Dadwaynaha Xaafadda Sheekh nuur ee Hargeysa ayaa cabasho ka muujiyay koru-kaca qiimaha Korantada.

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 7. 09. 2024

Komentáře • 10

  • @sahraaxmed5649
    @sahraaxmed5649 Před 2 lety

    مظاهرة جميله وطيبه .لابد الدوله ان تتدخل في أمور الشعب...نعم والله نعم انت الدوله..الشعب هي الدوله هي الشعب الشعب.للشعب هي الدوله....😅😅😅😅😅💚💚💚💚❤💚❤

  • @birtol7583
    @birtol7583 Před 2 lety

    Kuwii waxan wax kaqaban lahaa SNM bay kasheekeyaan marka su'aal la waydiiyo. Waa nasiibkiine iska ooya idinka qabyaalad ku taageeray dad aan ehel u ahayn inay waxar xukumaan.

  • @alexkeith1260
    @alexkeith1260 Před 2 lety +2

    shirkadaha xiligan ku kacay inay jordhiyan laydhka waa shirkado dano siyasaded kale o donaya inay bulshada kacdon ku aburan iyago rag dan siyasaded le tageraya waa in laga hortaga waa inay xukumadu fahanta in an dal lagu shirqolin un siyasad e lagu shirqoli karo arimo shaqale iyo in kor lo qado qimaha menceshada iyo waax kasto bulshada u muhima sida darted waa in laga hortaga shirqolada shirkadaha ma xishotada ah e ma naxaristasha ah e dhiga umada uso tafa xaytay inay jaqan dalkana ku shirqolan

  • @samsammaxamed2279
    @samsammaxamed2279 Před 2 lety

    Ilaahay Baan ucabanaynaa
    cidna Nooma maqna
    Ceelna Nooma qodna

  • @abdihakimmohamed2561
    @abdihakimmohamed2561 Před 2 lety

    "Hargaysi" ma toostay hulaabtii ma tuurtay waxay hibanaysay hagaag ma usheegtay "?

  • @abdihakimmohamed2561
    @abdihakimmohamed2561 Před 2 lety

    Burco maxaa helay. Waar reer Burcoow toosa oo aan diidno LAYDHKA sida HARGAYSA.

  • @alexkeith1260
    @alexkeith1260 Před 2 lety +1

    mudane madaxweyne dawlada dhaqalaha badan haysta e reer galbedka shirkadaha konratada dawlada gacanta ku haysa maha shirkado gar lo leyahay sababto ah laydhku wuxu muhim wayn uga fadhiya bulshada sida darted waxa laga hortagaya in ay bulshada kula kacan qime kor u kac dhamad lahayn hadi private laga dhigo marka sidebay ku dhacday dalkan yare somaliland in shirkado private o dhig mirata ah gacanta logu galiyo wixi bulshada muhima u aha sida datred mudane madaxweyne waxan so jeidnayna in sidan waax laga badalo o ay dawladu yelato shirkad u gara o korontada ah dadkuna laydh jaban ka helan

  • @alijama3401
    @alijama3401 Před 2 lety

    XAQIIBAA DILAACAAYA. BULSHO AAN WADO ISKUUL CAAFIMAAD LAYDH AAN LA SIIN OO MUDO LA CUNAAYEY OO CASHUURTOODA GURYO LAGU DHISTO AYAA KACDAY MAANTA WAAN KU DIIRSADAY WAAYO KUWA SIYAASIYIINTA U MUDAHARAADA MA JECLI BALSE BULSHO DANTEEDA U KACDA WAAN JECELAY. TUUGTA MAALKA BADAN WAKHTIGOODII WAA GABO GABO ISKA CELIYA BULSHADA SOOMAALILAND IYO DHAMAAN SHANTA SOOMAALIYEEDBA