SUBAXDII WAXA AAN QABANO ANIGA IYO CIYALKEG IYO SABARIIN

Sdílet
Vložit

Komentáře • 33

  • @inaxaajicumar4010
    @inaxaajicumar4010 Před 6 měsíci +1

    Masha Allah❤❤❤🎉🎉🎉

  • @umalkhayrnimco2171
    @umalkhayrnimco2171 Před 8 měsíci +2

    Ilmaha wxba ma qabo alle ha kuu daayo qali naagaha wx uunby iska sheegaan lkin cabiiryar ayaa kayara firfircoon isaga wuu daganyahy masha allah ♥️ cabiirna waa naag diiran tankalle ee ay yidhaahdaan waa caato anuu caruur wn dhaly masha allah mana jecli cayilkooda caatada caafimaadka qbta jeclhy wllhi dhag hau dhigin

  • @Arliyaismacil
    @Arliyaismacil Před 8 měsíci +3

    Cawo wa jimco an kusalina nabigena Mohamed scw scw scw ❤️

  • @NadiifoShuceyb-jw8wk
    @NadiifoShuceyb-jw8wk Před 8 měsíci +2

    Masha alah alaha idiin xafido aamiin

  • @fardowsoabuukar5571
    @fardowsoabuukar5571 Před 8 měsíci +1

    Abyo alle haku xafido adiga iyo caruurtaada aniga isoo duceey abaayo🥺🤲

  • @haboonmowliid1573
    @haboonmowliid1573 Před 7 měsíci

    Aamiin yarbi xabibti allaha ku xafiido 🤲🤲💯

  • @mustaqiim1893
    @mustaqiim1893 Před 8 měsíci +1

    Masha Allah ❤❤

  • @emannaabdi
    @emannaabdi Před 8 měsíci +1

    Masha allha ❤

  • @umumascuud3307
    @umumascuud3307 Před 8 měsíci

    cayil baa lagu waalay somalida ilmahaaga waa ku qurxanyihiin Alle ha ku barakeeyo

  • @deeqaluul6155
    @deeqaluul6155 Před 8 měsíci +2

    Masha allah waan ja helnay abayo❤

  • @foolhooradchannel156
    @foolhooradchannel156 Před 8 měsíci +1

    Asc abaayo faruun bin igu qaboo channelkan adiga oo mahasanid ❤❤❤❤❤❤❤

  • @user-xr8xs8bu5g
    @user-xr8xs8bu5g Před 7 měsíci

    ❤masha alah

  • @Teamasadhaji27
    @Teamasadhaji27 Před 7 měsíci

    Masha allah ❤❤❤

  • @user-rz2yc4zc2i
    @user-rz2yc4zc2i Před 8 měsíci

    Qrxy wan jeclhy rotinkaga alle hakula korsho carurta horay usoco I.a

  • @hodanarab8857
    @hodanarab8857 Před 7 měsíci

    Video shalay aad soo galisay noo soo badi wllo ❤

  • @umuabdullahi4380
    @umuabdullahi4380 Před 8 měsíci +1

    Fartun wilka xafaya kareeb haduba ku cafimad qabo una socdo
    Caato cafimad lagu heysto yaabo heli karo alxm deh oo qarsa dadkan😂wey mashqul badan yihin

  • @CanabIbraahim-ps8ro
    @CanabIbraahim-ps8ro Před 8 měsíci +1

    Abayo anaa kula mid ahy saliga gabsaraka dhigga mrkaas isoo naqana

  • @aayishaabdow3856
    @aayishaabdow3856 Před 7 měsíci

    Aniga xita san ayan ahay

  • @deeqaluul6155
    @deeqaluul6155 Před 8 měsíci +2

    Aniga sas ah saliga iyo gaba saarta markaa is kor saarta weesa aadaa😂

  • @mustaqiim1893
    @mustaqiim1893 Před 8 měsíci +2

    Masha Allah wey kuu nuren ilma Allah no barakeyo ubadka

  • @deeqaabdullahi1266
    @deeqaabdullahi1266 Před 7 měsíci

    Asc abyo adiga family illhy hakubarakeeyo mcney abyo ilmaha habeenkee mxa lago aqriya micnaheyga mxaa looga xasixir

  • @user-tv7eb9ps4h
    @user-tv7eb9ps4h Před 8 měsíci

    Abayo salaada wanasteexo qolka cuweymar ama gaaga jiifka hagu dugado hosna haga xerato anika saas waye ilma yar usgu xixigo ayaa iijogo wis miiran wayay marga salata unasteexeyay abyo ilmaha allaha nooteesto

  • @umumascuud3307
    @umumascuud3307 Před 8 měsíci

    abaayo koostada karis bdn kuma fcnee marka hore suugada kari kadib koostada ku huuuri

  • @ayaanmaxamuudgeedi8536
    @ayaanmaxamuudgeedi8536 Před 8 měsíci

    Asc

  • @mtmohamed2690
    @mtmohamed2690 Před 7 měsíci

    MUNA🇧🇷🇧🇷baj

  • @ayaanmaxamuudgeedi8536
    @ayaanmaxamuudgeedi8536 Před 8 měsíci

    Ma joojisat daaytki

  • @safiyaabdiaziz1829
    @safiyaabdiaziz1829 Před 8 měsíci +1

    Hore usoco qaali❤❤

  • @abdallamahamoud3590
    @abdallamahamoud3590 Před 8 měsíci +1

    ❤❤

  • @qadroqaali7436
    @qadroqaali7436 Před 8 měsíci +1

    Afkayga been haka rebin aaa fartun wafakaty😅

    • @umucali1851
      @umucali1851 Před 7 měsíci +1

      😂😂😂😂waa waxaa waxaa usoo galay comontiga inaa fiiriyo in lamaqlay

  • @user-hm4ji4iz6n
    @user-hm4ji4iz6n Před 8 měsíci

    Abyo maleysiya shaqo ma leedahay