Muuqaallo cusub :Taliyaha Nisa oo afka gacanta saartey markii uu dultagey halka qaraxa uu ka dhacey

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 11. 09. 2024
  • Muuqaallo cusub :- Taliyaha Nisa oo afka gacanta saartey markii uu dultagey halka qaraxa uu ka dhacey & hadalo kulkul oo uu ku cannaantey saraakiishiisa. Sii gudbi

Komentáře • 81

  • @DeeqoTaqal33
    @DeeqoTaqal33 Před 21 dnem +9

    Scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤alaaah u naxariisto waxa alle ka barine janad fardos Aamiin ya raaaaabi 😢😢😢dhamantoda ya raaaaabi adiga awoda iska leh 😢😢😢

  • @MohamedabdirahmanXareed
    @MohamedabdirahmanXareed Před 21 dnem +22

    Ku sali nabi maxamed scw ❤

    • @mohacade8773
      @mohacade8773 Před 21 dnem

      Swc scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @hodanitanajmanita6664
      @hodanitanajmanita6664 Před 21 dnem +1

      💝🌴 اللَّهُمَّ صَلِّ علَى مُحَمَّدٍ وعلَى آلِ مُحَمَّدٍ كما صَلَّيْتَ علَى إبْرَاهِيمَ وعلَى آلِ إبْرَاهِيمَ إنَّكَ حَمِيدٌ مَجِيدٌ 🌸 اللَّهُمَّ بَارِكْ علَى مُحَمَّدٍ وعلَى آلِ مُحَمَّد كما بَارَكْتَ علَى إبْرَاهِيمَ وعلَى آلِ إبْرَاهِيمَ في العالمين إنَّكَ حَمِيدٌ مَجِيدٌ 💝💝💝

    • @JacfarNur
      @JacfarNur Před 21 dnem

      Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw

    • @JacfarNur
      @JacfarNur Před 21 dnem +1

      ALLAH Somaliya sibaa Xamar nbd kadhiig cadowgan shabbka Neh kaqabo Malin ba Malinta kadambeyso qaraax lee socdoo wa indhaa xumo runtii

    • @jonjoNassir-bg1pp
      @jonjoNassir-bg1pp Před 21 dnem

      Ggggggggggggggggggggggggggggggggggggg

  • @suweyssheikhdon3057
    @suweyssheikhdon3057 Před 21 dnem +5

    Masha la yiri nimaan talin jirin haduu taliyo nimaan tagi jirin baa taga sanbaloolshe oo dhiish woshar ka ahaa london baa shaqo uusan aqoon iyo karti iyo experience u lahayn loo dhiibay illaahow xamar u gargaar

  • @haleemahaje461
    @haleemahaje461 Před 21 dnem +12

    Dalka iyo dadka allaah xafido

  • @hasaanodawaa1354
    @hasaanodawaa1354 Před 21 dnem +5

    Sanbalooshe miyaa dowladnimo iyo Amaanka dalka inu sugo laga sugayaa Allaa kariim Muqdisho dowladnimo kamaso dhawa riwaayad ayaa kasocoto an dhamaad lahayn

  • @SVG-pq8oq
    @SVG-pq8oq Před 21 dnem +6

    Waa igu sawir uun kaliyahay tv cml

  • @AnisaArgsan
    @AnisaArgsan Před 21 dnem +4

    Somaliya allow naga amaanso😢😢

  • @user-fs8ib2cn3v
    @user-fs8ib2cn3v Před 21 dnem +6

    Allahow na amaanso

  • @LaylaAxmed-wl6hi
    @LaylaAxmed-wl6hi Před 21 dnem +7

    Scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤

  • @mohamedsharif6647
    @mohamedsharif6647 Před 21 dnem +3

    Kkkkkkkk😂😂😂😂 sheeko iyo shimbiryahaw heesa

  • @munahaji8716
    @munahaji8716 Před 21 dnem +1

    naftiisu ma tan shacabkey ka fiican tahay bisinkow 😢😢😢😢😢

  • @Mustafguuleed
    @Mustafguuleed Před 21 dnem +1

    Shalay soobe laakiin maanta waa ceelasha barina afgooye.guul taliyaha nisa

    • @Tasniim1
      @Tasniim1 Před 21 dnem

      Doraad sowtay ahayd cabdicasiis iyo xeebta liido?

    • @AbdirisaqMahamud-lc4gw
      @AbdirisaqMahamud-lc4gw Před 20 dny +1

      Afgooye ha usaadin qarax afkaa alaha kunaqo😮

  • @abobasement346
    @abobasement346 Před 21 dnem +1

    waa igu sawir kk waxan waa islah I yagah Argagixisadah lah shegayoh kk

  • @user-su5cb5vd2v
    @user-su5cb5vd2v Před 21 dnem

    Allaha unaxariista inta ku dhimatay inta ku dhaawacantayna caafimaad taam ah allaha siiyo

  • @YaalshiinboolootBooloot
    @YaalshiinboolootBooloot Před 21 dnem +3

    حسبى الله ونعم الوكيل

  • @abdisalanmohamed4678
    @abdisalanmohamed4678 Před 18 dny

    “Shahiidka Soomaaliyeed mr Fahad”
    Hadii labada Jaanib ee isheysato mid walboo kamida aamin sanyahay inoow shavhiiday, kee saxan!?
    Mahadsanidiin

  • @farhiyaibrahim552
    @farhiyaibrahim552 Před 11 dny

    Waa maxay caloosha intaa la eg uu sameystay subxaanallh alla aaqirooy war moog

  • @maryamhassan8093
    @maryamhassan8093 Před 21 dnem +2

    Munasaroow sambaloolshe kaftanka waa neceb yahay amaaa lagu xiraa

  • @Manipoi1
    @Manipoi1 Před 21 dnem +2

    Amaanka. Taliyaha. Waa. In. La. Adkeeyaa❤❤❤❤😅

    • @mahmudabdiali7877
      @mahmudabdiali7877 Před 21 dnem +2

      Amaanka taliyaha aat sheegtay in aatloo atkeeyo bal kawaran umada masaakiinta aanba danlaga laheeyn Amaankoodana ileen kan taliyaha aatku sheegtayba waatka dar daarantayee subxaanallaah alloow soomaaliya madhawa Qeyr alloow keen

  • @mohacade8773
    @mohacade8773 Před 21 dnem +2

    Adeer ya umadan Waxba been lo sheegin wa Leeska warhayaa arinta somalia ka socoto wa tii aflaamtii hindiga aan ku daawan jirny o kle cajiib

  • @CabdiQaraabo
    @CabdiQaraabo Před 21 dnem

    Respect wariye

  • @user-yz4gh4fq7w
    @user-yz4gh4fq7w Před 21 dnem +2

    ScW❤❤❤❤❤

  • @haleemahaje461
    @haleemahaje461 Před 21 dnem

    Allaah unaxariisto intii Ku dhimtay

  • @aweesahmadmohamad
    @aweesahmadmohamad Před 21 dnem +2

    asaga sbnigisa waa la suga lkn shacabka abnigoda yaa Suga waa Askari mushar fican qadan

  • @omerhassan3041
    @omerhassan3041 Před 21 dnem

    Waa adduunyo iyo wareerkeed garasbaaleey ma sidaana u danbaysay??

  • @user-lf3xp4bv1r
    @user-lf3xp4bv1r Před 21 dnem

    Allaha unaxaristo gesiyashi ku dhintay alow cadawga naga qabo

  • @user-he6jg9rv5u
    @user-he6jg9rv5u Před 21 dnem +2

    Cidanka waay dadalen lakin dhuulkan fuuran waxa cadaga looga guuleesan kara inan lasuugin oomeesheey kaimadeen dagalka lagu geeyo cadawga halala dagslo intoow haalkaan iman ciidankeega haguuleestan meeshaa cidlagu edenkaro majiro cadaga hala bacsado waarafayan

  • @maryamdirie6842
    @maryamdirie6842 Před 21 dnem

    Hatada NİSA ma dumarkay ka adag tahay . Allah ha uu naxaristo inti ku dhimatay

  • @AAA-bb5xc
    @AAA-bb5xc Před 21 dnem

    MR. Abuu. Maahir. Waa. badalay. MR. Qabiiliiste. Qaran. Iyo qabiil. Meel mawada galaan

  • @MohamedAli-nm8oe
    @MohamedAli-nm8oe Před 21 dnem

    Sanbuluushe iyo shabaab iyo hasan munaadaq waa isku mid..

    • @AR-cx5yf
      @AR-cx5yf Před 21 dnem

      Beentaa LAANGAAB 😂😂😂

  • @AwesCabdulhi
    @AwesCabdulhi Před 16 dny

    Scw scw scw ❤❤❤❤

  • @hindiafsomailah
    @hindiafsomailah Před 15 dny

    Kuli nisa waa wada laangare taliye shub yaa ka adejiyo ileey lugeey bidare shuba ha yiraahdee 😂😂😂😂

  • @mohammedpalle5934
    @mohammedpalle5934 Před 19 dny

    Waa mooryaan dhamaantood haybad iyo hanaan dawladnimo midna kama muuqdo Hawiye dawladnimo mayaqaan aqoona uma laha caasimadii ayagaa haysta Madaxweeynihii waa ayaga Taliyihii sirdoonka waa ayaga Taliyihii CXDS waa ayaga duqa iyo gudoomiyaga caasimada Muqdisho waa ayaga wasiirka arimaha dibada waa ayaga hadana dawladnimadii waa wadi la’yihiin maxaa yeelay aqoon u malaha iyo hibo toona dawladnimo dhamaantood waa tuug boob iyo dhac u fahmay dawladnimadii

  • @axmedcabdimaxamud4214
    @axmedcabdimaxamud4214 Před 17 dny

    Nin qabiil dardaray ma noqon karaa nin lagu aamin karaa sirta wadanka

  • @PukhaariSheikhcali-pn2gb

    Alafulaysanaa

  • @macalinyoonis
    @macalinyoonis Před 21 dnem

    masha allah❤❤❤

  • @mohaasifamily7935
    @mohaasifamily7935 Před 18 dny

    Sanbaloolshe wadaalin cadaqata

  • @Qoyane
    @Qoyane Před 20 dny

    Qaraxa burburiyay nafaha askarta iyo difaaca Dowlada Balse anan burburin Tabelayaasha BECO
    ma wax la isla ogaa baa
    OO horay mee ugu sii baaran dageyn,
    Ileyn difaaca dowladaha waa shub,
    Haddii kale dhaho adkeysi waxa la Raba in uu shubka dowlada ka adagyahay, kan ganacsatada
    Ee ma ahan in ganacsatada ee ka adkaato midka dowlada
    U fiirso qarax walbo oo dhaco ma burburin karo shubka Tabelayaasha BECO.
    SABAB?

  • @deqawarsame-ml7fm
    @deqawarsame-ml7fm Před 21 dnem

    Sanbolshe runti admiga.masugi karo shababna wakabuxan o qaraxyo waweyn ayey so wadan e shacabka guryohoda haku jiran

  • @bongasasa3895
    @bongasasa3895 Před 21 dnem

    If the top politicians don’t have confidence how do they expect the locals to live in Mogadisho bal eeg securitiga! Resign sxb

  • @JibrilmohamedsharifSharif

    Aan kudayano birjeex juba land army 💜

  • @caaishacadey1487
    @caaishacadey1487 Před 19 dny

    Xamar markaa tagtid caqli kalaa kuu kordhaya 4 malin ka hor baa kasootagay wlhi indhahayga waxaa saaray askarta checkpoint jooga oo laaluush gaariyal ka qaadanaya halkii ay baarila hayeen
    Masuuliyad badan oo la dayacay baa jirta
    Waxaa ila wanagsan in askarta mushar fiican la siiyo la dalacsiyo lamaamuuso si ay u joojiyaal laaluushka saas oo tahayna camerada way qabanaysaa ficilkas marka lasmaynyo
    Illahayoow wadenkena cadalad inooga dhig iyo nabad iyo barwaqp
    Madaxwaynaha shaqa wcn ayuu dalka uhayaa markaan ka eegay dhanka amniga sanadkan iyo sanadyadii hore

  • @majaajoosmajoojoos7578
    @majaajoosmajoojoos7578 Před 21 dnem

    BANAAN USOOBIXIDA IYO MUKAYIFKA QORAXDA LOOGA SOO BAXAY HADDA MA,AHEEYN WAXEEY KU HABOONEEYD DALKA IYO DADKA MAALINKII LOO DHAARTAY

  • @AnfacMohamed-qc1rd
    @AnfacMohamed-qc1rd Před 21 dnem

    Aqas caleyk warmaxad hanoo buunbuunine wiilashii dhintay yaaloo raacanaya

  • @user-on4vp8yn7w
    @user-on4vp8yn7w Před 21 dnem

    Ader igu sawir miyaa

  • @ismaacilcali1725
    @ismaacilcali1725 Před 21 dnem

    War kan kii hore ayaa dhaamay .

  • @IstaahilMohamud
    @IstaahilMohamud Před 21 dnem +1

    Allow unadada badbadi

  • @Beru700
    @Beru700 Před 18 dny

    Dilkiisu waa muhiim ninkan sanbalooshe

    • @MustafCumar-i6y
      @MustafCumar-i6y Před 17 dny

      Qof Muslim ah dilkiisa haduu muhiim kuu yahay wax badan ayaa kaakhaldan Rabbi haku hanuuniyo

    • @Beru700
      @Beru700 Před 17 dny

      @@MustafCumar-i6y maaha muslim ninkani .
      Dhaamaan siyaasiyiinta somalidu ma.mudna in ay nooladan kalya. Waxa ay u qalman in dhiigooda meel kasta lagu daadiyo

  • @Jaaaama36
    @Jaaaama36 Před 21 dnem

    Mahad salaad soo ma haynin nisa

  • @JibrilmohamedsharifSharif

    Shacabka iyo dowlada aya usabab ah waayo wada shaqeyn kama dhaxeyso in ay cadawga meel ugusoo jeestaan argagixisada awood malaha qarax gaari lagasoo buuxsho unbey garanayaan aan kudayano taatikookiyinka argagixisada alshabaab qayaanadooda aan fashilino

  • @user-pd9bo6tl5s
    @user-pd9bo6tl5s Před 20 dny

    Cidamada amisom kun iyo labo boqol mishaarkodu yahay ma lagahormiriyo cidankena somaliyed shaxda mataqanin hadaad heyda nabad sugid tihiin

  • @geenyodila9095
    @geenyodila9095 Před 21 dnem

    Aawey tii hotel beach yaa loo soo qabtey tuugo shacabka iyo askarta wadaniyiinta ah in la laayo aya baaburta bulet broofka ah ay u watan ilahey ha ka gooyo dowladan

  • @geenyodila9095
    @geenyodila9095 Před 21 dnem

    Dadka shacabka muu ka fiican yahay asagaaba al afdub maxa been loogu sheegaa shacabka maxa u buun buuninee sanbuur

  • @JacfarNur
    @JacfarNur Před 21 dnem

    Waji kaabyalow ama gari bullet proof raaca mise haa raciina geeri nidhaayni mayso fools ina white coat 😂😂😂

  • @FaisalJama-zt3yz
    @FaisalJama-zt3yz Před 21 dnem

    government must fire this guy, he's not capability to defeat as

  • @sucdisiad3316
    @sucdisiad3316 Před 21 dnem

    Warbac qabiil baa meesha lsgu keenay xabad kama yaqaan nabad sugid

  • @Commentkudhigle-s1g
    @Commentkudhigle-s1g Před 21 dnem

    CARUUR YAR YAR OO SHABAB SO DIRSATAY AYEY SIDAN UGU XAARAYAAN KKKKKKK KUWANA LAGU DHAHA CIIIDANKA SOMALIYA KUWA U SAREEYO WAAYE DUF KU BAXA

  • @lacag-lacag
    @lacag-lacag Před 21 dnem

    Somalia wa taas ninkii rajo ka sugayooow🤦🏽‍♂️🤦🏽‍♂️🤦🏽‍♂️

  • @geenyodila9095
    @geenyodila9095 Před 21 dnem

    Dadka shacabka muu ka fiican yahay asagaaba al afdub maxa been loogu sheegaa shacabka maxa u buun buuninee sanbuur