HADII AAD SIDAAN SAMEYSO

Sdílet
Vložit

Komentáře • 55

  • @user-vd8rv1jy8n
    @user-vd8rv1jy8n Před 6 měsíci +9

    Asc asxabey ilahey dardes iku duceya wacudsi 🙏 plz ino ilahey cafimad isiyo iku duceya wacudsi iyo cimri dheer oo cafimad isiyo iku duceya wacudsi 🙏 xanonka ruxiy way ino ilahey igacafiyo iku duceya wacudsi 🙏 plz 😢

  • @hindafarah9663
    @hindafarah9663 Před 8 měsíci

    ماشاء الله تبارك الرحمن اختي ❤

  • @FaatimaHersi-ru8fw
    @FaatimaHersi-ru8fw Před 8 měsíci

    Mansha allaha wllo wax faaido leh baa nala wadaagty thank you❤

  • @Farxadiyoguul
    @Farxadiyoguul Před 6 měsíci

    Thank you sis.❤

  • @NadiifoShuceyb-jw8wk
    @NadiifoShuceyb-jw8wk Před 8 měsíci

    Masha alah alaha idiin xafido aamiin

  • @Teamasadhaji27
    @Teamasadhaji27 Před 8 měsíci

    Masha allah ❤❤❤

  • @user-zj2pw9nx5l
    @user-zj2pw9nx5l Před 7 měsíci

    Masha alaah family aanjecelahay❤

  • @amnahaji1769
    @amnahaji1769 Před 8 měsíci

    Masha Allah Abaayo kbgw❤❤❤❤❤

  • @abiyowfaqi4588
    @abiyowfaqi4588 Před 8 měsíci

    Masha allah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @safiyaabdiaziz1829
    @safiyaabdiaziz1829 Před 8 měsíci

    Masha allah❤❤❤❤

  • @hawaartanhusein7618
    @hawaartanhusein7618 Před 8 měsíci

    Mash Allah abaayo qaali

  • @shukriibraahim1
    @shukriibraahim1 Před 8 měsíci +3

    Abayo chia seedka biyo kulul hakudarin mxa yeelay waxa kujirto maado marki lagu daro biyaha kulul beerka ayeey dhibaa teeysaa

  • @user-lf4rt6wq3y
    @user-lf4rt6wq3y Před 7 měsíci

    Mashalh

  • @deeqocadarcali9616
    @deeqocadarcali9616 Před 7 měsíci +2

    Thanks fartuun quruxey abayo plz jadwal dhames tiran oo adag noso same hal week ah aniga 100kg aha hada bilaba iscates gabar yara ah ina is dhuuba rba noso same qado casho quraac iyo exercise caosha iyo jirka dhan❤😢😊

  • @MaryanmohamedgmailMaryan-fp6os

    Abaayo mcn wd ku mhd santahy illaahy qeer ha ku siiyo

  • @rumaanmacalin
    @rumaanmacalin Před 7 měsíci +1

    Naag uurle oo bararan before iyo after magasho sawiirkaaga hore mid aad uurleeda waye

  • @xawowadaadofficial2014
    @xawowadaadofficial2014 Před 8 měsíci +2

    Waa kahelay abaayo lakiin ani chia seed biyo qaboow aan kuqastaa😂

  • @Acc-ng9yj
    @Acc-ng9yj Před 7 měsíci +2

    Asxaabta malaysia jooga ma leedahay college luuqada English lagu barto waana sidee mida kale dadka Malaysia luuqada English ma ku hadlaan pls iga soo warama muhiim uahay 😢

  • @user-vv9tl3fc8p
    @user-vv9tl3fc8p Před 8 měsíci

    Abayo noo soo bade❤

  • @xawowadaadofficial2014
    @xawowadaadofficial2014 Před 8 měsíci +2

    Abaayoy ani sokor madaynkaro😅

  • @fadumoadan644
    @fadumoadan644 Před 8 měsíci

    Kaninada vitamin hadad cunaysid waa in aad cunta cunto isu dheli tiray uba ku qoran yahay

  • @umalkhayrnimco2171
    @umalkhayrnimco2171 Před 8 měsíci +1

    Fartuun cady wllo waxd ka soo hadashaa hooyada umasha ah ilaa 3 bilood sy isku caatyn lahaydn inkasta oo aadan aduu umul ahyn hada oo walibana la qalay fartuun haby ka soo jawaab wllo waa codsiiiiiiii

  • @axmeddaahir6258
    @axmeddaahir6258 Před 3 měsíci

    Jiisiga wa maxay walal

  • @nasromax7016
    @nasromax7016 Před 8 měsíci

    Abaayo macanto kusalamay hadaa umusha kabaxay masamen karaa sidan

  • @Qadra-Hussein722
    @Qadra-Hussein722 Před 6 měsíci +3

    Abayo jiya siid maxaa ladhahaa xageena kaheli karaa muqdisho?😊

    • @saynabsadaq914
      @saynabsadaq914 Před 4 měsíci

      chiesdes youtbka ki qor wuu kusoo qabanaya byo wala isku caaateya

  • @user-iz2op8on2x
    @user-iz2op8on2x Před 8 měsíci

    Abyo noso badi❤

  • @hoodo9954
    @hoodo9954 Před 7 měsíci

    Batati macan maxalaga wada wlll

  • @user-ck9gs3pk3y
    @user-ck9gs3pk3y Před 5 měsíci

    Fartuu neey naag taan jiimka aad kbaroto aniga weey idaalisay

  • @haboonmowliid1573
    @haboonmowliid1573 Před 8 měsíci

    Aboyo nooso badi

  • @XaliimoIbrahim-ds8bf
    @XaliimoIbrahim-ds8bf Před 8 měsíci

    Abyo waxan raba inan calosha bis Jaro malintiina Wan shaqeyaa Sen kujaraa plz

  • @anaszakiofficially6341
    @anaszakiofficially6341 Před 7 měsíci +1

    Tuneey abyo wxn ahy hooyo7months qalan intan mxn samen karin maxana sameen karaa abyo icawi caloshane said iga fakaty wana nijiyaa baby da mrka icaawi abyo

    • @izraclaahi1824
      @izraclaahi1824 Před 6 měsíci

      Abayo mcn masamysay kula mid ayaa ahy lkn 4bil qalanay anigu

  • @izraclaahi1824
    @izraclaahi1824 Před 6 měsíci

    Abayo anoo nuujinayo miyaan isticmaali karaa

  • @maimunaandirabman6568
    @maimunaandirabman6568 Před 8 měsíci

    Plz plz

  • @shukrihussein831
    @shukrihussein831 Před 7 měsíci

    Abaayo gabadhada naaska goorme ka gooysay inaa is caateya rabaa gabadheyda hal sano ayey jirtaa

  • @najaxaden4799
    @najaxaden4799 Před 6 měsíci

    Quruxeey wan qalanahaye ilaa indee in leeg ano qalan baan bila bi karaa jimka wll

    • @faizasalaad9730
      @faizasalaad9730 Před 5 měsíci

      Haa is dadijin ila iyo xanunka kaa dhamaad 7bila cml ku bilaw

  • @ikhrushpea6101
    @ikhrushpea6101 Před 8 měsíci

    Apyo 4bil qalanhy masameen
    Alamiito

    • @izraclaahi1824
      @izraclaahi1824 Před 6 měsíci

      Abayo iskumid ayaan nahay miyaad samaysay

  • @maimunaandirabman6568
    @maimunaandirabman6568 Před 8 měsíci +1

    Qof haishego snapka fartun

  • @riyanriyaney5055
    @riyanriyaney5055 Před 5 měsíci

    Hadi casha ley dafo ma ku qatobeee🎉😢

  • @MadadIsmail-hq3gi
    @MadadIsmail-hq3gi Před 8 měsíci +1

    Jisiidh maxa ladhahaa mcnto

    • @Feyla731
      @Feyla731 Před 8 měsíci

      Chiased Google geli wa arke

  • @raxmoaxmed7232
    @raxmoaxmed7232 Před 8 měsíci

    Tuunay nosobadi

  • @farxiyaabdullahi9123
    @farxiyaabdullahi9123 Před 8 měsíci

    Nooso badi abyo waan kula samenaa ❤❤

  • @ubahabdirahman4532
    @ubahabdirahman4532 Před 8 měsíci

    Abaayo one year qalanahay masamey karaa waxaan rajeynaa in isoo jawabto

  • @afnaanmohamed9765
    @afnaanmohamed9765 Před 8 měsíci

    Wcs wlaley aniga caata idhibtay inta edeb daraan ufiirsanaa 😂😂😂

  • @user-yi5yd3of8t
    @user-yi5yd3of8t Před 8 měsíci

    Abyo mcn 6bilod anqalanahy jimicsi masamenkara wan isku dayay xogaa xanuun andaremay

  • @rukhiyasheikh-or2xx
    @rukhiyasheikh-or2xx Před 7 měsíci

    Abyo jaysid ka mxa waye inteena kahela hadan jogo xamar

    • @khadiijaabubakar4780
      @khadiijaabubakar4780 Před 7 měsíci

      Hayat supermarket ka helee kan suuqa bakaaro ma fiicno qoryo leeyahay