Deg-deg: Ciidanka Booliska Somaliland oo ka hadlay xadhiga Cismaan Cumar Dool

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 21. 06. 2024
  • #HORNSAT #HCTV
    KALA SOCO HCTV
    KALA SOCO WARARKII UGU DANBEEYEY BARNAAMIJYO TAYO LEH IYO FANKA IYO SUGAANTA SOOMALIYEED, KU XIDHNOW HCTV
    WWW.HCTV.TV

Komentáře • 178

  • @user-qx9rp5yn5k
    @user-qx9rp5yn5k Před 27 dny +4

    Good Guul.ciidanka Abniga jam sland ilaahay garabkiina hagalo ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @ahmedsaed-jr6rh
    @ahmedsaed-jr6rh Před 27 dny +6

    VIVA Somaliland

  • @xarirmaxamed9291
    @xarirmaxamed9291 Před 27 dny +6

    NINKAN IYO CID KASTA OO UDOODA HALA XIDHO WAA DAD XUN

  • @user-qx9rp5yn5k
    @user-qx9rp5yn5k Před 27 dny +4

    Waa cadagay inuu ahaa shiftadii buurta galay inuu.aabaabulay

  • @user-gd2vf9cl6l
    @user-gd2vf9cl6l Před 27 dny +10

    Xasbunalaahu ilahay cadawgeena ha jebiyo kuwa waalan ee dhexdeena ku jira ilahay sharkooda hanaga qabto ilahay wuu Arkayaa cidkasta oo dhibaato nagu haysa

  • @aabi6235
    @aabi6235 Před 27 dny +4

    Nabadda Somaliland ee ciidanka iyo booliisku ilaaliyo wuu ka soo horjeedaa, inuu si nabad ah dalka ugu negaadana wuu doonayaa. Waa cadow no 1

  • @jamuuriyadasomalilandhanoo4591

    AAKHIRO HA LOO DIRO ILMA XAARAANKA

    • @sultanc.kariim9366
      @sultanc.kariim9366 Před 27 dny +1

      Haloo Diro maxuma lkn kulmiye kuwa dadka iyo madaxda caaya iyaga maxaa loo xidhi wayey buuni iyo xinif sowkuwa maalinkasta ciro ka caaya fagarayaasha mise iyagu waa kulmiye?

    • @AhmedDaariq
      @AhmedDaariq Před 27 dny

      @@sultanc.kariim9366 iyagu kuwaasi dagaal kuma baaqin bulshada somaliland qabiil qabiil uma caayin arinkoodu waa mucaaridnimo qof waala caayi kara wax laga sheegi karaa siyaasi ah lkn hooyo lama caayi karo meesha joogin, lama caayi karo qabiil dhan, lama taageeri karo jabhado

    • @user-uf1ih4uf5z
      @user-uf1ih4uf5z Před 27 dny

      ​@sultanc.kariim9366 maya shakhsi uu caayay looma haysto lakin waad arkaysay in qoral ee uu so qoray isaga oo raba inuu reer somaliland kukala diro ufiirso qoralada

  • @xarirmaxamed9291
    @xarirmaxamed9291 Před 27 dny +3

    WALAAHI NINKAAS HADII AAN MAXAKAMAD LASOO TAAGIN INAANAY JIRAYN
    CID KALE OO AMAR DANBE QAADANAYSAA

  • @AdanSiyaad-mj8jr
    @AdanSiyaad-mj8jr Před 27 dny +4

    Waa danbile ee liinta ha cabo

  • @abdinasirmohammed4595
    @abdinasirmohammed4595 Před 27 dny +11

    Somaliland guul ha la xukumo

  • @abiibabiib4108
    @abiibabiib4108 Před 27 dny +11

    Ina Cumar Dool waa ibnul Xaaraam. Jeelka ha ku uro.

  • @yaasir1936
    @yaasir1936 Před 27 dny +9

    Aakhiro haloo diro

  • @ahmedabdi2902
    @ahmedabdi2902 Před 27 dny +3

    Waa sax in laxidho beenaale
    Afmeshar waa in laxidho mmmm

  • @nimojirde8252
    @nimojirde8252 Před 27 dny +3

    Wajigaa gubey waa habaar qabe meeshuu joogey waxba ka qabsan waayey geeya jeel magnuunka

  • @abdiali319
    @abdiali319 Před 27 dny +6

    Maasha Allah. Xidha oo muftaaxa tuura.

  • @Ahmedwali-ji2sf
    @Ahmedwali-ji2sf Před 27 dny +2

    Waa magac ba`a = ciidagale

  • @AyaanWaano
    @AyaanWaano Před 27 dny +6

    Sax sax hal xidho

  • @amounali640
    @amounali640 Před 27 dny

    SUBXAN'ALLAH, ALLAHU AKBAR WAMAHEY CIMRII BUU JOGAA INTUU ALLAH KAA CABSII SAMEYNE LAHAA, bisinka iyo yassin kaa wayelkene wuu bukaa ALLAH haa gargaroo

  • @warsamaosman0894
    @warsamaosman0894 Před 27 dny +1

    Nacdalka ugu yaraan 10 sano oo aan cafis lahayn halagu xukumo.

  • @anwarfowziismaciil1040

    Aàaamiin aàaamiin

  • @HoodoiyoAyaan
    @HoodoiyoAyaan Před 27 dny +1

    He said somaliland state😂😂😂😂😂

  • @alishilmohamed7368
    @alishilmohamed7368 Před 27 dny +1

    Noocaas oo miidhan waa in ladilo???

  • @user-qx9rp5yn5k
    @user-qx9rp5yn5k Před 27 dny +1

    intaasaa danbi ugu filan

  • @omarmohamud9803
    @omarmohamud9803 Před 27 dny +2

    Maxay xukuumadu uxidhi wayday kuwa ay cayda shahaado sharafta kusiiso qaarna wasiiro kaga dhigtay

    • @user-qx9rp5yn5k
      @user-qx9rp5yn5k Před 27 dny

      Adigu kuwaa waxba kaama Gelin wadanka dawlad baa xukunta ma caafimaadkaa ku dhibaya iyo nabada aad ku hurudo waan feebarkii wuu dhamaaday

    • @OmAbdikarim
      @OmAbdikarim Před 26 dny

      Sheekadu cay wey dhaaftay kani waa munaafaq ilaahay ka go'ay oo doonayey iney somaliland dunto oo uu cadow gacanta u geliyo lkn ilaahay ayaa naga qaban

  • @AdanSiyaad-mj8jr
    @AdanSiyaad-mj8jr Před 27 dny

    Somalian guul ♥️ ❤️

  • @baadhitaanadawararkaabdira8707

    Mashaa alaa

  • @suhaybsaleban5120
    @suhaybsaleban5120 Před 27 dny

    Intaa uu leeyahay haduu ka dhex odhan lahaa norway xabsi daa'in buu geli lahaa asaasaqa intaa le'eg ee qurbaha ku waashay.😢

  • @hodanhassan3271
    @hodanhassan3271 Před 27 dny

    Somaliland midnimo. Waa mid❤qudunkoodana way ka adag yihiin iyagoo isku duuban

  • @ilhanhassan9813
    @ilhanhassan9813 Před 27 dny

    Ilaahay 2 doodaba sidan u eekaysiisay liban niicle adna waa lagu sugayaa

  • @husseinfadumo4264
    @husseinfadumo4264 Před 27 dny +1

    Waar dabka yaad kushubi caruurtaada keen caagow buurta waalagu gube

  • @faisalosman9906
    @faisalosman9906 Před 27 dny +1

    Inta uu muuqaalkaasi ka lahaa hadduu Norway oo uu degen yahay ka odhan lahaa waxa uu muteysan lahaa xadhig dheer oo waayadaasi aanu ka soo bixin. Threat to the security of the nation. Waayadaa hawada muu arkeen. Anaguna dalkeena waa inaynu ilaashanaa

    • @jakey2424
      @jakey2424 Před 27 dny

      Waa beentaa. Haddaad is dhex taagto Oslo oo aad tidhaahdo iskaga baxa ciidanka iyo police ka maaha danbi. Cid kula hadlaysaana majirto ilaa inta aad fal danbiyaad gacanta la galayso. Haddaad tidhaahdo waxaan taageer sanahay Alqaida maaha danbi ilaa inta aad ficil aad ku taageerayso aad samaynayso maaha danbi. Sharciga barta intaydaan wax soo qorin. Waxaajira dad la ogaa inay taageer sanayeen Osama bin Laadin laakiin ficil lagu waayay oo ku nool USA, weliba Virginia.

    • @GurayNuur
      @GurayNuur Před 26 dny

      😊

  • @faysalmire7624
    @faysalmire7624 Před 27 dny +1

    Aba was ma Muse hel mesha

  • @user-vk2gl7eh6w
    @user-vk2gl7eh6w Před 27 dny +1

    Somaliland inay Norway kudacwayso ayay ahayd lacagta caydha silooga jaro sharcigana loogaqaado wa nacab huursan

    • @jakey2424
      @jakey2424 Před 27 dny

      Kkkkkkkk Norway ma Somaliland bay wax ka dhagaysataa.

  • @saalaxy
    @saalaxy Před 27 dny +1

    Qudhmiye Qaran IYO Somaliland Bal Adba???

  • @shukriahussein1146
    @shukriahussein1146 Před 26 dny

    Ina dool Allah ku soo qabay!!

  • @nimoomar4840
    @nimoomar4840 Před 27 dny

    Baraha bulshada cayda somaliland ma ukun baa war xishood

  • @MahamedahmedOsman
    @MahamedahmedOsman Před 27 dny +1

    Ninkaa poliska ah ee hadlaaya ee difaacaaya kernel muuse af dheere iyo hangashtii siyaad bare af weyne horta isku mid baadtihiin shacabkuna wuu ku soo qaban wuuna ku toogan somaliland waa lagu kala adkaan Inshallhu tacalaa mgrty maanta waxaa ciilan ragii wadanka aabayaashood u soo halgameen 1981 ilaa 1991 adiguna sida maanta uu kuugu shaqay sanaayo muuse af dheere ayaa shalayna siyaad barre kuugu shaqaysanaee maxaa kuu xal ah ader 😢😢😢😢

    • @fatimahashim5596
      @fatimahashim5596 Před 27 dny

      TUUGYAHAY MAXAA CCIIDANKA IDIINCDABADHIGEY WAA GUUL IN LAXIDHAY MAASHAA SAKHRAA NKII

    • @ilhanhassan9813
      @ilhanhassan9813 Před 27 dny

      Halkeed isu dhex raacisay umad aan waxba kaa galin waa lagu yaqaannaa xaasid ayaa tahay ku farxa in muslimku baaba,aan qaxaan adigu cuqdada iyo xaasidnimada la dhimo
      Siyaad bare iyo muuse biixi ayaa kaa wanaagsan dibjiryahaw

  • @HoodoiyoAyaan
    @HoodoiyoAyaan Před 27 dny +1

    I thought somaliland is a country

    • @MA-xb3cy
      @MA-xb3cy Před 26 dny

      State is a country you fool go back to school

    • @khalidibrahim8801
      @khalidibrahim8801 Před 26 dny

      What do you understand by the term ‘A state’ ?😂

  • @shukriahussein1146
    @shukriahussein1146 Před 26 dny

    Inaga qabta cadowga 1aad ee dalka

  • @ahmedabdi7319
    @ahmedabdi7319 Před 27 dny +1

    Eidagale is the owner of Hargeisa.

    • @doubledeqabus6815
      @doubledeqabus6815 Před 27 dny

      ALL CIIDAGALE ARE CRAYING CRAYING DRINKERS LAANGAAB GAABIIN🤣🤣🤣🤣🤣

    • @ibrahimnour4221
      @ibrahimnour4221 Před 27 dny

      Waaxa shisheeye ka awaw.

    • @MA-xb3cy
      @MA-xb3cy Před 26 dny

      I’m ciidgale and he deserved to be in prison isaaq is isaaq faqash stop spreading bull shxt

    • @ahmedabdi7319
      @ahmedabdi7319 Před 26 dny

      @@MA-xb3cy You're a oromo. Back to Oromia.

  • @ilhanhassan9813
    @ilhanhassan9813 Před 27 dny

    Awalba jaadle ayuu ahaa suuqa ka qayliya habeen iyo dharaarba jibjir googa,ay qofka difaaca waa in lala xidho

  • @user-ft9zr8dk4t
    @user-ft9zr8dk4t Před 27 dny

    INA MUSE BIIXI OO BOORSO LACAG AH WATA WAATA LAGU XIRAY CANADA 🍁. BOOLIS KU HAKAHADLO TUUGADA UU QARANKA U GEYSTEY ?

  • @beerkaaicadaaday2057
    @beerkaaicadaaday2057 Před 27 dny +1

    Ninku waa mucaarad waana dhaliilay muuse iyo taageersyaashiisa, waa maxay qaran buu waxyeeleey aad ka hadlaysid? Gabiba qaranku ma Muuse ayuu noqday?

    • @sultanc.kariim9366
      @sultanc.kariim9366 Před 27 dny

      Waar kuwani way sii dhacayaane buuq iyo qaylo ayey doonayaan how yaacina haday cid cay ku xidhayaan buuni iyo xinif iyo ninkii gabiiley sodohaa kulahaa waan idinku dhex waxaynaya kuwaas arkimayaan lkn waalaysaga danbayn insha allah

    • @OmAbdikarim
      @OmAbdikarim Před 26 dny

      Dadku wax wey diidi karaan weyna mucaaradi karaan lkn kala saara cayday iyo qaran dumiska

  • @cabdisalaanyare6284
    @cabdisalaanyare6284 Před 25 dny

    waa sharci in laxidho ina dool ina caydiidna halagu xejo ibrahin caydiid

  • @Shihaab464
    @Shihaab464 Před 27 dny

    Hadii adiga Ah Dameeee. 🫏 aaad is moodid Libaax 🦁 kolay Libaaax Ma tihide waxaaa tahay Dameeekii aaad aheed markii Hore Somaliland Statt kuye IsaaaQland State please 🙏 seh that thanks

  • @qwertyaserty8404
    @qwertyaserty8404 Před 27 dny

    nin walba shaqo ayuu leeyahay police shaqadisa waa yaqaan waana qabsaday imikana cadaladaa la wareegtay ama xuriyadisa howso celisso ama haciqaabto we don't care .... from saylac

  • @adangudhane336
    @adangudhane336 Před 27 dny

    Ninkani waa Handicape markuu yaraa ayuu mafaxa u dhacay ee dhkhtarka maskaxdu ha baadho

  • @user-or9rz9er1r
    @user-or9rz9er1r Před 27 dny

    Wa badiil QRAAN EE AADBNU OO GXUUNAHEY😅😢😂

  • @user-qq5mo4tt7n
    @user-qq5mo4tt7n Před 27 dny

    War cud kasta oo nabaduina ka xun
    Waa cadowgiina ee saas oo kle iskaga qabta

  • @faisalhusseinfarah220
    @faisalhusseinfarah220 Před 27 dny

    Haddii la sii daayo eedaysanahan, Somaliland wax sharci ah iyo dawladnimo toona ma jirto.
    Waa inuu mutaystaa xadhig dheer oo uu ku qaato inta cimrigiisa ka hadhsan.Waa Sun dilaaya ummadda yaan lagu soo deyn kan.
    Kuwa difaacayaana waa isku koox u feydan burburinta Qarankan.
    Cid kasta oo falalkaas oo kale ku kacda waa in sharciga la horkeenaa oo ciqaab adag ay mutaan.
    Guul Somaliland.

  • @user-wo5sr3wz1k
    @user-wo5sr3wz1k Před 26 dny

    Hasoodainina kuwasokale wa huwan

  • @aarlibaax8422
    @aarlibaax8422 Před 27 dny +1

    INA CABDI DAMEER WALAHI WADANKII WUUKU XAAREY

    • @AhmedDaariq
      @AhmedDaariq Před 27 dny

      kkkkkkkkkkkkkkkk haduu adeerkaa xidhay waa dambiile wadankaba wuxuu baaba marka reerkiina laxidho kkkkkkkkkkkkkkk eshcalaa yusra harti

    • @fadumogedi7423
      @fadumogedi7423 Před 27 dny

      Wadanka waxa baabinayaa kaa shalay la xidhay iyo Adiga iyo cadaqatayaal kale
      Muuse waa geesi Qaran oon Abti yaal lahayn

  • @qomayoxildiid
    @qomayoxildiid Před 27 dny

    War is war. Xeerka Defamation of character kuso dara xeerka dadku ku dhaqmaan. make him an example. Ana hada wan isga amusaya😂

  • @wxageeyes.theonly1486
    @wxageeyes.theonly1486 Před 27 dny

    Ina caydiidna soo xidha ragooow

  • @adamosman3613
    @adamosman3613 Před 27 dny

    Waar yahee ninkani was waxan xaqna wuu u leeuahay inuu si xor ah u hadlo

  • @user-ft9zr8dk4t
    @user-ft9zr8dk4t Před 27 dny

    WAR MUNAAFAQADA JOOJI. MA CAYBAA QOF LAGU XIRAA ?😂 MUQE BIIXI BAA KAXUN CIDDI MUCAARAD KU AH😂

  • @baredahir5347
    @baredahir5347 Před 27 dny

    ibraahim caydiidna halaso xidho waa dambiile

  • @user-gr4dz7ku4j
    @user-gr4dz7ku4j Před 26 dny

    doqn cumar dool waxa xidhayi rag indheer garada oowadankooda ilaashada waxaa

  • @husseinfadumo4264
    @husseinfadumo4264 Před 27 dny

    Hargeesa mahooyaadaabaa leh xaafadaada qoriga uqaado

  • @ilhanhassan9813
    @ilhanhassan9813 Před 27 dny

    Dibjirkan halaga ashkateeyo norway oo ha loo sheego inuu rabo dad dagan qixiyo

  • @maxamedabwaan2673
    @maxamedabwaan2673 Před 27 dny

    Muuse ayaa jilicsan markuu dalkii difaaci kariwaayay ayaa doqonwaliba soo baxday oo waxwalba lagu hadlay

  • @user-ft9zr8dk4t
    @user-ft9zr8dk4t Před 27 dny

    BOOLIISKA SOMALILAND IYO MUUSE DHIIGYA CAB OO QARAN DUMIS AH KUWA KA CABSOONAYA WAA FULAYO😂

  • @IsmailJama-xo4gv
    @IsmailJama-xo4gv Před 27 dny

    WAAR BAL IAKA AAMUA UUN CEEBTIINA . BOOLISKII DHILO JIDHKEEDA KA GANACSATA OO KALE AYAAD KA DHIGTEEN . WALEE SHAQO AYAA LA IDINKA QABAN AFARTIINA CALOOSHA WAYN EE ASKARTA XAQOOGA CUNA

  • @user-qq5mo4tt7n
    @user-qq5mo4tt7n Před 27 dny

    Cimrigiisa xamsi
    Halagu xakumo

  • @askar7190
    @askar7190 Před 27 dny +1

    Adeer wey kusoo dhibeen.

    • @museabdi6372
      @museabdi6372 Před 27 dny +1

      Kuwii Hargeisa kaalay lahaa waa runtaaye way soo dhiibeen, waxay u adkaysan waayeen nijaasta afkiisa ka socota markaasay ku yidhaahdeen Hargeysa tag haddii lagu xidhana 100 wiil ayaa kuu dhimanaya. Muu soo kaxaysto kuwiisa Norway 🇳🇴 u joogaa ha u dhintaane. MAAN GAAB

  • @user-vk2gl7eh6w
    @user-vk2gl7eh6w Před 27 dny

    Nacdashu dadka Muslimka ah nacdalayay isagay wajigiisa kamuuqata kiyara ee mayer mooge waxadu taageeray

  • @user-ft9zr8dk4t
    @user-ft9zr8dk4t Před 27 dny

    DENBI NINKAASI GEYSTEY MA JIRO. MUSE HADUU RABIN MUCAARAD DEE HA SHEEGO IN UU YAHAY DICTATOR 😡

  • @maxamedabwaan2673
    @maxamedabwaan2673 Před 27 dny

    Dawladnimada iyo qabyaaladu is Qabanmaayaane odayaasha Qarandumiskaa Hala xakameeyo hadiikale

  • @user-ft9zr8dk4t
    @user-ft9zr8dk4t Před 27 dny

    ADAAN DENBIILE AH IYO MUUSE DHIIGYA CAB. CIDII AAN TIISA RAACIN WUU WEERARAY. INTA NINKA LAGU XIRAY ANAGA MUSE KU LEH😂

  • @user-hz2lv2zc4j
    @user-hz2lv2zc4j Před 27 dny +1

    Garxajis xagaad ka galesaan marak

  • @ilhanhassan9813
    @ilhanhassan9813 Před 27 dny

    Xitaa ma hadli yaqaano sidaas ayaad ku garanaysaa inuu jaadle ahaa dibjir ah 😂

  • @user-bx9uy7bx2v
    @user-bx9uy7bx2v Před 27 dny

    Barigii hore Dabaajiirtu dooxyaday gali jirtay
    Imika dabaajiirta iyo qudhunka oo dhani waxay galaan wadani dhaqan xumadooda dadka iyo dalka waalaga qabanayaa kuwa uhadlaya iyo kuwa dabaajiirta urursanayaa sharciga iyo somaliland waxba kama badli karaan meelahaa haka ooyaan😂

  • @Innamadar
    @Innamadar Před 27 dny

    Xidha musiibo ayuu wadaa,dadu joogo oo balaayo ka sheekhaynaayo. Muse bixii xitaa hadaan afgaranwayno waa in la xidhaa sharciga dalka u yaala cidi Kama wayna.

  • @mazatoshi7501
    @mazatoshi7501 Před 27 dny

    Muuse dictator wuxuu u xiray cismaan cumar dool si indhaha bulshada Uu utiro, qofkii wax fahmayaba oo hadlaba inuu Xiro oo jirdilo kadib bulshada aamusto baqdin laga qabo darteed

  • @user-ft9zr8dk4t
    @user-ft9zr8dk4t Před 27 dny

    BEENAALE. ADUUNKA MUCAARADKU WAY CAAYAAN OO KASOO HORJEENSADAAN XUKUUMADA MARKAAS JIRTA😂

  • @user-ft9zr8dk4t
    @user-ft9zr8dk4t Před 27 dny

    CISMAN MUUSE BIXI BAA LOO SOO XIRAY. MUSE AFTAAG CIDKASTA OO WUKUUMADIISA SOO HADALQAADA IN UU AFKA QABTUU RABA😂

  • @abdullahimohamed8746
    @abdullahimohamed8746 Před 27 dny +2

    Ninkan waa caddaw weyn duulaan ku ah umada Somaliland iyo nidaamka ay dhigteen… waa nin caayaya caqliga umadda.. waa nin diidan jiritanka Somaliland.., wuxuu mudan yahay xeerciqabedka ugu weyn…. Waa in tusaale looga dhigga caddawga umada iyo qaranka Somaliland gudddo iyo dibedba

  • @user-hz2lv2zc4j
    @user-hz2lv2zc4j Před 27 dny

    Waxaas qiil manoqoneso ninka lagu xiro dadka dhan ayaa wada hadlayey

  • @Abdisalan22
    @Abdisalan22 Před 27 dny +1

    Horn caple waa tv qabyaladista follow kala noqda

    • @khadijac9841
      @khadijac9841 Před 27 dny +2

      Oo muxuu sameeyay booliiska maysagaa tv gu iydhi kaalay hadal adigaa kadaran qabyaalidi waata kutustay tv ga waayo Booliisku isagaa shirka jaraaid qabtay qofkuna markuu qabyaaladayste yahay ayuu dadka kutilmaamaa Allah soomaali dhaantood haysusakhiro 🤲

    • @afnancumer8907
      @afnancumer8907 Před 27 dny +1

      Cabdisalanow inta qalbadu gubatay bad ku jirta ilahay ka baq oo umada munafaqada ka daa lama waarayo xabaal yar bad ka galaysa

  • @Xasmas
    @Xasmas Před 27 dny

    Guilty ina cumar dool. Kkkkkkkkkkkkkk😂😂😂 jailed kkkkkkk len dhanan 😂

  • @ilhanhassan9813
    @ilhanhassan9813 Před 27 dny

    Reer miyi reer miyi dhalay ayaa tahay ilaahay afka ku goo foolxumo Wayne

  • @faahiyeofficials2461
    @faahiyeofficials2461 Před 27 dny

    Waaa sikhraan hlagu hayo jeelka stupid weeji ciyalkisina meel nabada ayuu kaga imiday dadna inuu dab iyodagaal galiyo ayuu raba

  • @faysalmire7624
    @faysalmire7624 Před 27 dny

    Ey afxun

  • @abdulraven4970
    @abdulraven4970 Před 27 dny

    Ina cumar dool waa halyeey u huray badbaadinta dastuurka jamhuuriyada Somaliland xadhigiisuna waa aargoosi siyaasadeed oo ay doorashodiidku ku aar goodanayaan.

  • @user-ft9zr8dk4t
    @user-ft9zr8dk4t Před 27 dny

    BEENALE😂. WAR MADAXWEYNE KASTA IYAA LA CAAYA , LA DACAAYADEEYAA OO LALA XISAABTAMA 😂. MUSE TUUG UMADA UU UGAADHSANAYO MA FIICNA

  • @loulaloula9520
    @loulaloula9520 Před 27 dny

    Maxa been la isku sheegaya snm

  • @ilhanhassan9813
    @ilhanhassan9813 Před 27 dny

    Soomaaliba uma eekide maxaa soomaali kaa galay san baaldiyow

  • @osmanhassanlatino4357
    @osmanhassanlatino4357 Před 27 dny

    Benale polise dhimatay muse ka damben maysin

  • @ibrahimhassan9027
    @ibrahimhassan9027 Před 27 dny

    Cadaalada hala mariyo,

  • @doubledeqabus6815
    @doubledeqabus6815 Před 27 dny

    🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣 CIIDAGALE WAA WADA SAKHRAAMIIN IYO DOQMO MAAYAR KII IYO SULDAAN KOODII BAA WAREERAY BA

  • @AbdirahmanAdan-ru2ou
    @AbdirahmanAdan-ru2ou Před 27 dny

    Cismaan cuamr dool waa fitnawale waa xoolo waaba neefba waa nacasba waa doqon liita neef neef cismaan cumar dool waa doqon liita

  • @FrankManAllday
    @FrankManAllday Před 26 dny

    Abuse of people and preventing free speech. Been baad isu sheegteen runtii. Goordhow baad soo deeyntoonaan. Ee ha is ceebeen muuse shaaniyoow

  • @kaaba134-h4g
    @kaaba134-h4g Před 27 dny

    Odaygan cumor dool wa dambile qaran somaliland jiratan kedu kaso horjeday waxanu rabey ine dagaal inu karido dalka gudahisa sida hadaladisa ku cad videoyadisa wxu kahadli jirey ba marqati uahh jeelka halo dhigo waliba wakhtidher

  • @husseinfadumo4264
    @husseinfadumo4264 Před 27 dny

    Aaqiro udiya caaqa

  • @hodandaud7319
    @hodandaud7319 Před 27 dny

    Asc Yay idila xuman Hashow Buni maxu wax u cay cirsi 36 Han ma hasatan miciki lacolow Hanokhonin Jeerso manokhoniz carurihin wadan kal iyo dadkay la dhashen dad Aan Ahan Arii Nissan Heeg iya laga socada mat Haku cebobina garxajis nimo inalo xiidhay wa Lala socada Adeer xidigahag iay mukhadan waxaba mudilin waxan mu Adin wa Argti maxoriyad wadaku iska dortay Asci Asc

    • @sultanc.kariim9366
      @sultanc.kariim9366 Před 27 dny

      Waaruntaa Buuni caydii uu madaxda caayeye wasiir ayaa lagu siiyey xinifna habeen shanaadkii ayuu ciro caayeyey waana loo sacabo tumayey ina kaahina oo sheganaya wasiirkii arimaha gudaha wuu fadhiyey goobta marka yaan lacaban hadhow waalayskaga daba imane

  • @faisalosman9906
    @faisalosman9906 Před 27 dny

    Sharcigaynu dhiganay ha lagu dhaqmo

  • @axmeddaahir9459
    @axmeddaahir9459 Před 27 dny

    😂😂

  • @baadhitaanadawararkaabdira8707

    Hala xuko

  • @saalaxy
    @saalaxy Před 27 dny

    Yaa dhibane ka ah....Eeda cismaan Dool????

  • @user-xt5he8qx4v
    @user-xt5he8qx4v Před 27 dny

    Beenle