QIIMAHA IIBKA DHULKA XAAFADA HODAN HILLS HARGEISA

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 5. 09. 2024

Komentáře • 26

  • @JamiilaJiimi-xq3pv
    @JamiilaJiimi-xq3pv Před 9 měsíci +2

    Masha allllah reer hargaysa nooolaada balooybaaydh baarakoooba guulaysta abid insha allllah waa qurux❤

  • @musj21
    @musj21 Před rokem +4

    Wad mahad santahayy info fican - keep going 🎉

  • @user-jq7et9gf7w
    @user-jq7et9gf7w Před rokem +1

    ماشاء الله ان شاء الله في المستقبل اجي عندكم و اشتري الارض
    سبحان الله و بحمده سبحان الله العظيم

  • @ilhanhassan9813
    @ilhanhassan9813 Před rokem +3

    Soomaalaay marka hore qashinka iaka gura dhirna beerta hadaad rabtaan in aad caalamka la talaabsataan

  • @madashawanaga6577
    @madashawanaga6577 Před rokem +1

    yes wadada cidhiidhi way ku hayan madama meel cusub tahay in aad looga fogeeyo wadada ayay ahayd

  • @user-jq7et9gf7w
    @user-jq7et9gf7w Před rokem +1

    أللهم صل و سلم و بارك على سيدنا ونبينا محمد وعلى آله وصحبه وسلم تسليما كثيرا

  • @ilhanhassan9813
    @ilhanhassan9813 Před rokem +1

    Maanshalaah waa xaafad qurux badan

  • @marwanaaleeye8370
    @marwanaaleeye8370 Před 26 dny

    Guryo mahaysaa iib ah

  • @sofiaomar3202
    @sofiaomar3202 Před rokem +1

    waad mahadsantay
    xaafada xeedho soo duub

  • @TheQueenshankaroon
    @TheQueenshankaroon Před rokem +1

    Mashallah

  • @maxamedxuseen4049
    @maxamedxuseen4049 Před rokem +1

    Kusuco sxb boss banaana baad buuxisey mahadsanid.

  • @abdulahiabukar4621
    @abdulahiabukar4621 Před rokem +2

    Primo posto laamiga aan laga xigin $30k meshaan raqiis waaye laakiin Booyadaha maxay qabtaan ?

  • @aminaali5816
    @aminaali5816 Před 11 měsíci +1

    Maxaa barwaaqaa ma garanwaaga

  • @xasanabdi3013
    @xasanabdi3013 Před rokem +2

    Ma xaafad iga danbetsaa yoonisoow

    • @hargeisavlogs
      @hargeisavlogs  Před rokem

      Baryahaaba way jirtay xasanoow

    • @xasanabdi3013
      @xasanabdi3013 Před rokem

      @@hargeisavlogs inder anaan hadaa maqal malah 2015 ayaa iigi danbeysry hargaysa sxb

  • @fadumoelms4582
    @fadumoelms4582 Před rokem +1

    Balodhka xaafadu waa imisa 80 by 60 miyaa mise waa ka wayn yahay amaba ka yaryahay

  • @madashawanaga6577
    @madashawanaga6577 Před rokem +1

    horta somalida maxay wadada aad ugu dhowadan manay ogayn in mutaqabalka laga dumin karo marka wado wayn loo baahado tan kale cafimadkooda may ka fekeran waadooyinka ka durka magaalada qorshe ha lo sii sameyo

  • @husseinsharaf368
    @husseinsharaf368 Před 5 měsíci

    Cid rabto ma jirto 😅😅😅

  • @RashiidOmer-dq5tg
    @RashiidOmer-dq5tg Před rokem +1

    Cidlada mxaa wye

  • @capdyzhakuur807
    @capdyzhakuur807 Před rokem +1

    Yaada daga reerahee