FAYSAL MUNIIR. heesta deeqa new official music video 2022

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 5. 09. 2024
  • HEESTAN WAXAA LOO QAADAY
    DEEQA AXMED DAAHIR
    XAASKA CABDIKARIIN{JAAHUUR}
    ERAYDA -CABDIRAXMAN QOSLAAYE
    LAXAN-KHAALID KAAMIL
    MUISC- MAXAMED YARE
    CODKA -FAYSAL MUNIIR

Komentáře • 498

  • @WaqalStudio
    @WaqalStudio Před 2 lety +302

    Wooow Amazing video Mashallaah Faysal Munir iyo Walalkay Eng Deeqsi Man layaab layaab.

  • @DayaxStudio2019
    @DayaxStudio2019 Před 2 lety +523

    Great cousin!❤️

  • @maxamedkhadar9164
    @maxamedkhadar9164 Před 2 lety +79

    Heestan way iga gadan tahy
    Inta ila midka isoo raaca👋 amazing song 🎵

  • @sultantatiko2379
    @sultantatiko2379 Před 2 lety +15

    Waa xalad aan soo maray lkn iminka wan ka gudbay way adag thy qof aad jecashahy
    Marku xalkinu muran ka bixi wayo lkn sidas ayn go’aan kaga qatay aad ayey u adag thy samraa sadiki wa hela, ilahy ha is fahansiyo inta is jcel 💝🔐 naftayda rali ha noqoto 🔐
    Naf jacel la dhibtonaysa hadana qofkii u jcela uu san ogayn
    Dhib aya ladhaha, bal kawaran naftii aad intaas oo dhan
    Usoo dhibtoonaysay owgeed oo bahdiL kala kulantay
    Waxay ahayd qayb qurex oo kamid ah nolashayda
    Iyadu lkn marnaba may dareensanayn , naziip -xumo
    Anon u mujin ayuu waqtiga nakala fogeyey muuqedo
    Mudo sanad aya igu danbaysay ,, Allah meshaad jogto
    Hakugu amansado (s) inan calafka isku began rajayniya
    Haddi kalena nin rageed ku dhaqda ku ilaliya sida boqoradaha
    Kugu Ducayniya ❤️‍🔥
    Jacel markad waydo xanun badana markaad haystana qurexbadana
    Calaf wa cajiip wa calemo dad wado 🍁

  • @Ismail-somali
    @Ismail-somali Před 2 lety +76

    Nasiib badana inantii Deeqa La yiraa 😍😍

  • @Facadambe134
    @Facadambe134 Před 2 lety +82

    last song faysal muniir keep going brotherkyga❤🎵🎵☝

  • @dekoosman22
    @dekoosman22 Před 2 lety +64

    Viva gabar kasto deeqa la dhaho dumarka wax dheernahay ❤🌹😘

    • @munishmohammad6299
      @munishmohammad6299 Před 2 lety

      Maxaad nadheeetihiin talow bal hal iyo Labo

    • @deeqoahmed559
      @deeqoahmed559 Před 2 lety +1

      Beenta ma ahan sami. Fananiinta intana hees deeqo qaadin waa yaryihiin mansha Allah 🥰🥰🥀❣❤

    • @deqomaxamed9233
      @deqomaxamed9233 Před 2 lety

      Deeqadeeyda 🥰

    • @deka5746
      @deka5746 Před 2 lety

      Wd no hagar baXdaYy faYzaLow😂😋

    • @dekabela9815
      @dekabela9815 Před 2 lety

      Really 😢🥰

  • @abdurahmaankeynaan1504
    @abdurahmaankeynaan1504 Před 2 lety +12

    Wey nasiib bdan yhiin Hablaha Deeqa lgu magac daray 🥰🥰

  • @deeqaluul15
    @deeqaluul15 Před 2 lety +6

    Jah magaceey 🥺❤️👸🏻

  • @faizaahmedabdi1591
    @faizaahmedabdi1591 Před 2 lety +9

    Waa Daryeela daweeya
    Waa dugsiya kal dooja
    Waa dareema qalbi nuura
    Urkaa doonaya deeqa
    100%100

  • @ahzaabosmanmoh.9011
    @ahzaabosmanmoh.9011 Před 2 lety +12

    Faysal muniir Cajiib.
    Heestu halkay ka qurxoontahay
    Khaalid kaamil ayaa laxanka saaray
    Faysal muniir and khaalid kamil my role model !!!😘😘

  • @deeqocabdullahi876
    @deeqocabdullahi876 Před 2 lety +4

    Wwww deeqa inta deqo la dhoho hafaraxdo thnkiz pro ♥ 👌 ❤ 😎

  • @hudoxurmo2141
    @hudoxurmo2141 Před 2 lety +11

    Deeqo waa nacab deyra my mom🌏❤

  • @liibaansahardiid8918
    @liibaansahardiid8918 Před 2 lety +4

    Haduu jiro fanaan hibooyin baddan garasho xor ah aqoon qof nimo isku darsaday intaan arkay waa faysal aad baan kuu soo salamayaa guulayso if iyo aakhiraba saaxiib.

  • @osmanak5391
    @osmanak5391 Před 2 lety +4

    Great song ,, magaca deeqa macinhiisa iyo inta heesta lagu sheegay ba wuu ka laadhanyey ,,, i love deka ,,,

  • @dekaahmed1232
    @dekaahmed1232 Před 2 lety +6

    Deeqa w... nacb dayr👸❤🤴✨🌏thxn muniir

  • @abiibyare5149
    @abiibyare5149 Před 2 lety +7

    Walee wiilkaan sheeekhaal waa laga yaabay axsan voice 💯😍

  • @haykal9066
    @haykal9066 Před 2 lety +6

    Heestaan si gaar ah bey ii taabatay wlhi abwaan qoslaaye aadbaan kuu salaamay

  • @Kharyeuk
    @Kharyeuk Před 2 lety +3

    Hees an jecelahay ina mar waliba dhagaysto waye xaskayga u niyaysta Aniga u qadaya ♥️♥️😘😘

  • @ruweydamustaf7110
    @ruweydamustaf7110 Před 2 lety +5

    Hestaan waxa daremi karaa qofki wax jecladay❤️🥺

  • @waxside2411
    @waxside2411 Před 2 lety +30

    Faysal muniir waa nin degan. Heesihiisa oo dhamina waa hit💥. Keep going bro 😊
    U r legend 🎭

  • @siyadmahad3513
    @siyadmahad3513 Před 2 lety +2

    Ninkan hesa uuqaday tan ayaa ugu shidan

  • @xaawojaamac3087
    @xaawojaamac3087 Před 2 lety +5

    waaaw waa hees macn in kastoon nin la aaminin wxn dhagaysan haben sabti ah 8/1/2022/ inta iga dambaysa iso raca

  • @Siciidbashaash
    @Siciidbashaash Před rokem +4

    Ku salin Nabigena The best person ever The
    🥰most knowledge able and The most shine all❤
    created prophet Muhammad (😰
    Haddii aad jeceshahay Qur.aanka Aleh

  • @maandeeqmahad8484
    @maandeeqmahad8484 Před 2 lety +3

    Wow deeqa yaasha ismuujiya

  • @Siciiddhiif14
    @Siciiddhiif14 Před 2 lety +19

    Best song faysal muniir🔥
    Erayada: abwaan qoslaaye
    Laxanka: khaalid kaamil
    Music: Mohamed habane
    cam: deeqsi man

  • @ayanabdi5894
    @ayanabdi5894 Před 2 lety +2

    Keep going fanana qli ah respect for you so much now jeceylka wehal hawro guuled simaba my sweet mcn fasaly legend thank you soo mach dumshiiga qli research ❤🌹👋🥺

  • @rahmacadey1107
    @rahmacadey1107 Před 2 lety +11

    Fayzal muniir the golden voice ♥️♥️😍💯

  • @qalpixabxab4687
    @qalpixabxab4687 Před 2 lety +1

    GreaT mia Fav 🔥

  • @hafsaali8834
    @hafsaali8834 Před 2 lety +2

    Faysal muniir horay u soco wllo

  • @somaliyameni202
    @somaliyameni202 Před 2 lety +64

    Faysal muniir the Golden voice
    Another level 💯 👌 👏 🙌

  • @abdullahiabdi1870
    @abdullahiabdi1870 Před 2 lety +2

    Hore oo suco sxb faysal muniir keep up

  • @queencaisha9836
    @queencaisha9836 Před 2 lety +5

    Sanad ka,horna deeqa luul baan kaa jclaaday sandkana deeqa wll feysalow aad baad umahad san thy magaceyga wan jclhy ceeb miyaa🤣🤣🥰✌

  • @xamseaxmed5710
    @xamseaxmed5710 Před 2 lety +19

    Heestan inti yareyd ee coming soonta ahayd hes acadiya ii noqotyba 🔥

  • @lipgirl__5__official_0
    @lipgirl__5__official_0 Před 2 lety +2

    LEGEnd FaysaL MuNiir Kep goiN Bro HoruMar WacN👍❣️💯

  • @suatomar8434
    @suatomar8434 Před 2 lety +3

    dadnimaa u astaaan ah dulqadbaa lagu kaabay waa dabiibka xiskayga nusdambedka libtayda 😍❤

  • @cabdisalamsaciid9290
    @cabdisalamsaciid9290 Před 2 lety +2

    Ayyy codka 100
    Deeqa waa nacab DayRa♥️💟
    Golden voice wlhi

  • @mohamedamein
    @mohamedamein Před 2 lety +2

    Deeqa iyo abdikareim alle ha isku daaye jcylkodu wuxu marya hiladi 17yrs caruurtoodana alle ha u brkyo frm qarabda 🥰

  • @munamuuse9910
    @munamuuse9910 Před 2 lety +1

    Show darenka jacalyku inlen dadnaba mayeelo warunta sxb faysal 😍😍

  • @abdirahmanmohamet2919
    @abdirahmanmohamet2919 Před 2 lety

    faysal munir eshcala fanan kiip going legen horey usoco

  • @narutoojiha4461
    @narutoojiha4461 Před 2 lety +3

    This is why I like faysal muniir. Best artist. Wan ku tageraaaa!!!

  • @sumayoabdinaasir9183
    @sumayoabdinaasir9183 Před 2 lety +2

    Heestan aad Ayan ujclhy wlshy mcn mrna sxbty ah ayaa marksta iqada ayada Ayana kabrty heesta ana hda wxn leyhy kifaax waa nacab deyra❤🙏🏻❣

  • @darishore814
    @darishore814 Před 2 lety +9

    Golden voice with style innaba caadi maahan

  • @sadiqhassanabdi4704
    @sadiqhassanabdi4704 Před 2 lety +5

    Wow cool music waayahan maxamed Yare Waa la qaban laayahay best musician keep going Ustaad

  • @taamirkl67
    @taamirkl67 Před 2 lety +2

    Nin culus faysal muniir alfanan legend horay usoco

  • @Mohammedoslo
    @Mohammedoslo Před 2 lety +1

    Ruuxna ruuxu doortay Ilayn ruuxna kuma doorto Faizal Day🥺❤

  • @mustafemahamed277
    @mustafemahamed277 Před 2 lety +3

    Waaw hees khamaheda wadata best song keep going pro faysal muniir

  • @deeqaxasan9325
    @deeqaxasan9325 Před 2 lety +5

    Waaaaaw thnkas yaaqay magaceyga ayaad usooheestay my fanankeeyga

  • @daahirxiisofficial
    @daahirxiisofficial Před 2 lety +12

    FAYSAL MUNIIR
    Another level
    Waxba lagama Qaban karo
    ✊✊✊✊✊✊✊✊✊✊✊

  • @apdilaahirajuu3611
    @apdilaahirajuu3611 Před 2 lety +1

    Faysal munir hestan wan ka hayaa lkn laxanka ninka kusaaray heestan umahad celi wayo laxanka saxdi ah

  • @adniahmed8149
    @adniahmed8149 Před 2 lety +2

    Wlhi ma qarsoomo siwaloon qari isku i dhaa waa leyga dareemayaa 😰❤️

  • @hamzedaacad7752
    @hamzedaacad7752 Před 2 lety +2

    Our legendary kamtada lama GashaN karo abthio

  • @baba-boss9623
    @baba-boss9623 Před 2 lety +6

    Cod 100%
    Laxan 100%
    Music 100%
    Camera 100%
    Editing 100%
    Ishcalaaa hees wlhi ma qiyaasi karo inta jeer aan ku cesh ceshtay 🥰🥰

  • @Abdi_Rashid_Ozil_Yare
    @Abdi_Rashid_Ozil_Yare Před 2 lety +27

    The best fanaan
    The best musician
    The best and the only one
    Always my favorite
    And also i 💕
    Feysal muniir keep going bro
    Absolutely you are 😍

  • @mohamednuralfa
    @mohamednuralfa Před 2 lety +1

    Eesh calaa sawt feisal munir

  • @nastehoabdoulkadernastehoa4961

    Machallah le vrai chanteur faycal g vs souhaite khair iyo long vie❤🇩🇯🇩🇯🇩🇯

  • @jimenezchannel8907
    @jimenezchannel8907 Před 2 lety +2

    Aar khalit Kamil aaa laxankisa wxkleh waayeh

  • @Janno-hj1sj
    @Janno-hj1sj Před 2 lety +2

    Masha allah wiilkan Daganaanta ayan ku jeclahy dareen qalbiyeed ayuu leeyahy hèsihìsa

  • @suldaanwardistudio
    @suldaanwardistudio Před 2 lety +2

    Show Dareenka Jacaylka ileen kama Daallo

  • @nimraanadan1508
    @nimraanadan1508 Před 2 lety +2

    Horey u soco adeer ❤️❤️

  • @nasserjama5797
    @nasserjama5797 Před 2 lety +3

    Laxanka Khalid kaamil 🔥🔥🔥🔥

  • @zuhaib4520
    @zuhaib4520 Před 2 lety +1

    Dunidayda dhan weeye😩😩

  • @AnfacD
    @AnfacD Před 9 měsíci

    Masha Allah waa hees aad u macaan oo dhinacyo badan taabaneyso. Waxaan u mahadcelinaa Mu, Alifka, Laxamiistaha, Musikiistaha. Sawir qaadaha oo asagana kamaqneyn. Dhamaan inta aanan garaneyn ayaan u mahad celinaa.

  • @musbaxmoalimomar8242
    @musbaxmoalimomar8242 Před 2 lety +3

    Wiil sheekhaal ah lee samayn karo saan💋❤

  • @mohakeyzi6572
    @mohakeyzi6572 Před 2 lety +1

    100/100 wye codkiisa👌 legend faysaL muniir

  • @hamzebulshaawi7854
    @hamzebulshaawi7854 Před 2 lety +2

    Al fanan faysal muniir heesta soo daaa

  • @MohamedAhmed-ku2zp
    @MohamedAhmed-ku2zp Před 2 lety +8

    Keep going my Fanaan 🥰

  • @saedqozta5386
    @saedqozta5386 Před 2 lety +1

    wow caadi maha heestan faysal fanan hesihisu degan yhn keep going

  • @mss---napiila419
    @mss---napiila419 Před 2 lety +2

    ww Faysal mUniir pEst Fanaan♥️👑

  • @ayaansalah9282
    @ayaansalah9282 Před 2 lety +1

    Waaw. Horay. Usoco. Axsan hees 🇸🇴

  • @kiingas5689
    @kiingas5689 Před 2 lety +1

    Wiilashena waa jacelkiiyo qof ah hestan labakaclen ayay ugu subisey omg nin qirta wXaa gasho lama helo faysal ind ifahsanow intey nolal jiirto❤❤💯

  • @zamzamabdirahiimahmed8888

    Hoyadey deeqa wa nacb deyra 🥺👸💋🥰

  • @zakariyebilecumar7981
    @zakariyebilecumar7981 Před 2 lety +2

    Best song amezing faysalka🤘

  • @nawaldeeqa6311
    @nawaldeeqa6311 Před 2 lety +1

    Isoo duceeya 10 bisha waa arooskeyga inu mid qeyr leh iga dhigo heestana waan Magacayga insha allah.... ilahow noo dambi dhaaf

    • @maimunabdulkadirdahir3680
      @maimunabdulkadirdahir3680 Před 2 lety

      Insha’allh guur kheyr kuwii nolasha isku dhameesta allh idinka dhigo

    • @nawaldeeqa6311
      @nawaldeeqa6311 Před 2 lety

      @@maimunabdulkadirdahir3680 aamin thnx adigana allaha kaa farxiyo

  • @KowzarinaAbdilahiaxmed
    @KowzarinaAbdilahiaxmed Před 3 měsíci

    Ay hees way dhafty❤

  • @hodansaalah3519
    @hodansaalah3519 Před 2 lety +2

    horyaalka fanka somaliyed ee qarniga 21aad feysal muniir 🙏💯
    hesaha qaramiga markaad qaadid innaba caadi ma aha 👂❤️💯

  • @mohamedromeo12
    @mohamedromeo12 Před 2 lety +21

    The one ☝️ and only faysal Muniir keep going sxp 🙏🤴

  • @jamaleo776
    @jamaleo776 Před 2 lety +2

    Boqorka codka the legend😍❤️👑

  • @officialmurtimawelo8999
    @officialmurtimawelo8999 Před 2 lety +3

    My wife deeqo love miss you 😘

  • @deeqobaruudabdi8886
    @deeqobaruudabdi8886 Před 2 lety

    www mahad sanid deeqa aad baan ujecelahay magaceyga illahey ha naxaristo hooyo dey maca iibixisay illahey janada haka warabiyo

  • @asmadahir7308
    @asmadahir7308 Před 2 lety +2

    ilen daadma ma meydho🥺❤

  • @amiinhajiali8827
    @amiinhajiali8827 Před rokem

    Dunidayda dhan weeye❤❤❤❤❤

  • @deeqamaxamuddeeqaluula9060

    Wow masha allah mhdsnidiin🙏💯❤

  • @barwaaqoqalanjo5380
    @barwaaqoqalanjo5380 Před 2 lety +3

    King of jigjiga waa la yaabay 🤴🙏

  • @abdullahisadiiq4088
    @abdullahisadiiq4088 Před 2 lety +2

    Khalid kaamil baa laxan udaayey

  • @amiinjeego603
    @amiinjeego603 Před 2 lety +1

    Faysal saxiib Kay iiwaran

  • @proudcitizen4883
    @proudcitizen4883 Před 2 lety +5

    Always bring the best Faysal Muniir 🔥💫

  • @marigaxmed5570
    @marigaxmed5570 Před 2 lety

    Walhi pest fanaaN wan ku wata guulayzo wllo

  • @ayaansaeed5263
    @ayaansaeed5263 Před 2 lety +1

    Al fanan wale rabii cood u ku siyAy ❤️❤️❤️❤️

  • @yahyetygah9118
    @yahyetygah9118 Před 2 lety +1

    waaae cod iyo eryo faysal muniir🙂😍✌️

  • @hamz233
    @hamz233 Před 2 lety +1

    Laxanka wiilka gobolka raga ee Jamhuuriyada barakaysan Khaalid Kaamil wax kale🔥

  • @saamiyacabdirahman4825
    @saamiyacabdirahman4825 Před 2 lety +2

    Allaya cisak Al fanaan an u xiisnay❤️

  • @abdiwahabibrahim2118
    @abdiwahabibrahim2118 Před 2 lety +3

    Boqorka codka the legend ❤️🇸🇴👋

  • @ayaanlexasan1161
    @ayaanlexasan1161 Před 2 lety +2

    Wll aan jeclay faysal Munir keep going

  • @BtsARMY-ic4og
    @BtsARMY-ic4og Před 2 lety

    Oh Gosh walhi wan ka hely Magcygi iyo Ma' fva fanan kygi Faysal munir thnkz Bro

  • @keeyowcadeofficial7456
    @keeyowcadeofficial7456 Před 2 lety +6

    Amazing song lyrics💯💯 melody💯 muuqal quruxon📸 another level music good well done 🔥💯

  • @waabarimedia435
    @waabarimedia435 Před 2 lety +2

    Kama suuli ma daaYo sow dareenka jacaYlka ilaYn daadna ma maYdho 3/1/2022 heestii iigu horaysay eee aan comment ka pixiyo

  • @Gabadhi_safiirka49
    @Gabadhi_safiirka49 Před 2 lety +2

    Wan sugayay runti🥺❤

  • @laylosaid5918
    @laylosaid5918 Před 2 lety +1

    Big fanan

  • @faizsomali3945
    @faizsomali3945 Před 2 lety +1

    Mansha allah sxb horey usoco fananka fananta