Qaybo ka mid ah Hal Abuurka Abwaan Xamse Fagadhe| Barnaamijka Fanka Iyo Suugaanta ee KF Media TV.

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 9. 04. 2024
  • Kala Soco KF Media TV , Wararkii u Danbeeyay , Barnaamijyo ku xiisa Galiya , iyo Warbixino. Subiscribe , Like and Comments

Komentáře • 12

  • @Ayaan-kaafiya
    @Ayaan-kaafiya Před 12 dny

    Anaa utaagnaa qisooyinka xamse fagadhe wallaahi

  • @AdnanAzmar
    @AdnanAzmar Před 3 měsíci +1

    Maanso hooyo loo tiriyo tii ugu qiimaha bdnayd een arko wye salaaman abwaan ❤️🙏

  • @Nasri143
    @Nasri143 Před 3 měsíci +1

    Abwaan qiimo mudan❤

  • @asmaabukar5946
    @asmaabukar5946 Před 11 dny

    😢😢😢

  • @abdirazaksharif
    @abdirazaksharif Před 3 měsíci +1

    Xamse fagadhe abwaan sxb aad ban kusalaamaya

  • @Sirta_nolosha_7
    @Sirta_nolosha_7 Před 3 měsíci

    Xamse cismaan cabdi gaas, salaama saaxiib.🖐

  • @ayaancismaan8450
    @ayaancismaan8450 Před 3 měsíci +1

    Xamse fagadhe abwaankaygii.

  • @UpdirahmaaNUpdirahmaaN-vg5rj

    cidlada eheL ban wadagnay
    waxan bartay kali cawayska
    culays marna kuma dareemo
    cibaaro kasto timaada
    cuudkiyo heesaha qaraamka
    ayaan kaga ciil baxaye
    wax kale cudud ugama baahni
    isawaaga hadad casuuntay
    Hadad calankisa qaaday
    anigu kugu ceebsan maayo
    intaa ku coloobi mayno
    walow aad iga carowday
    curyamisay wada jirkena
    caloolyowgad abuurtay
    darted Kuu caayi maayo
    Qofba tahay ila cajiiba
    agtaydana laga ciseeyo
    caqli iyo garashana hagayso
    Ha mudan dabaday cawaqib
    Ha mudan carcaraf aduun
    ahow waliga mid ciidsan😢

  • @zalmasiman3817
    @zalmasiman3817 Před 3 měsíci +1

    Waxan ugu jeclahy maansaduu inantiisa kula dar-daarmaayey😢❤

  • @khaliifaadan-ds4bh
    @khaliifaadan-ds4bh Před 3 měsíci

    Abwaanka telkisa isodir haday xushmadi jidho 😊

  • @mireyusuf8253
    @mireyusuf8253 Před 3 měsíci

    Sharaf iyo karaamo abwaaan

  • @cabdifataaxkhadarhassan-iy7wn

    ❤🔥🫡