XANUN! WA ISIXIRTAY AYAY ITIRI EEDADAY DUNIDA UGU JECLA

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 26. 08. 2024
  • #Subscribe #Like #Share

Komentáře • 272

  • @sahantoosan9083
    @sahantoosan9083 Před 5 měsíci +66

    Labadaada waalid Janada fardowsa Allaha ugu deeqo ii soo booqo channel keyga ❤

  • @KoKoBULLE-its
    @KoKoBULLE-its Před 5 měsíci +83

    Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)🕋❤️🫵😢

  • @kaysebaashe
    @kaysebaashe Před 5 měsíci +52

    Walaahi aduunka hablo fara badan ayaa ku dulman yaa rabi dumarka dhibta ka dulqaad inta qarsoon ayaa badane😢😢😢😢😢

  • @nuurcool
    @nuurcool Před 5 měsíci +96

    Inta ila jecla nabiga aynu ku wada salino scw scw scw

  • @ashqar-e3o
    @ashqar-e3o Před 5 měsíci +31

    Ku scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤

    • @ashqar-e3o
      @ashqar-e3o Před 5 měsíci +2

      Ku scw scw scw scw scw ❤❤❤

  • @mohahaashi3573
    @mohahaashi3573 Před 5 měsíci +37

    Kusali xabiibkena scw

  • @hudaabdullah3447
    @hudaabdullah3447 Před 5 měsíci +15

    mashaa Allah !!! ridwaan wuxuu yiri Waa Sida dumarka lagarabo

  • @cabdalle_bille
    @cabdalle_bille Před 5 měsíci +92

    Inta sariirta cidlada ku ah waa salaamay 😢😂

  • @alimualim22
    @alimualim22 Před 5 měsíci +10

    My team Ridhwan Isack Ramadan Mubarak ❤️

  • @maryamisse6494
    @maryamisse6494 Před 5 měsíci +3

    Masaakiin, Allaah ilmahaaga hakuudaayo, hooyo walba xaqabay uleedahay inay barbaariso wixii Alle ku arsaaqay

  • @duniyakordahab
    @duniyakordahab Před 5 měsíci +5

    Kusali xabiibkena Mohamed scw scw ❤ abyo sorry 🙏 😢

  • @bahjabella2477
    @bahjabella2477 Před 5 měsíci +11

    😢iam sorry Ruman walal saxib wan ka xumahay dhibta lagu geystah carurnimadadi qof ad u degan u karti u naxariis badan ayad tahay inta an ka bartah😢

  • @deeqoibrahimmohamed233
    @deeqoibrahimmohamed233 Před 5 měsíci +12

    Wan daremaya xanuunka in ay hooyo ku so korin more than 22 year aniga waxan qaba bahi hooyo abayo Allah kula jiro

    • @akramukofficial6953
      @akramukofficial6953 Před 5 měsíci +1

      Abayo anine 18 sano ayaan hooyo la,aan ahay dhamanteen allaha nala jiro

    • @mamahooyo9379
      @mamahooyo9379 Před 5 měsíci +1

      21 sano hooyo iyo aabe la aan ahay anoo 4 gaarin iga dhimatay hooyo, aabana kala dheernahay alx gumaysi badan sida dadka kale masoo arkin lkin meesha ibanaan ilaahay baa og😢 alx

  • @abumaxamed1925
    @abumaxamed1925 Před 5 měsíci +7

    سبحان الله وبحمده سبحان الله العظيم

  • @user-sq9uy8mx4i
    @user-sq9uy8mx4i Před 5 měsíci +10

    Shekadii shukri iyo cabdulahi away ridwan

  • @guledgled8695
    @guledgled8695 Před 5 měsíci +11

    Gabarey hooyadaa qof ilma rabto maaha wey kuu imaan lahayd sucuudigu ma foga

    • @user-dk2zm1xj2y
      @user-dk2zm1xj2y Před 5 měsíci +4

      Ha odhan sidaa ilmo iyo walidkii layskuma diro e hooyana waa hooyo uun 😢

    • @user-wv1eu9lb9w
      @user-wv1eu9lb9w Před 5 měsíci

      Qoftan wayba kortay waxana suura gal ah inay daruufo ay jiraan

  • @user-wy5kr2xu6m
    @user-wy5kr2xu6m Před 5 měsíci +14

    Ku salin nabigena scw scw scw scw scw scw scw❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @unitednationonecreator
    @unitednationonecreator Před 5 měsíci +7

    Gabadha is ku mid aan nahay xaga walaal buuxdo la,aanta iyo in Ayadoo yar Abaheed iyo Hooyadeed Kala tageen

  • @zamalmehrain6264
    @zamalmehrain6264 Před 5 měsíci +1

    Subhanallah 😢wlhi weyartahay 😭😭😭💔

  • @noorbunow9132
    @noorbunow9132 Před 5 měsíci +3

    M, a inta Dib qabta Dibka Alle haka qatho I, a rithwan no... Katha Ayan ubahanahay sahib

  • @ahmeyfarah4206
    @ahmeyfarah4206 Před 5 měsíci +14

    Intii Ridwan tagertaa one love❤.

  • @KhadraMahamed-yk2jb
    @KhadraMahamed-yk2jb Před 5 měsíci +11

    Shekadan wali wxba kama fahmin meeqey jirtey markey guursatey

  • @user-dk2zm1xj2y
    @user-dk2zm1xj2y Před 5 měsíci +6

    Horta sheekadii c/laahi iyo shukri halkee ku dambysy wllo ridwan

    • @user-ks3ol1uh8y
      @user-ks3ol1uh8y Před 5 měsíci +1

      YouTub ayay firten shugri iyo cabdaleh family 😂

    • @maryanelmi-cw9jy
      @maryanelmi-cw9jy Před 5 měsíci

      @@user-ks3ol1uh8yrun sheg 😂

    • @user-dk2zm1xj2y
      @user-dk2zm1xj2y Před 5 měsíci

      @@user-ks3ol1uh8y runta miyaa malaha adaa u fury 😅

    • @NuuraYuusuf-pc9ds
      @NuuraYuusuf-pc9ds Před 5 měsíci +1

      Haa wllhi wey furten😅😅😅😅

    • @user-dk2zm1xj2y
      @user-dk2zm1xj2y Před 5 měsíci

      @@NuuraYuusuf-pc9ds maxy ku qorten wllo qali aniga sheekadoda ayaa aad iigu socotye

  • @user-gr3pu2ew1i
    @user-gr3pu2ew1i Před 5 měsíci +6

    Like isaara xrfny😂🙌

  • @garaad_Afgooye_Productions114

    Wlhi waa xanuun Alle ha inoo caafiyo caafimaad taam ah.

  • @rahmarahma3526
    @rahmarahma3526 Před 5 měsíci +5

    Waxaasi waa iska caadi Mar hadii aad
    Ayeeyo haysatey ku jecel
    Dad aan garaba Haysan baa jira

  • @fatxoabdinasir3200
    @fatxoabdinasir3200 Před 5 měsíci +10

    Scw Scw scw

  • @RahmoAli-Dr-love
    @RahmoAli-Dr-love Před 5 měsíci +2

    Allah is one

  • @samiiraabdirahman7067
    @samiiraabdirahman7067 Před 5 měsíci +28

    Qisadan iguma.socoto.caawa😂😂

  • @user-up4du7ji3e
    @user-up4du7ji3e Před 5 měsíci +1

    Very true ilmaha Somali jooga Nocas waudagman aabe Ani gacmihi maigagooin wakaas kulahaa

  • @aliyah-rl7pv
    @aliyah-rl7pv Před 5 měsíci +12

    Bisinka waxan qiso lama dhaho dee wa problemka yar yar inta koraysid kuso wajihi kara qiso wxa u aqaan alaab taxanaha oo hal mel ka bilabato mel ku dhamato wah😢

  • @asmaahmedali6755
    @asmaahmedali6755 Před 5 měsíci +1

    Rithwan keep going brother ❤

  • @user-gr3pu2ew1i
    @user-gr3pu2ew1i Před 5 měsíci +4

    Frist comment Like isaara xrfny😂🙌

  • @nacimoibrahiimcumar5771
    @nacimoibrahiimcumar5771 Před 5 měsíci +2

    Waa ku baryaa ridwaanow prt2 ha soo galinin😂😂😂😂

  • @user-ex2ox7hq5c
    @user-ex2ox7hq5c Před 5 měsíci +1

    Wll qaybtii labaad qisada❤😊

  • @maryanelmi-cw9jy
    @maryanelmi-cw9jy Před 5 měsíci +6

    Shekdan si bysan igu socon😂

  • @Sucdimoha-5kn5yi3o
    @Sucdimoha-5kn5yi3o Před 5 měsíci +1

    I can't wait part 2🥰

  • @hayatquruxomar3305
    @hayatquruxomar3305 Před 5 měsíci +4

    Hye ❤❤😢😢

  • @tra0uma7
    @tra0uma7 Před 5 měsíci +1

    Congraltion new nice decore

  • @user-qb1vn4up7t
    @user-qb1vn4up7t Před 5 měsíci +1

    Ridhwaan issack 🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @user-pd2lm2vr5j
    @user-pd2lm2vr5j Před 5 měsíci +4

    Scw scw scw

  • @skills-lx9du
    @skills-lx9du Před 5 měsíci +3

    Sxp rid wan please reply 🙏

  • @axmedabdulahi3212
    @axmedabdulahi3212 Před 5 měsíci +2

    Scw

  • @babwaaqoibraahim19
    @babwaaqoibraahim19 Před 4 měsíci

    WAxan ma qisaa yaa 😮😮😮

  • @idman-bt3tf
    @idman-bt3tf Před 5 měsíci +3

    Sorry Habo hooyo la aanta waa xanuun rajo iyo agoon hadana waalidkii noolyahay waa qaladka badanaa dhaco qof dhintey waa laga samraa lakiin aabo iyo hooyo nool ilmahooda silac ku noolyihiin 😭😭😭😭

  • @user-pd2lm2vr5j
    @user-pd2lm2vr5j Před 5 měsíci +2

    M. A

  • @sharmaarkecabdulaahiaxmed5947
    @sharmaarkecabdulaahiaxmed5947 Před 5 měsíci +1

    Maxaaa mesha kala hooyo iyo kale aaba ah waba ku wareeray

  • @ayaanahmed6477
    @ayaanahmed6477 Před 5 měsíci

    Ku saliga nabiga scw ❤

  • @Ugaaso4
    @Ugaaso4 Před 4 měsíci

    Aamino dhan wey wngsan tahay ❤❤❤❤❤

  • @shukrishuulaanka8595
    @shukrishuulaanka8595 Před 4 měsíci

    Saynab waa gabar qurux badan oo maskiinad aad u degan Illaahey dhibka ha ka saaro insha Allaah. Lkin waxey ahayd sidey ninka isku barteen, sidey isku guursadeen iyo waxa ay ku kala tageen iney la sheekeyso runtii sheekadeeda aad u xiisaynayay lkin sababta ay halkan usoo fariisatay ma fahmin qof dhib aad ah qaba maahane. Naagaha masiibooyinka qamarjiyaasha ah oo warka badan baa sheekeyn yaqaano.

  • @saaracalicadow2466
    @saaracalicadow2466 Před 5 měsíci +2

    Wllhi wan aqanaa gabartan 13 ine ku gursatyna waa run inee 2 cunug ujogtana waa run lknsa intakele ma ogi

  • @SamiraAli-pf8tj
    @SamiraAli-pf8tj Před 5 měsíci +3

    First one😊

  • @xaawocismaan2407
    @xaawocismaan2407 Před 5 měsíci +2

    Fast one teem 27❤❤❤

  • @nimcayaqub980
    @nimcayaqub980 Před 5 měsíci

    Ilmo been hashik fahmi sacid ilma way korise il ada toortay habryareteyne way korsatay ee ulhy kabaq walaaley❤

  • @fatoumahassan1577
    @fatoumahassan1577 Před 5 měsíci +1

    Subxanalah allahuma najina 😢

  • @queenaisha8930
    @queenaisha8930 Před 5 měsíci +2

    Bal dulmiga intaas la,eg day hooyaa ilmaheed lagu maamulaa oo laga haysta😢

  • @fahimsiyat
    @fahimsiyat Před 5 měsíci +2

    Qiso ayaan Ka shekeyni rabaa

    • @amaalcumar491
      @amaalcumar491 Před 5 měsíci

      la soo dhakhso😢😢😊

    • @fahimsiyat
      @fahimsiyat Před 5 měsíci

      @@amaalcumar491 CZcams channel kale miyaa Ka soo shegaa

    • @fahimsiyat
      @fahimsiyat Před 5 měsíci

      Ridhwan wuu igafogyahaay

    • @Jihaam-f1z
      @Jihaam-f1z Před 5 měsíci

      Qiso xanun badan wan soo marey wlhi lakiin ma isku a adiin karo ba

    • @fahimsiyat
      @fahimsiyat Před 5 měsíci

      @@Jihaam-f1z adhiga naftadha iska dub markahore then markaay isku aado nogashekey

  • @user-cs2lf5og1f
    @user-cs2lf5og1f Před 5 měsíci +3

    Waxaan benta nala hortag

  • @zamalmehrain6264
    @zamalmehrain6264 Před 5 měsíci

    Gabdahaa yaryar maxa hooyo uyihin😢😢😢😢😢😢😭😭😭😭ilaaa adh kaweynto hafada iskajogi lahet

  • @nadifaahmed494
    @nadifaahmed494 Před 5 měsíci

    Part 2 please 🙏🏻🥺

  • @osmaanyacusmaan3733
    @osmaanyacusmaan3733 Před 5 měsíci +2

    Waxaan hadda maxaa laga faaidaa qiso jirto ma,ahan😢

  • @sahraruun4195
    @sahraruun4195 Před 5 měsíci +1

    Aqay naya ma walidkada mesha nola timid inaa tirahdo edo isixirty😮

  • @saynabdaye7382
    @saynabdaye7382 Před 5 měsíci +2

    3 jir saas u hadlaaya aa yaab leh cajiib

  • @foozia426
    @foozia426 Před 5 měsíci +2

    Qof waliba 2 ama 3 magac waloobixiya mid uunba rasmi noqda ooloogu yeedha waar ya ilahay yaqaan 😂

  • @akramukofficial6953
    @akramukofficial6953 Před 5 měsíci +1

    Dhibkaan waxaa dareemi karo qofki hooyo la,aan koray sideydo kale

  • @MkSeven-qn7vv
    @MkSeven-qn7vv Před 5 měsíci +1

    Ridwan issack nin weyn

  • @user-tg2bg1wu3b
    @user-tg2bg1wu3b Před 4 měsíci

    Eedo asxaan haka sugun tan aabahaa qabo waxaa kadaran tan aabahaa ladhalatay waa musiibo aduuyo

  • @user-eh4fq4jt8c
    @user-eh4fq4jt8c Před 5 měsíci +1

    Part 2 lasoo dhaqso ridwanow ❤🎉

  • @LeiloHassan
    @LeiloHassan Před 5 měsíci +2

    Acs

  • @user-nj7ud7cy6w
    @user-nj7ud7cy6w Před 5 měsíci +1

    Subxanalaah😢

  • @anisaabdullahi5709
    @anisaabdullahi5709 Před 5 měsíci

    Part 2 soo daaa

  • @XamseayaanleXuseen
    @XamseayaanleXuseen Před 4 měsíci

    🎉

  • @NasracarabXasan-jb5gu
    @NasracarabXasan-jb5gu Před 5 měsíci +1

    maxaa gabdhneeh soomliyeeed saàn oo dhan lugu sicliyaaaaa ilhw dulmig kaaa dul qaad wllo🥲🥲🥲🥲🥲

  • @user-br2rk1dr7g
    @user-br2rk1dr7g Před 5 měsíci

    Dadka ugamucojeseda badan teemka Redhawaan isska waaye

  • @MaryamMaryamomar
    @MaryamMaryamomar Před 4 měsíci

    Ridwan apwe lamberkaga rawa ina quf tijawiya rawaa plz ila soo hadal lacala hadu ridwan comantigega arkin qufki arko olamberkiisa hayo pls haila sosocod siiyo sharafa nihaha

  • @hawalula7436
    @hawalula7436 Před 5 měsíci

    Qiso lee dhegaystaa 😢

  • @user-sy8zl4cm1z
    @user-sy8zl4cm1z Před 5 měsíci

    Scw scw scw mashallah allh accept

  • @xamdiyusuf2151
    @xamdiyusuf2151 Před 5 měsíci +1

    ridwaan xata qisadu iguma Socoto
    😮

  • @nadracaduqadir7473
    @nadracaduqadir7473 Před 5 měsíci +1

    waxaan qiso maasheey waaye marka mowduuc maba lahan wax meeleey usocdaan la ogeen waaye waqtiga naga qasaatisay nadhaaf😂

  • @Zalmaa4922
    @Zalmaa4922 Před 5 měsíci

    Part2

  • @gabarbarichannel9804
    @gabarbarichannel9804 Před 5 měsíci +1

    Ruman sorry byo qli wa ka xumahay wlhi😢

  • @OsmanmohamedOmar
    @OsmanmohamedOmar Před 5 měsíci

    Gabdhaan paart 2 soo daa ridhwaanow

  • @user-xn5qs8mz5w
    @user-xn5qs8mz5w Před 4 měsíci

    Qebta kale noo soogili

  • @fihiimakayze143
    @fihiimakayze143 Před 5 měsíci +1

    Qiso cajiba ayn haya side kula so wadagi kara ridwan waxn joga somaliland gar han Burco😥😥🙈😥😥😭😭

  • @Sacdyodaahir
    @Sacdyodaahir Před 5 měsíci +3

    Hada maxaa ka sheeekeenee waa yaabe😂😂😂

    • @user-oq5xu7hd3k
      @user-oq5xu7hd3k Před 5 měsíci

      Intaa ridwaan fiirsanayay barnamishyidiisa waa kii ugu xararada xumaaa waxaan cml waqti inaa galiso ma aha

    • @Sacdyodaahir
      @Sacdyodaahir Před 5 měsíci

      @@user-oq5xu7hd3k sos mahaa wax la qaado may sheegin ba

  • @cabdimacalin1844
    @cabdimacalin1844 Před 5 měsíci

    ❤sxb ridwaan qofwalba ha wareysan luxury malaha sheekada ok ❤❤❤❤

  • @DavidEric1
    @DavidEric1 Před 5 měsíci +2

    Sheekadan naguma socoto . Sheekadan part one ku dhamee

  • @user-pd2lm2vr5j
    @user-pd2lm2vr5j Před 5 měsíci +1

  • @Jacelow37
    @Jacelow37 Před 5 měsíci +1

    Tan afsomaliga ayaba noc.kale

  • @Hafsonor22
    @Hafsonor22 Před 5 měsíci

    Cunug aan dhalay walee inaa naag ka baryeen aydoo i arkeeso wadan lahaa

  • @iskaadagofficial9332
    @iskaadagofficial9332 Před 5 měsíci

    Tan qiso ma ahan waa sheeko caadiya Oo famil eh naguma socoto

  • @shukrimohamed7565
    @shukrimohamed7565 Před 5 měsíci

    Aaaway part 2 ridwaanow

  • @lifeistooshortbehappy4227
    @lifeistooshortbehappy4227 Před 5 měsíci

    RIDWAAN LOOK SCARED 😱

  • @user-xe9rd3ez7p
    @user-xe9rd3ez7p Před 5 měsíci

    Asc Ramadan kariim

  • @user-pc1it5ts5u
    @user-pc1it5ts5u Před 4 měsíci

    Sorry yarisey😢😢

  • @Jihaam-f1z
    @Jihaam-f1z Před 5 měsíci +1

    Ridwan wa ku tuuga part2 ley ha nogu soo dariin

  • @IbraahinMaxamed-iq9hg
    @IbraahinMaxamed-iq9hg Před 5 měsíci +1

    Sheekadan nuhurkeeda mafahamin😂😂😂😂

  • @queenayaan6320
    @queenayaan6320 Před 5 měsíci

    Radwan abowe labarkada aya rawy sen kuhela bls isojawab

  • @fardowsaabdi334
    @fardowsaabdi334 Před 5 měsíci

    Ilaahaw ayeeyodaa haw dembi dhaafo

  • @namelos2963
    @namelos2963 Před 5 měsíci

    Acuudubilaah 😢😢hor dhacaanba ka naxay