Deg Deg Muqdisho Oo Ictiraafka Somaliland Laga Qiray Kadib Fashilka Xasan Sheekh Shaaciyey

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 23. 06. 2024
  • Deg Deg Muqdisho Oo Ictiraafka Somaliland Laga Qiray Kadib Fashilka Xasan Sheekh Shaaciyey
    ARABSIYO NEWS Kala Soco Wararkii U Dambeeyey Ee Soomaalida iyo Dunida. Kuxidhow #arabsiyo_news

Komentáře • 99

  • @FaadumoMaxmuud-qu9kh
    @FaadumoMaxmuud-qu9kh Před 14 dny +17

    Daalin daalin dhalay xasan gurguurte ilaahay sharkaaga hanagaga filaado aamiin

  • @farhiyajama2510
    @farhiyajama2510 Před 13 dny +5

    Hanta layska dhacaye hibo eebe kusiyey habeen laykama qaado guul slnd ❤❤❤❤❤

  • @alxmdulilah7023
    @alxmdulilah7023 Před 14 dny +17

    Guul guul guul Somaliland 💚🤍❤️🦁🦁🦁🇪🇹🇪🇹🇪🇹

  • @abdirahimabdikhalak3592
    @abdirahimabdikhalak3592 Před 13 dny +7

    SOMALILAND dhulukada iyo badada iyo cirikada iyo xuduuda iyada ka masuul SOMALILAND guul guul guul guul guul guul

  • @Mowlid-kf5ih
    @Mowlid-kf5ih Před 14 dny +12

    Mansha Allah guul soomaliland guul guul

  • @asiyahmed-cs3ft
    @asiyahmed-cs3ft Před 14 dny +9

    Maxaa kiniya walaalo kaga dhigay ,somaliland cadow kaga dhigay ,somaliland guul iyo gabanimo ,

  • @keysesaleebaan5875
    @keysesaleebaan5875 Před 13 dny +6

    Guul qaranka somaaliland

  • @abdullahsomali7992
    @abdullahsomali7992 Před 13 dny +6

    Xassan sheekh wa xoolo

  • @user-ku3qt9yi3m
    @user-ku3qt9yi3m Před 13 dny +3

    Maanshaa allaah Somaliland ❤❤❤❤❤❤❤

  • @aaralikahin7042
    @aaralikahin7042 Před 13 dny +3

    Insha Allaah Guul iyo Midnimo waarta Jamhuuriyadda Barakaysan ee Somaliland, illaahaw Jabi oo Fashili Cadawyada Somaliland

  • @user-km7uo7hm1o
    @user-km7uo7hm1o Před 13 dny +1

    Somalilnd guul insha allaah allaahu akbar ❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @user-ku3qt9yi3m
    @user-ku3qt9yi3m Před 13 dny +3

    Somaliand guuul geesiga geeska Africa mundane muuse biixi cabdi xildiid rooble... ilaahow cimrigiisa dheeree.

  • @basragalinle4069
    @basragalinle4069 Před 14 dny +4

    Hassen xabala is ka qodo adoo so jeda ayad riyonaysa badaad ka ladlayso Somali ma laha ee wa bada Somaliland Riyadh is ka daa haciyane nacabku haska nacabku haska ciyane guul iyo gobanimo the

  • @farhiyajama2510
    @farhiyajama2510 Před 13 dny +2

    Abii hanolado ❤❤❤

  • @anabhassan8361
    @anabhassan8361 Před 14 dny +6

    Bada Somaliland baa leh maxaad Ka hadlaysaa badaadu waa ta muqdisho

    • @user-hd7pq6bc4n
      @user-hd7pq6bc4n Před 13 dny

      That's true

    • @user-hd7pq6bc4n
      @user-hd7pq6bc4n Před 13 dny

      Badda Somaliland baa leh waa khaain xasan sheekha xaasid Ku ah Somaliland laaliin loo jooinmaayo gurguurte

  • @AyaanWaano
    @AyaanWaano Před 13 dny +1

    Viiva viiva somaliland

  • @abdiladifmohamedhashi3591

    Somaliland gulayso 🎉

  • @user-km7uo7hm1o
    @user-km7uo7hm1o Před 13 dny +1

    Xasanow xabaalahaga qodo maytidiibaa ka badbaadi weydey SUBXANALLAAH

  • @queency7943
    @queency7943 Před 13 dny +2

    Afkiisa iyo dhagahiisu isma maqlaan balo

  • @dauuddaaauud8339
    @dauuddaaauud8339 Před 13 dny +1

    Two countries different countries hero abiy noolaw

  • @FaadumoMaxmuud-qu9kh
    @FaadumoMaxmuud-qu9kh Před 14 dny +4

    Inaanaan yeelay kulahaa hawadiibaa wadada laga maryay😅😅😅😅😅😅😅

  • @AyaanWaano
    @AyaanWaano Před 13 dny

    Viiva viiva somaliland❤❤❤

  • @ismahaanjama7502
    @ismahaanjama7502 Před 13 dny +1

    unpredictable 😮

  • @user-si5sf4my9o
    @user-si5sf4my9o Před 13 dny +1

    SOMALILAND REPUBLIC GUUL IYO GOBANIIMO GOBANIIMO !!! SOMALILAND REPUBLIC VIVA VIVA !

  • @user-zc9un5er1o
    @user-zc9un5er1o Před 13 dny

    Guul waran. Somaliland

  • @abdullahiomarali5241
    @abdullahiomarali5241 Před 14 dny +3

    U SOO QORAA HASSAN XABAALE QOTE SHALEY IYO MAANTA

  • @basragalinle4069
    @basragalinle4069 Před 14 dny +2

    Hassen gurgurte shalay iyo manta

  • @Waayoarag98
    @Waayoarag98 Před 13 dny +2

    Doqon. Meeshaa koonfur doqoniimo, indha adayg iyo gumaysi baa lagu yaqaan. Dalal badan oo midoobay oo kala baxay ayaa jira, waxa kuwan inagu dhejiyay waa xamaaqdodda iyo doqoniimadooda. Waana sababaha ay Somaliya u degi la'dahay. Waa meel aan ragganimo , raxmad iyo daacadnimo laga aqoon inta badan.

  • @hassan60mohamuud-pc9pd
    @hassan60mohamuud-pc9pd Před 13 dny +2

    Xasanow hor waxa dhiba waxaanad garanayn baa laguu dhiibay

  • @mohamadkaariye7437
    @mohamadkaariye7437 Před 13 dny +3

    Markaa somaliland miyaanay ahayn walaha itoobiyo oo aanay la macaamili karin

  • @saadalimohamed3899
    @saadalimohamed3899 Před 13 dny

    BEENALEY AKBAR SUBXALLAH.
    HADII AY RUN KA TAHAY MAXAY LA WAALADEY KKKKKKKKKK
    FALAARI GAL GALASHO KAGA MA KODO XASSAN SHEIKHOW IYO FAQASHAY .
    ❤❤INSHALLAH GUUL ❤❤ ❤❤❤SOMALILAND ❤❤❤

  • @shabeel7467
    @shabeel7467 Před 13 dny +2

    Kalabkan huuraale u sheeg in bada Somaliland aananuna shaqo ku lahay waar Indian Ocean wax kasii hadii ay kaa cosadaan yaa kalb.

  • @zahrasaed148
    @zahrasaed148 Před 13 dny +2

    Soogaadhey oo Bada Somaliland bey soogaadhey oo aan kukhuseyn jooji dabo leefka Ethiopia. Also respect Somaliland they are in control of their future and their country .So President Hassan share go take a cool shower and forget about Somaliland and their people for your own good. Guul Somaliland💚🤍❤️🎉👏👆✊🫡

  • @dauuddaaauud8339
    @dauuddaaauud8339 Před 13 dny +3

    Waayo xasan maxykumo dalka 55aad ee geeska xsan xuduud baa inoo dhaxaysa

    • @dauuddaaauud8339
      @dauuddaaauud8339 Před 13 dny

      Caalaku wuu ogyahay two countries different countries

  • @Sirad47
    @Sirad47 Před 13 dny +2

    Miskiin .sowta ku haysata Itobiya, Sawdiga eryikariwaayey safaaradihi Itobiya.
    Maxaad iskaga ciyaaraysaa.

  • @user-rt8hv6wv7e
    @user-rt8hv6wv7e Před 14 dny +2

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂xasan muufo haku taagnato😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @abdullahsomali7992
    @abdullahsomali7992 Před 13 dny +2

    Miyaanu cilaaqaadka ujirin

  • @AhmedMohamed-jx6mi
    @AhmedMohamed-jx6mi Před 14 dny +2

    xabaalaha iska qodo sxb tan wey kaa tagtaye aaminso soomaliya

  • @abdiaziizahmed7827
    @abdiaziizahmed7827 Před 13 dny +1

    WAA DAMEER ABGAAL AH OO RABA IN BADA SOMALILAND ISAGA LA WEYDIISTO WAA ISKA ADUUNYO MUQDISHO XITAA MA XUKUMO WAA DAMEER ISKA CIYEY

  • @user-yy8jw1pr7b
    @user-yy8jw1pr7b Před 13 dny +3

    Somaliland guuuuul iyo. Goobani mo

  • @user-nz9dp1cm9e
    @user-nz9dp1cm9e Před 13 dny +2

    Hadeey jirtana laftagareen dani iyo axmed madoobe aa u fudu deeyay dinbiilayaal qaranka soomaaliya ethoopia ayee xasan shiikh uga hiiliyeen

  • @mohamedadenahmed7644
    @mohamedadenahmed7644 Před 14 dny +2

    Kuwii waxkaa celin jirey ayaa maanta la saaxiib ah kuwey idinka celin jirey

  • @iidxasan5453
    @iidxasan5453 Před 13 dny +2

    Xasan muxuku fil naan wala ilaalyaaye

  • @abdullahiomarali5241
    @abdullahiomarali5241 Před 14 dny +2

    DAGAAL AAN SOMALIYA LAGA DIFAACIN HARGEISA MA JORO MANATA HARGEISA IYO ADDES WAA WALAALO YAA KUU DAGALAMI HASSAN XABAALE QOTE

  • @naeemayusuf6464
    @naeemayusuf6464 Před 13 dny +1

    Oo maxaad u kashiftey ninka magaciisa

  • @user-en6yu8kw6s
    @user-en6yu8kw6s Před 13 dny

    Snm.awr.bay.cano.kalisyaa

  • @ahlanhussien
    @ahlanhussien Před 13 dny +1

    Waa Bada waan ogolay ee aniga Ku siinaya lakiin aqoosi ma ogoli WA Dilaal doon

  • @makebravo7133
    @makebravo7133 Před 13 dny +2

    XASAN DHUUSO WEXE KU BAROORAN LAXDU

  • @Abdulrahman-xv2uf
    @Abdulrahman-xv2uf Před 13 dny +3

    Horaa loo yidhi afnooli wuu hadlaa eyna wuu ciyaa iska ci, uraaye siilkii hooyadaa ee urayey usheeg munaafaq garac ah alle ku cadaab.

  • @abdiaziizahmed7827
    @abdiaziizahmed7827 Před 13 dny +2

    YAA KUU BAAHAN YAA WAX KAA WEYDIINAYA DAMEER DAMEER HAWIYE DHALAY

  • @dauuddaaauud8339
    @dauuddaaauud8339 Před 13 dny +2

    Xasan maxaa faraha ugu jira kkkkkkkkkkkkkk failed Somalia italiya

  • @mohamadkaariye7437
    @mohamadkaariye7437 Před 13 dny +2

    Kkk iyagaaba kaa ilassha shabaab maxàad been isu sheegtay

  • @qooqane65
    @qooqane65 Před 14 dny +2

    Hhhhhhhhhhhhh😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @ahmeddaud5075
    @ahmeddaud5075 Před 14 dny +1

    Hasan sheekh waa siyaasi waaqici ah oo kuwii ay kaga dhagtay somalia yay wax noqon somalilandna yay dhaqaaqin ,ee Xasad ,xiqdi,been iyo borbogaando uu Taliskii macangaga ahaa kaga tagay ,u haystay run ,waana dhex mariyay somaliland khasb kuma imaan,kumana soo noqonayso ,colaad iyo Afxumo somaliland iyo Ethiopia lagula kaco waxba ma soo kordhinayso ,isku day kastaana waa socon waayay ,
    waxaan kula talin lahaa waliba inuu Raganimo yeesho oo ka qayb noqdo madaxda lagu marti qaadayo xaflada dhamaystirka MOU iyo Aqoosiga somaliland,
    Reply

  • @deeqadhudi2025
    @deeqadhudi2025 Před 13 dny

    Somaliland' 🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺♥️♥️♥️♥️. Ethiopia 🇪🇹🇪🇹🇪🇹
    Muuse Somaliland ✍️✍️✍️✍️✍️✍️✍️✍️✍️ guuuuuuuuuuuuuuuule 💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪 guuuuuuuuuuuuuuuule 💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪

  • @farahismalismail7959
    @farahismalismail7959 Před 14 dny +1

    Madigaa dagaalama oo Ethopia lagaalama waar iska waalo abgaal iyo mjdheen waa bilcan maba dagaalamo ayaa lagaa yidhi !!!

  • @iftin2024
    @iftin2024 Před 13 dny +1

    Hurdaaye dule iska hadle cirkii mee sowtaa somaliland kaa qaaday😂😂😂😂😂😂😂😂😂
    Toban afbuu leeyahay
    Yarabi HAA iyo MAYA meel hanagaga yeedhsiin😂😂😂😂
    Gabalbaa u dhacay😂

  • @canabadamjaamac7371
    @canabadamjaamac7371 Před 13 dny +1

    Madax weyne dadka beenta kada ilahay ka cabaqo waa lagaa adkaaday ee dadka runta u sheeg

  • @deeqadhudi2025
    @deeqadhudi2025 Před 13 dny

    Somalia 🦓😰😰😰😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭 faqaasha 😈 Somalia 🏃🏽🏃🏽🏃🏽🏃🏽🏃🏽🏃🏽🤪🤪🤪🤪🤪😭😭😭😭😭😭

  • @Hooda36
    @Hooda36 Před 13 dny

    Odeygani wuu xanasunaya Soomaaliland wuu kuwaashay ictiraaf Soomaaliland ayuu ka muraara dilaacsanyahay Subhanallah qaylo iyo stress buu isku ridey eega wejigiisa isbedel weeyn baa ku dhacay😂😂 muusa biixi cabdi is not easy 😂😂

  • @mcnncm1318
    @mcnncm1318 Před 13 dny

    Munaafaqii xasan DUUFLE mooryaan isbaaro argagixiso

  • @user-dl3ny3bl8u
    @user-dl3ny3bl8u Před 13 dny +1

    Isda u sugi karilahay 2laba dhawaqa 1=gurta lagu dhawaqayo heeshisaka walahi walahi wan sugi kari lahay 2=Waa haben walaba waxa ku sexda gorman kuwo an oga nafsi soqaban doona oo bartay ka cararen gondah so dhigan doonan ala ilahayow ituus labad baa amiiin amiiiiin

  • @qomayoxildiid
    @qomayoxildiid Před 13 dny

    Badda Somalia ya muran galiyey? Ya keney iney kenya ku ba muronto Badda? Interesting man

  • @fardusaw9688
    @fardusaw9688 Před 13 dny

    Ethiopia yaa kaa celin geesitada isaqa ba 1977 dagaalka xaga hore kaga jiree ma koonfur baa wax iska celin horta kuwa ku dhex jooga ee nabadada sugaya.

  • @AyaanWaano
    @AyaanWaano Před 13 dny +1

    Xassn neeef xaarmaajo waa xaarte jooji xaarka caaaa

  • @Aqoonsi_2024_Allah_keenay

    Xasan duufle wuu quustay. Itoobiya ayaa kaga adkaatay diblomaasiyaddii

  • @user-yr7vq6pd8w
    @user-yr7vq6pd8w Před 13 dny +1

    😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @user-ui6fv4ew4n
    @user-ui6fv4ew4n Před 13 dny +1

    Iska hadloow ina igare weeye xaalkaguye waar umada beenta kadaa tuugyahaw guuuuuuuuullllllllllll somaliland

  • @khmahamed2569
    @khmahamed2569 Před 10 dny

    Kuwaasi aad ku halqabsatay dhul ay maamulan ayey isusoomareen lakiin adigu maxaad haysataa adigii ayaa aqalkaaga lagu wardiyeeyayee kahurdaa waa adigee lamariyoodo adoon seexan marka hore seexo kadibna riyoo

  • @idrismhussein3691
    @idrismhussein3691 Před 14 dny +2

    Waaxu xassan sheekh uu sheegayna badaha aad ka talisiid ka hadal somaliland dadkeedii ayaa uu tashanaya xasan taagwayo podland kamatalisiid jubilant kama talisiid xeeta libido iyo xabalaha mugdisho iibkooda katali 33 wooden sanadood ayaanu manta citirafkii gacantayada soogalay kkkkkkkkkk hadii xasan aad karaysid hoor joogso moiskiin buuka somaliland way ku daysay ee iska citiraaf sii aad uuwadanoolataan kkkkkkkkk waxba ha boorooranin

  • @Juba7433
    @Juba7433 Před 13 dny

    Waxa uu ka wadaa sida Uganda,kiniya ula macamishay,jibuuti,itoobiya ula
    Macamishay, way ka duwantahay tan Somaliland siday ula macaamishay oo saldhig ciidan baa dheeeaad ah.

  • @maxamedcqaadir8787
    @maxamedcqaadir8787 Před 13 dny +1

    Weli ma ogola manchu waa anaga hanasoomarto hadaan tahay somaaliya mad fahamin

  • @hiboahmed4819
    @hiboahmed4819 Před 13 dny

    Odaygan marka uu iska ciyo ayaan qoslaa badee ayuu sheegaya ma ta somalia ayuu ka hadlaaya

  • @Yusufhalig
    @Yusufhalig Před 14 dny +1

    Xassan Sheekh waa abaal laawe markii uu QAXOONTIGA Hargeysa ku joogay maanta ayuu XASUUSTAY. Horta Villa Somalia yaa kugu ILAALYA

  • @user-hd7pq6bc4n
    @user-hd7pq6bc4n Před 13 dny

    Xasan waxaa kaa dambeeya muuse

  • @user-si5sf4my9o
    @user-si5sf4my9o Před 13 dny +1

    SOMALILAND SOMALILAND REPUBLIC GUUL IYO GOBANIIMO GOBANIIMO !!!

  • @RoodaMahamed-mz5nj
    @RoodaMahamed-mz5nj Před 13 dny

    Ninkan wuu waalanyahay hadii aanu waaleyn u sheega inuu yimaado Hargeysa?!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!

  • @queency7943
    @queency7943 Před 13 dny +1

    Bacaaaac 😂😂😂😂😂😂

  • @faizaabdi3100
    @faizaabdi3100 Před 13 dny

    Miskiiin kkkkkkkkkk

  • @nourianeima4636
    @nourianeima4636 Před 13 dny +1

    Xasan gurguurte , kolku ogaadey in aan loojoojineyn ayuu is yidhi ka hor dag oo is baxanbixi , wuxuu iska dhigayaa odeygan beenalaha in isagu u ogolaadey badda Ethiopia. Tan adigu kama talisid Madaxweyne Muse Bixi ayaa ka taliya . Guul iyo Gobbanimo Somaliland 💪🏾💪🏾💚🤍♥️

  • @fadumogedi7423
    @fadumogedi7423 Před 13 dny

    Xasan hurdaaye waa laag badiyey😂😂😂😂 jooji baroorta
    Guul Somaliland

  • @munajamac1419
    @munajamac1419 Před 13 dny

    Kkkk

  • @abdirahmanyusuf2864
    @abdirahmanyusuf2864 Před 14 dny

    WAAN KA XUMAHAY INAANUU WALI FAHMIN HALKA AY DABEYSHU U SOCOTO!! WAXAANSE LASII YAABAY KUWA SACABKA U TUMAYA!!

  • @fardusaw9688
    @fardusaw9688 Před 13 dny

    Akhascaleek afnooli wuu hadlaa ayna wuu ciyaa xayawanyow somalilan badeeda adigu maba xukuntudw maxaa dhayda kaa lisay.

  • @abdirahimabdikhalak3592
    @abdirahimabdikhalak3592 Před 13 dny +1

    Xasan gurguurta wada riyoonayasa.waxada ka xunu tahay. Heeshiiska Somaliland iyo itoobiya wuu soconay

  • @ahaiban1
    @ahaiban1 Před 13 dny

    Xasan Sheekh dhul aanu shaqo ku la hayn ayuu ku haystaa Itoobiya hadaladiisu way soo kala horjeedaan, Somaliland-na dhulkeeda iyadaa u xor ah inay bilaash ku bixiso, kireyso amba ay iibiso!!!.

  • @dulmar9139
    @dulmar9139 Před 13 dny

    Oday gurguurte wuxlmid yahay nin daadqaaday xumbo cuskay😂😂😂😂
    Guul somaliland insha Allah ❤🤍🖤🤍💚💪💪👍👍👍🎉🎉🎉

  • @tfarahan27
    @tfarahan27 Před 13 dny

    Hassan sheikh waa narcissistic 😂

  • @AyaanWaano
    @AyaanWaano Před 13 dny +1

    Guuuuuuul somaliland❤❤

  • @ismaciilcabdillahiyuusuf2650

    Wallee qadaad wayn' baan sheeko caruureed khayaali ku salaysan iyo waligeed khuraafaad ka korin,, Toloow goormay baddii somaliland badda somaliya noqotay ee xamar laga xukumay????? waar reer somalilandoow hacoogan xasan duufle maxaad badda somaliya ugu haysataan waa yaabe?? For ever Somaliland rep,,

  • @user-wo5sr3wz1k
    @user-wo5sr3wz1k Před 13 dny

    Wareer cawo walowabariista dahab ninwaya casiya kkkkkkkkk iskadhe somaliland wan idin kaquustay😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @user-uy2ir1vh2v
    @user-uy2ir1vh2v Před 13 dny

    Faqash tu ha ooyayan. Ooyaya na ha la ooyo.