174 Před měsícem +2

      Allahay ka allah

    • @Iqroahmed-qq9us
      @Iqroahmed-qq9us Před měsícem +4

      Daahirkee waye dahir calasow Mee kawadaa

    • @faisaldk
      @faisaldk Před měsícem +1

      ​@@Iqroahmed-qq9usDahir Nacasow asaa la dhahaa😂😂😂 ila soco

  • @apdikafi69
    @apdikafi69 Před měsícem +20

    wll qali noloshu waa halgan ha,quusan hana niyad jabin wad gareysa ugu dambeyn guusha

  • @faisaldk
    @faisaldk Před měsícem +19

    Daahir Nacasow, xaasidkaada waaye! Calaacal jooji brother stay strong

    • @user-dm6us9ql5g
      @user-dm6us9ql5g Před měsícem

      Wax xaasidkisa eh ma jiraan waa rer baadiye babajey qof tahrib eh clip iska duubaayo in la Ogeen maad u malesaan asigaa is kashifey

    • @faisaldk
      @faisaldk Před měsícem

      @@user-dm6us9ql5g Daahir Nacasow aa iska dhex arkay. Dabaaaaaal waaye
      Horta waa runtaa nin tahriibkiisa duubaayo, sharcina rabo, isma keeneyso

  • @haninora533
    @haninora533 Před měsícem +33

    Asc
    Baaba jeey video Tasha Aad duubeysid joining ilaa Aad dantaada gaareysid Qarso wax walba Allaha kuu fududeeyo🤲☀️🌻✨

    • @Miidan5
      @Miidan5 Před měsícem +1

      Thats true

    • @UmarMohamed-nk2tc
      @UmarMohamed-nk2tc Před měsícem +1

      Beentaa maha hadaan aqoonbuleeyahay waan U sheegilaa bba jay

    • @ahmedabdirahman82
      @ahmedabdirahman82 Před měsícem

      Kama maarmayo video duubow wayo bariiska ka galley maskiinka hala yaabina.

  • @bongasasa3895
    @bongasasa3895 Před měsícem +12

    Sxb shekada Somali wa isjacashahay oo aad iska dhacsiisay ka gudub! Writing was on the wall last 38yrs!…..many many men tried it on me lakiin qamarji like me never slips even when wearing dacas on my majo basto! Hardship makes a man or breaks him soo Baba talk less and do more action and never slip!

  • @faadumosiidcali8262
    @faadumosiidcali8262 Před měsícem +14

    Guulayso baaba ❤ dadkaan war kooda iska daa kuwa badan oo manta laxaadkoda qabaan ka fiican tahy wlhi oo meelaha qabiil iyo balaayo ku haayan wlhi adoo kuulestay an sugooyaa wlhi ❤

  • @luulamahamed9108
    @luulamahamed9108 Před měsícem +9

    Baaba jeey wad guuleysane hada kufto istaag wadgaaresa heerka adiga rabto inad gaarto insha Allah

  • @abdikarimali3740
    @abdikarimali3740 Před měsícem +18

    Baaba jey cadawga ilaah ha kaa qabto inshaallah waad guuleysan guuleyso guuleyso Baaba jey aamiin

  • @aminaahmed5903
    @aminaahmed5903 Před měsícem +2

    Waxad ka akhrisata ducadan. ALLAHUMMA INII NAJ CALUKA FIINUXUURIK. Oo macnahedu yahay ALLAHAYOOW waxaan kuyelnay dhuntoda. Rabbiyoow cadoga sida ay dadka udhuun qabanayaa iyagana dhuunta qabo Aamiin yaa Rabbi.

  • @anasluckyboy9465
    @anasluckyboy9465 Před měsícem +3

    The best person ever 💞 the most knowledgeable ever ❤️ Ankusalino Nabigena Mohamed Salalahu caleyhi wasalam 🥰💞💕

  • @hodanhassan976
    @hodanhassan976 Před měsícem +10

    Ha u bixin baba jay insha allah waa guulaysan doontaa

  • @ismailhusienaliruicosta
    @ismailhusienaliruicosta Před měsícem +10

    Keep moving mr Baabajey

  • @briize-sh3sf
    @briize-sh3sf Před měsícem +4

    Alle haku fududeyo arimahaga aabo fican ayad tahay inta ku xasidaysa waxba kama qadayaan alle ku daa

  • @Maria-nr8kw
    @Maria-nr8kw Před měsícem +3

    Allah ku fududeeyo safarka sahal alle hakaga dhigo cadowgana alle haka qabto

  • @AnasYoung
    @AnasYoung Před měsícem +4

    Mr Another Level Baahi iyo Duruuf Ayaa Kaa Muuqato.

  • @Arimaheena_fans
    @Arimaheena_fans Před měsícem +4

    Sorry wllky mar kale isku day ha quusan ilaa hadafkaada ka gaareysid ha quusan mar un waaaddd guuleysan insha Allah 🤲😢

  • @Samo-wade
    @Samo-wade Před měsícem +1

    Insha Allah wll waad gaadhi hankaaga iyo himiladaada insha Allah dhawaan waanan kuu ducaynay alle haku rumeeyo oo hakuu fududeeyo oo halkii kuu khyrleh haku mariyo oo dadkaaga alle haku saqiro wll qali❤❤❤❤❤

  • @IsakMoha
    @IsakMoha Před měsícem +6

    Walalkeyow babjey sxb video ga noocaan cml ah oo aad duubayso ayaa cadeen kugu filan bari sxb ee xogtaada badanaa qarso brother hadii aad wada kharsan kari xogtaada inta ku muhiimsan qorso bro dadkaan afsomaliga wey kuwada hadlaan lkn mawada wanagsano bro waa iga talo bro anyway guuleyso wll insh allah 😢

  • @faisaldk
    @faisaldk Před měsícem +15

    Nacaska Daahir Calisow ha u qoslin. Xaasid number 1 waaye! Cadowgaada ogow

    • @IbrahimAhmed-zl4uc
      @IbrahimAhmed-zl4uc Před měsícem +2

      Haa walaahi

    • @fadumosahra734
      @fadumosahra734 Před měsícem +1

      Ma idikaa qiyaamaha la sooistaagaya inuu Dahir yahay aakhiradiina u tura

    • @faisaldk
      @faisaldk Před měsícem

      Umada waa dhibay Dahir Nacasow, qabrigiisa ma qodmaayo. Munaafaq number 1 waaye!

    • @ikran3498
      @ikran3498 Před měsícem +1

      Umadna dahir wxu u qabtay

    • @mahdimohamed7056
      @mahdimohamed7056 Před měsícem +1

      Daahir calasow wa ognahay Ino nin fcn eheen lkn kuma dinbaabi karno inoo arintan asiga fashilay

  • @MohamedJabril-qm2pg
    @MohamedJabril-qm2pg Před měsícem +7

    Baabajeey sorry abwoe 😭💔

  • @sahramohamudali663
    @sahramohamudali663 Před měsícem +1

    insh allah babajey waad guuleysaneysa ha ubaxin xaasid maliwaano sirtada qarso iyo dadka ilmahaaga ku biila qarso ❤❤❤

  • @FartunYusuf-ll8tg
    @FartunYusuf-ll8tg Před měsícem

    Baabajey dadka somaalida ah inta xaasidka ah oo aan la ogeyan oo kula qosleysa oo xaasidka ah Baa badan ee ilaahay hakaa qabto xaasidka Alaahu ma aamiin aamiin 🤲🤲🤲🤲☝️❤️❤️❤️❤️❤️❤️🥲🥲🥲🥲

  • @kadraa7270
    @kadraa7270 Před měsícem +3

    Scww walaalkey waa ku salaamay aboowe taladaa ilaahay saaro inshaa alaah waa libaaney qof ibni aadan wax ku yeli karo ma jirto aduunka waa imtixaan qeerka wuu ku dabeyaa xasid kasta wuxiu sameyo wax makaa qadayo inshaa alaah guleyso

  • @Wll.qanciye
    @Wll.qanciye Před měsícem +19

    Baaba.guureyso.Abaaha.soomaaliyed.waxaatahay.caabo.ushaqeesanaayo.ilmahiisa.iyo.xaaskiisa😅😅😅😅kusali.nabiga.muxamed.scw❤❤❤❤❤❤❤

    • @ATTIF22
      @ATTIF22 Před měsícem +1

      صلی الله علیه وسلم🙏❤️

  • @nasromire1541
    @nasromire1541 Před měsícem +2

    Baaba jey ha quusan walaalky waa gaaree hamigaaada insha Allah Allaha ku xafido walaal

  • @fuaadabdalle7331
    @fuaadabdalle7331 Před měsícem +2

    Nio howshada wado cid waxka bedeli kadha majidho alle moye!Horay usoco inshallah wad guleysan!waligana ogow inta wanagsan aya badan✅️🙏

  • @XasanIbraahim-re2zs
    @XasanIbraahim-re2zs Před měsícem +4

    Ilaahay ha kuu hiiliyo wll

  • @abdillahiabdourahman6829
    @abdillahiabdourahman6829 Před měsícem +4

    Keep going brother

  • @ashaamey5593
    @ashaamey5593 Před měsícem +1

    Walaal waan ku salaam abwe adiga ilaah isku xir dadka hadalkooda iyo dhibatooda ha u bixin tawakal calal Allah

  • @habonsudi3399
    @habonsudi3399 Před měsícem +1

    Hore u soco Baaba Jeey, Ilaahay isku xir

  • @CiiseLegan
    @CiiseLegan Před měsícem +3

    Sorry walaal xaasidiinta ayaa tira beel waqtiga lagu jiro lkn samir sxb cidna wax kaama qadikaraane

  • @guuldoon1
    @guuldoon1 Před měsícem +4

    Baaba jeey dhibka dhan waa adiga oo meel walpa iyo xaalad walpa kaamirad iskaso duubaayo
    Safar hadaa tahay cidna loma sheego waana la qarsadaa ee baro sida lo noqdo ruux sir leh 😅

  • @FardowsaAbdullah-hh4un
    @FardowsaAbdullah-hh4un Před měsícem +2

    M.a keep going baba my GOD bless you for everything 🤲🤲🤲I will pray for you i.a 🤲💕♥️🥰

  • @cusubohormar7319
    @cusubohormar7319 Před měsícem +1

    Waanu ku ducaynaa in ilahay ku sakhiro dadka hooyo Ayan ahay waxan jecelahay dhamaan inay guulaysta dadka jicilsan baabajey guulayso waad gaari doonta hamigaaga inshalaah

  • @abdiqafarbaare9822
    @abdiqafarbaare9822 Před měsícem +3

    Sxb xaasidka waamunaafaq marka waligaa ha ujoojin aniga mabaqabo in aad waqti intaas leag galiso oo aad gaarto in aad kahadasho waayo in aad kahadasho waaguushooda dataada kawado ❤

  • @KakaAmir-td5dj
    @KakaAmir-td5dj Před měsícem +9

    People abused the prophet p.b.u.h, and they utter bad things about Allah s.w. So who are we?
    Take heart bro "Baba" be strong 💪

  • @Ixasanm2Ixasanm2-yk9ge
    @Ixasanm2Ixasanm2-yk9ge Před měsícem +1

    Babajey mida aya kukhaladaneda inaa bixitaakda dadka ushegato maahen ina tarataratiiba ubaxado ayee ahed mx yelay xasida iyo ili aya jirto marka ilahey hakusahlo❤

  • @sariyamukhtar5468
    @sariyamukhtar5468 Před měsícem +1

    Bili adan ishisa ceed aya buxiso ilahay aamin wad kheri insha Allah ❤keep going baba

  • @user-hp7cd2iz1m
    @user-hp7cd2iz1m Před měsícem +6

    Sorry bro😢

  • @budeybudey2707
    @budeybudey2707 Před měsícem +4

    Baabajay sorry about that Ilaah ka weyn waxkasto la sheego waxaa ka weyn tii Ilaah waxaad qalbigaga galisa wuxuu Ilaah ku qoray adaan gafayeen inshalaah kheyr waxaa Ilaah kaga baray in arimaahaag Ilaah ku fududeyo allahumma amiin Yaa Rabi walaalkiis inshalaah kheyr

  • @FartunYusuf-ll8tg
    @FartunYusuf-ll8tg Před měsícem +1

    Baabajey waxaatahay nin qalbiwanaasan oo dadkaqosliya
    Waxaatahay nin farxan ah faxadaad kuquruxbadan tahay ee
    Alla ha kuu gargaaro 🤲🤲🤲❤️☝️famiilkaga Alla hakubarakeyo🤲🤲🤲🤲🤲♥️❤❤❤❤❤

  • @user-kv7ed2rm7w
    @user-kv7ed2rm7w Před měsícem +1

    كل الصومال حسدين يحسد اخوه بكل شي
    استمر ي مبدع دائما وابدا ❤❤❤

  • @hanadheykal1015
    @hanadheykal1015 Před měsícem +5

    Adi mxa tahriibkaga puplic oga dhigty gacan tada isku dishay

  • @O_M_E_R_77
    @O_M_E_R_77 Před měsícem +19

    Inta baaba Beentisa kuhesato Farta☝🏻😂

    • @user-ix6wo1my9x
      @user-ix6wo1my9x Před měsícem

      doqona tahay isku xishoow

    • @FarhiyaHasan-zj6rw
      @FarhiyaHasan-zj6rw Před měsícem +1

      Video kaan xataa inuu been yahay aminsanahay

    • @O_M_E_R_77
      @O_M_E_R_77 Před měsícem

      @@user-ix6wo1my9x Ana Doqon igu tilmanty soo adiga iga madarnid shaqo la,aan Wxn Dawaneysid Orod cibadeyso habar yehey

  • @hiboabdallah8780
    @hiboabdallah8780 Před měsícem +1

    I am sorry brother, our own people can be this low 😢😢😢 Allah is watching

  • @nasraaxmed6598
    @nasraaxmed6598 Před měsícem +1

    Sabar in laah mac saabiriin sax kudaa Allah isagaa kaaga qaadi xaqaaga oo siin mudankiisa in shaa Allah 😢

  • @ABDIRIZAAKMOHAMED-jp1uo
    @ABDIRIZAAKMOHAMED-jp1uo Před měsícem +3

    Hadii aad ogtahay beenta baaba jay like saar inta caqliga leh ee waxfahantay

  • @AhmedMohamed-wg2gj
    @AhmedMohamed-wg2gj Před měsícem

    Baaba horey u soco cidna dhag jalaq ha u siiin alle ayaa kula jira markasta alle xasuuso ❤❤ horeyna u soco

  • @axmedsiciiddhiif6345
    @axmedsiciiddhiif6345 Před měsícem

    Maasha alllah ha ku barakeeyo wll baabajee ha niyad jabin ❤❤

  • @waberihassan7867
    @waberihassan7867 Před měsícem +2

    Somaliyey illahay ka baaqa ninka caruurtisa iyo xaaskiisa nolow uu radiinayo maxad ka xasideysan hala xishoodo ishaallah wad guuleysan walal

  • @nasiyeofficialchannel8026
    @nasiyeofficialchannel8026 Před měsícem

    Baaba qofka fiican dhibkaa jacel waayoo dadka waxaa kabadan xaasid guul ayaan kuurajeynaa guul wll waan kusoo duceynaa

  • @shukripancakechannel3523
    @shukripancakechannel3523 Před měsícem +2

    baaba jeey marka hore waa kaxumahay waxa kugu dhacay lkn waxan rabaa in aan ku sheego qodobka xaasidnimada somaali in yar oo alle u naxariiste moyaane inta badan waa xaasid inta aan caanka aheen ee ladhibaateeyo ee qarsoon hadaad ogaan laheed qof walbo ku xasdo normal ayeey kulla noqan laheed

  • @FaisaSuleman
    @FaisaSuleman Před měsícem

    Adigu dantada wado dadkan island iloow ha ku mashquulin hore u soco aboowe❤❤❤😢

  • @hanadtoffix4210
    @hanadtoffix4210 Před měsícem

    Illahay wxn kaga baryaya meel walba oo Aad rabtid inuu illahay nabad kugu geeyo amin ya rapi 🤲💯

  • @warsantransit3613
    @warsantransit3613 Před měsícem +1

    keep going insha allah you be come riche man

  • @fatimaelmi1038
    @fatimaelmi1038 Před měsícem

    Allah ku caafiyo wa dadasha. Ragg Lixdooda lixaad qaba aya ka fiican tahay. aabo dadalayo kugu baranay. Ka saree cadawgada

  • @user-ip7ws6pt2h
    @user-ip7ws6pt2h Před měsícem

    Baaba jey waxaas how joojin hore u soco rabaana kugu filan ee rabi talo saaro caruurtaadana rabaa risiqooda kafaala qaaday ❤❤❤❤

  • @user-qt6br3se7v
    @user-qt6br3se7v Před měsícem

    Wall alle haku fududeeyo waxi kheyr ku ah wixi shar ku ahna haka qabto ha ubixin dadka inta xunxwad guuleysaneysa iska samir alle talo saro baryada allana badi i.a guuleyso gorkaste baba🤲🤲🥰

  • @Starcabduu96Starcabduu96
    @Starcabduu96Starcabduu96 Před měsícem +1

    allaah haka bad baadiyo inta xaasi diinta ah allaah haku sahlo muradkaaga inshaa allaah

  • @Sacdia_siman
    @Sacdia_siman Před měsícem

    War Aabahan saxibal ciyaalka ah ka leexda😢😢 haduu been sheego asaga iyo allah ayaah xisatamayo Baaba jeey ha niyad jabin insha allah Riyadaada mar un alle wuu ku rumeynaa keep going pro nolasha kuma ciiso qeyrka u saree

  • @user-fp7ol1mo5f
    @user-fp7ol1mo5f Před měsícem

    Allaha kaa qabto adiga iyo intii muslim ah Aamiin Yaa Rabbi

  • @hirsijamac9781
    @hirsijamac9781 Před měsícem

    Horay u soco Alle wuu ku jeedaa dhibka ku heysta isaga
    Kaliya ayaa kaa saarikara.
    Baryada Alle badi waad. Ka
    Guuleysta xaasidiinta dhibtooto jecel insha Allah.
    Guuleyso guuleyso

  • @hasanhersi7914
    @hasanhersi7914 Před měsícem +1

    Ilaah hakuu fudeedey Baba Jay safarkada runtii walaahi adigoo Nafo ah inaad soo tahribto oo aadku rafado safarka waa dhibaato ee waxan kuu duceynaya inuu Allah ku sahlo safarkada insha Allah

  • @afrahap4406
    @afrahap4406 Před měsícem +2

    Inshallaah waad guulaysan

  • @gabadhasafiirka1097
    @gabadhasafiirka1097 Před měsícem +2

    Adiga mar walba qalad ayaa ku hadashaa Baaba Jeey. Waa. In aad tirahdaaa( waa in aan badbaadiyaaa caruurtayda naftoooda iyo nafdeydaaa waayo waxaa sameyn weyn nagu yeeshsy caanimada, halistaas ayaa dhibkaan u soo maray) muhimada waa badbaadinda nafta caruurtaada iyo naftaada. Hadalkaan fahaan.

  • @moolcaliyow
    @moolcaliyow Před měsícem +2

    BAABA JAY Horey u soco marna ha NIYAD JEBIN ILAHEY karti dheeraad ah ayuu ku siiyay SABABTOO ah waxaad ka tayo badan tahay dad aad iyo aad u FARA-BADAN. Waxaad-na tahay NIN aftahan ah oo AFKIISA iyo MASKAXDIISA MAALA.

  • @hassanbahdon4070
    @hassanbahdon4070 Před měsícem

    Brother Babajey in xun iyo in fiican ba aduunyada wey leeyihin ee dhag ha u jalaq siinin ee wallal keep going.

  • @King_of_cabdi
    @King_of_cabdi Před měsícem +2

    Baba jey hala daayo guys ilaahi kabaqa ninkan hala dhaafo 😢

  • @SaidAli-bl8du
    @SaidAli-bl8du Před měsícem

    My brother dont worry bout anter people Just parry for a God u have people who loves u lot❤❤

  • @zeitunadan
    @zeitunadan Před měsícem +1

    Sorry, baabajeey, keep going ❤

  • @AbdisamadshireMohamed
    @AbdisamadshireMohamed Před měsícem

    Baba jeey Alle u noqo oo Caalacalka iska daa, nin raga ayaad tahay ee Video lagoos goosto iyo wax la mid ah ha isku mashquulin bro, keep going waad guuleysan doontaa inshaa allaah Arimihii Safarka iyo Horusacodka nooga sheekeey sxb

  • @caaqilka-ho6bo
    @caaqilka-ho6bo Před měsícem +1

    xaasidku ma liibaano babajey will
    horey usoco inshallah wad guulaysanaysaa

  • @Janogale571
    @Janogale571 Před měsícem +1

    Never give up Baaba

  • @user-sp5ww1dl2j
    @user-sp5ww1dl2j Před měsícem

    Baba hor mar aa ku rajeyna insha Allah meshaa jaceshahay Allah ku geyo❤😢

  • @dsajhaoogio-st4yy
    @dsajhaoogio-st4yy Před měsícem +1

    Keep up baaba never give up ❤❤

  • @zainabhassan4372
    @zainabhassan4372 Před měsícem

    Asc wall baba jeey Alle swt haku fududeeyo waxkasto kharkugu jiiroh amiin
    Wall isku day inaad anuurahagaa intodaa badana qarsato dadkii Siiday uu badan yiihiin way isbadelen
    Siiryelo

  • @Libax962
    @Libax962 Před měsícem +1

    Libaax horay u soco ❤

  • @SadikMohamud
    @SadikMohamud Před měsícem

    Ilahay meel kheyr qabta haku geeyo wax kudhibo ilahay kumatuso walaal Baabajeey❤️

  • @user-kz1qz5gc8q
    @user-kz1qz5gc8q Před měsícem

    Illaahey haku caawiyo xaasidkana rabi subxanahu watacaala musiibo ha ku rido insha Allah waad guulaysan doontaa si deg deg ah

  • @Mudane-Sare
    @Mudane-Sare Před měsícem

    Babjeey waxaan ku rajeynaa horumar iyo Guul insha ALLAH

  • @HaawoMohamed-en5iw
    @HaawoMohamed-en5iw Před měsícem

    Wxa jeceshahay alle ha ku suurta galiyo somali xasidiin iyo munafiqiinta aadee ugu bdan yihiin heer galada kga hormaran hore usoco

  • @zakariyecraxiin5334
    @zakariyecraxiin5334 Před měsícem

    Baaaba meesha aad adeeso qofna halawadaagin xitaa social media marka aad tagto meesha aad rabto markaas soo duub ee qarso arimaaga keep going pro 😢😊❤

  • @user-ks7oc1bz1e
    @user-ks7oc1bz1e Před měsícem

    Ilaahay baa ka weyn oo kaa qaban xaasidka,waar ilaahay ka cabsada oo halla Amaansiiyo aabahan baahida gaarka qaba oo hadana Mashaallah Dadaalayo oo u Urdaayo hormarka naftiisa iyo Ubadka ka dambeeyo,Baaba ilaahay isku xidh oo Salaada iyo Adjaarta Badso inshallah

  • @omaamir1444
    @omaamir1444 Před měsícem

    Ilaahey garaba ha galo inshallah waad guuleysanee dadkan iney saan ku yeelaan adiga masuul ka ah maxa jira adiga soo galisey meesha u socoto iyo meesha mareyso baaba j marka meesha rabta tagto amuurahaga ku dhamaado dadka wax la wadaag ka hor albaabkas xir dadka qaar views iney ku raadsadaan adiga keenay soo bandhigey howshashada amuurahaga hoose ka ilaali inaaf social media kernto howsha usoo baxdey allaha kugu guuleryo cadawga allaha qabto

  • @xamsekayse6727
    @xamsekayse6727 Před měsícem

    Baaba waliga ha is dhiibin ee hore uu soco

  • @mohamedbilal950
    @mohamedbilal950 Před měsícem

    Asa'aleykum walaal,don't worry you gonna success 🙌 one day insha Allah..you're a great father 👨 baba...(subuur)