Deg-deg: Xasan Sheekh Oo Baarlamaanka U Sheegay In La Aqoonsanayo Somaliland

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 5. 07. 2024
  • Deg-deg: Xasan Sheekh Oo Baarlamaanka U Sheegay In La Aqoonsanayo Somaliland
    ARABSIYO NEWS Kala Soco Wararkii U Dambeeyey Ee Soomaalida iyo Dunida. Kuxidhow #arabsiyo_news

Komentáře • 151

  • @queency7943
    @queency7943 Před 13 dny +11

    Guuuul guul guul guul Allahayoow guulee Somaliland guuuuuuul idam Alle ❤❤❤❤❤❤

  • @husseinomar5942
    @husseinomar5942 Před 13 dny +9

    Long live Somaliland Ethiopian cooperation ❤ you from Kenya 🎉

    • @H92P
      @H92P Před 13 dny

      Thank you ❤❤🎉

  • @anabhusseun6502
    @anabhusseun6502 Před 13 dny +11

    Guul Somaliland ❤ Guul Somaliland ❤❤

  • @makebravo7133
    @makebravo7133 Před 13 dny +9

    XAARKA ISU XAJI WAX INAGA DHEXEYAAN JIRINBA NACABYAHAW

  • @kawsaribrahim5517
    @kawsaribrahim5517 Před 13 dny +2

    Guul Somaliland guul Ethiopia congratulations both countries ilaahey ha naga qabto cadowga gudah and ka dibad ugu horayo Somalia guul muuse biixi Abdi roobaley geesiaga geeska Africa keep going we behind you

  • @xaajimasaleh8837
    @xaajimasaleh8837 Před 13 dny +7

    Maasha allah madaxweyne muuse biixi wuxuu ka guuleystey dhamaanba cadowgii gudaha iyo dibada xasan sheeq iyo qadaadweyn oo dhan marba meel bey u ordeen guuldaro ayaa ku habsatey somaliland badaheeda wixii soo gala salkaba ma dhigo somaliland guul forever insha allah

  • @user-ku3qt9yi3m
    @user-ku3qt9yi3m Před 13 dny +4

    Somaliand guuul ❤❤❤❤ Guuul Somaliland guul halyeyqaranka muuse biixi cabdi xildiid rooble geesiga geeska Africa noolow ilaahow cimrigiisa dheeree...❤❤❤❤ Somaliland guul ❤❤❤

  • @qurbaawis642
    @qurbaawis642 Před 13 dny +5

    Hasan sheekh iyo selisniske Ukraine waxay iska shabahaan wararka maalin laha ah

  • @osmanmohamed7191
    @osmanmohamed7191 Před 13 dny +5

    Waxaan kuu sheegayaa hortaa in midnimo dambe at inta cirku kuu jiro ay kuu jirto

  • @fardusaw9688
    @fardusaw9688 Před 13 dny +7

    Madaxwayne muse bixi abdi ilhayow noo xifti yarabi cadawga somalilan oohin buu ka dhameeyay.

  • @fardusaw9688
    @fardusaw9688 Před 13 dny +6

    Oohinta yaxaska is kadaya somalilan good by bay ku tidhi faqashyay xasidnimada la ooyayan jidkii lanagu xasuuqay ilhayow hanagu celin.

  • @osmanmohamed7191
    @osmanmohamed7191 Před 13 dny +3

    Xasanow afkan aad waxan ku sheegayso maanu ahayn kii shalay in aad na laynayso oo aad diyaar u tahay inaad dhiig daadisid

  • @KhayreAli-q7m
    @KhayreAli-q7m Před 13 dny +4

    Ethiopia and somaliland successfully 01.01.2024

  • @warss11
    @warss11 Před 13 dny +3

    Xassan How many countries have you traveled to after the agreement from Jan, You went to Ethiopia, Kenya, Egypt, Eriteria, Turkey, Qatar, Italy, Djibouti, Norway

  • @muzhdhool2353
    @muzhdhool2353 Před 13 dny +3

    Mnsha allah guul somaliland guul insha allah 💚 🤍 ❤ guul 💚 🤍 ❤

  • @user-ci5mo2gj7r
    @user-ci5mo2gj7r Před 13 dny +2

    xasan guguurto dada kaa caqaliga iyo cilma badan oo caqali usaaxiiba ku noola Somaliland waxaa tihiina gaadhi laga qaadaya mashiinkii oo dhaqaaqi maaya adiga dunidii waalaya oo baraya ku dawakhiya nuusa weyan😢😢😢

  • @amaljama4430
    @amaljama4430 Před 12 dny +1

    #somalilander_model #ck_caanka

  • @kaltunwarsame3072
    @kaltunwarsame3072 Před 13 dny +2

    Ma nihiin walaalo itopia ayaa naga ka xigaata xaasid yahaaw qasaab maaha doonitaanakagudawaladaha aduunaka inakala saarayaha anaga taayada ciidana uma daba fadhiisanayo xasan duufale ciraku inatuu ku jiro ayaan ku jiranshaha reer xiin iyo xaasid 🧏🏻‍♀️🙋🏾🙋🏾🙋🏾🙋🏾

  • @user-xy8wf5bt9n
    @user-xy8wf5bt9n Před 13 dny +1

    Somaliland guuul guuul guuul

  • @abdiaziizahmed7827
    @abdiaziizahmed7827 Před 13 dny +3

    LAGAMA YAABO IN DAWLADA SOMALILAND SOO HOR FADHIISATO FAQASH IYO DOOFAARKA ADOONKA U AH EE XASAN DUUFLE OO DAAROOD ADOON U AH

  • @MrAhmedyaasiin
    @MrAhmedyaasiin Před 13 dny +3

    Oohinta ayaa kudhamaatay walaahi 😂😂😂😂😂

  • @mukhtarabdillahi3496
    @mukhtarabdillahi3496 Před 13 dny +4

    Hassan sheekh his body language showing us unstable .

  • @muuseyusuf-vv5lr
    @muuseyusuf-vv5lr Před 13 dny +4

    abtiyaalo.kala.quusane.qomomo.la.aada

  • @Abdulrahman-xv2uf
    @Abdulrahman-xv2uf Před 13 dny

    MAASHA ALLAH TABAARAKALLAH SOMALILAND ALLOW DHOWR AAMIIN AAMIIN
    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @shabeel7467
    @shabeel7467 Před 13 dny +4

    Fataal bin Fataal kulahaa gobolada waqooyi walaalo ma nihin yaa kalb. Hana baryin MOUgu wuu soconayaa,

  • @Halgame334
    @Halgame334 Před 13 dny +4

    ODAYGAN NASAKHA AH SOMALIYA MA DAWLADBA LACAGTI XAMAR DIYARAD BU KU WAREGAYAA

  • @shabeel7467
    @shabeel7467 Před 13 dny +4

    Doofaar kan Hawiye goormay Somaliland wadan u noqotay hana sheegan Ayahow beenaalaha ihi. Somaliland way tashatay dhulkeedana cag masoo dhigi kartid.

  • @warss11
    @warss11 Před 13 dny +2

    Abib travel only to Kenya

  • @queency7943
    @queency7943 Před 13 dny +3

    Hooyadaa walaalnimadu hawasto xasan xabaala quote xabaala qodashadiina beenbuu ku darsaday ileen beeni raad maleh waar naxasoow waa la kala tagay ee kabaha ha iska kululayn intaad ka badan balaayo la qadaadweynoowe

  • @Ahmedwali-ji2sf
    @Ahmedwali-ji2sf Před 13 dny +3

    Waa dameer waalanHis last july speech he declared war on Somaliland

  • @faaraxaxmedcaliwaadmahadsa7807

    Ku dhawaaq haday runtaa tahay inaad aqoonsato somaland hadii kale waba lamaadan hadhin iska dhaaf calaacalka adigoo nin wayn ah

  • @cabdikareemmusa8910
    @cabdikareemmusa8910 Před 13 dny +3

    Waagiibaa. Ku. Beryey. Xasan. Dhidar. Xabalo. Qode. Waa. Beenale. Mumaafaq. Ah

  • @muuseyusuf-vv5lr
    @muuseyusuf-vv5lr Před 13 dny +1

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @nimcoqaasaim1434
    @nimcoqaasaim1434 Před 13 dny +2

    Ma wax hooyadiin leedshay ayay rabtaa waxay la heshiisay somalaind guul iyo goba nimo kanaxoow nata waa

  • @Janno190
    @Janno190 Před 13 dny

    Guul somalilland power ♥️♥️♥️

  • @MubYus
    @MubYus Před 13 dny +1

    Ilmada Yaxaaska ayuu daadinayaa.

  • @user-ku3qt9yi3m
    @user-ku3qt9yi3m Před 13 dny +1

    Maahmaah xumaa...Af ..soma li mayaqaan....indho la'aanta makhajilayo.......hada somaliand baale.....shaqdaafa garo.

  • @abdoulkaderwaisssigad5768

    Baqtii war Iskacelii. Dagal kutalagal

  • @osmanmohamed7191
    @osmanmohamed7191 Před 13 dny +2

    Xasanoow ma waxay ka maraysaa muran ah anaga ma ahee waa iyaaga

  • @user-rn8id1ym4u
    @user-rn8id1ym4u Před 13 dny +3

    Unbelievable,xasan sh is the one who is traveling around beginning to talk to Etiopia,he is the biggest liar eve.moryaan

  • @Halgame334
    @Halgame334 Před 13 dny +5

    XAMAR DAWLAD MAHA HANA XIIJIN

    • @rodajama7111
      @rodajama7111 Před 13 dny

      Idinkaa cadow cadow dhalay ah:(

    • @Halgame334
      @Halgame334 Před 13 dny

      @@rodajama7111 MAXAD NOOGA DABA BAROORANAYSAA USKAGYOW. UFF SHATIGA NOOGA FUQ IFKA ADANUVKUGU NECEBNAHA CADAW CADAW DHALAY. BILA DIINA

    • @Halgame334
      @Halgame334 Před 13 dny

      @@rodajama7111 DHILO SIL BSKHAR LEYA MIDGAN BON AH QUBEYS AAD

  • @user-mk1ux6uu1p
    @user-mk1ux6uu1p Před 13 dny +1

    Somalia waxay noqonaysa afganastan oo kale
    Wixii bisha 9 ,kaa dabaya,
    Guul Sland.

  • @cabdikareemmusa8910
    @cabdikareemmusa8910 Před 13 dny +2

    Nin. Mw. Sheeganaya. Oo. Been. Iyo. Munaafaqad. Lawaregaya. Kan. Hortii. Maynu. Arag😊

  • @user-zy3te4fp7y
    @user-zy3te4fp7y Před 13 dny +2

    Nacas doqon dharerka iska du Nacas Nacsnimadi ka badatey 😂😂😂😂😂

  • @user-qx9rp5yn5k
    @user-qx9rp5yn5k Před 13 dny

    Guuuuuuuuùiil sland❤❤❤❤sland

  • @khadralulmohamed5254
    @khadralulmohamed5254 Před 13 dny +1

    ❤❤❤❤ Xasan Shiiq ku dhawaaq Ictiraafka Soomaalilland. Yahooy. Hantiyaan kusiinaynaa😮😅

  • @ahmedyesto3458
    @ahmedyesto3458 Před 13 dny

    Guuul ayaan urajaynayaa reer palestine iyo Yemen iyo somaliland iyo inta samaha jecel dhamaan Umada Islamka ah insha Allah

  • @MaaslaxMaxamed-bj2hc
    @MaaslaxMaxamed-bj2hc Před 13 dny +1

    ❤❤❤somaliland Guuuuuuul ❤❤somaliland Guuuuuuul ❤❤

  • @user-zy3te4fp7y
    @user-zy3te4fp7y Před 13 dny +2

    Walwaalti xerada gal 😂😂😂😂😂😂.

  • @abiiboladjama1659
    @abiiboladjama1659 Před 13 dny +1

    Teamkii xasan gurgurteh wlee dontii Ayaa la degtay taasina wajiga kamuuqataa Odaygani

  • @CabdimaxameddiiriyeCabdiindhay

    Uskag uskag dhallay war iscasil waxad ku hadashay walahaya wadna ku fashilantay barlamanka konfurta somalia aya xilka ka qadaya

  • @sainabsaed2516
    @sainabsaed2516 Před 12 dny

    Inaalilaahi wainaailayhi raajicuun waa daalaadhacayn shalayna isagàa lahaa dhiigbaan waxkudoonayaa

  • @yurub5288
    @yurub5288 Před 13 dny +1

    Xasan maxa helay 😮😮😮

  • @user-km7uo7hm1o
    @user-km7uo7hm1o Před 12 dny +1

    Xasan miyuu waashay qofka caalamka wareeriyey meel walba u cararay somaliland iyo ithoipia wax somalia ka khuseeya maaha waa 3 dawladood xasanow cabaadka yareyso

  • @abdullahiomarali5241
    @abdullahiomarali5241 Před 13 dny +2

    Hassan Sheejh waa Beenaale aan jackeyn midnimada Somaliya.
    10 Sano hashiiskii Somaliland iyo Somaliya gaadheen dhamaan waxaa ka baxey Shuftada Xanar waxaan inta badan Madax weyne ja ahaa Hassa Xabaale qote

  • @AHMEDIbrahim-jb5yw
    @AHMEDIbrahim-jb5yw Před 13 dny +1

    Xassan Sheekhow Badbado Somalia uu baxan marku Haqiqda lagu hadlo ee bal dib isku noqodo intad gidarada garacaysid

  • @nourianeima4636
    @nourianeima4636 Před 13 dny +3

    Cida wareega badneyd waa adiga Xasan guurgurtow 😂, Somaliland dib u soo noqon meyso ee ha kala qomamo la’ano.

  • @nathra7351
    @nathra7351 Před 13 dny +1

    Guul somaliland. Doqonkan baa u daran. Somalia 🇸🇴 ufff. Somalia

  • @rodag7831
    @rodag7831 Před 13 dny +2

    Ethiopia waxay garab istaagtay iin Somalialnd wadan yahay aan u ahaa waligiis adna waad isku deyeyesa ii Aad afgambiis iyo dagaal ku qaatid. Aduunkuna wuu arkaa.

  • @user-ci5mo2gj7r
    @user-ci5mo2gj7r Před 13 dny +2

    Dadka usheekayanay ee beenta ka buuxinayaso ma ya dhaga layanii oo qola baya ku xidhanayiina beena waasa

  • @user-ku3qt9yi3m
    @user-ku3qt9yi3m Před 13 dny +2

    Ooyayaaaa ...kkkkkkk......

  • @awsalebanxaajiibrahim396
    @awsalebanxaajiibrahim396 Před 13 dny +2

    Duul wada dulli ah bal illaybaan idinka dhaarshee ninkaa dhan ee wayn waxuu DOONAYO in dadka jsld Ka dhagaystaan eega YACNII walaal waxaad ii tahay somali waxaad tahay markaad kaliya anigu Ku xakumo doorasho kalena aanad lahayn yaa xayawaan kaagabadii daran e dadkan uu sidaa ula hadlayaa waa Isla dadkii issaga ilbixiyay waliba ay kuwada daydaan dhinac walba waar waanu idin nacnay xoog ayaanu iskaga juin furfurnay markaa sxbyaal Ama nabada qaata oo ah aynu IS aqoonsano si Cad oon labaclabac lahayn Ama dagaal kale ussoo diyaar garooba oo dhinac walba ah beentaad issagu sheekayn jirteena xageedii inoogasii wada bal aynu Aragno xagay ina geyso e

  • @Hakammed
    @Hakammed Před 13 dny +1

    Xasan Sheikh Afsomaligi Wuu Kufsaday 😂😂

  • @abdiaziizahmed7827
    @abdiaziizahmed7827 Před 13 dny +1

    HAWIYE MAXAA KA YAALA SOMALILAND IYO BADA SOMALILAND MUXUU HAWIYE KA TARI KARAA DHULKA QARANKA SOMALILAND WAA DAMEER U RARAN DAAROOD FAQASH DAAROOD AYUU DHEGAHA U SIFEYNAYAA DAAROOD FAQASH MUQDISHO KA HADAL XASAN DUUFLE

  • @user-wv5dr6id1n
    @user-wv5dr6id1n Před 13 dny +1

    Xasan sheekh.max'd...Golaha barlamanka ma kala hadli kartaa Aqoonsiga Somaliland....maxad golaha baarlamanka u odhan weyday maxaan ka yeelaa aqoonsiga somaliland...ninkeed kala hadli kartaa aqoonsiga somaliland.Qofka kaa tegay Ha daba gelin..Qofka ku doonayn ma adiga doonaya..

  • @user-lb4ub5nd3b
    @user-lb4ub5nd3b Před 13 dny +2

    Hooyadaa iyo asalkaaga xun ee aad ka soo jeedaba nacalaa ku yaal cadaw cadaw dhalay nacab nacab dhalay

  • @aaralikahin7042
    @aaralikahin7042 Před 11 dny

    insha Allaah Guul iyo Midnmo illaahay uga baryaya Jamhuuriyadda Barakaysan ee Somaliland, Guul Somliland, illaahaw Jabi oo illahaw Fashili Cadawga somaliland.

  • @rodajama7111
    @rodajama7111 Před 13 dny

    Gooni Goosid waqtigaa waa uu dhamaaday waa inaa uguurtaan adis.

  • @user-yl4pt7fs6f
    @user-yl4pt7fs6f Před 13 dny

    💪💪💪💪💪💪♥️❤️❤️❤️❤️♥️🌹🌹🌹

  • @user-qx9rp5yn5k
    @user-qx9rp5yn5k Před 13 dny +1

    Ma dal aad leedahay ayay waa doonaysaa itoobiya Xasan gurguur toow waad ku xiuqday dal.kale dekadii

  • @yurub5288
    @yurub5288 Před 13 dny

    Kulaha waqooyoga no more faqash

  • @user-ed2xt6yn5j
    @user-ed2xt6yn5j Před 13 dny +1

    Ninkani caaduu uwareerey, shalay wuxuu lahaa Somaliland ladsgalankeeda naf iyo dhiugba waa uhuraynaa, haddana walaleheen , xageen kuwalaalownay, cadaw aan maamulkaaga ahaynba malihin, joogi niicda iyo calaacalka Ada halkaa nagaasiiyay, wanna inookala dhamaataye adkayso,waxba hanagu dulwareegaysan, sidii lax dardarane

  • @yurub5288
    @yurub5288 Před 13 dny +1

    Weger iska Hadlow ina igare 😮😮😮

  • @MubYus
    @MubYus Před 13 dny +1

    Gobalada waqooyi, goblada,, Afkiisa wuu ka dhawrayaa magaca Somaliland.. Munaafaq.

  • @abdullahiomarali5241
    @abdullahiomarali5241 Před 13 dny +1

    MADAXWEYNE MUUSE YAAN DIB LOOGU NOQAN WADA HADALKII AAYNU KUOA JIRNEY SHUFTADA XAMAR ILAA AAY KA SOO BAXAAN WAXII LAGU HASHIIYEY SHURARKII HORE OO DHAN

  • @aishabarakalaafikummahadss1670

    Wuxuba waa walaalahen ciilna wuu la dhimanayaa😂😂😂😂

  • @Janno190
    @Janno190 Před 13 dny

    Xasan duufloow yaa Ku baahan waar Naga fuq kuma rabno uuuuuuuf viva somalilland guulaysta ay gaadhay somalilland ayaad kaxuntahay waarwaalatee duufloow

  • @osmansufi4066
    @osmansufi4066 Před 13 dny +2

    Been weynaa adigaa meel walba maray ma itoobiya oo ku ilaalisa ayaa ka baqaysa teeda madaweynaha masar muxuu shalay ku yidhi muse biixi la heshii oo aqbal shuruudihiisa aqbal ictiraafka karaamadaad leedahay waa tee adoon baa ku ilaalisa eh caac caac waa inoo ayaamaha soo socda

  • @ahaiban1
    @ahaiban1 Před 13 dny +1

    Beenta muxuu ku falayaa, waar xaarka isku xeji

  • @user-eu2gj9fd1v
    @user-eu2gj9fd1v Před 12 dny

    REER SOMALILAND DHULKEENA INAAN DHISANAA NINKAY DHIBAYSEE CIDLADA KA DHURMAA MIDNIMO DHIMATUU KU SII DHEGENYEE DHEGAHA UGU RIDA UGU RIDA DHEGAHA UGU RIDA INAANAY DHACAYEEN. CADAWGA JAMUURIYADA BARAKAYSAN IYO DADKEEDA CADAWGOODA ALLAH HA JABIYO WAA BUU JABAYE.

  • @MMGL43233
    @MMGL43233 Před 13 dny

    GUUL GUUL GUUL DOWLADA JAMUURIYADA SOMALILAND WAA GUUL IYO GOBANIMO WANA LAMA TABTAAN EE SIDAA KU BIYACAB INSHA ALAAHU TACAALA

  • @asiyahmed-cs3ft
    @asiyahmed-cs3ft Před 13 dny +1

    Etoobiya waa dad mawqah leh oo garanaya meel ay u socoto iyo waxa ay doonayan ,maxa sida dalka somaliyeed ee beenta ku nool oon lahay mawqif iyo mustaqbal dheer ,,beenta iska daa midnimo iyo walaaltimo ,ma jirto ,hore ayay somaliland u soconayaa ,dib u ma soo noqonayso ,been iyo xasidnimo kuma noolan karno ,viva somaliland

  • @OmerkhaireGulleid-jq1gg

    Hadaba itoobiya maxay la qabanaysaa heshiiskii iyada iyo somaliland, waa in arintaa si deg deg ah looga hawægalo

  • @abdirahmanahmed6176
    @abdirahmanahmed6176 Před 13 dny

    Odaygiii wuuu calacalayaaa wlhi mel kasta wa laga soo xidhay

  • @cabdirashiidmaxamed5829

    Belaayo hadhacdo xasan sh maxamuud oofaqash ah

  • @farahyuusuf3209
    @farahyuusuf3209 Před 13 dny

    Bisinka maxaa nagu kiin maray somalidu wat badantahay orda is doondoonta walee waa yaab halkuu ilaahay wax ka wado dameero ayaa waylo dhala ilaahaw naga du isha xaasidka muusooooooo guulayso cadawga hareeaha ilaahaw jabi

  • @AbdiraxmanAxmed-h4c
    @AbdiraxmanAxmed-h4c Před 12 dny

    Xasan sheekhow soomaaliya Somaliland walaalo maaha walaalo ah dadka isku diinta ah manihin waxaad tihiin dad bilaa diina waxad ku walaala teen walaalaha yaga waqooyi sharcina magaranaysaan waxaad maraboob

  • @Hanaa_MuslimaYemen
    @Hanaa_MuslimaYemen Před 13 dny

    I am your sister from Yemen, and by Allah I only spoke out of hunger and distress. My mother, my brothers, and I lessons and tears. We are in a situation that only God knows about. God is sufficient for us, and He is the best disposer of affairs for those who brought us to this situation. By Allah Almighty, I did not write this appeal out of distress and distress. Poverty, O world, they have felt it So, I hope for you. By Allah Almighty, Lord of the Great Throne, he ate what I had in the house. By Allah, my brothers, he is my brothers by sitting in the house. Who has no food? By God, we are in a very difficult situation. We have 6 people entering the house, and my father has died, and there is no one who can depend on us and who lives in it.We live in a rented house because we cannot pay the rent we owe. '''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''' ''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''' ''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''' ''''''''''''' My brother, my first words are: I swear to God that I will not lie to you or deceive you. I am a Yemeni girl displaced from the war. My family and I live in a rented house in Al-Shahrab 15,000 Yemenis among us, and now we owe 45,000 for 3 months. The owner of the house is one of the people who does not have mercy, by God, my brother. He comes every day, insulting us, talking about us, and moving from the house to the street because we were unable to pay him the rent. The neighbors saw us crying and came back.They came back to talk to the neighbors and we were given the weekend. So we made him swear by God. He will take us out into the street. Have mercy on him and us. Our country is due to this war and we do not find food for our day, and my brothers and I live in a difficult life. Our father died, may God have mercy on him, and we have no one in this world who was with us in these harsh circumstances. My younger brothers went out into the street and saw...The neighbors eat and stand at their door in order to give them bread even if they break it. By God, to whom belongs the dominion of the heavens and the earth, they closed the door and expelled them and came back crying. They are dying of hunger. No one has mercy on them and a holiday is returned. I have made a living, and now if one of us helps us with a kilo of flour, I swear to God, I am dying of hunger. My brother, I am an alien to God. Then, I ask you to help me for the sake of God. I ask you, by God, to love goodness and to help me, even if you can, by messaging me on WhatsApp.On this number 00967736246190 and ask for the name of my card and send it and do not be late and may God reward you with all the best, my brothers Sagar, see how they are and help us and save us before they throw us out in the street, you will be lost or we will die of hunger. My family and I ask you, by God, if you are able to help us, do not be late and may God reward you well..`/--~«««~-♡~♡~♡~~•~•~♡~♡~♡~♡~♡~♡♡♡~~: ~:~¡~¡~¡~;I.i.i.i.i.i-...-..🎉🎉🎉

  • @rodajama7111
    @rodajama7111 Před 13 dny

    Maskax aad leedihii majirto kaguura dhulka naga Uguura xabashi,

  • @aliabdi5708
    @aliabdi5708 Před 13 dny

    Sorry somaliland mahaa somalia 😂😂😂😂

  • @abdullahiyusuf4543
    @abdullahiyusuf4543 Před 13 dny

    WAAR MARKA AAD LEEDAHAY SOMALIA SOOW KAMA MID TIHID?
    BEDEL AFKAAGA,
    OO ISKA MAAYIDH.

  • @rodajama7111
    @rodajama7111 Před 13 dny

    Awdal way dhisan maamulkeeda waayo somaali oo dhan yaa caawin!!!

  • @awsalebanxaajiibrahim396

    Illahayaw muuse adkee oo xaqana Ku sug dadkiisana mid u dhago nugul Ka yeel illahayaw mid dadkiisa middeeya oo hanta quluuntooda Ka yeel illahayaw aqoonsiga itoobia nooga dhawaaji iyo dalka aduunkan Ka atooreeyaba si aanu u kala badbaadno waxan aan dad iyo dugaag nooc ay yihiin lakala garanayn ee sidii maraboobtii iska furfuri Kari la'nahay illahayaw muxsiniinta noo Badi qaar aan dadkooda iyo muslimiinta kale toona dulmiyin naga yeel illahayaw calankaa tawxiidka leh mid kastoo damca inuu saxar taabsiiyo malaa'iig xaga kale ciida ula rogta usoo dir

  • @AbdirahmanAdan-ru2ou
    @AbdirahmanAdan-ru2ou Před 12 dny

    Adiguba ilaali walaaltinimada aad sheegayso sawdiga cadawga noogu uruuriya muqdisho adigu horta keen ixtiraamka

  • @user-bs8hk5hv8y
    @user-bs8hk5hv8y Před 13 dny

    Alaylehe adaa duufka qubaya oo kolbameel cabaadaya

  • @Between-earth-and-sky
    @Between-earth-and-sky Před 12 dny

    Maantuu baryootamayaa. Somaliland miyaanay ahayn kuwaad u atoorayn jirteen?

  • @kaltunwarsame3072
    @kaltunwarsame3072 Před 13 dny +1

    Kkkkkk waa marakaay ku diiday Beenaale waan dhagasanay waar dadakad beenata ku asaaqasiiy ka daaha beenata 🗣️🦓🦓🦓🦓🦓😂😂😂

  • @khaliifabdi8139
    @khaliifabdi8139 Před 13 dny

    Xaar wayne xasan neef ma
    Adigaa warega adunka mise
    Abi axmad benale ma idinka
    Wada hadal donaya mise
    Itobiya xayawan

  • @AbdurusaqMelbourne
    @AbdurusaqMelbourne Před 5 dny

    Xasan maanta malaha hadalkaa laakiin markii hore ayuu ahaa qodob qudhaa ayaa yaala dadka hacolaysii ma iimaanayso soomaalilaan 120 kun magtooda inaad keentay ahayd 50kun oo dhawac ayaa kuu yaal waynoo heeg

  • @bustaaleali1710
    @bustaaleali1710 Před 13 dny

    Marna dhiig banu u shubaynaa marna oo oohinta yaxaaska 😂