Qaybtii 2-aad iyo suugaanta Abwaan Guuleed Raygal | Barnaamijka Fanka iyo Suugaanta ee KF Media TV.

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 16. 05. 2024
  • Kala Soco KF Media TV , Wararkii u Danbeeyay , Barnaamijyo ku xiisa Galiya , iyo Warbixino. Subiscribe , Like and Comments

Komentáře • 93

  • @ibraahimcabdi4227
    @ibraahimcabdi4227 Před 2 měsíci +6

    Wallahi waa abwaan abwan dhaafay ee cimri dheer iyo cibaado suuban eebehey hasiiyo abwaanka

  • @HodanMohamedali-fo3lf
    @HodanMohamedali-fo3lf Před měsícem +3

    Mansha aalah abwaaan dhalinyaro aah ilahy caqliga haku daayo iyo murtidadadaba ❤

  • @user-wy4kc6hk7y
    @user-wy4kc6hk7y Před měsícem +1

    M.a walahi abwaan gueled raygal waa mustaqbalka fanka somalida m.a ee horey usoco keep forward ❤❤❤🎉🎉

  • @user-zg9vi3fb8q
    @user-zg9vi3fb8q Před měsícem +3

    CajiiiiB yaaa rayGaL 🥹

  • @ssffs484
    @ssffs484 Před měsícem +2

    Masha Allah murti bu illah udhiibay ❤

  • @NAchma-hazzan
    @NAchma-hazzan Před 2 měsíci +11

    Abwan abwan dhafy❤wllhi kan yar wnbo iska jeclhy wllo ilahy wxku dhibo Kuma tuso

  • @craxmanbagaalebagaale2960
    @craxmanbagaalebagaale2960 Před měsícem +1

    Abwaan guuleed cawale raygal❤❤
    Cimrigaa ha raago abwaan 👑👑👑

  • @AdnanAzmar
    @AdnanAzmar Před 2 měsíci +6

    Abwaanka da'da yar Aadban u bogaadinaya cimaamad ayuu leyhy ✋

  • @khadaradamoffcial5340
    @khadaradamoffcial5340 Před měsícem +1

    Mash allh Abwaan guuled raygal guulyso inder Somaliland hanolato💚🤍❤️✊️💪💪

  • @mustafeiidmuuse967
    @mustafeiidmuuse967 Před 2 měsíci +10

    ManshaAllah KF Media Waan Bogaadinaya
    TV ga Keliya Ee Fursad Siiyay Afkeenna Hooyo

  • @sacdiyoxaaji1927
    @sacdiyoxaaji1927 Před 2 měsíci +15

    Guleed calcalka ha badiyo😢😢

  • @user-eh3xo6mp5o
    @user-eh3xo6mp5o Před 2 měsíci +4

    Kaligii abwaan wlaHi🎉❤ waaan jeclahay abwaankaa❤❤❤

  • @jubbalyrics5302
    @jubbalyrics5302 Před 2 měsíci +5

    Runtii waa abwaan da.yar oo xigmad bdn hestaan aada yeey isoo jidatay ❤

  • @umuahmadmohammed1368
    @umuahmadmohammed1368 Před 2 měsíci

    Masha Allah, I will tell this amazing young man to write in a book 📕 his songs so we won’t lose it. Keep going Habo ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @user-ex6cx8yn9c
    @user-ex6cx8yn9c Před 2 měsíci

    Haayee mrkn guuleed wax ucalacalaba uguuleysty ❤❤❤❤Congrats congrats brother

  • @Ahmedkayse2577
    @Ahmedkayse2577 Před 2 měsíci +1

    Dastuur samayso
    Markay naftu diiqadooto
    Ha noqon ruux laga dareemo
    Duruufta si aad u dhaafto
    Adeyg nafta kula dardaaran
    Qudhada qofkaad u doortoo
    Haduu daacad noqon waayo
    Dunida sida looga maarmo
    Dabeecadeheeda yeelo
    Hadaan dawo kaga muuqan
    Waxay naftu door bidayso
    U diid iyadoo tabaysa
    Dastuur iyo xeer samayso
    Marka daristaan dhibaato
    Qof kale adigoo la doonan
    Baahida kaligaa daboolo
    Dantaada qof ha u wakiilan
    Ma ogid waxay damacsan yihiine
    Adigoo dun ahoo wanagsan
    Ma ogid waxay damacsan yihiine
    Si daran qofna haysu siinin
    Dushaa nolaha ka fiirso

  • @awalinho34
    @awalinho34 Před 2 měsíci +5

    M.a Abwanka❤

  • @Zuhayp_____lionS
    @Zuhayp_____lionS Před 2 měsíci +1

    guleed reygaL waa abwaan abwaanada ugu jeclahy wakhti hadirkaN ❤❤

  • @Abdallamohed-co4hk
    @Abdallamohed-co4hk Před měsícem

    Ax yaa abwaan

  • @xusnimohamedyusuf5648
    @xusnimohamedyusuf5648 Před 2 měsíci

    Am big fan wlhi guuleed reygal ❤️

  • @user-ex6cx8yn9c
    @user-ex6cx8yn9c Před 2 měsíci

    Wow iskala nolow Waa wax loo bahanyhy ❤❤❤❤

  • @FahiimahajifihiimafahmoF-no5qm
    @FahiimahajifihiimafahmoF-no5qm Před 2 měsíci +1

    Best abwaan Guleid raygal awale 👏

  • @ismoapdi8400
    @ismoapdi8400 Před měsícem

    Full respect❤ hala zo qapto abwaan bashe bogeeye

  • @farxiyacali6851
    @farxiyacali6851 Před 2 měsíci

    Guleed raygal qofka kaliya sidayda darenada ku nol weyan lkn way dhow dahay gortan so ban dhigaya iga sugaa❤🦅

  • @user-hz1nf8bg3q
    @user-hz1nf8bg3q Před 2 měsíci

    Mnzha allah Abwaankan wan tageera

  • @safaalaahi8950
    @safaalaahi8950 Před 2 měsíci

    Wllky guuleed Reygal full respect❤

  • @xamsejiir5137
    @xamsejiir5137 Před 2 měsíci

    Cajiib ❤

  • @user-ex6cx8yn9c
    @user-ex6cx8yn9c Před 2 měsíci +1

    Wlhi iska jecliya calcalka guuleed Wku wata guuleedow 😢😢😢

  • @salmanhassan1644
    @salmanhassan1644 Před 2 měsíci

    Abwaan sakariye kobciye ku soo xiji taliye 😊🎉

  • @nasteexo_naruura5489
    @nasteexo_naruura5489 Před 2 měsíci

    Mnsha allha nin dhalin yara o hibo qurxbdn leh❤

  • @NadaMohmeth
    @NadaMohmeth Před 2 měsíci +1

    Abwaankan San u tagero lee 😭❤️🫶🏼

  • @hamdahanaan9992
    @hamdahanaan9992 Před 2 měsíci +2

    Abwaan guleed reygal cawaale nolol ta usaraysa

  • @hanirage7005
    @hanirage7005 Před měsícem

    Aad ayaad ugu mahadsantihiin KF media barnaamijkan quruxda badan. Abwaan Guleed sidoo kale mahadsanid Ilaahey ha ku xafido aad ayaan jeclahay suugaaantaada sababtoo ah waxay taabaneysa qalbiga dad badan👏🏾

  • @HassanLeo-oq9kw
    @HassanLeo-oq9kw Před 2 měsíci

    Guleid rayGaL awale the best wllhi

  • @zalmamohamed558
    @zalmamohamed558 Před 2 měsíci

    Abwaan guuleed raygal cawaale❤

  • @user-yv7eq2zg7x
    @user-yv7eq2zg7x Před měsícem

    Alhi waa abwaan kii abwaanada laakiin
    Waxaanu sxp kaa codsanaynaa
    Inaad noosoo qabato
    Abwaan cabdiraxmaan xaaji
    Iyo abwaan cali haybe
    Iyo qoslaaye

  • @__-pt8xs
    @__-pt8xs Před 2 měsíci +1

    waqtiba waqtibaa kadaran wayaha aduun iyo waqtiqa waa is barateen ban kudhi hikarnaa zxp

  • @AhlaamAbdiraxmaan
    @AhlaamAbdiraxmaan Před 2 měsíci +1

    Reygal❤

  • @asmakhaliil7722
    @asmakhaliil7722 Před 2 měsíci

    Waa abwan dhafay guuled raygal walhi. Rijal

  • @zakirboss143
    @zakirboss143 Před 2 měsíci +8

    Mar kaste oon nin abwaan ah dhageysto hal maanso ayaan tiriyaa... cajiib sheekhow

    • @sukhranasir
      @sukhranasir Před 2 měsíci

      De so babdhig adiga hadhe😂

    • @farxiyacali6851
      @farxiyacali6851 Před 2 měsíci

      Adunba hadhay abwan❤😂

    • @zakirboss143
      @zakirboss143 Před 2 měsíci

      @@farxiyacali6851 jacayl ha igu dhacee isug 😂😂

    • @zakirboss143
      @zakirboss143 Před 2 měsíci +2

      @@sukhranasir wadanka an ku so laabto

    • @farxiyacali6851
      @farxiyacali6851 Před 2 měsíci

      @@zakirboss143 ma 8la inta jcylka hay dalin wll💔🤣🤣

  • @mustafewarsame4383
    @mustafewarsame4383 Před měsícem

    Sxp abwaan kaan kaa codsanaynay kaama hayno abwaan xaaji iyo cali haybe

  • @munamoh6332
    @munamoh6332 Před 2 měsíci

    Guuled❤

  • @suhaybxasan-kv4xg
    @suhaybxasan-kv4xg Před 2 měsíci

    Apwaan guuled❤

  • @Amina_624
    @Amina_624 Před 2 měsíci

    Wlhi waa abwaan dayar ereyadiisana qalbiga😂taawanayan😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @NicimaMaxamed-zs1dt
    @NicimaMaxamed-zs1dt Před měsícem

    Besty abwaann regal

  • @user-pl3xs5qx3n
    @user-pl3xs5qx3n Před 2 měsíci +3

    ABWANKA RUXIGA GULED REYGAL CAWALE SUGANTISA WADAWO CADIYA MAR 3 XAT IN LAKENA RAJENA

  • @haniupdy
    @haniupdy Před 2 měsíci +1

    Abwaan buuxa❤

  • @GaraadDumar
    @GaraadDumar Před 2 měsíci

    Wllhi abwan guleed adban ku tagerah

  • @user-yc6kh4yh4t
    @user-yc6kh4yh4t Před 2 měsíci

    Abwaan buxo walle ❤❤❤

  • @kaamilyare7521
    @kaamilyare7521 Před 2 měsíci +1

    AmiiN samadooN soo qabO inTa igU raacsaN

  • @KHADARMaxamuud-xr4io
    @KHADARMaxamuud-xr4io Před 2 měsíci

    Waa.markii. 1..aad. ee.an.arko..hees..aan.lasoqadin. o..laga. shekeynayo...qisadeeda
    Ah

  • @zahiiramaxamed56
    @zahiiramaxamed56 Před měsícem

    Guuleed raygal Abwaaan jira

  • @user-jq1nh2ub5l
    @user-jq1nh2ub5l Před 2 měsíci

    Abwnkyga💯

  • @IQraAhmed-jr9lt
    @IQraAhmed-jr9lt Před měsícem

    Mxn been leygu sabay
    Qalbiga kusabaaliyoo
    Intaan suureystay nolol
    Maxaan saaadaaliyoo
    Samaan ruuxaan lahayn
    Sareediyo khyr ka filay
    😢😊 🖊

  • @user-tu5it5nk5d
    @user-tu5it5nk5d Před 2 měsíci

    Bezt AbwaaN😭❤

  • @naajisantana3675
    @naajisantana3675 Před 2 měsíci

    So qabo zakariye kobciye😊

  • @farxiyacali6851
    @farxiyacali6851 Před 2 měsíci

    Hadu yahay lama huran marbad noqon lama helan huqdiyo nabarada nabdigan ku howlan xasusahow hawad xiska racise dowgad ka habowsan tahay💔🦅🥀😢

  • @user-tp2wz2qo6u
    @user-tp2wz2qo6u Před 2 měsíci

    M a abwaan guled raygal cawaale

  • @naajisantana3675
    @naajisantana3675 Před 2 měsíci

    Abwan zakariye kobciye😮

  • @MaxamuudAadan-ln1jo
    @MaxamuudAadan-ln1jo Před 2 měsíci +1

    TVIGA WN KUBOORINAYAA SHAQADAA WANAAGSANEE UU HAYO
    LKN
    WARIYE WAAYO ARAGA OO SOO NUUGI KARAYA MASKAXDA IYO MAANKA ABWAANKA
    GODLINNA KARAYA AYAA LOO BAHANYAHAY
    WARIYAHASA IDINKA DHIMAN
    KF MEDIA

  • @user-pe7fn5iv8o
    @user-pe7fn5iv8o Před 2 měsíci

    Waraysiga wllo maxad layaraysay

  • @user-ng5mj4qh3c
    @user-ng5mj4qh3c Před 2 měsíci

    ❤❤❤❤❤

  • @InnocentCompass-so6rl
    @InnocentCompass-so6rl Před 2 měsíci

    So qabo markale hello legend

  • @mushtaqeytaninmadownagtii1808

    Abwaanku mantana xaladan kujiru kahadli malintii horena marxalad danku jiru kahadli Ala yacisaka

  • @suldansaaqa4038
    @suldansaaqa4038 Před 2 měsíci +1

    ABWAAN SHILKA KEEN AHMADOOOW

  • @AbdillahiDalmar
    @AbdillahiDalmar Před 2 měsíci

    Suugaanta aad u cuddoon ayuu Ina wadaagay Guuleed Guulayso saaxiib

  • @mahizey22
    @mahizey22 Před 2 měsíci

    Abwaanka qudhiisa doonayaaa😢😩

  • @zagal_faisal1013
    @zagal_faisal1013 Před 2 měsíci +1

    Guuleed raygal cawaale abwaan hal abuur fiican oo soo koraya❤❤❤

  • @user-pm6td7rc7p
    @user-pm6td7rc7p Před 23 dny

    nafada cashaaqe addunnka😢

  • @user-pe7fn5iv8o
    @user-pe7fn5iv8o Před 2 měsíci

    Abwan maxad inbadan nafdayda dhirigalisay

  • @abdiqanimohamed485
    @abdiqanimohamed485 Před 2 měsíci

    suxufi suaasha aad waydiisay hal abuur guuleed ee odhanaysa goorrmuu qofka dareenka jacaylku ku badan yahay ma marka lawada joogo mise marka la kala maqan yahay .
    abwaan weedhsame ayaa leh ( aadmigu wuxuu haysto ma arkoo ma aabeeyo , ma huboo ma wayneeyo)

  • @kawzarlathiya9238
    @kawzarlathiya9238 Před 2 měsíci

    Abaawanka ummada dhawacab😢😂😊

  • @sahalkayseofficial5921
    @sahalkayseofficial5921 Před měsícem

    Cumar jab jacayl soo qabo

  • @user-dz1gk8sh5t
    @user-dz1gk8sh5t Před 2 měsíci +2

    ɪᴋʀᴀᴀɴ ᴄᴀʀᴀᴀʟᴇ ᴄᴏᴍɪɴɢ sᴏɴɢ ᴡᴀᴀ ʟᴀʏᴀᴀɴ😂😂

  • @darwiishboy7470
    @darwiishboy7470 Před 2 měsíci

    Abwaan amiin samadoon na kusoo xeji

  • @abdillahimaxamud1551
    @abdillahimaxamud1551 Před 2 měsíci +1

    Sugaantii oodhan ma.hees uuunbaad kusoo ururiseen

  • @hoodaahmed9621
    @hoodaahmed9621 Před 2 měsíci

    Cudlu hadal kaga baxay 😢

  • @user-ex6cx8yn9c
    @user-ex6cx8yn9c Před 2 měsíci +1

    😂😂😂😂😂😂

  • @NuurKayse
    @NuurKayse Před 2 měsíci

    Guuleed waa lama huraan qudhiisu

  • @kaamilyare7521
    @kaamilyare7521 Před 2 měsíci

    AmiiN samadooN soo qabO inTa igU raacsaN isoO raaca

  • @kaamilyare7521
    @kaamilyare7521 Před 2 měsíci

    AmiiN samadooN soo qabO inTa igU raacsaN