FAYSAL MUNIIR XASUUSTII {MAXAMED AADAN DUGSIYE}2022

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 10. 02. 2022
  • XASUUSTII
    MAXAMED AADAN DUGSIYE
    MUSIC -F MUNIIR
    CAMERA & EDIT- MAXAMED DAYAX

Komentáře • 893

  • @diraacofficial1659
    @diraacofficial1659 Před 2 lety +510

    My best Fanan , Ruux wanaga iyo dadnimada yaqaan iyo Hees aan Jecelahay Axyaa Cod wlh 1M 1Week insh Allah

  • @anisosaid8225
    @anisosaid8225 Před 2 lety +75

    heestaan wuuku raaxaysay faysal muniiir 2 weeks wax kale ma dhegaysan wanku ceshceshtaa uun thanks fanaankeena🥰❤

  • @suhaylatu8354
    @suhaylatu8354 Před rokem +23

    Adigon wayo arag noqon
    Cirka ha isku WAA bine
    Naftaan waalanysaa
    Waano kaama maqashee
    Hadad manta wacanthy
    Maku Waari doontaa
    😢😢😢😢🦋🦋🦋

  • @queennaima2109
    @queennaima2109 Před 2 lety +33

    Fanan aan aaad & aaad u tageero feysal muniir guuuul wll mcn
    Hadan hal maalin 1m ku garsiin karo wan ku garsiin lahaa Wlhi ❤️❤️❤️❤️❤️❤️🙏

  • @wiilgedo277
    @wiilgedo277 Před 2 lety +39

    Hadba waaga joogad la tihiin walalo waji lacaga bey dumar wacadkaba ku iibshaan xaqiq anigey igu dhacda gabadhi lacagta iga raacdayna maanta nolashey ku jiran ayada iyo wilku calafka iyo wayaha iga siiyen alxmdulilah aniga ka nolal wanagsan waqti kadib koley calafka ku qoran cidna seegi maaye gabdhow jacayl lacag ha ku doorsanina🙏🙏🙏

  • @shukriabdi1094
    @shukriabdi1094 Před 2 lety +27

    Jah jah wllhi heestan ereyyada qof waayo arag fahmi Karo iska dhageeso ma ahan 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @Unstoppable07739
    @Unstoppable07739 Před 2 lety +35

    Heesaha noocan ah ee dib loo qaado soo badi shp waad ku soo baxysaye🥁🥁🗣🥁🥁🎵🥁🎵🎵🥁🥁🥁

  • @caligeesey5618
    @caligeesey5618 Před 2 lety +15

    War nio hadaan soon dhcay heestaan tiktok ka soo arkay kadib waan soo raacay ugu danbeyn halkaan ayaan imaaday faysal muniir best singer in 2022 wllky 1M iyo kabadan kuu rejeynaaa go forward untill you reach your goal .......... . Favorite singer

  • @asaidiyare7563
    @asaidiyare7563 Před rokem +8

    Wlhi ninkan heesta wuku raxeystay heestan waxaan ku ogaaMaxamed Adan dugsiye what a voice

  • @wehelashaq3368
    @wehelashaq3368 Před 2 lety +7

    Ninka kaliya ee fankii hore kudhiiran kara wll faysal muniir fanaaniinta deegaanka ninka kaliya ee talent faneed oo caadiya inuu leeyahay aan u aaminsanahay

  • @blackpanthermovieschannel1714

    The vibes is so nice but the problem is that's there's no translation for non somali speakers like me.
    One love from south sudan🇸🇸

  • @drbarakaleinantiisadrsdega8786

    Mashalh Heestan tolow ma qalbigayguu ogaa😭😭😭😭😭
    Ku taagera brother faysal muniir go forward 💯💥❤❤❤❤❤❤

  • @kingmoha8874
    @kingmoha8874 Před 2 lety +18

    Fanaan qaaliya iyo hees shidan hore usoco bro waad ku mahadsantahay soo noolaynta fankii hore 🤴🦜❤️🙏🏾

  • @xaliimomahad8347
    @xaliimomahad8347 Před 2 lety +9

    Hadaad maanta wacan tahaymaku waari doontaa😪
    Maxamed mooge naxariis waarta Allah ha siiyo faysal muniirna codka ha u barakeeyo 💯

    • @Allaahu_akbbar
      @Allaahu_akbbar Před 2 lety

      Cabdi nuur alaale ayaa markii ugu horaysay qaaaday sidaa sxb ula soco

    • @ikraammohamed5717
      @ikraammohamed5717 Před 2 lety

      @@Allaahu_akbbar Maxamed mooge iyo cabdi Nuur ma isku xili Bay ahayeen

    • @Allaahu_akbbar
      @Allaahu_akbbar Před 2 lety

      @@ikraammohamed5717 haa adeer wax sidaasa may kala horayn

    • @ikraammohamed5717
      @ikraammohamed5717 Před 2 lety

      @@Allaahu_akbbar heesta moxamed mooga leh

    • @Allaahu_akbbar
      @Allaahu_akbbar Před 2 lety

      @@ikraammohamed5717 adeer M. Mooge ayaad ku maqashaye lknwa cabdi nuur allaale iyo gabadh ayaa qaada

  • @kowtherhassan9236
    @kowtherhassan9236 Před 2 lety +8

    Heesta waxaa qaadi jiray mahamed mooge liiban alle ha u naxariistee

  • @Ubaxcadood498
    @Ubaxcadood498 Před 10 měsíci +6

    Xasuustii Allah ha unaxariistee Maxamed Mooge Liibaan

  • @munaabdirishiid703
    @munaabdirishiid703 Před 2 lety +4

    Mzh alllah fananka keliya ee adunka ugu jclahy wlhi faysal muniir wn tagera wlhy heesihu waxay ii lehiin dareen gar ah ma aqaaan saababta waan qirooda markin dhegsayto ilhy hku sharfo wllloh

  • @badrigass4135
    @badrigass4135 Před 8 měsíci +5

    Musicga hore Ayuu ka raacey waxey Ahyd inuu cabaar yara sugo waayo heestu laxan iyo kaban macaanbey leedahey oo cabaar so canaya waana inta laagu jecel yahey Eny way faysal muniir waa talented dhanba heestana waa helkeeda waa keenay

  • @umaliilihwayrah9863
    @umaliilihwayrah9863 Před 2 lety +6

    Heestan waxan ku xasuustaaaa anan zxpnahay baa aad ujecelayd kuna celceshan jirtay inshallh guuul qli 🙏🙏🙏❤️❤️❤️ from borma

  • @najmoabdirizaknajmoabdiriz4204

    October 31/10/2022 Heestaan waxaa moodaa inay aniga iga hadlayso 😥😭💔
    Hadad Maanta wacan tahay maku waari doontaa💔😭

  • @mohamedabdinasirali349
    @mohamedabdinasirali349 Před 11 měsíci +5

    Hadba waaga joogaa
    La tihiin walaalooo
    Waji lacaga beey dumar
    Wacadkaba ku iibshaan
    💔💔😭😭😭😭😭😭😭
    😭💔💔💔💔💔💔💔💔

  • @abdilaahiqadarofficial
    @abdilaahiqadarofficial Před 2 lety +18

    Waad ka baxsatay brooooo 💯💯

    • @ilko-dheere
      @ilko-dheere Před 2 lety

      Maa Kiin aya la Baxsaday miya😰😂🤣

  • @zalaadsergio4137
    @zalaadsergio4137 Před rokem +24

    Dadka hayska waynayn inaad kali wax garad tahay hayska dhigin waalaleey Markii iigu horaysay Heesta waxaan kudhagaystay gaadhi Aniga iyo Zxpky ZHarmaake Saga Yaana Geeyay waxaan kuceshanay dhawr jeer kadip waxaan dhagaystay Aniga Oo kaligay ah Markaa Waxaan kafahmo daree badan Naftan waalanaysay Waano kaama. Maqashee hadaad maanta wacan tayay maku waari doonta 👊

  • @abdifatahmahamed3648
    @abdifatahmahamed3648 Před 2 lety +7

    Aniguba wataan bariyaha qaar buuraha ka lali jiray libax qoyay dacawo ha modin 😭

  • @amiinziyaad2904
    @amiinziyaad2904 Před 2 lety +8

    Heestii aan damaq jacayl dad israba warkood kaa daadajee
    soo cusboonaysii waa codsi legenooow 🙏🏻

  • @safiaali7793
    @safiaali7793 Před 2 lety +2

    omg codkaga wku jclhy wlal wlh 2016 ila hda kula scdaa allaha ku sharfoo wxan jclhy malin uun inan dadka iska bran doono wna rajadeydaa🥺♥️

  • @khairecadde6262
    @khairecadde6262 Před 2 lety +12

    Heestan oo aan si fiican u dhagaysto cawa igu horaysay gaari aan saarna baa wiil Abdihakiin la yiraado Anago sadex qof isagu gadaal buu fadhiyey aniga iyo wiil la yiraado nuur baa horay u fadhinay gaari heesta Marka maqlay way I Taabatay dhowr jeer baa ku ceshtay saacadu markey ahayd 10:00 habeenimo 30 may 2022

  • @sahrocabdule5294
    @sahrocabdule5294 Před rokem +7

    18/6/2023 Maaalin Axad ilahow qalpi ideji aniga io inta ila midkaba💔😥

  • @abdisalamjamal5714
    @abdisalamjamal5714 Před 2 lety +3

    Heestan waxa qaadi jiray Mohamed Mooge. Fanaankan ma xuma!

  • @pharahmoge533
    @pharahmoge533 Před 2 lety +7

    NafTaan waaLanaysaa waano kaama maqasee hadad maanta wacantahay maku waari doonTaa ....🥰❤ fov fanaan

    • @maankacade4466
      @maankacade4466 Před 2 lety

      He's baa meshaan ka dhacday mnt 3 mar dhagyssty faysal jano ka bod

  • @cabdiraxmanabdullawjamac7623

    Music💯
    Codka💯
    Muuqalka💯
    All the best👍

  • @shukri1395
    @shukri1395 Před 2 lety +21

    Nice remix and cod wanagasan. love this song ❣️

  • @shariifomuqtarshariifomuqt1419

    Hadaad maanta wacanthy maku waari dontaa wlhi Hestan xasuus maalin seygeyga talefankiisa Naag iigu dhiibyey maalin xanuun badan ayey ii ahyt waliba hadana igu sii jeejeesyey lkn go aan aanka qaatey waalidkeyga ayaa duco qaado idhahy sidaas darteed walina dhibtii igama deynin iso duceeya wllyaal

  • @adeshabdirahman7739
    @adeshabdirahman7739 Před 2 lety +2

    Yaa salam Al fanaan f.muniir sxb runti wad kabaxsaday sida ayaa tahay Cod iyo musigba Top ayaad katahay Rikorna wad dhegtay hor uu soco bro

  • @adeerka_5
    @adeerka_5 Před 2 lety +10

    The one and only lagend Faysal Muniir🥰❤
    Another one bro🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥

  • @Mustafe_Mohamed_Cabdi
    @Mustafe_Mohamed_Cabdi Před rokem +9

    Hadii Aad Maanta Wacan Tahay
    Maku Waari Doontaa😢😢😢
    Waa Maya Wlhy😔😔😔😔
    Qofna Ku Waari Maayo Wacnaan Iyo Aduunyoba🤔

  • @gablax
    @gablax Před 2 lety +10

    Ooh I love this song and tune you killed brother keep going munir 😍 😍

  • @Maryamahemed
    @Maryamahemed Před 2 lety +13

    I listen this song almost millionth time I love it keep going

  • @malmo4235
    @malmo4235 Před 2 lety +47

    Breathtaking!! His vocal control is crazy, if I was single I could’ve said I’m madly in love with him but alhamdulilaah im a wife to a wonderful man lkn muniir rageedi baa tahay nio 😂😂😂😂😂

    • @Muqdeer
      @Muqdeer Před 2 lety +2

      Me too 😂😂

    • @nawaadmohamoud5402
      @nawaadmohamoud5402 Před 2 lety +2

      I love too and i am single can you help me the way to contact him

    • @burco7626
      @burco7626 Před 2 lety

      I'm with you on this 😃

    • @malmo4235
      @malmo4235 Před 2 lety +2

      @@nawaadmohamoud5402 😂😂😂😂 islaantiisa yeey kumaqln

    • @SuheybElmanowlimbo
      @SuheybElmanowlimbo Před 2 lety +3

      @@nawaadmohamoud5402 ninka xaas ayuu leyahay ayaan umalena.anaa bachelor ah.free igu qaado

  • @yasminali5763
    @yasminali5763 Před 2 lety +6

    A beautiful voice well done brother waaw my fast comment

  • @shugrifarax5659
    @shugrifarax5659 Před 2 lety +6

    Another level fayzal muniir kep going 💪💯❤

  • @adire9965
    @adire9965 Před 2 lety +4

    Fanaankee Taageertaa hadii la iyiraa wlhi Faysal muniir unbaan odhan LegenD🔥💯

  • @pleasebro2551
    @pleasebro2551 Před 2 lety +11

    Legend always Legend keep going 💪

  • @abdiqani3478
    @abdiqani3478 Před 2 lety +10

    woow cameramen is the best and old is gold faisal munir🥰

  • @nuuramukhtaar2350
    @nuuramukhtaar2350 Před 2 lety +4

    Ayyyyy best fanan codkisa daganan isga dhan daganan hormar wacn pro ❤🤴

  • @abshiroha2072
    @abshiroha2072 Před 2 lety +2

    Sax sax sax sax my Brother Faysal Munir Anigo Jooga Garissa Cadey Bro Horay Uu soco No so bad Xasuusaha 🇬🇲🇸🇴👑🦁🦁❤💯👌

  • @iphrah7860
    @iphrah7860 Před 2 lety +4

    Fananka sanadka hdi aniga la igala tashanayo adi ba ku siin lahaa
    Cod qurux daganan afgabni m.a.wllky noloshu kuma xumeyso

  • @ayaanlemohamud3024
    @ayaanlemohamud3024 Před 2 lety +1

    Wa yabe ma maxamed mooga dib uso dhashay faysal muniir wuxu i xasusiyay fananki wayna ee maxamed mooge ilahay naxaristisa haka warabiye 😨😨😨😨😨😨😭😭

  • @AbdirahmanMaanka-xq2uk
    @AbdirahmanMaanka-xq2uk Před 9 měsíci +2

    heestaan dariinka leh waxa qaaday Al fanaan fesal muniir woow 😪😪❤❤❤🥰🥰🔥🔥🔥💯

  • @mahadindhageele3223
    @mahadindhageele3223 Před 2 lety +10

    Best song iyo boqor ka Jigjiga keep going bro 💞

  • @xurmo4031
    @xurmo4031 Před 2 lety +2

    Ugaaska geeska ayaan kuu bixiyay wlle somalida oo Abdi askari ugu horeeyana waxan leeyahay halagu cimaamado magacas ugaas walalayalow.

  • @abassyare8166
    @abassyare8166 Před 2 lety +44

    Underated singer but he's still the Goat of somali music🇸🇴

  • @habibaosman8752
    @habibaosman8752 Před 2 lety +7

    Keep going by brother thanks for this beautiful song

  • @ugaazahmedshire91
    @ugaazahmedshire91 Před 2 lety +3

    Waji lacaga bey Dumar wacadkaba ku ibshaan 🤔
    Another level bro faysal👋

  • @jamaalhussein3677
    @jamaalhussein3677 Před 2 lety +32

    I swear this guy is so underrated 😩 best song bro 🎵

  • @waranjacyl2332
    @waranjacyl2332 Před 2 lety +3

    best Song Legend FaYSaL Muniir Keep goin1❤ As❤

  • @mahamedahmed7584
    @mahamedahmed7584 Před 2 lety +5

    Waa Fanaan Uu illahey Cod uhibeeyey M.a👌👌

  • @wllkiimu5357
    @wllkiimu5357 Před 2 lety +2

    Naftan walanaysaay waano kama maqashee hadaad maanta wacantahy maku wari dontaa lagend faysal muniir keep up

  • @macruufyare8845
    @macruufyare8845 Před 2 lety +5

    Cod cod dhaaFay axsan fanan faisal muniir 🇸🇴💜💜💤

  • @Maryamahemed
    @Maryamahemed Před 2 lety +8

    I can’t stop listening this love this song keep going

  • @ahmedzahalaganje4127
    @ahmedzahalaganje4127 Před 2 lety +4

    Muniiiiìiiir ax,yaaa south
    Best somali singer

  • @amalkar9714
    @amalkar9714 Před 2 lety +12

    Maashaa allaah waxes leedahay golden voice

  • @baabaahassan7
    @baabaahassan7 Před 2 lety +5

    Legend faysal muniir waxba lagama qaban karo wlhi 🔥🔥

  • @hafsoahmed5146
    @hafsoahmed5146 Před 2 lety +6

    Fananka kle hesihisa wax kle ku daremo tagero buxa keep going ♥

  • @ckariinxaashi2409
    @ckariinxaashi2409 Před 2 lety +4

    Another level keep goin the best song

  • @sakariyecakood8828
    @sakariyecakood8828 Před 2 lety +2

    Axsan muniir keep goin pro
    Legend wllhi waanba qiiroday
    Axsan axsan fanaan

  • @Roda511
    @Roda511 Před 2 lety +7

    Degeni iyo hibo faneed oo is raacday faysal muniir 🔥🔥🔥🎤🎤

  • @ayaanlemohamed1054
    @ayaanlemohamed1054 Před 2 lety +6

    Feysal munir legend another level kep going 👏

  • @abshiralfa4611
    @abshiralfa4611 Před 2 lety +2

    Halkeedi baa dhigtay legend horey usoco

  • @mustaphhonest9217
    @mustaphhonest9217 Před 2 lety +13

    This song is another level👌🔥🔥🔥

  • @mohammedshakaar8410
    @mohammedshakaar8410 Před 2 lety +1

    Heesta Awal Miyaanu Lahayn Fanaankii Weynaa Alle Haw Naxariistee Maxamed mooge liibaan.

  • @Yaxyebisle
    @Yaxyebisle Před 2 lety +3

    Waaaaw❤❤❤❤
    Hadaaad maanta wacan tahay maku waari doontaaaa🥰😊

  • @Boordage
    @Boordage Před 2 lety +1

    The best Singer nin aan aad utaageero Balse hal codsi Xasuusta kulaabo Fanaanka waad khaladaye Bro Maxamed mooge baa heesta iskaleh dugsiiye malaha

    • @Boordage
      @Boordage Před 2 lety

      @Absalam Abdillahi farah Cabdinuur allaale iyo Hodan xaaji maxamuud Baaleh lkn Dugsiiye heesta meelna kamasoogalo

  • @user-tw8gq9op7l
    @user-tw8gq9op7l Před 9 měsíci +1

    Al fanaan faysal,muniir dageero buuxda kuhayaa wlle

  • @user-yo2qq2cw9g
    @user-yo2qq2cw9g Před 27 dny

    Faysal muniiir fanaan jira jilka hada jiilki hore intaba fahan san m,a waan ku tageera 👋👋👋

  • @cabdiraxmaanmuze404
    @cabdiraxmaanmuze404 Před 2 lety +1

    Keep going lph cod ilaahey ku ziiyay❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @naciimohassan8510
    @naciimohassan8510 Před rokem +1

    Legend wlhi wad ku raxaysayay bro keep 🚶‍♂️ going 🥰🥰🥰🥰🥰🥰

  • @qaasimkaraama2006
    @qaasimkaraama2006 Před 2 lety +1

    Waaaw horay u soco walaale

  • @ISHAARMEDIA
    @ISHAARMEDIA Před 2 lety +6

    Weligey Comment ma ka bixin muuqaan Lkn heestaan wan ka joogi waayey inan comment ka bixiyo keepgonig sxb

  • @cadeyosman4106
    @cadeyosman4106 Před měsícem +1

    Keep going my bro 💪

  • @hibo2584
    @hibo2584 Před 2 lety +1

    Axyaa cod walal Walahi halkeedii ayad dhigtay❤️❤️❤️ dhiigaad na dhaqaajisay

  • @zuhuurcadeey1390
    @zuhuurcadeey1390 Před 2 lety

    Woow maaashaa allaaah faysal muniir my best fanaan no:1 hada kadib🔥🔥🔥🔥

  • @hanatkinglove
    @hanatkinglove Před 2 lety +1

    Dadka haa iska weenie inaad Kali wax Garda tahay keep going my brother love ❤️ ilain bro

  • @noface9492
    @noface9492 Před 2 lety +3

    Finally legend is back

  • @rahmoturki3976
    @rahmoturki3976 Před 2 lety

    Woow hees iyo badh awawo faysal another level keep going codka cadimaha manshaalah

  • @pdiqani_nour_mohmed
    @pdiqani_nour_mohmed Před 10 měsíci +2

    Amazing voice ....
    .Hdad manta wcantahy
    .Mku waari doonta

  • @mushtaaqinaaar2636
    @mushtaaqinaaar2636 Před 2 lety

    Hees iyo bar keep going faysal muniir wlll qali ah ❤❤❤❤❤❤

  • @tanhang8697
    @tanhang8697 Před 2 lety +2

    Go for word legend 💯✔🌏
    Alle keep you ♥

  • @yaasiinabdi2534
    @yaasiinabdi2534 Před 2 lety +10

    Amazing Voice😍😇

  • @ibrahimhilachilac9138
    @ibrahimhilachilac9138 Před 2 lety +10

    Legend always legend faysal munir you are one of my favourite singer

  • @raashidproduction3698
    @raashidproduction3698 Před 2 lety +2

    Kaliya fnaninta soomaaliyed waa fnnka aaan kataageero m.a

    • @raashidproduction3698
      @raashidproduction3698 Před rokem

      Comment gaan markaa bixinayey waxa jogay wadanka Kenya 🇰🇪 special casimada labaad ee Mombasa hadana wdnkeygii hoyo special muqdisho mq biln

  • @qeyraadan2458
    @qeyraadan2458 Před 2 lety +3

    keep going brother 💪

  • @najahgabuzh9576
    @najahgabuzh9576 Před 2 lety

    Waaaaaw heees dareenle keeb going 🖤🖤🖤🖤🤐🤐

  • @khalidcanada6106
    @khalidcanada6106 Před 2 lety +1

    Wwwwww m.a legand waad ka baxsatay nice voice

  • @farxanzakir1030
    @farxanzakir1030 Před 2 lety +3

    Codkii oo qof ah faysal muniir fanan an tageero buuxa ihaayo❤️❤️❤️

  • @muniirfarahhussein4193
    @muniirfarahhussein4193 Před 2 lety +1

    Wan ku wataa samiii❤👌🏿

  • @abdisamedqabile3606
    @abdisamedqabile3606 Před 2 lety +2

    Faysal ruuxda fanka somaliyed iyo ruxaha quluubta mucashaqiinta😍

  • @rahmahusein7870
    @rahmahusein7870 Před 2 lety +3

    Www my fav fanan waxasaa kaa cod ah😍🥰

  • @suuriyaanzeer4299
    @suuriyaanzeer4299 Před 2 lety +7

    What a voice faysal munir
    Music cod io muqal qurux badan
    Kusoco prother

  • @mohamedabdiali9342
    @mohamedabdiali9342 Před 2 lety

    Www best hees waye bro kuwaan oo kale so badi thnks