Most Dangerous Road In Somaliland !! || Jidka ugu khatarsan Somaliland !!

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 7. 09. 2024
  • I filmed this video a day I was traveling, the scene is Abdaal. With Luck we have crossed this road or valley but there are more dangerous valleys, including Aw-Barkhadle and Dacarbudhuq.
    I interviewed Saad Saeed Adam, a driver who has been working for several years in SAFAR SAMME.
    What do you think we have to do to find a solution to overcome this problem?
    Muuqaalkan kooban waxaan duubay maalin aan safar ku jiray, goobtu waa Abdaal. Nasiib wanaag waanu dhaafnay jidkan ama dooxan balse waxa jira meelo ama dooxooyin kasii khatarsan oo ay kamid yihiin Aw-barkhadle iyo Dacarbudhuq.
    Waxaan waraysi kooban ka qaaday Sacad Siicid Aadan oo ah darawal muddo dhawr sanno ah maray ama ka shaqeeya Shirkada SAFAR SAMME.
    Maxay hadaba daawade kula tahay ama aad u aragtaa xal si dhibtan loo dhaafo ??
    Gear - Qalabka aan isticmaalayo
    1. Canon 80D www.amazon.com...
    2. Rode VideoMic www.amazon.com...
    Editing Software : Final Cut Pro X
    Music : / vlogsound-a-himitsu-ad...
    SEE MY WORK/CONTACT ME
    Facebook / nacasbaanasta
    Instagram / ahmetsomali
    Twitter / ahmetsomali
    #SafarsameModernBus #AhmedSomali #TravelVlog #ShirkadaSAFARSAME
    #Abdaal #Awbarkhadle #Dacarbudhuq #Somaliland #Hargeisa #DooxaAbdaal #AhmedSomali

Komentáře • 70

  • @barrywhite8951
    @barrywhite8951 Před 4 lety +8

    Dude I don’t know you but good job for bringing attention to this well done

  • @yaziinhaashi7344
    @yaziinhaashi7344 Před 4 lety +3

    Mansha allaah waa muqaal aad iyo aad u fiican waxaan ku odhan lahaa dawlada xilga roobabka keenaan ciid ilaaliya wada intay biyihu ka istaygayaan ama ka yaraadayaan

  • @wheresmyeyebrow1608
    @wheresmyeyebrow1608 Před 3 lety +1

    Hello rfrom Australia lol
    I love these videos from 'obscure' parts of the world!

  • @asiacaarigabo2054
    @asiacaarigabo2054 Před 4 lety +1

    Maansha alah dalkii hooyo waan u xiisee war dad kawgoow maad igeesaan

  • @drkhalidabokormohamed7131

    As you titled it with English
    I hope you have to make English subtitle as this video to reach everyone else rather than Somali people.
    Thanks Ahmed for sharing us with this.
    I was watching the most dangerous roads in the world and I suddenly saw this video as part of it

  • @Ibby_hashi
    @Ibby_hashi Před 4 lety +5

    Good Job 💚💭❤

  • @mohammedjamaal8725
    @mohammedjamaal8725 Před 3 lety

    Manshaa magaaladeydi Abdaal waa ku xiisey

  • @Mass998
    @Mass998 Před 4 lety

    Darawalka Safar Samme qof Masuul ah ayuu u muuqdaa.

  • @Abdirazak-m
    @Abdirazak-m Před 4 lety +3

    Axmad nice good job

  • @xamseck7781
    @xamseck7781 Před 4 lety +1

    Wuu fiicanyahay

  • @kahaomar1829
    @kahaomar1829 Před 4 měsíci

    Oo mad iska hagajisn wadinka dhulbahante ku halilayee mad dhsataan(35)sano bad dawlad sheeganayseene

  • @mrhassanali3297
    @mrhassanali3297 Před 4 lety +3

    Mashallah brother nice video. I think the road you showed us at 0:01 leads to the ambassador hotel and somaliland intelligence agency in hargeisa. I just wanted clarification on that. I hope you can make more videos. Thank you and I am a new subscriber.

    • @AhmedSomaliTV
      @AhmedSomaliTV  Před 4 lety +1

      That road is between Berbera and xamaas. the weather was good that day. Thank you... wellcome i hope you like the content.

    • @eng-fahadabdirisaq8143
      @eng-fahadabdirisaq8143 Před 4 lety +1

      You know what mr hassan you watched the whole video and you heard everything he said while he was showing at the same time, he didn't mention that the road is heading to the Somaliland intelligence... or ambassador he's not even in hargeisa I didn't get what you're trying to figure out but we'll see.

    • @mohamedaweis8155
      @mohamedaweis8155 Před 4 lety

      @@eng-fahadabdirisaq8143 no

  • @sharmakecade3507
    @sharmakecade3507 Před 4 lety +5

    Wa in dadki iska kashadan xldn adag dowlada ama mamulkana ay kuLA xisabtaman canshurta ay ka qado

    • @AhmedSomaliTV
      @AhmedSomaliTV  Před 4 lety

      Dhib weyn baa halkaa inaga haysta

    • @caliguhaad6907
      @caliguhaad6907 Před 4 lety +1

      Sharmake cade maxaa dawlad lala xisaabtamaa qaar shacab ah ayaaba kula dagaalamaya intaan la gaadhin dawladii oo u haysta muxaafidnimadu in ay tahay in sax iyo khalad lagu difaaco xukuumada.

  • @HawrarLyrics
    @HawrarLyrics Před 4 lety +6

    The government made an agreement to build 7 bridges with the UAE . So hopefully after the rainy season they will start the construction. Car accidents are one of the top cause of death in Somaliland. Not because of the floods but we also don't have good roads.

    • @AhmedSomaliTV
      @AhmedSomaliTV  Před 4 lety +1

      Love your comment. Thank you

    • @genghiskhan7414
      @genghiskhan7414 Před 4 lety

      The president has launched a project go construct 9000 km of road networks last month

  • @museegeh5320
    @museegeh5320 Před 4 lety

    Qalbi carruurkani tolow ma qurbuhuu ka yimi

  • @saadiqyare1776
    @saadiqyare1776 Před 4 lety +2

    Waar sowtan wadadii la shiday Msha Allah TabaraLah

  • @ahmedbaarshe687
    @ahmedbaarshe687 Před 4 lety +1

    dooxyada dowllada hawshameyso biro lagu xiro laamida hareerahiisa oo qabta gawaadhisa.

  • @siciidxaajimaxamed831
    @siciidxaajimaxamed831 Před 4 lety

    Mansha allah

  • @moabdo9779
    @moabdo9779 Před 4 lety

    So what happen during the crossing. Maxad ujartay?

  • @ahmedbaarshe687
    @ahmedbaarshe687 Před 4 lety +2

    #Amed Somali dhulka hooyo muuqaaladiisa badan noosoo gudbiya. insha allaah

  • @abdikanisaid2607
    @abdikanisaid2607 Před 4 lety +1

    Shaqo wacan baad haysaa ina adeer, ma aaminaysaa biyahaas daadka ah toos bay intay garoowe usoo galaan oo na dhaafaan bay bada hindiya ugaga darsamaan Eyl , waa nasiib daro inaynu kawada faa idaysan wayno oo biyo xiroono usamaysan wayno .

    • @saidabdi73
      @saidabdi73 Před 4 lety

      Sxp xagani wa somalind lkn wa run biyahasi way ina dhafan

  • @Mustafe_Mohamed_Cabdi
    @Mustafe_Mohamed_Cabdi Před 4 lety +3

    Sacad Siciid Aadan
    Sacad Caaaagada
    Hhhhhhh
    Sacad Caagada La Dhahaaa Axmed Somaliyow

  • @raxmaali3516
    @raxmaali3516 Před 4 lety +1

    Wlll dadka kajooga dheh please maalinkasta ayaga gala daadka

  • @mataanmataanmatan9217
    @mataanmataanmatan9217 Před 4 lety +5

    Sxb valgo yadii noo soo daa

    • @AhmedSomaliTV
      @AhmedSomaliTV  Před 4 lety +3

      Jaamacad iyo shaqo ayaa i kala qabsaday ee aan iska dhameyo jamacada dhawaan. Mahadsanid.

  • @Abdisalan22
    @Abdisalan22 Před 4 lety +1

    Sawtii la lahaa Ematatska dhisaya wadada barbera ilaa Hargeisa

  • @zaynapmuse4547
    @zaynapmuse4547 Před 4 lety +1

    Good job lakiin Isku daysho dookh maleh😂😂😂😂😂😂😂🙆

    • @cjgirmidh5724
      @cjgirmidh5724 Před 4 lety

      Wad mahadzan thy wll
      Waxa loo bahan yhy in ay dowladu ay waxka qabato iyo shacabka somaliland iska ksashadaan

  • @adnaanbidhaan9555
    @adnaanbidhaan9555 Před 4 lety +1

    Kasi naftissa haligaya

  • @dirislecabdi5735
    @dirislecabdi5735 Před 4 lety

    Waxn miyaqatara waxbalayan umodaye

  • @saidomar5247
    @saidomar5247 Před 4 lety +2

    My friend the bridge is not for free, you need to pay taxes

  • @bnlbnl4587
    @bnlbnl4587 Před 4 lety

    0:33
    Hhhhhh kamara wligi muuarag kas dabatagani😹😹😹😹💔

  • @maskamuska7228
    @maskamuska7228 Před 4 lety

    Alla bisinka

  • @odayjama1829
    @odayjama1829 Před 4 lety

    Meesha habacsanaan dowladeed baa muuqatah

  • @deeqohassan2963
    @deeqohassan2963 Před 4 lety

    W

  • @afnaanmohamoud9456
    @afnaanmohamoud9456 Před 4 lety +1

    We'll done Ahmet 🤗 this is a pig problem that we need to solve it quickly

  • @khaalidkhadar3615
    @khaalidkhadar3615 Před 4 lety +1

    Ar fulay baad tahay meesha ma iyadaaba biyo badan marayaan

  • @turaabiofficialchannel1138

    Simacaan ayaaad u duubteeen

    • @AhmedSomaliTV
      @AhmedSomaliTV  Před 4 lety

      Xaaji aad baan ku salamayaa, Halkan baynu ka wada socon Insha ALha

  • @sweetupah4737
    @sweetupah4737 Před 4 lety

    o wadada maa bundo la saro cel dhubuq wlhi mel halis ah

  • @puertodesuerte415
    @puertodesuerte415 Před 4 lety +1

    Ahmed thank you, xagaad Ka dhacday??

    • @AhmedSomaliTV
      @AhmedSomaliTV  Před 4 lety

      any time. projects kala i mashquuliyey se i'm back now.

  • @wariyehassanturki7306
    @wariyehassanturki7306 Před 4 lety

    Ahmed somali waqooyi galbeed somaliland soo gaadh kuwan kiwo ka daran ayaa la kulmi doontaa inzha alh sida dooxa midhiidh

  • @sweetupah4737
    @sweetupah4737 Před 4 lety

    ddkn intay dowlad sugayan bay dhamnayan iyaga is xil qami karo o samayn karo hdi rer hargysa io rer burco rer borame baa samayn karo

    • @AhmedSomaliTV
      @AhmedSomaliTV  Před 4 lety

      Haa, waa sababta aan u duubay in dadku dalka hanti iyo horumar galiyaan.

  • @quudkaquluubta1821
    @quudkaquluubta1821 Před 4 lety

    Wuxuu ku fikirayaa janada

  • @dannjiredanjire6817
    @dannjiredanjire6817 Před 4 lety

    Wakhat

  • @shaaficicaateeye9063
    @shaaficicaateeye9063 Před 4 lety

    Waar kaa sacad gaab ee reer miyiga ahi muxuu camerada kaga soo cararay 🤣🤣

  • @laylaraqiis3804
    @laylaraqiis3804 Před 4 lety

    Murayaduhu waamaxay mawaxad istidhaden idinkunba waxa arkaaya🤣🤣🤣🤣🤣

  • @fawziabdi1961
    @fawziabdi1961 Před 4 lety

    😭😭😭

  • @siciidxaajimaxamed831
    @siciidxaajimaxamed831 Před 4 lety

    Aad ku tager sanahay lkin hal mid qoraalka afsomali ku qor mahad sanid