Ayaan Kaaba oo arooskeedii ka hor Wareysi siisay Abdisalan Hereri iyo Tahriibkii Maraykanka

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 15. 11. 2023
  • Ayaan Kaaba oo arooskeedii ka hor ka sheekaysay tahriibteedii Iyo nolosha Maraykan.
  • Zábava

Komentáře • 74

  • @Siciidbashaash
    @Siciidbashaash Před 8 měsíci +31

    Dunidan Ma so marin ruux la mid ah Nabigeena Mohamed ﷺ❤😢❤❤😮😮😮😮

  • @SundusAyaanle-99
    @SundusAyaanle-99 Před 8 měsíci +31

    Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (صلى الله عليه وسلم)❤❤❤❤

  • @luulsharaf6881
    @luulsharaf6881 Před 8 měsíci +5

    Mashquul Ayan ahmed Aydiid Ayan kaaba Eyada oo Habaryar ii ahayd ayay Hadan Dhinaca Kale ina Aderkeey Marwadiisa Noqotay Habo Ku soo dhawoow Familkii Daraawishta Reer Sayid Maxamed ku Soo Dhawoow ❤❤

  • @itzmessi_hd
    @itzmessi_hd Před 8 měsíci +5

    Nooc min khayaali ah ayaa kadhadhamayo xataa tahriibka sida eey usawirtay waa khayaali iyo qaab ayada isla qeyr ah

  • @AnfacD
    @AnfacD Před 8 měsíci +3

    Masha Allah Ayaan Kaaba magaca ay wadataaba caadi ahayn. Abdisalan Harari waa wariye wax badan soo ahaa. Ayaan hees ay curisay oo sameyn wayn nolosheeda ku leh. Xogmal Media waa mahadsan tihiin kuligiin.

  • @muxamedcabdihodan3524
    @muxamedcabdihodan3524 Před 8 měsíci +3

    Marwalba mahadsanid abdiselam. Wn kuraaxeystaa barnaamij yadaada.

  • @sagalm3186
    @sagalm3186 Před 8 měsíci +2

    SubxanAllah Xijaabkii gabdheheenu wuxuu noqday mid la xidho marka ayna timahooda samaysneyn. Gabadhabni arooskeeda ay soo dhigtay social media way qaawantahay! ILAHAY hanoo asturo gabdhaheena xaqana hafahamsiiyo. 🤲🏼

  • @abo.ase.1071
    @abo.ase.1071 Před 8 měsíci +7

    ﮼اللهم ﮼صلّ﮼وسلم ﮼على ﮼نبينا ﮼محمد🌻ﷺ🌱

  • @xabiiboyaxye9249
    @xabiiboyaxye9249 Před 8 měsíci +2

    M.a huuno Hamblyo keep going sis ayaan kaaba♡

  • @xaliimacali5595
    @xaliimacali5595 Před 8 měsíci +2

    Mashaa allaah❤

  • @Aminodhyman
    @Aminodhyman Před 8 měsíci +2

    Mansha Allah 👍👍👍

  • @user-ms1wz3sl1j
    @user-ms1wz3sl1j Před 8 měsíci +6

    Salalahu caleyhi wasalam

  • @user-vl6uo6zt9y
    @user-vl6uo6zt9y Před 8 měsíci +1

    Mashalah ❤❤❤❤ our princess

  • @user-kv2ym6gq3i
    @user-kv2ym6gq3i Před 8 měsíci +4

    Scw scw scw ,اللهم صل علي محمد

  • @NashadTigerofficial
    @NashadTigerofficial Před 8 měsíci

    Masha allh❤

  • @user-jn2rc8mk6w
    @user-jn2rc8mk6w Před 8 měsíci +1

    So Role model❤ayan kaba❤

  • @ifraxxasan4577
    @ifraxxasan4577 Před 8 měsíci

    Mnshallah

  • @kafiyaadan3026
    @kafiyaadan3026 Před 8 měsíci +1

    HOOYO ❤

  • @aminabdirashid002
    @aminabdirashid002 Před 8 měsíci

    Amiin ya rabbi

  • @Fadumogele1533
    @Fadumogele1533 Před 8 měsíci +1

    Mansha allaha ayaan 🎉🎉🎉

  • @hilaalhaybad8408
    @hilaalhaybad8408 Před 8 měsíci +2

    You welcome

  • @fadumocali-vv9ts
    @fadumocali-vv9ts Před 8 měsíci

    ❤❤❤

  • @user-ep3wz4vn4y
    @user-ep3wz4vn4y Před 8 měsíci

    ❤❤❤❤

  • @user-qf5gm3yu4l
    @user-qf5gm3yu4l Před 8 měsíci +1

    Ayaan kaaba❤❤❤

  • @anshaxyare3271
    @anshaxyare3271 Před 8 měsíci

    Haddan Ana taha riibaya

  • @WARMOOG804
    @WARMOOG804 Před 8 měsíci

    Walahi waligey kumafakiriin in adaa Marakanka Allah imageeyo

  • @MohamedDahir-hj2oq
    @MohamedDahir-hj2oq Před 3 měsíci

    Scw scw scw

  • @mohamedsalad4456
    @mohamedsalad4456 Před 8 měsíci

    Guuleyso ayaaaan

  • @Bisharcabdifataxahmed
    @Bisharcabdifataxahmed Před 8 měsíci

    m.a❤🎉

  • @hilaalhaybad8408
    @hilaalhaybad8408 Před 8 měsíci

    Ayaan ❤️

  • @mohamedAbdi-mo9bo
    @mohamedAbdi-mo9bo Před 8 měsíci

    Ayaan kaaba ❤

  • @khadramaxamedfaarax
    @khadramaxamedfaarax Před 8 měsíci

    Jah

  • @anabali5298
    @anabali5298 Před 8 měsíci

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤hooyo

  • @user-qf5gm3yu4l
    @user-qf5gm3yu4l Před 8 měsíci

    Masha Allah ❤

  • @moussamomed3890
    @moussamomed3890 Před 8 měsíci

    Salan saree ❤❤❤

  • @yasmeenahmed3991
    @yasmeenahmed3991 Před 8 měsíci

    Haaya haaya haaya haaya

  • @faizaabukar2279
    @faizaabukar2279 Před 8 měsíci

    Wwww

  • @Hakan_fidan1
    @Hakan_fidan1 Před 8 měsíci

    Yaa allh ilahow igey America daan la sheegayo😢😮

  • @IsmailJama-xo4gv
    @IsmailJama-xo4gv Před 8 měsíci +2

    Mansha Allah waa kaaba gabadhani runtii , Alle indr muraadkaaga oo macsi lahayn midigta ha kuu saaro.

  • @MohamedDahir-hj2oq
    @MohamedDahir-hj2oq Před 3 měsíci

    Haaye haaye have.

  • @Beneidle3843
    @Beneidle3843 Před 8 měsíci +2

    𝕆ℕ𝕃𝕀ℕ𝔼😂

  • @maandek7974
    @maandek7974 Před 8 měsíci +2

    First 😂

  • @Hodaneey
    @Hodaneey Před 8 měsíci +1

    Adigu hadad ku badbaday alxamdulillah dheh ibnu Adam wakaas dad ba dhinaato la kulmay mida muwaadininta u dhashay meksikanka la af duubta maalin kasta

  • @user-xn6pw2ph3y
    @user-xn6pw2ph3y Před 8 měsíci

    ❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉😂

  • @Hasanali-kt2xh
    @Hasanali-kt2xh Před 8 měsíci

    Haaye haaye haaaye, 😂😂😂..

  • @faizam523
    @faizam523 Před 8 měsíci +1

    Ayaaney waad nasiib badan tahay ilaahay baan ku tusin Mexico qeybihiisa gangisters ay haystaan oo dadka dhacaan hadana dilaan, colombia ama Guatemalan wadamo halis ah bey ahaan jireene hadey yara roonaadeen.

  • @almass12
    @almass12 Před 8 měsíci

    Waxan niyeste ano nasiib io kugu helay naruuro nolol ila sameyo naagtadi soofuray😂❤🫶🏾

  • @fatumaali1463
    @fatumaali1463 Před 8 měsíci

    Ina adeer ninka wuu idinku filan yahaye qoyska hayso maxad udhihi wayday
    Reer duma maxay ku taraysaa

  • @user-yy7mc6yo7w
    @user-yy7mc6yo7w Před 8 měsíci +3

    Manshaa allaah your so peautiful l love you ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Alina12395
    @Alina12395 Před 8 měsíci

    isagaaaba so dhigtay eee adna maxaaa ka soo dhigtay yaaab😂

  • @hamdiismail5295
    @hamdiismail5295 Před 8 měsíci

    Naa is astur joji abayo mcn dhardhigashada

  • @Kaartomo
    @Kaartomo Před 8 měsíci +9

    In wax la barto wadankaan way adagtahay khaasatan hadii uu reer iyo caruur kugu xidhiidhaan gabadhaan wax yar u kaadiya horta sadexdoo cunug ha dhasho kadib ha la waraysto

    • @Ducaysane29
      @Ducaysane29 Před 8 měsíci +1

      Waa Runtaa. U kaadi dheh

    • @nature1747
      @nature1747 Před 8 měsíci +1

      Waa run

    • @qaaliyusra7541
      @qaaliyusra7541 Před 8 měsíci

      Way dag dagaysaa ee isdaji aashaa soco dheh

    • @faizam523
      @faizam523 Před 8 měsíci +3

      Iska daa iyadaa salka soo taabane

    • @NashadTigerofficial
      @NashadTigerofficial Před 8 měsíci +1

      Hhh kuligin wad bajineysa laga yabe iney janos uhesheo intey wax dhalun iney wax barto😊

  • @Ahmeire
    @Ahmeire Před 8 měsíci +1

    Cod xuma Subxanalah hhhh lol 😂

  • @user-vl6uo6zt9y
    @user-vl6uo6zt9y Před 8 měsíci

    Mashalah ❤❤❤❤ our princess

  • @adnaaadan7888
    @adnaaadan7888 Před 8 měsíci

    Ayaan kaaba❤