Dooxa Hargaysi wuxuu ahaa goob qashin haddana Biyahaanu ka dhaansanaa.

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 22. 08. 2021

Komentáře • 25

  • @aidarusasad2220
    @aidarusasad2220 Před 2 lety +2

    maayir mooge sxb alla ha ku sharfo

  • @omarezmail9926
    @omarezmail9926 Před 2 lety +3

    apdikariiN aHmeT mooge big legend go forward

  • @bulshoywaanabad7285
    @bulshoywaanabad7285 Před 2 lety +3

    Maa shaa Allah. Bulshodeeno waa bulsho aad u fiican ee waxay uun u baahan tahey jihen fiican.

  • @aminamohammedibrahim9396

    Maasha allaah🎉🎉🎉❤❤

  • @Miiraale6116
    @Miiraale6116 Před 2 lety

    Ilaa qof kasta oo reer Hargeisa ahi garto inuu qashinkiisa hayo oo dhawro dhulka dawlada hoosana laga helo meel dadku xashiishka ku ururiyaan fari kama qodna...waayo xashiishkani Waa keenii ee maaha mid cirka ka soo dhacay...guul waarta inashaa allah..

  • @hamseahmed4985
    @hamseahmed4985 Před 2 lety

    Mansha allaH

  • @rashiidhassan7963
    @rashiidhassan7963 Před 2 lety

    Mashalah guulayaso Maayar

  • @nuurhassannuur4643
    @nuurhassannuur4643 Před 2 lety

    Nin qalbi nadifa aya qabsaday casimada alow ku gargar. Nina dhaqasho ayu ugu dhabar jabay Nina dhuni allow kala saar ada cadile

  • @AliHassan-rx2pm
    @AliHassan-rx2pm Před 2 lety +3

    Geela in laga saaro ayaa fcn waayo geelu lama mid aha xoolaha kale wuu ka quwad badan yahay markaa magaalo ay caruur joogto qof waayeeli joogo in neef geela oo kudurdurin kara lagu soo daayo waa qalad

  • @justforidea1282
    @justforidea1282 Před 2 lety +2

    Ha cabina walalayal biyahaas

  • @hodanh4275
    @hodanh4275 Před 2 lety

    Maansha Allah

  • @farhiyosharif8208
    @farhiyosharif8208 Před 2 lety +3

    WALI QASHIN AYA KA MUUQDA MOOGE HAKA SEXAN

  • @ibnudaahir4380
    @ibnudaahir4380 Před 2 lety

    Masha allh

  • @adamisse6304
    @adamisse6304 Před 2 lety +1

    Sowkaa qashinkii yaal weli

  • @aziamohamuud9283
    @aziamohamuud9283 Před 2 lety

    Masha allah 🥰

  • @mahamudyusuf7938
    @mahamudyusuf7938 Před 2 lety +1

    Garanwaagana ha laga goro,si dhirtii dabiiciga ahayd u soo noqoto.

  • @moderninformation7931
    @moderninformation7931 Před 2 lety +1

    Weli heer laga cabo may gaadhin

  • @amiirafamilyyoutube7494
    @amiirafamilyyoutube7494 Před 2 lety +2

    Subscribe isaara 👍😘 asxaabey like

  • @warsamejamal9828
    @warsamejamal9828 Před 2 lety

    Waxan maqli jirey tab hayoow lagaa tab hayee

  • @qurbaawis642
    @qurbaawis642 Před 2 lety +1

    😀😀😀CIDAGALOW CIYAARTA INAGA DAAYA DOOXA WALI XASHIISHKII WAA YAALA

  • @warsamejamal9828
    @warsamejamal9828 Před 2 lety

    Malaha hargeisa nebi garxejis ah ayaa hargeisa mayer ka ah marka sidey rabaan ay helaan waa faan iyo baq baq hadana happy kuma ah oo maanta waa cadowga koobaad ee somaliland waxay maanta inoo so xidhan shaadh diimeed waxay inoo sheegen in somaliland tahay guri gaalo iyo guri khaniis walaahi oo bilaahi oo tolaahi kama hadhi doono aflagaadada aad badeen umada reer somaliland cabdi karin mooge hooyadii ha waso coldoon waa ayo afna somaliland ku caaya oo gaalo iyo khaniis kaga dhiga afna dhal sakhraan ku xayeysiiya walaahi yeeli meyno somaliland waxay u baahan tahay dib u xoreyn waa balan

  • @ibrahimomer6825
    @ibrahimomer6825 Před 2 lety +1

    Waar iska guurkaa guudafadda