MARWAN MEDIA
MARWAN MEDIA
  • 124
  • 505 010
Daawada mushkilada dib udhigista hawlaha . "procrastination Equation book" Buug muhiim ah
maanta Buug Cajiib ah ayaynu ku lafaguri doona Fadhigeenan .
Stop procrastination | Xal cajiib ah .
ma tahay dadka ay daalisay dib udhigashada
kaalay ila dhamayso muuqaalkan .
Kanaalka youtube.com/@marwanmedia?si=GUsFZgiKVF8UJOYK
Instagram pC5RFALlsQlR/?igsh=eWticXpraWNmNnJq
Telegram t.me/+8ygYwLanGEE5OTFk
Fadlan Kanaalka sii faafi - iskuday ugu yaraan in aad 3 qof sii Gaarsiiso .
zhlédnutí: 1 348

Video

5 Qodob | isbadal dhab ah | Mawduuc dhalinta u gaar ah .
zhlĂ©dnutĂ­ 2,4KPƙed 19 hodinami
Shayga Kaliya ee Maanta aad Raadinno Waa Xikmad iyo Hadalo ama Naseexooyin ina Anfaca Halkay doonaan Ha inooga Yimaadaan'e Maanta Hadii aad jirto 15jir ilaa iyo 40 jir Mawduucan si ttoos ah Ayuu kuugu socda Hadii aad Ka sarrayso 40kana Si uun wuu ku Anfici muuqaalkan . 5 Arimood 5 Naseexo 5 Talo oo dahab ah oo aan baadhitaan iyo Tusaalooyin iyo Daraasaad aan Kaso xigannay ayaan muuqaalkan kugu ...
Awooda Qarsoon ee Aamuska | Maxay qassab u tahay inaad aamuska Barato !
zhlĂ©dnutĂ­ 1,5KPƙed dnem
Awooda Qarsoon ee Aamuska | Maxay qassab u tahay inaad aamuska Barato ! Fadlan Nagu soo biir Hadaad Nagu cusubtahay 🙏 waxad igala soo xiriiri Karta Platformskan hoose Kanaalka youtube.com/@marwanmedia?si=GUsFZgiKVF8UJOYK Instagram abdiaziiz.writer?igsh=NTQ0NmYzc2kwcHM2 Telegram t.me/ 8ygYwLanGEE5OTFk Fadlan Kanaalka sii faafi - iskuday ugu yaraan in aad 3 qof sii Gaarsiiso .
Yaan Lagaaga hormarin - Baro Xirfadaha ugu Lacagta badan | High income skills 2025 | xirfadaha suuqa
zhlĂ©dnutĂ­ 4,2KPƙed 14 dny
Warkii hore war soo dhaaf Muuqaalkan Maanta waxaan idinkula Wadaagi doona 5 Xirfadood oo sii jiri Doona Mustaqbalkana aad loogu baahan doono ! waxaan Kaa Codsanayaa inaad kusoo biirto Channelkeena cusub ee Marwan Podcast linkigan riix oo subscribe dheh youtube.com/@MarwanPodcast?si=2oavXT5Ip1gaiuAd sido Kale waxaad igala soo xiriiri kartaa dhamaan plarformskan hoos ku xussan . Kanaalka youtube....
Faa'idooyinka Jimicsiga | Daraasaad Cusub | kor u qaadida Testosteroneka .
zhlĂ©dnutĂ­ 1,7KPƙed 14 dny
👉Muuqaalkan waxaan idin kula wadaagi doona Jimicsiga iyo Ahmiyada uu siiyay islaamka Sido Kale.... * waxaan isla Eegi doona Jimicsiyada Kala duwan Ee qofku uu samayn Karo iyo qaababka ugu sahlan ee loo sameeyo . 👉Sido Kale waxan sharrixi doonna daraasaad badan oo Tilmaamay Faa'idoyinka jimicsiga . muuqaalki Testosterone ka Halkan hoose ka daawo czcams.com/video/YVlshQDWOcU/video.htmlsi=34rf3Bnb...
Buuggii aad Raadinaysay ! | Buug Taabanaya Dhinacya badan . | Buug muhiim ah .
zhlĂ©dnutĂ­ 1,3KPƙed 21 dnem
Maanta waxaan so koobaynaa Buug aynan Cidna soo koobin Yacni Qof soomali ah oo soo koobay Majirto . waxaan Maanta Falanqayn doonnaa Nuxurka uu Xanbaarsanyahay Mid Kamid Ah Buugaagta ugu Muhiimsan Ee taabanaya Dhamaan Dhinacyada uu aadamuhu uga baahanyahay hormarka Nolosha . Buuga maanta inoo qalan ee aan rabno Xogta ku jirta inaan idin La wadaago waxaa la yidhaahda Ignore Every body . Kanaalka ...
7 Faa'ido oo dhaxal gal ah !
zhlĂ©dnutĂ­ 1,8KPƙed 21 dnem
Muuqaalka Manta waxan idinkula wadaagi doona Buugaagtii u danbeyay ee aan Akhriyo wixii faa'idoyin ahaa ee aan k qoray , 👉Buugaagti aan ku xussay muuqaalka wa kuwan . 1. Talooyinka Nolosha czcams.com/video/ut_cpricD9c/video.htmlsi=sepE5iDbAaAfNq2l 2. Part 2 czcams.com/video/E4P3RhfLhyA/video.htmlsi=xLbLjpsuTk_3_W-O 3. Part 3 czcams.com/video/DwHLUPdHMXE/video.htmlsi=U8-_fcMz67rNedBe 👉Buuga dhih...
Ree tiktok Xagay u Socdaan ? Arrinku Farahu Kabaxay !
zhlĂ©dnutĂ­ 2,1KPƙed 21 dnem
Waan idim salaamay dhalinyaro đŸ€ Waxaan si gaar ah usii salaamaya soona dhawaynayaa walaalaha ku cusub bartan Ee inagu soo biiray Todobaadyadi u danbeeyay Ama bilihi u danbeeyay, waxan Leyahay soo dhawaada Mininku Mininkiini waaye Ka qayb qaata Hormarinta Channelka . Inta kadib Mawduuceena hadii aan u imaano Waxaan Ka Hadlaynaa Manta Mawduuc Laga Hadlo ama Laga wacyi galiyo bulshada midka ugu fi...
Sidan Ha samaynin | Fashilka Nolosha | Caadooyin xun xun
zhlĂ©dnutĂ­ 2KPƙed 28 dny
Sidan Ha samaynin | Fashilka Nolosha | Caadooyin xun xun . Kanaalka youtube.com/@marwanmedia?si=GUsFZgiKVF8UJOYK Instagram pC5RFALlsQlR/?igsh=eWticXpraWNmNnJq Telegram t.me/ 8ygYwLanGEE5OTFk Fadlan Kanaalka sii faafi - iskuday ugu yaraan in aad 3 qof sii Gaarsiiso Linkiga Kanaalka oo ah youtube.com/@marwanmedia?si=GUsFZgiKVF8UJOYK
Oraahyo iyo Xikmado Noloshaada badali doona .
zhlĂ©dnutĂ­ 2,2KPƙed měsĂ­cem
Oraahyo iyo Xikmado Noloshaada badali doona . Kanaalka youtube.com/@marwanmedia?si=GUsFZgiKVF8UJOYK Instagram pC5RFALlsQlR/?igsh=eWticXpraWNmNnJq Telegram t.me/ 8ygYwLanGEE5OTFk Fadlan Kanaalka sii faafi - iskuday ugu yaraan in aad 3 qof sii Gaarsiiso Linkiga Kanaalka oo ah youtube.com/@marwanmedia?si=GUsFZgiKVF8UJOYK .
Sida loo dumiyo Caado xun | Buug Muhiim Ah | Saamaynta Caadooyinka yaryar .
zhlĂ©dnutĂ­ 1,9KPƙed měsĂ­cem
Buuga Maanta Miiska inoo saaran waa Buuga La Yidhaahdo Atomic Habits .. oo runtii Kamidka ah Buugaagta ugu Saamaynta Badan ee uu Qoro Mid Kamid Ah Khubarada Caadooyinka iyo Dhaqamada Bani'aadamka Kaas oo ah James clear . Kanaalka youtube.com/@marwanmedia?si=GUsFZgiKVF8UJOYK Instagram pC5RFALlsQlR/?igsh=eWticXpraWNmNnJq Telegram t.me/ 8ygYwLanGEE5OTFk Fadlan Kanaalka sii faafi - i...
19 Youtuber oo aan daawado | Muuqaal Muhiim ah ☑
zhlĂ©dnutĂ­ 4,6KPƙed měsĂ­cem
👉 Muuqaalkan waxaan kugula wadaagi 19 youtuber oo aan Daawado Ka Marwan ahaan . 👉 Run Ahaanti Badankood waxaa Laga yaaba inaad Taqaanaan Any way ila fiiriya CZcamsrskan Faa'idada leh . 👉Muuqaalki aan kusoo koobay Buuga The Five Second rule ee Ay Qortay Mel robins waa Kan' ee Daawo czcams.com/video/pHQiycNfoOM/video.htmlsi=np-5Lf1b0oDACEl7 *Kanaalka youtube.com/@marwanmedia?si=GUsFZgiKVF8UJOYK I...
Sidan Samee Maalin Kasta | 5 Caado = guul
zhlĂ©dnutĂ­ 6KPƙed měsĂ­cem
Kanaalka youtube.com/@marwanmedia?si=GUsFZgiKVF8UJOYK Instagram pC5RFALlsQlR/?igsh=eWticXpraWNmNnJq Telegram t.me/ 8ygYwLanGEE5OTFk Fadlan Kanaalka sii faafi - iskuday ugu yaraan in aad 3 qof sii Gaarsiiso Linkiga Kanaalka oo ah youtube.com/@marwanmedia?si=GUsFZgiKVF8UJOYK #Kanaalka youtube.com/@marwanmedia?si=GUsFZgiKVF8UJOYK
Comment Cay Ah | Nacaybka Luuqada Carabiga iyo Carabta .
zhlĂ©dnutĂ­ 1,9KPƙed měsĂ­cem
Maxay Tahay Luuqadani Ma luuqaad Ajnabibaa mise waa Luuqaad aan innagu Leenahay ? Luuqada Carabigu waa Luuqad Caalami ah oo ay wada Leeyihiin Carab iyo Cajamiba . Sidoo Kale waa Luuqada Kaliya Ee uu iLahay u doortay in uu kusoo dajiyo Waxyigiisa ama Quraankiisa . Luuqada Carabigu Waa Luuqad ka Dhaxaysa Dhammaan shucuubta Muslimiinta Halkay doonaan Ha joogaane. Luuqada Carabigu Sharaf waxaa ugu ...
Inaad iwaji barataan way Fiicantahay Toos Ayaan usoo fadhiistay | Akhriska iyo dhalinta .
zhlĂ©dnutĂ­ 3KPƙed měsĂ­cem
Kanaalka youtube.com/@marwanmedia?si=GUsFZgiKVF8UJOYK Instagram pC5RFALlsQlR/?igsh=eWticXpraWNmNnJq Telegram t.me/ 8ygYwLanGEE5OTFk Fadlan Kanaalka sii faafi - iskuday ugu yaraan in aad 3 qof sii Gaarsiiso Linkiga Kanaalka oo ah youtube.com/@marwanmedia?si=GUsFZgiKVF8UJOYK #Kanaalka youtube.com/@marwanmedia?si=GUsFZgiKVF8UJOYK
Waxaad Gubaysaa Noloshaada iyo Mustaqbalkaaga .
zhlĂ©dnutĂ­ 2,5KPƙed měsĂ­cem
Waxaad Gubaysaa Noloshaada iyo Mustaqbalkaaga .
Youtubeka Sidan Ma moodaynin | 7$ Permonth .
zhlĂ©dnutĂ­ 4,4KPƙed měsĂ­cem
CZcamska Sidan Ma moodaynin | 7$ Permonth .
5 Arimood | Farxada Nolosha | Dhadhanka Nolosha .
zhlĂ©dnutĂ­ 3,6KPƙed měsĂ­cem
5 Arimood | Farxada Nolosha | Dhadhanka Nolosha .
The psychology of money | Maaraynta Lacagta | Buug muhiim ah .
zhlĂ©dnutĂ­ 4,1KPƙed měsĂ­cem
The psychology of money | Maaraynta Lacagta | Buug muhiim ah .
4 Caado Kaliya | Hormarka Nolosha .
zhlĂ©dnutĂ­ 43KPƙed měsĂ­cem
4 Caado Kaliya | Hormarka Nolosha .
Xalka dib udhigashada | Buug Muhiim ah | Eat that frog
zhlĂ©dnutĂ­ 1,9KPƙed měsĂ­cem
Xalka dib udhigashada | Buug Muhiim ah | Eat that frog
Waan Soo Fadhiistay đŸ€” | Qaabka aan wax u Akhriyo .
zhlĂ©dnutĂ­ 3,3KPƙed měsĂ­cem
Waan Soo Fadhiistay đŸ€” | Qaabka aan wax u Akhriyo .
Buug Noloshaada badali doona | Isbadalka Dhabta ah | Buug Muhiim ah .
zhlĂ©dnutĂ­ 6KPƙed 2 měsĂ­ci
Buug Noloshaada badali doona | Isbadalka Dhabta ah | Buug Muhiim ah .
Sidan Samee | Do this đŸ€”
zhlĂ©dnutĂ­ 2,5KPƙed 2 měsĂ­ci
Sidan Samee | Do this đŸ€”
Buug Muhiim ah | 12 Xeer oo Noloshaada Anfacaya .
zhlĂ©dnutĂ­ 3KPƙed 2 měsĂ­ci
Buug Muhiim ah | 12 Xeer oo Noloshaada Anfacaya .
Sirta Guusha | Qorshaynta Isbuuca | Weekly planning
zhlĂ©dnutĂ­ 2,6KPƙed 2 měsĂ­ci
Sirta Guusha | Qorshaynta Isbuuca | Weekly planning
Study With me | Kaalay wax ila Akhriso | Reading Time
zhlĂ©dnutĂ­ 1,1KPƙed 2 měsĂ­ci
Study With me | Kaalay wax ila Akhriso | Reading Time
Bilaw ilaa dhammaad Xogta youtube | Lacagta youtubeka .
zhlĂ©dnutĂ­ 2,4KPƙed 2 měsĂ­ci
Bilaw ilaa dhammaad Xogta youtube | Lacagta youtubeka .
Ha daawanin Maanta Kadib muuqaalada xun-xun | Talooyin Xassaasi ah .
zhlĂ©dnutĂ­ 1,5KPƙed 2 měsĂ­ci
Ha daawanin Maanta Kadib muuqaalada xun-xun | Talooyin Xassaasi ah .
Sirta Nolosha | Kabixida Xerada Ariga | Comfort zone | Kabax Xaaladaan Liidato .
zhlĂ©dnutĂ­ 1,8KPƙed 2 měsĂ­ci
Sirta Nolosha | Kabixida Xerada Ariga | Comfort zone | Kabax Xaaladaan Liidato .

Komentáƙe

  • @xaawoxasangaandhi3994
    @xaawoxasangaandhi3994 Pƙed 15 hodinami

    Wllo dadaal ka xagaa kasiwad ❀❀❀❀❀❀

  • @MacalinEnglish
    @MacalinEnglish Pƙed dnem

    Wehsiga ama Dib u dhigiddu Waa Cawga ugu weyn ee aan leenahay

  • @HalimadubatAsmoqurux25

    Scw scw 💕💕💕💕

  • @XabsaAxmednuur
    @XabsaAxmednuur Pƙed 2 dny

    Buugan xagen ka hela asago pdf

  • @HaajiBariis
    @HaajiBariis Pƙed 2 dny

    Asc wll marwaan ka sohada dhibka eyledaxay shaqalanamada guulayso

  • @MalyuunXasan-mm9iq
    @MalyuunXasan-mm9iq Pƙed 2 dny

    ,, ŰŽÙƒŰ±Ű§ لك ÙŠŰ§ Ű§ŰźÙŠ ❀❀❀

  • @najmaquen9389
    @najmaquen9389 Pƙed 2 dny

    Wcs wlll Abdicasiis 💯😇

  • @mohamett6306
    @mohamett6306 Pƙed 2 dny

    Casharkan runtii waxban. Ka faidey. Oo. Ah. Abaal marinta nafta. Iney. Thy. Dhiiri gelin aad sineyso naftada. Sida iney joogteyso. Sheygas. Aad ku abal marisey qbashadisa. Si. Dopamintada. Ula qbantinto. Shaygas Tnks marwn

    • @marwanmedia
      @marwanmedia Pƙed 2 dny

      Allah yacizak wll maxamed❀

  • @shaaciribraahim4557
    @shaaciribraahim4557 Pƙed 3 dny

    Mahasanid mudane ❀

  • @Xaawoahmed12
    @Xaawoahmed12 Pƙed 3 dny

    Ű§ŰłÙ…Ù‡

  • @Xaawoahmed12
    @Xaawoahmed12 Pƙed 3 dny

    ŰŽÙƒŰ±Űą Ù‡Ű°Ű§ ÙƒÙ„Ű§Ù… Ű”Ű­ÙŠŰ­

  • @nasramahamed8205
    @nasramahamed8205 Pƙed 3 dny

    wxd uqalantaaa 1m

  • @XAAFIDMEDIA-zv8sg
    @XAAFIDMEDIA-zv8sg Pƙed 3 dny

    Thanks ustaad❀

  • @AshwarProTeach
    @AshwarProTeach Pƙed 3 dny

    Si Dhaw Baan Kula socdaa Bilaawgi ilaa Hada❀

  • @user-pe1hj4vr5t
    @user-pe1hj4vr5t Pƙed 3 dny

    Sxb cbsi bn qabaa e qabke isaga saaraa

  • @user-farsamo
    @user-farsamo Pƙed 3 dny

    Keep going ❀

    • @user-farsamo
      @user-farsamo Pƙed 3 dny

      Wll halmar channel comment iga soo bixi aduu mahsann

  • @CADAAWE1200
    @CADAAWE1200 Pƙed 3 dny

    Keep going pro❀

  • @UbaxQoordheere
    @UbaxQoordheere Pƙed 3 dny

    1k ka ka yar bn kugu ima mntana 20k bxd xiri rbta m.a 100k iyo 1M inaan caafimd ku wada joogno rajeyn wllhy wax bdn bn kaa faiday illhy khyr ka kusiye tankle no boring wyeH CZcamskguđŸ˜‚â€

    • @marwanmedia
      @marwanmedia Pƙed 3 dny

      Ű­ŰšÙŠŰšŰ© Ű§Ù„Ù‚Ù„Űš đŸ˜‚â€ïž Waa ila soo jabtay Masha Allah Thanks Alot Dhirigalintaada wa iishidaal đŸ™âœšïž

  • @axmedamiin4733
    @axmedamiin4733 Pƙed 3 dny

    Hiigsi&hore usocod wll Su'aal muhiim ah: makaroofanka aad youtube soo gudbinta u adeegsato magaciisa iisheeg mclin?

  • @faafintadiintenaislmka1361

    marwan shalay ayaan janelka kuso biiray waliba anoo murugaysan oo siigaysanaya ayaan arkay janelka shalay ilaa iyo maanta waxanan isku arki jirin ayaan isku arkay mar asxaata isoo duceeya in ilaahay iga reebo caada daas xun waayo videoga mar waan ayaan daawadey goaan ayaana qaatey i.a waana markii iigu dambeysay❀❀

    • @marwanmedia
      @marwanmedia Pƙed 3 dny

      Wllo thanks . Allaha Kaa madoobeeyo wan kuso ducayn adna dadaal same rabi iskuxir .

    • @faafintadiintenaislmka1361
      @faafintadiintenaislmka1361 Pƙed 3 dny

      @@marwanmedia i.a wll wan dedaali wll adoo raali ah whatspp kayga kan waaye iga soo qabo macanlin si aan maalin waliba fariin kugu so diro aanan samaynin xumantaas ilaa iyo 3bilood 😭😔

  • @CadnaanCali-m5p
    @CadnaanCali-m5p Pƙed 3 dny

    🎉🎉🎉

  • @fardowscabdi7012
    @fardowscabdi7012 Pƙed 3 dny

    Waa buug fiican

  • @HiigsiEditor
    @HiigsiEditor Pƙed 3 dny

    Markasood Jid AMA Wado Socoto Daawo Muuqalada Marwan Media Walhi Caajis Ku Qaban Maayo😅

  • @cumarcabaaye856
    @cumarcabaaye856 Pƙed 3 dny

    Thanks walal

  • @YaxyeGeeddi
    @YaxyeGeeddi Pƙed 4 dny

    Respect đŸ™đŸ»

  • @AdnanAbdullahimohamed
    @AdnanAbdullahimohamed Pƙed 4 dny

    Thanks wll

  • @najmaquen9389
    @najmaquen9389 Pƙed 5 dny

    Ilahay dartii kugu duceeya wllky alle haku xifdiiyoh

  • @SHUCAYB_CLIPS
    @SHUCAYB_CLIPS Pƙed 6 dny

    ALLE HAKAA AJAR SIIYO TALOOYINKAN DHAXAL GALKA AH ❀

  • @SaacidCali-h2w
    @SaacidCali-h2w Pƙed 6 dny

    Video aaaway sxp waa shaqeyn wayy

  • @user-eb5ow4sw9t
    @user-eb5ow4sw9t Pƙed 7 dny

    Mahadsanid ustaad inbadan 💯👍

  • @hassanabdiwaliisse5439

    ŰŹŰČŰ§Ùƒ Ű§Ù„Ù„Ù‡ ŰźÙŠŰ±Ű§