FAYSAL MUNIIR IYO HODAN XASAN | DHOOF NOOLI KULANTE | OFFICIAL MUSIC VIDEO 2021

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 25. 02. 2021
  • JACAYLKAN I DHAAWACEY
    JACEYLKAN IDHALAN ROGEY
    JACAYLKAN IDHAANSADEY
    JACEYLKII DHABTA AHAA
    SOO DHAWAATEY HALISTII
    MARKAAD IGA DHAQAAQDEE
    BAL INAAN KU DHIIRADO
    DHEXDAAN XIDHANAYAA
    MALMAL BAAN DHITEEYSANEE
    DHOOF NOOLI KULANTEE
    HA DHALANTAALIN CAASHAQA
    DHAKHSO IIGU SOO NOQO…
    ----------------
    NEW SOMALI MUSIC VIDEO 2021
    XUSUUSTII MAGOOL & KULUC
    -----------------------
    CODADKA CUSUSB | FAYSAL MUNIIR & HODAN HASSAN
    MUSIC: BY FAYSAL MUNIIR
    DIRCETD BY : SHAKIIB
    ABDIASKARITUBE - JIGJIGA
    -----------------------------
    JIGJIGA - XAMAR - HARGEYSA
    DJIBOUTI - GARISSA
    ABDIASKARI MEDIA PRODUCTIONS
    SULDAAN SEERAAR
    MISS XIIS
    KIIN JAAMAC
    NADIIRA NAYRUUS
    SHAADIYO SHARAF
    XAMDI BILAN
    GULLED SIMBA
    XARIIR AHMED
    XIDIGAHA GEESKA
    ANSHAX
    NAJMA NASHAAD
    JIGJIGA - HARGEYSA - XAMAR
    AROOSKA ISKALAAJI
    HOODO GARAYS
    -------------------------------------
    Enjoy, Comment Accordingly, Share and
    Subscribe to our channels to keep up to date with
    All the latest news and updates,
    Join Us on Facebook @ / abdiaskaritube​
    Follow us on twitter @ / abdiaskaritube​
    Instagram @ / abdiaskaritube
    Email: abdiaskaritube@gmail.com
    …………………………………………………
    Our Main Channel … / abdiaskaritube​
    Our new Channel …. / abdiaskarimedia​
    ''And thumbs up if you thing I brought this video to your attention'' Thanks.

Komentáře • 399

  • @honestfuture2637
    @honestfuture2637 Před 3 lety +139

    Feisal Muniir Heesaha Barisamaadka Isagoo Kuficnaa Misana Wuxuu heley Lamanaha Oguficnaa abid oo Hees laqaadey Codkeda Inaba Caadimaha Runti 💯👌❤️👍

    • @gabdhtuulo5922
      @gabdhtuulo5922 Před 3 lety +6

      @@anuushwacays4883 mya heesta bey matalayaan

    • @honestfuture2637
      @honestfuture2637 Před 3 lety +2

      @@anuushwacays4883 Maya Huno Dhanka Talantaaliga Heesta Ayey Lamaana kayihiin Cml👌💯

    • @honestfuture2637
      @honestfuture2637 Před 3 lety +4

      Abdi Askar Waa Kumahadsantahay Comment geyga Sidaa Pin Igusaartey 💯❣️ Runti Tageero Buuxo ayan kuu ahay Horey Usoco Waligaa Wll💪

    • @umukeynan5029
      @umukeynan5029 Před 3 lety +4

      Wlhi caadimaaha waaaw waaaw

    • @quruxleymaxamed419
      @quruxleymaxamed419 Před 3 lety +1

      @@honestfuture2637 1

  • @catikaainaalidacar1147
    @catikaainaalidacar1147 Před 3 lety +66

    Markastoon hees jaceyl.dhageysto wxn noqdaa dhibane jaceyl markaas ban ku sugnaadaa xaalad aan la ilmeeyo inta is jecel allaha isku keeno 😥🤲🤲

  • @zainabgarad289
    @zainabgarad289 Před 3 lety +113

    Faysal Muniir inuu qaraamiga ku wangsanyahay inta ila aragtay ❤🌹

  • @najaxnalkaofficial6532
    @najaxnalkaofficial6532 Před 3 lety +73

    Allow ifududee hamigygah aamiin yaa rabi🤲🤲😥

  • @queens2139
    @queens2139 Před 3 lety +29

    Dhaqso wankugu so noqon xaajigeygi an ka tagay oo jigjiga jogaa ane mareykan 😭😭😭😭😭😭
    Abdi asakari niyada idhisty alle hano kadayo wll nolol wayo bdn cfmd qab

  • @fooziofficial8704
    @fooziofficial8704 Před 3 lety +41

    Heestan gabar ayaan marwalba u qaadi jiray
    Wakhtigu na kala diray Oo dhoof dartii uga huleeshay dhulkii aan ku wada barbaaranay
    Salaantaa halayga gaadhsiiyo 😢

  • @ugbaadshanle
    @ugbaadshanle Před 3 lety +134

    jacaylkan I dhaawacay
    Jacaylkan i dhalanrogay
    Jacaylkan i dhaansaday ❤️
    Jacaylkii dhabta ahaa
    Soo dhowaatay halistii
    Haddaad iga dhaqaaqdee 😥
    Bal inaan ku dhiirrado
    Dhexdaan xidhanayaa
    Malmal baan dhitaysanee🤦‍♂️
    Dhoof nooli kulantee
    Ha dhantaalin caashaqa
    Dhakhso iigu soo noqo🙋‍♂️
    ❤︎❤︎❤︎❤︎❤︎❤︎❤︎❤︎❤︎❤︎❤︎❤︎
    Jacayl aan dhammaanayn
    Jacayl aan i dhaafayn
    Dhuuxiyo wadnaha galay ❤️
    Jacaylkii dhulkaygiyo
    Halkan igu dhibaayaan
    Debed u dhoofinayaa, 🙆‍♀️
    Waan soo dhiibi doonaa
    Dhambaal iyo waraaqaan
    Dhiig ku soo qorayee, 😥
    Dhawr nabad ku sii joog
    Ha dhantaalin caashaqa
    Dhakhso waan u soo noqon😕
    ♫︎♫︎♫︎♫︎♫︎♫︎♫︎♫︎♫︎♫︎♫︎♫︎♫︎
    Dhaqaaq toobiyaha qaad
    Dhulku taako taako
    Dharaartii dallaallimo,✈️
    Malaa’ig ha ku dhawroo
    Wax ku dhiba Ilaahay
    Kuuma soo dhoweeyee,🤲
    Gadiidkana mid aan dhicin
    Dheelliyaynin sii raac
    Dhakhso meel walba u taga,😇
    Dhoof nooli kulantee
    Ha dhantaalin caashaqa
    Dhakhso iigu soo noqo.🙋‍♂️👩‍❤️‍👨
    ❦︎❦︎❦︎❦︎❦︎❦︎❦︎❦︎❦︎❦︎❦︎❦︎❦︎❦︎❦︎❦︎
    Amba dhiiggu ka ma fulo
    Dhanbaalwadaha beerkoo
    Sidan dhaxal u yeeshoo,💘
    I dhex degay ma guuree
    Waxaan dhuuni ka cunaa
    Dhandhanaansi keliyee,🙄
    Way dhaamisaa weel
    Ilmada iga dhacaysaa
    Dhabankayga qoysee,😭
    Dhawr nabad ku sii joog
    Ha dhantaalin caashaqa
    Dhakhso waan u soo noqon☝️💌💋
    Erayada: Maxamed Cali Kaariye
    Laxanka: Xasan-Garayd?
    Xasuustii: Maxamed Axmed Kuluc iyo Xaliimo Cumar Khaliif (Magool)
    Waxa ay heestani ku jirtay u malaynayaa riwaayaddii ‘Sidaas Ma Isku Qabnaa Mise Waan Qasannaa’ ee Maxamed Cali Kaariye curiyay ee 1976 la dhigay.
    𝗤𝗼𝗹𝘆𝗮𝗵𝗮𝗻 𝗗𝗮𝗻𝗯𝗲 𝗺𝗮𝘅𝗮𝘆 𝗸𝗮 𝗾𝗮𝗿𝗮𝗻🤷‍♀️
    𝗦𝗵𝘂𝗸𝗿𝗮𝗻 𝗙𝗮𝘆𝘀𝗮𝗹 𝗠𝘂𝗻𝗶𝗶𝗿 𝗶𝘆𝗼
    𝗛𝗼𝗱𝗮𝗻 𝗫𝗮𝘀𝗮𝗻 🙏
    26/02/2021 𝗦𝗮𝗯𝘁𝗶 12:34𝗽𝗺 𝗦𝗼𝗼𝗺𝗮𝗹𝗶𝗹𝗮𝗻𝗱 𝗛𝗮𝗿𝗴𝗮𝘆𝘀𝗮
    𝗨𝗴𝗯𝗮𝗮𝗱 𝗦𝗵𝗮𝗻𝗹𝗲 👋

    • @mohamedtracking2136
      @mohamedtracking2136 Před 3 lety +3

      inaba caadi matihid walaahay adaaba kadaran saad ukeentay UGBAAD INDHO DEERO

    • @khadraciise2044
      @khadraciise2044 Před 3 lety +6

      Masha Allah waxad tahay qof Dadkii hore heesohoda iyo Soyalkoda Taarikheed haya Dadkan Dambe Waxba ka garan maayan Faysal muniir heesihi hore aad bu ugu Cod macanyahay bartodana u dhiga hees la yidhaa "Nimuu Jcylku beerkiyo Kala jaray bogisoo baadi doona ban Ahey" iyo hees kle oo "Datuuryahahay fogaatey" Sido kle hodan xasan Waa gabadh aad u Cod mcn I love her From Berbera❤️💯🙏

    • @ayanaxmed3220
      @ayanaxmed3220 Před 3 lety +1

      Waaaaw mash Allah

    • @ugbaadshanle
      @ugbaadshanle Před 3 lety

      @@mohamedtracking2136 Sharfanid wllky🙏

    • @ayanaxmed3220
      @ayanaxmed3220 Před 3 lety

      Mash Allah ilaahay haku dayo gacanta

  • @walaltigerofficial3568
    @walaltigerofficial3568 Před 3 lety +43

    Heestan inta ay xasuus gooni ah ku leedahy💔😰👍👍👍

    • @kabtancabays
      @kabtancabays Před 3 lety

      Walal wllo icaawi aduunkaan isku.caawin karaa subscareb iissar.wll mcn

    • @fatushyarey9078
      @fatushyarey9078 Před 3 lety

      Aniga ayey itabaneysa

    • @arfahdaud2180
      @arfahdaud2180 Před 3 lety

      maa isdhahda meel ayay igatabanay

    • @ifrahmohamed8372
      @ifrahmohamed8372 Před 2 lety

      @@kabtancabays abowe 8 bil kadib ayan arky qoralkaga wana ku siiray cimri dheer iyo cafimad

    • @calimuuse317
      @calimuuse317 Před rokem

      @@kabtancabays aniga

  • @kingseerabtaavlogs5578
    @kingseerabtaavlogs5578 Před 3 lety +22

    Boqorka codka ayaaan u caleema saaray ninkaaan 😱😱

  • @malmo4235
    @malmo4235 Před 3 lety +8

    Faysal cod dahablow waxaa qiiq kuqarisay gabadha WOW!!! Dhalo ayaad modaa codkeeda 😭😭❤️❤️🌹🌹

  • @adoontiialle6781
    @adoontiialle6781 Před 3 lety +15

    Gabadba codkeeda waa mncha allh 😍🤩❤

  • @kuriyawilljabuuti6829
    @kuriyawilljabuuti6829 Před 3 lety +15

    Intii jaceel dareemeeyso waan idin salaamay asxbta wiilal iyo gabdho ba 🖐🖐🖐👋👋👋

  • @abshirmohamed5899
    @abshirmohamed5899 Před 3 lety +9

    Ya salaam salimna minal balaa
    Wlh lama haysan karo cimaamadiina
    Hoboladii geeska ayaa tihin 💯🇸🇴💚💛.

  • @kingabdullahi8367
    @kingabdullahi8367 Před 3 lety +12

    Mash Allah jumca mubarak somali weyn hees qiima badan weeyan Boqoradii codka magool iyo kulul A.U.N❣

  • @gaaxofficial915
    @gaaxofficial915 Před 3 lety +30

    Heeskani in dib losoo cusbonaysiiyo inta xiisaysey ismuujiya

  • @HalaneMedia
    @HalaneMedia Před 2 lety +3

    Heestan waxay ka hadleysaa dad kala maqan oo aan isla joogin sow may wanaagsaneyn in markii laduubayay leys waafajiyo muuqaalka iyo macnaha heesta iyo muuqaalka la duubay. Tusaale labada qofood oo qofba meel kasoo hadlayo laga dhigo laba qof oo aan wada joogin

  • @dailyxiin
    @dailyxiin Před 3 lety +20

    XusuusTii *Xaliimo KhaliiF MagooL* iyo
    *Maxamed Axmed KuluC AHUN 2×*
    Faysal Muniir Cod Aad umacaan Ayuu leeyahay Runtii

  • @shacniinamuuse1407
    @shacniinamuuse1407 Před 3 lety +7

    Hodan iyo feysal muniir waa ka baxsadeen wlh ❤️

  • @Jamaal-YARE
    @Jamaal-YARE Před 2 lety +3

    Gabadha codkeeda waa Another level yarka qudhiisa ma xuma absolutely 💯 ❤

  • @arashidalimohamed2305
    @arashidalimohamed2305 Před 3 lety +6

    Allah u naxariisto magool iyo kuluc aamiin aamiin

  • @apdaajr1610
    @apdaajr1610 Před 3 lety +12

    NINKA KALIYA AAN TAGERO FAYSAL MUNIIR BIG LEGEND SALAN POQORTOYO

  • @Mohamuth_khalif
    @Mohamuth_khalif Před 3 lety +4

    marka laba haldhaa leysku aadiyoH wa sidan dadku fanka ubahanyahy noo keena nio 👍💉💯❤️dhiigaad na dhaqaaajiseene nio

  • @user-im5kl9uq7q
    @user-im5kl9uq7q Před 5 měsíci

    Fanaantii hore alah unaxariisto magool iyo kuluc 2 labo fanaantii hore

  • @user-eg1sz7fz2y
    @user-eg1sz7fz2y Před 7 měsíci +1

    iyadoo safarkaygii waxa yar ka hadhay baan dhagaysanayaa ❤😢

  • @fathiafathia7835
    @fathiafathia7835 Před 3 lety +6

    Jacaylkii dhulkaygiyo 🙇‍♀️
    Halkan igu dhibaaya❤😔
    Dhul dheer udhoofinaya💓✈

  • @DiinaariDalka09
    @DiinaariDalka09 Před 3 lety +83

    MA JECESHAHAY NABIGA SCW SUBSCRIBED iISAARA 😭😭😭✔✅🤲🤲🤲PLS

  • @princesssmily8442
    @princesssmily8442 Před 3 lety +6

    Ya salam Inant codkedu cadi maha😍😍

  • @fartunhussein159
    @fartunhussein159 Před 3 lety +2

    Dhaqsa iigu so noqo 🥰🥰 faysal muniir fanan aan codkiisa jeclahy iyo hodan xasan full respect💯💯

  • @abdishakureid795
    @abdishakureid795 Před 2 lety

    Jacaylkii dhulkaygiyo halkan igu dhibaayaa ... dhul dheer udhoofinaayaa .😱😱😱 axxxxx THE BEST LYRICS

  • @addoumahamud4225
    @addoumahamud4225 Před 3 lety +3

    Hees iyo bar xasuus aad nagaliyasy
    2011 iyo safarkii aan kagaga so dhofay Mogadischu 😭😭

  • @AyuubSaiid
    @AyuubSaiid Před 19 dny +1

    Hadhantaalin cashaqa 😢😢
    02/07/2024
    Haben arbaco so galayso

  • @gabdhtuulo5922
    @gabdhtuulo5922 Před 3 lety +3

    Doof doof nooli kulante 🥰
    Horad u dhoofte dhaqso iguso noqo hppi💋💕💘💉❤️
    Inti laga maqan yhy allah iskuso dhaweeyo 😥🤲

  • @faizam523
    @faizam523 Před 3 lety +1

    Walee jigjiga hargeysa badey ku dartey xaga fanka, hablo qurux iyo cod isku darsadey bey is daba joog usoo saareen.🥰❤❤❤❤👍👍👍👍👍👍👍❤ Faysal muniir iyo hodan hore u socda huunayaal.

    • @suleekhacumar8035
      @suleekhacumar8035 Před 2 lety

      😭😭😭😭😭🥱💜💯❤💥🤲🤲👍👐👐👏🤜☝🤛👐🙏👎

  • @Almaasofficial5617
    @Almaasofficial5617 Před 2 lety +2

    Dhaqso igu soo noqo waa hees dareenkayga kicisay 🥺
    Inta iga danbysa igu soo duceya inuu ilaahy nabad isu kaaya tuso
    Calafna igu daro 🤲
    5/12/2021 habeen isniin soo galayso 9:45

  • @fowsiyaabdirisaqali4197
    @fowsiyaabdirisaqali4197 Před 3 lety +8

    Fanaankan codkiisa dareen ayuu leeyahay🤔 faysal miniir sharafti fanka weye

  • @fcwiriqclub1680
    @fcwiriqclub1680 Před 3 lety +8

    Jimce danbe hees hasoo galin🙏

  • @Yahyetony-yf2ki
    @Yahyetony-yf2ki Před 3 měsíci

    Waan salaamaya dhibanatasha jacaylka ee ii jeeda

  • @Liinacadey
    @Liinacadey Před 3 lety +8

    Cod wa dhamesay gbdhn lkn allha ka madobeeyo fan wax fcn mhn

  • @abdoulkaderyonis6101
    @abdoulkaderyonis6101 Před 3 lety +2

    Abdiaskarii xus oo xusuusnow fananiintii qaaday AUN kuluc iyo magool 🥰

  • @kimuofficial3095
    @kimuofficial3095 Před 3 lety +1

    Hees iyo bar my Boi munir hor usoco Upti 🔥

  • @simanqurux5852
    @simanqurux5852 Před 3 lety +5

    2 legend ayaa is helay f miniir iyo Hodan dagan❤️

  • @haphetturkey6371
    @haphetturkey6371 Před 3 lety +1

    Abdi askari tube on fire 💥

  • @abdisalamnour4704
    @abdisalamnour4704 Před 3 lety

    ma arag baryahaa wax sida gabadhaa heesihii hore ugu luuqeeya.....Bravo

  • @Queen_123-r5g
    @Queen_123-r5g Před rokem

    Jacyl aan dhmnEny😢
    JAcyl aN idafen 😮
    Dhuxiyo wadnha glyyy ❤

  • @mihiimxuseen7859
    @mihiimxuseen7859 Před 3 lety +1

    Faysal muniir waaw fanaan ka sanadkaa keep going👍

  • @nuurahassan6276
    @nuurahassan6276 Před 3 lety

    aaax jacylow ❤❤❤waxan dhuuni ka cunaa dhandhanansi keliye halkeeda ayay dhigeen

  • @abdiyare2499
    @abdiyare2499 Před 3 lety +2

    Boqorka codka feysal muniir 🇸🇴❤️🎤

  • @nasiibthebosslady1565
    @nasiibthebosslady1565 Před 3 lety +2

    WAALAYAABAY 🔥LABO KALA DARAN🔥ESH CALAA🔥🔥🔥

  • @dura5424
    @dura5424 Před 3 lety +1

    Woooow iliket feysal munir fanankena adujeclahay heestana adaya ujeclahay❤❤

  • @nasteexomaxamed1987
    @nasteexomaxamed1987 Před 3 lety +1

    Faysal muniir rabbi cod wuu udhiibay
    Daganana wuuku darsaday 😘

  • @arkaanshire4065
    @arkaanshire4065 Před 3 lety +3

    Faysal muniir fanan cod dabacsan leh🥰🥰🥰hesaha hore asiga lee kuso baxayo

  • @user-vu7zk7pv5i
    @user-vu7zk7pv5i Před 5 měsíci

    Dhoof nooli kulante dhaqso igu sonoqo Bebe Anago xalaal isku eh
    Allow neesku keena keeen ❤

  • @canbarowarsame2682
    @canbarowarsame2682 Před 3 lety +3

    Heestan xasuus bay igalisaa , jecayl kayga ahna aduunka qofkaan ugu jeclahay marka waalidkayga laga yimaado ayaa heestan igusoo sagootiyay 28/12/2019 maalin Axad isagoo xaflad sagootina iigusoo dhigay bada barbara dalxiiskayagii ugu qiimaha badnaa markaanu kasoo anba baxnay barbara ee aanu hargeisa usoo soconay ,halkaas oo uu 29/12/2019 Isniin tiina igusoo anba bixiyay Qalbi furan farxad iyo jecayl kii qiimaha badnaa ee dhaxdayada yaalay Hargeisa to Europe, Allaah haysukeen nabad keeno qaali🤲 markan dhagaystay ilmada indhaha iga da,aysaa dharka way iga qoysay walhi saacadan aan daawanayo. You know gacaliye mohamed ,Sidii iyo si kabadan baan kuu jeclahay ❤👑

    • @xamdakayse
      @xamdakayse Před rokem

      Wll alle hasgukiin keeno inshallaaa wada jira waligiin Ana qof saa isu jecelnay oo saa iila dalxiisa alle waydiisanaaaa

    • @mamahooyo9379
      @mamahooyo9379 Před 11 měsíci

      Ilaahay ha isku kiin simo kuwii guulaysta ahaada in shaa allah🙏

  • @MullaMadar
    @MullaMadar Před 3 lety

    Jacaylkii dhabta ahaa
    Soo dhawaatay halistii
    Markaad iga dhaqaaqdayee😰
    Qofki jacayl so maray uun baa dareemi karo
    Faysal muniir my fav singer
    Kaba sii daran qaabka uu u tumay
    musica-da innaba caadi maahan wlh
    waa kabanki oon biyo is marin
    💯🎶👌💯♥️

  • @waxanimacagahaygiibaa2814

    Gabadhu cod macaanaa...!
    Nacallaaa...
    Meesheedii bay dhigeen.

  • @nimconadar7850
    @nimconadar7850 Před 3 lety

    Faysal muniir waa fananka kaliya ee aan hesihiisa CZcams karadiyo inuu wax cusub sogaliyay hadana gabar aad u cod macan ayuu keenay horay usocda❤👌👌👌

  • @mubaarikkobre7471
    @mubaarikkobre7471 Před 3 lety +2

    The one and only abdi askari tube

  • @aminaadan4778
    @aminaadan4778 Před 3 lety +1

    Feisal munir keep going bro🥰😊

  • @ardohaji4322
    @ardohaji4322 Před 3 lety +1

    Mnsha allah niin aanku fano faysan muniir fannka Qarniga horay usoco

  • @khadar1011
    @khadar1011 Před rokem

    Axsan heees ....... Feysal Muniir 💯😘😍♥️

  • @hanicabdulahicilmi8609

    Ax yaallaaa min quniya💕💕🤘

  • @asmahussein9642
    @asmahussein9642 Před 2 lety

    Woow 😍😍😍🔥🔥🔥

  • @sundusmohamedabdi723
    @sundusmohamedabdi723 Před 3 lety +6

    Dhoof dhoof hadhantaalin caashaqa dhaqsa iguso noqo Ⓜ️💋🥰💯❤

  • @kadin_media
    @kadin_media Před 3 lety +11

    Walalahey aniga fanka waan kabaxay ilaahe ba iga madobeyey chenelkega wakan ee 2k oo subscribed igaarsiya abaayo ama abowe mahadsan oo pls 2k plz

  • @nadiirbuux7987
    @nadiirbuux7987 Před 3 lety +3

    heestani wax la arkay maaha☝️☝️

  • @nalafaraxofficial405
    @nalafaraxofficial405 Před 3 lety +2

    Barteedi ayaad dhigteen xaqiiq

  • @farahjama1093
    @farahjama1093 Před 3 lety +2

    Faysaloow walaaloow mar haday
    Lamaan taa kaa dhoof tay adigaba
    Jacaylkuna ku dhibayoo ood dhan baal
    Diray soo dhiiga na ku qoraysoo
    Dheeloow habeen kii dhab ta aad khsysaa
    Runtii waa dhibtaadee dhexda xiro walaaloow

  • @luulkhadra9430
    @luulkhadra9430 Před 5 měsíci

    Dhaqso meel walba taga😢❤2/2/2024

  • @fartuungaraad8737
    @fartuungaraad8737 Před 3 lety +5

    War habadha in aay cod Cajaa.ib ah leedahay ma ila aragteen

  • @fadumoabdisalam6918
    @fadumoabdisalam6918 Před 3 lety

    Waa hees ii leh xasuusgara cawa Waxan dhageysana anoo bari uu dhoofi rabo saxiibkeyga inkastoy safar gabanyahy 24 /7 /2021 habeen saxdiya oo axad soogaleyso ❤❤❤❤

  • @mohamedabdulqadir2917
    @mohamedabdulqadir2917 Před 3 lety +2

    Jacaylkygi norway 🇳🇴 iga aday anayba igu socota malaha😂😂 Ha dhantalin cashaqa dhaqso igu soo noqo👏

  • @yonisali3529
    @yonisali3529 Před 3 lety +4

    Caleeeek 😢

  • @mahad-19
    @mahad-19 Před 3 lety +2

    Legend faysal munir 🙏
    Abdiaskri pro shaqa wcn hory usoco fanka wd u hilsay xqiqdiii waligaa qapyaalada ka fagow

    • @kabtancabays
      @kabtancabays Před 3 lety +1

      Mahad wllo icaawi aduunkaan isku caawin karaa subscareb iisaar wll mcn

    • @mahad-19
      @mahad-19 Před 3 lety

      @@kabtancabays
      Ok wllo

  • @ABWANQAYS
    @ABWANQAYS Před 3 lety

    Walaky qali💝💖💯🖤🤜

  • @caashuuniqurux8773
    @caashuuniqurux8773 Před 3 lety +3

    Dhaqso wn ku soo noqon💑❤

  • @ayanhussein2245
    @ayanhussein2245 Před 2 lety

    Kamadhargo heestaan ❤️❤️

  • @ina19925
    @ina19925 Před 3 lety +2

    Legend munir🔥

  • @maceeyemusic5700
    @maceeyemusic5700 Před 3 lety +2

    Hadhantaalin caashaqa dhaqso waan usoonoqon 💛👀26.02.21

    • @kabtancabays
      @kabtancabays Před 3 lety

      Maceeye wllo icaawi aduunkaan isku caawin karaa subscareb iisaar wll mcn

    • @maceeyemusic5700
      @maceeyemusic5700 Před 3 lety

      @@kabtancabays ok 👀👏🏾

  • @djcayto3014
    @djcayto3014 Před 2 lety

    Keep Going bro

  • @muhyodiingahnug2821
    @muhyodiingahnug2821 Před rokem

    Hees qiiro badan😌💚

  • @suleekhabudeeye8108
    @suleekhabudeeye8108 Před 3 lety +1

    Al fanan faysal abdisalan ali waa fanan kaliya ee aan taageero 😍

  • @lailamursal2587
    @lailamursal2587 Před 3 lety +1

    Dhoof dhoof ❣️❤️❤️

  • @emrikbaba6513
    @emrikbaba6513 Před 3 lety +2

    @ABDI ASKARI TUBE wan ku salamay

  • @enggeenyo7009
    @enggeenyo7009 Před 3 lety

    Dhaqso iguso nqo🥺❤️

  • @panafricanismes2515
    @panafricanismes2515 Před 3 lety +4

    We Love Somalia music from Senegal 🇸🇳 ❤️

  • @mohamedabdalla2024
    @mohamedabdalla2024 Před 3 lety

    Masha allaah sood bilaa suuurad gabadha

  • @dhemanluula5719
    @dhemanluula5719 Před 3 lety +1

    Axsan cod hodan iyo feysal muniir hees qaali ah woow

  • @fardoussamed5338
    @fardoussamed5338 Před 3 lety

    Masha Allah wa hees Macan hore u socda haysa iyo hodan

  • @aminacabdlhi9910
    @aminacabdlhi9910 Před 2 lety

    Dumashii mashallah coodba kugu laran wa gabar hibo kismayo jogta rasmii rays inadheerted abyo

  • @abdulrahmanwarsame3185

    Xulashada feysal waa mid sare

  • @aishamaryamaofficial4736

    Wewe inaba cadi mahan ❤️❤️

  • @ayanhussein5644
    @ayanhussein5644 Před 2 lety

    Hodon caadi maaha cid kaaga sis Mansha allah we love you 💕💕

  • @user-sp8kh3rb9d
    @user-sp8kh3rb9d Před rokem

    Wana. Wada. Lamadan. Fanan❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @amiitaalove8117
    @amiitaalove8117 Před 3 lety +1

    Ani inaaa laqady ahed hesta f muniir🥰

  • @bilesanwatv4174
    @bilesanwatv4174 Před 3 lety

    Feisal MUniir isagoo cod halaasi laha ayu wuxu helay gabadh inaba caadi ahayn 👍👍 vocals for another level

  • @sharaafbadaan4163
    @sharaafbadaan4163 Před 3 lety

    Mashallah faysal muniir wa khaatar wlhi hadu so garacday heestan , runti wa heesahaa la si ilawayay maskaxda daadka kasi dhaqmayey wana hees aad uu macaan tankz abdi askari .

  • @ahmedkader800
    @ahmedkader800 Před rokem +1

    Caawaa heestan Waa itaabatay anoo mirqaan cirkaa maraya waana hees aan kusii dhagaysan doono wadada dheere mustaqbalkayga jeexaysaa 😅 1 October 2022 03:55 insha allaah soo duceeya 🎉😂

  • @deeqsanqueen2844
    @deeqsanqueen2844 Před 2 lety

    Dhowr dhaqso wan uso noqon🥺🖤

  • @khadarcabdikariin697
    @khadarcabdikariin697 Před 3 lety

    Alle ha u naxariisto yaa rabi axmed kuluc

  • @karinaali63
    @karinaali63 Před 3 lety

    Beautiful voice beautiful people wa hees macan