DADKU WAXAA U KHEYR BADAN 3 ᴴᴰ┇ Sh. Maxamed Cabdi Umal

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 20. 08. 2024
  • PLEASE SUBSCRIBE TO OUR CHANNEL
    www.youtube.co...
    Facebook : / alnasiixa
    Twitter : / alnasiixa
    CZcams: / alnasiixa

Komentáře • 131

  • @Alnasiixa
    @Alnasiixa  Před 6 lety +43

    # *Su’aasha Maanta* #
    Waa kuma 3da Qof ugu kheyrka badan uu Rasuulka ﷺ ku sheegay xadiiska ?
    *Fadlan jaawaabta comments hoose ku soo qor*
    Jzk

    • @falisabdi7270
      @falisabdi7270 Před 6 lety +1

      Alnasiixa Media Mashaa Allaah

    • @asmasheikh8072
      @asmasheikh8072 Před 6 lety +5

      Alnasiixa Media .
      Asc wr wb wllha ducaada ah ee alnasiixa alle ha idiiin sharfo runtii mana arag aniga qof wuxuu kaga sharaf badan yahay diiintiisa masha allah . Ruux walboo muslim ah wuxuu raadiyaa labo shay oo ay koobayso hal shay taa oo ah in uu qof wlba jecel yahay 1, badbaado aaqiro (jano) , 2 iyo sacaado aduunyo . Labadaana waxaa lagu gaara raali ahaanshaha alle hdii uu alle ka raali noqdo raxmadiiisana aad hesho uu alle wayne adoomihiisa uu jecel yahay ka mid noqoto allahu akbar waa daraja ugu wayne ee uuu nooolo heli laha alle ha inoogu deeeqo. Wllha channalka leh allle wayne ha idinku deeeqo darajadaa sare ee ah maxamabadiiisa aaamiiin aaamiiin . Shaqada ugu wacan aduunyada ayaad haysaan oo ah in loo istaago gaarsiinta iyo faafinta qeerka taa oo la macno ah in aad risaaladii alle uu rasuulkaleena u soo dajiyay in aad fafinaysan oo aad mabda,a alle dadka inta aad awoodan baraysaan masha allah alle ha idinla garab galo, anaga in uu xaqiisa iyo dariiqa suuban ina wafajiyo dhamanteen inoogu soo duceeeya . Asc wr wb

    • @asmasheikh8072
      @asmasheikh8072 Před 6 lety +10

      Alnasiixa Media su,asha jwbteeeda hadaan isku dayo anigaa ka shidaal qadanaa videoga , waxaa u qeeer badan
      1: qofka qalbigiiisa uu ka nadiifyahay dunuuubta ,carabkiisuna uu runta yaqaano.
      2, kan aduunyada bixidda ku qabsada aqiradiiisa ku ilaaliya midigtiisa ,aduunyadiisa oo dhanna ay ahaato
      مزرع الاخرة.
      3, iyo adoonka u saaxiibka aqlaaqda wanagsan.

    • @Alnasiixa
      @Alnasiixa  Před 6 lety +4

      Wcs, wr, wb,
      Masha allah tabaarakallaah walaasheena Asma waad asiibtay jawaabta Allah haku barakeeyo cilmigaaga hana kuu saaidiyo cilmi iyo Cibaado,Jizaakillaah khayr dhiirigilinta aad noo soo qortay.

    • @gebdhahoyoabshiro9997
      @gebdhahoyoabshiro9997 Před 6 lety +4

      Alnasiixa Media hal suuaalaa wata wakubaryahee igasoojawaab okay anooo faruuryaha rooseeto iimarsantahy madukan karaa hadaa cilmi uleedahay igasoojawaab walal hadiikalana culima cilmi ule iisooweydiii Isha Allah walal

  • @atika5785
    @atika5785 Před 5 lety +3

    Masha Allah Allah naga yeelo kuwa wax Ku qaata idinkana alnisiixa Allah idinka abaal mariyo Maalinka maal iyo awlaad waxaba tarayn ilaah ka LA imaada qalbih saliima mahee

  • @jiiijolucky7231
    @jiiijolucky7231 Před 6 lety +3

    Mashllah Allah xifdeyo Sh Umul jazakallahu kheer

  • @umunajma7930
    @umunajma7930 Před 5 lety +1

    Allow Aduun iyo Aakhiro ii Naxriiso aniga iyo walidkeyga walaalaha muslimiinta oo dhan

  • @Abdirahman.4
    @Abdirahman.4 Před 5 měsíci

    اللهم صل على نبينا محمد صلى الله عليه وسلم صلوا رسول الله اللهم صل على محمد وعلى ال محمد 💜

  • @gebdhahoyoabshiro9997
    @gebdhahoyoabshiro9997 Před 6 lety +18

    Masha Allah ilahey kheer hskusiiyo amiiin I love you walhi bilahi sheekh umal

    • @asmasheikh8072
      @asmasheikh8072 Před 6 lety

      Salmo Mahad . Asc wr wb wllshy qaali ah sidaad alle dartiii ugu jeclaatay ducaada alle ha kuu jeclaaado , waxaana kugu bishaaraynayaa in rasuulka alle uu mucaad binu jabal ka soo wariyay xadiiskaan
      قال الرسول الله صلي الله عليه وسلم في الحديث القدس قال الله(وجبت محبتي للمتحابين في والمتجالسين في والمتزاوين في…).
      Rasuulkena suban wuxuu kuyiri alle wayne wuxu yiri(wuxuu jecelkayga ku waajibay kuwa dartey isku jeclaado, kuwa darteey iskula fadhiista kuwa dartey isku soo booqda iyo kuwa dartey wax ula baxa).
      Afartaa qof waxaa ku wajibaya alle maxabadiisa oo alle ayaa jeclaanaayo.

  • @aymanshiraar3aymanshiraar350

    Jazakallah sheikhunaa

  • @fatimaabdirahman2769
    @fatimaabdirahman2769 Před 6 lety +3

    جزاك الله خيرا الجزاء شيخ محمد عبد أمل

  • @umuhaatukheyr7448
    @umuhaatukheyr7448 Před 6 lety +2

    Sheikh allaha kuu naxariisto aakhiro iyo aduunba

  • @aminqalbisafi3363
    @aminqalbisafi3363 Před 6 lety +9

    Jazakallah kheir sheikh maxamed cabdi umul😘😍

  • @zirpuskul3027
    @zirpuskul3027 Před 5 lety +1

    Mansha aLlh ilahay shekha hanoo an dàaayo anagana.hanagu anfaco nasiixa uunoo sheegayo

  • @malyounbilleh4070
    @malyounbilleh4070 Před 4 lety +1

    Masha Allah jazakallah khayr sheikh

  • @hudheiphamohameddahir2909

    Allow barakee shekhna

  • @isxaaqmaxamed854
    @isxaaqmaxamed854 Před 5 lety +1

    Jasakalah sheekh umal 👑🦁

  • @bashiirmohamet8118
    @bashiirmohamet8118 Před 6 lety +5

    Kusali nabi mohamed
    NNK
    Allahu masali callla sayidina
    Mohamed

  • @clxakiinsiciid
    @clxakiinsiciid Před 2 lety

    jiskala khayr sh.umul cabdi allah haku dhawro akhiro iyo aduunka amiin amiin amiin yaa rabi

  • @funnyguymooha3746
    @funnyguymooha3746 Před 5 lety +1

    Allah yaxafdaka sh max'd

  • @moussasupa1521
    @moussasupa1521 Před 5 lety +2

    Jazak’allah ya sheikh
    May Allah guide all of us to the right path

  • @adenmohamed7826
    @adenmohamed7826 Před 5 lety +1

    Sheikh umal Alle dartiisaan kuu jeclahay

  • @alixzaanislam5541
    @alixzaanislam5541 Před 6 lety +1

    Allahu akbar rabbow noogargaar

  • @gadiidfaisalofficial5208
    @gadiidfaisalofficial5208 Před 5 lety +1

    Jazakallah kheyr sheekh maxamed Cabdi umaL

  • @abdiyarebashiir8644
    @abdiyarebashiir8644 Před 5 lety +1

    Xafidu_LAAHU Sheikh Mohammed Abdi Umal

  • @xilkasibraahim4919
    @xilkasibraahim4919 Před 6 lety +1

    Shukran sh jazakallahu khayr allow qalbiyadeena nadiifi oo xuman oo dhan ka nadiifi khayrkada nogu buuxi iyo xasuunstada amiin

  • @ahmedmussa5890
    @ahmedmussa5890 Před 6 lety +6

    Jazakallaha khayr illaahay raali ha kaa ahaado

  • @amiiralove4442
    @amiiralove4442 Před 6 lety +2

    Ajir iyo xasanaad allaah haku siiyo aamin aamiin aamiin

  • @norabdullahi7477
    @norabdullahi7477 Před 5 lety +2

    M.a Allah kuxafida

  • @mohamedabdirahmanmohamud1840

    Masha Allah Shukran Sheikh Allaha Ku Xafido

  • @hanadbandz1669
    @hanadbandz1669 Před 5 lety +1

    جزاكم الله خيرا أحسن الجزاء شيخ محمد عبد امل

  • @bintujacaylbintujacayl1637

    Mnsha allah allow khaatumada wanagsan nagu hagaaji jazakallah khyr sheikhena

  • @fartunjamaali7173
    @fartunjamaali7173 Před 6 lety +1

    masha Allaah jazaakallaah khayran sheikh

  • @abdirahmanabdilahi306
    @abdirahmanabdilahi306 Před 6 lety +4

    Mcha allh mcha allh sh.umal Alla yaxafdag

  • @najeebjudoka6948
    @najeebjudoka6948 Před 5 lety +1

    Jazaakallah kheyr sh

  • @zunduzbarre6435
    @zunduzbarre6435 Před 5 lety +1

    Mnsha all jasaklah sheekh🥰

  • @ilaqeybsokhayrka1713
    @ilaqeybsokhayrka1713 Před 6 lety +1

    masha allah khayr allaha kusiiyo sheikh

  • @19-20-w7h
    @19-20-w7h Před 3 lety +1

    اللّهــــم اجعلني ذل القلب المـحمـــــوم😍😍

  • @abdikadirabdirizak2118

    Allah culimadeena hanodhafo ❤️❤️❤️

  • @amiryusuf7178
    @amiryusuf7178 Před 6 lety +1

    jazaaka laahu sheikh umal

  • @somalimodelstyles2407
    @somalimodelstyles2407 Před 6 lety

    Jazakllahu qyr Sheikh umal alkahku xifdiyo aaqiro & adun

  • @asmaxusen864
    @asmaxusen864 Před 6 lety +2

    جزآك الله خير الجزء يا شيخ محمد

  • @qumanosmaan4001
    @qumanosmaan4001 Před 6 lety +1

    Jazakallahu khayr Jazakallahu khayr

  • @asmahquen7756
    @asmahquen7756 Před 2 lety

    جزاك الله خيرا فضله شخ ❤

  • @mohamudosman4277
    @mohamudosman4277 Před 5 lety +1

    Msha allaH sheikhunaaa❤❤

  • @mustafecabdirashiid7016
    @mustafecabdirashiid7016 Před 4 lety +1

    Mansha allah

  • @adanadan6884
    @adanadan6884 Před 6 lety +1

    Mnsha Allah wll aad baaad umahadsantihiin illhey khyr haidanka siiyo

  • @alixzaanislam5541
    @alixzaanislam5541 Před 6 lety +1

    Allahu akbar
    jazakallahu khayra wajaza

  • @bbmuno6753
    @bbmuno6753 Před 5 lety +2

    Jazaakallahu Khyr 💞

  • @laylasiciid4568
    @laylasiciid4568 Před 6 lety +2

    Mcha allllaH Alle hakaa abaal mariyo sheekh

  • @yassirfoorbe3477
    @yassirfoorbe3477 Před 6 lety +1

    Jazakallah sheikh 💯💯💯

  • @cabdallabinicaziiz873
    @cabdallabinicaziiz873 Před 6 lety +1

    Masha allah sh jazakallah kheer

  • @suadabdalla9863
    @suadabdalla9863 Před 6 lety +1

    alxamdulillah wale ina xaasitnimo aqoon jizakumulah qayr

  • @abdihassan6578
    @abdihassan6578 Před 6 lety +1

    Jazakalla sheikh

  • @HAKIKfacts
    @HAKIKfacts Před 6 lety +1

    Allahu akbar akhi saan marka ad uso diyaariyo wan jeclhy samayn ayu igu lweyahay masha allah saan uwad

  • @stevenb4189
    @stevenb4189 Před 6 lety +1

    msh Allah Allah ku xafido sh Maxamed

  • @MERA__GHAR
    @MERA__GHAR Před 6 lety +1

    Masha allaah sheeq umal

  • @qadarcadaw1993
    @qadarcadaw1993 Před 6 lety +1

    Mansha allh sheeq

  • @fathisharif7455
    @fathisharif7455 Před 6 lety +1

    Masha allah

  • @iimaanjaceelow7744
    @iimaanjaceelow7744 Před 6 lety +1

    Masha Allah

  • @prettymuslimah924
    @prettymuslimah924 Před 3 lety

    Thank U Al nasexa.

  • @yonisyacquub42yacquub31
    @yonisyacquub42yacquub31 Před 6 lety +2

    Maasha Allah

  • @user-hi3cf7ek1m
    @user-hi3cf7ek1m Před 6 lety +5

    *Jasakallahu khair*

  • @kolkoliyeofficail4899
    @kolkoliyeofficail4899 Před 6 lety +1

    jasakallah qeer

  • @islaquman3822
    @islaquman3822 Před 6 lety +1

    Jazakallah Sheikh

  • @fatumaabshir8959
    @fatumaabshir8959 Před 6 lety +1

    Yaa Allah Ashkuu Bathii Wuxuznii Ileyka

  • @basraahmed4261
    @basraahmed4261 Před 6 lety +1

    Yaa allah adaan kamagangalay xasidnimo iney qalbigeyga so gasho allow naga kori

  • @khabiirkainahazzen6727

    Allah ku barakeeyo wllloh

  • @hodandhalad7389
    @hodandhalad7389 Před 4 lety

    Maaaaaaaaaash alaaaaaaah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @user-ej7tj3vc2m
    @user-ej7tj3vc2m Před rokem

    ❤❤يا الله يسعدك قلبي

  • @fatumaruun2187
    @fatumaruun2187 Před 6 lety

    Jazaka Allaahu kheyr sheikh

  • @dekaadam8395
    @dekaadam8395 Před 6 lety +2

    Mnsha alllah

  • @mohametizmailov4682
    @mohametizmailov4682 Před 6 lety +1

    jazka Allah khyr

  • @yasminsheikhdon4254
    @yasminsheikhdon4254 Před 6 lety +1

    MaSha allaha sheikh mahamed umal

  • @Mahranii3971
    @Mahranii3971 Před 6 lety +1

    manshallah sheekh

  • @kordahab3258
    @kordahab3258 Před 6 lety

    Jazakallah sheikh

  • @cqaadirmahamedahmed2311

    Masha allaah

  • @mrlagaabte5877
    @mrlagaabte5877 Před 6 lety +4

    Jezaakallaah khyr

  • @zapiroahmed9813
    @zapiroahmed9813 Před 6 lety +5

    Jasaklakher 😍

  • @samiiroasmo8443
    @samiiroasmo8443 Před 6 lety +1

    Masha allaah 😘😍

  • @aakhilboy9043
    @aakhilboy9043 Před 6 lety +5

    Mashlh

  • @user-vm4rs9vb6k
    @user-vm4rs9vb6k Před 6 lety

    jazaakallaahu khayran shiikhana allaha nagu anfaco

  • @axmedbahaya9639
    @axmedbahaya9639 Před 6 lety

    Masha allh sheekh alle haka ajarsiyo

  • @farhiyodoole987
    @farhiyodoole987 Před 5 lety +1

    Scw

  • @mohametizmailov4682
    @mohametizmailov4682 Před 6 lety +1

    mansaa Allah

  • @fadimafatuushfatimaxadiis4780

    mash allaaaaaaah mash allaaaah

  • @udug3417
    @udug3417 Před 6 lety +1

    Asc umal alle ajar hakasiyo muxadira

  • @gaariegal8330
    @gaariegal8330 Před 6 lety

    Jazakallahu kheyr

  • @arch_joof6604
    @arch_joof6604 Před 6 lety +1

    Khayr alla hakuSiiyO

  • @hashageella7892
    @hashageella7892 Před 6 lety

    Mash Allh sheekh Allh haku barakeeyo

  • @lulunor7284
    @lulunor7284 Před 5 lety +1

    Subxanallah waxan layabay dadka dislike saraya war Allah kabaqa

  • @abdilaahiadhoof7303
    @abdilaahiadhoof7303 Před 6 lety +4

    Maaslh

  • @feysalmuniir9757
    @feysalmuniir9757 Před 4 lety

    Nashiidada saaran magaceeda hala igu caawiyo

  • @soomaaliweyn7600
    @soomaaliweyn7600 Před 6 lety

    Jazakalllah

  • @aishadiamond4131
    @aishadiamond4131 Před 6 lety

    jazakalah khayr

  • @himilostudio8271
    @himilostudio8271 Před 6 lety +1

    jazakallah

  • @xog4041
    @xog4041 Před 6 lety +3

    nashiidada ugu horeeysa magaced wll

  • @arbemasmas7987
    @arbemasmas7987 Před 4 lety

    Alxm

  • @abdimaajiddekabdirahman6619

    ALNASIIXA MEDIA wll ma qaadan kara vedio yadiina anigoon waxba ka badalin masoo dhigan kara youtube chanelkayga codsi

  • @kolkoliyeofficail4899
    @kolkoliyeofficail4899 Před 6 lety

    sax

  • @samefale8385
    @samefale8385 Před 6 lety +2

    Wll nashiidada uu ku bilaab mayo magaceeda iiso qor?

  • @Layla6793
    @Layla6793 Před 5 lety +2

    SCW SCW SCW

  • @kowsarblack8010
    @kowsarblack8010 Před 6 lety +2

    ✔👀👀👀👀✅👂👂👂👂👂✔