PRANKi XUN AYAN KU SAMEYAY DAYAX ……..

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 29. 08. 2024
  • Nagu so biir si aan u gaadhno 100k 🙏🏻
    92.6k

Komentáře • 1K

  • @user-wh3fv7to9k
    @user-wh3fv7to9k Před 5 měsíci +274

    Adho amusan hada aqrineyso like isar😂

  • @Cumeer_bigfan-e4x
    @Cumeer_bigfan-e4x Před 5 měsíci +307

    Kusali nabiga the best person ever the most knowledge able and the most shine all created Mohamed scw 🌙🤗🕋

  • @najibmustafe8865
    @najibmustafe8865 Před 5 měsíci +455

    7:16 qofka iga danbeeyow love ii saar😊❤

  • @updifatahcasaanyo9359
    @updifatahcasaanyo9359 Před 5 měsíci +49

    Hadaad i raacdo miyaan kaa faanayaa waan kugu faanayaa dayax respect man

  • @user-rb1im2jw2x
    @user-rb1im2jw2x Před 5 měsíci +269

    Dayax xaqiiqdii waa nin fiican, dadka akhlaaqdaas lihi waa kuyaryihiin somalida

  • @boqoradihhawenka8359
    @boqoradihhawenka8359 Před 5 měsíci +195

    Dumashi prank yada iskadaaYa noloshiniba bilaa micne noqonaysa mardambe haso samaynina ❤ waxyabo kale iyo routine noso same 🎉😮

    • @KuyuuriKuyuuri
      @KuyuuriKuyuuri Před 5 měsíci +4

      Runtaada qaali wlhi wax ficaan Usheegtay Hadii ayka qadato thnks wll❤❤❤❤

    • @halish751
      @halish751 Před 5 měsíci

      Aqliga alle hakusiyadiyo❤

  • @Yaasiryousuf33
    @Yaasiryousuf33 Před 5 měsíci +82

    Dayax wllhi xeerka raga ayuu yaqana raga kisa adag keep going gudoomiye sharaf iyo karamo 🙏

  • @hani-carabiyo
    @hani-carabiyo Před 5 měsíci +21

    Libaaxu marka xaaskisu canananayso madaxa hoos geeya ixtiraam u uhayo awgii dayaxna sidazo kale alle haysu kiindayo geesi heshe lkn aad ha ugu qaylin

  • @hamdadahir6083
    @hamdadahir6083 Před 5 měsíci +44

    M.a wiilka dulqadkiisa Allahuma parik illahay ha isku kiin dayo wllo ❤🥰

  • @ABWAAN-SADAAM-CK
    @ABWAAN-SADAAM-CK Před 5 měsíci +11

    Wakhtigu marba niinbo laa jira DAYAX CABDIQADIRAXAMED IYO HANI LAMANAHA QARNIGA 2024❤🎉

  • @UgbaadJaamacxuseen
    @UgbaadJaamacxuseen Před 5 měsíci +88

    Reer commanty hadii hore lano qaldi jiray walay ka tahy intii og in lasla ogyahay😂😂

  • @ayaanlemaxamed-dg1nf
    @ayaanlemaxamed-dg1nf Před 5 měsíci +58

    Lamanha 2024 ugu shidan👏🏾

  • @Taliso1
    @Taliso1 Před 5 měsíci +88

    Waa jeclaa prank ikn hani abaayo camera badan iska daa waa iga talo 😊

  • @ConfusedFriendlyRobot-go3be
    @ConfusedFriendlyRobot-go3be Před 5 měsíci +49

    Dayax nin aqli badan dulqaad badan dumarka unaxariista alle hakuu barakeeyo qoyskaaga quruxda badan prank hanina waa inaad kasoo aarsataa

  • @Degaliah
    @Degaliah Před 5 měsíci +100

    Haniyeey dumaashi prank normal ah sameyaa ama madadaalo kalee oo shaqaystaa ceeb maaha, laakin huno quruxeey dhunkashadaa iyo isqabqabsigaa iska daaa wa iga taalo qoys Muslim ah ayaad tihiin

    • @user-qi8vz8jw8e
      @user-qi8vz8jw8e Před 5 měsíci +1

      😂😂

    • @mahadomaxamed8306
      @mahadomaxamed8306 Před 5 měsíci +3

      Na walalo hday is shumiyaan so isma qabaan wax ka daran bayba sameeyane agah😂

    • @user-qi8vz8jw8e
      @user-qi8vz8jw8e Před 5 měsíci

      @@mahadomaxamed8306 eed io eed🤣🤣

    • @ApdiHakeim
      @ApdiHakeim Před 5 měsíci +2

      Ala mxad ciil qabtaa😅😅

    • @aminabeldeq799
      @aminabeldeq799 Před 5 měsíci +1

      Walahi aduunka waxaan ugu necebahay aduunka nin iyo naag isqabo oo prank samaynaaya Rasmi Rays iyo abdifatax yare ayaan xasuus joy iska daaya ma fiicna waxani hadii kale hadhaw baad kashalayn 😢😢so sad 😢

  • @Nasranalka-kx8tq
    @Nasranalka-kx8tq Před 5 měsíci +27

    wllhi haniyeey dayax wacanbaad haystaa xaajada rag ayuu wax kayaqaanaa legend wllhi waxan ka helay anaa uga baxaya guriga inamariya dulqaad badan buuleeyahay ilaasho haniyee wiilka

  • @raxmajama3207
    @raxmajama3207 Před 5 měsíci +135

    Anoo og in laysla og yhy Ayaan hadana dawanyaa 😂😂❤

  • @Fartun20225
    @Fartun20225 Před 5 měsíci +18

    Naaa Haniyey xishoow wxs ceeb weye😊camera badhan waa laguwasha Ee kaxishow dumashigen❤

  • @CaashaUpdi
    @CaashaUpdi Před 5 měsíci +10

    Wlhi waa nin dagan dayax lkn iyaduba siyar oo naxariisleh bay uraali galisey❤

  • @sukhrahassanabdibacad9813
    @sukhrahassanabdibacad9813 Před 5 měsíci +12

    Naa hooy joog qaar horaaa laga raacay sheekadane😂😂

  • @samsamshekhmusesamsamshekh7423
    @samsamshekhmusesamsamshekh7423 Před 5 měsíci +15

    Maan shallh ❤ nin raged igadheh hani ìlaasho ninkaaga ragu afka way kasiman.yihin dulqaad iyo ixtiram ayey isherwood yihin

  • @munahussein6588
    @munahussein6588 Před 5 měsíci +16

    Prank iska daaya mafiicno waa naxdin miidhan laakiin waxyaalo kale noo soo galiya dayax iyo hani waan idin jecelahee

  • @user-um3lz4pd2v
    @user-um3lz4pd2v Před 5 měsíci +11

    Wlhi dayax waaa nin raged wan karonanayy kulahaa ale cagliga haku dhawro indeer

  • @user-lx4nx2wp9d
    @user-lx4nx2wp9d Před 5 měsíci +5

    Masha Allah. Dayah waa wil dagan lakiin dayah muuji dulqad badan. Dumarka mar mar ad bey u xanaqan walac ama wax yaba kale. Waliga dul qadka badi xataa prank haduu ahen oo run yahay. Dul qad buu reer ku ku dagan yahay. Masha Allah isku waara

  • @khadijamohamed9420
    @khadijamohamed9420 Před 5 měsíci +16

    M.a wiil dayax oo kle lama helo wllhi m.a dulqaadkiiza 💯🥺

  • @user-nf8ih9th3j
    @user-nf8ih9th3j Před 5 měsíci +7

    Ala haniyey wlhi qosolad igu dishay ifaraxasanda waligin lamanhega aan jecelhy muqaladan noso badiya ❤❤❤❤❤❤

  • @najmoxuseen6711
    @najmoxuseen6711 Před 5 měsíci +10

    Mansha allah walhi waan jeclahey dad saas isku fahansan isku waara abid lamaanahaygii qurux badan wallshey hani iyo duma dayax🤲🥰🥰🥰❤️

  • @barwaaqomohamut80
    @barwaaqomohamut80 Před 5 měsíci +30

    Walee lahjadayadiii way baratay Dumashio 😂😂😂

  • @user-ed8zp9ik7v
    @user-ed8zp9ik7v Před 5 měsíci +22

    Istafurullha deeh ma ilhi baa tahay maxa uledahay subaxan allha

  • @sahrodayibabdi9269
    @sahrodayibabdi9269 Před 5 měsíci +6

    Masha allaha. Dayax hbo waxaad. Tahay wiil dagan o aqlaaq badan sas ku so hbo xush meynaayo. Rerkiisa.

  • @user-sb8kc4uy8c
    @user-sb8kc4uy8c Před 5 měsíci +19

    Malayacni weye tanai wllhi naa waa ramadan ilma yar iska daa 😢😂

  • @nihanabdi4541
    @nihanabdi4541 Před 5 měsíci +12

    Waa isdaba kaceyna meel walba ku teh hani dhibley halmar xita qosli mayso 😅😂

  • @amaalabdullahi2155
    @amaalabdullahi2155 Před 5 měsíci +23

    Sida u qoslay dhulka jifa wlahi 😂😂😂😂hani cadi ma ahan kkkk

  • @user-zf7gh3zu7i
    @user-zf7gh3zu7i Před 4 měsíci +2

    Wlhi dayax waxan odhanka karaa waa qofkii ugu horeeyay ee caan ah ee Hadana dapeecadiizu happy markzta saacad kasta sikin kasta ispadalahayn ❤❤❤

  • @niciimamahad7673
    @niciimamahad7673 Před 5 měsíci +13

    Waxii uurlaga ku jira ayuuafkaagu xado 👍🏿

  • @user-rr1dt3qk1x
    @user-rr1dt3qk1x Před 5 měsíci +30

    Alla hani waa musiibo yar😂😂

  • @dowsa...........
    @dowsa........... Před 5 měsíci +14

    Mshalh wuudagan yahy oo afgaban yahy wiilkan hpo uahay😂

  • @user-zf7gh3zu7i
    @user-zf7gh3zu7i Před 4 měsíci +2

    DayaH wlhi wa qof qalpi wanagzanee lkn dumo illahaypan qamar ku beegin prankiyada noocana waa waxyaabaha lagu kala tagee inoo padala filmka guri lama dumiye wa la dhawraye😂😂

  • @RahmaRays25
    @RahmaRays25 Před 5 měsíci +25

    Horta wiilkan wuu dulqad badan yahay
    Hadii uu prankigani run yahay.raganimo🫡..
    Inadr haniyey kadaa gurigiina prankiga
    Dumashigaano iyo dumaashiyadaana ixtiraam Oo hadalka hoos udhig 🤭

    • @ziimandhagasol8564
      @ziimandhagasol8564 Před 5 měsíci +2

      Wallo wilasha weey isla ogyihin dayax baas aya lagu sameyay

  • @AsmaKayse-cz8sf
    @AsmaKayse-cz8sf Před 5 měsíci +20

    Waa miskiin wllhi ka yari😢

  • @ayanmuhumed3488
    @ayanmuhumed3488 Před 5 měsíci +7

    Hani wilkan saiid oo jecshaya firiya side kunoqone😅😂😩😩🥰❤️ prank ka daya lamana cusub tihina hdey run tahya prank

  • @HaniHanimaxamed-kc8pu
    @HaniHanimaxamed-kc8pu Před 5 měsíci +43

    Dayax wa qof qalbi wanagsan walahi dumashi gawada nu ilaleh

  • @najmaabdilahi-hn6qg
    @najmaabdilahi-hn6qg Před 5 měsíci +14

    Wlhi wa nin xaskiisa ixtiramaya masha allh alle haisku kiin dayo ❤hani dayax parkn kada❤

  • @Biigle-abdi
    @Biigle-abdi Před 5 měsíci +4

    Inta run ahaan u daawanausa like 😂

  • @Siciidbashaash
    @Siciidbashaash Před 5 měsíci +3

    : : quruxda waxaa usii dher naxariis iyo xishoood iyo daacadnimo waxayna ledahy soo jidasho ay dumarka kale dhertahy waana boqorada qoralkeyga aqrinayso❤

  • @sahraibrahim702
    @sahraibrahim702 Před 5 měsíci +19

    Abyo funny ayaad tahay balse qofkaaga saas dhan hau galin qalbiga illaali❤

  • @user-nu7hf1jt3d
    @user-nu7hf1jt3d Před 5 měsíci +10

    M.a niga raga ah wa kii dulqataa marwalibo m.a hani wa gabar fany ah m.a❤❤❤❤isku waara ax wn naxay marey tiri hani jeclku dacad bu kayahy iyo dayx isku waara abid my family qurxbadan ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @user-tb6mn8tu7y
    @user-tb6mn8tu7y Před 5 měsíci +25

    Woow dayax wayku dhacday manta sorry wa dumashiyo

  • @ChocoHuzen
    @ChocoHuzen Před 5 měsíci +22

    Dadku horta mxy usameyan prank ka laysla og yahyy ish 😂😂😂

  • @maryanroonlifestyle6433
    @maryanroonlifestyle6433 Před 5 měsíci +8

    Prank is not good for your marriage abayo iyo abowe iskadhaafa completly😍

  • @ASMAHABI.
    @ASMAHABI. Před 5 měsíci +4

    wll hooyo soomaliyeed ahaye isoo booqda janalkayga dar illahay
    Alleh haynaga aqbalo camalada wanaagsan❤

  • @AwoAbdirizak
    @AwoAbdirizak Před 5 měsíci +10

    Hani kulayl kaygiii macal baratay dumshi anigaygiiygi baa naxaybaaa 😂😂😂is daji😂😂😂😂😂😂

  • @ita-y7e
    @ita-y7e Před 5 měsíci +11

    Wow isku waara lamanahygii aan jecla❤❤❤❤❤

  • @SamiiraHirsi-we7rr
    @SamiiraHirsi-we7rr Před 5 měsíci +18

    Dayax noo soo aar😂❤

  • @Khadruuzh
    @Khadruuzh Před 5 měsíci +31

    lahjadeni way bartayba de tedina way badlty😂😂😭

  • @user-ih9iy5zu6v
    @user-ih9iy5zu6v Před 5 měsíci +8

    Haniyeey dayax waah maskin kadhaaf barangigah😢😢😢

  • @ahmedzaki-eg7wx
    @ahmedzaki-eg7wx Před 5 měsíci +22

    Alaa saan u sugayeey wlhi❤😂

  • @canabolat746
    @canabolat746 Před 5 měsíci +14

    Ghabadan so ti shalay garissa ka tagte gorme sidi re hargeisa uhadlee abayo lahjadaada iskaga hadal carabka muruq yu ka gelin dadkan lahjada way udashene haku dayan😂😂😂

  • @zuldanofficial5100
    @zuldanofficial5100 Před 5 měsíci +15

    This is symbols of a gentleman DAYAX

  • @nuurtonuur8513
    @nuurtonuur8513 Před 5 měsíci +37

    Plz 🙏 Beenta naga dhaaf waa bil ramadaanee benta nosii kediya ila ramadaanka laga baxaayo hadaa dhimanan alle hano naxariisto dhamaanteen 🤲

    • @user-wx7ku3re6q
      @user-wx7ku3re6q Před 5 měsíci +1

      Haa,beenta xataa haday ramadan tahy wey wadan

    • @Cumeer_bigfan-e4x
      @Cumeer_bigfan-e4x Před 5 měsíci +2

      Ramadan ka lee maa been leyska ilaalina mexe thy ramadan ka kadip noso dhigta aad ledahy 🤔

    • @amaalali3023
      @amaalali3023 Před 5 měsíci +1

      Maxa kaa gaalay naa hooy

    • @nuurtonuur8513
      @nuurtonuur8513 Před 5 měsíci

      @@amaalali3023 waab yar tahee yaa kubaray dadka kaa wen ina dhahdo naa hoy

    • @nuurtonuur8513
      @nuurtonuur8513 Před 5 měsíci

      @@Cumeer_bigfan-e4x 11 bil ayey kafadli badanthy xita alle wuxu diiday malinti iney isku galmodaan dadka xalasha isku qawo marka been soo kama darna

  • @user-nn5sz6ee8v
    @user-nn5sz6ee8v Před 5 měsíci +6

    Dayax waa nin rageed isku waara abid❤

  • @fardoosmaxamed4817
    @fardoosmaxamed4817 Před 5 měsíci +33

    Aniga iyo wiilkasi isku midban nahay aduunka waxan ugu necbahy hadalka qofku igu dhahayo inan la maqal hoos hadal ban daala 😂😂

  • @runkahadasho8495
    @runkahadasho8495 Před 5 měsíci +7

    Naa horta midkaaga yar aad guursatey wuu qurux badnaadey maxaad siisey 😂😂😂

  • @naemoapdulahihaji-cy5rb
    @naemoapdulahihaji-cy5rb Před 5 měsíci +5

    Magaaladaadii ma guriga inaga soo horjeedaa moodeysaa😂😂😂💔

  • @IfraaxHassan-rk9nk
    @IfraaxHassan-rk9nk Před 5 měsíci +6

    Lamanha Aduunka igu jecelhy noloda❤♥️🌙

  • @user-pt1lx3cr3c
    @user-pt1lx3cr3c Před 5 měsíci +5

    Ramadan Mubarak ❤

  • @xaliimoaxmed1562
    @xaliimoaxmed1562 Před 5 měsíci +11

    Mardambe ha zoo zameenina noloshiina uma fiicna

  • @user-ns7sw1mq3z
    @user-ns7sw1mq3z Před 5 měsíci +5

    Hduu camirada ogeen waa wiil wcn

  • @MomtasOmar
    @MomtasOmar Před 5 měsíci +12

    Ala beentii oo cad😢😂😂😂

  • @sahraegeh3926
    @sahraegeh3926 Před 5 měsíci +13

    Hhhhhhh haniyeeey saan ku maan modayen wallhi fun baad tahya 😂😂😂😂 keep going huno qali

  • @baismail7521
    @baismail7521 Před 5 měsíci +10

    Abtigay dayax waa wiil dulqaad badan ilahay ha isu kiin barakeeyo haniyeey kadaa ciyaarta xaajiga😂

  • @zeinababdullah7590
    @zeinababdullah7590 Před 5 měsíci +2

    Masha Allah wilku aqli badna oo sabiir badna masha Allah 😍😍♥️🕌❤️

  • @barwaqoshorts2338
    @barwaqoshorts2338 Před 5 měsíci +3

    Ilahayow waxan waa maxay parki aaaa wlhi xishod daro iyo ix tiram daro meshii udanbaysay waye mardanbe waxan ha samen marwo ayaa tahay dumashiyadaa hortoda san ha ku samen mardanbe

  • @user-nu7hf1jt3d
    @user-nu7hf1jt3d Před 5 měsíci +5

    M.a dayx dumshi dulqad badan hani kajal boqorada an jeclahy isku waara abid my bro and my sister❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @HoodoMaxamuud-iq3cf
    @HoodoMaxamuud-iq3cf Před 5 měsíci +3

    100k congratulations my spouses

  • @halimahassan1981
    @halimahassan1981 Před 5 měsíci +2

    Nayrobi ma waxaad modeysaa guriga naga soo horjeedo 😅😅😅😅😅

  • @user-lb1zl3lc1s
    @user-lb1zl3lc1s Před 5 měsíci +4

    😂😂😂Tani run run bay u eegtajay dumaashi😂😂

  • @hiboabdulahi23
    @hiboabdulahi23 Před 5 měsíci +2

    Niyow prank mad iska daysano reer dhisan noqtaan 😂😂 rasmi ban kaga xanaqay waxas malaycnigi 😊

  • @user-wc1pb2cu6j
    @user-wc1pb2cu6j Před 5 měsíci +9

    Jah fariida baa tahya lakiin ku kale maa ku so samee

  • @AbdirahmanAhmed-yy1dd
    @AbdirahmanAhmed-yy1dd Před 5 měsíci +2

    Prank iska daaya family Qurux badan baad tihiin

  • @user-sq5yq1lq1r
    @user-sq5yq1lq1r Před 5 měsíci +4

    Mid lababaat ku samee 😂😂😂😂😂😂 waadka waashay dayax

  • @AyaanHaruun-lj7cx
    @AyaanHaruun-lj7cx Před 5 měsíci +1

    Ilahayoow isu daa labadodaba anakana nasii dayaxoo kale ♥️

  • @user-yb1yj1ut5i
    @user-yb1yj1ut5i Před 5 měsíci +3

    Nolashina kadayaa prankiga sxb dayaxoow masuuliyad ayaa kusaran

  • @ikraancabulaahi9674
    @ikraancabulaahi9674 Před 5 měsíci +2

    Wlhi dayax wamiskin ilah haidinxafido wllo 🤲

  • @user-jx7fr4ee4h
    @user-jx7fr4ee4h Před 5 měsíci +8

    Filimadii la isku furi jiray bay bilaaabeene😂😂

  • @nimcoshiine9471
    @nimcoshiine9471 Před 5 měsíci +2

    Mash allh dayxa walhy waa nin fiicn ee Hani ilaasho inaader qali

  • @user-iu6rf7hq6z
    @user-iu6rf7hq6z Před 5 měsíci +5

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂 Dulqadku waa shey muhiima

  • @SuhurAbdi-jp3nu
    @SuhurAbdi-jp3nu Před 5 měsíci +2

    Plz noloshina prank ka daya dad bdn ayu noloshoda burburiyay 😢

  • @SacdiyoAbdihuseen
    @SacdiyoAbdihuseen Před 5 měsíci +6

    Anoo og hani inay dayax waxpa ka qarin karin paan daawanyha😂😊😊

  • @user-zz4qi3er6v
    @user-zz4qi3er6v Před 5 měsíci +1

    Jah siduu uu idhi maan kaa fanaYa waan kuuGu faanaYa❤

  • @user-xk4oe6tx5o
    @user-xk4oe6tx5o Před 5 měsíci +4

    😂😂lReer comment xan idiin hayaa😂😅

  • @Quen986
    @Quen986 Před 5 měsíci +2

    Kusali nabiga scw scw❤

  • @zamzamharun2099
    @zamzamharun2099 Před 5 měsíci +3

    😂😂😂😂😂😂ala tan kaftanki rer garissa mey hargeyga laa aday ala haniyey nosolabo ina ader😊

  • @burjilibax
    @burjilibax Před 5 měsíci +2

    Ramadan mubarik
    Wa ramadane xaji ka Qafifi dumashi😂

  • @user-ox9mc5vg5j
    @user-ox9mc5vg5j Před 5 měsíci +3

    Dayaxa walahay waanin ragede duluqada badan

  • @mubarikhassan4671
    @mubarikhassan4671 Před 5 měsíci +1

    Inta iyagon dhamysan commentka so gashay😂😂😊

  • @user-ox6hd9cg2z
    @user-ox6hd9cg2z Před 5 měsíci +3

    Wr wad kala hormarte usganba ku lahyn ku samey eh 😂😂😂

  • @user-ho5mw6os8n
    @user-ho5mw6os8n Před 5 měsíci +1

    M.a waawa dulqaadkaa cml ilhy ha isku kiin barkeeeyo ❤

  • @user-kq4ot5ip3p
    @user-kq4ot5ip3p Před 5 měsíci +3

    🎉🎉مشاءالله الف مبروك ❤❤

  • @farhiodaahir193
    @farhiodaahir193 Před 5 měsíci +1

    xogaa ilmanima ah ayaa kamuqata gabareey ninkaga asxbtiisa inad saas ula hor hadasho wa qald 100/100 wana aqlaqdrnthy wlhi wx loso labtana ma istahishid gbreey rerkaga dhaqo iskda ilmnimda nag wena tahee