5 ARIMOOD UU NABIGA ﷺ DARDAARMAY IN LAGU DHAQMO, DADKANA LAGAARSIIYAA ᴴᴰ┇ Sh. Maxamed Umal

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 11. 09. 2024
  • Asc , Walaalayaal Waxaan idinka Codsanaynaa in aad ka qeybqaadataan horumarka channalka alnasiixa idinka oo :
    📩 SHAREGAREEYA
    👍🏼 LIKEGAREEYA
    📋 COMMENTGAREEYA
    Hadaadan channelka Subscribe ku aheyna Fadlan ✔️ Subscribegreey
    Si aad u hesho wixii cusub
    Jazakumullahu kheyran
    _
    ►Subscribe Link:
    www.youtube.co...
    ►Nagal Xiriir:
    Facebook : / alnasiixa
    Twitter : / alnasiixa
    CZcams: / alnasiixa
    ►Qof waliba Waa loo ogolyahay in uu Videoyada soo degsado kadibna lawadaago walaalaha muslimiinta kale ee isticmaala baraha bulshada sida facebook , whatsapp iyo wixii lamid ah bishardi in aad videoyowga aad wax kabedelin meesha laga keenayna lagu lagu qoro channelka alnasiixa media.
    ►Everyone is allowed to download and make use of our videos resharing them on all social channels of their preference (Facebook, CZcams, Whatsapp, etc.) provided that they maintain the video copyrights (name of the CZcams channel alnasiixa media ; and associated logo). You may also link from any social media to our channel - Alnasiixa Media.
    ► Join us now to receive our new videos once they are available. For receiving alerts, kindly push the button with a bell shape to activate it.
    www.youtube.co...

Komentáře • 198

  • @Alnasiixa
    @Alnasiixa  Před 6 lety +127

    عَنْ أَبِي هُرَيْرَةَ ، قَالَ : قَالَ رَسُولُ اللَّهِ صَلَّى اللَّهُ عَلَيْهِ وَسَلَّمَ : " مَنْ يَأْخُذُ مِنْ أُمَّتِي خَمْسَ خِصَالٍ فَيَعْمَلُ بِهِنَّ أَوْ يُعَلِّمُهُنَّ مَنْ يَعْمَلُ بِهِنَّ ؟ " قَالَ : قُلْتُ : أَنَا يَا رَسُولَ اللَّهِ . قَالَ : " فَأَخَذَ بِيَدِي فَعَدَّهُنَّ فِيهَا " ، ثُمَّ قَالَ : " اتَّقِ الْمَحَارِمَ تَكُنْ أَعْبَدَ النَّاسِ ، وَارْضَ بِمَا قَسَمَ اللَّهُ لَكَ تَكُنْ أَغْنَى النَّاسِ ، وَأَحْسِنْ إِلَى جَارِكَ تَكُنْ مُؤْمِنًا ، وَأَحِبَّ لِلنَّاسِ مَا تُحِبُّ لِنَفْسِكَ تَكُنْ مُسْلِمًا ، وَلَا تُكْثِرْ الضَّحِكَ ، فَإِنَّ كَثْرَةَ الضَّحِكِ تُمِيتُ الْقَلْبَ " .

  • @haniitaaxmed575
    @haniitaaxmed575 Před 6 lety +42

    Anunkaa qadaan doona insha allh ❤❤🙏idim alle waanku camal fali doona dar daranka rasuulkeena mohammed scw scw ❤❤❤❤❤

    • @Alnasiixa
      @Alnasiixa  Před 6 lety +2

      Masha Allah, ilaahey ha’inaga dhiga kuwii Nabiga ﷺ sunadiisii raaca dhamaanteen yaa rab

    • @raxmomursal6539
      @raxmomursal6539 Před 6 lety

      Alnasiixa Media aamiin yaa Allah

    • @liibaanomar3142
      @liibaanomar3142 Před 5 lety

      Scw

  • @UZAAME01
    @UZAAME01 Před 6 lety +63

    Nio sheikh mustafe iyo sheikh umal iyo sheikh xasan Ibrahim ciise wlhi ilaahay dartiis ayaan u jeclahay alle hay tusu mid ka mida sadexdaa shiekh alle ifka haygu tuso akhrina kuwii janada Ku kulma alle ha naga dhigo aamiin insha allah

    • @Asli256
      @Asli256 Před 6 lety

      naasir kafi amiiin bro

    • @zamzamhassan1889
      @zamzamhassan1889 Před 6 lety

      Anigo nbi la jogi jiraay shiekh umul ayaa wayaya wajikisa codkisa ma ahaa waax e ka nasib xun o e ka nasib badanaa

    • @raxma1236
      @raxma1236 Před 6 lety

      Ammiin inshalah wll

    • @drkhaire1787
      @drkhaire1787 Před 4 lety +1

      Ani sh mustafe iyo sh umal waan arky tawhid mosque ku kulanay

    • @ismahanbiintufarah2067
      @ismahanbiintufarah2067 Před 3 lety

      @@drkhaire1787 masha allah wad nasiibadan tahyi

  • @user-nv7zf9yq3g
    @user-nv7zf9yq3g Před 6 lety +9

    Jazakumalahu khayra scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @somalimodelstyles2407
    @somalimodelstyles2407 Před 6 lety +12

    Jazakallahu qeyr sheikh umal Allah dartis ku jeclhy
    😭😭Allah fitnada adunka naga badbadi😭👐

  • @umuosman7205
    @umuosman7205 Před 6 lety +10

    Allah hana wafajiyo xaqa iyo wadada tosan amiinyaa Rabbi

  • @abuabdirahmankhalid.7173
    @abuabdirahmankhalid.7173 Před 6 lety +3

    Allaah Ha Kaa Abaal Mariyo Sheikh Mohamed (Umal)
    Allaah ha Naga Yeelo kuwa Qaata Dadkana Sii Gaadhsiiyo .....
    Allaahumma Aamiin

  • @ardaagarudwaan728
    @ardaagarudwaan728 Před 6 lety +15

    Masha Allah nasiixa media waaad ku mahadsantiin wacdiga iyo khayrka aaad Nala garab taagantiin markasta

    • @Alnasiixa
      @Alnasiixa  Před 6 lety +1

      *Adigaa Mudan* wll ,
      Waana ku mahadsantahay dhiirigilinta ee quruxda badan aad commentiga inoogu reebtay Alle haku xafdiyo hana ku barakeeyo aana Marwalibo usu soo duceeyno in Allaah Dacwada nagu garabgalo ikhlaas inoogu dhiga,
      *BarakaAllahu Fiiki*

    • @ardaagarudwaan728
      @ardaagarudwaan728 Před 6 lety

      Haye wll insha Allah dhamaanteeenba Allah ha inagu sugo jidka tooosan
      Dadaaalka aad umada uwadaana Allah haydinka aabaal mariyo Hana ka daaalina

  • @ayuubjr8651
    @ayuubjr8651 Před 6 lety +7

    McHa allH barakallahu fiik sheekhanaa

  • @aminaabdullahi8833
    @aminaabdullahi8833 Před 6 lety +8

    Jazakumullah kheyran ❤️

  • @ummmahir7812
    @ummmahir7812 Před 6 lety +10

    ما شاءالله جزاك الله خير 😊

  • @abshirhilaaljr4383
    @abshirhilaaljr4383 Před 6 lety +6

    Alnasixa media I love so much jasakuma allah io sheik umal Allah hani xifdiyo io dhaman umada muslimka inta lunsana uu shaydanku wado khaldan mariyay alle haso hadeyo

    • @Alnasiixa
      @Alnasiixa  Před 6 lety +1

      *Adigana Alla haku jeclaado oo aad dartiisa inoo jeclaatay* wll ,
      Waana ku mahadsantahay dhiirigilinta ee quruxda badan aad commentiga inoogu reebtay Alle haku xafdiyo hana ku barakeeyo aana Marwalibo usu soo duceeyno in Allaah Dacwada nagu garabgalo ikhlaas inoogu dhiga,
      *BarakaAllahu Fiiki*

    • @abshirhilaaljr4383
      @abshirhilaaljr4383 Před 6 lety

      Alnasiixa Media Aamin Aamin Aamin Yaa Rabil Calamin Dhamanten Ada mudan ama idinka mudan wadna istahishan in aan waqtigayga nisiyo wayo wan wada qaybsanayna raxmada Alle dirigalin ina nisiyo waa igu wajib wayo idunkuba waxad dhirigalin caqliyesan sinaysan qulubtayda 🧠👂🏻👀 marka Dhamanten Alle hana raxmado malinta 50Kun oo sanadod qorax lahortag nanayo ilahey hakugu daro dadka carshigisa harsada wayo qofka dinta islamka dadka bara ama garsiya waxu lamid yahay rasulo kale waa ducesan tahe alle haku barakeyo Dhamanten Aamin Yaa Rabi calamin ‏ ‏النصيح ميدا☝🏾🤲🏻❤️❤️❤️❤️❤️😊 Adba kugu mahad celin reaction ad igu so jawabty walalkey qaliga nolow ✊✊✊🇸🇴🇸🇴🇸🇴🤲🏻

    • @abshirhilaaljr4383
      @abshirhilaaljr4383 Před 6 lety

      Alnasiixa Media ❤️❤️❤️

  • @mfarah9231
    @mfarah9231 Před 6 lety +2

    Suubanaheena naxariis iyo nabad galyo dushiisa ha ahaaato ilaahay haka raali noqdo abuu hureera ilaahay ha xifdiyo sh.umul

  • @willeminaabrahams3207
    @willeminaabrahams3207 Před 6 lety +7

    masha allah alle hanaga dhigo kuwo kheyrka isfara sunada nabigana raca xumaantana iska reeba.

  • @Real_Abbas
    @Real_Abbas Před 6 lety +11

    عليه افضل والصلاة والسلام 💖💖🙏

  • @sharecoabdilahi2420
    @sharecoabdilahi2420 Před 4 lety +1

    Jazzaakallaah sheikhanaa Allah hakaa raali ahaado hana ku xafido, sheikh mohamed Abdi Umal.

  • @sabyasooqu7347
    @sabyasooqu7347 Před 5 lety +1

    Masha allah shiq maxamed cabdi umal shukran yaa shiq

  • @abdiwaduudsiid5824
    @abdiwaduudsiid5824 Před 6 lety +12

    😭😭الهم صلي على محمد

  • @ayaanmuuse1906
    @ayaanmuuse1906 Před 6 lety +1

    Illahow nabi maxamed scw scw scw dariiqiisa toosaan na mariih aamiin aamiin aamiin shekh jazzakalah khyr

  • @haniitaaxmed575
    @haniitaaxmed575 Před 6 lety +17

    Scw scw ❤❤❤❤❤

  • @ahmedcaabi9175
    @ahmedcaabi9175 Před 6 lety +2

    Hal mar kusaliya xabiibkeen mu amed sallalaahu calayhi wassalam.

  • @shukriabeutystyle3148
    @shukriabeutystyle3148 Před 6 lety +1

    Jzklh sheikhuna umal Allah yacizak sheekow isoduce inu aabahey riyo igu tuso ma arkin waligey jzklh

  • @nasirmuse4840
    @nasirmuse4840 Před 4 lety

    Mansha allah ilàhow kuwii ilaahay kuxidhan naga dhig kuwii waalidiinta baari uah naga dhig iyo kuwii daraska wanaajiya naga dhig Aamiin Aamiin Aamiin

  • @halimabinthamad6
    @halimabinthamad6 Před 6 lety +4

    ما شاء الله عليكم جزاكم الله خيرا
    ❤ 🥀🥀💝💐😐🌷
    Walaalayaal aan faafino video Gan insha Allah😍👍👍👍

  • @wacyigelintabulshada6011
    @wacyigelintabulshada6011 Před 6 lety +1

    Jazaakalaahu kheyr sheekh

  • @asiaaar5002
    @asiaaar5002 Před 6 lety +3

    اللهم وفقنا لما تحبه وترضى
    اللهم آمين

  • @fartunjamaali7173
    @fartunjamaali7173 Před 6 lety +4

    Masha Allaah jazaakallaahu khayran sheikh umal

  • @samanjecel6079
    @samanjecel6079 Před 6 lety +1

    Ilaheey khayr haa idin siyo inta khayr ka iyo nasexada diinta Allah kaa shaqeneso.

  • @fadumonuur5899
    @fadumonuur5899 Před 6 lety +1

    mansha Allah alnasiixa media wad mahadsantihiin ilahay ha idin xifdiyo

  • @ahmedsadiiq2917
    @ahmedsadiiq2917 Před 6 lety +1

    Shukran sheikhuna sh umal allah kudhafa danbigad han kunaxariista ilaah darti ba ujclahy nsiib ba uyeshay ina kmid noqda ina mel kugul nolada

  • @aminabdullahi6506
    @aminabdullahi6506 Před 6 lety +6

    Mashallah

  • @SKY........63
    @SKY........63 Před 6 lety +5

    Jazaka laahu khayr sheikh.....

  • @xaliimomaxamed8301
    @xaliimomaxamed8301 Před 5 lety +2

    Salalaahu caleyhi wasalam masha allah jazakallaahu qeer

  • @mohamedamiin1391
    @mohamedamiin1391 Před 6 lety +4

    Jazaa ka Allah sheekh umal

  • @raxmaruun6367
    @raxmaruun6367 Před 6 lety +1

    Masha allah sheikh umul jazakallaahu kheyr
    Alle ha inaga dhigo kuwa ku camal falo.

  • @abusuheyba
    @abusuheyba Před rokem +1

    In shaa allah wan qadaney ya rasulalah Salalah caleyhi wasalam

  • @maryanmohamed4116
    @maryanmohamed4116 Před 4 lety +1

    جزاكم الله خيرا

  • @clshakurfarhan9078
    @clshakurfarhan9078 Před 6 lety +2

    Allah yabarak ♥Dhmn Bahda Nasiiha Media
    jazakalah

  • @qr-maxamedabshir8471
    @qr-maxamedabshir8471 Před 6 lety +1

    Shekh Umal Allah Cimriga kuu barakeeYo

  • @mohammedismail9328
    @mohammedismail9328 Před 6 lety +4

    Maanshaa Allah

  • @bushraelmi6558
    @bushraelmi6558 Před 6 lety +2

    جزا ك الله خيرا شيخ

  • @AK-ol6rm
    @AK-ol6rm Před 4 lety +2

    اللهم يا مقلب القلوب ثبت قلوبنا على دينك يارب

  • @qorshebadel151
    @qorshebadel151 Před 5 lety +1

    Sheikh Mohammed abdi Umal jazaakumullahu khayra

  • @xaajiguied9174
    @xaajiguied9174 Před 6 lety +1

    masha allah ilaahow jidka nagu hanuuno

  • @ibrahimmuhumed6001
    @ibrahimmuhumed6001 Před 6 lety +3

    Jazakalah sheikh umal

  • @mohamedhashi4754
    @mohamedhashi4754 Před 5 lety

    Maansha alaah walaal qayr ale haku siiyo janatul firdowsa ale guri hakaaga dhiso

  • @renatofrancorenatofranco5492

    Masha Allah allow nagu haay camalka wanagsan ilahayow naga aqbal wanaga

  • @ismahanbiintufarah2067

    Masha allah jazak allah kheyer sheekh mohamed allah noo kaa xaftiiyo illahy dardeed ayan ku jecelhyi

  • @zamiabdu9178
    @zamiabdu9178 Před 6 lety +1

    Jasakallah sheekh Umal

  • @umunajma7930
    @umunajma7930 Před 5 lety +1

    شكرا جزاك الله خيرا😢😢😢

  • @aminaaxmed956
    @aminaaxmed956 Před 4 lety

    Jazakumullahu kheyr waan ka faaaiday, Alhamdullilh kuwii ku camal falla allah innaga yeelo🙏🏽🤍

  • @abdi4710
    @abdi4710 Před 6 lety +5

    Mansh alllaah

  • @nimconimco1923
    @nimconimco1923 Před 4 lety +5

    1.wixii Alle xarimay iska ilaali,waxaad noqonaysaa qofka ugu cibaadada badan.
    2.Raali kunoqo wuxuu Alle qayb kuu siiyay,waxaad noqonaysaa qofka ugu qanisan ama ugu taajirsan.
    3.Wanaaji deriskaaga,mu'min ayaad noqonaysaaye.
    4.La jeclow dadka waxaad naftaada la jeceshahay,muslim ayaad noqonaysaaye.
    5.Ha badin qosolka sababtoo ah qosolka badani qalbiguu dilaa.

  • @mascuudismail2056
    @mascuudismail2056 Před 5 lety +1

    جزاك الله الخير شيخ

  • @ahmedduale7495
    @ahmedduale7495 Před 6 lety

    Jazaku allahu kheyran ya sheikh umal

  • @xasbunnalaahiwanimcawakiil9512

    Masha Esha Allah ajar allaha kusiiyo

  • @omaryusuf7231
    @omaryusuf7231 Před 3 lety

    Ma'Sha'Allah shiikh Allah xasanaadka miisanka hagu saaro sida wanaagsan o kheerka nosoo garsisid

  • @aragsancadeyhassan9228

    Scw scw scw scw scw scw scw scw scw jecliyaa rasuulkeena muxamad scw naxriis iyo nabadagaliyo korkiisa ha ahaato inta nabigeena muxamad jecel laketa habakhaylina

  • @munamohamed4410
    @munamohamed4410 Před 6 lety +2

    SCW , jazakallah qayr Sheikh

  • @aminhousein2178
    @aminhousein2178 Před 6 lety +1

    دال على خير كفاعله
    🤲جزاءك الله خير🤲

  • @mulkimire1914
    @mulkimire1914 Před 5 lety

    Jisaakallah sheekh mohamed umal allaha kaa ajarsiiyo cilmigaaga aad baankuuguducayna ynaa dhamaanteenumada iislaamka oodhan

  • @fatimaqueen8817
    @fatimaqueen8817 Před 6 lety

    Masha allh sheekh alle haka ajarsiyo

  • @abdiasiisali3778
    @abdiasiisali3778 Před 5 lety +1

    scw scw jasakalllah sheekh ilahay haka abaal mariyo amiin

  • @zuhraazadcabdallah7089
    @zuhraazadcabdallah7089 Před 5 lety +1

    صلى الله عليه وسلم جزاكالله غير شيغ😍

  • @captainaser8085
    @captainaser8085 Před 6 lety

    Jazakallahu sheikh

  • @taysiiralbaani1877
    @taysiiralbaani1877 Před 5 lety

    Masha alh sh maxamed cabdi umal alow haku barakeeyo

  • @qr-maxamedabshir8471
    @qr-maxamedabshir8471 Před 6 lety

    Ku wii fariitana qatan hanaga dhigo amiin

  • @abdullmedia
    @abdullmedia Před 6 lety

    JazakaAllah qerra

  • @user-te3gm6pr7v
    @user-te3gm6pr7v Před 2 lety

    Allah camriga iyo cfimadkapa ha ku barakeeyo sheekh ❤🥰🥰☺🤲

  • @indhocashaq9918
    @indhocashaq9918 Před 5 lety +1

    Jasaaka lhu khry❤

  • @Shakiira-ge7nv
    @Shakiira-ge7nv Před 6 lety

    Mansha alaha wn ku dhaqmenaa wixi ayuuu rasulka igana rebay swc swc

  • @feysadegan2030
    @feysadegan2030 Před 6 lety +1

    masha Allah 😭😢😍sheikh

  • @bzbsbshshsjsjjssjsbsjzjzkk1857

    Masha alaah kuwii Ku dhaqama allaha naga dhiga.

  • @HANGOMEDIA1
    @HANGOMEDIA1 Před 5 lety +4

    Waku mahad santihiin wnaga iyo kheyrka aad marwalba inoo soo dhigtaan page kan wanaga badan

  • @mohammedismail9328
    @mohammedismail9328 Před 6 lety +2

    Jazakala Allah khyr akhi

  • @calibaashi9512
    @calibaashi9512 Před 6 lety

    Masha Allah shq allah kuxifdiyo

  • @anasaraboowibrahim374
    @anasaraboowibrahim374 Před 6 lety +1

    Thanks alnasixa waligena ma eden hilmaamedona

  • @ridwansaed1043
    @ridwansaed1043 Před 6 lety +1

    Shukran wll 💗

  • @somalitiktokchannel3304
    @somalitiktokchannel3304 Před 6 lety +1

    Jazakalah kheyr

  • @Emational70
    @Emational70 Před 6 lety

    Mshalah jazakllah khyr sheekhyga

  • @khalidilkacade8101
    @khalidilkacade8101 Před 6 lety +1

    Mzha Allah alle haynaga dhigo kuwii ku camal fala

  • @hibaaqiitomohamoudali9055

    msha alllh alle ha nagu arsuqo camalka suuban

  • @sadaammustaf2187
    @sadaammustaf2187 Před 6 lety

    mash Allah jazakal llahu kheyr

  • @Hamdamowlid5
    @Hamdamowlid5 Před 6 lety +4

    Mashallah sheekh jazakallah

  • @khadradheeman1772
    @khadradheeman1772 Před 6 lety

    Maasha allaah jazakala kheer

  • @daahfeydmedia5016
    @daahfeydmedia5016 Před 6 lety

    Mshalah allow kuwii kudhaqmo naga dhig5dardaaran

  • @wuruudhaybe3468
    @wuruudhaybe3468 Před 5 lety

    Alle yabarik sheikh jazakallahu kheir

  • @nimcaanabdisheekh9192
    @nimcaanabdisheekh9192 Před 6 lety

    mansha allaah

  • @anisacabdullahi4375
    @anisacabdullahi4375 Před 5 lety

    Jazakumullahu qeyran sheikh mohamed umal🙏

  • @Barako114
    @Barako114 Před 6 lety

    Al xamdulilaah Allow naga dhig kuwii ku dhaqma

  • @riyaq_Osman
    @riyaq_Osman Před 6 lety +1

    Jazaaka laaah

  • @liibaanabdowali686
    @liibaanabdowali686 Před 6 lety

    أنشد aya qaday walal iga cawii Allah ku barakey

  • @jacfar.mahamedjacfar.maham1766

    Masha allah

  • @zhakaalarnold8313
    @zhakaalarnold8313 Před 3 lety

    Salallaahù caleyhi wasalam CSW❤

  • @bishaaraabdishakur1841
    @bishaaraabdishakur1841 Před 4 lety +1

    Alxamdullilah

  • @ezmaildrahmn2695
    @ezmaildrahmn2695 Před 3 lety

    Allahu akbar ala illahow i waafaji

  • @anzalqali1535
    @anzalqali1535 Před 6 lety

    Jazakalah

  • @qasimahmed1986
    @qasimahmed1986 Před 6 lety

    masha Aĺlah sheqmaxamed

  • @user-lq5dg5ty4x
    @user-lq5dg5ty4x Před 11 měsíci

    صلى الله عليه وسلم

  • @cilmicabdishiiiqow1209
    @cilmicabdishiiiqow1209 Před 6 lety +1

    Scw Scw Scw Scw