Wararkii u Danbeeyey Wadahadalkii Itoobiya & Somaliya ee Turkiga oo lagu kala Kacay Somaliland oo ay

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 30. 06. 2024

Komentáře • 112

  • @MaaslaxMaxamed-bj2hc
    @MaaslaxMaxamed-bj2hc Před 8 dny +7

    Wax laganoqonayo majiran nacabkuwaydalayan somaliland Guuuuuuul ❤❤

  • @DaahirXuseenxasan-un4yf
    @DaahirXuseenxasan-un4yf Před 8 dny +3

    Xaashow baryada jooji caac ayey u eegyey arinkaagu lacagtii aad qaranka kadhac dayna umada usoo celi ayaan dhow ayaa Aakhiro qabanaynaa markaa xisaabta alle way kulushay

    • @ninilahaywarkii9767
      @ninilahaywarkii9767 Před 8 dny

      Adigoo aan qadayn ayaad aduun baa la dhacay meel kasta la taagan yahay
      Orod ka soo qaado halkuu ka dhacay

  • @ladanladan1718
    @ladanladan1718 Před 8 dny +1

    Muuse iyo aabi waa niman wadan kooda u daacada ilaahayoow cadowga somaliland jabi inshallah

  • @user-rm1tl1np1j
    @user-rm1tl1np1j Před 8 dny

    Masha.alaah guul Somalilaand

  • @Murtiileqaraamj5798
    @Murtiileqaraamj5798 Před 8 dny

    Waanu ka gudoonay walalhay garxajis
    Ceebtena cid na ushegi mYno inaga kala qadanyna wax kasta ❤

  • @user-Axmed
    @user-Axmed Před 8 dny +1

    Mahadsanid

  • @youzarsifmohamed6031
    @youzarsifmohamed6031 Před 8 dny

    Masha Allah Guul Somaliland ❤❤❤❤❤❤❤❤❤
    💚💚💚💚💚💚💚💚💚Somaliland cadowgedu ha jabo

  • @user-cu1gz6nm5d
    @user-cu1gz6nm5d Před 8 dny

    ❤❤❤❤❤guul soomaalilaand

  • @Janno190
    @Janno190 Před 8 dny +1

    Suldaan dhagax side

  • @user-ul6fn9ie6q
    @user-ul6fn9ie6q Před 8 dny

    Masha allaah illaahay hano barakeeyo dalka iyo dadkaba

  • @AmEin-Dimaria8
    @AmEin-Dimaria8 Před 8 dny

    Rer soomalilnd gulysta❤

  • @MaxamuudMaxamed-sm3ub

    Inta rabay wan helay guul abiye axmed guul muuse ❤❤❤

  • @engabdihussein7596
    @engabdihussein7596 Před 8 dny +1

    Thanks so much Taar tv, ina xaashow mustawahaaga ku ekow , dowlado is gun og ayaa wada hadlaya , odayeyna uma baahna ,meeshan kuma jirto , ma tihid nin dowladeed( state man ) waxaad tahay nin siyaasada ku shaqeysta,

    • @cabdalacawilyoohiye3
      @cabdalacawilyoohiye3 Před 8 dny

      Wuu isku dhex tuurayaa waxkasta, waa badow odaygani siyaasi inaanu ahayn maanta ayaan ogaaday wlhy,

  • @user-fd6pn9jg4y
    @user-fd6pn9jg4y Před 8 dny +2

    Waasax.iimaan.laawe.sasan.sheekh.xabaalahaagii.iska.qodo.dheh

  • @user-oq3tv7iv3r
    @user-oq3tv7iv3r Před 8 dny

    Ilahaay ha unaxariisto dhamanto

  • @waryamidiya3143
    @waryamidiya3143 Před 8 dny

    asc somaliyay ogada itobiya aqoonsi isiinma wado ee waxa ay wado waxornimo kaqad intan xornimada labidinka qadin caqligu hashaqeeyo war jooga

  • @abdirahmanmohamud1635
    @abdirahmanmohamud1635 Před 8 dny +1

    wax dhamaaday majiraan sharciga.waa la horkeenayaa gacan ku dhiiglayaashii.oofwareen.kowda ka ahaa suldaano sharcigooda.naaga hoodaa uga baahan

  • @hiboahmed4819
    @hiboahmed4819 Před 8 dny +1

    Ina xaashiyow dawlada jabuuti lacag kama helaysid iyadii ayaa gaajoonaysa ee xishood

  • @user-sl7cg9zn6t
    @user-sl7cg9zn6t Před 8 dny +1

    Wax dhagahaygu maqlaan hadalkaasaan ujeclahay

  • @princesshawd6859
    @princesshawd6859 Před 8 dny

    Somaliland guul iyo gobanimo ❤❤❤

  • @suleimanfarahgedi
    @suleimanfarahgedi Před 8 dny +1

    Iska ciye ayuu noqday ina xaash huwanta ayuu farxad geliyaa halka Faysal Cali Waraabe kanixiyo cadawga marka naacda daabaan leenahay

  • @AbdiMohamud-wu9kp
    @AbdiMohamud-wu9kp Před 8 dny

    Warkaa jir taarow

  • @Abdullah-rs7tm
    @Abdullah-rs7tm Před 8 dny

    Waa loo dilayaaa😊

  • @safiaibrahim8513
    @safiaibrahim8513 Před 8 dny

    AYAANLOW BAA IYO TAA MIIDNE MAATAHEYDA AFKAGA EEDAB UU YEELE ABAHANA MAA GAADHIDA

  • @user-vg8pj1hw8r
    @user-vg8pj1hw8r Před 8 dny

    Tuuga tuuga illaahay ku qabay illaahay ayaanu hoos joognaa oo unada kaa qaban illaahay ayaa agoonta iyo masaakiintu kugu reebeen illaahay ayaa ku qaban isha allaahu.

  • @kawsaribrahim5517
    @kawsaribrahim5517 Před 8 dny

    Waar shut up inxashi it’s not your business keep to your self guul muuse biixi❤ Guul Somaliland ❤

  • @faizaali2889
    @faizaali2889 Před 8 dny

    Ilaahay how naxariisto ragaa xaqdatada lagu laayey

  • @user-gt3gw1fb8f
    @user-gt3gw1fb8f Před 8 dny +1

    تترب سوان كبير
    ام الصغير

  • @ilhamdahir9915
    @ilhamdahir9915 Před 8 dny +1

    Somalia mawaxayi moodeen Somali land iyo Ethiopian caruur markayi leeyihiin ka laabta talada wadamadiina and waxaan umalayiinayaa taasu waa nacasnimada aduunka ugu wayiin

  • @ladanladan1718
    @ladanladan1718 Před 8 dny

    Cajuus inla soo daayo may ahyn raqda bilaa xishood ka ah

  • @aminaali6892
    @aminaali6892 Před 8 dny

    Muusay ku washeen afkiisay gaadh ka hayan waa ha hadlin dalkaaga ha u hadlin halmar bu hadalay oo uyidhi waxaad samaynaysid waxaa ka dhasha waynu egi gele marka mucaradka Somaliland marka laga reebo faysaal waa wada cadawga Somaliland il dheradana ha loo yesho wadakana ha laga ilaaliyo xukunkiisa maxakabada halaa geeyo xabsina ha lagu guro allaah dalka ha ka qabto aamiin aamiin aamiin yaa allaah mudane muuse Biixi abdi xildiid allaah cadawgiisa ha jebiyo wixii dhiba allaah ha dhibo allaah ragan ogahay haka qabto Somaliland aamiin aamiin aamiin yaa rabbi

  • @horijoogmedia
    @horijoogmedia Před 8 dny

    17 askari oo u adeegayay umada uma qalman sidan waa bahdilid waa in loo qisaasa

  • @ayaanlefaaraxcali7972

    Beesha garxajis way mahad sanyihiin
    mar haday haw shoodi kasoo baxeen
    beesha habar jeclana alle habarakeeyiH

  • @luulhussein7775
    @luulhussein7775 Před 8 dny

    Cadowga sooland jaban OO jiifee

  • @JamaalMuuse-v6x
    @JamaalMuuse-v6x Před 7 dny

    Waxbaa ku dhacay faqashtii 0:56

  • @horijoogmedia
    @horijoogmedia Před 8 dny

    Guul somaliland illahay baa la jira

  • @deeqadhudi2025
    @deeqadhudi2025 Před 8 dny

    🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹 Somaliland' Ethiopia 💪💪💪💪💪💪💪💪 guuuuuuuuuuuuuuuule 💪💪💪💪💪💪 guuuuuuuuuuuuuuuule 💪💪💪💪💪💪💪 guuuuuuuuuuuuuuuule 💪💪💪💪

  • @HussinAbdi
    @HussinAbdi Před 8 dny

    Maxamud xaashi waxaa wax u dhimey qorigii uu snm ka soo xadey

  • @user-uy2ir1vh2v
    @user-uy2ir1vh2v Před 8 dny

    Wa la arr goosanaya òofwaan

  • @ikraammahmoud790
    @ikraammahmoud790 Před 8 dny

    Geesi qaran Guul somaliland

  • @user-wv5dr6id1n
    @user-wv5dr6id1n Před 8 dny

    Heshiiska Bada ee saylac..ma in lagula riixo rabtaa..gaadhsii halkuu yahay..dhamaystir heshiiska ..

  • @dalfactv9356
    @dalfactv9356 Před 8 dny

    Codka iyo sida aqoonta Leh saxaafada aad u leedahay iyo isma laha warka aad aqrineyso ee beelaha kusaabsan saaxib ka faaideyso waqtiga

  • @Amla7
    @Amla7 Před 8 dny

    Sanadkan waa faysal un dalku wuxu ubahan yhy waa nin daremi kara ama ka fojigan cadawga somalilan sida muuse biixi

  • @Sirad47
    @Sirad47 Před 8 dny

    Xasan qoslaaye talada kula gudbooni waa in muufadaadii iyo macsartaadii isku dhuuqdo...waxba kama taqaanid madaxnimo iyo dawladnimo,waa lagu kalifayaa daaha dabadiisaa lagaaga hanjabayaa.

  • @Mohammed-kk1wr
    @Mohammed-kk1wr Před 8 dny

    UR DOQON

  • @horijoogmedia
    @horijoogmedia Před 8 dny

    Ninku masha wuu ku dhamaday hadii wuu ku soo jiri laha wuba ku rawlxi laha

  • @xasanqawdhan4970
    @xasanqawdhan4970 Před 8 dny

    waaryaa munaafaq
    goormuu oofwareen lahaa "midgaankani muxuu soo doonay"

  • @ayaanlefaaraxcali7972

    Heshiiska cid kanoqonaysah majirto shir qool kastoo somalilad loo maleegaH waa fashilmaa somaliland guul iyo gobonimo

  • @mahamedomar2179
    @mahamedomar2179 Před 8 dny

    10 nin $50000 ma magba.....sorry for the soldiers

  • @kayseduale1771
    @kayseduale1771 Před 8 dny

    Dalkani ama waaa in uu dawlad iyo qawaaniin yeesho oo xeerka ciqaabta la mariyo dad Danbiyada culus ka gala qaranka
    Ama waa in uu ahaato meel fawda ah oo foofiyad bacle iyo rigaal al qabaail u taliyaan.

  • @user-vg8pj1hw8r
    @user-vg8pj1hw8r Před 8 dny

    Bal Illaahay Tab iyo Xeelad iyo Jookar baan ahay haka saarto xisaabta yoomal qiiyaamaha dambe.Ina xaashi xoolaha agoonta iyo masaakiinta ..

  • @abdullahiomarali5241
    @abdullahiomarali5241 Před 8 dny +1

    GARXAJISKU MA SIDAAS BUU U GACAN ADAGYHEY MA WAXOOGAA LACAG AH SANNAD KU QAATEY ILMADERDEY SOW KUWA YIDHA SOMALILAND ANAAGA UGU TIRO BADAN KKKK

  • @FaadumoMaxmuud-qu9kh
    @FaadumoMaxmuud-qu9kh Před 8 dny

    Madax waynaha cidii naga khaldan xaqbuu uleeyahay inuu ujawaabo hadaba waxa khaldan oo indho beela kuwa cadawga dhinaca saaraya ee kadaba hadlaya madaxwaynaha

  • @cabdalacawilyoohiye3
    @cabdalacawilyoohiye3 Před 8 dny

    Dagaalka diyaar ayaan unahay jabuuti iyo somalia waayo jiriaankeena ayey diidanyihiin waa Loo diyaar waa Layska dhicinayaa ethiopiana waa soo gelaysaa dagaalka 2/2

  • @cismaanafgaab3018
    @cismaanafgaab3018 Před 8 dny

    Kkkk oo kani waa tabcaane

  • @safiaibrahim8513
    @safiaibrahim8513 Před 8 dny

    FIIQE REERKIS HOOBYO SHEEYDANE WUU UUGU TEEGE WAAYE

  • @adeerknoor4878
    @adeerknoor4878 Před 8 dny

    Shirki somaliya Ethiopia wu fashil may wa lagu kala yacay sas ogo

  • @maxamedabwaan2673
    @maxamedabwaan2673 Před 8 dny

    Ethiopia hala geeyo berbera halkaasaa dhankasta u fiican khilaafna ka fog

  • @sidiiqmaxamed-pg6nm
    @sidiiqmaxamed-pg6nm Před 8 dny

    TaarTv Wariye qaaliya wanku salamay Alle haku barakeeyo geesi qaran ❤❤❤ Guul soomalilnd 💚🤍❤️

  • @user-yi1nu9ne8t
    @user-yi1nu9ne8t Před 8 dny

    Hadad kwan talada udhibatan wa babaina.

  • @deeqadhudi2025
    @deeqadhudi2025 Před 8 dny

    S N M 🩸🩸🩸🩸🩸🩸🩸🩸🩸🩸🩸🩸 guuuuuuuuuuuuuuuule Somaliland' 💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪 guuuuuuuuuuuuuuuule 💪💪💪💪💪💪💪 Somaliland 🇭🇺💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪

  • @safiaibrahim8513
    @safiaibrahim8513 Před 8 dny

    INA DOOLOW KABASH KABASHTU WAA MAXAYE KIIBERKI XAAGU TEEGYE

  • @user-jk3qt4xx3d
    @user-jk3qt4xx3d Před 8 dny

    U8

  • @user-oq3tv7iv3r
    @user-oq3tv7iv3r Před 8 dny

    Waxad doomsday inu isaqa is laayo wax kale lamad so socon

  • @hashim4226
    @hashim4226 Před 8 dny

    Maamulkii xukuumada Somaliland ayuu ku sheegayaa CADOW. Waxa muuqata inuusan Dool daris ku qaadan xabsiga lagu xiray.

  • @user-vg8pj1hw8r
    @user-vg8pj1hw8r Před 8 dny

    Xoolihii umada ayuu ku tagri falayaa oo ku wadhwadhay oo hadba hablo cascas maryo cascas ugu soo labisayaa. Ina Xaashi.walee aakhiro nin illaahay ka dambeeyaa tab iyo xerladiis kama saarto xukunka alle iyo xisaabta dambe..

  • @aliabdi5708
    @aliabdi5708 Před 8 dny

    Tug Issac sorry

  • @FadxiAadan-yg2wc
    @FadxiAadan-yg2wc Před 7 dny

    Walee waa rag rag dhaafay waa ragii geelii ogaadeen caliyey
    weeye waa walaal ila dhashay waa rag ku suntan soomaliland waa rag aan jilicsan lahayn fuday waan ku aqaanaa lakiin dulqaadkii xaaji abdiwaraabe baan idinku duceeyey walalayaal
    Meeshan duriyada oo dumisa mooyee walee cidkale igama baqo
    Ma xaashibaa leh jabauuti waa walalahayo 400 ee aradayda ahaa ee uu faqash ugeeyey miyuu ilaawey xaashi mise inankiisaan ku jirin barigaa taarikh du isma qariso dulqaad lakiin isaaq baan u ahay waana walaaladay jabuuti xaashi danta somaliland ka shaqee jabuuti danteeda iyadaa taqaan
    Jabuuti hadaanay walaaladay ahayn maata oo fasax ku jiraan jabuuti dadkeedu wajaale ilaa gabiiley iyo arabsiyo beerta raaxada kumay dalxiisiin dadkiisu kuleelka ka soo yaacay biyaha macaan ee hargeysa jooga talaaley jabuuti may cabeen hadaan is nacno markaa xaashi siyaasad baa la isku xayaa tanta somaliland meeshay gasho madaxweyne inaa dablaa hogaanka haya mucaarad dalkaaga wixii xun lakiin dawlad u dood kumaan odhan sidaana madaxweyne igu noqon maysid ha kadhicin salaamada xaashow qaar lagu sigtaa jiree ugaaz

  • @user-zw6wl9hc7c
    @user-zw6wl9hc7c Před 8 dny

    Garxajis waa tol jecel yahay ee kursigaaas bay rabaane
    Isaaqow aan maanta saarno
    Oo laba nin iyo laba milyan oo isaaq kale doorano

  • @Yasmin-ub2tv
    @Yasmin-ub2tv Před 8 dny

    Tuuuugga tuugga

  • @Sirad47
    @Sirad47 Před 8 dny

    Ninyow in 6 blood lagu hayo ayey ahayd...

  • @moabdi3860
    @moabdi3860 Před 8 dny

    Too lat adeer they will never get cod reer somaliland faqashta

  • @Mohammed-kk1wr
    @Mohammed-kk1wr Před 8 dny

    TUUG xaashi

  • @MohammedMuhumed-yb6uh

    Somali baantuu 😂😂😂bacaac bacaac bacaac bacaac 😂😂😂

  • @abiiboladjama1659
    @abiiboladjama1659 Před 8 dny

    Ethiopia Huwantii xamar Meel Ethiopia saaarty
    Djibouti iydaa khaladka wada Wlèe

  • @AxmedMaxamud-zc4ei
    @AxmedMaxamud-zc4ei Před 8 dny

    Ina xaashooow tuuug gabooibey oo hawadiii iibiyey xamar ka iibiyey adooo ah dhiboutina maxaaad ka iiibisey wax baa jiree waaaar indho adagaa wisheeysugu.

  • @khadijac9841
    @khadijac9841 Před 8 dny

    😂😂😂😂😂

    • @khadijac9841
      @khadijac9841 Před 8 dny

      Cadow kumaxidhine tolkaa ayaa dhaqancelin kuusameeyay

  • @abdiaziizahmed7827
    @abdiaziizahmed7827 Před 8 dny

    GARACXEJIS IYO ARGAGIXISADA ICTISAAM AYAA KALA GUDOOMEY BEEN HABARYOONIS WAXAY BALAN KU QAADEEN INAY SOMALILAND XOOG KULA WAREEGAYAAN BAL AYNU EEGNO CIDA LOO HANJEBAYO EE LA SOO SAHAN SADAY

  • @nuurnuuraan8624
    @nuurnuuraan8624 Před 8 dny

    Nus Milyon dollar wax wayn bay u qaban meelahay dagaan

  • @horijoogmedia
    @horijoogmedia Před 8 dny

    Askarta la layay uma qalman sidan waa in loo qasasa wixi dhiigaas gaystay

    • @maxamednasteeex4359
      @maxamednasteeex4359 Před 8 dny +1

      Qisaasta waa doorasho magta iyo saamaxaada sadexdaasaa mid uun weeyi markaa haday eheladu Magta doortaan lama qisaasayo ee magtaa laboxinayaa

  • @AyaanSiciid-qy3xg
    @AyaanSiciid-qy3xg Před 8 dny

    Itoobiya miyay diiday dekadii loo soo ban dhigay

  • @user-yi1nu9ne8t
    @user-yi1nu9ne8t Před 8 dny

    War ilayn tuug ma yaxyaxo!

  • @ismaacilsamakaab43
    @ismaacilsamakaab43 Před 8 dny

    War ina xashiyow jooji adigu xawayan nimada aad cadowga somaliland ku tageereyso

  • @AhmedMohamed-tn5yg
    @AhmedMohamed-tn5yg Před 8 dny

    Doqonkii ina Xaashi bal maqla

  • @ahmedyuusuf2168
    @ahmedyuusuf2168 Před 8 dny

    Kkkkkk ina omar dool
    Wa qorba jooha naxli iyo caqbyalad qaawani washay
    Bal maxad u malayn ninka noocaasa dadki madax u yahay

  • @user-vg8pj1hw8r
    @user-vg8pj1hw8r Před 8 dny

    Jookarkarkoow jahanaba ayaa dambaysa ...illaahay usoo noqo oo soo celi xoolaha umada oo iga saamaxa ku dheh intaan iilka lagu dhigin imikaad dhawday ..

  • @ibrahimmahmoud8860
    @ibrahimmahmoud8860 Před 8 dny

    Malaa weey ku sidata gacanta oofwareen ayaad ku baxayso waayo sidad u hadlayso wali caaydiibad nala.daba socpta bari.dhaweed wad soo dhamaysa lakin dirirow hargaysa weeynu u wada bahanay

    • @cabdalacawilyoohiye3
      @cabdalacawilyoohiye3 Před 8 dny

      Waaba Layna qabsan rabaa jabuti iyo somalia ayaa inoo bahoobay wakhti laysu muuqmuuqdo majirto wlhy jiritaankeena rag ayaa geeri ka xigsanaya waar dalka aynu difaacano xor manihine, hadiiba la leeyahay dekad ma bixinkartaan waa quudhsi halkii udanbeeyey

  • @user-ud6fs8ut7z
    @user-ud6fs8ut7z Před 7 dny

    Waar geesiyaal weeye garxajis burtay koreena waa toodii, markii la doontayna daris ayey u dhegeen lama ilaawaan ah, wax kale hadaad haysana soo daa!!!!

  • @aishabarakalaafikummahadss1670

    Danbiilayaasha miyaa degdeg loo sii daayaa

  • @horijoogmedia
    @horijoogmedia Před 8 dny

    Hobyo la wareega marka ma saylac unba ka xarana Ethopia 😂😂😂 caqliga somalia wakaas somaliland aan isku dirno allaw somaliland garab gal oo cadawgooda jabi

  • @maryamdirie6842
    @maryamdirie6842 Před 8 dny

    Geesi Madaxweyne Bixi marku yidhi Ofwaren iyo kuwi la socday wa laso xidhaya

  • @user-jg8sy6kw9q
    @user-jg8sy6kw9q Před 8 dny

    soodaa waxaad hayso xasan gur gurte dagaalka baan rabnaaba waa hadaa mahadisaan

  • @mohamedabdi3468
    @mohamedabdi3468 Před 8 dny

    Hassan shiekh has surrendered on the issue of the MOU between Ethiopia and somaliland. What's the fate of the traitors and puppets party under the payroll of villa somalia called WADANI and the director of jabuti. Who are both in the blacklist of somaliland people and nation ?!!! 😂

  • @asiaadaad9727
    @asiaadaad9727 Před 8 dny

    Tuug iyo dameer iyo doofarba adiga aha weriye aan isku kalsoonaye oo cuqdadysan war saxafad soo barao xishmadeeda

  • @AliDahirGeele
    @AliDahirGeele Před 8 dny

    Waar beenta

  • @user-vg8pj1hw8r
    @user-vg8pj1hw8r Před 8 dny

    Waar ninkan Inaxaashi ee tuuga ah maxaad dabada uga durbaashisaa beentiisa Taar tv hadaad tahay. Kumaanaan garan niyohow waliba Tab iyo Xeeladle ayaad ula baxday ..waar jooji Qabyaalada oo dhex adigu ahow. TAAR TV.

  • @user-km7zl5ph9z
    @user-km7zl5ph9z Před 8 dny

    Waanu ognahahay iuu idling soo dhiibeen hasa sheikh Ina cumargeele lasagna kaLaya qaarkalana laaya anaa Darya monotype godtada daahiy dadabyaa ku xidhi kara

  • @Abdullah-rs7tm
    @Abdullah-rs7tm Před 8 dny

    Beenaale

  • @Yosef-ev6wl
    @Yosef-ev6wl Před 8 dny

    Tuug wa tuug in xaashi iyo tartv o inoo xayaysiisa qabiilkiisa

  • @user-vg8pj1hw8r
    @user-vg8pj1hw8r Před 8 dny

    Tuuga tuuga illaahay ku qabay illaahay ayaanu hoos joognaa oo unada kaa qaban illaahay ayaa agoonta iyo masaakiintu kugu reebeen illaahay ayaa ku qaban isha allaahu.