Laamane indhooleyaal ah oo cabasho ka ah xildhibaan Maxamed Xuseen Maydhane.

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 4. 09. 2024
  • #HORNSAT #HCTV
    KALA SOCO HCTV
    KALA SOCO WARARKII UGU DANBEEYEY BARNAAMIJYO TAYO LEH IYO FANKA IYO SUGAANTA SOOMALIYEED, KU XIDHNOW HCTV
    WWW.HCTV.TV

Komentáře • 131

  • @nimonimco3063
    @nimonimco3063 Před měsícem +4

    Waa nusuriyeye, waana cayey masakintii Xildhibanada Somalidu waa qayro masuul. Siduu u adeegsada Mahanah am kalma dhibaysa bulshada in ka mida.

  • @user-qx9rp5yn5k
    @user-qx9rp5yn5k Před měsícem +4

    Xaq bay ULEEYIHIIN in loo hiiliyo❤

    • @dojimohammed7796
      @dojimohammed7796 Před měsícem +1

      Umadii somaliyeed meeday Kan wariyaha difacaya xildhibaankii mxaa la yeeli

  • @axmedaden1655
    @axmedaden1655 Před měsícem +2

    Weriyuhu ma loyer baa shaqada qasabka kadaaya adeer bariiska alle meel kale ha idinka siiyee

  • @Ahmed_Rainfall.10
    @Ahmed_Rainfall.10 Před měsícem +3

    Allah ha usoo celiyo lamaanaha indhahooda Lkn indhaha uu Xildhibaanku sheegayo waa kuwa qalbiga ka indhola' ee xaqqa arkin sida weriyahan iyo kuwa wadanka maamula🙏

  • @nimonimco3063
    @nimonimco3063 Před měsícem +4

    Ka waraysanaya ayaa Gadabuursi ah. Siduu hadalka u weecinaayo. Qof misiina oo lixaadkii Allah ha qaaday lagu cayaayo. Hada maxaad u cabaray la leyahay? Yaab😭

    • @hodomoh1225
      @hodomoh1225 Před měsícem +1

      Bila dhaqan weyan maydhane ayu la rer lyhy

    • @dojimohammed7796
      @dojimohammed7796 Před měsícem +1

      Haa ma arkaysan ay ay dhalay weeyan albaabka kasta kaasa garacay kana wu ka qabanaya 😂😂😂

    • @dojimohammed7796
      @dojimohammed7796 Před měsícem +1

      ​@@hodomoh1225ilaa xad walipa lkn waa la wada arkaya

  • @user-qx9rp5yn5k
    @user-qx9rp5yn5k Před měsícem +2

    Been good maaha waa runtood ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @user-mg4qu9pb1n
    @user-mg4qu9pb1n Před měsícem +3

    Weedhan uu xildhibaanku sheegay maahmaah ma aha. Waa hadal caadi ah, meel uu ka keenayna la garan maayo.
    Xildhibaan Maydhane xaal baa ku waajibay ee raalligelin ha bixiyo.

    • @LibanMax-o8y
      @LibanMax-o8y Před měsícem

      Maha maamah somaliya waa jeebkiisa kuma jirto dhikshineriga waa innuu raali gelin bixiyo

  • @user-qx9rp5yn5k
    @user-qx9rp5yn5k Před měsícem +2

    Wariye maaha maaha soomaaliyeed

  • @user-js7nh8kq1k
    @user-js7nh8kq1k Před měsícem +4

    Maasha allaah Xildhibaan ka waxan ugu ducayney indha la'aan ku dhacda insha allaah

    • @abdirahmanshiine-rh8zb
      @abdirahmanshiine-rh8zb Před měsícem

      Indhaha Qalbigaa Ka eegmo fogoo Wax Aanay Arag Buu Ogaadaa walaal maahmaahdu waa xikmad macnuhu
      Maaha indhaha ee waa qalbiga

  • @user-ky5jr1wi9k
    @user-ky5jr1wi9k Před měsícem

    xildhibaanimaw
    Xaal qaado nimanka
    aadka uliita ee boorame
    Lagasoo doortay siday
    isu lahayeen soomaaliland
    af iyo adinba ku dhibaateeya
    ayay xumaantii meel kasta
    lagashay laakiin waxa la hubaa
    inay fashil ku dambayndoonaan
    soomaalilandna way guulaysanaysaa insha alaa
    mansha alaa

  • @natureanimalsonearthandund163
    @natureanimalsonearthandund163 Před měsícem +4

    WAR DADKA SOOMAALIYEED HA HABAABIN EE UMMAD AF SOOMAALI KU HADASHA OO AAN AHEYN UMMADDA SOOMAALIYEED MA JIRTO EE AFKAAGA SUUBSO .

    • @dojimohammed7796
      @dojimohammed7796 Před měsícem +1

      Xaal qaaata inder xildhibaakisi la soo qabto wuu isloopay mid maha umada somaliyeed ayey thy kalmadu

  • @SaluuglaSiciid-qm3sy
    @SaluuglaSiciid-qm3sy Před měsícem +4

    Laamaanayohow sharfani hadaad qofka aadkacabanaysaa muuqiisa arkilahaydeen umaydaanjawaabteen caqligiisuna waakaad maqasheer markaa umaqalantaan curigaa dhamaaday caqligiisa madhan ee kanasta

  • @ahmedismail201
    @ahmedismail201 Před měsícem +3

    Xildhibaanka Allah ha indho tiro.

  • @Sharmaake-o5l
    @Sharmaake-o5l Před měsícem +2

    Waa gafay xildhibaanku ha ka raaligayo dadkaa

  • @MaxamedMany
    @MaxamedMany Před měsícem +1

    Kani maaha Xildhibaan ee waa Baalashle Ilaa baalashle.

  • @nagaadjama3312
    @nagaadjama3312 Před měsícem +6

    Xildhibanow xaal qaado bal wuxu maahmaah ka dhgay eega
    Waa caay qaawan waanu ku gefay lamaanaha iyo inti la mida
    Xaal qaata ninba garaadkisu hadla

    • @Ahmed_Rainfall.10
      @Ahmed_Rainfall.10 Před měsícem

      Dadka lala hadlayo maaha dadka araga naafada ka ah❤Waa adiga qalbigu madow yahy oo waxwalba iska qaadanaya🙏

    • @abdirahmanshiine-rh8zb
      @abdirahmanshiine-rh8zb Před měsícem

      ​@@Ahmed_Rainfall.10Ilaahay ka baqo

  • @aminafgh2127
    @aminafgh2127 Před měsícem +1

    subxaanallaah miyuu aaminka yahay inuu illaahi siiyay arag uu iminkaba ka qaadi karo

  • @ismailkayd2779
    @ismailkayd2779 Před měsícem

    Ma ogtahey indhoolaha indho looma waayine ceykaa wax loo yidhi ku wax arkaya ee ladani in ay ku cimaraqaataan. Illaahey ha kala Xavi. Amiin Amiin

  • @cabdiraxmanmuxumed-sr1yf
    @cabdiraxmanmuxumed-sr1yf Před měsícem

    Waanka raaligalinayaa qoyskaa naafada ah maamaahaha somalida ee khaladka ah ayey kamidtahey karaali ahaada wll

  • @abbdll
    @abbdll Před měsícem +1

    Ummada afka soomaaliga ku hadasho kkk maad iska tiraahdid ummada soomaaliyeed

  • @natureanimalsonearthandund163
    @natureanimalsonearthandund163 Před měsícem +1

    UMMADDA SOOMAALIYEED AF AY KUWADA HADLAAN WEEYE AF SOOMAALIGA

    • @YasserAA93
      @YasserAA93 Před měsícem

      😂😂😂 somali maha iyagu

  • @khadaraynanshe9093
    @khadaraynanshe9093 Před měsícem +1

    Indhaha qalbiga ka eegma fogoo waxanay aragbuu ogaadaa xildhibaanku haraali galyo lamaanaha iyo intii ay matalayan hadii aanu indha qalbiga la ayn

  • @user-xh2iq2ox8e
    @user-xh2iq2ox8e Před měsícem

    😢😢😢😢😢 subxana allh

  • @umuahmadmohammed1368
    @umuahmadmohammed1368 Před měsícem

    Absolutely, I agree ☝️ with 💯 . Dadka Somali ahi way iska hadlaan iyga oo aan u fiirsanin. Waanka xumahay sida ay idiom dhibtay dadkan wanaagsan ee reer somaliland.

  • @dawanprint650
    @dawanprint650 Před měsícem +2

    Indhole wax la isku cebayo maha wayo Allah ayaa xukumay. Dhaliisha eentuna waa dhibaysa.

  • @karingarfod9151
    @karingarfod9151 Před měsícem

    Fariid😂 mashaa Allah ❤❤❤❤

  • @user-qx9rp5yn5k
    @user-qx9rp5yn5k Před měsícem

    Maasha Alaah❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @AyaanWaano
    @AyaanWaano Před měsícem +1

    Guuuuuuuul guuuuuuuuul somaliland

    • @guleit89
      @guleit89 Před měsícem

      Guul Guuleed somalia

  • @user-xh2iq2ox8e
    @user-xh2iq2ox8e Před měsícem

    Sorry my sister and my brother 😭😞

  • @mahamoudnoor489
    @mahamoudnoor489 Před měsícem +2

    Fariid caqli badan

  • @MmiMmi-ih7hh
    @MmiMmi-ih7hh Před měsícem

    Indhoole ma laqanyodo wn maqlay runtii lkn ma maqal ma xishoodo mna cabsoodo

  • @Saifiyacumer
    @Saifiyacumer Před měsícem

    Waa wax laga xishoodo nin wayn oo afkiisii laga baxsan waayay waar hadalka haloo meel dayo soomaaliyeey

  • @user-de6vw1rs6w
    @user-de6vw1rs6w Před měsícem +1

    Waxa cad in lammaanahani aanay indhaha wax ka arkin; laaki8n ay qalbiga wax ka arkaan!
    Weriyuhu mas'uul aan la difaaci jarin buu difaacayaa!!

  • @user-qf3yx8po7o
    @user-qf3yx8po7o Před měsícem

    Oui

  • @wardichannelforeducational228

    Ilaahaw waxba kuguma ahee usoo celi indhoohoda waa gob gobi dhashayee. 😢😢

  • @user-qf3yx8po7o
    @user-qf3yx8po7o Před měsícem

    Ildhibeen istafuuruulah dhee waa rahldantey ist ist istafuuluulah

  • @hoodolamaanahaindhahala2283

    Asc waa hoodo lamaanaha indhahala oo idin leh maydhane maahmaah kale miyuu waayay intuu indhoolaha hadalka ku macaneenaayo
    Haduu raari galin soo bixin waayo sharciga ayaan la tuigsanaynaa

  • @nuurnuuraan8624
    @nuurnuuraan8624 Před měsícem

    2014 ayaan labadan maqlay guurkooda

  • @momoabdo6991
    @momoabdo6991 Před měsícem +3

    Xil Maydhane Alle indhaha ka qaad

  • @abdirahmanmohamud1635
    @abdirahmanmohamud1635 Před měsícem

    asc.maah maahdu xataa haday jirto inuu ku yidhaahdo maaha xukuumaddu inay soodhabar taabatay umalaynmaayo waxaa muuqata in labadan naafo.ladh ku soo kiciyey xaalad abuurkan uu xil dhibaanku kujiro

  • @MJ-lw2uh
    @MJ-lw2uh Před měsícem

    Hadal ka xildhibaanka waa hadal faquuq iyo yasid ku ah dadka qaba baahidan gaarka ah qaba. Hadii xildhibaanka xadgudbay meeyey mas’uuliyadii tafaftiraha Horn TV.
    Xildhibaanka & Horn TV waxaa laga doonyaa in ay cudurdaar ka bixiyaan hadalkaas cinsuriyada/ takoorida ah.

  • @abdillahiosman1770
    @abdillahiosman1770 Před měsícem

    Horta allah haydin xafidee waa quruxbadan tihiin. Mase jirto maahmaah daasi haday jirtana xuquuqdiina laguma duudsiyi karo.

  • @khadaromar7385
    @khadaromar7385 Před měsícem

    Sharafi korkiina ha ahaatee indhuhu kaliya maaha kuwa wax lagu arko ee waxa jira kuwa qalbiga

  • @Hersi14
    @Hersi14 Před měsícem

    Hadii uu ahaan lahaa xildhibaan europeean ah xilka waa laga qaadi lahaa ama uu is cadili lahaa xitaan haday jirto maahmaahdu

  • @hipoxasan6373
    @hipoxasan6373 Před měsícem

    habarjecloy muuse wakaaa

  • @abdilkarimmohamed6808
    @abdilkarimmohamed6808 Před měsícem

    waalahi waa guesiyaal runta sheekeeyaa

  • @JamaalCumar-ct7ud
    @JamaalCumar-ct7ud Před měsícem

    Waxan uarkaa
    Madaxwayne muuse biixi weeyi maah maahdu

  • @roodacawad13
    @roodacawad13 Před měsícem

    Xaal bixi maydhane alle ayaa naafada ka dhigey subxaanalaa

  • @jamalaraya9038
    @jamalaraya9038 Před měsícem

    Wan ka xumahy inad waresi ugu tagtaan waa wax laga yaqyaqsodo

  • @abdillahiabdikhadar4769
    @abdillahiabdikhadar4769 Před měsícem

    anaka soodooranay ee Maxad kabadalikartaan

  • @user-ky5jr1wi9k
    @user-ky5jr1wi9k Před měsícem

    Reer boorame
    waxay soodoorteen kuwii ugu
    Liitay

  • @MmiMmi-ih7hh
    @MmiMmi-ih7hh Před měsícem

    Hooriga la sheegiyo nacasliita ma ihiye ayunban maqli jiraye maxuu ahaa hoori ahmed hoorigani 😂😂😂

  • @mukhtargeeljire4680
    @mukhtargeeljire4680 Před měsícem +2

    Waa daan daan si kale siiwada ninkii hadlaba mu amrad sameeya hadalku uma socda dadka indhaha la' ee wuxu usocdaa in dhalaanta muuse biixi iyo wasakhdiisa

    • @dojimohammed7796
      @dojimohammed7796 Před měsícem +1

      Waxa adaa lagu idhaa nio xiligii aad reernimo wax ku difaacaysan gaadhay miyaa 😂😂 imika xaal uun ha siiyo hduu afku u gamay hadii kle waa la garan ciduu u socday isagii mee anaga Hana waaline masaakiinta in maah maah aan jirin lagu af la gaadeeeyo barateene

  • @user-qt3nw7cc4g
    @user-qt3nw7cc4g Před měsícem

    Anigo kuwa igodhaw aya qalbiga igajabiya

  • @mahamoudnoor489
    @mahamoudnoor489 Před měsícem

    Hori wajib waxa kugu ah inad waraysto geesti kalena adoo ula dodaya sidan oo kale

  • @hamsemouse3789
    @hamsemouse3789 Před měsícem

    walee xilibaanka hadey arki lahayen umey jawaaben waayo waa dubjir xil loo dhiibtey

  • @mahamoudnoor489
    @mahamoudnoor489 Před měsícem

    Hori isgaba codllo gudaya

  • @jamaadnuura10
    @jamaadnuura10 Před měsícem

    Isagaaba u doodaya xildhibaanka

  • @abdillahiosman1770
    @abdillahiosman1770 Před měsícem

    Muxuu ku keenay weeye?

  • @AxmedCabdirahman-v1l
    @AxmedCabdirahman-v1l Před měsícem

    Maahmaahdu inshore ma laqanyoodo ma ahayn maydhane wuu garan qaayey.waxay ahayd ilkoole ma lagan yoodo ,waay ilkahaa keena lagan yada

  • @mahamoudnoor489
    @mahamoudnoor489 Před měsícem

    Ma jirto mana aha xikmad mah mah laga dhigto

  • @mukhtarmaxamed5357
    @mukhtarmaxamed5357 Před měsícem

    Waa gar xaqbay kuhadlayaan halaga daayo hadalada gafkaa dadka baahiyaha gaar kaa qaba

  • @Eeboh1
    @Eeboh1 Před měsícem

    Isaaq xitaa infhoolayaashu waa bukaan. INDHOOLE MA LAQANYOODO WAA MAAHMAAH. AF SOOMAALIGU WAA MARGI WAA MEESHA LOO WADO IDINKA IDIINMA JEEDINE WAAD BUKTAAN OO DABADAA AYAA LAGA WADAA

  • @nuradinaahmed5292
    @nuradinaahmed5292 Před měsícem

    Kuwan wareyasha aqoon fiican ma lleh dad lixadkooda waayey oo lagu jeesjeesay ayuu leeyaha xukumada ku soo dirtay weriye raalin gelin bixi

  • @nimonimco3063
    @nimonimco3063 Před měsícem

    Hadii Nin Xildhiban ahi yidha: Gadabursi ma xishodo mana laqanyoodo. Ka waran? Dadka bahiyaha qabana waa isku qabiil

  • @user-qx9rp5yn5k
    @user-qx9rp5yn5k Před měsícem

    Waxaad maaha maaha maaha ee waa gefwayn

  • @mahamoudnoor489
    @mahamoudnoor489 Před měsícem

    Xildhibandu afkoda sabuun u bahan

  • @user-we6cb1qm5x
    @user-we6cb1qm5x Před měsícem

    Kani weriye ma aha adeerkii madhane ayuu difaac isleeyahay

  • @AyaanWaano
    @AyaanWaano Před měsícem

    Haa waa runteed halo soqabto

  • @seinabaliomar5211
    @seinabaliomar5211 Před měsícem

    Waxaas maaha maahmaah, ee ninku raali gelin ha bixiyo.

  • @mohameddugsiiye7929
    @mohameddugsiiye7929 Před měsícem +1

    Horaa loo yire ee maaha mid uu xildhibaanku yire imika......
    Adkaatey mar hadii indhoolayaashii la soo kiciyey..............

  • @Haantailaacomporosork
    @Haantailaacomporosork Před měsícem

    Adi kuguna wadin kumana oga wariyahan baa waalan

  • @muusecumarBile-wg3zy
    @muusecumarBile-wg3zy Před měsícem

    Suuldgabale waahadal hadana waasigooniya ayaa ladhahay waa sarbeeb hadalku sxpow

  • @adamyuusuf5097
    @adamyuusuf5097 Před měsícem

    Car wakaase haduu caqli leeyhay ha Ka dalbado cafis dadka baahiyaha gaarka ah

  • @nimcocabdi-ij9vu
    @nimcocabdi-ij9vu Před měsícem

    Maahmaah jirta maaha wawuxu iska sameystey wuugafe haka raali geliyo wariyu xukumada muxu kaga ordaya wayaab

  • @khadarmahmoud322
    @khadarmahmoud322 Před měsícem

    Dood mangal ah ayay layimaadeen lamaanaha araga naafada ka ah. Balse, ninka ay u jawaabayaan ayaa indhool rasmi ah. Wariyuhu isaga laftiisa ayaa xad gudub labaad sameeyey.

  • @husseindjama6572
    @husseindjama6572 Před měsícem

    Ankuugu daree, indhooluhu iibaana maleh.

  • @maxamedthanks3788
    @maxamedthanks3788 Před měsícem

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂 kuwani maahmahdu sax ayay ku ahayd xishood la aan wayleeyihiin😅😅😅

  • @SurprisedAstroStation-xl8mz

    Waryaa.xafadii.oodhanbaar.soo.eryanesa

  • @fadumoabdi5595
    @fadumoabdi5595 Před měsícem +1

    Waa yaab aduunyo ninkii joogow wax walba waa arkaysa waryi reer qudlaan wax uu ka faanaya inuu dhaho dadka soomaaliyeed ayuu wax uu leeyahay dadka afka soomaaliga ku hadla waar amxaar ayaa ku hadal oo orama ku hadla ee u sheega warysiga waa bilaictiraaf

    • @jamalsaleeban1666
      @jamalsaleeban1666 Před měsícem

      Waaa somalilander afkana waa lawadaga sida jabuti somali itopia somaliland iyo somaliya. Somali kenya somali somaliland. Maxa iska keen galay

  • @ahmedismail201
    @ahmedismail201 Před měsícem

    Wariye Hoore waa doqon maqlay uun Wariyenimo iyo dadka af Somaaliga ku hadla, dadkan xuquuqdoodo raadi, ma xishoodaan waa maxay?

  • @user-ym8de1jc6g
    @user-ym8de1jc6g Před měsícem

    Rali ahada madax bad tihin

  • @abdifarhan8979
    @abdifarhan8979 Před měsícem

    Kkkk,kkkk
    Walaahay waa yaab soomali hays la yaabto😮😮😮😮😮

  • @Maxamed-ym7xt
    @Maxamed-ym7xt Před měsícem

    xadiis,,baa,ahaa alxayaa,u bidcun minal,iimaan,micnihiisuna,yahay xishoodku waa qayb,iimaanka ka mid,ah,,,, waxana hubaal,ah inuu weeraray iimaan,kooda indho,la,aantana allaah,baa keenay mana,aha in ilaahay laxaad,la,aan,uu ku keenay adoon,addoomadiisa ka mida ceebo,looga dhigo,qofka yidhina waa jaahil,aan xishoon istaahil,na kuma aha masuuliyadda uu,hayo,waana maan,gaab,caqli,iyo cilmi,aan la,hayn wariyuhuna wuu qaldan yahay qof,baahi,gaara qaba qof,isla,baahidii cay,iyo ceebo,uugu,daraya meel,uu ku sax,san yahay ma,jirto xataa kuwa laxaad,ku udhan yahay qofka caaya,sax,maaha waa naa,nays,iyo waa magac,na qof,odhan,karaa ma,jiro naa,naysta ayaabu ilaahay dii,day waxana la,yidhi hadduuna raali,ka,ahayn qofku ha,uugu yeedhin xadiis,sibaabu,muslim fasuuqun,ayaa la,yidhi oo,ah inuu faasiq yahsy qofkii qof,muslim,ah caaya

  • @hubaalmedia296
    @hubaalmedia296 Před měsícem

    Oo markaa ma iyaga ayuu la hadlay kkkkk

  • @muruudi4961
    @muruudi4961 Před měsícem +1

    Xildhibaanku maddaxweynaha ayuu lahadlayay siday gabadhu-ba sheegtay ee inay personal u badalaan waa wax laga fiican .. yahay

  • @user-wf2hg8ve7f
    @user-wf2hg8ve7f Před měsícem

    Waa mahmaah ee idinka maaha ma muusa idin so kiciyey

  • @nuuroshaah5198
    @nuuroshaah5198 Před měsícem

    Weriye dhinac ka xabarsan usgaag weeye kalab

  • @mahamoudnoor489
    @mahamoudnoor489 Před měsícem

    Maha mah mah WA hadal la samaystey gafna Ku ah dadka indhaha la

  • @user-yt5zz2lv6j
    @user-yt5zz2lv6j Před měsícem

    way ku saxsan yahay

  • @mahamoudnoor489
    @mahamoudnoor489 Před měsícem

    Xaq bay u leeyihin in laga xaalo

  • @guleit89
    @guleit89 Před měsícem

    Way laqanyodan 😂😂

  • @mahamoudnoor489
    @mahamoudnoor489 Před měsícem

    Takalba had ah

  • @CabdiDiiriye-y8r
    @CabdiDiiriye-y8r Před měsícem

    HOODO IYO ODAYGEEDA WAXAN LEEYAHAY MAAHMAADU IDINMA KHUSAYSO WAXAD WAANA MAAHMAAH DADKA MAXISHOODAYAASHA AH LOO SOO QAATO, IDINKA AYAA IDIIN XILSAARAY MAXISHOODAYAASHA?!!!!!!!

  • @Waano-x9
    @Waano-x9 Před měsícem

    Waxan wariyaha sheganaya e jilicsantaa ayaa maydhane. Ka daranba. Shaw wuxu wa eyagiii 😂😂😂

  • @jamalaraya9038
    @jamalaraya9038 Před měsícem

    Kani wariye maaha
    Waa horrible nacas
    Maydhane waa neef xoolo ah

  • @cabdinasir8591
    @cabdinasir8591 Před měsícem

    XAQBAY U LEEYIHIIN IN RAALI GALIN LA SIIYO

  • @SaluuglaSiciid-qm3sy
    @SaluuglaSiciid-qm3sy Před měsícem

    Waar weriyena maaha Kani waayo wuxuu qiis usamaynayaa ruux ambada oo dadkan kuxadgudbay

  • @BA-qc8ko
    @BA-qc8ko Před měsícem

    Stigmatisation baa la dhaha. Waxa ay lamitahay midab kala sooc. Wa hadal cay badheedh ah o loo jeediyey dadka naafada ah.

  • @NimoMohamed-w1x
    @NimoMohamed-w1x Před měsícem

    Kkkkkk maraka ma idinka uunba indha la yaab😅