"Xadhiga Cismaan Cumar Dool Wuxuu u dambeeyaa Dulmigii 6 Sano soo socday " Xoghayaha Guud ee WADANI

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 4. 09. 2024
  • #SAABTV #WARARKA_SAABTV #WARBIXIN_SAABTV
    Waxaanu Diirada Saarnaa Dhacdooyinka Saameynaya Nolosha Bulshada Iyo In aanu Gaadhnoo In Ka Badan 1Milyan Oo Qoys Oo Ku Kala Nool Adduunka Oo Dhan, Aragtidayadu Waa Mid Ay Ku Kalsoon Yihiin Dadka Ku Xidhan Saab Tv Ee Kunool Daafaha Dunida, Saab Tv Wuxuu Kuu Soo Gudbinayaa Warar, Wareysiyo Iyo Faallooyin Ku Saabsan Arrimaha Caalamka, Afrika Iyo Soomaalida.
    Find us on Facebook: / saabtv
    Follow us on Twitter : / tvsaab
    Follow us on Tiktok: / saabtv
    Check our website : www.saabtv.com

Komentáře • 323

  • @maryamdirie6842
    @maryamdirie6842 Před 2 měsíci +7

    Doqmahan ya iyaga ka qabtaa wadanka. Niin caytami jiray ee wadanka ka galay gafka in lo hadlo wa mid SubxanaAllah

    • @bilana289
      @bilana289 Před 2 měsíci

      Ka waran Buuni, xinif, ina kaahin iyo muuse caydiisa iyaga caydodu ma xadiis baa

  • @ibn.dahir.
    @ibn.dahir. Před 2 měsíci +16

    Waa ciyaala suuq, la yidhi xil baad haysaa.
    Liinteedaay

  • @saalaxy
    @saalaxy Před 2 měsíci +13

    Dameer cabdi Dameer qaranka barakaysan ha Laga qabto

  • @abdihayd2924
    @abdihayd2924 Před 2 měsíci +8

    ❤❤❤WAA. RAFADKEY RAFANEYSEY❤. DOWLADA. SIIDHACAYSAA. ALOW. SHARKEEDA. HADHAAFI. XISBIGA. QUDHMIYE. IYO. ASKARTA. XUKUNKA. HAYSA ❤

  • @lutfi9892
    @lutfi9892 Před 2 měsíci +5

    Qofna sharciga kama sareeyo cusman la liqi maayo ee sharciga ayaa la gaynayaa, kan hadlayana sharciga geeya xildhibaankan maalin walba hanjabaaya

  • @mohamadismail1880
    @mohamadismail1880 Před 2 měsíci +6

    EVERY BODY CAN BE ARRESTED BUT THE IMPORTANCE FOR HIM IS TO BRING IN COURT WITHIN 48 HOURS

    • @tormundgaint1022
      @tormundgaint1022 Před 2 měsíci

      They need a warrant for arresting someone from the airport. Why didn’t they get a warrant from the court since they knew he was coming back??? We Africans like abusing each other.. We can’t rule ourselves.

    • @funnyanimal885
      @funnyanimal885 Před 2 měsíci

      ​@tormundgaint1022 they had a warrant to arrest, and he knew that!!!

    • @dalaisacgibril5899
      @dalaisacgibril5899 Před 2 měsíci

      Ingiriis garan maysidee maad afsomaliga iskaga hadashid

    • @yaakcon
      @yaakcon Před 2 měsíci

      Not really, you have to commit a crime. They cannot simply take you to the station without a crime.

  • @ZahraAden-ws2or
    @ZahraAden-ws2or Před 2 měsíci +4

    I will suggest the government immediately sent to him to the court

    • @yaakcon
      @yaakcon Před 2 měsíci +1

      But they need to charge him with something first. So what is his crime?

  • @Shin-wu4mi
    @Shin-wu4mi Před 2 měsíci

    Mujaahi ‼️⁉️yaa mujaahida culimada halkaa joogaa waa shimbirayahow heesa weeye subxaanallaah allow xaqa adaa u hiiliya yaarabalcaallamiin ‼️🛑

  • @ALBERT-gq5yf
    @ALBERT-gq5yf Před 2 měsíci +2

    Qudhun kasta oo buka T V ga à soo hor fsdhiisto

  • @maxamedcabdi60
    @maxamedcabdi60 Před 2 měsíci +4

    Adigaa kuxigaaya eyohow eygu dhalay

    • @bilana289
      @bilana289 Před 2 měsíci

      Adiga iyo wixii ku dhalay ayaa ey ah nacdal yahay bilaa nasabka ahi

  • @maxamedxadhigle3975
    @maxamedxadhigle3975 Před 2 měsíci +1

    naxli iyo guuf hurgumo

  • @ibnubacays8063
    @ibnubacays8063 Před 2 měsíci +5

    Masha allah xusbiga wadani waa xusbi dadkisa iyo dalkisaba u tudhaya lkn xukumadan kulmiye wanu aragna way damacsan yhihine sharkoda alleh hayna dhaafiyo 🤲🤲🤲🤲

  • @Redspittingcobra
    @Redspittingcobra Před 2 měsíci +6

    Hadayna dadka reer Soomaalilaan isku tashan oo ayna iska qaban kuwa Itoobiya dan mooday. Waxaa dhici doonta maalin aynu Koonfurta u qaxi doona inagoo Itoobiyaan uu inaga qaaday dhulka.
    Soomaali dhul inagama qaadi karto ee yaanay Oromo ina qabsan.

    • @ahmeddaud5075
      @ahmeddaud5075 Před 2 měsíci

      Faqasheey kala garo waxa laysku hayo iyo cida is haysa,

    • @Redspittingcobra
      @Redspittingcobra Před 2 měsíci +1

      @@ahmeddaud5075
      Anigu Faqash maba ihiye.
      Maxaa laysku hayaa qudhmiseey?

    • @user-sz7sn2rv9r
      @user-sz7sn2rv9r Před 2 měsíci

      Waan ku aqaan reer Somaliland maba tihid

    • @user-sz7sn2rv9r
      @user-sz7sn2rv9r Před 2 měsíci

      @@Redspittingcobra Qudhmis waa jabhadii majeerteen ee cabdilaahi yuusuf waxana u bixiyay Afwayne

    • @Redspittingcobra
      @Redspittingcobra Před 2 měsíci

      @@user-sz7sn2rv9r
      Hadaanan reer Hargeisa ahayn maxaa i xiijiyay? Oo aan uga sii digayaa khatarta itoobiya soo wado.

  • @bilcanmedia1548
    @bilcanmedia1548 Před 2 měsíci +4

    Reer wadani waxaas meel idiinkama banaana

  • @user-ui7qe4ti5v
    @user-ui7qe4ti5v Před 2 měsíci +3

    wuxuu u yimid waa xaalad abuur, ninka siduu og nahay u caytama in aad u doodaana waa idinku ceeb.

  • @siciiddauud
    @siciiddauud Před 2 měsíci +7

    sacad muse 3 saac dagaal ma galin karan jeegaanti way burburtay xage gali

    • @dojimohammed7796
      @dojimohammed7796 Před 2 měsíci +2

      Hhh nimankii xaadka ( shimbirtu laysay raganimo sheegta waxba yaan layskula hadhin

    • @dojimohammed7796
      @dojimohammed7796 Před 2 měsíci +1

      😂😂😂 jeeganta dagaal looma samayne nimadaam siyaasi ah oo is bahaysi doorasho ah bay ahyade sacad muuse haday hanti dhowr ahaayen mnta wa la siman yhy dagaal keena aabo wa arki ninka 3 minutes kaga baxa 😂😂

    • @user-sz7sn2rv9r
      @user-sz7sn2rv9r Před 2 měsíci

      Sacad muuse waa subeer Awal way geli karaan waxana la dhashay ciise muuse Afgaab muuse celi muuse ciise muuse oon dagaal cidi ki gaadhin halka nin lagaga dilo 10 ku dila weliba anoo dhogoriya oo xabaduba dhabarka kaga dhicin oo jilbka mida ciise muuse ayaa la dhashay kuwii sheegayay ina si arag een xabaduba dhabarku kaga dhicin ee isaaq oo dhami ka baqaan

    • @ismailmahamed
      @ismailmahamed Před 2 měsíci

      War dadkiinan beenta lagu barbaariyayoow caga dhigta cabaadka faataa baxdana kala daaya lays baraye.

    • @ismailnasri9936
      @ismailnasri9936 Před 2 měsíci

      Waar neef ayaad tahay xukumad ayaa xidhay.
      Marka shaqsi la xidho maxaad sacad muuse kasoo eegtan?
      Dadkiinan ka yar iyo ka wayni isku aqli yihiin miyaad fakartaan oo ummada meel ka fadhiisatan?
      Walle waa yaab waxaad doonaysaan.

  • @maxamedcabdi60
    @maxamedcabdi60 Před 2 měsíci +4

    Cadowga gudaha yusra harti mid kanoolaan maaayo cismaan ayaad shegeysaane hadaan ciro sooxidhiwaayo

  • @user-yf2sz6hc2b
    @user-yf2sz6hc2b Před 2 měsíci

    Garonoonka yaa Leh alle swt iyo garxajis anaagaa xidnay anagaana furanay.miyuu ilaabay.hadalkii muj.axmed mire.

  • @abdihayd2924
    @abdihayd2924 Před 2 měsíci +5

    CARUUR TII HEEGO NAASDHEER. AYAA. NAASAHA. LADHACAYA. COMONTIGA. HEEGOY. 3 BILOOD. BAAKUHADHAY. SIIYAACA. OO QAXA

    • @nimcohirsi2878
      @nimcohirsi2878 Před 2 měsíci

      I am so sorry in Hargeisa lagugu dhex jiido that is means malihid awooood maxad tari karta

    • @suberh8985
      @suberh8985 Před 2 měsíci

      We ain't goin' nowhere.... We can't be stopped now
      'Cause it's Kulmiye for life

    • @suberh8985
      @suberh8985 Před 2 měsíci

      @@nimcohirsi2878 nayaa naa nama matashid kolleyba waxaad tahay faqash wax isku direysa ee xishood. Hargeisana waa caasimad cidna lagama laha

    • @samriyecapull2101
      @samriyecapull2101 Před 2 měsíci

      Xisbiga wadani cadawga gudaha Somaliland wuu dhacayaa insha allah

  • @user-nz8xk7ql9q
    @user-nz8xk7ql9q Před 2 měsíci +2

    Waar nimanyahaw edeb yeesha oo caqligu ha shaqeeyo cisman wa la waraysanayaa wadankiisii baana lagu haystaaye adeer ama cayda hore joojiya ama cabaadka dambe.
    Wadankiisiibaa lagu xidhay umalihid xaq loyal kaliya ayaa ka hadli Kara.

  • @Redspittingcobra
    @Redspittingcobra Před 2 měsíci +1

    Madaxweynuhu waa Awal.
    Wasiirka Maaliyadu waa Awal
    Wasiirka arimaha dibada waa Arab
    Wasiirka arimaha guduhu waa Habar Jeclo.
    Gudoomiyaha guurtidu waa Habar Jeclo.
    Taliyaha sirdoonku waa Habar Jeclo.
    Garxajis muxuu haystaa iyagoo haddana kuwa ninka Soomaalida caaya ee Faysal Faaruq kadhashay iyo ninka jilicsan ee Cabdi Raxmaan Cirro.
    Waar fadhiga ka kaca.

  • @fatimasalah4539
    @fatimasalah4539 Před 2 měsíci +2

    Waxaad doontaa sameeya

  • @hamda2342
    @hamda2342 Před 2 měsíci

    Reerkan
    Wada.caytamaya
    Waxan
    Yaa.umada.ka
    Qabta.odoyaal
    Aan.xishoonay
    Subxaanalaa

  • @hajii2033
    @hajii2033 Před 2 měsíci

    guul

  • @abokorcaateeye7926
    @abokorcaateeye7926 Před 2 měsíci

    Ina cumar dool baa qaldan sababto ah manta may ahyn in uu somalind tago

  • @IsmailJama-xo4gv
    @IsmailJama-xo4gv Před 2 měsíci +3

    WAAR WAXANI WAA FAQASH CUSUB EE ISKA CELIYA EEYDA EEYDU DHASHAY EE OROMADA AH

    • @businessmoney-vl8rt
      @businessmoney-vl8rt Před 2 měsíci +2

      Jareerta gudahay adu isaaqba ma tihid 😢😂😂😂

    • @user-sg5np8xe9h
      @user-sg5np8xe9h Před 2 měsíci

      ​@@businessmoney-vl8rtwaae isaaqiinana marabnee habarawal waa kibirteen runirun haday tagtana wax iskacelin maysaan keligiine hooy fadhiista wadanka anagaa xoraynoo waanu utudhaynaa idinku haashtari gii faqash ayaad ahaydeen

    • @user-sz7sn2rv9r
      @user-sz7sn2rv9r Před 2 měsíci

      @@businessmoney-vl8rt Jareeri maba degto Somaliland kkkkk ina guun waa kii eygu wasay waar iga qabtaay ee uu ku dhegay kkkkkkkkkkkkkkkkkk maxaan kala hadalaa eeybaaba wasee nijaas

    • @businessmoney-vl8rt
      @businessmoney-vl8rt Před 2 měsíci +2

      @@user-sz7sn2rv9r jareertu wa adiga habar uunisey asalkini Wala ogaday yusra oromoy 😪🙏

    • @user-sz7sn2rv9r
      @user-sz7sn2rv9r Před 2 měsíci

      @@businessmoney-vl8rt jareeri ma degto somaliland jareer jeberi ayaan aqaanaa uunsin naagaa isaaq baa shita naagi hiinu way ureen uff uff

  • @barkhadmahamud7869
    @barkhadmahamud7869 Před 2 měsíci +1

    Inaad na fasaxdaan ayey ahayde balse waaynu wada fahanay

  • @tormundgaint1022
    @tormundgaint1022 Před 2 měsíci +2

    Wadanki aynu u dhalanay Oromo waxba ka dhaano. Maalinkasta mid inaga mida maalayacni lagu xidha. Waa guumaysi caadiya. Reer inaga samir badani ma jiro.

  • @user-yf2sz6hc2b
    @user-yf2sz6hc2b Před 2 měsíci

    Insha allah iyagoo duleysan,ayuu.alle swt karaa in uu na tuso'maxkamadna la soo taagi. Aakhirana waa.dambeysaa.

  • @user-qx9rp5yn5k
    @user-qx9rp5yn5k Před 2 měsíci

    Wadanka suldaan ma xukumo.xisbiga wadanina.ma.xukumo.dalka noocaagaa Ayaa waalaya

  • @amnoali8348
    @amnoali8348 Před 2 měsíci

    Somaliland no need problems 😏😏😏😏so stop drama

  • @masuulofficial7014
    @masuulofficial7014 Před 2 měsíci +1

    Tan canwaro ayaa layidhaahdaa dawladna maaha waa in dheg iyo dhan lagu dhuftaa

  • @samriyecapull2101
    @samriyecapull2101 Před 2 měsíci

    Khadar sikhraan kolba dhinac ucarare anigoo cidagale yoonis cabduraxmaana ayaa garanaya wadanina waxba utari maysid xisbiga wadani cadawga gudaha Somaliland wuu dhacaya insha allah

  • @mahdibahdoon9742
    @mahdibahdoon9742 Před 2 měsíci

    Kkk Fardhiye waa laandheer ma idoor baa qaban kara.

  • @Amal-vy3lv
    @Amal-vy3lv Před 2 měsíci

    Xisbigii wadani waakaa rer Somaliland now

  • @AidrosOmar
    @AidrosOmar Před 2 měsíci

    Waa wax laga xumaado cabudhimtu

  • @BERQAD
    @BERQAD Před 2 měsíci

    KHADAR GUUNOW
    500 BOQOL SIIDAA!!!
    AAN IDIN DAAWANEE!!!
    NO MORE SOMALILAND

  • @abdullahiomarali5241
    @abdullahiomarali5241 Před 2 měsíci

    CISMAN LAKIIN WAXUU DIBDA KA WADA KLA QAAYBINTA SHACBKABSOMALILAND

  • @user-ls9vs6yu3v
    @user-ls9vs6yu3v Před 2 měsíci

    Odeygaani ina dol ee sakhraanka ah

  • @RahmaDDoni-uh9bl
    @RahmaDDoni-uh9bl Před 2 měsíci

    Waay ku waasheen
    Siyaad bare 😂😂😂😂😂Siyaad bare
    Shaf buulahaa

  • @shukrihassan1398
    @shukrihassan1398 Před 2 měsíci

    Faysal Cali Waraabe ayaa dhibana ka ah

  • @shaahyahangeneral1096
    @shaahyahangeneral1096 Před 2 měsíci

    Wadani waxaan odhan lahaa kan oo kale ha sheeganina oo Xisbiga haku magacaabina waayo wuxuu ku hadlayey waan u adkaysan waayey inaan dhegeysto.
    Qaranka ayuu denbi ka galay iyo wadanka.

  • @laylaahmed7559
    @laylaahmed7559 Před 2 měsíci

    Wadani waa huwan iyo soomaaliya

  • @dalaisacgibril5899
    @dalaisacgibril5899 Před 2 měsíci

    Gacan aan ku codeyno gacanta kalena ina biixi iyo ina Kaahin ha laiskaga celiyo

  • @advyser
    @advyser Před 2 měsíci

    Nin qabaailka Somaliland oo dhan caayay ayaa maanta la daba ordayaa
    Sharci ga kama sareeyo

  • @user-gr4dz7ku4j
    @user-gr4dz7ku4j Před 2 měsíci

    dee idnkaa wada ee joojiya reer wadani yaahuu

  • @cabdikariin718
    @cabdikariin718 Před 2 měsíci +2

    😂😂😂 haraatidii u danbaysay ee muuse weeye hhhh

  • @user-yf2sz6hc2b
    @user-yf2sz6hc2b Před 2 měsíci

    Waa siyaasi xasaanat Leh
    Welibs sharci ajinabi Sita. Yaab.

  • @cabdikariin718
    @cabdikariin718 Před 2 měsíci +2

    garxajizow dalka haynaga burburinina muuse waxba uumay hadhin 4bilood oo kaliya u hadhay wuu tagayaa

    • @businessmoney-vl8rt
      @businessmoney-vl8rt Před 2 měsíci +1

      Dalka dalka dalku wa tacabkii habar Awal iyo habar jeclo jareeryahy habar uunistii 😂😂

    • @user-sg5np8xe9h
      @user-sg5np8xe9h Před 2 měsíci

      ​@@businessmoney-vl8rthabarawal maxay tabceen awalna haashtarigii faqash ayaad ahaydeen iminkana hubkii iyo wadankiiba waad kasoo cararteene fulayaal hj maxaad karabtaa waa reero kulasimane kamaaran hadaad waxtihiin garxajis geesiyaal alle badiyay maasha allaah 36 ardaa adiguna 8 ardaa inte isujirtaan?

    • @ifraxxasan5432
      @ifraxxasan5432 Před 2 měsíci

      Cabsi garhajis ba isku racdeen afar qabil halqabiil aya laba laga dhigaya masakiin

  • @amnoali8348
    @amnoali8348 Před 2 měsíci

    all problems Somaliland wadani 👹👹👹👹👹👹👹👹👹👹👹👺👺👺👺👺👺👺👺👺👺👺👺

  • @cumarcali5512
    @cumarcali5512 Před 2 měsíci

    WAA LA ARKAA WAXA AAD HALKAA LA SOO FADHIISATEEN QABYAALADA AAD U BANBAXDEEN BAA INOO BALANA INA GUUNOW

  • @user-kn5nw1yv4p
    @user-kn5nw1yv4p Před 2 měsíci

    Odaygan hala xidho ha firdhiye wad la socotay adaa kalkaliye u ahaa

  • @ahashi7828
    @ahashi7828 Před 2 měsíci

    Suldaanka Guud iyo Suldaan Hasan(Suldaanka Habarawal) waa in ay ka tashadaan arintaa ka dhacday AirPortka waa in ay Gacanta ku qabtaan NABADA HARGEISA inta aan laga dhigin Laascaanoodii labaad.

  • @ugasougaso6091
    @ugasougaso6091 Před 2 měsíci

    Xayawaan uraya af noolina wuu hadla eyna wuu ciyaa

  • @user-qx9rp5yn5k
    @user-qx9rp5yn5k Před 2 měsíci

    Tuug.sharciga shaqaynaya waa in la xidho.cid kasta.oo sharciga ku.xad gudubta

  • @khadarciidle1706
    @khadarciidle1706 Před 2 měsíci +3

    Garxajis laga yeeli maayo inuu sharciga diido hadana wuu yidhaa ii codeeya

    • @bilana289
      @bilana289 Před 2 měsíci +1

      Sharci maxay ah ayay diiden

    • @HawrarLyrics
      @HawrarLyrics Před 2 měsíci

      ​@@bilana289 qof eedaysane ah waa kuwaa leh maxaa loo xidhaya.

    • @bilana289
      @bilana289 Před 2 měsíci

      @@HawrarLyrics
      Adigoo degen oo caqliga isticmaalaya bal noo sheeg wuxuu ninkan la xidhey ku eedeysan yahay

    • @khadarciidle1706
      @khadarciidle1706 Před 2 měsíci

      @@bilana289 dambiilaha markaad u doodo sharcigaad Ka soo horjeedaa

    • @bilana289
      @bilana289 Před 2 měsíci

      @@khadarciidle1706
      Dambiga uu galay muxuu yahay ma caydii Buuni, Xinif, ina kaahin muuse shaani toodii ma mid ka badan ayuu yidhi
      Buuni caydii waaba lagu dalacsiiyey oo wasiir ayuu ku noqday caydii
      In la isu dawladeeyo siyaad Bare ayaa laga diidey

  • @user-ul6fn9ie6q
    @user-ul6fn9ie6q Před 2 měsíci

    Cadawoogen jaban wan sugana siidanta cismaan Cumar dool hala soo daayo ninka

  • @siciidcabdiraxman1453
    @siciidcabdiraxman1453 Před 2 měsíci

    Qofka waa la xidhi karaa
    Khalad maahuu gallay hadii kalle waa. La sii dayn karaa

  • @user-yi1nu9ne8t
    @user-yi1nu9ne8t Před 2 měsíci

    Guun ixtiram malihid, addba faqasha.

  • @gelehildid4797
    @gelehildid4797 Před 2 měsíci

    6:03

  • @warfaaden6369
    @warfaaden6369 Před 2 měsíci

    Sidaa waxaan hayso saqajaan oo xayawaan

  • @nagaadjama3312
    @nagaadjama3312 Před 2 měsíci

    Ala maxa mid madhan hadlaya qof kasto ina Cumar Dool u doodaa
    Caqligisu intu gadhsisan yahay bu noo sheegay

  • @FaysaFaysa-ib8yz
    @FaysaFaysa-ib8yz Před 2 měsíci

    Adeer waddani waxanleeyahay muuse sokeeye dhibeweeye.
    Waddani guuul baa usoohoyatay.

    • @user-sz7sn2rv9r
      @user-sz7sn2rv9r Před 2 měsíci

      Kan inaguun futadaa cuncunaysee eey uun haloo keeno eeyu way buux dhaafisay hargayee kkkkkkkk waa ninkii eygu wasay kkkkkkkkk

  • @AyaanWaano
    @AyaanWaano Před 2 měsíci

    Guuuuuuul somaliland❤❤❤

  • @user-gr4dz7ku4j
    @user-gr4dz7ku4j Před 2 měsíci

    odiga eega maha muwaadil reer somaalilaan ah waa sangadhuudhi ee garcdayi wada raaca waar shicibka reer somaalilaan ahku rafania

  • @user-bp9rx5tz4x
    @user-bp9rx5tz4x Před 2 měsíci

    Idinkana halaydin xidho

  • @user-kn5nw1yv4p
    @user-kn5nw1yv4p Před 2 měsíci

    Nacaskan iyo kuwa kalaba ee wadanka fodada ka wada wadanka ka qabta

  • @abdisharif8315
    @abdisharif8315 Před 2 měsíci

    WAXBA MA AYDAAN DIIDIN EE QABYAALAD AYAA IDIN WADAY HADANA QABYAALADII AYAAD KELI ISUGU NOQOTEEN EE WAXAAD KA HESHAAN IDINKA LEE WAAYE.

  • @elmimusa3630
    @elmimusa3630 Před 2 měsíci

    Xisbiga wadani waa rakaab xume ciyaala suuq miidhan baa ku jira

  • @FaysaFaysa-ib8yz
    @FaysaFaysa-ib8yz Před 2 měsíci

    Muuse wuudhacay ee nabada hala ilaaliyo.

  • @user-qx9rp5yn5k
    @user-qx9rp5yn5k Před 2 měsíci

    Xisbiga wadani ma.kolba wuxuu difaacaa qaran dumisyada iyo.dhagar.qabayaasha waa in.aan maxkamad lasaaraa

  • @user-yc6hh2rq9q
    @user-yc6hh2rq9q Před 2 měsíci

    Shalayto wadani wuxu nagu lahaa qofka caytamaa name matalo maantana cismaan oolayaqaan ayaa noqday sarkaal wadani ah ilaahaw Haa iyo maya hanaga wada yeersiin

  • @user-of8ty4cu9v
    @user-of8ty4cu9v Před 2 měsíci

    Naga xishooda

  • @user-dg2fq8yg5u
    @user-dg2fq8yg5u Před 2 měsíci

    Cami igaqabo dabada waan naxay maalintii ceebuu inoosojiiday kandhukuranna sss salaantasiii igaad ushaqaysaane

  • @DaahirXuseenxasan-un4yf
    @DaahirXuseenxasan-un4yf Před 2 měsíci

    Sharciga adeer waa loo simanyey qofkii danbi gala waa laxidhayaa

  • @user-yf2sz6hc2b
    @user-yf2sz6hc2b Před 2 měsíci

    Garoonkaba xidha weliba magacana u bedalla cismaan international airport.

  • @abdullahiomarali5241
    @abdullahiomarali5241 Před 2 měsíci

    INA GUUNO SHAQDII LAGU DIORTEY MA QABANAYSID ISAAQ BAAD ISKU DIREYSAA
    INA CUMAR DHOOL WAA QARAN DUMIS DAWLADA XIDHEY SHARCIGA WAA IN LA IXTIRAAMAA

  • @inacarab2353
    @inacarab2353 Před 2 měsíci

    Qudhmiye wuu dhacayaa

  • @abdulkasem1398
    @abdulkasem1398 Před 2 měsíci

    Kuwa u doodaya ninka habeen iyo maalin qaranka Somaliland baraha bulshada ka waday kicin dadwayne wax lagu doorto ayaaban jirin. No way in Wadani dalkan madax ka noqdo.

  • @maxamed8867
    @maxamed8867 Před 2 měsíci

    Waxan fariimaha soo qorayaa miyaad garanaysaan waa heego oo isa soo abaabushay

  • @abdisharif8315
    @abdisharif8315 Před 2 měsíci

    FIRDHIYE YAA KU DHACA, BALSE SAAXIIBKAY OSMAN OMAR DOOL WAAN KA XUMAHAY IN LAGU TAGRI FALLO OO ISAGOO GABADHIISA BIXIN LAHAA LOO DIIDO.

  • @engsayidmohamed7527
    @engsayidmohamed7527 Před 2 měsíci

    kaassss hala xidho xisbi cod doonaya kaassss ooo kale ina laxidho wuu istaahilaaaa ee magc xumida kadaya xisbiga

  • @FaysaFaysa-ib8yz
    @FaysaFaysa-ib8yz Před 2 měsíci

    Muuse juudaan hargaysa wuxuu rabaa inla iskudilee.

  • @abdirahmanlibaan5850
    @abdirahmanlibaan5850 Před 2 měsíci +1

    Xukumadda fidnada caqliga waxaay uga hadhay xira dila qeeybi oo xukun

  • @taniyahjamac2220
    @taniyahjamac2220 Před 2 měsíci

    Xukumad kulmiye Waxay isku Dayey Saa iinay Biilowdoo , iiney Dadka Maxkama Deysoi ooy Xiidhoo Siyaa Siin Baadan oo ka tiirsan Xisbiga Waddani; Sii Aay uuga Caaydh Siiso Taagera yasha , oo aay Xiisado iyo Xaasii Loonii , Daroo uu Dhacdo , Marka Haa Lays Dejiiyo, oo Wax kasta uu Xukumad kulmiya Abbaabusho, Dulqad haa Loo yeesho iinta Doorshdu Dhacaysoo, Yaan Laa Siin Fuursad uu kaga Meereysto, iinu Doorasho Qaabto; Marka Waxan Leeyahay Haa Lays Dejiyoi

  • @roodacawad13
    @roodacawad13 Před 2 měsíci

    Waa lagu fahmay dhamaantiin idinkaa diray caruurta aad u ciya weligaa waad ciyaysay isna waad ogayd dhaqankiisa adiga ku haboon xadhiga

  • @user-oz4pq3ei4z
    @user-oz4pq3ei4z Před 2 měsíci

    qudhmiye markii la nacay ayuu dadka xaxaganayaa😅😅😅

  • @cabdikeniisman6964
    @cabdikeniisman6964 Před 2 měsíci

    Waxuu doonayaa inay Xanadu ka dhacdo saaka hargaysa marka qorigii muuse waa la hayaa mar hadii xabadi dhiciwayday waxuu leeyahay maxaa kuu geeyey waa fadhilee

  • @user-bm8uy7ut4v
    @user-bm8uy7ut4v Před 2 měsíci

    waa cajuus wayn oo wadka sugaya hadana xumaan buu ka shaqaynayaa yusra hartii

  • @user-gg6sd1st6b
    @user-gg6sd1st6b Před 2 měsíci

    Alamaxa doqoon ku danbeyaay isaaq ragiwadijiraybu wakhatigu helay

  • @user-lb4ub5nd3b
    @user-lb4ub5nd3b Před 2 měsíci

    Hooyadii iyo qamuunyeysigiisaba ha wasee dool hala dilo hooyadaa siilkeedii ayuu madax u yahay

  • @warfaaden6369
    @warfaaden6369 Před 2 měsíci

    Kkkkkkkkkkkk qarandumiska waa laqabanayaa

  • @abdijama6081
    @abdijama6081 Před 2 měsíci

    cismaan omar dhool plt iska qaawin jirey

  • @nuradinaahmed5292
    @nuradinaahmed5292 Před 2 měsíci

    Dabaal iyo doqon badanaa xisbiga wadani dadkii uu caayey adeer iyo umada uu isku dirayey kan guun inuu hablaha caayo ayuu ku fiican yahay

  • @jakey2424
    @jakey2424 Před 2 měsíci

    Waa gumoobeen kuwani. Waar wax iska celiya

  • @rashaabdallah7400
    @rashaabdallah7400 Před 2 měsíci

    Eydii uu dhaqayey buu ka raystay dad buu u ekaaday

  • @abdirashidibrahimibrahim8403

    Good point xukuumadu way dedaashay ha la xidho isaga iyo kuwa u hadlayaba waar ina guun waa beenaale faqasha oo huwanta u shaqeeya kalab uraya

  • @HassanAlinuur
    @HassanAlinuur Před 2 měsíci +1

    Nina horumar kuma gaadhi karo hilb wllkii hagardaamo waxa inoogu filan hadal xun oo wayda qaranka ha la xurmeeyo sxbyaal

  • @cabdirisaaqmaxamud7003
    @cabdirisaaqmaxamud7003 Před 2 měsíci

    Muhiimaddu waa in la idinka cadhaysiiyo oo kursiga la idinka dhooqeeyo ee wax fahma.

  • @user-yf2sz6hc2b
    @user-yf2sz6hc2b Před 2 měsíci

    Maya islaam alloow.qofku dembi wuu Gali karaa.hab iyo hanaan midna looma qaban.ta 2aad. Goobo waxa jira ka caagan isqabqabsi.sida garoomada,isbitaalada,hoteelada I'm.