guri barwaaqo tik tok kaga hadlay arin xasasiya

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 12. 09. 2024

Komentáře • 310

  • @Ina_mohamet
    @Ina_mohamet Před 2 lety +98

    AlhamduliaH 99jeer
    Subxanalah 99jeer
    Allaahu akbar 99jeer
    Laa illaaha illaalaah 99jeer
    Aqri walal insha Allah
    Ilahay malintada hakuu
    Nuuriyo

    • @momohamet11
      @momohamet11 Před 2 lety +1

      Wall qali gacantaada igu gaadhsii 100k plz ADIGA cidna haygu halayn🙏y

    • @kingpatan5767
      @kingpatan5767 Před 2 lety

      الله یبارک فیک

  • @mouloudmedia249
    @mouloudmedia249 Před 2 lety +7

    Guribarwaqo waan kuu salaamney hadaan reer jabuti nahay

  • @cabdiqanideeqsi2858
    @cabdiqanideeqsi2858 Před 2 lety +23

    Guroow studioga naga habee 😂😂😂😂

  • @abdihadisonkor7249
    @abdihadisonkor7249 Před 2 lety +6

    IsmaaciiL c/Laahi Cali zhp sharaF Iyo karaaM0 Korkaaga ❤🙏

    • @momohamet11
      @momohamet11 Před 2 lety

      Wall qali gacantaada igu gaadhsii 100k plz ADIGA cidna haygu halayn🙏y

  • @liilbaliil_official1113
    @liilbaliil_official1113 Před 2 lety +49

    Guri barwaaqo legend of the reaction keep going bro💪💪👍✌

    • @momohamet11
      @momohamet11 Před 2 lety +2

      Wall qali gacantaada igu gaadhsii 100k plz ADIGA cidna haygu halayn🙏y

    • @momohamet11
      @momohamet11 Před 2 lety +1

      Wall qali gacantaada igu gaadhsii 100k plz ADIGA cidna haygu halayn🙏y

  • @Catuuti_Niiko
    @Catuuti_Niiko Před 2 lety +2

    Legend Guri barwaqoow ina adeer Yaabka waan kula qabnaa waa Dun aakhiro samaan,
    Caaqyo bilaa caqli ah baa ayaamahan nahaysta

  • @haliimomoha308
    @haliimomoha308 Před 2 lety +6

    Bisha 30 keda wacan wllo😁😁🥰

  • @siciidbaashi9797
    @siciidbaashi9797 Před 2 lety +2

    Wlhi guribarwaaqo aniga xitaa wuu iga caraysiyay gabdhaha waxa naag dhaha waan nimcahay wlhi

  • @shiine4106
    @shiine4106 Před 2 lety +16

    Gurigarow wlhi qosolkii dambiga ahaa baan qoslay waa sumal xad kulahaa ninkii fahmayaa fahmayee 🤣🤣🤣🤣

  • @cumartaajir208
    @cumartaajir208 Před 2 lety +2

    Nabiga halagu saliyo
    Scw.scw scw

  • @damalhadhsade3042
    @damalhadhsade3042 Před 2 lety

    Ninkaa waa legend sirtii haweenku hayaayo waar ninku naago badnaayaa oo xidhiidh badnaayaa midba buug buu ka qoray

  • @ahmedzahalaganje4127
    @ahmedzahalaganje4127 Před 2 lety

    War gurayoow legend baad ahayde qofkan maraxa ah ee dumarka ku dhagan ha nagu soo dhisin

  • @badrasalaad8246
    @badrasalaad8246 Před 2 lety +2

    Gurayaw number ka reerburco ada haye studio naga hagaaji😂🙏

  • @abdisalanhersi8516
    @abdisalanhersi8516 Před 2 lety +7

    GB drama tv 📺 odayga 400k gaadhsiiya✋❤️

    • @momohamet11
      @momohamet11 Před 2 lety

      Wall qali gacantaada igu gaadhsii 100k plz ADIGA cidna haygu halayn🙏y

  • @kunciil1768
    @kunciil1768 Před 2 lety +9

    Caasha Luul Reer Borama Umbaa Garan🤣🤣🤣🤣🤣

    • @momohamet11
      @momohamet11 Před 2 lety +1

      Wall qali gacantaada igu gaadhsii 100k plz ADIGA cidna haygu halayn🙏y

  • @darulakhirah6094
    @darulakhirah6094 Před 2 lety +12

    Subxanalah yaab iyo amakag 😭😭😭
    INSHA ALLAH DARUL AKHIRAH sido kale wuxuu idin so gudbinaya Muxadaroyin diini ah fadlan soo booqo kuso dhowow mahadsanidin🌍

  • @SomaliTv.
    @SomaliTv. Před 2 lety +3

    Guribarwaaqo zxb baryahan Ruwaayadihii maxaa nooga joojisay

  • @Mohamedismael50
    @Mohamedismael50 Před 2 lety +9

    Guribarwaaqo Is the Best one of the CZcamsrs And comedy man .🥰🥰👏

  • @engmuuseofficial1519
    @engmuuseofficial1519 Před 2 lety +17

    War Guri Faleysa Mina Ayaad Tahay Aptih😂😂😂😂titok Mardambe Hagelin Qudhunba Ka Buxee Iskadaawo Sidaada waxanan Arkay Muqaal Adigoo Murqaasan Lagaa Duubay Arintan Yaa Ila Arkay😂😂😂

  • @nimcoahmed5815
    @nimcoahmed5815 Před 2 lety +8

    waaxay kan qalbiga saafiga leh 😂😂😂😂
    IsmaiL Abdilahi

  • @momohamet11
    @momohamet11 Před 2 lety +2

    Wall qali gacantaada igu gaadhsii 100k plz ADIGA cidna haygu halayn🙏p

  • @jimcaalefidhin3446
    @jimcaalefidhin3446 Před 2 lety +3

    Favourite youtuber wlllhi full taagero bn ku ahay guri barwaaqo🥰❤

  • @xamsecabaas2360
    @xamsecabaas2360 Před 2 lety

    Wlhi waan ku taageeraa ismaciil abdilaahi ee dhinicii ruwaayadah nogu rug

  • @capdiqani1466
    @capdiqani1466 Před 2 lety +10

    Guri barwaaqo legend 😂😂❣💯

  • @block579
    @block579 Před 2 lety +6

    Maan meerayz ta marka kulaha zan wa waliye🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣😂

  • @ahmedcaynsane5418
    @ahmedcaynsane5418 Před 2 lety +3

    Miyaan meeraystaa markaa kulahaa. Guri barwaaqo😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @cabaaskhaan7925
    @cabaaskhaan7925 Před 2 lety +4

    Gurya Barwaaqo from the Barbara

  • @marikjordan3858
    @marikjordan3858 Před 2 lety +5

    Waa sumal xad eray iga gadan guri barwaqo😁😅

  • @blackpink2487
    @blackpink2487 Před 2 lety +1

    Guri baarwaqo nin wanagsan baad tahay dumarka diifaac inkastonan jecleyn heesahaa kumaba dawan jirin xaga wanaga kusoco

  • @lacagleofficial
    @lacagleofficial Před 2 lety +3

    Waa sheeko qasan. Maalin walbo xalqad cusub... Waxa jiro Allaa og.

  • @umuraage8617
    @umuraage8617 Před 2 lety +7

    😂😂😂😂😂😂😂Kulahaa ma soo meereystaa marka guri barwaaqo ninka wuxuu rabaa inaad diba joog noqotaan oo idinkoo boor wada miiran aad ku soo laabataan reerkiina.

    • @momohamet11
      @momohamet11 Před 2 lety +2

      Wall qali gacantaada igu gaadhsii 100k plz ADIGA cidna haygu halayn🙏y

  • @sisizowadish2633
    @sisizowadish2633 Před 2 lety +3

    Baal maxa ka galay dumrka ma isaga wada gursanaya 😂😂😂😂😂🤣🤣

  • @khatharzahane3736
    @khatharzahane3736 Před 2 lety +2

    Guri barwaaqo qof dadnimada ku dHazHay keep goin❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @craxiindaud4163
    @craxiindaud4163 Před 2 lety +6

    guriyow intaad maqnayd ayaanu kasii daawanay waziirka arimaha gudaha ee social media SARAAKIISHIISA AYAN KA MID AHY

  • @cabdirisaaqyare43
    @cabdirisaaqyare43 Před 2 lety +1

    abti maxaa tiri wax walbo masxadisa shaadheyso buu kuhadlayaa😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @sakariemohamed5330
    @sakariemohamed5330 Před 2 lety +6

    Legend guri barwaaqo Wxa kaa sugnaaba waa reactionka sharma boy heestiisa cusub
    Waa jeclahy sharma boy markaad reaction ka bixineysid ugaas

  • @inaapdirahman330
    @inaapdirahman330 Před 2 lety +1

    Wllhi anba waan fahmi wayaya

  • @sihammohamud493
    @sihammohamud493 Před 2 lety +1

    Arintu wey walntey weli😂😂war jiraba cakaaruhuu iman

  • @barwaaqoabdirahmand3794
    @barwaaqoabdirahmand3794 Před 2 lety +5

    Manzha Alleh guul barwaaqo

  • @sakarie3554
    @sakarie3554 Před 2 lety +13

    Legend Guribarwaaqo Inaanu ina Ali Shaah Hees uu Leeyahay Reaction ka bixin Like🔥🔥😂

  • @cawocalo1229
    @cawocalo1229 Před 2 lety

    Guri Barwaaqoy Waad Dhuubaty Intaad Nagamaqneed

  • @hamsesuuriya5911
    @hamsesuuriya5911 Před 2 lety +14

    Guri barwaaqo umadkale😂😂

    • @momohamet11
      @momohamet11 Před 2 lety

      Wall qali gacantaada igu gaadhsii 100k plz ADIGA cidna haygu halayn🙏y

  • @mustafaabdi9705
    @mustafaabdi9705 Před 2 lety +1

    Guri barwaaqo raganimo sxb👆

  • @abdullahidayib6039
    @abdullahidayib6039 Před 2 lety

    Hahaha Hoos baad ugu dhigtay gurow sumal xad

  • @MohamedAli-oi8eu
    @MohamedAli-oi8eu Před 2 lety +1

    Guriyow awy reactionadadiii
    Hesta sharma boy iyo big moha reactionkeda la so dhaqso sxpow🙏

  • @simba1418
    @simba1418 Před 2 lety

    legend guri barwaqo salaan sare libaax from toronto

  • @khawlasaid5094
    @khawlasaid5094 Před 2 lety +27

    Guri barwaaqow score ba ku xidhnaye maxad ka doontay tiktok meel mahe 🤣

    • @momohamet11
      @momohamet11 Před 2 lety +1

      Wall qali gacantaada igu gaadhsii 100k plz ADIGA cidna haygu halayn🙏y

  • @hamzeisko7303
    @hamzeisko7303 Před 2 lety +3

    NINKAN DUMAR BADAN BAA KU ADKEEYAY CUQDAD BUU UHAYAA HABLAHA WAAR HABLAHA AYUU CADOW BUU UMALAYNAYAA😂😂

  • @king_idris2023
    @king_idris2023 Před 2 lety +2

    Keep going nin 1ka ah dadkaan aan CZcams ka tageero lsmail abdilahi Ali

  • @abdirisaqosman5381
    @abdirisaqosman5381 Před 2 lety +3

    Ferst comment like isar guri barwaaqo

  • @khadarqalbifuran4752
    @khadarqalbifuran4752 Před 2 lety +2

    Guroow wuu gamay maqaxidu ee dadka subsikarayba noo sar ku dheh kuma tidhahadiid waa ina la dhaafay gurey barwaaqo time is muujiya

  • @abdifataahmohindho4030

    Guray barwaaqo another level

  • @khatharzahane3736
    @khatharzahane3736 Před 2 lety +1

    Guri barwaaqo ereyada HaLkaad ka zoo nuugto ayaan ka yaaby legend ciyaaLkii Horaad taHay 😂😂😂

  • @suhaibabdi1502
    @suhaibabdi1502 Před 2 lety

    Gurow HanTi dHawraHa guud ee singLe ka ka dHamaw
    BiiLka aabuHu biiLka uu bixiYaa waa ku waajibe waxYaabaHa kaLee Luuqa La marinaYo aYaanu ogoLaYn sax
    Ta Labaad wuu ku saxan YaHaY dumarka wax joogTaYn aH Lama baro

  • @asmacumarelmi6955
    @asmacumarelmi6955 Před 2 lety +2

    Kani waa sumal xad lahaa KULAHA
    Guri barwaaqo umadeena mahaa hhhhhhhh

  • @arraweellohasan3996
    @arraweellohasan3996 Před 2 lety

    Waa runtaa wuu ciilanyahay gabadh baa diiday kkk kolkaa wuu waashay

  • @AMATALLAAH-qd3pq
    @AMATALLAAH-qd3pq Před 2 lety

    JECLIYAA REER BURCO, WA DAD ILAHAY AQLI IYO XIGMAD UGU DEEQAY, MASHA'ALLAH INA ADEER NINKAAS HA UBIXIN Warkiisa, WAAYO DUMARKA AYUU CIIL Iyo Uqdad UQABAA, MADAAMA UU WAAYEY MID NOLOSHA LAQAYBSATA😂💟🇸🇴👏👍

  • @gurayboy1777
    @gurayboy1777 Před 2 lety

    Guri barwaaqo...sxp.....niyoho.sheekooyinkaagii...baanu.uxiisnay.maxaakugudhacay

  • @Abdikarim-Gadhle
    @Abdikarim-Gadhle Před 2 lety

    Guriga Barwaaqow nio backgroundiga naga habeen

  • @saaritaobsiiye
    @saaritaobsiiye Před 2 lety +2

    Waa sumal xad kulahaaa 🤣🤣🤣🤣🤣

  • @fartunfartun4824
    @fartunfartun4824 Před 2 lety

    Usowalan raba wajigisa arkayaye kan dalada weyn o dakada xiran 😎

  • @abdiwahid4074
    @abdiwahid4074 Před 2 lety +1

    Boqortooyo guri barwaqo❤

  • @Mustaqiim22
    @Mustaqiim22 Před 2 lety

    🤣🤣🤣🤣🤣 macalaa kan dhinac fadhiyo way inkirtay kulahaa 🤣🤣 hada lee sii fiiriyey waaba run

  • @asiaqueenmohamett2748
    @asiaqueenmohamett2748 Před 2 lety +1

    king ismaciil guray keep going 🥰😘

  • @axmetnaaji5547
    @axmetnaaji5547 Před 2 lety +2

    Gurow sumal xadka nafahamsiii😁😁

  • @khadraaadan9001
    @khadraaadan9001 Před 2 lety +2

    Guri barwaaqo legend go forward❤️

    • @momohamet11
      @momohamet11 Před 2 lety

      Wall qali gacantaada igu gaadhsii 100k plz ADIGA cidna haygu halayn🙏y

  • @TheBarni114
    @TheBarni114 Před 2 lety

    Guri Barwaaqo Odayga Canab is caawi kkkkk

  • @Qozlaayeshort
    @Qozlaayeshort Před 2 lety

    Dhifiq goormaad live lasoo galaysaa guroow

  • @xamdamahmut6425
    @xamdamahmut6425 Před 2 lety

    Wllhy waan kuu xiisney baryahn guri Barwaaqo welcome back

  • @farxaanboozz2143
    @farxaanboozz2143 Před 2 lety +1

    🤣🤣🤣🤣 waa ned kulahaaa

  • @cabdiqaadir7694
    @cabdiqaadir7694 Před 2 lety

    Miyan meraysta marka hadanan xafada tagin kula wlhi zhp markan ku dawado wan iska qosla

  • @sabaaxahmed370
    @sabaaxahmed370 Před 2 lety +2

    Malin walba waxaan u tartamayaa inaan 1galo lkn manta 2ga Ayan galay

  • @mustafe_kante
    @mustafe_kante Před 2 lety +10

    Lᴇɢᴇɴᴅ ᴀʟᴡᴀʏs ʟᴇɢᴇɴᴅ💫🖇️

  • @qalinle1231
    @qalinle1231 Před 2 lety

    Gurey barwaaqo sheekadaas waa sheeko rer xamar waanku wareernay

  • @zakariyetv8283
    @zakariyetv8283 Před 2 lety +3

    Hhhhh walaahi wan ku qoslay kalmadaa waa sumal xad beenbad ilaahay u sheegin guroow

  • @maxamedmaxamud223
    @maxamedmaxamud223 Před 2 lety +1

    Legend Guray barwaaqo 👏👏

  • @kingak6053
    @kingak6053 Před 2 lety +2

    Legendry keep going bro

  • @kiinadan6786
    @kiinadan6786 Před 2 lety

    Naanaabkan naarta Alaah ha ku fogeeyo! Tii dhayna waa ku khasaartay!

  • @xamseismail5114
    @xamseismail5114 Před 2 lety +1

    Zxp nosopdiii

  • @a.rahimikjam
    @a.rahimikjam Před 2 lety +5

    guraw adero substitute bilaash kuma saarine ma meel ka lacag badan bad heshay oo meesha cad wan saceeyaa mise wad ka soo dhex buuqi 🐒😂

  • @amiinjeezow1501
    @amiinjeezow1501 Před 2 lety +4

    miyaan meeraystaaa markaaa😂😂😂

  • @teammidnimo3637
    @teammidnimo3637 Před 2 lety +6

    Wllkeyow Guribarwaaqo Keep Going Legend❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️ Tiktok Noo Soo Badi Bro❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @apazpikole2640
    @apazpikole2640 Před 2 lety

    Garac kulahaa dumarka maxaa ka galay ma isaga wada guursanya😅😅😅

  • @yaxyeyaxye2025
    @yaxyeyaxye2025 Před 2 lety +3

    Guri barwaaqo legend

    • @momohamet11
      @momohamet11 Před 2 lety

      Wall qali gacantaada igu gaadhsii 100k plz ADIGA cidna haygu halayn🙏y

  • @abdinaasirmohamed6818
    @abdinaasirmohamed6818 Před 2 lety

    GurayOw zxp BaHasHii bidaarta aHayd waxaad ku sameysaY maad noo sHeegtid

  • @khabirsuldanka9463
    @khabirsuldanka9463 Před 2 lety

    Anigu waxan wan ku dawaqey kulaha guri barwaqo waa funny

  • @crizakmuktar3478
    @crizakmuktar3478 Před 2 lety +3

    Guri barwaaqow tiktok kulama jeclahyn
    Inaad kasoo muuqato
    Maqaayadena youtube nagu filan
    Gurey fans is muujiya

  • @shamsudinmohamed2465
    @shamsudinmohamed2465 Před 2 lety

    Ax ninkaa Canab amaanaya waa Reer Borama MAGACiisu WAA Caasha LUUL oo aheyd gabadh uu jeclaa wakhtiguu Caadiga ahaa🙌 allah caafiyo

  • @suliemanabdirahman3703

    Hhhhhhhh cilmigan ayaan dhan aan usaaro waayay kulahaa

  • @dalsamemotivation8808
    @dalsamemotivation8808 Před 2 lety +2

    ok

  • @hassancade2239
    @hassancade2239 Před 2 lety +2

    Legend guri barwaaQo ❤🙏

  • @hamzeisko7303
    @hamzeisko7303 Před 2 lety +5

    CIYAAL XAMARKU WLHI WAA MASAAKIIN WLHI LIVE SKILLS MALAHA😇

  • @ayanabdirahman7918
    @ayanabdirahman7918 Před 2 lety +1

    Qarbadan bu role model u yahay nocasi o wxs aw ku hadlayo talo u qadan dona o dumarkoda wxs kula dhaqmi dona.
    Kas o kale Rag lama odhan karo e wa Magac u yal.

  • @MariaIsmaelMohmed
    @MariaIsmaelMohmed Před 2 lety +1

    Guri barwaaqo inta ila aragta inuu ku daawanayo dulqaad isoo raaca 😂

  • @asiyaberger7719
    @asiyaberger7719 Před 2 lety

    Waa calaamadaha aakhir-samanka 😘

  • @fowziyo121maalin6
    @fowziyo121maalin6 Před 2 lety

    Ninkan ciilkii mam malyuun qabaaa

  • @xaawadireh3568
    @xaawadireh3568 Před 2 lety

    Wll guri barwaaqo salan sare waxan ku odhan lah ciyarata tiktok la ciyar qof ku qalma oo aqyar oo xishoonaya nin somaliy ba jeceshahy bad tahay wll

  • @saynabdhamac8192
    @saynabdhamac8192 Před 2 lety

    Hhhhh walahey waruntaa guri barwaqo waciyalkii hore shandhada isagon somarin ayuu iska shegayaa warka war maney hooyo kudhalin dhulka in kule eg halagugoyee

  • @Aala263
    @Aala263 Před 2 lety +2

    Hadan aakhiro 7kii lagadhin oo aan lalaabayn😂🤣

  • @maanmaroojiye8955
    @maanmaroojiye8955 Před 2 lety +1

    Waan ku wataa zxp guribareaaqo