Awooda Qarsoon ee Aamuska | Maxay qassab u tahay inaad aamuska Barato !

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 8. 09. 2024
  • Awooda Qarsoon ee Aamuska | Maxay qassab u tahay inaad aamuska Barato !
    Fadlan Nagu soo biir Hadaad Nagu cusubtahay 🙏
    waxad igala soo xiriiri Karta Platformskan hoose
    Kanaalka / @marwanmedia
    Instagram www.instagram....
    Telegram t.me/+8ygYwLan...
    Fadlan Kanaalka sii faafi - iskuday ugu yaraan in aad 3 qof sii Gaarsiiso .

Komentáře • 53

  • @marwanmedia
    @marwanmedia  Před měsícem +15

    Muuqaalka 1K like gaarsiiya Asxaabey Si baad Liketa ugu jiiftaane 😃

    • @Sooyalka
      @Sooyalka Před měsícem

      Marwaan, masha allah
      Niow wll muqalo ayaan sameeya an u arko in ay umada anfacayaan
      Balse cidi ma-daawato
      Maxad igu caawin kartaa zhp
      Wanku salamay thanks

    • @Aboowe_Mahamed
      @Aboowe_Mahamed Před měsícem

      Masha Allah inaad 1k lagu gaarsiiyo waad u qalantaa ustaad marwaanow

  • @Muuqaalmedia
    @Muuqaalmedia Před měsícem +3

    Afdaboolani waa dahab ❤ iska aamu ama khayr ku hadal waa xadiiska nabiga scw❤

  • @marworamlo7444
    @marworamlo7444 Před měsícem +2

    صلى الله عليه وسلم ❤️

  • @MacalinEnglish
    @MacalinEnglish Před měsícem +2

    Aad iyo aad waxsan sheeg ama iska aamus❤❤❤

  • @MoHariir
    @MoHariir Před měsícem +2

    First🎉
    Mahadsanid ustaad❤

  • @CiiseMadaale
    @CiiseMadaale Před měsícem

    Mhdsanid ustd qaliya

  • @user-qn6mj1nl1o
    @user-qn6mj1nl1o Před měsícem +1

    mahdsanid❤❤❤❤😊

  • @Abdinoor51
    @Abdinoor51 Před měsícem +2

    وقد قيل قبل، (السكوت هيبة للعالم وسترة للجاهل)
    Aamusku qofka caalimka ah haybad ayuu u yahay, qofka jaahilka ahna astur ayuu u yahaya
    Ma sha allaah marwaan wali maadan soo gudbin muuqaal kawanaagsan muuqaalkan,

  • @Sakariye2072
    @Sakariye2072 Před měsícem +2

    Comontiga ugu horeeyaa 😂😂😂

  • @CADOWDESIGNER
    @CADOWDESIGNER Před měsícem +1

    M.a ustaad thanks

  • @eymanabdiweli
    @eymanabdiweli Před měsícem

    Masha Allah❤❤❤❤❤❤Jazakallah qeer💯💯

  • @Wiilka-oy6qs
    @Wiilka-oy6qs Před měsícem

    Masha Allah

  • @Mrkadiir
    @Mrkadiir Před měsícem

    Really ❤😊😊thanks Marwan media

  • @najmaquen9389
    @najmaquen9389 Před měsícem

    Excellent💯💯🤐

  • @CiiseMadaale
    @CiiseMadaale Před měsícem

    Wll qaliya

  • @AlibashiMohamed
    @AlibashiMohamed Před měsícem +1

    Muqalki aan sugayay mahadzanid sxb❤

  • @user-mf8oz6im4d
    @user-mf8oz6im4d Před měsícem

    Mahadsanid macalin

  • @ZamzamMohudiinnur
    @ZamzamMohudiinnur Před měsícem

    Mahadsanid wax badan kaa faidey❤

  • @abdialasow4881
    @abdialasow4881 Před měsícem +1

    Mahad sanid sxb ❤

  • @CadnaanCali-m5p
    @CadnaanCali-m5p Před měsícem

    ❤❤❤

  • @XaliimoCabdi-l1m
    @XaliimoCabdi-l1m Před měsícem

    Marwanow akhrinta tan luqada lagu Barton mise mid waxa buga ku qoran laga baranayaa❤

  • @Akofficial-q9f
    @Akofficial-q9f Před měsícem

    Saxiib codsi ayaan wataaa

  • @Akofficial-q9f
    @Akofficial-q9f Před měsícem +1

    War niyow mid aan Jaar nahay ayaa madaxa naga qaaday qylo maxan kula taliyaaa

  • @Akofficial-q9f
    @Akofficial-q9f Před měsícem +1

    Waxad nosoo diyaarisaa qisadii imaamu bukhaari

  • @Randa17
    @Randa17 Před měsícem

    Hadaa aamuso sidi qof walan aa isla hadlaaa😢

    • @marwanmedia
      @marwanmedia  Před měsícem +1

      May Sida Ma aha .
      Wixi khayr ah ku hadal wixi bilaa Faa'ido ahna Ka aamus

  • @Akofficial-q9f
    @Akofficial-q9f Před měsícem +1

    War marwaanow khibradu waykaa muqataa niyow

  • @Xaawoahmed12
    @Xaawoahmed12 Před měsícem

    من سكت نجا

  • @cabdishakuur74
    @cabdishakuur74 Před měsícem +1

    Ustaad muqaaladaada ma degsan karaa platformyda kale masoo dhigi karaa I need your permission mahadsanid ustaad

    • @marwanmedia
      @marwanmedia  Před měsícem

      Wllo Arinkaas dhib uma arko .
      Lkin Ha u adeegsanin Sida in Marwan uu Leeyahay Platformkaas oo uu Yahay Marwan Ycni qofka wax so dhigaya .

    • @cabdishakuur74
      @cabdishakuur74 Před měsícem

      @@marwanmedia ok ustaad mahadsanid