FAYSAL MUNIIR-KAATAGAYE KUMA GOYN {OFFICIALVIDEO}2023

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 5. 09. 2024
  • ERAYADA & LAXANKA-CAWAALE DEEQSI
    MUSIC- FAYSALMUNIIR
    CAMERA & EDIT- MAAME DAYAX

Komentáře • 1K

  • @sulthandaade6228
    @sulthandaade6228 Před rokem +182

    Hadii aad sidayda qof aad jeceshay u xiistay like isku muuji❤❤❤ i miss you 😢ppe

  • @user-jd8tk4sz2q
    @user-jd8tk4sz2q Před rokem +90

    Hal dhinac jaceyl ah xanun badna 😢 weli wa jeclahy isna adunkiso iska wataa qushiyee farxad ku nolow ❤😢 danba tiri is daaye qalbigeygu kuma tirin

  • @zayidbeyti
    @zayidbeyti Před rokem +99

    Ha ahaato tabashoo
    waxaan kaa tirsanayaa..!
    Tuhun how badnaadee
    in aan eedo kugu taxo..!
    Xisku wuu ka tudhayaa
    Naftu waxay tilmamsiga
    I tustaa wanaagiyo
    Waqtigii horee tagay
    Tolmoonidaadiii …!
    War see wax leedahay faisal muniirow
    Legend waan ku wataa 😊kusoco
    Team faisal muniir 🎉hambalyo

  • @sultantatiko2379
    @sultantatiko2379 Před rokem +53

    Hetan waxay iso xasusi chaceylkayag an waqti dher an wada qadanay oo hada midigtayda jogin 😢 lkn barashadedi Kuma qasarin wayo dad badan dabeded wan bartay lkn waqti dher mana qadan itada muda waxan wada socnay 4 sano 2017/8 tarikhdu ayad lkn black ⚫ dhay 2021/1 makhrib ah 😢😢😢
    Waa xalad aan soo maray lkn iminka wan ka gudbay way adag thy qof aad jecashahy
    Marku xalkinu muran ka bixi wayo lkn sidas ayn go’aan kaga qatay aad ayey u adag thy samraa sadiki wa hela, ilahy ha is fahansiyo inta is jcel 💝🔐 naftayda rali ha noqoto 🔐
    Ha ahaatu tabasheee waxan ka tarsaniyaaa tuhnaa ha ubadnade inan eda kgu taxu xisku wa uu katuriyaa 👤😭 naftu waxay tilmansiga itustaaa wanagiyo waqtigii hure tagay 💔🥺🤚tulnimaddi 🥀✊
    Naf jacel la dhibtonaysa hadana qofkii u jcela uu san ogayn Dhib aya ladhaha, bal kawaran naftii aad intaas oo dhan Usoo dhibtoonaysay owgeed oo bahdiL kala kulantay Waxay ahayd qayb qurex oo kamid ah nolashayda Iyadu lkn marnaba may dareensanayn , naziip -xumo Anon u mujin ayuu waqtiga nakala fogeyey muuqedo Mudo saddex sano aya igu danbaysay ,, Allah meshaad jogto Hakugu amansado (s) inan calafka isku began rajayniya Haddi kalena nin rageed ku dhaqda ku ilaliya sida boqoradaha Kugu Ducayniya ❤️‍🔥Jacel markad waydo xanun badana markaad haystana qurex badana 🥹🫣
    Toban Cher qof labtiyo🫂🥺 lagu today wadnaha bidex 🫀😥hadu tacaday wayuhu kala tiru laf io jir 🥺isku tirsanan jiray 😭🥺🦱💔
    Sida cadow is talax taga ... cishqiga ka vicanee 🥺🤚Bari baa ka tahay wali . Xagaygu tur xan la i ka taxgaliyee ceebee 🥺🥺😭🤚
    Zxp hada ga damabeyso like isar sidan uhelo comments badan oo ay dadku bixiyan legen 0:47

    • @alimahamud7301
      @alimahamud7301 Před 7 měsíci

      😢

    • @MadinaDaher
      @MadinaDaher Před 7 měsíci

      😢ax

    • @user-jc6bq9pf5q
      @user-jc6bq9pf5q Před 7 měsíci +1

      Ax wllo waaa qiso xanuunbadan wlhi allow intii isjecelba isfahansii😢

    • @zuzanofficial1007
      @zuzanofficial1007 Před měsícem

      Sorry wlhi aad bey u xanun badan tahay illahey waxan ka rajeynaya iney darento qimaha aad uheyso iyo jaceylka wlhi aad ayu u xanun badan yahay😢illahey hada jeceshahy nolosha dib idin mideysa marnaba jaceylka kobad lama ilaabo wlhi😢
      Aniga midaso kle aya ihesato wlhi qofki aan is jeclayn muran iyo is dagal ban uga tagay waliba asigo dhib badan imaray marka jaray balse hada ayan ka qomamenaya wlhi wanagisa wana jeclhy hda maxa sameya😢😢

  • @kalit_abas_officail_chanel6270

    30/6/23 Malinki sadexad ee ciida carafo haben jimco so galayo ayan dhagaysanaya saacadu waxay shegaysa 3:00 habenimo xaalada an ku jiro Maha mid happy ah balse Alle waxan ka baryaya inu murugada farxad iigu badalo 🙏🏽
    Hadan Nolado insha Allah Mar Uunba Anigo xalad tan ka wanagsan ku jiro inan coment uso laabto

    • @samiyoabdirisaqmohamed6422
      @samiyoabdirisaqmohamed6422 Před rokem +2

      Insha Allah soo bogasho wacan ban ilahey kaga barya😢😢

    • @XaawoMaxamed125-og1tt
      @XaawoMaxamed125-og1tt Před rokem +1

      Insha allh waxad jeceshahey waad hellee wallo ha murugoon😢

    • @unnieqween639
      @unnieqween639 Před rokem +2

      Wll salada io ducooyinka badso waxaad jelaysaa nasiiino io xasilooni i.a

    • @Amaalhusein
      @Amaalhusein Před rokem +4

      Wllo Marka hore iilahay Walwalka ku haya kaa dulqaado Marka xigta waxan kugula talin lahaa inaad heesaha calaacalka ka fogaato inta uu qalbigagu caadi noqonyo waayo xanunka uun Bay kugu sii badinyaa ee quraaanka iyo tasbixda badso illahyna deg deg hakugu qaboojiyo qalibgigag 🤲

    • @sunduscabdidaahir8199
      @sunduscabdidaahir8199 Před rokem +1

      Inshlh wad kabxi wll alle talo saro

  • @alisacuudi983
    @alisacuudi983 Před rokem +49

    What a song?
    Kaa tage kuma goyn
    Ku tabaye kuma nicin
    Danba tidhi is daye
    Qalbigaygu kuma dayn
    Amazing words
    30/6/23 Berbera jumma kareem

  • @hamseroyal4425
    @hamseroyal4425 Před rokem +34

    Toban jeer qof laabtiyo
    Lagu tolay wadnaha bidix
    Durba lama takooree
    Hadduu tacaddi waayuhu
    Kala tiro laf iyo jiidh
    Isku tiirsanaan jiray
    Sida cadow is talax taga
    Is toydaa ka fiicane
    Beri baad ka tahay wali
    Xaggaygoo turxaan li’i
    Ku tix galiyay ceeb li’i
    ❣️🥰

  • @hanishariif7397
    @hanishariif7397 Před rokem +22

    Millions mrkee gaarto like ii saar❤️🥰🤸‍♂️

  • @ubahmoahmed5620
    @ubahmoahmed5620 Před rokem +11

    katagaye kuman goyn🚶☝️
    Ku tabaye kuman nicin☝️😩
    danba tidhi is daye🥺💔
    qalbigeygu Kuma tirin🫀😩
    Esh cala Hees emotional Song 🎧🎵🎤😩
    Faisal muniir the best Fanan keep going 🥰
    music 🎵 100%
    voice 100%
    camera 📷 100%
    erayada 100%
    laxanka 100%
    all 100% amazing 👌😘

  • @zuhuurise6510
    @zuhuurise6510 Před rokem +10

    Qofna had haysu sin qalbi ahan iyo nolol ahanba wayo waxkasto xadkisa dhafa waa khasaran ❤

  • @zihaamhassan6292
    @zihaamhassan6292 Před rokem +15

    Kaa tagaye kuma goyn 🚶‍♀️😭
    Kutabaye kuman nicin 😭💔
    Heesta sibee ii tabaty 🥹

  • @inaayeeyocibaado2028
    @inaayeeyocibaado2028 Před rokem +31

    Xanuunka aad i baday' ilaahay kuma Bado wll😭😥🙏

    • @Gabdh_tuulo
      @Gabdh_tuulo Před rokem

      Sorry

    • @nafwajecelmaquusto
      @nafwajecelmaquusto Před rokem +4

      Wn ka xumahay wll hays dhiibin jacaylkaga ha ka quusan wll salad walba illahay wadiiso wll jacaylkaga isagaa maamula quulbta dadka anigu rajaan ku nolahay si walba oo lay xumayey isman dhiiban wan u duceeya wn ku ducaystaa wll

  • @user-zi2cx3ck7z
    @user-zi2cx3ck7z Před rokem +37

    heestaba waxa ka murugo badan dadka comentiyada qoray bisinka ilaahow dadka qalbiga ubogsii🤲🏻😭💔

    • @capitanonasirino9120
      @capitanonasirino9120 Před rokem +2

      Aamiin
      Kolay fannanku marwalba wuxu xanbarsanyahay darenka bulshada
      Walaysku arkay meshan

  • @farduuzupdisalan2046
    @farduuzupdisalan2046 Před rokem +6

    Special feeling🥺😓❤
    Kaa Tage kuma goyn
    Ku tabaye Kuma nicin
    Danba tidhi is daye🥺
    Qalbigaygu Kuma dayn 🥺❤🫂

  • @nadra6937
    @nadra6937 Před rokem +4

    Erayadaan wey iqalbi taabteen wan guursadey anoo aad u da'yar waxana ilah isiyay 3 caruur ah qofkii an nolasha la qeebsadey waxan kala kulmey dhibaato fara badan kadib mudo markaa u samray wan isaga tagey marka wayay daryeel wanaka kala tagney hadan mar 2 aad ayaan 2023 isla sandakan dhexdisa guursadey sidoo kale nolashu ima noqon sidaa rabey waxan lasii kulmey qalbi jab iyo inuusan I xaqsiin qofkii an hadana guursadeymarkale ayaa go'aan saday inaa katago asna ilaa heer aan garey intaa kaley Mel fariisto inaa iska ooyo runtii waxan isdhaha guurka wad ku nasib xuntahy😭😭😭😭

    • @huda4995
      @huda4995 Před rokem

      Ax abaaYo wax walpa Khayr inay noqdaanpaa ku rajayNaYaa 😢

    • @sunduscabdidaahir8199
      @sunduscabdidaahir8199 Před rokem

      Abyo hal talo ilhy ulabo oo tasbixda badi wlhi wxbdn wad fa idi inshlh

  • @user-ks6ns4fm3v
    @user-ks6ns4fm3v Před rokem +8

    Qalbigeyga kuma tirin😭💔isoduceya inu illahey qalbiga igaga rebo 😢

  • @dareenugub2450
    @dareenugub2450 Před rokem +3

    Waa hees runtii Abwaanka tiriyay ammaan gaar ah mudan yahay. Halka hoobal Faysal Muniir uu dhigay meesheedii iyo meel ka sareysa.❤❤❤

  • @nawalabdullahi
    @nawalabdullahi Před 11 měsíci +1

    Kaa tagye kuman goyn😢
    Kutabaye kumn nicin
    Dan ba tidhi is daaye
    Qalbigygu kuma tidhin❤❤

  • @abdikaniali9216
    @abdikaniali9216 Před rokem +4

    Isma lahayn waydin is waayi doontaan balse kala taga wakhti keenay baa yimid,Qofteydiiyey nolol badhaadhe iyo Barwaaqo wadata ayaan eebe Wayne kaaga baryaya ❤🥱😭

  • @axmedfarxaancismaan6682
    @axmedfarxaancismaan6682 Před rokem +5

    Faysal muniir ...iyo cawaale deeqsi xilli muhiim ah ayay heeskaan ii timid ❤

  • @rakiacase6272
    @rakiacase6272 Před 6 měsíci +8

    Ala bisinka wlhi xaalad adag ban ku jira imika ilaahow qalbiga ii qabooji nasiibkana ii wanaaji Jacayl ku wuxu kaa dhigaya qof bilaa caqliya oo damiir lahayn heestu waa cajiib ❤😢

  • @najmamohmouth7623
    @najmamohmouth7623 Před 11 měsíci +3

    10 jeer qof laabtiyo lagu tolay wadnaha bidin durba lama takoore💔🤦‍♀️ haduu tacadi wayuhu kla tiro laf io jiidh isku tiirsanan jirey sida cadow isku talax taga isu duda ka fiicane baari bad ka thy wali xageygo turxaan li,i ku tixgaliya ceeb li,i 💔😭🤦‍♀️

  • @Gaasiraguuled
    @Gaasiraguuled Před rokem +9

    Kaa tagaye kuma koyn
    Kutabaye kuman nicin😢💔
    Heestu waaba xaladayda imaka

  • @sacdiyomaxamed8840
    @sacdiyomaxamed8840 Před rokem +4

    Markaan arkay comments dadka aniga waxaan daremay murugo waayo jacel ka aan dareemayo hada garab ayaan u haustaa oo ane waa leys jacel yahay leyna xanaaneeyaa lkn waxaan ka fekirayaa amaa malin uun adna lagu dhawacaa sida dadkaan cml marbaan ku fekiraa hadaba adiga ka tasho mesha inta aan lagaa tagin hada waxaan so xasuustaa in aan qofna rabin in aan dhibaateeyo😢😢😢😢😢
    Waxaan dareemayaa jacel io rabitaan aan u haayo qofkaan jeclaaday balse wli daruufa ayaa bananka nagu kala haayo😢😢😢 allow sahal amuuraha😢

    • @mohamed_jabane
      @mohamed_jabane Před měsícem

      Alle kuma tuso wllshy uma qalantid murugee qofna ha dhaawicin intaad nooshahay hadad dhawacdo qof ogow adigna maalin waad xasuusan doonta 🎉

  • @sabriinagaastv6180
    @sabriinagaastv6180 Před rokem +5

    Waa laguu imanayaa adoo dagan waxaa lagu sarayaa culas kaa tan badan wana lagaa tagayaa ama waa lagu dhawacayaa iyadon wax sabab ah loo han markaa wixii kadanbeya culaskii ama dhawicii ayaad umudanaysaa xanuun ad ubadan oo kala duwan sida hurdo la,an fikir badan cabsi jogto ah walwal badan si ad adunkiba wayday markas isna uu raxaysanayaa oo warba kuma hayo malinkii an wax jecladay waa malinkii an noloshayda dhawaca ugu wan gadhsiyaay balse anoo is og baan wixii kudhex jiraa waxanan sababa uga dhigaa hal eray oo wanagu idhahay halmar ayan ku ilabaa dhawacaygii oo dhan balse way imaan ladnantu lagu wari mayo inta sidayda dhawacan alle haydinku badalo wax fican ana wax fican alle haygu badalo ❤15:22
    14/7/2023 malin jimce ah

  • @nimaanahmed5420
    @nimaanahmed5420 Před rokem +7

    Waxan fahmi la,ahay sababta aan heesaha comments aqriska uga jeclahay🤔🤔
    Markasta comments kiina ayaa iiga dareen badan Heesta. sabatu ma dadka meesha wax ku qoray oo dhan ayaan isku cudurnahay heestuna waa vaccine ti💉💊❤🧪

    • @deherjr1056
      @deherjr1056 Před rokem +1

      Wlhy isku dookh nahy zhp comments akhris uso galaa 😂

    • @maria-xy3sn
      @maria-xy3sn Před rokem +2

      Qudhaydu wlhida heesaha ugu dawashada bdn radiya si an u akhristo commentga jcylo igaso xumaday wan so maray hdadan bil ka hor mid ba iga xumaday misnh wlhi alx dhibato dremi myo farxd io rayn rayn wxba dhirigelin ii ah commentyada qisoyinka kla duwan

    • @deherjr1056
      @deherjr1056 Před rokem +1

      @@maria-xy3sn Dadka qaar waxa ay la kulmaan oo qalbi jab ah ayy isku wayneeyaan dadka qarna way iska Sahal sadaan oo hore ayy uga socdaan sidaada oo kale

    • @maria-xy3sn
      @maria-xy3sn Před rokem

      @@deherjr1056 ha wlhi anu wan maray heer aan cuntadi xita ka go'ay oo falenbe la isuray misnh qur'an la isaray oo tabar dari garay misnh fmlkyga u shegin sas oo ay thy hal mar ma nasiib xumn dhowr mr nasib xumaday lkn mr wlba herki mrki hore an garay ina gara iska ilaliya misnh ina weligy wx igaren ma modo dadka tariikh by kaydsadan ayamha illhy wa isku mid mkla fadli bdna oo mkla xuma anu qofka mrka isku xumano ano xumn meshi u danbysy u hya bn cafiya oon is macasalamyna isla markas wx wlbo oon ku xasusanayo wan quba tariikhna mel kuma qorto alx dhibatadanh wan kaso kabta allh bn isku xira wakhti badanba iguma qadato alx

    • @deherjr1056
      @deherjr1056 Před rokem +1

      @@maria-xy3sn aad ban uga xumahy oo noloshaa iska noocas ah
      Insha ALLAH wax ku murgiya ALLE Mar kale kma tuso walo Uma qalantide

  • @khalidhaji9649
    @khalidhaji9649 Před rokem +8

    Mar-walba oo aY iyadu niyadayda ku so dhacdo waxan dhagaYsan jiraY Heestii Lafole E ahayd isaseg nagu dhacaY
    Lakin heesta waxa I Labayn donta heestan 0 aan manta dhagaYsanaYaY 4 hours
    Naftu waxay timan-siga itusta wanagiYo wakhtigii hore tagay ❤😢❤❤❤❤❤❤

    • @user-lx3tf4kl8w
      @user-lx3tf4kl8w Před rokem +1

      heesta lafooleh aad sheegtay hadan soo dhagaystay waa cajiib 😢😢😢😢

  • @nasramahamed718
    @nasramahamed718 Před rokem +19

    Hees aan sugaayay weey heestani
    Kaatagay kuma goyn🚶‍♀️😥
    Kutabay kuma nicin😩
    Danbaa tidhi is daaye💔🥺
    Qalbigaygu kuma tirin ❤️‍🩹🤕

  • @hal-abuurcawilbile2863
    @hal-abuurcawilbile2863 Před rokem +3

    Halayaaa Ustaad And fanaan faysal muniir keep going brother

  • @nadiramohamoud7676
    @nadiramohamoud7676 Před rokem +8

    Goonibaaan udhagaysanaayay ila maalintay soo baxday 😢 " taalladaadu ruuxday kadhex taagantaa wali " 💔

  • @user-iy4rr7tk6z
    @user-iy4rr7tk6z Před rokem +6

    Heestan anigay si dhab ah iga hadlaysa wlhi ilahay qalbiga hay qaboojiyo isagana nolol qurux badan ayan u rajaynaya

  • @suwarasiman7520
    @suwarasiman7520 Před rokem +9

    Qof saaid kujecel adigoo dhayal u hysta markuu noloshada ka fogado adigu marka danbe makula weynada cidlona ma darenta😢 12/4/2023 tarikh riyo kastan laha wayey

  • @ayaanabdirahman6818
    @ayaanabdirahman6818 Před rokem +7

    Saacadu waa 8:05 fiidnimo goortan dhagaysanayo heestan hubaashi qofki aan dunidan ka jeclaaday wuxu iga tagay sabab laaan isago og inan jeclahay 😢ma haysto sabab aan ugu laban karo ama fariin ugu diri karaa😢wuxu i baday inaan ragooo dhan ka aamin baxo anigoo qalbigayga dhawraaya wuxu i tusay riyo aanu ii rumaynayn sikastu qof wcn u yahay hadana aniga waa ixumeeyay Alx hada mudo bil ah kasoo maqanahay anigon wax xidhiidh ahna la yeelan sidaasoy tahayna wan uxiisey Allah weyn waxan weydiisanaya inuuu qalbiga ii adkeeyo 🤲halkiisina igu badalo ruux ka dun wanaagsan🤲💔

    • @capitanonasirino9120
      @capitanonasirino9120 Před rokem +1

      Wali cawan comments so galay runti walashay shekadada way idamaqday qalbiga allaha ku adkeyo mid sidhaba kujecelna kugu badalo❤

    • @ayaanabdirahman6818
      @ayaanabdirahman6818 Před 10 měsíci

      @@capitanonasirino9120 Aameen qli

  • @aishafuaad1
    @aishafuaad1 Před rokem +7

    😢illahow qalbigeyga iga reeb qofkas😢💔wax ka xun ma jiran marka qof aan kuso jeedin jeclato😢💔xanunka aan daremaya ma jiro qof daremaya 💔qalbigeyga dabka ka baxayo ilahay unba qaa boojin karo😢💔

  • @anuushwacays4883
    @anuushwacays4883 Před rokem +17

    Fananka boqolka kun gadhisya somalaay🎉🎉

  • @drsmariam4748
    @drsmariam4748 Před rokem +8

    Waan katagey waliba anoo sharfteyda ilaalsanyo
    Maalin ayuu ogaan doonaa inaan ahay qof wangsan
    Waana sugyaa malinkaas i.a😭

    • @dareenugubchannel9608
      @dareenugubchannel9608 Před rokem

      Waa hubaal walaashiis, 28 sano ka hor ayaan sameeyay intaas. Wayna imaanaysaa maalin khaladka ruuxa galay uu ka shalaayi doono. Ha walwalin, waxaad jeceshahayna Allaha kuu sahlo.

    • @capitanonasirino9120
      @capitanonasirino9120 Před rokem

      I A

  • @ahmedgurxan5068
    @ahmedgurxan5068 Před rokem +2

    Danbaa tiri is dayeee Qalbigaygu kuma tirin wll Qali🥲😭😩❤️

  • @mohamudsaroole2456
    @mohamudsaroole2456 Před 11 měsíci +5

    Kaa tagy kumaan goyn
    Kutabye kumaa nicin
    Danbaa tiri isdaaye
    Qalpigygu kuma tirin
    Waa tanoo xusuusaha
    Igu badan ku tabiya
    Wali waxaad ku taalaa
    Hankii taashka kuxiray
    Raja tiigsigayga
    Tiriigaagu kama damin
    Taaldadu ruuxdey
    Ka dhextaagan thy wali
    29/ 9 /2023
    Diridhabe safar anoo ku ah 🙏💔😰

  • @CISHQI27
    @CISHQI27 Před rokem +6

    Hadii inaba qof dokh leyahay dabadedna dokhisa helo dabadena nolol inteda ugu qurux badan so wada qatan balse aysan gadhin halkay raben jacaylkaygii G..... weli wan ku jeclahay wana ku xisay gobanimadaduna mid dhamanaysa maha bbe❤

  • @aizhacayush9104
    @aizhacayush9104 Před rokem +5

    Kaa tagaye kuma goyn ku tabaye kuman nicin danbaa tiri is daaye qalpigeygu kuma tirin wlhi waa xaalad aan hada kujiro waxkasta sidii khayra ilahy ha iiga dhigo 😢😢💔

    • @ladaneyahmed4385
      @ladaneyahmed4385 Před rokem

      Amiin wll dhmnteyn aniba kula mid ahay qalbiga allha nowabojiyo

    • @ismailaden7
      @ismailaden7 Před rokem

      Waa Soo maray Allaha iidin fududeeyo

  • @TEGARSOMALI
    @TEGARSOMALI Před rokem +8

    Namabar Wan Fananka Aan Ka Tageero Gayiga Soomalida ❤️❤️

  • @najmanuraciid1045
    @najmanuraciid1045 Před 29 dny +1

    Hestan in ani lay sameyya moda waxa qalpigayga ku jira😢

  • @IimaanBuruuj
    @IimaanBuruuj Před rokem +5

    Kaa tagaye kumaan gooyn
    kutabaye kumaan nicin
    danbaa tiri is daayee
    qalpigaygu kuma tirin 😭
    wllhi heestan anaay iga hadleeysaa 💔😭 waxan daawanayaaa 30/6/2023/saacadu waa 8:38:habeenimo marxaladaas murugada leh ayaan ku suganahay inshallh ilaahay waxan ka baryayaa waa habeen jimcaa sanad dame hadaan usoo laabto anoo faraxsan inaa daawado iyo qofkii dantu nakala geeysey aan wada joogno 😭💔

  • @saidawehliye3464
    @saidawehliye3464 Před 3 dny

    Feysal muniir Musikiistyal professional ah baad xulaneysaa Waayhn keep going

  • @user-po2jg9kz3j
    @user-po2jg9kz3j Před 6 měsíci +2

    Xanuun ayaan Dareemayaa 7sano Qofkaygii Aan ilaa shanaayay Ayaaa i fahmi wayay hadda oo sanadka yahy 2024 ayaana wayay
    Kama Quusan mana helin rajadyda ma qiyaasi karo oo xaalkaygu ma sahlana 😢😢😢😢

  • @zakariagoh6687
    @zakariagoh6687 Před měsícem +2

    Cawa waxaan wada joognaa saaxiibkay khaalid cumar ismaaciil walaalkay hooyo sahra cismaan ii dhashay magaalada addis ababa waa habeen xus leh runtii oo wllky oo mudo anan wakhti wada qaadn baan wada qaadanay insha allah waan soo laaban inago rajooyinkeenu wada rumoobeen
    4: 30 am
    3 August 2024

  • @ladaneyahmed4385
    @ladaneyahmed4385 Před rokem +3

    ❤jeceylow maxad xanun ibaday ha ahaato tabashoo waxan katirsanayo Tuhun how badnee inan edo kugu tixo😢😢😢 xisku wow katolaya naftu waxay tilmamsiga katusta wanagiyo wakhtigi hore tagay tolmonidadii😢😢😢adunka marka qof ad iswayden jcl zaiida usii qado wax ka xun ma lahan allow iso dabci😢😢

  • @Ismailali9624
    @Ismailali9624 Před rokem +3

    Legendary, u smart for having your won CZcams channel. Great song 🎵

  • @zamiirfilmsflogs7468
    @zamiirfilmsflogs7468 Před rokem +4

    waxa uu uga sheekeeyay arintii ku dhacday isagoo laga qaldan yahay inuu raali galin diyaar ula ahaa qoftii hore dabadeed gabadhii ayaa is tidhi wlhi kani aduu kugu soo baxayayba daacada aduu inantii waxay ku tidhi wa anaaba diyaare maxad ku falaysa isna waxa uu ka idhi arinti isagoo qoftii hore si dhab ah u jeclaa wllo iga raali noqo waayo qoftaas ayaa riyadayda ah markaa wllo waxba ha igu daalin ayuu ku idhi wiilkii gabadha usoo bandhigatay jacaylka .
    Waxa ka soo wareegtay mudo bil ah gabadhii ianankii ayay kusoo celisay arintii wuxuuna usheegay sidii si leeg inuuna wali tii hore iloobin .
    Dabadeed waxay samaysay in ay samayso ninkan wixii ay kusoo xero galin lahayd aduu wiilkii markii danbe ogalaa inantii waxay soo wada sheekaystaanba waxa la gaadhay mudo 7 sano ah ayaa kaso wareegatay wiilku waxa uu dhiganayay markii ay is barteen gabadha cusub isagoo dugsiga sare bilaabay waxayna ay maraysaa imika laga joogaa 7 sano oo dhan wiilkii sidii tii hore oo kale ayuu daacad u noqday,lakiin wax walba way is badaleen oo tan iyo tii horena isku mid ayay noqdeen.
    Mar walba oo uu la hadal is yidhaa way ku dhagaysan jirtay mobillka dabadeed waxa uu sameeyo uu garan wayay waxa uu goaansaday inuu uusan lahadal dibna uula hadal
    Siduu odhaahdeeda usugayay iyo jawaabteeda ayay la soo hadashay habeen habeenada ka mida wuu ka qabtay markii ay is waraysteen ayay u sheegtay arin ay intii ay ka maqnaydba ka qarinaysay , waxay ayna usheegtay in xaafadadoodu ay guur ku qasabtay oo ay wiil dhashay habeenaas wiilkii uu is kale garan wayay mudo sacaado ah ayuu inankii aamusnaa gabadhii ay ku balameen in ay isk guursadsaan marka uu jamacada dhamaysto oo uu u balan qaadday Xaflada jamacadiisa iyo meherkeedu isku maalin dhaco ayaa sidaa yeeshay waxayna usheegtay in laga furayo ninka oo ay maxkabad kula jirto waxayna u dhashay wiil yer wiikii zamiir uu sii niyad jabay jamaacadiina wuu ka baxay dabadeed talo wax uu ku dhameeyo uu garan waayay, cid uu u sheegana uu garan wayay ama uu ku idhaahdo ila taliya waxay la noqotay inuu waayihiisa laabta ku haysto gabadhiina wai wuu jecel yahay .
    • Kaa tagaye kumaan goyn
    • Kutabayee kumaan nicin

  • @AbdirahmanSomali
    @AbdirahmanSomali Před rokem +2

    amazing 👏🏼
    Naftu waxay tilmnaasiga i tustaa wanaagiyo
    Wakhtigii horee tagey toolmoonidaadii 🔥

  • @user-rt4ps1wv4m
    @user-rt4ps1wv4m Před rokem +4

    Kusaliya xapipkena muhammed scw scw scw ❤❤❤❤❤

  • @FadumoXusen-nl3vw
    @FadumoXusen-nl3vw Před 3 měsíci +1

    Wan xanusanaya wxa ka tagay jcylkygi ano jecel ima daryelin ima mujin jcylkisa ima qadarin😢 wxn ku jira malmo ohin malmo xiiso lkn damirka ididayo lahadlidisa iso duceya hdu kheyr iga qoranyhy in alle iso jediyo hadu iga qornena qlpiga iga rebo ya allah😢😢

    • @mo3classic760
      @mo3classic760 Před 2 měsíci

      Aamiin wll qli

    • @fahmocisman1134
      @fahmocisman1134 Před 2 měsíci

      Sidii kheyr kuu ah wllo sharkiisa allaha kaa leexsho kheyrkiisana ha ku soo xejiyo abyo😢🤲

  • @kifaaxppe3330
    @kifaaxppe3330 Před rokem +68

    Tan hes wadhftay 😭😭

  • @AyaanAEiltireh
    @AyaanAEiltireh Před měsícem +1

    ❤❤❤❤❤❤❤habibi je t'aime toi habibi habibi je t'aime toi habibi habibi ❤❤❤❤❤❤❤

  • @wehelashaq3368
    @wehelashaq3368 Před rokem +7

    Ninkan baan anigu fanaan u aqoon sanahay fanaaniinta deegaanka dadku isku dookh maaha hebelkaa xariir Iyo hebelkaa seeraar Iyo Waxaas dhan Ninkan cod daganaan Iyo masrixiyad kuma gaadhayaan
    Muuqaaladiisuna markasta Waa kuwo laga shaqeeyay oo an other level ah heesihiisu Waa qalbi taabad codkiisana haba sheegin heesaha qaraamka ah halkooduu dhigaa live performance Xataa iyagu Lkn iskuma dayi karaan

  • @PrincessCuddon-jq9iw
    @PrincessCuddon-jq9iw Před rokem +3

    Hestan Marka dhameysate 😼 waxn is iri ma Ada ba iska Leh 😁😭🥲 2022 baa wil is baarene kadip Wan wilki xirir iso ban idhigte lkn xirir keygi kowed 😁😼❤️‍🔥 dib wilka waxn ka arke dadal wacidan xirir fara badn ka dip iso pandhigte xirir Wan ka yele 🥲 dip wil waxa no bilowde farxad renren everything 😁 oo lamande sameyan 🥱😁 dib xariska wuxupa bilowe Inu ila imado mayacmayac 🙄😏 ani Horta jecel qof la jec lado dulqad danen daryelka ma hagran markan arke wilka wuxu Keyne ani dhehe hno waxaz so socn Mayan jecelka iyo daremka ku hayo sharefteyda ka wyn ee wax kle ma heysto Wan dharbaxe Wana ka so tage 😏😼🥱 Marka xafadda imadde murug ohin I bilowe te 😭🥺🥲 Wan is adkeyy ka dip Wan k jeclaaa said Wan wace 4 biri kadip ka bacdi xafadda igu yimid Wan hishine bas ani Markazta Wan dulqad bdnaa Marka 🥱 wax anan ubogin keno Wan ku qeylin jirey 😼😭🥺 ka dib waxu bilowe Inu ka shekeyo qof ey Kala tagen waqtigidi wanka dhageysan jirre su.alo bdnaa Wan is weydin jirre ka dib waxn arke inun Dan maye jecelka iqabin ani murug Io xanunha idhamate wllhi faraxsan ahan jirre lkn hde Mahi wax yapo bdn iso mare 🥺owgod ❤️‍🔥🥺🥺 ka dib Safar gale waxn is dagalno ani Waco rali galiyo tanasulo ugu danben wuu baxe Marku magaladize tage 🥺❤️‍🔥🤔😏 wajiga badelle massage udiro firiyo kaba jawape waca cll cml ❤️‍🔥🥺😭 marna sacado marna farinta. Hde arke busy ahaa ❤️‍🔥😏😼🥺🥺🥺 ka dib murugta Miya dhehdaa ibilowade sanadkan bishi kowed cawe 🥲😁🙀 xirirkan waa itan ka badan iskuguma dali Karin 🥲😭.Hye SAS rape😭😼 Balba inta ku jogo iney wax iwatan😂15 biri kadip wace idhehe marna cen la imow ani Wan Naxe Wyo Wan jeclaaa iskaga 🥺❤️‍🔥❤️‍🔥dip idheh Markle fursad isi waxwlpo tosinaa Hye dhehe saddex Bari waqt isi waxwlpo oky ka dhigaa waxad dey tiri oo isku qilaf e denaa hapenki farxd ku sexde 🖤🙅🏼‍♀️🥴🎃 kadib wapa la IGA amuse ani yap ninku balanka IGA qadeypa mahn 🥲🥺😭 yap Io fakar isku key darsate go.an qadde bishi labad Dhan Wan ka amusnan runti xogga Wan yare ilowe lkn ... Ihiii 😁 kadib bishi saddexad sagalkedda wace wil asxab yihin IGA qabte 😭🥺 Wan kugu geyna idhehi Marku codkeyga garte igu jare ani hapenka wllhi hal sharebo hurdda Cabe wayyo asilee San ii murjinayy waxn anuste nef yeshe bil Dhan dhaqtar jife SAS tahe ushego maxanusan thy idhehe Hye ha dhow kuso waco busy ahe 🥺😭😭😭 ma wicin alx Wan ficnadde nefta moyee alx 🤲 kadip lkn qalpigga wlhhi wuu I burbure 😭🥺 adunka hal qof oo xanunha o shego wayy kalinimo wahel la noqdde wllhi wax yapo bdn inta ka shegen igu sameyy inka alx manta qalpiga Basle hadey thy 🥺 ani gabdhah kle waa ku duwanhy wayo Wan jeclaaa lade lkn wax walpo sharafteyda IGA qalisan wayo hoyodey waxey indhehda hoyo sharafteyda tahy alx 🤲 hdan manta heysto only gabar karti Leh le sameyna karto wayo ani hoyodey ilmo ani idhashe Marka hdan daremka raci lahaa manta wax badan qaldamilaha wllhi markztana Wan duceyzane jirre hdda illhy isku xirto waxpa kama halapaya. ,alx 🤲 lkn 🥺 waxa dhacdee inaa Bishan Waco hdal IGA bilowe ima ilowin mia 🥺 hdlka kunsano wllhi ma ilowayo Ila hde Wana xanunu jecel Hal dhinac dadki waxay dhaha nabsi jirra lkn 🥺 ani ma amisani in nabsi jiro wayo qofka IGA Jari llaha ka waran gabar walal zxp 🥺 jecel kusise ragag Dhan kaga Go de hdaa Marka ey ku jeclado canadid waxn hupaa manta wil ama gabar hadey ila dhalan lahed cidlo ma daremen 🥺😭 xanunka dhana iguma dhacen xitaa am amisani inaa jecel danben yelanayo Su igaleylee Wyo dadba ka walwalsan qof yiri udhafe lkn 🥺 ani wuna IGA maser siyyy wuna IGA amuse kwrn 🥺😭 xanun muu iyareyse hnhy waxn aha gabar faraxd badan xitaa faraxdii Wey IGA gurde qosol hdan is dhaho ilin isku Arka 😭😭😭😭🥺🥺 sanadkan F1 one qofkzta idhahy Wan isbadesha muqal ahan mxa dhace ano xogga qosol an qalpiga jirin mujinayo idhi jirre alx waxba majirn wax alale Wan wax somare hal qof xitaa o an ku shegay ma jirto 🥺🤲💔🥺🥺😭 marba xitaa waxn ku fakirey nolosha waxpa kuma dareyso markan arke nolosheyda Io waxbarashada jeclaaa ano niyad u heyn Marka an is arko ano qus igu jirto 🥺 Wan is dhirigaliso jirre Wan so xasususin jirre NAFTA inaa hadaf leyhy nolosha anan naftan idhipin qof anba ogen qimadeda Markazta Ana waxwlpo iskuahaha. Walal zxp 🥺 everyone 🥺 waxn ilawe inaa xogga is busy gareyo Wana ku guleyste Marka so xasusto asina waxn isdhaha illhy waxka qeyr badan Mel ugu og allhi ku aburte ku kolsonaa NAFTAdeyda waxn bare inaa Markle xitaa qof kle eyey anan ku isku qima tiri Markazta a Ana laber one wax isku dhiri galiyaa indhawaca an ka Bogdan oo sidii hore sika ficn noqo isbddeli donaa 🥺🖤 manta hdan ahan laha qof ruxtisa dacif thy wllhi wax badan weylaha murug I dhiman laha lkn nafteyda xaka meyay illhy baryele in wax Ina itusin intan dhibkana IGA dulqado hdaa alx lkn xogga wx yar idhiman Wana bogsan Isha allha waliga ha is dhimin dhawaceyga ka faideyso qof wanagsan oo xumeyna wanagiza into ku qorden wad calfate horey usoco Wan ogyhy jecel Inu wax sahla. Anen lkn Marka horapa ogsonow wax walpo dunida ka dhacan 🥺🖤😭❤️‍🔥😭😭😭 🥺🤲 waxan boqorka weydistaa qofkle ku eri dhana ojogo basheyda jecelkina badnaa hayaaaa 🤲🥺❤️‍🔥

  • @saidaabdihashi5142
    @saidaabdihashi5142 Před rokem +3

    Heestan mrkan dhageystey wan ilmeeyey runti hoyadey oo iga fog darteed illhow nolol igutus😢❤

  • @ahmedmohamedabdalla367
    @ahmedmohamedabdalla367 Před 5 měsíci +2

    2/April 2924 xili asbuuc ka harsan Tahy ramadnta heestan wxy soo baxdy xili arimo igu fur furnaayeen alx maantana arimihii kuwo dhaama baanku tala jraa allah hy fudedsho😮

  • @nagaad1689
    @nagaad1689 Před rokem +3

    Kaa tagayee kumaan goyn
    Ku tabaye kuman nicin
    Danbaa tiri is daaye
    Qalbigygu kuma tirin 😢💔
    16 /7/2023😒

  • @hawoabshirhassan304
    @hawoabshirhassan304 Před rokem +1

    Wallaahi faysal muniir waxaa u maleysaa inaad ani iga hadlayso qof igu qaali ah oo aan waqti sowada qadanay aa tabasho jirtaa omanah quuro inaan isqab qabsano ina adeer I noloow ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @monniiadam3462
    @monniiadam3462 Před rokem +12

    His always my favorite man😭❤️waxan rajrajenyaa inan lakulamo

  • @iqyaarcabdi2354
    @iqyaarcabdi2354 Před rokem +1

    Ax ax ax ax Xanuun weynaa Qofaaa jeceshahy adna kudareensinaya inuusan kujecelyn aad adana iska indho tirasid Alle waxaan ka rajeyn in uuu Qalbigeyga iiga reeebo😭😭😭😰😰

    • @wariyejaceylow4273
      @wariyejaceylow4273 Před rokem

      Sorry abaayo mcn aniga walaahi aadbaan u ilmeeyay xataa ilmadeyda ceshan waayey waa xanuun anigana kula qabaa 😢😢😢😢😢😢

    • @iqyaarcabdi2354
      @iqyaarcabdi2354 Před rokem

      @@wariyejaceylow4273 waan kabaxeynaaa walalkey

  • @Nimcaale_Abdirizak_Khalif
    @Nimcaale_Abdirizak_Khalif Před 9 měsíci +4

    21/11/23 Galab isniin baxeyso taladana so galayo ayan dhagaysanaya saacadu waxay shegaysa 2:50 Galab xaalada an ku jiro Maha mid happy ah balse Alle waxan ka baryaya inu murugada farxad iigu badalo 🙏🏽
    Hadan Nolado insha Allah Mar Unba Anigo xaladan xaladka wanagsan ku jiro inan coment uso laabto😔✊️

  • @khadromuuse2156
    @khadromuuse2156 Před 11 měsíci +2

    Mar wlbo aaan dareemo murugo waan dhegystaa allow. Noo gar gaaaar

  • @hamzamahamedhussein9738
    @hamzamahamedhussein9738 Před rokem +6

    Wali waxaad ku taalaa hankii taajka kuu jira , axyaa hees inta ila dareemaysa like 👍

  • @XamseCadho134
    @XamseCadho134 Před 9 měsíci +3

    Sakariye bille cumar ❤waqti xasuus mudan

  • @qoslaaay1357
    @qoslaaay1357 Před rokem +2

    waxan inta ka salaamaya dhamaan muqcaashqiinta dulman ee sbb la aanta laga tagey 💔

  • @user-xk5iq6is3t
    @user-xk5iq6is3t Před 5 měsíci +1

    Kaa tagaye kuma goyn😭
    Ku tabaye kuma nicin😭
    Danba tiri isdaaye 😭
    Qalbigeygu kuma jarin😭
    11/3/2024😭😭

  • @jabanehirsiofficialchannel5098

    Cawaale deeqsi farshaxan ka jacaylka❤🎉

  • @CaashaXuseen-dv4ed
    @CaashaXuseen-dv4ed Před 2 měsíci +1

    Qalbigayga kuma tirin😭💔

  • @iamhersi655
    @iamhersi655 Před rokem +7

    Xanuun badanaa , qof aad 10sanno wada xidhiidhayseen oo aad khilaaf waayo aduun ah ku kala tagteen , balse wali sidii qalbiga isaga jeceshiin imikana aad idinkuu saaxiib isku leh fariimaha isku qortaan 😢😢😢😢.
    “Naftu waxay tilmaansigiyaa
    Itustaa wanagiyooo
    Wakhtigii horee tagay😢😢😢”

    • @hodandheeman4704
      @hodandheeman4704 Před rokem +1

      Ax ax wlhi waxka xun majirto 😢😢 aniga wadnaha farta ku haya

    • @ladnamawliid
      @ladnamawliid Před rokem +1

      Alle qalbiyada haynoo qaboojiyo😭😭

    • @iamhersi655
      @iamhersi655 Před rokem

      @@hodandheeman4704 waa xanuun inteeda leeg

    • @iamhersi655
      @iamhersi655 Před rokem

      @@ladnamawliid aamiin aamiin

  • @Sagal143-sx5rm
    @Sagal143-sx5rm Před 5 dny +2

    Xanuunki aad i baday ilaahay kuma bado sxb hestan anigeey si dhaba iga hadleysaa wlhi😞😢

  • @Suldankamusiga
    @Suldankamusiga Před rokem +4

    Faysal muniir wey igu socotaa
    Waxan hees wey dhaaftay 28 june 2023❤🎵💯

  • @abdullaahimohamed7164
    @abdullaahimohamed7164 Před rokem +2

    Abwaan cawali deeqsi iyo Feyzal munir salaan sare ❤

  • @Gabdh_tuulo
    @Gabdh_tuulo Před rokem +6

    Dan ba tidhi isdaayo
    Qalbigeygu Kuma nicin😭💔
    Mararka qaar ma isdhahdaa mxa ku baray yeelkede farxad ku noolow❤

  • @amaalabdi8692
    @amaalabdi8692 Před měsícem +1

    18/7/2024 anoo ad u murgsan ayan dhagaysanayaa oo waliba said lay xumeyay rabana xanunka inaan dib ugu laabto😢😢😢😢

  • @mohaadeck9030
    @mohaadeck9030 Před rokem +3

    2/7/2023 ey heesku iso garay sidoo kale 8bilood Ayan kala maqanahy qofkii an in mudaa ku haminayy Ina helo 3 years an wada soconay Hal sano Hal wadan Ayan ku nooleyn 2 udambeysay wan kala maqnay samir iyo dulqaad badan an isku mujin jirnay 6/12/2022 Malin ayey iso wacdy iguna tiri waxan raba Ina xarirkena so af jaro mana rabo Ina Malin qura xariir kula sii wado
    Anoo ka xun Ayan hadana nafteyda dulinomo jaceyl udiiday Wayo nin dhalin Yara naftisa la jifadaya Ayan ahaa qalpigaygana holac ayaa ka darnaa
    Erayada heeskan
    Katagay kuman goyn
    Katagay kuman nicin
    Danbaa tiri isdaye
    Qalpigeyga Kuma tirin💔

  • @mohamudapdimohamed9091
    @mohamudapdimohamed9091 Před rokem +1

    Esh calaa hees
    My favorite singer
    One million marky gaarto like isaar 💥👌👌

  • @nkeyaa7868
    @nkeyaa7868 Před rokem +3

    Heestan san wuu sugayay wan dalay Eid wangsan dhamn ❤️🤤

  • @faranjifaamoosofficiall7994

    Woow amazing voice anad hit song well done awale deeqsi and muniir
    Waxad qabaten shaqo adag

  • @dalmarcazka8089
    @dalmarcazka8089 Před rokem +4

    Inta Soo Dawaty Marky Tiktok Kusoo AraGty😅

  • @user-nm5oc2mb2b
    @user-nm5oc2mb2b Před 2 dny +1

    Ax yaaa hees ❤

  • @axmedxaaji-cm3rp
    @axmedxaaji-cm3rp Před 9 měsíci +3

    20/9/2021 maaLin Mad0w ayay ii aHeed 😢Taaladaadu ruuxdayy ka dhex Taagan Tahy weli😢 q0fkazta 00 q0raalkayga ark0w iiz0 Ducee😢

  • @Najax10-vx5vm
    @Najax10-vx5vm Před 7 měsíci +2

    16/1/2024 taladadu ruuxdey ka dhex taganthy wali😢

  • @daweya12
    @daweya12 Před rokem +8

    Anigoo jecel baan ka tagay waayo sharaftayda igala wayn wax walba markuu soo zasuusto wanagayga baan sugayaa😭💔😢😭
    Taaladadu ruuxday ka dhex taagantahay wali💔😟😭

    • @MumtaazIbrahim
      @MumtaazIbrahim Před 2 měsíci

      Anigubà anoò jecelba ka tagaÿ goaanba ka qaaaday isago waliba ninkayga ayna ufurnin dalbatay

  • @abdiqanimohaluckyboyibnuta9818

    Waanku jeclaa boqoradaydii jacaylkay adiyo xasuusteena qaaligaa ee amiira(Hayaat)
    Qalbaygaygaad kunooshihiin intaan noolahay❤😢

  • @qfg1798
    @qfg1798 Před rokem +5

    Taaladaadu ruuxdaY
    Ka dhex taagan weli💔❤🥺😭😊
    Heestan waan ereYadaad iska dhex arkaY Abwaanuna Awale Deeqsi.

    • @munasaid4066
      @munasaid4066 Před rokem

      Fananka kliya xaqiiqda ka hdla 💔 horay isoco hno

  • @abdiwaxidabdilahi9445
    @abdiwaxidabdilahi9445 Před rokem +2

    Hees iyo badh barbar to hargaysa
    30/6/2023 haben xusus leh
    Abwan cawale Deeqsi
    Faysal muniir hees iga gadan🌹🌹❤

  • @SahraAbukar-ou3gp
    @SahraAbukar-ou3gp Před rokem +3

    Noloshaa waa qabyo an dhameys leheen mel an ku tir sanahay majirto haa noqoto abo hoyo wll famil waxan ahay rux durjoog ah balse weli ismaan dhigiin nolol dhameys tiran wexe jire markaa heysato hoyo am abo midna maa hestoooo xarir walbooow jira ani waan dhigaaaay isku tirsanaa jiriin😭😭😭2023/6/30

    • @IimaanBuruuj
      @IimaanBuruuj Před rokem

      Abaayo wllhia isku mid nahay hooyo iyo aabo way noolyihiin alxm marka hore laakiin lama joogo wehelna kama helo xiriir walboon sameeyo khiyaano laygu sameeyaaa iyo guuldaro ka qaadaa😭😭😭💔laakiinse noloshayda iyo saan unoolaan lahaa waa adkaystaaa ilaahaw nolol fiican kaa rajaynayaaa😭waaku baryee

    • @sahraahmed6747
      @sahraahmed6747 Před rokem

      Sorry sister 😢😢😢😢Waan kula darem kara

  • @indho2294
    @indho2294 Před rokem +2

    Amazing 💯
    naftu waxay tilmaasiga itustaa wanagiyo wakhtigi hore tagey 💔😫
    wxan. dhageysanaya subax salasa
    abarso 9:00
    Xanun badana qofka ad in badan wada socoten ekhilaf yar ku kala tagten
    Allow Qalbiga iga reeb
    ina tus. farxad an dhamad lahayn
    💔🙏 18/7/2023

  • @abdirahman.m4165
    @abdirahman.m4165 Před rokem +27

    LIVING LEGEND. 2023 BACK TO BACK HITS. KEEP GOING BROTHER ❤

  • @naciimoshiikhmohamed
    @naciimoshiikhmohamed Před rokem +2

    12 /7 2023 😭22:53 taladadu ruuxdey ka dhextagabtahy wali waxan dhageysanaa anoo ilmeynaya qof an adunka ugu jcla 3 sano xarir jcl nolol qurux badan naso dhex martay dartis ilahey ba iga ka jeclade janadi jiifso hadan aqan mel an kugula midobi dono kaman maqnade 😭😭😭😭😭💔💔😢 ilahey ha ku naxariisto cawa waxey itahay habenka geeriyoto kale 7/10/2022 lkn madaremi kartid waxan ilahey kabarya janada inow rafiiq noga dhigo 😢 ani iyo adiga gacaliyaheygi an jeclayow godku wasac ku noqoy 😢🤲🛌💌

    • @ayaanmoh
      @ayaanmoh Před rokem

      xanun badana 😢qalbiga alle haku qabojiyo

    • @ifrahabdirashid2431
      @ifrahabdirashid2431 Před rokem

      😢😢 qof aad jeceshahay marna ilaawi karto uducee abaayo marwalba oo sadaqo ubixi

  • @mahamedosman3843
    @mahamedosman3843 Před rokem +5

    Best album 💿 faysal muniir

  • @HiboMahdi-p8f
    @HiboMahdi-p8f Před 9 dny

    Wan jeclhy wuna ijacelyhy lkn Wan is fahmi wanyi Mar walba Wan is diriirna inan ilhy iskayo fahnsiiyo iso ducaya asaxbeeyi❤

  • @raxmakhadar8329
    @raxmakhadar8329 Před 11 měsíci +3

    1/21/9/2023 haben xasusu mudan oo goaan qaty sory qalbi jaby😢😢😢

  • @Hamdaudug
    @Hamdaudug Před rokem +1

    Bal ka wrn qof aad maalina ka dareemin khiyaamayo jacaylkii badnana hal mar ku burburay danba tidhi is daaye qalbigaygu kuma tirin💔🥹

  • @musharafabdinasir8218
    @musharafabdinasir8218 Před rokem +14

    Legend Feysal Muniir, Nin tagey oo aan taageero❤ Director ka heesta waa 100% amazing.

  • @fahmocisman1134
    @fahmocisman1134 Před 2 měsíci +1

    xiligey heestan shaashada soo kortey 6/2023 waxaan u dhageystey hees ahaan lkn caawa wey iiga duwan tahey 29/6/2024💔😢.
    10jeer qof laabtiyo lagu toley wadnaha bidix
    Durba lama takooree hadu tacadi waayuhu kala tiro lafi iyo jiidh isku tiirsanaan jirin
    Sida cadow is talax taga is tiraa ka fiicane
    Dareenaad ka tahay weli
    Qalbigaygu turxaam li’i ku tixgeli ceeb li’i.💔😭🥹
    Maxaa ka xanuun badan qofaan rabin inaad ka fogaato hadana aadan danayn iyo ku tiirsanaan midna aadan ka haleyn.

    • @Jookar1
      @Jookar1 Před 2 měsíci

      Walhi kula midban ahay wagay so baxday hestan yaman ban jogay hees ahan bn udhagaystay wana kasii socday lakiin iminka xaaladan ku sugunahay bay ka sheekayn ilahay qalbiyada haynoo qaboojiyo😭😭😭

  • @samadonka1028
    @samadonka1028 Před rokem +3

    KoleY QoftaYdiiYeY heesta Waad soo Doonan Doontaa Hadad iga HormartaYna koleY Maskaxdaada waan ku soo dhacaY Oo waxaYnu NahaY Laba Kala war la’a balse mid wlba Isku Bohol Yooba 😢 4:01

  • @claahi4095
    @claahi4095 Před rokem +1

    Ha ahato tabasheeh waxN ka tirsanaye tuhun ha ubadnaneed inaan edo kugu taxo xiisku wuka turaya naftu
    waxay tilmansiga ituusta wanagiyo wakh tigi hore tagay tool monidaadi
    ❤ imisa 2 malabow is oran jiray midba miid iska moosa