Masaajidii Qasa| Xuuthi O Masar dhuunta qabtay| Dekadi Mareykan Qasa O lalalaabtay

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 4. 09. 2024
  • ‘Sida Lacag Xalaal ah Online Looga Sameeyo’ koorsada hada waa diyaar.
    Riix linkiga hoose si aad u iibsato oo aad u bilowdo safarkaaga lacag samaynta online-ka maanta!
    dulmidiid.net/...
    Dekadi Mareykan Qasa O lalalaabtay| Ciidanka Israil & Masaajida Qasa| Masar O Xuuthi dhuunta qabtay
    wixii ganacsi (xayeesiin) ku saabsan cod kusoo duub ama qoraal si laguugu soo jawaabo hana soo wicin fadlan (ganacsi kaliya/ for businesses only) +447399336585 telka waxaa gacanta ku haya dad kala duwan.
    ama Email Dulmidiidchannel@gmail.com
    Join this channel to get access to perks:
    / @dulmidiid
    Walaal waad ku mahadsantahay inaad nasoo booqatay 👍 Liketa & Subscribeka waa xagaaga ❤️
    FOLLOW DULMI DIID CHANNEL FOR THE LATEST NEWS AROUND THE WORLD, REACTION VIDEOS, RELIGIOUS TEACHINGS, SOMALI PUBLIC FIGURE INTERVIEWS, DIFFERENT STORIES, PRAYERS AND THE EMPOWERMENT OF SOMALI YOUTH
    IF YOU WANT TO TALK TO DULMI DIID JOIN THE CHANNEL AND BECOME A MEMBER WHICH GIVES YOU ACCESS TO HIS NUMBER AND MANY OTHER PERKS
    #ShMaxamedDulmiDiid
    DULMI DIID CHANNEL KALA SOCO DIIN, MAADI, WACYI GALIN BULSHO, REACTION WAAQICEENA KUSAABSAN, QISO, DUCO, TAAGEERADA SHACABKEENA TABAALEYSAN & GUUD AHAAN DANTA SOOMAALI MEEL WALBEY JOOGAAN DAL IYO DIBADBA,
    HADAAD DOONEYSO INAAD DULMI DIID LA HADASHO JOINKA KORE KU DHUFO KUNA SOO BIIR HALKAASAAD NUMBERKIISA KA HELEYSAA
    WIXII TALLO IYO TUSAALE AHNA NOOGUSOO DIR
    Dulmidiidchannel@gmail.com
    Join Trading 212 Invest with my link, and we will both get free shares.
    www.trading212...
    You can also join to invest Etoro through my link and we will both get free shares.
    etoro.tw/3ITMdHm
    Dulmidiid wants to give you a free Wahed bonus of £10.
    To claim your free reward make sure you use this referral code when you sign up: ASAIBR1
    Download the app app.wahedinves...
    Join VtMarkets and we will both get $200
    www.vtmarkets....
    Subscribe to my other Channel where I talk about tech gadgets Electric cars, mobile phones, camers, tablets, computers, watches, laptops, airpods, eToro, Binance, coinbase, insurance, loans, mortgage, attorney, credit, lawyer, donate, degree, hosting, claim, money, conference call, trading, software, recovery, transfer, gas, electricity, classes, treatment, bitcoin, bitcoin news, ecommerse, investing, crypto, currency, tesla, tesla investments, apple and samsung
    / @dulmidiidclips
    MAHADSANID.
    DISCLAIMER: DULMIDIID CHANNEL assumes no responsibility or liability for any errors or omissions in the contents and can not verify The information covered in the videos as we quote from mainstream media platforms - We don't intend to infringe copyright, additionally incorporating elements of entertainment.

Komentáře • 194

  • @DulmiDiid
    @DulmiDiid  Před měsícem +58

    ‘Sida Lacag Xalaal ah Online Looga Sameeyo’ koorsada hada waa diyaar.
    Riix linkiga hoose si aad u iibsato oo aad u bilowdo safarkaaga lacag samaynta online-ka maanta!
    dulmidiid.net/courses/sida-lacag-xalaal-ah-online-looga-sameeyo/

    • @user-wx4ki7tb6z
      @user-wx4ki7tb6z Před měsícem

      Asc muhim mahan kulaha wale adunyo walaracey sheik ayay kuu maleyaan somalida.

    • @asiahassan
      @asiahassan Před měsícem

      Asc sheikh courses ka wan ibasday Mana haayo ilaa hada dhanka what's up ka wan idinsodiray fariimo dhawra mana kaso jawabin 😮? See wax u jiraan .adna waxa no shegtay ina laso jawabyo then when???

    • @user-ej6zb3fc6y
      @user-ej6zb3fc6y Před měsícem +2

      Dulmi diid

    • @maryanyare1323
      @maryanyare1323 Před měsícem +4

      Asc sheekh koorsada adaan ugu baahanahay ilaahey asigaa i maqlaayo walaahi magadan karo sheekh koorsada xamaraan joogaa waan fahmaa sheekh ineey dadka bateen laakiin aniga waa iga dar alla 😢😢😢

    • @QadharHassan-vv5cm
      @QadharHassan-vv5cm Před měsícem +1

      ​إستحي ربك الذي خلقك فسواك فعدلك
      Culumadha xilibkodha wa sun sheqa ka xishow
      ​@@user-wx4ki7tb6z

  • @Mohamud.Ahmed0
    @Mohamud.Ahmed0 Před měsícem +7

    اللهم احفظ أهل فلسطين والمسجد الأقصى من كيد الظالمين، وأيدهم بنصرك وقوتك.- اللهم انصر إخواننا المجاهدين في فلسطين 🇵🇸🇵🇸 - آمين يارب العالمين -

  • @MohamedAhmed-rk7nk
    @MohamedAhmed-rk7nk Před měsícem +3

    Wacida faraha badan waa ceeb
    Su'aal umbaa macquul ah
    Mahadsanid shaikh mohamed

  • @shaxshaxlowgaxafada
    @shaxshaxlowgaxafada Před měsícem +5

    Allow wad Aragtaa xadgubkooda Yahuuda Allow uhiili Reer Falastiin Yaa Rabi

  • @felisabdi3794
    @felisabdi3794 Před měsícem +4

    Sheekh Maxamed Allaah ku barakeeyo adiga iyo Inta kula shaqeyneysa

  • @XuseinmaangeCusmaaniidle
    @XuseinmaangeCusmaaniidle Před měsícem +7

    masiibo allah ku rido yahuud mareykan aamiin illaahow ugargaar falastiin xuuti aamiin

  • @Abdifatah5792
    @Abdifatah5792 Před měsícem +3

    Sheekh allaha haku barakeeyo koorsada lacag ayaa kaaga baxday dadka badankoodana free ayaad ku siinaysaa mashallah

  • @fadumodahir8667
    @fadumodahir8667 Před měsícem +2

    War waa ceeb sheikha hadhibina wallahi hada mahayo laakiin waxaan rabaa markey isoo gashaan iibsanaa sababta oo ah hadaan kuligeen dhahno ma,awoodno waxay saamaynaysaa walaaha aan awoodin daacadna ay katahay waana cadaalad darro!!!!

    • @Faysalmaxmuud
      @Faysalmaxmuud Před měsícem

      Wll isoo jawaab fadlan
      Sucaal baan wataa

    • @fadumodahir8667
      @fadumodahir8667 Před měsícem

      @@Faysalmaxmuud yaad waydiine wll su,aasha?

    • @Faysalmaxmuud
      @Faysalmaxmuud Před měsícem

      @@fadumodahir8667
      wll koorsada waxa un iga fahansii

  • @nimco9305
    @nimco9305 Před měsícem +1

    Sh dulmidiid jazakalahu kheyr course sada wa raba wana isku daya in an iska bixiyo hadi allah yirahdo wax an ku shaqeysto o an cid uga marmo waba wax ka heli karin.

  • @adenhassanbashir4930
    @adenhassanbashir4930 Před měsícem +2

    Anigu koorsooyinka kuwan karno hajoogtee, reer muqdisho aniga kamid ahe,bal il gaar ah igu haay. Allaha kubarakeeyo.❤❤❤

  • @hassanhassanismael8470
    @hassanhassanismael8470 Před měsícem +3

    Scw scw scw scw scw sheikh wcs sheikh free falastiin free falastiin 🇵🇸❣️

  • @ayan123aadan5
    @ayan123aadan5 Před měsícem +1

    Alaahayow cadawga sokeye io shisheye jabi oo Ragena caqligooda u soo celi nasii maamul wanagsan oo daacad ah amiin Amiin Amiin yaa Alaah

  • @taabici
    @taabici Před měsícem

    Waa lacag aad u yar qofkastana awoodo marka loo eego dadaalka iyo tamarta aad ku bixisay jasakallah. Kaliya nalawadaag sidaan kuxino dadka Africa Jooga. Mahadsanid.

  • @ahmedmassud2985
    @ahmedmassud2985 Před měsícem

    آمين يارب العالمين أخي العزيز

  • @Masuud-xh2ws
    @Masuud-xh2ws Před měsícem

    Jazak Allahu Khairan

  • @macthanaftae8305
    @macthanaftae8305 Před měsícem

    Jazzaka ALLAH kheyr al-jazza’a, akhy fil Islam.

  • @abdidiirye2332
    @abdidiirye2332 Před měsícem +1

    Somali waa dhib u joog Shiikh Dulmi-diid baa kooras aay ganacsi kafaaiidayaan u KEENAY hadana wax aay leeyihiin lacagta naga bixi Cajiib!!

  • @qadarbashirbile4033
    @qadarbashirbile4033 Před měsícem

    Jazaka allah shekh

  • @paamsintv6946
    @paamsintv6946 Před měsícem

    Aad iyo aad ayaad u mahadsantahay sheekh kheyr ayan ku rajeynaya❤❤

  • @adammohamed5339
    @adammohamed5339 Před měsícem

    اللهم صل وسلم وبارك علي سيدنا ونبينا وحبيبنا محمد وعلي اله وصحبه اجمعين

  • @TheLedon1
    @TheLedon1 Před měsícem

    The prophet says “ you will not enter Jena until you believe and you’ll not believe until you like each other and you not like each other you greet each other a lot “

  • @user-hq6mm3ev6x
    @user-hq6mm3ev6x Před měsícem

    ilaahow aamiin ilaahow waxfahansii madaxdeena

  • @Macaankadiinta1212
    @Macaankadiinta1212 Před měsícem

    Sheekh laymasoo jawaabayee

  • @shukrilibax
    @shukrilibax Před měsícem

    Ilaah dalkena diintena iyo dadkena hano badbaadiyo Amiin yaa allaha 🤲

  • @husseinabdi6396
    @husseinabdi6396 Před měsícem

    SOMALIA guul Allah siiyo

  • @shaxshaxlowgaxafada
    @shaxshaxlowgaxafada Před měsícem

    Sheekh jazakallhu khayr

  • @user-qq1gy8lw5k
    @user-qq1gy8lw5k Před měsícem +1

    aamin

  • @user-kx9jo4jv7y
    @user-kx9jo4jv7y Před měsícem

    😂😂 waan kufakarey inay sidas dhacayso markad dhahdeen cidan awodin anga kabixinayna cidkasta oo qurbaha jogta hayska bixiso dadka danyarta ah oo wadankii jogta halo dhafo fursada kabixinta aan iscaawino walalayal mahadsanid sheekhuna

  • @abdallabobe6246
    @abdallabobe6246 Před měsícem

    Sh. La'iima soojawaabaayo

  • @AbdiFaraah
    @AbdiFaraah Před měsícem

    Mahadsanid akhii sheekh Mohamed dulmidiid👍👍

  • @laangasgaming5577
    @laangasgaming5577 Před měsícem

    السلام علیکم
    sheekh waa muhiim .

  • @barlinhashi6752
    @barlinhashi6752 Před měsícem

    Aamiin Aamiin Aamiin Yaa Rabi

  • @wehliyeabdi6125
    @wehliyeabdi6125 Před měsícem +1

    ❤ okay I will be very good

  • @Fouziaabdi-bq1rz
    @Fouziaabdi-bq1rz Před měsícem +1

    ❤ salalahu caleyhi wasalam❤❤

  • @ahmedasad2428
    @ahmedasad2428 Před měsícem

    asc shiikhuna jzklh khayran lakiin waxaan kusheegayaa somalia hadii aanahay waxan jacelnahay waxii free ah marka waxaan kuuku talilahaa in aad dib arintas ugu tashadaan waa iga talo

  • @oussamaali2664
    @oussamaali2664 Před měsícem

    Asc sheikhow magacega Oussama Ali waye wahan joga dalka jabuti. Wahan ahay dhalinyard reer jabuti ee bila shaqad ah. Marka sheikho dhowr cisho aya sugayey korsadad wlh carur shaqo radis ah aya ahay marka korsad wahan ku gato mahaysto ee fadlan daar ilahay maad igu cawin kartin. ilahay kheyr haa idinsiyo haa ininaxaristo dhamantin adiga iyo kuwa ku garab galey baa. Inchallah wahan rajeynaya inad iso jawabtan

  • @ubax3018
    @ubax3018 Před měsícem

    Sheeqow soomaalida maaha shacab fiican sidaas ayaan madax fiican uheleen

  • @MyAfrican1986
    @MyAfrican1986 Před měsícem

    Waamaxay koorsada

  • @abdullahiabdiqadir7860
    @abdullahiabdiqadir7860 Před měsícem +1

    Walaalyaal inta iibsan karta ha iibsata
    Hadeey rabto si koox ah u gata koorsada

  • @aminasuleman9446
    @aminasuleman9446 Před měsícem +1

    امين امين امين يارب العالمين

  • @MOHAMUDIbrahim-mz4wv
    @MOHAMUDIbrahim-mz4wv Před měsícem

    Cunaqabaten ta masar golof off aaden kala kulantey wan kudiirsadey aa Insha Allah abadan buu unoqon

  • @akisheharara
    @akisheharara Před měsícem

    السلام عليكم ورحمة الله وبركاته
    Illaahay haku barakeeyo, tan labaad waa uu su'aal, qolooyinkaan Dugsiyada Qur'aanka maa daama ay Soomaali yihiin ardayda la baraayo Qur'aanka ma waayeen carruur iyo dhallinyaro Soomaaliyeed halka ay carrab iyo asian sawiradooda ku xayeeysiiyaan, waa waxa dib u dhigay Ummaddeena Soomaaliyeed shisheeye jacaylka, shisheeyuhuna abaal kuuma hayo ogoow

  • @hindiya11m
    @hindiya11m Před měsícem

    Asc.
    Jisaakallahu kheyr
    Shiq maxamed
    Aniga waan ibsaday

  • @user-ol4pc4cm5b
    @user-ol4pc4cm5b Před měsícem

    Websideka chat boks ha isticmaaleen.

  • @maryami2299
    @maryami2299 Před měsícem

    Masaajidka iyo naagaha iyo caruurtay ka adagyihiin

  • @shijo2055
    @shijo2055 Před měsícem

    اللهم أنصر الإسلام والمسلمين والمسلمات وأهله غزه 🤲🤲🤲🤲🤲🥺

  • @AsadNorOsmaan
    @AsadNorOsmaan Před měsícem

    Allaha nafahansiiyo

  • @abdulwarsame7443
    @abdulwarsame7443 Před měsícem

    Cawa waa jimmco NABIGA ha lagu saliyo scw

  • @yusufahmed6987
    @yusufahmed6987 Před měsícem

    Scw Scw Scw ❤❤❤

  • @user-og4jx5br4g
    @user-og4jx5br4g Před měsícem

    Amiin😊

  • @soomaaliwayn8582
    @soomaaliwayn8582 Před měsícem

    2 hours 12k veiws Aljaseera xitaa ma hesho thanks keep going

  • @hafsamoha4652
    @hafsamoha4652 Před měsícem

    اللهم انصر اخواننا في فلسطين

  • @user-zi8qe6tf9f
    @user-zi8qe6tf9f Před měsícem +1

    I am your sister from Yemen, and by Allah I only spoke out of hunger and distress. My mother, my brothers, and I lessons and tears. We are in a situation that only God knows about. God is sufficient for us, and He is the best disposer of affairs for those who brought us to this situation. By Allah Almighty, I did not write this appeal out of distress and distress. Poverty, O world, they have felt it So, I hope for you. By Allah Almighty, Lord of the Great Throne, he ate what I had in the house. By Allah, my brothers, he is my brothers by sitting in the house. Who has no food? By God, we are in a very difficult situation. We have 4 people entering the house, and my father has died, and there is no one who can depend on us and who lives in it.We live in a rented house because we cannot pay the rent we owe. '''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''' ''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''' ''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''' ''''''''''''' My brother, my first words are: I swear to God that I will not lie to you or deceive you. I am a Yemeni girl displaced from the war. My family and I live in a rented house in Al-Shahrab 20,000 Yemenis among us, and now we owe 60,000 for 3 months. The owner of the house is one of the people who does not have mercy, by God, my brother. He comes every day, insulting us, talking about us, and moving from the house to the street because we were unable to pay him the rent. The neighbors saw us crying and came back.They came back to talk to the neighbors and we were given the weekend. So we made him swear by God. He will take us out into the street. Have mercy on him and us. Our country is due to this war and we do not find food for our day, and my brothers and I live in a difficult life. Our father died, may God have mercy on him, and we have no one in this world who was with us in these harsh circumstances. My younger brothers went out into the street and saw...The neighbors eat and stand at their door in order to give them bread even if they break it. By God, to whom belongs the dominion of the heavens and the earth, they closed the door and expelled them and came back crying. They are dying of hunger. No one has mercy on them and a holiday is returned. I have made a living, and now if one of us helps us with a kilo of flour, I swear to God, I am dying of hunger. My brother, I am an alien to God. Then, I ask you to help me for the sake of God. I ask you, by God, to love goodness and to help me, even if you can, by messaging me on WhatsApp.On this number 00967717354582 and ask for the name of my card and send it and do not be late and may God reward you with all the best, my brothers Sagar, see how they are and help us and save us before they throw us out in the street, you will be lost or we will die of hunger. My family and I ask you, by God, if you are able to help us, do not be late and may God reward you well..`/--~«««~-♡~♡~♡~~•~•~♡~♡~♡~♡~♡~♡♡♡~~~: ~:~¡~¡~¡~;I.i.i.i..i.i.. i.I.|-◖˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˹˛˹˛˹˛˹˛˹˹˛˛˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛'˹˹˛˹˛˹˛˹˹˛.;!|];&;&;&🎉😢😢😢............😢😢😢😢😢

  • @ShabeelowxasanCqaadir
    @ShabeelowxasanCqaadir Před měsícem

    Mashaa allah

  • @fartunabdirahmen6577
    @fartunabdirahmen6577 Před měsícem

    اللهم آمين يارب العالمين

  • @zahrahamza4332
    @zahrahamza4332 Před měsícem

    Macaan xoroownaa sheeqow.lacagtiiba waandiray waxfurmayan mahayo eefadlan waan rabaa eeiisoo jawaab maxaasiah sheeqow

  • @SeyidcaliMahamed-si1sx
    @SeyidcaliMahamed-si1sx Před měsícem

    Saacadnii.inaan.bartay.jeclahay waxna mahaasto

  • @ExcitedCatfish-np5ng
    @ExcitedCatfish-np5ng Před měsícem

    Asc sheq😢😢 wll wxan ahay aabo 4 carura xista waxan laxiriray qolo i dhaday dinta islamka kasobx😢😢😢 kadib guri ayan kuibin dona gurilan iyo dhaqali laanba runti wanlayabanaxay😢😢😢😢sheq alxamdu lilah mxansameya wey nagfaidey sanayan anig iyo 4 carur iyo xaskeyga😢😢😢😢😢😢

  • @munaAbdullahi-tm1ej
    @munaAbdullahi-tm1ej Před měsícem

    اللهم آمين يارب العالمين

  • @user-cz8jn4yq9i
    @user-cz8jn4yq9i Před měsícem

    Sheq maxamed aqon Mey ubahantahay

  • @user-lj5tl3kr6j
    @user-lj5tl3kr6j Před měsícem

    Walalyaalow koorsadan haliiga caawiyo waanba galiwaay

  • @abdihakimmohameddiriyesank1730

    ☝️ JASAKALLAHU 🤍 KHAYR 💐 AKHII ☝️🤍💐

  • @hassanhassanismael8470
    @hassanhassanismael8470 Před měsícem

    Amiine amiine ya Rabi doua 😢😢 Sheikh

  • @yasminc9414
    @yasminc9414 Před měsícem

    Alhamdullilah I can afford it but is there an English version?

  • @sahroali1196
    @sahroali1196 Před měsícem

    Ayaga.ayaa.hooga.siibadsanaa.ee.diinta.
    Allaha.ayaa.ilaashanaa

  • @mohamudcolaad7198
    @mohamudcolaad7198 Před měsícem

    Asc sheikh Soomaali looma sheego wax bilaaash ah waxy u maleeyaan sab ineey tahay wax bilaash ah majiro lkn qiima dhimis waa u sameeyn kartaa wa Bilaahi towfiiiq

  • @sakariyexasan785
    @sakariyexasan785 Před měsícem

    Sheekh coursadan noo sharax ganacsigaan aad sheegaysana noo sharax Somalia ma ka shaqaysaa barakalah

  • @deqoomar5564
    @deqoomar5564 Před měsícem

    Waa awoodna ee meeqo waye lacagta maxase ka faaiida

  • @user-vr5iq6dk3v
    @user-vr5iq6dk3v Před měsícem

    Aamiin yaa rabi

  • @abdihakimmohameddiriyesank1730

    ☝️ SHUKRAN 🤍 AKHII ☝️🤍💐

  • @abdurahmanabdullahi9619
    @abdurahmanabdullahi9619 Před měsícem +2

    Somalia ma fahansana sida dhaqaale looga sameeyo bada, sidaa darteed Ethiopia u rabtaa inay ka faa’iidaysato😢

  • @mohameddeck9053
    @mohameddeck9053 Před měsícem

    Qoraal waan qoray jawaabna ma haayo mana wicin

  • @CumarDheere-hz1xd
    @CumarDheere-hz1xd Před měsícem

    Asc walalow ilxamd masajika hasodhin

  • @aishawayrax9003
    @aishawayrax9003 Před měsícem

    Please let me know thanks

  • @liibaanshariif8398
    @liibaanshariif8398 Před měsícem +1

    100kiiba 75a oo markab ayaa marto biyaaha somaliya

  • @mohamedabdulahimohamed-6
    @mohamedabdulahimohamed-6 Před měsícem

    Ma soo jawaabaayaan

  • @user-fd8by9zz4p
    @user-fd8by9zz4p Před měsícem

    S a w❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @ashamohamed689
    @ashamohamed689 Před měsícem

    Shiekh waa waxa aan nabad u noqonkarin oo la iskugu keendiraayo oo qabiilba meel loogu xiray in badeena canshuur la la aan la isticmaalo waxa dhulkeena ku jirana la iska qaato ayadaa la isticmaalaayo kuwo wax magarato ah oo aan fahmayn in isaga iyo anagaba aan dhargi karno hadii wadanka si sax ah loo maamulo

  • @MUNIIRYARE257
    @MUNIIRYARE257 Před měsícem

    Guul Somalia 🇸🇴

  • @africa5466
    @africa5466 Před měsícem

    100/65 ayaa marto badeena shekh

  • @hibbocadey7719
    @hibbocadey7719 Před měsícem

    Aaminaaminaamiin

  • @nazegruo-3626
    @nazegruo-3626 Před měsícem

    dulmi ku heshiiyey

  • @MustafeMohamed-mj4vr
    @MustafeMohamed-mj4vr Před měsícem +1

    Awelba yuhuuda ayaa loogu adeegayey ruwaayad bay ahayd dekada laga sheekaynayaa

  • @alinooragedi6346
    @alinooragedi6346 Před měsícem

    InshaAllah

  • @laangasgaming5577
    @laangasgaming5577 Před měsícem

    salaanta islaamku

  • @Shaaficimaxamed2024
    @Shaaficimaxamed2024 Před měsícem

    Mor than70% weeye ayaan kabadan nahay dalka masar

  • @gaanimaxamed4889
    @gaanimaxamed4889 Před měsícem

    Allaha hu akbar Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw

  • @abdiibrahim5050
    @abdiibrahim5050 Před měsícem

    War heedhe walaalkay waxaan u malaynayaa inaad rabto dadka somalida ah inaad rabto emelada inaad aruursato

  • @baadaducaale6952
    @baadaducaale6952 Před měsícem

    Madaxda soomaliya inay dunida latartamaan waxay kajecelyihii lacagta dadwanaha laga xadaayo

  • @xamselio72
    @xamselio72 Před měsícem

    asc wll waxan jooga somali galbeed walahi ilahayba og xaladeyd ee ma awoodo qarashadka

  • @abdiyusuf4049
    @abdiyusuf4049 Před měsícem

    Asc sheekh waxaan kuweydinayaa saxibkaa nadaara show xagee kadhacay War mangaa siin kartaa fadlan

  • @alinooragedi6346
    @alinooragedi6346 Před měsícem

    Asc wall ani lacagta igu lahaada
    Markey shaqada korsada ibilawato aya idin siini doona.

  • @arbacoraas
    @arbacoraas Před měsícem

    Sheikh free trail sitimaan ama 3 bari ayaa loo baahan yahay qof iska galaayo ma jirto

  • @makribmedia7376
    @makribmedia7376 Před měsícem

    Asc sheikh mohamed Ibrahim dulmi diid..fadlaan waxaan kacood sanayaa inaad isharaxdiid website kaa qeybta lagahelayaa koorsadaa .adoo raali aah. Alle haa kuxifdiyo insha Allah

  • @abdillahiibrahimabdillahi9518

    Asc xaaji hadalkasta iyo wareysi kastaba waxa laku bilaba salanta islamka ee bal kaa firso hadalkaaki jujiiya salanta ee cud soo duba wan ku salamaya akhi

  • @aminaabdiadem9900
    @aminaabdiadem9900 Před měsícem +1

    😂😂😂 aamiin yaa Allah

  • @user-pj2ht1sf8t
    @user-pj2ht1sf8t Před měsícem

    Dulmi diidow kuwa lacgata laga bixiya hadhow markay shaqada ay bilaawan lacgta kagoosta

  • @zakariyahassan6272
    @zakariyahassan6272 Před měsícem

    Sababta Yahuuda eysan ujirikarin Karin, Ilahana u nacaladay wa dhaqan xumada iyo dulmiga ey ugeestano Umada Ilaheey.
    Ayatollah uabo eyelin carurta, haweenka iyo wixii la mid ah

  • @Abgureey
    @Abgureey Před měsícem

    Asc qof qurbaha jooga oo aan koorsada bixin karin taxqiiq ha lagu sameeyo lacagta aad iyo aad loo awoodaa saan umaleynaa qurbaha aan ka hadlooyaa

  • @ZakariyeCabaas-s6g
    @ZakariyeCabaas-s6g Před měsícem

    Ustaad wa ku salamay xalay ila hada coreaska wa codsanaye mana lay so jawabin😢