Hargeysa Oo Lagu Fashiliyey Kooxo Loo Adeegsado Burburinta Somaliland & Xogaha Iftiiminaya

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 27. 08. 2022
  • Hargeysa Oo Lagu Fashiliyey Kooxo Loo Adeegsado Burburinta Somaliland & Xogaha Iftiiminaya
    ARABSIYO NEWS Kala Soco Wararkii U Dambeeyey Ee Soomaalida iyo Dunida. Kuxidhow #arabsiyo_news

Komentáře • 59

  • @mohamedabdi160
    @mohamedabdi160 Před rokem +6

    Adero i already Say that to ciroo iyo warabe they never khow the War to halgan SNM thanks

  • @cismanabdi2416
    @cismanabdi2416 Před rokem +6

    Caloshood U Shaqaystayaal Weeye Nimankaasi Hala Fashiliyo

  • @mohamedosman5579
    @mohamedosman5579 Před rokem +3

    RIJAA LILAAH RUNBAAD SHEEGTAY DULCAD DADKI U QAXNAY BAAN AHAN
    WAXAN ODHAN JIRNAY TAGERE ILAAHAYOW RUUX TAAG DARAN TIIRIYO
    HARGEISA TIRSADAY MAR UUN MA ISOO TUSTA
    AAMIN AAMIN AAMIN AAMIN YA ALAAH
    VIVA SOMALILAND UNITED

  • @alaalealmahdi5566
    @alaalealmahdi5566 Před rokem

    MASHA ALLAHA ALLAHA YAXFADAK. SI FIICAN OO WANAGSAN.MAHADSANID.

  • @laylasuruur5769
    @laylasuruur5769 Před rokem +5

    Markiihore ayey khalad aheyd in ciroiyo feysalcali waraabe. looogolaado. Ineyxisbiyo sameystaan waayo dalkan umeysooh halgamin midwaliba faqash ayey lajoogeen. ooeyushaqeyn

  • @hamdahassan3685
    @hamdahassan3685 Před rokem

    MashaAllah well say 👏 🙌 👌

  • @aminahassan1173
    @aminahassan1173 Před rokem +1

    Maasha allaah illaahay cimriga caafimaadka caqliga camalka saalixaba illaahay hakuu siyaadiyo runtaad ku dhiijisay

    • @mohamedalimohamed5828
      @mohamedalimohamed5828 Před rokem

      Ilma anserson cooper iyi barwaqo skool imisa ku kiraysan hablaha 10 dooler mia.

  • @ZM1233_
    @ZM1233_ Před rokem

    Mash Allah

  • @maxamedaliharbi9173
    @maxamedaliharbi9173 Před rokem +3

    nimanku waa calooshooda u shaqeystayaal ee ha la fashilo Allaana fashiley

  • @faizalabdulla1104
    @faizalabdulla1104 Před 2 dny

    GUUL SOMALILAND Cadawgeeda ALLAH ha jebiyo

  • @juma6506
    @juma6506 Před rokem

    Asc.
    Sounds ma Shaa Allah.
    Allah mahad leh. Thumps up.

  • @aminaali6892
    @aminaali6892 Před rokem

    Masha allaah waa runta xaaji alle ha ku xafiido daliminta

  • @adarmohamed3709
    @adarmohamed3709 Před rokem +1

    MashaAllah afku kuma go,o geesi geesi dhalay garyaaqaan garyaaqaan baad tahay

  • @aminamaxamed9995
    @aminamaxamed9995 Před rokem

    Saamiya

  • @gaasiraguuled8771
    @gaasiraguuled8771 Před rokem

    Maasha allah ragaas oo kale baa loo baahan yahay ee laxadii modoobayd ee adhiga daba cararaysay looma baahna afkaaga caano lagu qabay waa nin wadani dhab ah ee sheegato qadhmuun dalkooda lid ku ah maaha.

  • @zahrayonis2973
    @zahrayonis2973 Před rokem

    Wa ruunta xaqiiq ruug cadai

  • @abdit8270
    @abdit8270 Před rokem +1

    Ragan loo taaglayahay caasha biyo sida may arag, dulcad iyo belyalay may tegin. Waa habartii dusheediyo degelkay kunoolayd dadka wada hel moodoo daad wararac bay tidhi.

  • @ijoxasan9132
    @ijoxasan9132 Před rokem

    kaa isaga iyo hooyadii ayaa burburaya ee qabta

  • @iqroali7019
    @iqroali7019 Před rokem

    Somaliland viiva isaaaq viiva isaaaq farmo

  • @ahmed_diinaari
    @ahmed_diinaari Před rokem

    Caaac

  • @laylasuruur5769
    @laylasuruur5769 Před rokem +1

    shacabka kayeelya banaabaxa ayaa kadaran

  • @laylasuruur5769
    @laylasuruur5769 Před rokem +1

    sidii loo doortey cabdirisaaq khaliif wuxumeeyey. waananinka kadanbeeya. dhibaatada soomaaliland. Waaa dhaamey odeygii kahoreeyey isaga

  • @jamaljama7284
    @jamaljama7284 Před rokem

    So fiican Baad u hadashay Adeer. Laakiin ilaahay baa og qofkasta waxa ku Jira qalbigiisa! Waxanse layabsanahay sabata Madaxwayne kastaa u jecelyahay inuu kordhisto waqtigisa???!!! Waa inaynu samaysanaa sharci adag oo marka waqtigaagu dhamaado aad alababka ka baxdid!

    • @mohamedalimohamed5828
      @mohamedalimohamed5828 Před rokem

      Anaga ku dacwyne nino u kilked kids we gona stop eny money caming in somaliland to abuse the people.

  • @roodacismaan952
    @roodacismaan952 Před rokem

    Subxaanalaa suradii qiyaamaa dagaal ha ku mataline wey qaldanyiine sikale sh.wax ugu macnee cafwan

  • @adarmohamed3709
    @adarmohamed3709 Před rokem +1

    Calooshooda u shaqaysta yaal weeye

  • @benefitcollege1894
    @benefitcollege1894 Před rokem

    Chanalkn chanl ka ben bdan man arag kan yri wuxu dono ayunbu yidhaa

  • @mohammedabdi7061
    @mohammedabdi7061 Před rokem

    Aakhiro zeman
    Arimaha Dhibta Somalida dhex martay waa arrin ilaa hadda iska ilaaliyey in aan faraha la galo waayo siba ugama gar niqi karo. Allah ayaa dadkisa u gar niqi doona if iyo aakhiroba.
    Sheikhyada waa ka dhegeystay in zamen ama waqti aanu iman ilaa u midka ka dambaya ka sii fitno badan yahay.
    هرَج القومُ : وقعوا في فتنة وتقاتل واختلاط.
    Waxaynu kale oo maqalaa
    ، أصبحوا في هَرْج ومَرْج : في فتنة واختلاط.
    الكتب، والرسل، والأَديان قاطبة ً …................. وكم باتوا على هَرْج ومَرْجِ (شعر الشاعر: أحمد شوقي )
    Rasuulka Csw ayaa sheegay in Yoomul qiyaamaha hortis xaalka dadku noqonayo هرجي
    Harji oo uu ku fasiray Rcsw DIL iyo ISLAYN dhexdooda ah.
    Mana aha dilkasi inaad Gaalo la dagaaamaysaan bal waa in ummadan iyadu qaarkeed qaarka kale laynayso ama dileyso. Midaas ayaa qiyaamada ka so horaysa. Rcsw wuxu yiri dilkaas waa soconaya ilaa ruuxa inta walaalkii la kulmo u dilo.
    Midaas oo keenaysa in deriskii aanay kala nabad gelin, ehalkii aanu is nabad gelin oo qofna qof aaminin karin.
    و قال تعالي في محكم تحكيمه:
    إِنَّ رَبَّكَ هُوَ يَفْصِلُ بَيْنَهُمْ يَوْمَ الْقِيَامَةِ فِيمَا كَانُوا فِيهِ يَخْتَلِفُونَ (25)
    السجدة
    الشرح:
    Sharaxaad:
    إن ربك هو يفصل بينهم يوم القيامة أي يقضي ويحكم بين المؤمنين والكفار ، فيجازي كلا بما يستحق . وقيل : يقضي بين الأنبياء وبين قومهم ; حكاه النقاش .
    Nebbi Muammedow csw Eebahaana ama Ilaah wayne oo waaxid wuu kala bixin maalinta qiyaame, waana uu kala xukmin oo u gar qaadin mu‘miniinta iyo gaalada dhexdooda. Mid walbana wuxuu ka abaal marin doonaa mudnaantiisa iyo wixi u soo shaqaystay. Waxaana la yidhi:
    Sidaas si la mid ah ayaa Eebbe ukala xukumin wixii dhib ah oo dhulkeena ka dhacday, ciddii geysstsy iyo ciddii loo grystayba shacan iyo dawlad ama qof kasta oo dhib loo geystayba cadaaladisa Allah ayuu kala kulmin.

  • @ramlajama8355
    @ramlajama8355 Před rokem +1

    Isaaq razzle h yuusa xagay wax ka qabteen wasr garxajiska aad sheegsysp ayaa umada bur uriya somaliland $8000.0000bay qaateen three days ago waar runta isu sheega libaaxa somal8la d waa mbx oo u soo halgamey garxajiskaad zheegayso way ahazyeen badaasiin sida faysal iyo ciro maali walba waxaa lasoo qaataa lacag muqdisho laga keeney iyo gadar waa la og yahay walee calaMooyinbadan baa soo baxaya op ceeb laha qaDo laakiin ilahay baa kashifaya iyaga ito I ta xaaraanta cunta ciilqabe ito ciilqabay mbx isagaa wadanka itopia iyo somaland ba xoreyey kuwii bililiqada guran jirey ee dadka rufyanii jirey waxaa kamid ahaa hyuusaiyo gabooye umada ilahay haka qabto ciro .faysal. iyoxirsi gaab waa tuug tuugi dhashey ciilqabayaal markii uu guvtey suuqii waaheen waakuwii xaarmaajo soo direy $50000.0000 adeer miyaa layswaalayaa cun cun cuni waabaa ju xigta ilahayhakudhowro adeer

  • @sara-mn7sj
    @sara-mn7sj Před rokem

    Siilaanyo ayaa odhan jirtay markuu mucaaradka ahaa , dowlada riyaale yaan la ictiraafin 🤣

  • @abdulkaderjama1494
    @abdulkaderjama1494 Před rokem

    200.000 dhintay kulaha Beenloow

  • @burjilibax
    @burjilibax Před rokem +2

    Muse bici ka kow gcmihisanu ku burburinayaa rafashada iska daya
    Wu dayoobey siyasade wadadka zxp Dr gabose lha lo geeyo

  • @sara-mn7sj
    @sara-mn7sj Před rokem

    Dariiqii kulmiye1 qaaday markuu mucaaradka ahaa ayaa wadani iyo ucid marayaan

    • @abdihakimahmedjamanuur8999
      @abdihakimahmedjamanuur8999 Před rokem +2

      Kulmiye may odhan jirin xabada isu dhiga ciyaalow.🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣.
      Kulmiye caruurta kumuu odhan jirin
      Siidhi baan idiin afuufayna.
      Kulmiye caruurta qabyaalad kumuu odhan jirin nagu taageera.
      Kulmiye buurta may fuulin labo sanadood.🤫🤫🤫🤫🤫🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

    • @sara-mn7sj
      @sara-mn7sj Před rokem +1

      @@abdihakimahmedjamanuur8999 Somaliland Qabyaalad lagama aqoon Kulmiye1 Ka hor, Siilaanyo ayuu ahaa ninkii qurbajoogti ictiraafka u ololayn jirtay Ku yidhi, inta Daahir Riyaale joogo ictiraaf ha raadinina, Siilaanyo iyo Faysal Cali waraabe ayay ahaayen kuwii EU iyo deeq bixiyeyaasha oo dhan Ku yidhi wax caawimo ah ha siinina dowlada riyaale, "HISTORY REPEATS ITSELF"
      Runtu ma fantaa? Shicibkii qabyaalada iyo beenta lagu kicin jiray ayaa imikana shaadh kale loo soo xidhay!

    • @abdihakimahmedjamanuur8999
      @abdihakimahmedjamanuur8999 Před rokem +2

      @@sara-mn7sj waxaan ku idhi kulmiye caruurta kumuu odhan jirin xabada isu dhiga.Kulmiye somaliland oodhan baa ku jirta.halka wadani buurta reerka ku shirinayay .ee ay jabhad u samaysteen .maanu arkin murashax madaxwenyne ama siilaanyo oo caruurta ku leh siidhiga markaan afuufo xabada isu dhiga ciyaalow. Isma barbardhigi kartid siilaanyo iyo cirro.

    • @sara-mn7sj
      @sara-mn7sj Před rokem

      @@abdihakimahmedjamanuur8999 isma barbardhigayo laakin waan simayaa, Siilaanyo durbaan qabyaaladeed mid colaadeed mid qaran dumis iyo mid munaafaqadeed ayuu kursiga Ku fadhiistay, Cirona waa ardaygiisi oo intii oo kale ayuu samaynayaa, hadaad u fiirsatona intii kulmiye1 u mudaharaadi jirtay ayuunbaa wadani u guurtay.

    • @abdihakimahmedjamanuur8999
      @abdihakimahmedjamanuur8999 Před rokem

      @@sara-mn7sj wali waad ka meereysanaysa .waxaan ku idhi kulmiye caruurta kumuu odhan jirin xabada isu dhiga.takale kulmiye sharciga muu diidin..wadani maanta xeerkii uu ku soo baxay ayuu diidan yahay .oo uu ciyaalka ku yidhi . siidhiga markaan afuufo xabada isu dhiga ciyaalow.hadaad is indho tiraysid oo Aad qabiil ku taageeraysid meel gaadhi maayo.

  • @mohammedabdi7061
    @mohammedabdi7061 Před rokem

    Weli waxaad ka hadlaysaa waa arrimaha Isaaq ee bal na fahansii meesha Daarood ama Harti ka so galay hawshan aad ka hadleysid?
    Dhulka Harti iyo Isaaq in XBritish waa is le'egyahay ee maxaad ka qabanaysay 31 sano dhulka Harti?
    Hawshu hadday bilaabmaysaa?
    Talada aan la ruugin waa lagu rafaadaa!

    • @buufiyahaweyn7430
      @buufiyahaweyn7430 Před rokem

      HHHHHHH YAA IBNU FAQASH DICIIF DICIIF WASAY KKKKKK
      MA DIDEE HARGOOLAW HA IGU TUMIN DURBAANADA IYO DAASADAHA MADHAN FAQASHEY

    • @mohammedabdi7061
      @mohammedabdi7061 Před rokem

      @@buufiyahaweyn7430
      Walaal ujeedku ma aha in aynu is cayno ama is xumayno. Waxa aad marag ka tahay sida fuleynimada ah ee aad u runta u necebtahay. Sida aadan dawlad iyo dal iska daaye laba habrood ugu gar naqi karin. Waxa aad sabool ka tahay garashada aaddun iyo mid aakhiroba. Ninkii kaa feker gedisan waxaad ku tilmaami inta aad sare nagula wadaagtay. Bal u fiirso sida aad marag iigu tahay in aan waxba inaga dhexeyn awel iyo aakhirba!.
      Sida habaar kaagaga dhacay garashada iyo hogaanka ama rag isku wadidba.
      Ma aderka ayey sacabka u tunnaa? Oo ma garasho baad u haysataa nin aan dhul iyo dad isugu kiin jirin hadduu ku yiraahdo war in badan ayaad i sheeganaysay ee goorma ayaa sheegashada beenta iyo khuraafadka ama political sufism ku dhisan naga dhamaanaya waad caytamaysa?
      Adigu waxaad u baahantahay in wax
      Lagu baro ee maadama aadan waxba aqoon in lagu xumayo uma baahnid waayo Allah wax ma xumayo ee dhinacayga nin xun oo doqon ah baad tahay. Waxana hubaa inaad rabshadaha so socda ku dhimanaysid waayo caqli aad uga
      Badbaado ma lihid.
      لانه وجودك في هده الدنياء ما احد راح يستفيد شي واحد منك أيها الحمار الغبي.
      Here we go....
      This Troller tried to react my comment.
      Who is troller?
      troller هو شخص يحاول دائمًا إزعاج الآخرين
      المستخدم الذي يستفز الآخرين بشكل ضار
      To piss some one off.
      Trollerku waa nin/haween ama qof had iyo jeer isku daya inuu ka cadhaysiyo dadka kale. Madaama innagu muslim nahay, ma hubi karo in dadka noocaasi yihiin Sheitan الانس او الشياطين الجن.
      He/she is a typically an internet troller as he/she is trying to create
      un necessary quarrels or makes people he/she don't even know
      upset on the internet to distract them by positing inflammatory and off topic messages.
      Ha quudin internet trolls ka.
      Waa maxay internet troll?
      Xaalku haddu sida yahay wuxu mudan yahay in wax laga iftiimiyo si sharkiisa ummuddu uga nabad galaan. Maahmaah ama saying misuseka social mediaha ka hadasha ayaa waxay oranaysa (GIGO) or garbage in garage out.
      Haddii aad social mediaha inter facekiisa gelisid qashin waxa kaaga soo baxaya qashin kale. Macnaha haddii wax fican gashatid ama ku qortid, wax fican ayaa ka so noqonaya ama laga arkaya and vice versa.
      Diintenu maxay akhlaaqda ka tiri?
      Hadiith aya oranaya
      اذا لم تستحى فاصنع ما شئت
      Haddii aadan xishoonayn samay wixii aad doontid.
      الحياء زينة النفس البشريه، و تاج الأخلاق بلا منازع. و ايضا شعبة من شعب الأيمان التي تقود صاحبها الي الجنة. كما قال
      رسول صلى آلله عليه وسلم(الحياء من الأيمان، والأيمان في الجنة) رواه أحمد و الترمذي)
      Marka walaalayaal xadithka sare ku qorani wuxu qof kasta oo muslim ah baraya in
      Xayadu ama xishoodku tahay quruxdii ama siinadii nafta basharka, iyo Taajkii akhlaaqda iyada oo aan wax murun ahi ku jirin.
      Xishoodku waxuu sidas oo kale yahay nuur baxaya oo ka mid iimanka, nuurkaas iimanka ka socda wuxuu ku haga ama hogaamiya qofka janada eebe. Waxa weriyey Ahmed iyo Termedi.
      Sida Rasuulkii suubana yiri scws(Xayadu ama xishoodku waa qayb ka mid ah iimanka, halka iimaankuna janada yahay ama ku jiro ama ku geyn karoba).

  • @Dhir.iyo.deef.
    @Dhir.iyo.deef. Před rokem

    Ee seexo waxa kuma hadlaydiday

  • @galkagundelibaax2866
    @galkagundelibaax2866 Před rokem

    📺Rwanda Heego TPLF

  • @galkagundelibaax2866
    @galkagundelibaax2866 Před rokem

    Garxaajis hashteeri faqash meey aheeyn (ina Cali Askar), Garxaajis Tuke🦅 kumu hoor waaseeyn (Gabiilay), Garxaajis jeel ba la igu waasay meey odhan ( ina Cigaal), Garxaajis faqash xabaal ku jiira kamuu dul barooran sidii Islaamaha ( caaqil Muuse baloodh)

  • @galkagundelibaax2866
    @galkagundelibaax2866 Před rokem

    Caaqil Muuse baloodh sabaayadii u dubi jiiray xiligii SNM ta ayuu dib ugu noqoonayaa adeer

    • @abdihakimahmedjamanuur8999
      @abdihakimahmedjamanuur8999 Před rokem

      CBB xaarmaajo wali ma naga daba cabaadaysa.

    • @galkagundelibaax2866
      @galkagundelibaax2866 Před rokem

      @@abdihakimahmedjamanuur8999 Team Andersson Cooper 🍑🍑🍑🍆🍆ka seexo meesha adeer. Looma baahna badhaasuq. Heego xaar walwaal TPLF.

    • @mariolakame731
      @mariolakame731 Před rokem +1

      @@galkagundelibaax2866 ma adiga hadli kara dhidig googarad xidhan baad tahay eh. Libaaxii Ina Cigaal baa googarad kuu xidhay 1960. Libaaxii Dhagawayne ayaa googarad kuu xidhay 1992. Libaaxii ina Cigaal baa hadana mar labaad googarad kuu xidhay 1994 intuu ku foorariyay. Maantana, hadaad xishoon waydo Libaax Muuse Biixi ayaa googarad iyo keeshali kuu xidhi doona. Habar Yuusaay, ama ooy, ama futada xaar ka keen waligaa Subeer Awal ma gaadhaysid. Viva Super Awal

    • @abdihakimahmedjamanuur8999
      @abdihakimahmedjamanuur8999 Před rokem

      @@galkagundelibaax2866 CBB dhuuso .niicdaadu waxba qaadi mayso. ragga kaa Roon waxba haka hinaasin .ee taada eeg .

  • @galkagundelibaax2866
    @galkagundelibaax2866 Před rokem

    Sheekhi la duugay iyo isaaq miyaad u diiran qaaylo, bal in ay ku siideynkaran bal keen duriyadaada. Waa gerarkii Gaani u ka dul tiriyey ina Cali Askar markii u hashteeriga ka dhigtay. 70 Corneeyl oo reerkiina ah na waxbaay u qaban Kari waayeen. 1 nin oo Garxaajisa ayaa kala soo baxay. Heego faan badanaa.

  • @iqroali7019
    @iqroali7019 Před rokem

    Somaliland viiva isaaaq viiva isaaaq farmo