Sirta Guusha Lagu gaadho | Buug muhiim ah | You Can win .

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 26. 04. 2024
  • Daawadahayga Sharafta Badanoow Maanta waxaan Dulmar Falanqayn Ama Sookoobid ku samaynaynaa Buug aad Muhiim u ah .
    Waxaan Maanta so koobayna Buug Suuqa Qabsaday Mudooyin dheer ilaa Hadana Suuqa Buug iibsiga kujira oo aanan Ka bixin .
    Buuga aan Maanta Soo Koobayno Magiciisa waxaa weeyan You Can win .
    Soomali ahaan wuxu Noqonaya waad Guulaysan Kartaa .
    Qoraagan Ayaa Qoray .
    Buugan waxaa Loo Tarjumay inkabadan 17 Luuqadood .
    Muuqaalo aad u Faa'ida badan .
    [ Sookoobida Buugaagta ]
    1. Talooyinka Nolosha • Talooyinka Nolosha || ...
    2. Kasbo asxaab oo Samayso Saamayn
    • How to win friends & i...
    3. Baro Dhihida Kalmada Maya
    • Awooddan isticmaal | ...
    4. Buugi Habeen Kaama Tagin
    • Soo koobida Buugi habe...
    [ CZcams courses ]
    1. Noqo youtuber
    • ugu danbayn waaka Muuq...
    2. Koorso youtube laga helin
    • CZcams Mastering Cour...
    3. Koorsada youtube part 2
    • Part 2 | Siraha ay ist...
    Share garee Channelka
    Halkan igala soo Xariir pC5RFALlsQ...

Komentáře • 34

  • @user-zb3gw5wu5c
    @user-zb3gw5wu5c Před 3 měsíci

    Guuleyso wll Marwan 500k insha allah 2025 garab kaga

  • @faysalcilmi
    @faysalcilmi Před 3 měsíci

    الله يظول عمرك وحيالك يا اخي الكريم

  • @muzamilaxmed9038
    @muzamilaxmed9038 Před 3 měsíci

  • @makogullehe5731
    @makogullehe5731 Před 3 měsíci

    شكرا يا اخي العزيز جزاك الله خيرا

  • @xasankaarta9895
    @xasankaarta9895 Před 3 měsíci

    Keap it macalin Never look gadaal

  • @sadiiqmacalin2758
    @sadiiqmacalin2758 Před 3 měsíci

    جزاك الله خيرا

  • @ogaalsaremedia
    @ogaalsaremedia Před 3 měsíci +1

    FIRST VIEWER MAHADSANID SXB.
    INTEE KALA SOK XIRIIRAA

    • @marwanmedia
      @marwanmedia  Před 3 měsíci

      Instagtamka wll instagram.com/p/C5RFALlsQlR/?igsh=eWticXpraWNmNnJq

  • @najmaquen9389
    @najmaquen9389 Před 3 měsíci

    Runahaanti🙏❤

  • @KHAIRUL_DIIN
    @KHAIRUL_DIIN Před 3 měsíci

    Marwaan media ❤

  • @beella_bilan
    @beella_bilan Před 3 měsíci

    mahadsanid millions walal wax badan ban kaa faa'idnay.

  • @user-sp4ut8qm5m
    @user-sp4ut8qm5m Před 3 měsíci

    Mahadsanid zxp marwaan Allaha kubarakeeyo sida quruxda badan aad wax noogu soo gudbiso

  • @maahirbiden7973
    @maahirbiden7973 Před 3 měsíci

    حياك الله اخي...

  • @HamzeDiriye
    @HamzeDiriye Před 3 měsíci

    Madsanid Uztad Marwan

  • @Jiilxirfad0
    @Jiilxirfad0 Před 3 měsíci

    Saxiib halkeen kala soo xidhiidhaa

  • @abdikadirQulle
    @abdikadirQulle Před 3 měsíci

    Asc Brother marwaan , waxaa jiro buug la dhaho Show your work oo uu qoray Austin Kleon waana buug aad u xiiso badan marka la joogo creativity . Aniga wali maan aqrin waqti ayaan u la'sanahy , marka hadaa horey u aqriday waxaan jeclaan lahaa inaad noo soo koobto . Thanks

    • @marwanmedia
      @marwanmedia  Před 3 měsíci +1

      Wayahy wll wan Ka Hawlgali i....a

  • @aasiyoaxmed-vl7lv
    @aasiyoaxmed-vl7lv Před 2 měsíci +1

    WII buugan pdfkiisa makaa heli karaa

    • @marwanmedia
      @marwanmedia  Před 2 měsíci

      Wll Ma hayo googleka ka raadi Buug Ahan unban u Hayaaye

  • @UsaameAhmed-rl2dg
    @UsaameAhmed-rl2dg Před 3 měsíci

    Sxb filrad ahaan waxan qabaa inaad naga cunto dhiiragakinta sababtoo ah maalin kasta waxaad la imaanaysaa wax cusub 🙏 🙏 marka aan dhagaysto wixii aad shalay soo gudbiso iyada oo taas igu maqan tahay ayaa hadana wax cusub la imaanaysaa taasna waxay sababaysaa in uu hoos u dhaco qiimahayga nafeed

    • @marwanmedia
      @marwanmedia  Před 3 měsíci

      Wll Wa inaad wax Kala Maaraysa Xogaha aan so gudbinayo wa xogo Buugaag u badan Marka Wixi Noloshaada Ka Qaloocsan ee aan ku sheegana qaado wixi Kalana iska dhaaf

    • @UsaameAhmed-rl2dg
      @UsaameAhmed-rl2dg Před 3 měsíci

      @@marwanmedia OK sxb

  • @user-zb3gw5wu5c
    @user-zb3gw5wu5c Před 3 měsíci

    Guuleyso wll Marwan 500k insha allah 2025 garab kaga

    • @marwanmedia
      @marwanmedia  Před 3 měsíci

      Mahadsanid wll
      I...a. wan Gaarayna

  • @cashoabukar1691
    @cashoabukar1691 Před 3 měsíci

  • @user-zb3gw5wu5c
    @user-zb3gw5wu5c Před 3 měsíci

    Guuleyso wll Marwan 500k insha allah 2025 garab kaga