Dhagar Qabayaashii Dilay Nafisa Oo Xukun Dil Ah Lagu Fuliyay

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 14. 07. 2014
  • Ciidamada Qalabka sida ee Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa saaka toogatay labo gacan ku dhiigle oo ka dambeeyay dilkii loo geystay Nafisa Cismaan Salaad oo eheyd gabar arday ah.
    Labada gacan ku dhiigle ayaa lagu toogtay barxadda iskool boliisiya ee Magaalada Muqdisho, kuwaas oo ay hore maxkamada sare ee ciidamada qalabka sida dil toogasho ugu xukuntay.
    Goobta lagu toogtay labada gacan ku dhiigle ayaa waxaa goob joog ka ahaa guddoomiyaha Maxkamada Darajada Koowaad ee ciidamada qalabka sida Liibaan Cali Yaroow oo ku dhawaaqay in la toogtay Xasan Maxamed Cabdi (Salmaan) iyo Shaafici Cabdi Xersi (Shaataa) oo ay ku cadaatay iney ka dambeeyeen dilkii Allaha u naxariistee Nafisa Cismaan.
    Raggan oo Maxkamada Darajada Koowaad ee ciidamada qalabka sida ay horay u xukuntay, ayaa Racfaan ka qaatay xukunkaasi, waxaana markale xukuntay Maxkamadda Sare ee ciidamada Qalabka sida oo ku raacday Xukunkii Maxkamada Darajada Koowaad ee ciidanka, kaasi oo ahaa xukun dil toogasho ah
  • Zábava

Komentáře • 284

  • @AMATALLAAH-qd3pq
    @AMATALLAAH-qd3pq Před 4 lety +9

    Waa Sax Qofkii Nafgooyo, Inladilo, Samaandiidoow dabinba kuudhigan laguugu dilidonee👍💙💕 Goorma Iigu dambaysay Heestaas Dowladii Siyaad Bare, Alaha Uraxmadee🙇🙏

  • @zakiyare3678
    @zakiyare3678 Před 8 lety +9

    allha ha unaxariisto marxuumad nafaisa cismaan salaad

  • @djmarkninwayn3686
    @djmarkninwayn3686 Před 10 lety +7

    subxanalh ragaas hada waa ay dhinten ala ya raxma uduceya in ilaah uu cafiyo dambigoda wa ay qirteen waana la qisasay inta kale ee shabaab ka mid ah alaha soo hanuuniyo malin ramadan ah ayaa la toogte waxa ay aheed ramadan ka ka dib in la toogto

    • @zamzambeutyhina
      @zamzambeutyhina Před 5 lety +2

      maxey tahay qof rabadaan latoganayo ilaaheyow nacafi dhamanteen ayagana unaxariiso yarabi

  • @Sumaya_iran
    @Sumaya_iran Před 6 lety +5

    Mashallah 😍

  • @ext999
    @ext999 Před 4 lety +1

    Alle ha uwada naxariisto intoodaba kii waxdilay iyo marxuumada alle janada haka waraabiyo

  • @Bonjourviram5
    @Bonjourviram5 Před 8 lety +14

    Illahey haunaxaristo walashen Nafiso, dhacdadan maskaxdeyda waliged kama suuli donto. Eheladedi iyo waladiintedi iyagana Illahey qalbiga hau qabojiyo.

  • @hafsomohamed4265
    @hafsomohamed4265 Před 5 lety +4

    Allaha u naxaristo

  • @ahmeddhore923
    @ahmeddhore923 Před 8 lety +6

    allaa u naxaristo walashay and a wanna thank our police

  • @abdulkadirugaas9945
    @abdulkadirugaas9945 Před 10 lety +3

    masha allah waan soo dhaweeyneynaaa qof kasta o qof islaam ah dilo in saan loo toogta waana ku faraxsanahay tan maanta dhacaday

  • @mushtaaqaragzan794
    @mushtaaqaragzan794 Před 5 lety +1

    alle ha u naxariisto inanta aqoon yahanada ahayd iyo wiilasha

  • @abdisamadmohamed1184
    @abdisamadmohamed1184 Před 4 lety +1

    Walaashey nafisa allaha unaxariisto

  • @c.qaafirahmed9800
    @c.qaafirahmed9800 Před 10 lety +7

    way fiican tahay in qofkii qof islaama dila isna la dilo ciqaabtiiaduunka weey qaateen aaqirana waxa kaga horeeya illaah baa og uduceeya in illaahey dambigooda dhaafo dad muslima beey ahaayen muslin nimeeyna ku dhinteen illaahey dambigooda ha dhaafo

  • @abdimohamed4321
    @abdimohamed4321 Před 9 lety +7

    ilhay hawnaxariisto amiin wiilashay iyo essay dileenba

  • @osmanismail21
    @osmanismail21 Před rokem +1

    Sharciga ilahay wax ka fiican maleh. Wlahay wadamada galada qofkaa qof dila 1 sano ayaa la xidhaa lkn diinta quruxda badan islaam ilahay swt wuxu ina faray ina qof la dilo alhamdulilah ya allah ilahayo swt dadkan ha u naxariisto

  • @samaaleabdul3178
    @samaaleabdul3178 Před 2 lety +4

    Allah hau Naxaristo Wariye Abdiaziz Africa 💔

  • @hassmo8414
    @hassmo8414 Před 8 lety +13

    Waa arin murug badan runtii...

  • @abdelghanyjibreel5201
    @abdelghanyjibreel5201 Před 4 lety +1

    Mashalah

  • @samatarmoh16
    @samatarmoh16 Před 5 lety +3

    Subxanallaah kulahaa makaruf a watay maya teytey maba laha inyar oo naxariisa salamaad

  • @theman4089
    @theman4089 Před 8 lety +9

    justice is sweet nice

  • @Lahmed495
    @Lahmed495 Před 6 lety +3

    ilaahow adaan ku baryaayaaye itus ayakoo la dilay kuwii dilay adeer key aamiin yaa rabi

    • @Abdiwalinadaara
      @Abdiwalinadaara Před 5 lety

      tuugad

    • @fadumoabdulkadir1155
      @fadumoabdulkadir1155 Před 3 lety

      Wacal baaku dhashaye ka dhamow hooyadey tuug adaa ahe

    • @xuseinxassan
      @xuseinxassan Před rokem

      Fadumo adi nagta u daanaani neeyso waa in la idiin kufsadaa ka dibna la idiin toogtaa 😂😂😂

  • @fadumoabdulkadir05
    @fadumoabdulkadir05 Před rokem

    Adeerkey Shaafici ilaahay ha u naxariisto Iyo wiilka kale Nafisana allaha u naxariisto waan ka xumahay soomaalia Dil Lee ku washeen qofka xabsi daa'in kama dhigaan dadkii waa dhamaadeen soomaalia dil Lee ku waasheen

    • @FarjanoCompany-rx8sg
      @FarjanoCompany-rx8sg Před rokem +1

      Adnh askari qoorta xpd kaga dhufto ilhy haki sahlo
      Deed nh askarigaas cafis baa lo fidinaa

    • @fadumoabdulkadir05
      @fadumoabdulkadir05 Před rokem

      @@FarjanoCompany-rx8sg adiga kuwo ku guba allaha kuu sahlo qumay yahow o si drn kuu cadaaba🖕🖕😡

  • @sucdijama3653
    @sucdijama3653 Před 5 lety +2

    Wiilashii waa dhamaadeen

  • @rudwaancadaawe9344
    @rudwaancadaawe9344 Před rokem

    Walaigay kamrimaayo dilkii wallshy labaad illaahow unaxariiso

  • @maxamedmaskiin2033
    @maxamedmaskiin2033 Před 5 lety

    Thanks guleso

  • @fadumoderow359
    @fadumoderow359 Před 4 lety

    Inaalilaahi wa

  • @kamalabdi4711
    @kamalabdi4711 Před 8 lety +1

    waa sidaa raway gud jop our government

  • @xasancabdulaahixuseen1110

    Allaha unaxariisto 😭 wallshy waxaaadhalay adeer kay waligay saan unaxay umanixin markan maqalay Allaha unaxariisto waxay kabaxday jaamacad 😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @tomtom-yj8yq
    @tomtom-yj8yq Před 4 lety

    Wow

  • @coolvidic7457
    @coolvidic7457 Před 10 lety +2

    asalamu aleikum somali. sheikh Hassan Aweis ma lakino tirkaan? hadii ey tahay maya jawabtada halayabina commentiga u bihiyay Fernando Torres.
    wa aniga oo eh somali sijui from Mombasa.

  • @zweetynajmiinaquruxchannel1693

    Deeqo waan intiirka lasoo istajiyo cadaladna uma arko xukunka wayo waa qofkii fududeeyey marxuuumada dilkeda

  • @idilidili9058
    @idilidili9058 Před 4 lety +5

    Daaqa imaanka ala ka qaad

  • @aminajafar1987
    @aminajafar1987 Před 7 lety

    Caliyare82- ishaad ka riday wll thanks Nooloow

  • @safiamohamedcarab7936
    @safiamohamedcarab7936 Před 8 lety +11

    walahi wankaxumahay dilka walashiin allaha unaxariisto

  • @naciimomusse8331
    @naciimomusse8331 Před 8 lety +2

    Alle hakuu naxariisto wallashey

  • @kingcasaanyo2271
    @kingcasaanyo2271 Před 8 lety +9

    ilaahay haw naxariisto ..lkn hadii la raaco amarka ale oo qofkii wax dilaba saa loo dilo dadka way joojinayaan dilka mala yacniga ah

  • @hafsomohamed4265
    @hafsomohamed4265 Před 5 lety +2

    😢😢😢😢😢😢

  • @Zakicadceed
    @Zakicadceed Před rokem +2

    Allah unaxaristo NAFISO CISMAN SALAAD🤲🏾🤲🏾🤲🏾🤲🏾

  • @wadanidhabtaah2160
    @wadanidhabtaah2160 Před 10 lety +4

    illaah ha u naxariisto ayaga iyo kuwa ka horeeyo kolee dabigoda qee qirteen tii illaah ha u fududwwyo hadii la dilee dabiga wuba ka dagee

  • @axmeddahir6040
    @axmeddahir6040 Před 4 lety

    alahawnaristo

  • @cambaroali7733
    @cambaroali7733 Před 4 lety +11

    Maxaa loo sawirayaa
    Iyagaa isu gaystay maxay u dileen jnantaa maskiinta
    Ilaahay nafiisa ha u naxariisto nafiisa
    وهم جهنم وبىس المصير

  • @saladhersi4704
    @saladhersi4704 Před 10 lety +1

    hey guys.... qof ma ii sheegi karaa heesta ku bilaabaneeyso videoga meeel aaan ka heli karro plzzzzzzz. thanks.

  • @abdullahifarah9279
    @abdullahifarah9279 Před 9 lety

    Lacnatullahi Caleykum shabab, Lacnatullahi Caleykum Shabaab

  • @saaraabdullahiahmed5116
    @saaraabdullahiahmed5116 Před 4 lety +1

    😭😭😭😭😭😭

  • @user-ev8nc8dh6y
    @user-ev8nc8dh6y Před 4 lety

    👍👍👍👌

  • @gabrielcarlo9196
    @gabrielcarlo9196 Před 4 lety

    Sad

  • @muminhussein4261
    @muminhussein4261 Před 5 lety

    Wlhi gabdhaan ayaa iigu daran dadka ee Al shabaab dilaan Allah unaxariisto 😭😭😭😭

  • @mohamedcanshuur8942
    @mohamedcanshuur8942 Před 8 lety +3

    qofkii naf si aanan dambi laheyn ugooya isna marbaa latusi donaa gerida waxa ay tahay nafisa allow ku naxariiso

  • @Yaab1
    @Yaab1 Před 10 lety +2

    Scary

  • @Boss_abdi
    @Boss_abdi Před 10 lety +3

    gabartaas somali yeed oo hadana aheed aqoon yahanada waxaay ku sameeyeen
    arinn aad iyo aad looga naxo laakiin waxaa mahad iska leh doowlada somalia oo
    ayadu waajib keeda gudatay maadaamo aay soo qabatay dhagar qabayashii dilay nafiso oo xukun cadaalad ah ku fulisay kaasoo ahaa dil toogasho walibo ah mid aad u fol xun qof kastana uu ku cilmi qaadam=n karo markuu is dhaho wax dil ama geso dil iyo wax la mida waa inuu ogaadaa inay ka danbeeyaan ciidamo shaqadoda qabsanaya soona qabanaya cadaaladana hor keenaya waana mahad san tahay dolwaldeena somalia gaar ahaan maxkamada ciidanka qalabka sida

  • @umuismahani204
    @umuismahani204 Před 6 lety +4

    Heesta bilowga ah yaa qaday asxbey ma ishegi kartan

    • @gooxjunior8015
      @gooxjunior8015 Před 4 lety

      Waa heesta loo qaado dadka la tooganayo... Goobtaa uun baa laga shidaa hadaad rabtid inaad soo dhegaysatid 😂

    • @hayani.t6649
      @hayani.t6649 Před 3 lety

      @@gooxjunior8015 kkkkk

  • @farxiyoxajifarxiyo715
    @farxiyoxajifarxiyo715 Před 4 lety +2

    Ilaah hauna xariisto waala qaldey masakinta

  • @maxamedaweys7717
    @maxamedaweys7717 Před 5 lety

    Allow unAxriiso

  • @maxamedxusen2731
    @maxamedxusen2731 Před 3 lety

    Dil

  • @mohammeedabddaallaahh9965

    😢😭😭😭

  • @axmedshimaali7671
    @axmedshimaali7671 Před 5 lety

    aduun hawli kama dhamaaatoo

  • @farhiaismail1984
    @farhiaismail1984 Před rokem

    Good justice

  • @user-dn7gq7lc4f
    @user-dn7gq7lc4f Před 8 měsíci

    Ala washeda kasekenesay ilhy how naxariisto nafiyo 😢

  • @faraxsiidowxusein6710
    @faraxsiidowxusein6710 Před 7 lety

    wllh waa arxan lawayaal bal eeg sida ay gabadha udilen alla calool xumo badana waxaaba iiga sii daran qoorta ayaan kaga dhiftay ayuba leyahy

  • @alibinali2141
    @alibinali2141 Před 4 lety +2

    wlhi waa qiso xanuuun bada

  • @culatiasmaraniya4446
    @culatiasmaraniya4446 Před 6 lety

    👍👍

  • @idilidili9058
    @idilidili9058 Před 5 lety

    Why

  • @fadumoxuseen437
    @fadumoxuseen437 Před 8 lety +7

    waaan Ku faraxsanahay in ladilo dadkaaas

  • @idilidili9058
    @idilidili9058 Před 4 lety

    Oh

  • @be_the_difference7694
    @be_the_difference7694 Před 4 lety

    Can someone tell me what did they do ?

  • @ismoahmed3265
    @ismoahmed3265 Před 5 lety +5

    Maxa ma marka qofka ladileyo ayeey da'du yaraataa nimankan waa sodon iyo jarjar

  • @liibaan1990
    @liibaan1990 Před 10 lety +19

    Sh.Xassan daahir oo ahaa shabaab kii ugu weynaa in gabar bikro ah loo guuriyo masaakiintaana in sama diidoow lagu qaado waa ayaan daro..fuck somali government.

  • @bashiirdheere1098
    @bashiirdheere1098 Před 10 lety +18

    maxow ka duceysanaa isagoo cajalado ka shaqeysan jiray haddana dhiig islaam galay,,, hala dilo hana la dilo naagta deeqa dullina hala dilo iyada iyo wiilkeedaba, aad ayaan ugu faraxsanahay in laga farxiyo qoyska nafiso iyo dhammaan soomaalida waddaniga ah,

    • @sheykalhudson9975
      @sheykalhudson9975 Před 10 lety +1

      ninkaa cajalado muu ka ganacsan jirey markii hore, naagta ma labada wiil midkood bay dhashay???

    • @baashihajji4284
      @baashihajji4284 Před 9 lety +3

      Ilah aya xaqa og inti dhimatay alle ha u naxaristo dambigodana bacdal qasas wa ka daga balse ogaw waxani labadu wa walalaha maskinka hadu duceysto ka hor inta la dilin adiga ilahisa inu baryo miya didi qof walba waxu ka shaqeynayayay iyo faqsi ale aya wax walba cafiya towbada wa furan tahay maskinka wa sax san yahay inaksto gabar maskin dilay labadaba alle aya og meshe ku danbeyan waxana nagu wajib jib ina u duceyno

    • @oreheychanell6288
      @oreheychanell6288 Před 4 lety +1

      Ilahey umanaxaristo hadii run tahay gabada maskiinta dilay

  • @ergianlu
    @ergianlu Před 5 lety

    Awahi alkai osi walibj katih

  • @idilidili9058
    @idilidili9058 Před 4 lety

    😥😥😥😥😥😥

  • @user-wk5di9xi3o
    @user-wk5di9xi3o Před 7 lety +4

    mujremen እነአ ጤነማአ ሱሁማአሌ አላ እንዴ

  • @ahmedqaasimm5143
    @ahmedqaasimm5143 Před 7 lety +1

    aad ban o gaxunahy dilka logesto dadka birmageydada ah in ladilo balse samadido dabin baku dhigan lagugu dili doooooono waa daldslaad an dacwa lahen

  • @sheruboy9547
    @sheruboy9547 Před 6 lety

    In dha adeeg badanaa sxbw soo teetee maadan wadan kulahaa

  • @cadceednur9555
    @cadceednur9555 Před 4 lety +1

    Sheeko...xanuunkii ay Nafiso ay ku dileen waa mahad inay dhadhamiyeen...istaahil..qof muslima ciyaar ciyaar u dil

  • @samatarali5334
    @samatarali5334 Před 4 lety

    Eyl naar

  • @cadceednur9555
    @cadceednur9555 Před 4 lety +2

    perfect...let them taste their bad actions

  • @Lahmed495
    @Lahmed495 Před 6 lety +3

    hadaad sa run sheegay seen maxaad u dili lahaydeen dadkii dilay marxuum marshaali

  • @zundazhgaraad1022
    @zundazhgaraad1022 Před 4 lety

    Kan waraysanaya isagaaba ah waa inaa waydiiso su aalo muhiim ah

  • @majortuure1822
    @majortuure1822 Před 4 lety +2

    labada dhagar qabe iyo naagata la dhahayo deeqo dila waa in la dile aheed ma ahan in xabsi la galiyo dil bay ku wacnaan laheed

  • @yuuyu114
    @yuuyu114 Před 10 lety +10

    Weli waxaa ka dhiman Deeqo Dulli oo gacaweeynka geeysatay illaa Deeqo tiirka la soo taago caddaalad uma arko xakunkan dhalinyarada lagu fuliyey iyadana xabsi
    beri lacag lagu sii deeynayo haddii la rabo

  • @maxamednuurmaxamed1405

    Kiiwaxdilo hala dilo kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk yes yes

  • @farhiyamohammedhaji1644

    Alla calool xumo badana subxanall subxanall

  • @maxamedcumar4990
    @maxamedcumar4990 Před 7 lety +6

    wallahi tan waa cashir loogu talagaley Dalinta yaryar

  • @najah9774
    @najah9774 Před 5 lety

    waxan wey daroogaysan yihiin walaahay dhamaan waxaan wax laga yaabo weeye qof bay dileen sidan baanu i=udilnay kulahaa

  • @muddaali3915
    @muddaali3915 Před 10 lety +1

    kuwa kale ee alshaaab ku jiraa ha ku waana qaataan sidaan

  • @abshirdamacciyaalwaaberimu3497

    Dila illahna cadaab haku waarsiyo

  • @emantube5009
    @emantube5009 Před 4 lety

    Enalilah weina eleyhi rajiun
    Why why why

    • @suldaansaciid4387
      @suldaansaciid4387 Před 4 lety +1

      ኩን ፈየኩን they killed innocent student girl works at turkish red crescent. and were killed them for the qisas.

  • @libaanmohamed3723
    @libaanmohamed3723 Před 5 lety

    Tv

  • @Lahmed495
    @Lahmed495 Před 6 lety +1

    waayo adeer key shaafici alaha u naxariistee iyo wiilka kale ba ninjka xunkaa ee liibaan cali yare la dhaho wax uu diloo raadi nayey haday wax ka jiraan adeer key wuxuu gaalkacyo nala joogay 6 bilood haday wax jirta tahay anakuu na dili lahaa anaka

    • @xuseinxassan
      @xuseinxassan Před rokem +1

      Kkk adi xitaa waa in lagu kufsataa ka dibna lagu dilaa nayeeh😂

    • @cadaankudhiigleh
      @cadaankudhiigleh Před 8 měsíci

      ​@@xuseinxassan
      War kadaaa😂 lkn dadkaan xagee kasoo baxeen waxaan 2014 aaba daawadee

  • @ayaanabdulkadir3840
    @ayaanabdulkadir3840 Před 4 lety +3

    😥😥😥😥😥adeerkey ma bilaa micno silac ah bay u dileen Allah u naxariisto wiilashaan😥

  • @saamentawararka124
    @saamentawararka124 Před 4 lety +2

    Saamenta Wararka
    Ku soo biir

  • @xassanqaxuunti3112
    @xassanqaxuunti3112 Před 10 lety

    aniga waxaan dhihi lahaa oo kale labadan waaba lagu fuliyay dilka lkn naagta ay laxiranaayayn maxkamada maxay ola xukumi waasay mida kale nimaka gabdha marka ay dilaayayn 4 in ay ahaayayn yay sheeeen maxaa labadi kalana loo so qaban waayay markaa waan kuwada farxi laheen dhamaan somaalida lkn waxaan u arkaa in maysha ay jirin wax dadaa ah oo lagu so qabanaayo nimanka kale mideeda kale marxuumad nafiso osman allaha u naxariisto dhamaan ehelkeeda in u samir iyo iimaan ka siiyo

  • @saafifaraxsan6280
    @saafifaraxsan6280 Před 8 lety +7

    kkkk deeqo dirac dadka cunta dheh

  • @SuperKhaalid123
    @SuperKhaalid123 Před 10 lety +2

    Naagta iyo dhamanaan lug ku lahaa in la dilay ahayd; Hassan Daahir haday; hawiye AMA Hassan culusow dill wayday; wali dawlad uma dhalan

    • @fartuunmacalincabdulaahi5368
      @fartuunmacalincabdulaahi5368 Před 4 lety

      Marka lugu dhaho dil togasha tahay maxaa daree mee naxtiin iyo murugo iyo wlwal ilow nugu wada tosi jidka toosan rabiyooo

  • @ddjdjjsjs5562
    @ddjdjjsjs5562 Před 8 lety +3

    kkkk

  • @xaawoxirsi161
    @xaawoxirsi161 Před 8 lety

    alaha unaxariisto wey is laqmiyeen gafuur duub bal maxaa usoo arkey iney ku biiraan

  • @aryanhindiscene9576
    @aryanhindiscene9576 Před 2 lety

    Somalia meel hoogtay

  • @ased738
    @ased738 Před 10 lety +1

    Hawiyo waligin madaxow idingagaracijiray nacebkastot uqabtineh waxbo makaqadeysin

  • @ridwaanhassanabdi550
    @ridwaanhassanabdi550 Před 9 lety +2

    shaataa sheeydaan waaye lkn salman woo ka yara fiicanyahay oo jaanis ka yar oo haaysto ilaah ayoo ku baryayaa lkn shaataa naxariista ilaah woo ka quustay woo iska dhoola cadeeynayaa

    • @fadumoabdulkadir1155
      @fadumoabdulkadir1155 Před 3 lety

      Waryaa adeerkey Afka kala bax adaa shaydaan ahe xitaa qabrigiisi makaaga nasan la’yhy

    • @cadaankudhiigleh
      @cadaankudhiigleh Před 8 měsíci

      ​@@fadumoabdulkadir1155
      Abaayo allaha udambi dhaafo aderkaa . Ee soomali yuu ka ahaa inoo sheg

  • @rahmoruun8050
    @rahmoruun8050 Před 8 lety +3

    dhalin yaraday dilan waxa kale ma ma qabtan yaaahuu

  • @mohamedisakarsenal3687
    @mohamedisakarsenal3687 Před 7 lety +2

    allow hanagu qaban dil togasho ah wlhi xanuun waye