CABDIRISAAQ ANSHAX KA ILBAXAY NEW VIDEO 2017 HD

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 17. 04. 2017
  • XIDIGAHA GEESKA
    CIID SHOW PROGRAM HARGEISA 2017
    WARIYE SAGAL MUSTAFE
  • Hudba

Komentáře • 290

  • @MunaCalidiriye
    @MunaCalidiriye Před měsícem +2

    Ka ilbaxay jacaylkii dartaa ii arimin jirey ka ilbaxay amaantaan afkaaga odhan jirey qofkii Aduunka ugu jeclaa farxad ku noolow inta nolo jirto

  • @macoeahmed1923
    @macoeahmed1923 Před 4 lety +34

    Rag iyo Gabar Dhibka Jcl Qof xun ku galay dhibkisa ila aragtay i arahtay ,like ama Reoly isii,pls 2 sanno ayaan Dakhtar ugu jiray jcl Jaahilad,Alle ii gu Abuuray,Axndu lilaah hadda waan shaqaystaa,Waxse iga dhimatay Naxariista aan Qof Somaliya u hayo😥 hadaad aragto comments kayga ii soo ducee😥

    • @rahmash.ismail7260
      @rahmash.ismail7260 Před 3 lety +2

      Illahey qalbiga haku qabojiyo anigaba nasiib darada wey igu dhacday jcyl oo dhan ayaan unacay awalna laba is jcl hadaan arko waan la ilmen jiray jcylka sidan u aminsana

    • @hiboahmed8811
      @hiboahmed8811 Před rokem

      Hadda maka caafimaaday😭😭😭

  • @mustaqiimmahdi5608
    @mustaqiimmahdi5608 Před 7 lety +12

    Aniga Malinti Kuna iyo kaaw jeer Ayan dhagaysta heestan waa u bogay runti Funny Ansha Alle haku daayo

  • @ayaannagopaad8689
    @ayaannagopaad8689 Před 4 lety +7

    Ka ilbaxay an ooye adoon ii ogzoonayn arinkeyga waagan ergo aan u diran jiray 😥 2020

  • @drsfaatushnugaal3414
    @drsfaatushnugaal3414 Před 4 lety +38

    2020 baa dawanayaa😂😂😂

  • @iftinmoha1863
    @iftinmoha1863 Před 2 lety +7

    Ka ilbaxay jclkii dartaa ii ariminjirey ka ilbaxay jclkii aa ii bahdilijirtey ka ilbaxay jclkii aa igu cayn jirtey😪🙏👋🤷‍♀️ bye jcl 💔 last song /25/5/2022

  • @badraciise5560
    @badraciise5560 Před 7 lety +7

    wooow noladey xidigahe geeska soomalilanderin dhaledey ka ilbaxey xamer wax tagey

  • @arafadjamamohaarafad8525
    @arafadjamamohaarafad8525 Před 2 lety +4

    Arinkayga waagan ergo aan udiranjiray 11/6/2022😭🤔💔

  • @Baraadtech5235
    @Baraadtech5235 Před rokem +5

    Kal ilbaxay jacaylkii dartaa ii arimin jiray Kal ilbaxay Amaantaan Afka kaaga odhan jiray
    Ka ilbaxay Ku eedee ehelnimo Aan kaa sugo
    Tariikhdu ay tähay 23/2/2023 7:8 PM habeen jimce ah

  • @ismailhassan1928
    @ismailhassan1928 Před 7 lety +2

    ka ilbaxay very nice song first suppoter of you

  • @MOHMOH-le1lv
    @MOHMOH-le1lv Před 7 lety +60

    Murtidaa hadlaysoo xidigaa u meel dayay.
    Noolaada in badan haddii aad tahay somaliland runa 👍✌️ saaaar,haddii kale ha isdhibin iyagiiiyoow.

  • @mohamedhakim7968
    @mohamedhakim7968 Před 2 lety +3

    Ka ilbaxay arinkayga waa ergo aan u diran jiray keep it up anshax🥰🥰

  • @MohametNaasir
    @MohametNaasir Před rokem +2

    2023 yaa daawanaya?

  • @Xamseyare487-ud1hg
    @Xamseyare487-ud1hg Před rokem +2

    ka ilbaxy aan oye adoon i ogsonan 😢😢 2017 15 jun maalin aan la ilaabi doonin 🎉

  • @bureeqamohamed7340
    @bureeqamohamed7340 Před 2 lety +2

    2022 kailbaxay an ooye adoon iiogsoneyn😭😥😥

  • @hareedkaiseOomaar
    @hareedkaiseOomaar Před 3 lety +3

    Arinkayga wagan ergo u diran jiray ee ya dawabaya #2021

  • @deeqnuur5112
    @deeqnuur5112 Před 5 lety +2

    Hablihi way Ka dhacen in ay jasan
    Sida ugu diganayan balega hhhhhh
    Nag qudhi jasi mayso
    WA laga ilbaxay waekoda heesta jawabteda ha la helo
    Ka ilbaxay afafkiyo iridad aqalkisa
    Ku noshahay
    Love Xidagaha geeska
    WA laydin tabay

  • @user-mb1tv8fy1c
    @user-mb1tv8fy1c Před 4 měsíci +1

    3 March 2024 12:30 malinkan goaan ka qaday qof naftayda ku wayn
    😢

  • @abdikafiali9103
    @abdikafiali9103 Před 2 měsíci +1

    Ka ilbaxay ku eede ehelnimo aan kaa sugo. 13/5/2024😢

  • @nawalabdikani9366
    @nawalabdikani9366 Před 5 lety +23

    2019 yaa joga
    Ka ilbaxay🤗😢

  • @hiboheenahiboheena3692
    @hiboheenahiboheena3692 Před 4 lety +4

    Wale xidiga marka be xigido ahayen lakin 2020ilmo le arkona

  • @nasraahmed5697
    @nasraahmed5697 Před rokem +2

    Watan xidhay albabki xazuuz 🥲

  • @maryammbashir9924
    @maryammbashir9924 Před 7 lety +6

    mashallah anshax nolow walal walahi inaba cadi ma'ahan hesta. wow💋💋💋💋🔥❤❤❤❤❤💋💋💋💋❤❤💋💋🔥💋

  • @maryanxasan1366
    @maryanxasan1366 Před 7 měsíci +1

    2023 ka ilbaxay😢💔❤️‍🩹👋

  • @shamai1570
    @shamai1570 Před rokem +7

    When some people cannot sing the have to find a fault for someone who can really sing how unpleasant

  • @faadumomaxamed8118
    @faadumomaxamed8118 Před 7 lety +4

    ax ax ka ilbaxay aan ooye😭😭

  • @iskufilanjama5042
    @iskufilanjama5042 Před 7 lety +5

    waaaaaaw eshcalaa hees thanks to Hasan Saleeban Duxul we love you all

  • @Njama991
    @Njama991 Před 7 lety +9

    ka il baxay an oye adun ii ogsonow ka il baxay arinkaygan wagan ergo an uu diran jiray❤✔

  • @cabdalexasan634
    @cabdalexasan634 Před 7 lety +6

    Aniga dhagaysta mlntii in ka badan 10 jeer hamseh

  • @SuldaanFaysal-xo9ro
    @SuldaanFaysal-xo9ro Před 2 měsíci

    Ka ilbaxay ilayskii agtaada iga bixi jirayy N❤😢

  • @shamai1570
    @shamai1570 Před rokem +6

    This song is a great song for al those who experienced heartaches great Anshax

  • @user-kk4gb1ro6q
    @user-kk4gb1ro6q Před rokem +1

    14 / 5/ 2023 😅😊 heesta isbuuc laha dhihi kara ayada aya ii shidan mal mahan sawabta lkn ma aqan 😜😜🙄

  • @mohamedcirro4815
    @mohamedcirro4815 Před 7 lety +154

    cidna dumar kama ilbaxayso been yaan laysku sheegin jano aan dumar ahaynba aduunka ma taaal

  • @smallisthebestanswerofallq266

    waa hees aad uwanaagsan hore usocda xidigaha geeska

  • @mohamedalihassan6724
    @mohamedalihassan6724 Před 9 měsíci

    Caaawa anay ii daaran tahay heestan 15/10/2023😢😢😢😢😢😢😢

  • @nasraahmed752
    @nasraahmed752 Před 4 lety +4

    Nice voice mashaallah.

  • @safiya9170
    @safiya9170 Před 2 lety +2

    Jaceylku wa cudur adamaha so mara hadad ku dhibtoto qof aad jeclatey markaad cafimado qofka adunka ugu necebtahay ayu noqoneya horta waagi ma waxan bad jeclaan jirtey bad is odhaneysa

    • @Hayat_14e
      @Hayat_14e Před rokem

      Wa runta wllo quruxeyy mararka qaar shaki baa iga gala inuu qof ahaa iyo in kale 😂😂😂😂

  • @marwoxiilojaano8895
    @marwoxiilojaano8895 Před 7 lety

    wooow mansha allah anshx kaa ilbaxay nic sung 🤗🤗🤗

  • @alhudaonlineacademy5474
    @alhudaonlineacademy5474 Před 7 lety +1

    Ka ilbaxay an ooye adoon ii ogseenayn hees iyo badh masha alh

  • @kingmarwaan2154
    @kingmarwaan2154 Před 5 lety +3

    ka ilpaxay duluftan Sasaban jiray😉😉😉😉

  • @c.risaqnur8982
    @c.risaqnur8982 Před 7 lety +2

    Nice song ka ilbaxay ilayskii agtaada iiga bixi jiray

  • @axmedmustafe9306
    @axmedmustafe9306 Před 7 lety

    anshax inder hore usoco nice song

  • @omarhustler177
    @omarhustler177 Před 2 lety +1

    Ka ilbaxay......2022

  • @kalashube345
    @kalashube345 Před 4 lety +3

    Dumarka qaarkod waa cadow Walahi
    Lkn hada Alhamdililah ka ilbaxay inaan naag aamino

    • @me-iu5ex
      @me-iu5ex Před 4 lety

      Lagayaabee maalin uun gabadh wacan inaad is heshaan wll🙏

    • @abdaleahmed3359
      @abdaleahmed3359 Před 3 lety

      @@me-iu5ex awwwww 😭😭😭❤

    • @vr7619
      @vr7619 Před 2 lety

      Ragaa ka daran hd iyo jeer gbdha danysa oojecel bey qlpiga ka jipiyaan😏💔

  • @maxamedmowliidxarbi5988
    @maxamedmowliidxarbi5988 Před 6 lety +2

    Wale heestaan xasuus beey igu ledahay malin taariqiya ayeey ehed markii jecelkeygi hore igu soo labatay lkn markaan heestaan maqashiiyay ayeey oyin iska jabsatay wll booskada waa buuxshay ayaa ka dhacday

  • @shaakirciise6520
    @shaakirciise6520 Před 6 lety +2

    laabsaasax waa abwaan tagay

  • @Raaye_Rijaal
    @Raaye_Rijaal Před rokem

    Heeskaan magacaan ubixyay waxaa waaye Xornimo.
    Waxaan ku xasuustaa my brother Cilmi Cabdullaahi.

  • @hamzehkoraan2268
    @hamzehkoraan2268 Před 7 lety +89

    Yaa ila mid ah Oo maalin kaliya 10jeer dhagaystaY

  • @fardowsahaajiahmed5891
    @fardowsahaajiahmed5891 Před 6 lety +2

    so nice song ♫🔥💯💯👌👈

  • @naruuracaday148
    @naruuracaday148 Před 4 lety +6

    2019 November yaa daawanayo🤗😇😓

  • @taamirnour546
    @taamirnour546 Před 6 lety +2

    Cawaaa Anigaa iskaleh hestan.yaa la ila dawan

  • @naciimamaxamed9007
    @naciimamaxamed9007 Před rokem +1

    Waqti xadirkan I qusaysaa hestani🤕🤕🤕

    • @suhuurjamac
      @suhuurjamac Před rokem

      Anigaba sagal sano kadib ilbaxay 😂anba

  • @muha24ibrahim89
    @muha24ibrahim89 Před 7 lety +1

    Nice song esh Cala hees😘😘😘😘😘😘👌

  • @khadarbedel7626
    @khadarbedel7626 Před 7 lety +1

    ka ilbaxay ilduufkaan baryoku asqaysnaa hh eeshcala fanan iyo heees c/risaaq anshax kutagera nio

  • @warsameali3862
    @warsameali3862 Před 3 lety +1

    2020 fiirsanooyaa

  • @umuawo3085
    @umuawo3085 Před 4 lety +1

    Yaa ila daawanaya 2020

  • @nuurkeyhaji
    @nuurkeyhaji Před rokem +1

    Ka ilbaxay jaceeylkii dartaa ii arimin jiray 🚫🚫

  • @drkhayrealihassan8922

    July 13 2024 wa igu socotaaa

  • @muwahipweyrx6297
    @muwahipweyrx6297 Před 7 lety

    hestn wa hees mcn wxa la modna ina aniga lyga sameyna 😯😯😯😯

  • @kaafiakaftan4597
    @kaafiakaftan4597 Před 7 lety +2

    wooooooow nice song

  • @user-ki1tt4dr1m
    @user-ki1tt4dr1m Před rokem

    2023 ayn dawnayaa❤😊

  • @cabdirisaqmohamedadencabdi9194

    Codkuna waa miskiinkan

  • @xasanxariir5570
    @xasanxariir5570 Před 2 lety +1

    Wow alle yaa cisag

  • @FathaXasan
    @FathaXasan Před měsícem

    Ka ilbaxay arimahan aabo kaga dhigi jiray😢

  • @najmoqueen3196
    @najmoqueen3196 Před 7 lety +6

    That's dope song lol

  • @asda1981
    @asda1981 Před 7 lety +1

    ka ilabaxay hadal weyn 😎

  • @shamai1570
    @shamai1570 Před rokem +5

    Lovely an enchanting singer Anshax

  • @Inna_mohamet
    @Inna_mohamet Před 4 lety +4

    Ka il baxay😂2020 la marayaaH

  • @Njama991
    @Njama991 Před 7 lety +1

    ku haysta fanan qali c/Risaq anshax

  • @cmccabdalemaxamedcismaan4030

    ka ilbaxay anshax heesihiisii aan dhagaysan jiray

  • @hodanabdisamad7496
    @hodanabdisamad7496 Před 7 lety +2

    woow eesh calaa hees

    • @mohamedomer3462
      @mohamedomer3462 Před 7 lety +1

      waa qiso runa islaan ayaa loo sameeyey nice song

  • @abdikanimohamed8027
    @abdikanimohamed8027 Před 2 lety +1

    Ka ilabaxy jaceelkiiiii😂😂😂2022

  • @abashkashafici2601
    @abashkashafici2601 Před 5 lety

    Best song

  • @samiyarooble9895
    @samiyarooble9895 Před 7 lety +2

    Ka ilbaxay goorta hadalkada mooye hadakale igu socan

  • @hodaniishhodanali950
    @hodaniishhodanali950 Před 2 lety

    Ka il baxay aan ooye adoo ii ogsoneyn arinkeyga wagaa ergo aan u diran jiray 🥺😏2022

  • @ciisemaxamed8357
    @ciisemaxamed8357 Před 7 lety +1

    wle Furinle Waanika Meshaba WaDa alle HawDaYo

  • @hamdaibrahim7322
    @hamdaibrahim7322 Před 5 lety +4

    Hestan way igu socotaa wan ka ilbaxay walahi 😏😏

  • @adenmaslah6637
    @adenmaslah6637 Před 3 lety

    2021 ka ilbaxay ayan taganahay

  • @hamdamohamoud9246
    @hamdamohamoud9246 Před 7 lety

    Eesh calaa hees wooooooooow

  • @seynabibrahimali5325
    @seynabibrahimali5325 Před 3 lety

    Ka ilbaxay aan ooye adoon ii ogzooneyn💔

  • @user-he6zu7tp8g
    @user-he6zu7tp8g Před 6 měsíci

    Ka ilbaxay aan oye adon I ogsonyn 12/1/2024💔

  • @ifrahahagimahamud5151
    @ifrahahagimahamud5151 Před 7 lety

    woow ka ilbaxay

  • @engabdirahimawfarah208

    alaylahee heesbaa halkaa ka dhacday allaayacizak alfanaan anshax

  • @SanaagSomaliland
    @SanaagSomaliland Před 7 lety +1

    Cabdiwalhi Ciiltire waa ku badhikacay keyboardkii wallee

  • @hoodoshaqale3086
    @hoodoshaqale3086 Před 7 lety

    Cabdi risaaq waaaaw kailbaxay ismoogay warmoogay

  • @msstar3015
    @msstar3015 Před 7 lety +2

    Ka ilbaxey

  • @zahroali
    @zahroali Před rokem

    2023 dhagysanya😢😢😢😢

  • @iidokayse2366
    @iidokayse2366 Před 7 lety +2

    hayga ohin anshaxow wanku xumay ohinta

  • @badraciise5560
    @badraciise5560 Před 7 lety +3

    wooow noladey xidigahe geeska soomalilanderin dhaledey ka ilbaxey xamer wax tagey I'm

  • @hubaalmedia4230
    @hubaalmedia4230 Před 2 lety

    Dhamaan helay

  • @user-um5qj5zl8v
    @user-um5qj5zl8v Před 5 lety +2

    Ka ilbaxay wlhi amaantan afka kaaga odhan jiray 2019 ayaa lagu dhawyay ku ilaabay heblaaaaay markaad wax jeceshay ee hadana qofkii aad jeclayd kufahmi waayo waa iska sidan 😢😢

  • @aishahasanabshir4034
    @aishahasanabshir4034 Před rokem

    Ka ilbaxay 2023 😊

  • @luulakadir8048
    @luulakadir8048 Před 7 lety

    qofka kaliya an hesa hisa jeclhy qofa ogahay yaaa ii dhagesiya hestan abdirak anshax nolaw huno

  • @dahirabdi8151
    @dahirabdi8151 Před 2 lety

    Waxan dawanaya 2022

  • @zuhaypyaaziin6590
    @zuhaypyaaziin6590 Před 4 lety

    Ka ilbaxay wow

  • @HaboonQrx-gr9pr
    @HaboonQrx-gr9pr Před 9 měsíci

    2023ka ilbaxay jcylkii

  • @hudamohamed7985
    @hudamohamed7985 Před rokem

    Wan so nooqday hadana 2023😢 2:18

  • @hayaankanoloshapro1377

    Ka ilbaxay ehelnimo aan ka sugo ....intaas ayaa iga gadan adoo u tanaaàsualy oo qabyalad ugu tanasulay in adigii lagugu keen keeno 😂😂😂

  • @istaahiladen2012
    @istaahiladen2012 Před 7 lety +1

    wooow

  • @user-de9en5nh3b
    @user-de9en5nh3b Před 7 měsíci

    ❤❤❤
    ❤❤❤
    ❤❤❤