Nin kaygii baan Gabay jacayl ah u tiriyey kadib markii uu mid hore i furey " shukri samatar baxnaan"

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 7. 09. 2024
  • #ku_xidhnow_Waddani_somali_Tv#
    Nin kaygii baan Gabay jacayl ah u tiriyey kadib markii uu mid hore i furey " shukri samatar baxnaan"

Komentáře • 314

  • @kingMoha707
    @kingMoha707 Před 11 měsíci +12

    Alla maxan jarmal geel iyo dhaan ka waraabshey magaladaas xoolona seylada geeyey aduunow maxad qof ba mel ka tuurtay from cabdudwaq ❤

  • @Tasniim1
    @Tasniim1 Před 3 lety +42

    Masha allah waa eedaday aabahay ladhalatay markaan magaceeda maqlay waan qiirooday sababta oo ah ma arag laakiin magaceeda waan hayey. Long live Eedo.

    • @WaddaniSomalitv
      @WaddaniSomalitv  Před 3 lety +2

      Aad baad u mahadsan thy

    • @Tasniim1
      @Tasniim1 Před 3 lety +2

      @@WaddaniSomalitv adiga ayaa mudan walaal. Oo waliba kumahadsan video yada qiimaha badan ee aad marwalba nalawadaagto.

    • @alifanax8212
      @alifanax8212 Před 3 lety +3

      @@Tasniim1 oo sedan uarag waba eedadayee?

    • @Tasniim1
      @Tasniim1 Před 3 lety +1

      @@alifanax8212 walaalo l iskumeel kuma aanu nooleyn.

    • @alifanax8212
      @alifanax8212 Před 3 lety +1

      @@Tasniim1 okay

  • @farhiyajamaa7717
    @farhiyajamaa7717 Před 3 lety +14

    Masha Allah Ayeeyo Allah ha ku xifatiyo Awagay Allah ha unaxariisato

  • @Ksaleban
    @Ksaleban Před 2 lety +7

    MaanshaAllah Eedo waa taariikh dhaxal gal ah.. mahadsanid bro..

  • @qadarsaeed
    @qadarsaeed Před 3 lety +6

    Samatar baxnaan cabdile alow kunaxariso amiin 👍👍rag waa ragii hore👍👍

    • @abdirisaqyusuf6839
      @abdirisaqyusuf6839 Před 3 lety +2

      wll qli su'aal, raggan hada joo gaa waa maxay ragg maaha miyaa?

    • @samatarosman8640
      @samatarosman8640 Před 3 lety

      Amiin

    • @qadarsaeed
      @qadarsaeed Před rokem +1

      ​@@abdirisaqyusuf6839 waxaa kawada aabayasheen magaarno markastana jiilba jiilka kadambeya waa kalitaan sxb it,s facts rag waa ragii hore waa run sxb

  • @haboonhoodo2663
    @haboonhoodo2663 Před 3 lety +13

    Maashaa Allah Hooyadan suuganta hibo iyo hiday u leedahay .Caku nin doqon ah oon dhaqasho aqoon muxuu gabadh qaaliya nin aan u qalbin qalbiga ka dilay jirdilku waa qofkii ku xumeyo adan farxad ka helin jidhkaga iyo muuqalkagu waa isbadalaa way nabsi baxday siday ku cabirtay gabaygeda Sarmaanow nin rageedbad tahaye Noolow ban leeyahay.

  • @ruqiyoese9522
    @ruqiyoese9522 Před 3 lety +13

    Maan.sha allaah mama Cimri barako leh iyo caafimaad allaah fadligiisa ha kuugu deeqo aamiin yaa rabi

  • @abdiqanimohaluckyboyibnuta9818

    Horay usoco qaasim shiekh saleban ader alle hakuu barakeyo cilmiga iyo caqligaba

  • @ju4965
    @ju4965 Před 2 dny

    Masha Allah ilaahay ha xafido aado qaali❤❤❤

  • @shugrifani4243
    @shugrifani4243 Před 3 lety +10

    Shugri fariiid isku magac banu nahay wan kusalaamaya❤❤❤❤

  • @shaakirdekhassan6624
    @shaakirdekhassan6624 Před 3 lety +86

    Earyo qalbi jacayl qaba ka yamid
    Doqon baa i qabay waayo hore
    Dilay jirkaygiiye
    Dirac baa i guursaday
    Hadeer deeqay kalgacaylkiiye
    Danbi ku hadli maayee
    Sarmaan waan ku diirsaday
    Waxba yuusan maryo daabacliyo
    Dahab ii xidhine
    Waxba yuusan duukaniyo
    Ii camirin daaro fooqyo lehe
    Waxba yuusan deeqii i dhalay
    Duunyo wacan siine
    Danbi ku hadli maayee
    Sarmaan waan ku diirsaday

    • @faraxsanshcabdi8353
      @faraxsanshcabdi8353 Před 3 lety +4

      Ilmo asalkiba jecel ku dhashtay jecel uunbey ku gaboban❤❤❤❤❤💐🏩

    • @ruqiyocabdinuur4268
      @ruqiyocabdinuur4268 Před 2 lety +1

      Hhh

    • @qadarsaeed
      @qadarsaeed Před rokem

      Woow walee qalbigeda kasoo go,ay erayadan well done dad waa dadki hore been.maaha

  • @degentakhal8912
    @degentakhal8912 Před 3 lety +46

    Alla jcylku wax fudud maaha qofkii si saxa u dhex gala ee uu ku dhaco ayuunba garanaya qof wadnaha ku diirsaday😢

  • @safiya32
    @safiya32 Před 3 lety +4

    Mashalaah tabaarakalaah caadi maaha runtii waan ka helay

  • @munajama9258
    @munajama9258 Před 3 lety +5

    She amazing and bit qabilasta ma shaa allah

  • @ansarimohamoud666
    @ansarimohamoud666 Před 2 lety +10

    Ilaahay ha xafido maamoyinkeen, duruuf baa ka muuqata ilaahay janooyinkiisa haku casuumo

  • @fartunahmed6603
    @fartunahmed6603 Před 3 lety +4

    Maashaa alaah maamo alaha ku xafido

  • @fadumawacays3256
    @fadumawacays3256 Před rokem +1

    Masha allaah fariidad xafidulaah

  • @abwaanqarayare
    @abwaanqarayare Před 3 lety +7

    Asc waan idin salaamaay Bahda wadani Soomali Tv waraysiga aad la yeelateen Shuri aad baan idinka mahad celinayaa walaal waxaan idinka codsanayaa inaad suugaanta kale ee ay hayso Ee Aabbaheed Abwaan Samtar baxnaan aad ka soo duubtaa iyo waliba cidii kale ee aad ku tuhmaysaa suugaanta Abwaanka AHN

  • @WaddaniSomalitv
    @WaddaniSomalitv  Před 3 lety +6

    aaad baad u mahadsanihin akhyaarta ka falcelisay kulan ka maama shukri iyo aniga waxaan kula kulamay si aan ku talagal ahayn waqti aan ku haboonayn goob aan diyaar sanayn iga raali ahaada waxaad tawdaan .

  • @buraale134
    @buraale134 Před 3 lety +18

    Markaad taqano meshad ka timi baad ogaan karta meshad usocoto ragii hore ayago waran kaliya sita bay ku kalsonayeen dhaqan kooda iyo somalinimada

  • @aaminjanune3303
    @aaminjanune3303 Před 3 lety +5

    Sarmaan waan ku diirsaday kulahaaa war dumarku ninka ay fhmaan sikaste way ku raacin

  • @zahraibrahim8637
    @zahraibrahim8637 Před 7 dny

    Maansha alaah waa hooyo fariida

  • @hawaaosman4704
    @hawaaosman4704 Před rokem +2

    Maash Allah mamo

  • @Muwahib_khayre
    @Muwahib_khayre Před 3 lety +3

    Masha allah Maamo Jacaylka wax ka taqaan

  • @user-kh7bp4lv7h
    @user-kh7bp4lv7h Před 3 lety +2

    ماشاء الله تبارك الله

  • @kantannaaji6682
    @kantannaaji6682 Před rokem +2

    Waligay jacay baa i hayay 🤣🤣 alle haku xafido hooyo qlbi fcn weye

  • @mariyamaxamed7324
    @mariyamaxamed7324 Před 4 dny

    Masha allah❤❤❤

  • @najaxaxmed3484
    @najaxaxmed3484 Před 3 lety +5

    Manshallah

  • @farduuz12mohomed46
    @farduuz12mohomed46 Před 3 lety +3

    Danbi kuhadlimaaye qaasin waan ku diirsadaye ❤🙏🙏

  • @dalxiismaxamed7580
    @dalxiismaxamed7580 Před rokem +1

    Masha Allah waa mamo fani ah

  • @khadarabdisalan1512
    @khadarabdisalan1512 Před 2 lety +4

    Samatar Baxnaan waxa uu dhashay sannadkii 1906-dii waxaana uu dhintayna sannadkii 2000. Buug dhan baa la ga qoray waxaa ka qoray qoraaga weyn ee Axmed Faarax Cali Idaaja markaad akhrisid buugga Samatar la ga qoray waxaad ogaanaysa in uu ahaa gabayaa weyn oo Soomaalida ku yar tahay ama uu jirin maansayahan sidiisa oo kaleeto wax u curin kara.

  • @shakirbulaale4289
    @shakirbulaale4289 Před 3 lety +3

    Qaasim sxb horay soco

  • @redgamer5017
    @redgamer5017 Před 3 lety +1

    Masha Allah

  • @Ifrah.m
    @Ifrah.m Před 3 lety +3

    Masha Allah waa hooyo modell aah

  • @mshuurshe
    @mshuurshe Před 3 lety +6

    Dee jaceyl baa igu kalifay 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣❤️

  • @KadiyeChannel
    @KadiyeChannel Před 3 lety +8

    Jacaylku waa wax soojiray waligii

  • @Deeqa-dcy71
    @Deeqa-dcy71 Před 3 lety +3

    Maansha allaah

  • @SahrahLula
    @SahrahLula Před 3 dny

    Good laydy🎉

  • @maaidosaid7373
    @maaidosaid7373 Před 3 lety +33

    Waa islaan yarooo Jacayl la dhuubatay. Hhhhhhhh

  • @seinababdi1835
    @seinababdi1835 Před 3 lety +2

    Manshaa aallah

  • @d.dmusic6710
    @d.dmusic6710 Před 2 lety +2

    Guulayso masuul

  • @maryamadirie8722
    @maryamadirie8722 Před 3 lety +1

    Mashaa Allah hooyo qaaliya

  • @anisayasin4991
    @anisayasin4991 Před 3 lety +3

    Maasha allaah guul

  • @uptherhmnizmail9157
    @uptherhmnizmail9157 Před rokem +1

    Waayo waayo🎉❤

  • @qadarsaeed
    @qadarsaeed Před 3 lety +5

    Ooh my goodness xaqiiq jacaylka hanti laguma sabo bal eeg lakin way qanacsanayd ninkas kii horena duunyo haystay lakiin kumay qanacaanayn true love

  • @munamouse1662
    @munamouse1662 Před 3 lety +2

    Yaasalam inaba caadimahan

  • @cismaanmaxamed5257
    @cismaanmaxamed5257 Před 3 lety +2

    qasim halyey ure u soco zxp

  • @maryanyusuf9104
    @maryanyusuf9104 Před rokem

    Waa abwan kiiweyna samtr baxnan ala hau naxaristo

  • @faraxsanshcabdi8353
    @faraxsanshcabdi8353 Před 3 lety +7

    Caruur jecel lagu dhalay allow dadka is jecel isku daaa

  • @busaadmjamac5386
    @busaadmjamac5386 Před 3 lety +3

    Guuuuleyso eedo horena usoco

  • @Abdifatahugas
    @Abdifatahugas Před 3 lety +24

    Cirkoo da’aya qaar baan dhulkiyo ciidda wada qoyne.
    Caleemaha gugii baxa badh baan carun ku dheehnayne.
    Caku dunida cuur wada dhashuu qaarba cayn yahaye.
    Yaa yidhi Cibaadiyo tanaa caano wada nuugey’e.
    Libaax

    • @djahmed6744
      @djahmed6744 Před 3 lety +3

      Raage ugaas aya tiriyay

    • @sayidka.6122
      @sayidka.6122 Před 3 lety +1

      @@djahmed6744 maya sxb samatar baxnaan ayu ahaa ninki tiriyay.

    • @djahmed6744
      @djahmed6744 Před 3 lety +1

      @@sayidka.6122 soo hubi

    • @princesshoodo105
      @princesshoodo105 Před 3 lety +1

      @@djahmed6744 samatar baxnaan ayuu ahaa wlloh

    • @djahmed6744
      @djahmed6744 Před 3 lety +2

      @@princesshoodo105 buuga tix iyo tiraab o raage laga qoray ma arkin miyaa gabaygan aa ku jiree

  • @asmalove7395
    @asmalove7395 Před 6 měsíci

    Cali dhuux libax libx dhaly buu aha alle hakunxristo😢❤

  • @suleekhamaxamed957
    @suleekhamaxamed957 Před 3 lety +2

    wcs mudane

  • @mabruuka2634
    @mabruuka2634 Před 3 lety +6

    Kkkk wa libaaxad💚🌎

  • @cabdulabdul5416
    @cabdulabdul5416 Před 2 lety +2

    Abwanad shukri

  • @bashirabdulahiomar4127
    @bashirabdulahiomar4127 Před 2 lety +1

    Www mnshalha wn ka heli

  • @shakradiriye3003
    @shakradiriye3003 Před 3 lety +2

    Mashall❤️🥰

  • @axmedjaamac6478
    @axmedjaamac6478 Před 3 lety +2

    Cabdilahi maclin dhodn

  • @encrypted983
    @encrypted983 Před 2 lety +3

    Sxb documentary ahaan dadka nool iyo taarikhdooda

  • @nuurnadaaraofficial9525
    @nuurnadaaraofficial9525 Před 3 lety +2

    Keep going my bro

  • @maxamedsiciid3888
    @maxamedsiciid3888 Před 2 lety +2

    Saasii

  • @nuurnaasir6404
    @nuurnaasir6404 Před 2 lety +3

    Waa nin yar oo taariikh Iyo gabayaba hayo balse waxaa ka maqan ixtiraamka dadka ka waaweeyn shukri umbaad haysaa ee maya tiraahdid Hooyo ama eedo saas ayaa kugu habooneeyd waa hadii eeysan walaashaa ahayn Asc.

  • @mustafaabdi8427
    @mustafaabdi8427 Před 3 lety +6

    Blessing mum

  • @user-vt1ez9es7s
    @user-vt1ez9es7s Před 5 dny

    😂😂mom faniya😊

  • @_afardhaan8250
    @_afardhaan8250 Před 3 lety +5

    Waaw😂❤

  • @khadijasamater7211
    @khadijasamater7211 Před 3 lety +5

    ❤❤❤

  • @khalilmohamed5451
    @khalilmohamed5451 Před 3 lety +3

    Waligeed jacayl baa hayay hhhhhhh mansha allaah

  • @sagalilkacas7361
    @sagalilkacas7361 Před 3 lety +2

    Mansha alllh waa islaan fcn keep going mam

  • @SHIINE_YARE
    @SHIINE_YARE Před rokem +1

    Maamadu waa cajiib 💯

  • @cr7_edit2
    @cr7_edit2 Před 3 lety +3

    Ninyow salan sare from Nairobi

  • @mohamedsomane6456
    @mohamedsomane6456 Před 3 lety +3

    War islantan gabadh ma ujoogtaaa

  • @whinywilly3960
    @whinywilly3960 Před 3 lety +3

    Ala soomaalida kilalka egadheh anaga reer sujuu Ama reer Kenyan saan unahayba saas qof uma qiimeeyno

  • @mahdimaxamed444
    @mahdimaxamed444 Před 2 lety +1

    Kan wariye fiican mashan

  • @RudwaanFarxaan
    @RudwaanFarxaan Před 9 měsíci

    Manshallaah

  • @najmomohamed4629
    @najmomohamed4629 Před 3 lety +2

    shukri dhal abwaan oo waxbadan og weeye

  • @umaayashukri1603
    @umaayashukri1603 Před 3 lety +4

    Wey wey islaantu waa samiday shukri sharaf

  • @Gudey2759
    @Gudey2759 Před 2 lety +1

    Dadkii hore masha Allah

  • @abdirahmanawsiciidabdirahm8908

    M.allh

  • @mahadjama5674
    @mahadjama5674 Před 3 lety +5

    Hawl fiican baad haysaa

  • @qalbisaliim1668
    @qalbisaliim1668 Před 2 lety +1

    Mnsh allaH ❤️🥰

  • @somaliaviation-pagetube1729

    يا سلام 🙄

  • @yasirmungani6778
    @yasirmungani6778 Před rokem +2

    Walaal qof ku cusub suugaanta iyo gabayga oo xiiso u qabo aan ahay, intee baan ka bilaabaa? In aan ka faaideysto aan doonayaa.

  • @osmanahmed4642
    @osmanahmed4642 Před 3 lety +5

    Cajiib

  • @user-em7di7xe5s
    @user-em7di7xe5s Před 3 lety +2

    Jecliyaa Suugaanta .

  • @ladanmohamedahmed8929
    @ladanmohamedahmed8929 Před 3 lety

    From tiktok

  • @mariambalqiis757
    @mariambalqiis757 Před rokem

    Waa hoyo xikmad Badan

  • @nimomuhumed9917
    @nimomuhumed9917 Před 2 lety +1

    Islantaan gabayada abaheed haa Soo badiiso

  • @khadraabdirahman6791
    @khadraabdirahman6791 Před 3 lety +6

    Maash alla waa habaryàrtay xaqiiqa habo noolow

  • @abdimahadmuhumed517
    @abdimahadmuhumed517 Před 3 lety +13

    Wa dadka an adka u jeclahay sugantoda zamatar baxnan

  • @samiyaamahdi7781
    @samiyaamahdi7781 Před 3 lety

    mnsh Allah

  • @nusteexofaarax9753
    @nusteexofaarax9753 Před 3 lety +2

    Family romantic

  • @nabadnolol7729
    @nabadnolol7729 Před 3 lety +5

    hablaha hada joga maxaa udiiday iny sida shurki active yihiin ?

  • @luqmanyare9543
    @luqmanyare9543 Před 3 lety +1

    Mansho alah

  • @musttafemahamed4858
    @musttafemahamed4858 Před 10 měsíci

    Saxip arin fiican ayaa haysaa lkin noo Soo badi taariikhda abwaanada awladooda ayuun baa hayah taariikhda saxdaa

  • @enginerbulshawi5175
    @enginerbulshawi5175 Před rokem +1

    M.a maamada alle hasharfo xikmada baa kujirtaa

  • @ahlamadan8572
    @ahlamadan8572 Před 3 lety +2

    Cajiib waxa Ayaa ka jaceyla

  • @muzamil9735
    @muzamil9735 Před 3 lety +2

    Walle jaceelku waa wax jira halkaas waxaad ka fahmaysaah naftu ninkii u roon raacday sarmaan aloo kuu naxariiso

  • @ridwaanmohamedridwaan2340

    M.a

  • @AhmedMohamed-tv6kr
    @AhmedMohamed-tv6kr Před 2 lety +1

    Bilaa
    Diin baa la ahaa!

  • @faraxyusuf6669
    @faraxyusuf6669 Před 3 lety +1

    Kkkk maanshaa allaah