Guri Barwaaqo Oo Shacabkii Indhaha Caseeyay

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 24. 08. 2024
  • Guri Barwaaqo Oo Shacabkii Indhaha Caseeyay
    Bulshotv - apps on google play - bit.ly/3gKGW4z
    Live/Toos bulsho tv -cdn.mediavision...
    Come to follow bulsho television 24 hours news update channel
    / bulshotelevision
    / bulsho-tv
    bulshotv.net - continue to visit latest news Blogger tvbulsho.blogs...
    All right reserved Bulsho tv news on youTube subscribe: bit.ly/3d2Q7Ls

Komentáře • 64

  • @yusufmohamed365
    @yusufmohamed365 Před 3 lety +35

    Walahi this guy has Balls to speak 👏🏾
    European Burco salutes You✌🏾🤙🏾🙏🏾

    • @tfarahan27
      @tfarahan27 Před 3 lety

      😂

    • @xasanmallo3567
      @xasanmallo3567 Před 3 lety

      @@tfarahan27 ᵃᵠᵃ
      ⁱˢᵏᵃ ʰᵘᵇˢᵒ ᵐᵉˢʰᵃᵃˢ ᵍᵘʳᵒᵒʷ

  • @nimcoabdi8630
    @nimcoabdi8630 Před 3 lety +11

    LEGEND weeyaan
    Guray waan jeclahy

  • @shafiemohamed8684
    @shafiemohamed8684 Před 3 lety +13

    🤣😂😂🤣🤣🤣 marki nagala dhanaansanyey xageed joogte

  • @elmimedia22
    @elmimedia22 Před 3 lety +14

    kkkkk Ninkani Macaal Gaaladii Lacagta siday ee European Union ayuu kaga qosliyay 😂😂

    • @ahmett5835
      @ahmett5835 Před 3 lety

      African aqli xumo ugu imow muxu ka qosliya luqadaba garan mayne

  • @mursalaxmed8266
    @mursalaxmed8266 Před 3 lety +10

    Majaajilaystuhu maaha inu qoslo isagu lkn ninkani xeerka wu badalay lkn waan taageera waa wada qosol

    • @iknow_my_enemy9750
      @iknow_my_enemy9750 Před 3 lety +1

      Dadkuu wax u sheegaayo baa dhagxan ah oo iska xanaaqsan...marka waa inuu isku camiro😂

  • @suufishirwac1789
    @suufishirwac1789 Před 3 lety +9

    😂😂😂😂🤣🤣🤣Legend hore u soco

  • @yaxyeabdi3130
    @yaxyeabdi3130 Před 3 lety +8

    Rageedii guri barwaqo

  • @faizam523
    @faizam523 Před 3 lety +6

    Odeyga caawa waa naxsanyey, isaguunbaa isu qoslaya.

    • @iknow_my_enemy9750
      @iknow_my_enemy9750 Před 3 lety +3

      Ma naxsanee dad wada xanaaqsan baa helay oo aan aqoonin sida qofka niyada loogu dhiso oo loo sacabiyo🤣

    • @ahmedak8690
      @ahmedak8690 Před 3 lety

      Waji macbuusyaal ayaa helay markaad dad wax u sheegeysid lkn aysan qofka dhiira gelineynin dee qofku wuu qajilayaa.

    • @abdiqanisiciid3399
      @abdiqanisiciid3399 Před 3 lety

      Haa Wlhi😂😂😂😂😂😂😂

  • @AhmedHassan-ys1tg
    @AhmedHassan-ys1tg Před 3 lety +4

    Talented

  • @khalitofficial1493
    @khalitofficial1493 Před 3 lety +1

    Inta qosozhay Like zaara

  • @iknow_my_enemy9750
    @iknow_my_enemy9750 Před 3 lety +5

    War dad kaan wada xanaaqsan maxay ahaayeen oo mid faraxsan lagu arkin...🤣..qofka waa loo sacabiyaa oo niyada loodhisaa..yaab....kuligood waa wada caga ku boor layaal malaha🤣yaahuu😂

  • @abdillahiosman1770
    @abdillahiosman1770 Před 3 lety +6

    Guri barwaaqo miyaanu ninkii ahayn

  • @jamaalahmed363
    @jamaalahmed363 Před 3 lety +5

    Meesha war kuma hayo odeygu

  • @khalidabdilahi7714
    @khalidabdilahi7714 Před 3 lety +5

    Guray garac weeye hhhhh bahasha dhagax noga dhig hhhhh

  • @girl2m
    @girl2m Před 3 lety +6

    Hupka dh¡Ga😭😂💔

  • @maxamedcabdicumarmaxamedab6358

    Ismail abdilaahi cali guri barwaaqo waa nin heersare ah Atlantis leh laakin biliis qosolkaa nagaa daa markaad hadakyso aad qoslayso waan ku taageersanahy gar iyo gardarabee

  • @Quickscience2023
    @Quickscience2023 Před 3 lety +4

    War ninki guray waa khalkhalsanyahye

  • @xildhibanalta9761
    @xildhibanalta9761 Před 3 lety +5

    Alla been badanaa guray barwaaqo war dadka beenta kadaa neo

  • @kalidahmed4252
    @kalidahmed4252 Před 3 lety +10

    Abwaan-kii Waynaa Ee Abdilahi Ma'alin Dhoodaan AHN Waad Bililiqaysatay Jacburkisii 🙄 Wax Aad Samaysay Lakaalay

    • @yaasinismail7956
      @yaasinismail7956 Před 3 lety

      Waxaad somliada talaatangi xukumi jiray ee 1960 markan u nimi Af Somaliga baray nin reer burco ama ree somaliland af somali u sheegayaa wanku bare jacbar ama afaray wa qayb ka mida gabayda dadka Somaliga ka dhigay ayay rabtaan in wax unsheegto

    • @faizam523
      @faizam523 Před 3 lety +3

      @@yaasinismail7956 Dhuuso iidoor murtida afduubka kadaaya, meel walba niic duun baad ka haysaan iidoorow hadey hees tahay ama gabey, hadal iyo xataa wacdigii diiniga ahaaba iidoor baa iska leh ayuunbey idinkaga dhagtey ee isla yaaba. Adeer suugaanta ma cid baa gaar u leh gobol walba afareyda waalaga tiriyaaye???? Afsooliga umad dhan buu kadhexeeyaye qabyaalada ka daaya.

    • @buufiyahaweyn7430
      @buufiyahaweyn7430 Před 3 lety

      @@faizam523 HHHHHHH AF SOMALIGA MADA KA MASUULA FAQASHEY WAXAAD ODHAN KARAYSO
      ISKA DHEH LAKIIN ANAGU XORBAN NAHAY HADAY HEES NOQOTO HADAY WAXAY DONTO NOQOTO HANAGU MASHQULINE NIICDA NAGALA HADH
      NOLOL QUUDHI WAA AYAD TIHIIN
      IDINKUBA HEESA BARNAMIJYO SAMAYSTA XAFLADO WAAD DIIDEN
      DEE IDINKU KUMA JIRTAN XAFLADAHAYAGU BARNAMIJYADA ADEER HAYSKA DHEX RAADINE AFDHEER HANALA SO GALINE SI EDEB LEH U DAWO ILEN WAXBA INAGAMA DHEXEYANE XAGAD NOGU QABSATAY
      JAW IYO NAW INDHAHAY LEDAY MARKALE WAYNU IS HURANAY BAN U MALAYNAYAA ALA HA SAHLO WAXANI WAX KA WAYNE DAD DHAN OO LA DAFIRSAN YAHAY JIRITANKODA WAA CADAWAD TII HOREBA KA XUNE FARDO LA ISKU HAYO MAXAA LA ISUGU FAANI
      WASHAYSI WASHAYSI WASHAYSI

  • @zainabahmed4198
    @zainabahmed4198 Před 3 lety +2

    Woooof guray codbaa ku dhan heesaha xasan aadan halkeedaad dhigtaa

  • @hodanguruule8278
    @hodanguruule8278 Před 3 lety

    Woooowo

  • @khadarmaxamuud882
    @khadarmaxamuud882 Před 3 lety +8

    Guri barwaaqo adigu qosolka jooji ilayn dad ayaad ka qoslinaysaa.

  • @sidrasirad9475
    @sidrasirad9475 Před 3 lety +8

    horta qof walaba waxa anu arag ee aqoon ayuu badow ka yahay kuwa miyigana kolay inaga ayay inala yaaban sidan maqlay marka nin walaba qumanahiisa qoorta ugu jira kow dheh ka dhin gabadha raga soo qata horta kuligiin wixi walaba dumar baa ku soo qadataan dumarkana way idinka idin dhowran ilahay yaa raga sheega nacasnimdooada aniga waxan arkay qaar markay yimdan iibsada shandadha dumarka school ku taaga walahay hadan ka sheekeyo wad fajici lahyden ragow waxa idinka qabsada qurabaha marka dadka miyiga iyagana magalda wax ba ka qabsada weligiin qofka wa la cawiya kuwan ay raacaysay haday wax garanayan may u sheegan oo u sharaxan iyaga ma looxan baa qofka wax baa la fahnsiiyaa magalooyinka somalidana kuli wa reer miyi wayo kuwa qurabaha ku dhashay waad la yaabtan way idinla yaaban qashinka iska tuuraysan dalkiina candhuufa iska tufaysan qaad baad ruugaysan kun qof baad meel maalyaacni u fadhiistan idinkana ha la idinka sheekeyo weligiina ha ku digan qof ka liita ok hana ku qoslina ok hada sidas samaysan anagana idinka idinku qoslayna ogaada

  • @Abuudi1738
    @Abuudi1738 Před 3 lety

    Ismail abdilahi cali guri barwaaqo🔥🙌

  • @wasiirkaofficials4418
    @wasiirkaofficials4418 Před 3 lety +6

    Sheeko an arkay

  • @abdirisaqosman5381
    @abdirisaqosman5381 Před 3 lety

    Legend guri barwaaqo

  • @shafiemohamed8684
    @shafiemohamed8684 Před 3 lety +4

    gurey barwaaqo legend aaan ku faano weeeye

  • @hadliyamaxamuud9426
    @hadliyamaxamuud9426 Před 3 lety

    Sckm guri barwaaqo maadaa isku camiraya ooisku qoslaya mise dadkaad madadaalinayaa kadaa majaajilada. Qosolkaaga ha lagugo qoslee

  • @rahmajama2424
    @rahmajama2424 Před 3 lety +6

    Guri barwaqo isagaa isku camira adeer ha isku bogin

  • @xasanmallo3567
    @xasanmallo3567 Před 3 lety

    ⁱⁿᵃʸ ᵏᵘᵍᵘ

  • @adalimpire4128
    @adalimpire4128 Před 3 lety +1

    Waa dadkan meesha Fadhiyaa kiilooya qadey so conen baan is iri mid qoslayaa kuma jiro sacab xata maleh kkkk

  • @abdillahiosman1770
    @abdillahiosman1770 Před 3 lety +3

    Jaw majaajilo meelwayday dheh.

  • @abdirahmanibrahimfarah3050

    Fanaan ayuu ueekaadayba odaygii guri barwaaqo🤣🤣

  • @mohamoudapdiqadir8710
    @mohamoudapdiqadir8710 Před 3 lety +2

    Kuwataaaa nio

  • @kaderali3056
    @kaderali3056 Před 3 lety +1

    Wey la go'dee😂

  • @kamamoores3138
    @kamamoores3138 Před 3 lety +1

    Walee reer burco afsoomaali loo daa. Waa dad xigmad badam oo maskax badan siiba habar jeclo.

  • @abdiali3111
    @abdiali3111 Před 3 lety

    Waa landheereyay odaygu laakin dad baa jirin waji macbuuus

  • @zainabahmed4198
    @zainabahmed4198 Před 3 lety +4

    Dadkan aad moodo inay tacsi fadhiyaan waa maxay sacab iyo qosol iyo farxad toona male inankii waabu ku xiiqay sidaasuun ayay u soo eegayaan

    • @kaderali3056
      @kaderali3056 Před 3 lety

      Nio mayee markuu qof wax soo jeedinao zainaby waa inuu eegaa oudience(dhagaystayaashisa).markaa huno ciyaal mesha majoogaan

  • @isaabdi1478
    @isaabdi1478 Před 3 lety +7

    Waar kani kii jalaabka xidhan jirey ee qofka dumara isu ekaysiin jorey miyaanu ahayn ilaa reer hargeysa cidwalba way dhegaystaan

    • @faizam523
      @faizam523 Před 3 lety +1

      Isa, kkkkkkkk waa runtaa🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

    • @isaabdi1478
      @isaabdi1478 Před 3 lety +1

      @@faizam523
      Kkkk berigaasan ninkan kashakiyey,ninka hablaha hugooda kuqabsasay sow ceebaale maaha

    • @lamajofficial2446
      @lamajofficial2446 Před 3 lety +2

      @@isaabdi1478 Maxaa dhar Dumar U Xidhaya Malaha Ruwayadbad Ku Aragtoo Inay Ka Dhab Tahad Modaysa😅

    • @marwoabdi8397
      @marwoabdi8397 Před 3 lety +2

      Walal hadaaad ka xuntahay waa meeaheda lkn isaga laftirkiisa mar la waydiiyay riwaayadihiisa kuwa uu ugu necbyahay wuxu yidhi ta aan dharka dumarka xidhanahay

  • @aaliya2607
    @aaliya2607 Před 3 lety

    Reer Hargeysa wada calool istaag ninka mabay Soo dhaweyn

  • @Suadismael817
    @Suadismael817 Před 3 lety

    Hada niinku muxu leyahay waxani ma hadlaba

  • @maxamedsomali8499
    @maxamedsomali8499 Před 3 lety

    House Barwaaq0

  • @hamseayoup7140
    @hamseayoup7140 Před 3 lety

    Hhhhh

  • @KingXamaadaOfficial
    @KingXamaadaOfficial Před 3 lety

    😂😂😂😂

  • @abuuayuubibnuismaaciil1372

    Kkkkkk

  • @fatxacawil2481
    @fatxacawil2481 Před 3 lety

    🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @fahmoelmihirey8609
    @fahmoelmihirey8609 Před 3 lety +3

    ♥️❤️🇸🇴🇸🇴🇸🇴🙏