Saxaafaddu waa cilmi la barto oo leh hannaan sheekada loo daadihiyo. Weriyuhu wuu ku liita dhanka saxaafadda. Waan filan karaa aqoonta oo u leeyahay suugaanta in lagu xushay; laakiin runtii waa la hilmaamay halbeegi saxaafadda. Barnaamijkan ha laga beddelo ninkan.
Wa Maxamed bk oo halka tagan Masha Allah❤
02:20 habeynimo 2024/7/3 wed
Waa xiligii iigu horeysay abwaankaan muqiisa
5:56
Karaamay bal soo qabo abwaan heelo ninkaasa wada murtiyeee
Waa Walaakiban Filataa!
Mnclh allah apwan😊
Wariyuhu waa badal
Saxaafaddu waa cilmi la barto oo leh hannaan sheekada loo daadihiyo. Weriyuhu wuu ku liita dhanka saxaafadda. Waan filan karaa aqoonta oo u leeyahay suugaanta in lagu xushay; laakiin runtii waa la hilmaamay halbeegi saxaafadda.
Barnaamijkan ha laga beddelo ninkan.
Adi iska dhagayso hadii aad rabina kabax chanelka maxaa ugu gafin wariyaha mise buuq iyo sheekooyin lost time ah baa rabtay waa wariye akhlaaqiyan dhisan barnaamij kooban oo qurux badana wuu usoo gudbiyaa bulshdiisa ee buuq hanagaga furine aaayar go head 😂
"Garashooy ba'!"
@@user-gt5bl3ur6d
Haa Bk Walaakiiweye😁
Ninka Bk u ekaa😊
waa walalkiba
Mohamed Bk fanka aya ku bahaan Abwaan no so celi
Abwaan qiimo badan
Waa sheeko kle bk ninkan maaha mia
😢
Ninkan bk moodey
Suaal xumaa weriyuhu😅
Apdizhakuur siciid apdi hassan 🥰
Bk walalki miya?
Biike miyaa walhi wa ueegyahay
𝐁𝐤 𝐦𝐚 𝐭𝐚𝐧𝐤𝐢𝐬𝐢𝐛𝐚𝐚 😅😅
Bk oo halkan sotagan weeye
Waryuhu waa professional
Waar hello soqabo nio ayaadu dalishanayaa xataaye ninkasiye
26:31 2024
Way.isku eegyiin maxamed bk maxay is ku yihiin❤❤❤
Waa isladhasheen
Wariyuhu waa badal